Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Pentagon Reveals It Launched Drone Strike in Somalia

$
0
0

The U.S. has conducted a Special Operations-led airstrike just south of Mogadishu targeting senior al-Shabab leader Yusuf Dheeq, the Pentagon announced Tuesday. "A little bit after 9 a.m. eastern time [Jan. 31] U.S. Special Operations Forces conducted a ...
Weblinks: 


Somalia: Public Land Illegally Sold in Mogadishu

$
0
0

Since the end of the transition period in 2012, land prices started to rise to as much as ten-fold compared to the previous year in parts of Mogadishu. This in turn led to private investors buying up public land with the help of their friends in government.
Weblinks: 

Kulan ay Yeesheen Taliska Booliska Iyo Maamulka Dawladda Hoose Hargeysa

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) – Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay xukunno lagu riday illaa 53 ka mid ah dhalinyarrada abaabulan ee rabshadaha ka sameeya caasimadda Hargeysa, kuwaasi oo lagu kala dhaadhiciyay jeelasha ku yaala gobolada dalka.
Waxa kale oo ciidanka Boolisku sheegeen inay dhawr iyo afartan kalena maalmaha soo socda la xukumi doono,sidaasna waxa warbaahinta u xaqiijiyay Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Cabdilaahi Xasan Faarax, oo shalay ka warbixiyay kulan ay xarunta Dawladda Hoose ku yeesheen Taliyaha Ciidanka Booliska, Maayar Ku xigeenka Hargeysa iyo Guddiyada nabad-gelyada ee degmooyinka caasimada, kaasi oo lagaga arrinsanayay sidii loo sii adkayn lahaa ammaanka magaalada.
“Shirkan maanta (shalay) lagu qabtay Dawladda hoose ee Caasimadda Hargeysa wuxuu ahaa sidii ay iskugu xidhimi-lahaayeen waaxyaha arrimaha bulshada iyo Boolisku oo ay dhinac uga soo wadda jeedsan lahaayeen Nabadgelyadda, la dagaalanka Mukhaadaraadka iyo wax kasta oo anshax-xumo ku ah umaddeena sidii la iskaga kaashan lahaa oo gacan bir ah loogu qaban lahaa ayaa la iskugu yimid,”ayuu yidhi Afhayeenka Boolisku waxaanu intaas ku daray “Waxa la isku afgartay sidii Dhalinyarradan mushkiladaha keenaysa gacan bir ah loogu qaban lahaa waa la isla gartay ,waana la isla fahmay, 53 wiil baa la xukumay oo Xabsiyo kala duwan oo dalka ka mid ah loo kala gudbiyay dhawr iyo afartanna hadda gacantaanu ku haynaa.”
Afhayeenka Boolisku waxa uu ku dooday in aan loo jixin-jixi doonin dhalinyarrada qas-wadeyaasha ah, waxaanu ydihi “Saacada aan idinla hadlayo qaar baa la qabtay, Waalidiinta waxaanu leenahay ubadkiina haddii aad qabsan weydaan waa la idiin qabanayaa oo Dawlad iyo nidaam baa jira, waxa weeyaan Waddanku fawdo noqon-maayo , Inankana waa la qabanayaa waana la edbinayaa sharcigaana la hor-geynayaa taasaa keentay kulankan la iskugu yimaado lagana wada-tashaddo.”
Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) ayaa isna sheegay in Booliska ay ka wadda-hadleen sidii la iskaga kaashan lahaa adkaynta Nabadgelyadda, waxaanu yidhi “Waxa halkan iskugu yimid Booliskii Somaliland oo uu hogaaminayo Taliyaha Boolisku oo aanu halkan ka hambalyaynayno, Afhayeenka Booliska iyo labadda taliye qaybeed, 13 taliye Saldhig Boolis, dhammaan sideedda Guddoomiye degmo ee Caasimaddu ka kooban tahay iyo dhammaan Guddiyadda Nabadgelyadda Caasimadda oo ah dadkii matalayay shacabka ku dhaqan Hargeysa, waxaanu ka wadda hadlaynay sidii kor loogu qaadi-lahaa Nabadgelyadda, waxaanu daba socday shirkii kan ka horeeyay oo aanu Nabadgelyada Caasimadda kaga hadlaynay.”
Maayarku xigeenku waxa uu intaas ku daray “Waxaanu halkan ka balan-qaadaynaa in amaanka Caasimaddu aanu ilaalin doono oo aanu ka war hayn doono, haddii ay tahay Kantarooladda laga soo gelayo Magaaladda, haddii ay tahay Guryaha la kiraysanayo iyo haddii ay tahay dadka Gadiidka raacaya oo aanu la socon doono dhaq-dhaqaaq kasta oo ka dhaca Caasimadda sidaanu horeba ugu soconay, feejignaan dheeraad ahna waanu samayn doonaa.”
“Waxaanu dadka ka wacyi-gelinaynaa marka dabdamisku idiin soo gurmaddo ha shiidina, waxaanu balan-qaadaynaa inaanu xoojin doono amaanka Caasimadda,”ayuu yidhi Maayar Ku xigeenku.
Somaliland.org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WASHINGTON” Dharbaaxo Xoogan baan ku Dhufanay Al-Shabab

