Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Yemen oo albaabada loo ooday Safaaradihii Britain,USA & France

$
0
0

Awdalpress –  London – Maraykanka, Britain iyo Faransiiska ayaa sheegay inay xidhayaan safaaradihii ay ku lahaayeen magaalada Sanca ee dalka Yemen.
Dalalkaasi ayaa sheegay in sababta ay u xidhayaan ay tahay xaaladda ammaan ee sii xumaanaysa.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa sheegtay in shaqaalihii safaaradda Maraykanka ee Sanca laga saaray magaalada.
Britain ayaa sidoo kale sheegtay in shaqaalihii ay la baxeen.
Dawladda Faransiiska ayaa iyaduna sheegtay in Jimcaha ay safaaradda xirayaan.
Saddexdan dal ayaa muwaadiiniinta haysta dhalashadooda kula taliyay inaanay u safrin Yemen, kuwa joogana waxa ay ugu baaqeen inay degdeg uga baxaan.
 
VOA
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka: Ololaha looga soo horjeedo ISIS

$
0
0

Awdalpresss – London – Madaxweyne Obama ayaa Congress-ka Maraykanka weydiistay inay awood u siiyaan olole milateri oo soconaya muddo saddex sano ah, kaas oo dhan ka ah  ama lagaga soo horjeedo dagaal yahannada Dowladda Islaamka.
Qorshaha waxaa ku jiri kara hawlgallo xagga dhulka ah oo xaddidan oo ay qaadayaan ciidammada Mareykanka.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay inuu awood sharci ah u leeyahay weerar lagu qaado Dowladda Islaamka, oo hadda gacanta ku haysa qaybo ka tirsan Ciraaq iyo Suuriya, laakinse uu doonayo taageerada cad ee aqalka Congress-ka.
Waa markii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah uu raadiyo ogolaanshaha Congress-ka in awood milateri la adeegsado, tan iyo xilligii madaxweyne George W Bush ee 2002 intii aan la qaadin dagaalkii Ciraaq.
John Boehner, afhayeenka xisbiga jamhuuriga ee aqalka wakiillada, ayaa sheegay inuu walaac ka qabo hindisahaas.
BBC
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama asks Congress to authorise U.S. war on Islamic State

$
0
0

Rights groups and many lawmakers said they want the new AUMF to set an end date for the 2001 authorization, which the White House has invoked to carry out drone and missile strikes against suspected al Qaeda militants in Yemen and Somalia. Obama said he ...
Weblinks: 

3 Muslimiinta Maraykanka ah oo la Dilay

$
0
0

Nin, xaaskiisii, iyo dumaashidii ayaa lagu dilay magaalada Chapel Hill ee gobolka North Carolina ee dalka Maraykanka, ka dib markii 46 jir uu dhamaantood xabbad la dhacay

Safaaradaha reer galbeedka ee Yemen oo la xiray

$
0
0

Dalalka reer galbeedka ayaa albaabada u laabaya safaaradahooda ku yaala magaalada Sanca ee caasimadda Yemen kaddib markii maleeshiyaadka shiicada ah ee xuutiyiinta ay la wareegeen magaaladaasi.

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ku Heshiiyay In Xididka Loo Saaro Kooxda Nabad diidka ah Ee Suldaan Wabar

