Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Suuratu Taxriim riwaayatu shucbah Xasan Alwaajidi

Qayb kamida Suuratul Axzaab Qaari xasan Alwaajidi

148 Suurat Yuunus Aayaddaha 71 89

Kitaabka Riyaadu-Saalixiin*Baababka-74-75*Xadiith-632 Ilaa 647*Li Sh Xassan Ibraahim Xafidahullaah

Kitaabka Riyaadu Saalixiin, Xadiithka [ 632 - 647 ] Li Sh Xasan Ibraahim Ciise

Jaadku Saamayn intee laeg ayuu leeyahay

$
0
0

Malintii labaad ayaan Jaad la geyneynin dalka Soomaaliya, kaddib markii ganacsatada Soomaalida ah ee dhoofsata Jaadka ay go'aansadeen in ay hakiyaan.

Xabbad joojinta bariga Ukrain maxaa laga filan karaa

$
0
0

Masuuliyiinta wadamada Faransiiska iyo Jermanku waxa ay sheegeen in ay ku qanacsanyihiin xabbad joojinta Bariga Ukraine. xabbad joojintaasise maxaa laga filan karaa.

UN oo Xuutiyiinta Yaman digniin u dirtay

$
0
0

Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa dalbanaya in Mucaaradka Shiicada Xuutiyiinta ah ee la wareegay awoodda dalka Yamani nay ka tanaasulaan maamulidooda dowladda.

Taliyaaniga oo badbaadiyay muhaajiriin

$
0
0

Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga ayaa waxa ay badbaadiyeen in kabadan 2,000 oo muhaajiriin ah, kaddib markii howlgal ballaaran ay ka sameeyeen Xeebaha dalka Liibya, sidaasi waxaa sheegay saraakiisha dalkaasi.

Daacish oo 21 qof ku gowracday Liibiya

$
0
0

Madaxwaynaha Masar Cabdalfataax el Sisi ayaa sheegay in wadankiisu uu xaq u leeyahay in uu ka aarguto wakhtiga iyo goobta uu doorto, arrintaasina waxa ay dabo socotaa kaddib markii malayshiyo katirsan Daacish ay ku dishay wadanka Liibiya koox Qibdhiyiin.

Sarkaal ka tirsan garabka Rooboow oo ka shifay sir badan oo Al-Shabaab ah !!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Sarkaal ka tirsan garabka Mukhtaar Roobow ee Al-Shabaab oo magaciisa kusoo koobay Abu Dujaana, ayaa sheegay in Kooxda Al-Shabaab ay bur-bur qarka u saran tahay.
Abu Dujana oo la hadlay website taageera Roobow, ayaa sheegay in Khilaafka ugu weyn uu yahay mid ka taagan Hanaanka lagu maamuli lahaa Deegaanada ay gacanta ku heyso Kooxda iyo qaabka loo xakameyn lahaa Sirta oo inteeda badan banaanka u baxda.
Abu Dujaana wuxuu sheegay in Khilaafka Kooxda uu sababay in dambi la’aan loo xiro Saraakiil badan iyo dad shacab ah, kadibna dusha loo saaro dambiyada la xiriira fududeynta weerarada cirka ah ee lala beegsado Xarumaha Kooxda, si loo indha sarcaadiyo Ra’yul caamka.
Isaga oo ka hadlaayay dhibaatada ay kooxdu ku heyso Saraakiisha iyo shacabka ayaa waxa uu yiri “Marka ay dhacaan duqeymaha waxaa xabsiyada shabaab afka loo saara dad badan oo qaar kood kamid ah Kooxda iyo kuwa kale oo shacab masaakiin ah oo aan waxba galabsan marka ay xabsiga dhex dhigaan markaasi ayaa xabsiga lagu cadaabayaa waxaana lagu qasbayaa inay sheegtaan inay yihiin wardoon u shaqeeya Dowlada, ama fududeeyay weerar markaasi dhacay”.
“Waxaa dhacda in xiliyada qaar ay ku fashilmaan waxyaabo badan sida weeraro la qaado, dhalinyaro qaab qaldan loo adeegsado iyo dad ka biya diida qaadashada fakirka kooxda, waxa ay sameynayaan marka ay xabsiga dhigaan wey cadaabayaan kadibna afka ayay sharooto uga dhajinayaan si aysan u qeylin waxa ayna ku dhextooganayaan xabsiga”.
Waxa uu intaa ku daray hadalkiisa “Waa arrin igu dhacday inta aan ku jiray xabsiga, waxaa ii muuqatay in Alshabaab garabkii uu ka dhintay Godane iyo diinta aysan meel wada-galin waayo shaqsigii ka tirsan wey dilayaan kan aan ka tirsaneyna wey dilayaan, nolosha ayay cadow ku yihiin”.
Abu Dujaana waxa uu ka digay in Alshabaab garabkii Godane ay mataaneeyan diinta iyo dhaqankooda, wuxuuna ku tilmaamay kuwo u baahan inay dib u baaraan diinta iyo waxa ay ka qabto dhaqankooda.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Dagaalka waxaa hurinaaya dhinacyo shisheeye, waxaan haynaa xog cusub”