$
0
0

Xarunta Pentangon-ka ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in weerar lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan al-Shabaab lagu qaaday Soomaaliya sabtidii.Rear Admiral John Kirby, ayaa sheegay in weli la darsayo natiijada ka dhalatay weerarkaas oo ay fuliyeen diyaaradaha aanay cidna wadin ee loo yaqaano Drones.
Waxa uu sheegay in bartilmaameedku ahaa madaxa sirdoonka ee al-Shabaab Yusuf Dheeq, waxa uuna intaasi raaciyey, in dharbaaxo weyn ku tahay kooxda shabaab haddii la xaqiijiyo in la dilay ninkaasi.
Lama soo sheegin in dad rayid ah ay weerarkaasi wax ku noqdeen.
Bishii sagaalaad ee sanadkii tagay ee 2014-ka, hoggaamiyihii kooxda shabaab Axmed Godane ayaa waxa lagu dilay weerar uu qaaday Maraykanka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shabaab commander captured in Somalia

$
0
0

(Muqdisho Somalia) Somali authorities on Tuesday announced the capture of a senior commander of the Al-Shabaab militant group in Somalia’s Middle Shabelle region.
“The commander was detained by the Somali national army,” Mohamed Osman, a senior official, told The Anadolu Agency.
He said the top militant, identified as Olow Barow, had been wounded while fighting near Fidow in the Middle Shabelle region.
Barow is now expected to be taken to capital Mogadishu for interrogation.
Last week, two Al-Shabaab commanders were captured alive after clashing with Somali army troops in the neighboring Gedo region.
In recent days, Al-Shabaab training camps in Middle Shabelle, Lower Shabelle and Gedo have been the target of airstrikes.
On Tuesday, at least 27 militants were killed in an airstrike in southern Somalia.
“The airstrike targeted Al-Shabaab camps in Bulo-gudud town in the Lower Jubba region,” Col. Mohamed Sheikh Abdi told local media, while refraining from saying who had carried out the strike.
A top Al-Shabaab leader and scores of group members were killed on Saturday near Dinsoor, a town in Somalia’s southwestern Bay region, in a strike believed to have been carried out by a U.S. drone.
Dinsoor is one of the few remaining urban centers still controlled by Al-Shabaab, which for several years now has been battling the Mogadishu government.
On Sept. 2, 2014, a U.S. drone attack killed Al-Shabaab leader Ahmed Godane. And as the year ended, Al-Shabaab intelligence chief Abdi Tahliil was likewise killed by a drone attack.
Since the outbreak of civil war in 1991, the troubled country in the Horn in Africa has remained in the grip of on-again, off-again violence.
Last year, fractious Somalia appeared to inch closer to stability after government troops and African Union forces – deployed in the country since 2007 – drove Al-Shabaab from most of its strongholds.
The militant group, however, has continued to stage attacks against government forces and African peacekeepers.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Senior Shabab leader killed in U.S. drone strike