$
0
0

“Somaliland way kala hadashay Itoobiya nabad-diidka dhankooda ka soo duulay dhakhsana way u soo af-jarmaysaa, Itoobiyana waxay Balan-qaaday..”
Hargeysa(Somaliland.Org):- Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay in xididka loo saaro koox nabad diid ah oo ku dhuumaalaysanaysa dalka Itoobiya oo Salaasadii dabley ka tirsani ay soo weerareen degmadda Qol-ujeed ee gobolka Awdal, halkaasi oo ciidanka qaranku baacsaday markii ay rasaas ay kooxdaasi furtay ay ku dhaawacmeen laba qof oo midi ahaa askari ciidanka qaranka ka tirsan iyo gabadh shicib ah.
Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, oo sheegay in kooxdan nabad diidka ah la soo afjari doono. “Arrintaa dawladda Itoobiya waanu kala hadalay waxaanay dawladda Itoobiya noo balan qaaday in ay tallaabo deg deg ah ka qaadayaan maleeshiyadaasina waxaay ahayd dablay nabad-diid ah oo si tuugo ah Itoobiya ugu dhuumanaysay .markaa arrintaasi si dhakhso ah ayay u soo af-jarmaysaa,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland oo xalay khadka tilifoonka ugu waramay Wargayska DAWAN.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka hadlaya xidhiidhka dalalka Somaliland iyo Itoobiya iyo halka uu gaadhsiisan yahay wada shaqaynta ka dhaxaysa labada dal iyo iskaashiga dhankastaba leh ee ay wadaagaan oo uu tilmaamay in aanay bur burin karin tuugo shuumaalaysi ugu kala gudubtay, isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yidhi “Somaliland iyo Itoobiya waa laba dal oo xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo oo aan isku qarinin cid dalka kale cadaw ku ah..Tuugo dhuumanaysaana iskuma dili karto Somaliland iyo Itoobiya dhankastaana tallaabo ayuu ka qaadayaa wixii noocaas ah.
wax ay arrintaasi u dhimayso xidhiidhka wanaagsan ee labada waddan ka dhexeeyaana ma jirto, Somaliland-na kama suura galayso in Itoobiya cid cadaw ku ahi soo dhex marto oo ay ku duusho Itoobiyana dhankeeda way balan qaaday waxaanay noo caddaysay in arrinta dhacday ay ahayd mid ay sameeyeen koox tuugo ah oo dhuumasho ugu kala gudubtay labada dal waxaanay ballan qaad buuxa ku bixisay dawladda aanu jaarka nahay ee Itoobiya in si midaysan dhan looga soo wada jeesto cid kasta oo lid ku ah nabad gelyada iyo iskaashiga labada waddan.”
“ Arrinta kooxdan nabad-diidka ahna tallaabo cad inay ka qaadayaan ayay noo caddeeyeen, Somaliiland iyo Itoobiyana way ka midaysan yihiin ka hor tagga wax kasta oo wax yeelo ku keenaya ama wax u dhimi kara nabad gelyada guud ahaan mandaqada gaar ahaan labada waddan,”ayuu yidhi Wasiirka Khaarajigu.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxamed Xaashi Waa Ka Kaliya Ee Ay Siyaasadu Ku Waajibisay Inuu Miidaanka Ka Fadhiisto

