Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

President Obama: Our fight against violent extremism

0
0

Elsewhere, the Pakistan Taliban massacred more than 100 schoolchildren and their teachers. From Somalia, al-Shabaab has launched attacks across East Africa. In Nigeria and neighboring countries, Boko Haram kills and kidnaps men, women and children.
Weblinks: 

Cali Khaliif Galeydh oo Sheegay in uu Waji Gabax kala Kulmay Muqdisho.

0
0

Mudisho(Waaheen) Cali Khaliif Galeydh ayaa Qirtay in uu  Waji gabax kala Kulmay  Madaxda sarsare ee Dawlada Federaalka ee Somaliya ee Xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho, isaga oo Muddooyinkii ugu danbeyey ku sugnaa halkaasi ayaa Sheegay in laga hoos qaadiweyey Qorshihii uu Xamar la tagay oo ahaa in ay Aqoonsadan Maamulka Khaatumo oo uu sheegto in uu Madaxweyne ka yahay.
Siyaasiga ka Falaagoobay Somaliland ee Cali Khaliif galaydh waxa kale uu sheegay in Somaliland iyo Puntland ay Carqalad ku yihiin maamulkiisa.
Waxa uu Si kulul u eedeyey Madaxda Dawlada Somaliya oo uu sheegay in aanay ka raali ahayn maamulkiisa isla markaana indhaha ka laabteen.
Cali khaliif oo Arrimahasi ka hadlayaa wax auu yidhi.  ‘’Dastuurka waxaa ku qoran in laba gobol iyo wixii ka badan ay maamul sameysan karaan, Puntland iyo Somaliland horay ayay u jireen Jubbooyinkana dhawaan ayaa la sameeyay waxaa ka dambeeyay baay iyo bakool iyo shabeellada hoose, nasiib daro Dawlada Federaalku  Khatumo uma aragto in ay maamul jira tahay”
Waxa kale oo uu sheegay in Maamulkiisu ka Tamarin layahay Dawlada Somaliland iyo  Maamulada Puntland waxa uu yiri ‘’Ciidamada Puntland waxa ay meesha u yimaadan arrimo siyaasadeed, kuwa Somaliland ayaa dhibka ugu badan nagu hayo, waxaana ii muuqata in ay caqabad ku yihiin hanaanka Siyaasadeed ee Khatumo’’Ayuu yidhi Cali Khaliif Galadh.
Hadalkan ka soo yeedhay Cali khaliif galaydh ayaa Muujinaya in uu Wax kalsooni ah ka waayey Madaxda Somaliya oo uu markii hore uu islahaa Way ku taagiridoonan.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxaa ka cusub go’aanki lagu joojiyey qaadkii la keeni jiray dalka SOMALIA?

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho imaanaya muddo 3 malain kadib qaabkii laga keeni jiray dalka Kenya, lana keenayay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Joojinta qaadkaasi ayaa ka dambeeyay kadib markii ganacsatada qaadka ka keena dalka Kenya lagu kordhiyay canshuurtii laga qaadi jiray Jawaanka qaad ee laga keeno dalka Kenya.
Mid kamid ah haweenka qaadka ka keena dalka Kenya ayaa sheegay in maanta ay dib u bilaabi doonaan keenista qaadka ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay la hishiiyeen ganacsatada qaadka ee dalka Kenya.
Waxay sheegtay in markii hore canshuur xad dhaaf ah la saaray qaadka ay kasoo qaadi jireen dalka kenya, iyadoo sheegtay in la gaarsiiyay 60 ilaa 50 lacagta dalka Kenya.
Magaalada Muqdisho waxaan imaan jiray maalin kastaa 16 diyaarad oo qaadka ka keenayay dalka Kenya, kuwaasi loosoo gudbin jiray gobolada kale ee dalka Soomaaliya.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Paris Saint Germain iyo Chelsea oo Bareejo Ku Kala Baxay ”SAWIRRO”