$
0
0

(Muqdisho-Somalia-Galgalanews) A U.S. drone strike has killed a senior Shabab leader near Mogadishu, the Somalia capital, according to Pentagon officials, the third U.S. attack against the Al Qaeda-linked militia since last fall.
Yusuf Dheeq, Shabab’s chief of intelligence and external operations, was killed Jan. 31 by a drone-launched Hellfire missile, said U.S. defense officials who were not authorized to speak on the record.
The Obama administration has directed drone strikes and other counter-terrorism operations against Shabab for years. The group has threatened the U.S.-allied government in Mogadishu and has spilled over into neighboring Kenya.
The Pentagon spokesman, Rear Adm. John Kirby, confirmed that Dheeq was the target of the latest drone strike. He said analysts are still assessing results of the attack, but had determined that no civilians were injured.
“If [Dheeq] no longer breathes, then this is a significant, another significant blow to al Shabab,” Kirby said.
Shabab, which controls a large swath of rural Somalia, has been trying to regain power since it was driven out of Mogadishu and the port city of Kismayo by U.S.-backed African Union troops in 2011 and 2012.
The militia has claimed responsibility for lethal attacks on coastal resorts in Kenya, as well as a Dec. 3 suicide bombing of a United Nations convoy near Mogadishu’s airport.
Later that month, the Pentagon said it had killed Abdishakur, also known as Tahliil. U.S. officials said he had directed a Shabab unit believed responsible for suicide attacks.
In September, a U.S. airstrike killed Shabab’s top commander, Ahmed Abdi Godane, as he traveled in a vehicle south of Mogadishu.
U.S. officials believed Godane, 37, was responsible for steering Shabab into closer alignment with Al Qaeda after he took over the militia in 2008. The group had previously focused attacks on Somali government forces.
Under Godane, Shabab gunmen conducted executions, amputations and other violence against those who didn’t follow their harsh interpretation of Islam.
The militia also claimed responsibility for a shooting rampage in an upscale shopping mall in Nairobi, Kenya, in September 2013. Sixty-seven people were killed, including the four gunmen, and more than 175 people were reported wounded.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Pentagon Reveals It Launched Drone Strike in Somalia

$
0
0

US Strikes Against Senior Al-Shabab Leader In Somalia

$
0
0

US targets al-Shabab leader in Somalia with drone strike

$
0
0

The United States says it has carried out a drone strike against a senior figure of militant group al-Shabab, in Somalia. The group's main leader and its intelligence chief were killed in strikes last year. The Pentagon said on Tuesday that US drone ...
Weblinks: 

U.S. drone strike targets al-Shabab in Somalia

$
0
0

The Pentagon announced Tuesday that on Jan. 31, the United States conducted an airstrike against the al-Shabab militant organization in Somalia. "A little bit after 9 a.m. eastern time [Jan. 31] U.S. Special Operations Forces conducted a strike south of ...
Weblinks: 

Real oo Kordhisay Dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain ee La Liga “Sawirro”

$
0
0

Share
Kooxda Real Madrid ayaa afar dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Spain ee La Liga,ka dib markii u baaqday ay caawo garoonkeeda Santiago Bernabeu 2-1 uga badisay kooxda Sevilla.
Kooxda Real Madrid ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 12-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan James Rodriguez.
Ciyaaryahan Sergio Ramos oo daafaca ua ciyaara kooxda Liverpool ayaa la bedelay qeybtii hore ee ciyaarta,ka dib markii uu ka dhaawacmay muruqa.
Ciyaaryahan Jese Rodriguez oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii 36-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Real Madrid.
Ciyaaryahan Iago Aspas oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii 80-aad goolka kaliya u dhaliyay kooxda Sevilla.
Kooxda Real Madrid ayaa horyaalka Spain ee La Liga ku hogaamineyso 54-dhibcood,halka kooxda Sevilla ay horyaalka uga jirto kaalinta afaraad,iyadoo leh 42-dhibcood.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

$
0
0

Share
Kooxda Liverpool oo ka ciyaarta Premier League-ga ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 2-1 uga badisay kooxda Bolton Wanderers oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Reebok Stadium.
Ciyaaryahan Steven Gerrard ayaa caawo kulankiisii 700-aad u saftay kooxda Liverpool,waxana uu soo gashtay kabo uu ku qoranyahay nambarka 700-aad.
Labadan kooxood ayaa kulankii hore barbardhac 0-0 ah ku soo galay garoonka kooxda Liverpool ee Anfield.
Ciyaaryahan Eidur Gudjohnsen ayaa daqiiqadii 59-aad ee ciyaarta gool rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Bolton.
Kooxda Bolton ayaa ciyaarta ku dhameysatay toban ciyaaryahan,ka dib markii garsoorihii ciyaarta uu kaarka casaanka ah siiyay ciyaaryahan Neil Danns.
Ciyaaryahan Raheem Sterling ayaa daqiiqadii 85-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Liverpool.
Ciyaaryahan Philippe Coutinho ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaata goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Liverpool.
Kooxda Liverpool ayaa wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka la ciyaari doonto kooxda Crystal Palace.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