$
0
0

Maxamed Xaashi Cimi, waligii xil iskama uu casilin, waxase uu macruuf ku yahay oo taariikhdiisa ku cad inuu ka mid yahay dadka xilka jecel, waxaanu laabta ka jecel yahay inaanu marnaba ka dhex bixin cida maamulka gacanta ku haysa. Waxa tobankii sanadood ee la soo dhaafay ku dul dhacday laba digreeto oo xilalkii lagaga qaaday mansabyo Wasiirnimo oo uu ka soo kala qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Tii Rayaalle, ka dib markii uu noqday meelna qaban waa saxal ku noqday midnimadii xukuumadda laga doonayay inay sidii hal koox (One Team) u wada shaqeyso.
Siyaasiga sifahaas sare ku xusan caanka ku ahi, sidee ayuu af-buuxa madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqi karaa inuu is casilo?, oo uu ugu dhiirran karaa inuu xajiimeeyo Madaxweynaha ummadda reer Somaliland ay aqlabiyada weyn ku calmatay, halka Maxamed Xaashi uu xiligii uu u tartamay mansabka madaxweynenimada uu helay laba cod oo kaliya, taasina ay kuu muujinayso siday bulshaddu indhaha uga qabsatay hoggaamintiisa kambal daaqnimada ku dhisan.
Eng. Maxamed Xaashi oo Isniintii todobbaadkan u waramay muuq-baahiyaha HCTV, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku booriyay Inuu is casilo, waxaanu dusha ka saaray eedaymo aan maan-gal ahayn, waxaanu yidhi “Waxaan leeyahay meeshani waa meeshii aad in badan u soo bu’aysay oo Illaahay ku soo gaadhsiiyay, wixii aad ka qaban lahayd iyo wixii kaa khaldami lahaa wixii wada dhacee oo waxba kama qaban kartid, tan baan sii kordhinayaana wax caqliga gala ma’aha, waxaan odhan lahaa doorashana ha u loo’lamin ee masalahaaga iska qaado oo iska cibaadayso oo iska casil baan odhan lahaa.”
Waxa hadalkan deel-qaafka ah ee Eng. Maxamed Xaashi uu dadka siyaasadda axadha xusuusinayaa siyaasadiisa dalabta leh, waxa ay dadka qaar qabaan in Maxamed Xaashi aanu abid xil iska casilin, marka laga reebo Maayarnimadii Hargeysa sanadkii 1997-kii, oo uu iskaga casilay si uu u ishaafalataysto markii uu suuraystay inuu noqon karo madaxweyne Xambaari kara masiirka dalkan curdinka ah. Balse wax-garadkii shirweynihii saddexaad ee Beelaha Somaliland waxay si ficil ah ugu muujiyeen inuu yahay siyaasi aan gaadhin mustawe madaxweyne oo aanu lahayn dhammaan sumadihii iyo calaamadihii qofka xilkaas qabanaya looga baahnaa.
Markay sidaasi tahay waxa xaqiiq ah in qofka ay tahay inuu siyaasadda ka baxaa uu yahay Maxamed Xaashi oo marka xilalka dawladda laga qaado noqdaa xisaabiye aanay cidina diran oo xukuumadaha faraqa uga buuxiya eedaymo la xidhiidha xisaab ku binaysan Malo-awaal iyo xeelado kursi doon oo aan ku qumanayn da’diisa sideetameeyadii madaxa la gashay oo ay ahayd inuu iska cibaadaysto maadaama oo aanu kasban Karin dadkiisa, iyadoo rumowday weedho laga guntay 23-kii Bishii Febarwari 1997-kii, dharaartii wadhidu ka raacday shirweynihii lagu qabtay Guriga shaqaalaha ee Hargeysa.
“Waxaan ILAAHAY Ka Baryayaa Inuu Tolkay (Isaaq) ka dhigo sidaan anigu ahay, ama aniga iga dhigo siday iyagu yihiin,”ayuu ku tiraabay Maalintii uu labada cod ka helay doorashadii uu la galay Madaxweynihii geeriyooday, maalintaas diiwaanka taariikhda ku cad, waxa haatan laga joogo 18 sannadood, ducadaasna wali EEBE kama aqbalin Eng. Maxamed Xaashi oo isna isma doorin oo dadka wuu ka soocan yahay xaga fikirka iyo arragtida, isna Bulshadu uma bogto himilooyinkiisa.
“Maxamed Xaashi laba jeer ayuu noloshiisa noqday Wasiirka Maaliyadda, mar waxay ahayd SNM, waxaana xilka u dhiibay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) marna waxay ahayd dawladda hadda oo uu Wasiirka Maaliyadda noqday, waxaana xilka u dhiibay Axmed Siilaanyo illaahay baan ku dhaartee markaad intaas eegto ixtiraam ayuu ku leeyahay, markaad isku da’da ay yihiin eegto Ixtiraam ayuu ku leeyahay. marka uu muwaadin soo halgamay yahayna Maxamed Xaashi Ixtiraam ayuu Madaxweynaha dalku ku leeyahay,”ayuu yidhi Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo shir jaraa’id qabtay 28-kii bishii September 2014-kii oo uu Eng. Maxamed Xaashi ku hogo-tusaaleynayay xuquuqda madaxweyne Siilaanyo ku leeyahay, kuna waaninayay inuu ka fogaado inuu burush wasakh leh mar-mariyo masuulkii siyaasadda ku gardaadiyay isla markaana xilalka waaweyn ku aaminay.
Sidaas darteed, ayaan qormadan kooban ku soo khatimi lahaa in Maxamed Xaashi aanu noqon mid ay dushiisa ku dhabowday murtidii ahayd “MAROODIGU TAKARTA SA SAARAN MA ARKEE ,TA KA KALE SAARAN AYUU ARKAA” waayo Maxamed qofka u horeeya ee siyaasadda Somaliland ku saaqiday waa isaga haddii uu ogyahay iyo haddii kaleba.XIGASHO; WARGEYSKA DAWAN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