0
0

Share
Wareega labaad ee koobka naadiyada yurub ee Champions League-ga ayaa xalay dib u biloowday,ka dib ku dhawaad labo bilood oo uu hakad ku jiray.
Kooxda Paris Saint Germain ee dalka faransiiska ayaa xalay lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Parc des Princes waxa ay ku marti galisay kooxda Chelsea oo ka socotay dalka ingiriiska.
Labada kooxood ayaa sanadkii hore ku kulmay wareega labaad ee koobka Champions League-ga,waxana farqi dhanka goolasha ah ku soo baxday kooxda Chelsea.
Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxana kubad labo ciyaaryahan oo daafaca uga ciyaarta kooxda Chelsea ay isku dhiibteen waxaa daqiiadii 36-aad ee eybtii hore ee ciyaarta shabaqa kooxda PSG ku hubsaday ciyaaryahan Branislav Ivanovic oo isna daafaca ka ciyaara,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Markii la isku laabtay qeybtii labaad ayaa ciyaaryahanada kooxda PSG waxa ay weerar culus ku soo aadeen goolka kooxda Chelsea,waxaana bilowgii eybtii labaad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda PSG ciyaaryahan Edinson Cavani oo weerarka ka ciyaara.
Gool-hayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois ayaa ciyaaryahanada kooxda PSG ka badbaadiyay fursado dhowr ah oo gool loo filan karay.
Kooxda Shakhtar Donetsk ayaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonka Arena Lviv barbardhac 0-0 ah kula gashay kooxda Bayern Munich.
Kooxda Shakhtar ayaa kulamadeeda ku ciyaarto magaalada Lviv maadaama magaalada ay ka dhisantahay ee Shakhtar ay dagaalo ka socdaan,islamarkaana waxyeelo ay gaartay garoonkii ay ku ciyaari jirtay ee Donbass Arena.
Ciyaaryahan Xabi Alonso oo xalay saftay kulankiisii 100-aad ee koobka Champions League-ga ayaa dhamaadkii ciyaarta waxaa kaarka casaanka ah u taagay garsoorihii ciyaarta Alberto Undiano oo u dhashay dalka Spain.
Kooxda Schalke 04 oo ka ciyaarta horyaalka Jarmalka ayaa caawo garoonkeeda Veltins-Arena kula ciyaareyso kooxda Real Madrid oo hogaamineyso horyaalka Spain ee La Liga.
Kooxda FC Basel oo ka ciyaarta horyaalka dalka Switzerland waxa ay sidoo kale caawo garoonkeeda St. Jakob-Park kooxda FC Porto oo ka ciyaarta horyaalka dalka Portugal.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Heshiis dhaxmaray Maraykanka iyo Turkiga

0
0

Munaasabad lagu taageerayo Gudoomiyaha Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Jaziiradda Malta

0
0

Share
Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro ku midaysan magaca jaaliyadda Gobolka Hiiraan ee kunool Jaziiradda Malta, ayaa siwayn ugu taageerey Gudoomiyaha cudub ee Degmada Matabaan ee gobolkaasi Hiiraan, Mudane C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` oo uu xilkaasi umagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/fitaax Xasan Afrax.
Dadkii kasoo qayb galay madasha munaasabadda oo u badnaa dhalinyaro ayaa sheegay in hormarka degmada Matabaan ay ragaadiyeen colaado iyo is qabqabsi soo noqnoqday, taasoo ay degmada kala simahantahay degmooyiinka kale ee ay saameeyeen burburka uu kusoo jiray dalka mudada dheer ee umuuqda in laga gudbayo iminka.
Soomane Cabdi Indha-cadde oo kamid ahaa dhalinyaradii ka hadashay goobtaasi ayaa yiri “ waa ilaah-mahadii haddii Degmada Matabaan oo soo martay marxalado kala duwan iyo dib udhac farabadan in maanta loo magacaabay Gudoomiyaheeda cusub C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` oo degmadda kudhashey kusoo barbaarey kuna soo waxbartay, anagoo ah dhalinyaradii Degmada waxaan umuujineynaa taageero waaxana urajeyneynaa in howshaasi uu ilaah ufududeeyo“.
Sidoo kale Mustafe Xasan Cismaan oo kamid ahaa dadkii goobta kahadlay ayaa isna dhankiisa siweyn usoo dhaweeyey kaalinta dhalinyaradu ay ku leeyihiin xiligan isbedelka kajira guud ahaan dalka gaar ahaan gobolka Hiiraan, isagoona ugu baaqay Guduumiyaha cusub ee Degmada Matabaan C/risaaq Maxamed Axmed `Caato` in uu noqdo hogaan lagu daydo oo u cadaaladsameeya dadka uu masuulka u yahay ee colaadu ay ragaadisay.
Isku soo wada duuboo, Degmada Matabaan oo ku magacdheer “Matabaan Garoore“ waa magaalo ku taala dhank waqooyi ee gobolka Hiiran, una jirta 75 kiilo mitir magalada Baldweyene ee Caasimada gobolka Hiiran,Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baaritaano Culus Oo Saaka Muqdisho ka socda