U.S. Drone Killed Al-Shabaab Explosives Expert, Somalia Says

$
0
0

(Bloomberg) -- Somalia’s intelligence service said a senior leader and bomb-making expert from the al-Qaeda linked militia al-Shabaab was killed in a U.S. drone strike. Abdi Nur Mahdi, also known as Yusuf Dheeg, died along with other members of the ...
Weblinks: 

Safiya Abdilahi Hussen oo baafineysa ninkeeda Ali Sheik Omar

$
0
0

Bank to Close Accounts Related to Somalia

$
0
0

WASHINGTON—Companies that move money between the U.S. and Somalia are scrambling to stay in business after the main U.S. bank servicing them said it would close their accounts, the latest fallout from a broad U.S. crackdown on money laundering.
Weblinks: 


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Baaq Waano ah u Diray Garsooreyaasha

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa Garsooreyaasha dalka ugu baaqay inay xukunada ay ridayaan ay noqdaan qaar ay ku qanacsan yihiin isla markaana ay cuskanayaan xeerarka dalka u yaalla.
Guddoomiyuhu waxa uu sidaasi ka sheegay xaflad loo sameeyay dhalinyarro ka qalin jabiyay kuliyadaha shareecada ee jaamacadaha dalka, isla markaana qaatay tababar sharci muddo toban bilood ah oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.
“Garsooraha waxa laga doonayaa waxa weeyi in qalinkiisa iyo fikirkiisa uu go’aamiyo markuu ku qancay isagoo cuskanaya xeer,”ayuu yidhi Yuusuf Ismaaciil.
Guddoomiye Yuusuf Ismaaciil waxa uu sheegay in aanay xukaamtu u madax banaanayn inay xukumanaan qof dambi aanu ku cadayn, waxaanu yidhi “Haddii uu xeer ilaaliye yahay-na waa inuu oogo dambi uu xaqiiqsaday fal xeerku uu u aqoonsan yahay dambi, awooda xaakiminimadana xad bay leedahay madax banaanida xaakimka ee la leeyahay xor baad tahay garsoorow, waxa lagaa rabaa inaanad eexan.Garsooruhu uma madax banaana inuu xukun ku rido qof aan dambi ku cadayn, ama uu sii daayo mid dambi ku cad yahay.”
Wasiirka cadaalada Xuseen Axmed Caydiid isaga oo ka war bixiyey faa’iidada laga dhaxlayo tabaca la galiyey garsoorayaashan. “Waxaan rajaynayaa inaad noqotaan runtii kuwo aanu ku faanno sidaanu imika ugu han- weynahay beritana aanu ugu faanno oo aanu nidhaahno waa dadkii aanu wax soo tarnay ee aanu ku soo darnay garsoorka. markaa waa inay noqotaa garsooruhu marka uu go’aan gaadhayo inuu dhowr goor dib u fikiro oo ka go’aan gaadhaanaa go’aanka uu ridayo,”ayuu yidhi Wasiir Xuseen Axmed Caydiid.
Somaliland.Org/HARGEYSA
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Dheeg “Mucaaridku Siyaasaddii Waxay ka Dhigeen Hadal Uun, Ummaduna Way…”