US: 20,000 foreigners heading to Syria to join Islamic State

$
0
0

“The rate of foreign fighter travel to Syria is unprecedented. It exceeds the rate of travelers who went to Afghanistan and Pakistan, Iraq, Yemen, or Somalia at any point in the last 20 years,” he said. The volunteers come from a range of backgrounds ...
Weblinks: 

KAYLA. By Mohamud Siad Togane

$
0
0

KAYLA
Mohamud Siad Toganetogane@sympatico.caFebruary 12 2015Kayla
As the Buddha put it:
There is not enough evil
In all the world
To snuff out the light of one little candleKayla
You are The Light of that Candle
NowKayla
In the deepest part of my heart of heartsKayla
In the core of my heart of heartsKayla
I am overhearing right now
Our God welcoming you now
Home to Heaven
Saying softly
Saying soothinglyKayla
You had chosen so wellKayla
You had chosen my wayKayla
Well done!Kayla
NowKayla
Enter now!
Into the joy of your God!Kayla
Now
Come now
Share now
Your God’s happiness
Whom you had served so well on EarthKayla
You had fought The Good Fight of all FaithsKayla
You had finished The Race of all FaithsKayla
You had kept the Faith of all Faiths!Kayla
Well done!Kayla
Come nowKayla
Share now
Your God’s happinessKayla
Welcome nowKayla
Welcome Home to Heaven!Kayla
Welcome home to your God
Whom you had served so well on earth.
—Mohamud Siad Toganetogane@sympatico.ca

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama asks Congress to authorise U.S. war on Islamic State

$
0
0

Ten killed in Central Somalia unrest

$
0
0

Somalia's New Defense Minister to Focus On 'Rebuilding Army'

$
0
0

Somalia's new Defense Minister General Abdulkadir Sheikh Ali "Diini" has said his main priority will be rebuilding Somalia's army. Speaking After his swearing in on Monday (February 9), General Diini "the rebuilding of an army is not something that can be ...
Weblinks: 

Somalia's New Defense Minister to Focus On 'Rebuilding Army'

$
0
0

The Careless, Astonishing Cruelty of the U.S. Government Towards Somalia

$
0
0

Let me introduce you to the world’s most powerful terrorist recruiting sergeant: a US federal agency called the office of the comptroller of the currency. Its decision to cause a humanitarian catastrophe in one of the poorest, most troubled places on ...
Weblinks: 

The Careless, Astonishing Cruelty of the U.S. Government Towards Somalia

$
0
0

Gudoomiyaha Barlamaanka Jabuuti oo si kadis ah ku geeriyooday

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Allaha u naxariistee waxaa Habeenimadii xalay geeriyooday Gudoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti Idriss Arnaoud Ali, xilli aan la sheegin wax xanuuno ah oo muddooyinkii ugu dambeysay uu la jiifay.
Geerida ku timid marxuumka, ayaa waxaa lagu sheegay mid kedis ahayd, islamarkaana ka wada nixisay intii maqal iyo muuqaalba taqaanay.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federalka Somaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa xalay sheegay inuu aad uga naxay geerida naxdinta leh ee ku timid dhigiisii dalka Jabuuti.
Gudoomiye Jawaari oo xalay munaasabad kaga qaybgalay Madaxtooyada Somalia, ayaa wuxuu ka sheegay in la soo gaarsiiyay geeri aad u naxdin badan leh, oo ku timid Idriss Arnaoud Ali.
Ugu dambeyntii, Jawaari wuxuu tacsi u diray qoyskii, asxaabtii, Baarlamaanka iyo bulshada reer Jabuuti, oo sida uu sheegay uu ka baxay marxuum Arnaoud.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Safiirka UK ee Somalia oo qoray faallo xasaasi ah: Sanadka 2015 iyo Somalia