0
0

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano ka wada Qeybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho,waxana Goobaha ay Baaritaanada ka socdaan saaka ka mid ah Isgoyska Sayidka, Iskgooyska Debka,Shaqaalaha, KM-4, Isgooyska Zoobe iyo Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada ayaa Baaritaano ku sameenaya Dadka wada Gaadiidka Raaxada iyo sidoo kale Gaadiidka Yar yar ee Isticmaalaya Wadada Maka Al-mukaramma.
Baaritaanka ayaa sidoo kale la sheegay in Ilaa Xala laga sameynayay Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in Ujeedka Baaritaanka uu yahay sidii loo Xaqiijin lahaa Amaanka Caasimadda
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dadka Soomaaliya ku nool qaarkood oo Saaka Farxay

0
0

Duulimaadyada Qaadka ee Soomaaliya ayaa hakad galay kaddib markii ay ganacsatada khaadka ee Soomaalida ah ay ka biya diideen qiima kordhin ay khaadka ku sameeyeen beeralayda.
Saaka, waxaa lagu wadaa in ay dib u bilawdaan dulimaadyadii diyaaradaha khaadka ka qaada dalka Kenya ee geeya Soomaaliya.
Ganacsatada ayaa hadda sheegaya in qiimaha laga dhimay.
Maalin weliba ilaa 16 diyaaradood ayaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho geeya khaadka ka baxa Kenya.
Sureer Jaamac Maxamuud oo ka mid ah  ganacsatada khaadka ee Nairobi ku sugan inkastoo wali aysan ku qanacsaneyn Qiimaha Qaadka ay hadana aqbaleyn 25-kun inay ku qaataan Loorka Qaadka halka markii hore uu ahaa 50- Kun oo dollar.
Kenya ayaa dhaqaalo badan ka hesha Qaadka loo soo qaado Soomaaliya oo lacago badan ay ka hesho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Heshiis Dhexmaray Maraykanka iyo Turkiga

0
0

Waaxda arrimaha dibeda ee Maraykanka ayaa sheegaysa in heshiis ku saabsan dalka Suuriya ay la gashay Turkiga.
Mareykanka ayaa sheegaya in mabda’ ahaan ku heshiiyeen Turkiga sidii tababar loogu fidin lahaa, hubno loo siin lahaa xooggaga mucaaradka Suuriye ee loo arko in ay yihiin dhaxdhaxaad.
Maraykanka waxa uu doonayaa in dhowr kun oo xooggagaan ah uu ku tababaro Turkiga gudihiisa iyo meelo kale oo ka mid ah gobolka bariga dhexe.
Weriyayaasha BBC-da ayaa ku soo waramaya in heshiiskan yahay talaabo horay loo qaaday, maadaama xiriirka Turkiga iyo Maraykanka uu mararka qaar ahaa mid aan wanaagsanayn.
Turkigu waxa uu doonayaa in hawlgalka miletari ee ka socda Suuriya intiisa badan diirada lagu saaro sidii xukunka looga tuuri lahaa xukuumada Bashar al-Assad, balse Maraykanka ayaa mudnaanta waxa uu siinayaa dagaalka lagu la jiro kooxda Daacish.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