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Mucaaridka ugu baaqay inay ka waantoobaan inay siyaasadda ka dhigaan mid la isku xag-xagto.
Xildhibaan Dheeg oo shalay u waramayay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu tilmaamay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo tahay tii ugu waxqabadka badnayd ee dalka soo marta, waxaana uu u soo jeediyey xisbiyadda mucaaradka inay ka waantoobaan hadalada xanafta leh ee dalka waxyeelaya.
“Qoladan mucaaradka ahi markay garan waayeen wax alaalle waxay ku dhaliilaan xukuumadda oo eedo ah oo ay leedahay ayay ku meeraystaan waxaan loo joogin-ba. Waxaan qabaa in ummadda reer Somaliland ay ka markhaati kacayaan waxqabadka xukuumadda oo ah tii ugu wax-qabadka badnayd ee dalka soo marta. Waxaan leeyahay dadka beri doonaya inay madax noqdaan u tudha dalka oo wixii hadhow qodax kugu noqonaya ee kugu soo bixi doona iska ilaali,”ayuu yidhi Xildhibaan Dheeg.
Xildhibaan Dheeg waxa uu tilmaamay in qasdigii socdaalkii madaxweynuhu ahaa inuu xaaladda gobolada dalka soo taabto, waxaanu yidhi “Waxay ila tahay marka wax la mucaaridayo la iskama hadlo uun, safarkii madaxweynaha ee gobolada dalku waxa uu ahaa mid danta qaranka la xidhiidha, mana aha mid lagu tilmaami karayay tamashlayn oo mucaaridku adeegsadeen. Waxa uu doonayay gobol iyo degmaba waxa ay ku nool yihiin iyo waxay u baahan yihiin inuu soo arko, wixii uu u qaban karayana wuu u balan-qaaday , wixii u qabtayna xadhiga ayuu ka soo jaray.”
Xildhibaanku waxa kale oo uu ku baaqay in Guddiga doorashooyinka lagu ixtiraamo shaqadooda, waxaana uu yidhi “Doorashada cid ayaynu u xilsaarnay, waxa aynu u dooranay gudida Komishanka doorashooyinka iyagaa saddexda xisbi u dhex ah oo sheegi kara in doorashadu qabsoomayso iyo in kale. Markay arkaan inaanay doorasho qabsoomi Karin inay isu tagaan ayay madaxweynaha u gudbiyaan, markaas ka dib ayuu annaga Guurtida noo soo gudubtaa.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gaas-oo-aan-Muqdisho-ka-helin-soo-dhoweyntii-loo-baahnaa (Sawiro)

$
0
0

(Muqdisho-Somalia-Galgalanews) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarey  magaalada Muqdisho. Wafdiga.
Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Dowalda Federaalka sida: Madaxweynaha, Ra’isal Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Barlamanku ma imaan garoonka xilligii ay wafdiga Gaas soo degayeen, balse mas’uuliyiin kooban oo isugu jirey xildhibaano kasoo jeeda Puntland iyo xubnihii horay uga soo mid noqdey xukuumadii Gaas xiligii uu Ra’isal wasaaraha ahaa ayaa garoonka kusoo dhoweeyey.Maxaa shirka Muqdisho loogu soo wareejiyey?
Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Garowe Online u xaqiijiyey in shirka mudada labada maalmood ah soconaya ee ay  yeelanayaan Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Madaxweyneyaasha dowladaha qaybta ka ah Dowlada Federaalka ee Puntland, Jubaland iyo Koonfur Galbeed horay qorshuhu u ahaa in lagu qabto magaalada Kismaayo.
Waxaa sidoo kale Garowe Online ogaatey in qaban qaabada shirku ka imaan dhanka Dowlada Federaalka balse fikirkiisa la yimaadeen dowladaha ka tirsan Federaalka kuwasoo horay isugu afgartey.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xulafadiisa siyaasadda oo walaac ka qabey xiriirka ay sameysteen dowladaha qaybta ka ah Federalku xilli khilaaf siyaasadeed Muqdisho ka aloosan yahay, waxay dadaal badan u galeen sidii shirkan magaalada Muqdisho loogu soo wareejin lahaa.
Ujeeada ka dameysa arintan ayaa ah in Xasan Sheekh iyo kooxdiisu rabin indhaha beesha caalamku inay kusoo jeestaan shirarka dowladaha Federaalka raacsani ku yeelanayaan meelaha Muqdisho ka baxsan xilli khilaaf ka jiro dhismaha xukuumada.
Waqtiga kulankaan ku soo beegmay:
Dad badan ayaa wax su’aalo iska waydiinaya sababta kulankaan loo qabanayo xili uu taagan yahay khilaafkii ka dhashey dhismaha xukuumada dowlada Federaalka.
Waxaa jira warar sheegaya in madaxweynahaasha maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed xubno ay tageerayeen laga reebey xukuumadii ugu dambeysay ee lasoo dhisey.
Dhinaca kale waxaa soo baxaya xoggo sheegaya in Ra’isal wasaaraha Somalia wax badan kala socon qorshaha booqashada madaxweynaha Puntland sida kadiska ugu tagey magaalada Muqdishu xili uu ku mashquulsan yahay dhismaha xukuumada qancisa Barlamanka Federaalka.
Dadka siyaasada la socda ayaa wel wel ka qaba in booqashadaan wax u dhinto xiriirka u dhexeeya  Ra’isal wasaraha iyo madaxweynayasha maamulada kuwaasoo culeys kusoo kordhiyey xarunta villa Somalia.
Kasoo qayb gelid la’aanta madaxda dowlada Federaalka soo dhoweyntii wafdiga Madaxweyne Gaas ee maanta kasoo dagey Muqdishu ayaa dhinaca kale muujinaysa hoos u dhac ku yimid maqaamkii siyaasadeed ee Puntland ku lahayd Dowlada Federaalka iyo weliba beesha caalamkaXigasho:- GO
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somtel oo la Bogaadiyay Puntland