$
0
0

Bilawga Sanadka waa waqti ah in dibloo eego wixii horumar ah oolagaaray. Horumar badan ayaalagaaray sanadkii aanusoodhaafney ee 2014 iyo Somliya oo haysa wadadii xasiloonida. Wadadan ma’ahayn mid sahlan xaga dib’udhiska dal soomaray marxalada kaladudwan balse tani ayaa ubaahneeyd hor’uwaditaanka dadaalada eey samameeynaayaan Somaalida oo wadajir ah. Balse horumar aad uweeyn ayaa lagaaray. Araga wadooyinka Muqisho oo mashquulah, horumarka ganacsiga kasocdo tekedaha iyo horumarka dhanka amaanka ee laga gaaray gobolada ayaa tusineeysa sida Somaaliya oo xasiloon eeynoqonkarto.
Eegida dal kasoo kabanaya dhibaatooyinkii dagaalada ayaa ah farxad aad uweeyn. UK marwalba weeyidingarab taagantahay wexeeyna idinfidineeysaa taageerada aad ubaahantihiin in horey uu dalka u socodo.
Anagoo wadashaqeeyneena sanadkan 2015, waxaa weli jira carqalada oo ubaahan in lagatilaabsado si loo xaqiijiyo horumarada daciifka ah in la adkeeyo si looga dhigo kuwa aan diblooga noqonkarin. Waaaa weli jira caruur badan oo la’ildaran nafaqa daro. Kuwa isticmaala qalalaasaha oo weli awooda in ey qalqalgeliyaan horumarkii lagaaray. Tixgelinta xuquuqda aadanaha oo weli ubaahan in lagagaaro horumar, dhanka hayadaha dowlada.
Waxaan xaqiiqdii aaminsanahay in dhamaan carqaladahan lagatilaabsankaro. Waqtigeeyga oo aan hogaaminayo taageerida Boqortooyada Ingiriiska (UK) eey ufidineeyso dalka Soomaliya, waxaa marwalba aan arkayey xirfadaha iyo go’aanada ayqaateen dadka Soomaalida. Iyadoo ugu dhawaan sedex meel laba oo Soomaalida eeyihiin dadkayar 25 sano jir, dad u furfuran ganacsiga iyo hibo eey uleeyihiin wadahadalka, casriga cusub ee dunida xariiriya ayaa u ah Somaalida fursad eey horey ugudhaqaaqaan. Tani ayaa sidookale waxaa xaqiijiyey Soomalida qurbajoogta ah. Dagaal la’aan wadankani wuu barwaaqoobayaa.
Xulitaanka waziirada cusub ee dowlada ayaa imaaneeysa xili muhiim ah anagoo waajaheeyno carqaladaha jira. Waxaanu sii wadeeynaa lashaqeeynta iyo taagerida dowlada Soomaliya iyo dadaalada loogujiro in horumar loogagaaro amaanka, xasiloonida iyo waxqabadka asaasiga eey ubaahan yihiin bulshada soomaaliyeed iyo si eey uhelaan fursada shaqooyin, bilaabitaanka ganacsiya cusub si eey utaageeraan qooysaskooda.
Waxaan kufaraxsanahay in dowlada UK aykacayaareeyso door ah taageerida dadka iyo dowladaba taasoo ku’aadan mustaqbalka Somaaliya. Xiriirka labadeena dal ee UK iyo Soomaliya ayaa ah mid adag oona qotodheer iyo Soomali badan oo firfircoon oo qurba jog ah oo kunool Uk gaar ahaan ayaa sameeyey horumar badan eeykasameeyeen meela badan oo kala du duwan. Waxeey aheeyd fursad farxadbadan kadib markii Boqorada Uk eey awaalmarisey Maxamed Faarax oo kasoojeeda dalka Somaliya mar uu kuguuleeystey laba dahab ee tartankii Olimbikada ee kadhacaayey dalka UK. Sidookale Soomalida waxeeykuhorumartey ganacsiga, saxaafadaha iyo siyaasadaba. Sanadihii lasoodhaafey ayaa la’arkaayey Soomali badan oo xirfadeeysan oo dalka dib ugusoo laabanaya si eey dibugudhisaan dalkooda tani oo aad u’muujineeysa aaminsanaanta ah in Somalia eyheyso wadadii xasillonida.
Dalka UK wuxuu siiwadidoonaa in uu sii wada uuna hogaamiyo taageerida caalamiga oo lagutaageerayo Somalia si loo xaqiijoyo horumarada lagaaray in aan dib loosoo celin Karin qaas ahaan sanidkani oo ah mid aad iyo aad muhiim ah.
Sida Raisul Wazaareheena David Cameron uu hory uyiri “ Hada ayaa lajoogaa xiligii la taageeri lahaa rajada dadka Somalida. Taasi ayaa ah tii eey mudo dheer sugaayeen eyna rajeenaayeen, waan inaanan meelcidla ah ugatagin dadka Somaalida.”
Wadada laguhelo amaan iyo xasilooni ma’aha mid fudud, balse Somaaliya waxeey saarantahay wadada toosan oo laguhelilahaa taasi, waana waqtigii lagubedeli lahaa rajadaas in eeynoqoto runW/Q: Neil Wigan, Safiirka Brtian ee SomaliaAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.
Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Waxaa dagaalka hoggaaminaya Gen. Goobaale & Mahad Maxamed Salaad”