6 Dariiqo Oo Aad Ku Xoojin Karto Xusuustaada!

0
0

Culimada dhinaca cilmu-nafsiga ee caalamku waxay maalinba ta xigta sii daah qaadayaan dariiqooyin cusub oo aadamaha jidhkiisu awood ugu leeyahay inuu daweeyo ama buuxiyo waxyaabaha uu tebayo ruuxa bani’aadamka ah ee caafimaadka qaba.
Halkan waxaa uu qurbo.net idiinkugu hayaa lix dariiqo oo lagu xoojin karo xusuustaada isla markaana aan maskaxda dib ugu soo celin karto waxyaabihii iyo wakhtiyadii ku dhaafay, dariiqooyinkan oo ah kuwo ay soo bandhigeen culimada cilmi nafsigu.1: Dariiqada koobaad
Waxaad xoog isugu duubtaa gacantaada midig adigoo ku xoojinaya, taasoo la aaminsan yahay inay tahay dariiqada ugu muhiimsan uguna saamaynta balaadhan ee lagula soo noqdo xasuustii waxyaabahii ku dhaafay, iyadoo culimada cilmu nafsigu isku raacsan yihiin in gacanta midig oo sida feedhka la isugu duubo ka dibna la xoojiyo ay maskaxda ka caawinayso soo celinta xusuustii ka baxday.2. Dariiqada Labaad
Dariiqada labaad ee aad ku xoojin karto xasuustaada waa inaad seexato, iyadoo faa’iidooyinka ugu muhiimsan ee hurdada laga helaa ay ka mid yihiin inaad dib u xasuusato waxyaabihii kugu wareegsanaa ee aad maqashay xiligii maalinimada ama duruustii aad maanta soo dhigatay IWM
3. Dariiqada sadexaad
Dariiqada sadexaad ee aad ku soo ceshan karto xusuusta waxyaabahii ku dhaafay waa adiga oo lugeeya oo socda in masaafo ah, iyadoo ay isku xidhan yihiin hadba socodka qofka aadamaha ah iyo xasuustiisu, isla markaana masaafo sadex KM ah oo uu maalin walba qofku lugeeyo ay door weyn ka qaadanayso in xasuustiisu hagaagsanaato mar kasta oo da’diisu ay sii weynaato.4. Dariiqada Afraad
Dariiqada afraad ee kuu sahlaysa inaad la soo noqoto ama xoojiso xusuustaada waa adiga oo joojiya ama hakiya cabista sigaarka, iyadoo guud ahan culimada cilmu nafsigu isku raacsan yihiin in Cabitaanka sigaarku uu waxyeeleeyo qaybta xasuusta ee maskaxda qofka bani’aadamka ah.5. Dariiqada shanaad
Hoos u dhigga miisaanka jidhkaaga ayaa kaa caawinaya in xasuustaadu si wanaagsan u shaqayso, iyadoo dhamaan tijaabooyinkii la sameeyey ay ka soo baxeen saamayn uu miisaanka qofku ku leeyahay xasuustiisa.6. Dariiqada lixaad
Dariiqada lixaadee aynu halkan ku soo bandhigayno ee kaa caawin karta in ay isbedel wanaagsani ku yimaado qaybta xasuusta aadamaha ayaa ah in uu iska laabo oo iska xidho Computer-ka isticmaalka Computer-ka ayaa qofka ku keena inuu dareenkiisa oo dhan wada siiyo shaqada uu ku hayo ee ku qabsanayo Computer-ka taasoo keenta in maskaxda qofku mashquul badan samayso, sidaa darteed culimadu waxay ku talinayaan in mar kasta oo qofku iska yareeyo isticmaalka Computer-ka ay maskaxdiisu helayso nasasho iyo deganaan taasina ay dhabbaha u xaadhayso in uu xasuusto waxyaabo badan oo uu soo dhaafay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Obama: Dagaal kula ma jirno Islaamka