$
0
0

Guriceel (Caasimada Online) – Gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Guureeye oo ka hadlaayay dagaalada ka socanaya Degmada Gurceel, ayaa sheegay in dagaalkaasi uu yahay mid aysan ka qeybqaadan Ururka Ahlu sunna.
Waxa uu sheegay in raga Ciidamada DF Somalia kula dagaalamay Degmada Gurceel ay yihiin kuwa aan gabi ahaan matalin Ahlu sunna.
Wuxuu Sheekh Ibraahim Guureeye sheegay in Dagaalkaasi ay ku lug leeyihiin oo ay hurinayaan dhinacyo Shisheeye, waxa uuna ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo waxa ay yihiin kuwa hurinaaya.
Sidoo kale, Afhayeen u hadlay Ciidamada gacanta ku haya Degmada Guriceel ayaa beeniyay wararka la xiriira in dagaalka aysan qeyb ka aheyn Ahlu sunna, waxa uuna waxkama jiraan ka dhigay hadalka kasoo yeeray Gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Guureeye oo ahaa inaysan kamid aheyn dagaalka ka socda Gurceel.
Afhayeenka ayaa muujiyay in Ahlu sunna ay ka faa’ideysaneyso hadalkii uu dhawaan sheegay Madaxweyne Xassan ee ahaa in Ahlu sunna aysan ku jirin dagaalka balse taasi ay tahay mid ka fog xaqiiqda.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixin: Arrin aan lagu farxin oo laga soo sheegayo Galgadud kadib markii..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaalyahaanada Maleeshiyada Alshabaab ayaa la soo warinayaa inay afduub kula dhaqaaqeen dad la sheegay inay shacab ahaayen.
Afduubka ayaa waxa uu ka dhacay duleedka Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, waxaana soo baxaaya warar sheegaaya suurta galnimada inay Shabaabku gowracaan dadkaasi.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dadka la qafaashay tiro ahaan ay gaarayaan ilaa shan ruux, oo ka horyimid bixinta lacago zakaawaat ah, oo Alshabaabku ay ku amrayn inay bixiyaan, si dagaalada loogu dardargeliyo.
Sidoo kale, Raga afduubka ay Maleeshiyadu kula dhaqaaqday ayaa ahaa xoolo dhaqato, waxaana la tilmaamay in Shabaabku ula dhaqaaqeen goobaha, ay kaga sugan yihiin Gobolka Galgaduud.
Cabdi Cabdulle oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka ee ku sugan Degmada Ceelbuur, ayaa sheegay in howlgal balaaran ay kawadaan duleedyada Degmadaasi, si ay ugu soo badbaadiyaan dadka la qafaashay.
Dhanka kale, Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ayaa waxay ka hortaggayaan in gowrac lagula kaco dadkaasi, bacdamaa ay Shabaabku dad fara badan ku gowraceen deegaanada hoos-tagga Ceelbuur, xilli dadkaasi ay ka horyimaadeen bixinta lacago, ay Shabaabku ku amrayn inay bixiyaan.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Masar oo codsatay in dagaalka laga caawiyo

$
0
0

Putin oo booqanaya magaalada Budapest

$
0
0

Ammaanka Garoonka diyaaradaha Hargaysa

$
0
0

Masar oo ka aargoosanaysa Daacish

$
0
0

America Needs a More Restrained National Security Strategy

$
0
0

Given the recent dumping of trillions of dollars and hundreds of thousands of lives (American and local) in losing wars (OK, I said it) in Afghanistan and Iraq and the current U.S.-induced or -aggravated chaos in Libya, Yemen, Somalia, and Pakistan ...
Weblinks: 

Roundup of developments on ISIS fight

$
0
0

Foreign fighters are traveling in greater numbers to Syria now than the number who went to the conflicts in Afghanistan, Pakistan, Iraq, Yemen or Somalia in the past two decades, Rasmussen said. Of those fighters, an estimated 3,400 are believed to have ...
Weblinks: 

Madaxweynaha oo maanta dalka dib ugu soo laabanaya

$
0
0

Share
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saakay dalka dib ugu soo laabto, kaddib safar uu maalmihii la soo dhaafay ugu maqnaa dalka Jarmalka.
Saraakiil ka tirsan madaxtooyada ayaa Radio Muqdisho u sheegay in madaxweynuhu uu imaan doono subaxa hore ee maanta.
Madaxweyne Xasan ayaa intii ku sugnaa dalka Jarmalka wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan dowladda Jarmalka oo ay ka wada hadleen iskaashiga labada dal.
Ku simaha madaxweynaha Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo qaar ka mid ah golaha xukuumadda ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha si ay u soo dhaweeyaan madaxweynaha.
Wixii warar ah ee ku soo kordha waan idiin soo gudgbin doonnaa.Share