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Afhayeenka Ciidamada Ahlu Sunnah oo ku sugan magaalada Guri Ceel Cabdinuur Maxamed Xuseen oo waraysi siiyey idaacadda Goobjoog ayaa wasiiru dowladaha madaxtooyada Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad iyo General Maxamed Jimcaale Rooble (Goobaale), oo ah Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka xoogga dalka ku eedeeyey in ay hoggaaminayaan ciidamadda weerarka ku qaaday magaalada Guriceel.
Afhayeenka ayaa mas’uuliyiintani ku tilmaamay hoggaamiye kooxeedyo soo kaashaday ciidamo uu ku sheegey in ay burcad badeed yihiin, wuxuuna yiri “Hogaamiye kooxeedyada aan magacaabo ciidanka ninka hogaaminayay waxa uu ahaay nin la yiraahdo Goobaale  ayaa ciidanka hoggaaminayay, sidoo kale waxaa goobjoog ahaa oo isna ciidanka hoggaaminayay wasiiru dowlaha madaxtooyada dowladda Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad, dagaalka ayuu ku jirey”.
Markii aan sii weeydiiney in taasi ay ka dhigantahay in dowladda Soomaaliya uu dagaal kala dhaxeeyo ayuu yiri “Maya taas looma qaadan karo, dowladnimada waa macno iyo magac is huwan, marka qofka isagii magacii dowladda sheeganaya macnihii iyo masiirkii dowladnimo haddii laga waayo, dowlad ayaan ahay waxbo anfici meyso”.
“Sidaasi darteed waxaa la ogyahay ahlu in ay halgan badan kasoo martay goboladan, Alshabaab in ay ka sifeysey, 7 sanana uu nabad ahaa, waxa kalifey in xabadu ka bilaabo waa shaqsiyaadkaasi aan kuusoo sheegey,”
Dhanka kale waxa uu mas’uulkani sheegay, islamarkaasina cambaareeyey hub uu sheegey in laga soo daabulo garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan, kaasi oo laga dajiyo Dhuusamareeb, kadibna hubkaasi iyaga lagu soo weeraray, waxa uu sheegey in ay nasiib darro tahay in hubkaasi laga soo dhoofiyo garoonka Muqdisho oo ay amnigiisa gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM sida uu hadalka u dhigey.
“Waxaa dhacday in hub laga soo raray magaalada Muqdisho, lona qeybiyey maleeshiyo iyo burcad badeed, dhabarkana laga saaray Ahlu Sunnah oo cadawga kusii jeedey, taas waxaan u aragnaa arrin fursad siineysa cadawga Soomaaliyeed,
Waxa uu Cabdinuur sheegey in ay qorsheynayaan in ay tagi doonaan magaalada Dhuusamareeb iyo dhamaan saldhigyadii Ahlu Sunnah ee Galguduud sida ugu fudud, balse waxa uu meesha ka saran in ay qaadayaan wax duulaan ah ama dagaal ah.
Qorshaha iyo talaabooyinka xiga ee Ahlu sunnah ayuu ku sheegey in ay tahay in ay dib ugu laabtaan xarumahoodii hore “anaga qorshaha dhabta ah waxaa waaye, ahlu sunnah deegaano badan ayuu gacanta ku hayay, fariisimo ayuu ku lahaa, xerooyin ayuu ku lahaa, ujeedada dhabta ah waa in uu ciidanka tago xarumihiisii, markii uu tagana in uu horey talaabadiisa usii qaado sidii uu cadawga uga sifeyn lahaa”.
Wuxuu sheegey in ay jirto rajo lagu dhameyn karo dagaalada, laguna gaari karo nabad waarta “Haddii ay arrintaasi ka tanaasulaan, oo ahlu sunnah deegaanka ay ka taliso xoriyad loo siiyo , cadawgiina ay isla wajahaan, xasilooni iyo horumar ayaa la gaari karaa ayaan leeyahay”.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Wasiirkii haweenka oo ku kacday fal ka yaabiyey VILLA SOMALIA shalay