$
0
0

Tan iyo markii xariga laga  jarey shirkada cusub ee isgaarsiinta Somtel waxa si weyn ugu riyaaqay dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka ku nool deegaanada Puntland oo ku amaanay adeegyo kala duwan oo raali galiyay qiimahooda.Shirkada Somtel oo si rasmiya uga shaqo bilowday degmooyinka iyo gobolada Puntland bartamihii bishii January 2015  ayaa si dhakhso ah ku heshay macaamiil faro badan oo ku xirmay adeegyadeeda ay ka mid yihiin Internet xawaare sareeya iyo qaadashada SIM-cards-ka telefonka oo aad u isticmaali kartid  bangiga ugu weyn dalka Soomaaliya Dahab-shiil.
Dadweynaha  ku nool Puntland waxa ay amaan ugu soo jeedinayaa shirkada Somtel adeega Internetka oo ay sheegeen inuu yahay mid ka tayo fiican adeegyada internetka shirkadihii horre uga shaqeynayay Puntland halka uu wax badan ka hooseeyo qiimaha Internetka shirkada Somtel midka ay in muddo ah ku bixin jireen shirkadihii horey u joogay Puntland.
Hadal haynta deegaanada Puntland ayay bar ka noqotay adeega casriga ah ee shirkada cusub ee Somtel taas oo sida la rumaysan yahay wax badan kaga duwan shirkadihii fashilmay islamarkaana lagu macneeyey  yoolka shirkada cusub inuu yahay mid qoto dheer oo ka turjumaya QANCINTA MACAAMIISHA kana fog  LACAG DOON IYO BOOBKA HANTIDA SHACABKA.Waxaa lagu arkayaa xarumaha shirkadu ku leedahay Garowe, Bosaso, Gaalkacyo, Qardho ilaa Raas-cayr Kumanaan qof oo buux dhaafiyey maalin kasta galin horre iyo galin dambe  ka dib markii uu si dhow usoo jiiteen adeegyada shirkada Somtel.
Sawaxanka loogu sacaba tumayo Somtel waa mid ay ka muuqato farxada qeybaha kala duwan ee mujtamaca , xilli uu qof walba afka ku hayo amaanta iyo bogaadinta si hagar la,aan ah uu ugala dhul dhacayo Shirkada Isgaarsiinta ee Somtel taas oo sida muuqata kaga duwan isgaarsiintii horre.
Waxaa maanka lagu hayaa faa,iidooyinka shirkada Somtel ay dib ugu soo celin doonto Puntland xilli  si weyn loo wada sugayo maamul iyo shacab intaba natiijooyihorudhac ah oo  ku saabsan horumarka Somtel.
Puntlandnow waxay ku dadaalaysaa soo gudbinta warbixino  ku saabsan qaabka ay uga hano qaaday si dhakhsiyo ah muddo ka yar bil sh
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

US strike kills senior Shabaab leader in Somalia

$
0
0

MOGADISHU - A US missile strike launched in Somalia last week killed Islamist group al Shabaab’s mastermind behind attacks at home and abroad, the Somali government said on Wednesday. The United States said on Tuesday it had launched the drone strike to ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live