0
0

Barack Obama’s 'extremism' language irks both sides

0
0

After 22 Somali-Americans left the area to join the radical Islamic group Al Shabab in Somalia from 2007 to 2009, the FBI helped the Justice Department expand a longstanding community policing effort with no particular terrorism focus known as the ...
Weblinks: 

Security operations kill Al-Shabaab militant, nab 3 others in Mogadishu

0
0

Somalia police on Wednesday launched massive counter-insurgency operation in Mogadishu, killing one Al-Shabaab militant and injuring another while three were arrested. The security offices involved in the operation said it's aimed at flashing out militants ...
Weblinks: 

Planting Fear Into The American Mind

0
0

Hay'ado:Malaayin Soomali ah ayaa qarka u saaran gaajo

0
0

To fight extremism, Barack Obama calls on US to embrace its Muslims

0
0

was recruited by the al-Qaida-linked terrorist group al-Shabab and was killed in Somalia in 2008. Bihi said that without a doubt Somali expatriates in the US have fared better than their counterparts elsewhere in the Somali diaspora. "We have done well ...
Weblinks: 

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Sameeyay Inta U Dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi Iyo Bula Burde

0
0

Share
Ciidamada ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula Burde ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay, iyadoo howlgaladaasi lagu soo qabtay maleeshiyaad naf la caari ah oo ka tirsan Argagaxisada Al Shabaab.
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan aagaasi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgaladaasi oo ay sheegeen in ay ahaayeen kuwa ammaanka lagu xaqiijinayol, islamarkaana lagu baadi goobayay argagaxisada Al Shabaab oo ku dhuumaaleysanaya deegaannada howdka ah ee ku teetsan wadadaasi.
C/laahi Barre Cilmi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula burde oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa u xaqiijiyay howlgaladaasi ay ku soo qabteen 4-malaashiyaad ah oo ka tirsan qaswadayaasha Al Shabaab oo laba ka mid ah ay ahaayeen kuwa hubeysan oo ku dhuumaaleysanayay deegaanada baadiyaha ee ku yaala halkaasi.
C/laahi oo sii hadlay ayaa sheegay in howlgaladu weli ay sii socon doonaan islamarkaana meel kasta ay ku baacsan doonaan firxadka Al Shabaab oo gabalkoodu sii dhacayShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga Dib u hishiisiinta Qaranka Oo Baaq U Diray Dadka Ku Dagaalamaya Gobolada Dalka

0
0

Share
Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan nabadda islamarkaana ay ka digtoonaadaan wax kasta oo abuuri kara xasilooni daro.
Guddoomiyaha guddiga dib u hishiisiinta Qaranka oo sii hadlay ayaa si gaar ah uga hadlay dagaalada dhawaan ka kala dhacay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo uu sheegay in xiligani aan loo baahneyn in dagaalo uu dhex maro dad Soomaaliyeed sidaasi daraadeed waxa uu ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalada ku saleysan beelaha.
Ismaaciil Macalin Muuse ayaa dhinaca kale ka hadlay waxqabadka guddiga ee sanadkii tagay oo uu sheegay in guddiga dadaalo badan uu ku bixiyay sidii loo joojin lahaa colaado ka dhacay qaar ka mid ah gobolada dalka, sida Sh/hoose, iyo Hiiraan oo uu tilmaamay in ay ku guuleystaan joojinta colaadahaasi dhacayay waagaa.
Guddiga dib u hishiisiinta Qaranka ayaa dadaal badan ku bixiyay  joojinta marka colaado ay dhex maraan beelo walaala ah oo wada daga.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

19.02.2015 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

0
0

Askari Nin Darawal ahaa saaka ku dilay Muqdisho

0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wararka saaka aan ka heleyno Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ayaa ku warramaya in Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada waddooyinka uu Nin  Darawal ah saaka halkaas ku dilay.
Dilka ayaa yimid ka gadaal muran dhexmaray Askariga iyo Darawalka la dilay iyadoo kadib dilka Askarigaasi uu baxsaday.
Maaha markii ugu horreysay ee dilal ASkarta dowladdu u geystaan dadka shacabka ah walow mararka qaar gacanta lagu dhigo Askarta falalkaasi geysata.