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Sii-haya wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shalay sameysay xil wareejintii ugu horeysay ee xukuumadda cusub kadib markii ay ku dhaqaaqday arrin la yaab ah oo keentay in si aan la qorsheyn degdeg xilka looga wareejiyo.
Xil wareejinta wasiiradii hore oo loo xilsaaray guddi uu madax u yahay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte ayaa la qorsheeyay inay bilowdaan maalinta Sabtida 14-ka Febraayo iyadoo maalin kasta loo qoondeeyay inay shan wasaaradood xilalka la wareegaan.
Qorshahaasi waxaa ka biyo diiday Khadiijo Maxamed Diiriye oo dalbaday inay diyaar tahay oo degdeg xilka looga wareejiyo shalay oo Khamiis ahayd, waxayna ku adkeysatay arrintaasi.
Tallaabadan wasiirada hore ayaa keentay in xil wareejin aan la qorsheyn ka dhacdo wasaarada haweenka xilkiina ay la wareegtay Sahra Maxamed Cali Samatar iyadoo aan la ogeyn waxa kalifay arrintani.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cumar Cabdulle Shooli: “Aniga oo nool ayaa magaceyga la bililiqeystay waa…”

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Fannaanka Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulle Shoole { Madaalaha Waaberi} ayaa wuxuu ugu cawday bililiqo uu sheegay in loo geystay magaciisa isla markaana si anshax xumo ah loogu isticmaalo, isagoo sheegay in Fannaan la magac baxay  Cumar Shooli uusan aheyn magaciisa rasmiga, wuxuuna tilmaamay in uu maxkamad la kori doono, fariinta Cumar Shooli ayaa u qorneyd sidan:
“Waxaan ka xumahay anigoo nool in magaceyga la istacmaalo si anshax xuma ah loo istacmaalo oo la i bililiqeystay anigoo wali aduunka saaran.
Intaas waxaan raacinayaa inaan ka xumahay in bulshada lagu dhibaateeyo si ka baxsan dhaqanka iyo diinta oo aan ku fiicneyn Diin Muslin mid gaal bulshada dhibaato loogu geystay.
Waxaan bulshada u sheegayaa in Nin kale magaceyga istacmaalay oo aan magaciisa aheyn, sidaasi darteed waxaan bulshada u sheegayaa ninkaasi Fanaan sheegtaha reerkii uu danbiga ka galay inay talaaba ka qaadaan, aniga cumar ahaan meeshuu joogo waan ugu tagayaa waxaan la korayaa fanaan sheegtaha Maxkamad”.
Al fanaan Cumar Abdulle Shooli (Madaalaha Waaberi)
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com