Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ordinary Somalis hit by anti-terror banking rules

$
0
0

Adan's brother lives in the United States where he runs a small business and sends money home to Somalia to pay school fees. Now new rules imposed this month to stop money laundering and terrorist financing mean all US transfers to Somalia are blocked.
Weblinks: 


22.02.2015 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

$
0
0

22.02.2015 Barnaamijka Subax Wanaagsan Ee Radio Hargeysa.

$
0
0

Madaxweyne Geelle oo la guddoonsiiyey biladda ugu sareysa Soomaaliya SAWIRRO”

$
0
0

Share
22 Febraayo 2105, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Geelle ayaa biladda lagu guddoonsiiyey xaflad casho sharaf ah oo uu Madaxweynaha Soomaaliya ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaxweyna Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweyne Geelle iyo shacabka reer Djibouti ay wax weyn u qabteen shacabka iyo dalka Soomaaliya, isla markaana uu mudan yahay biladdaasi iyo wax ka badan, Soomaalidanna aaney weligood ilaabi doonin abaalka loo galey.
Madaxweynaha Djibouti oo isna munaasabaddaasi ka hadley ayaa sheegay in mar walba uu taageero hiil iyo hooba la garab taagan yahay Soomaaliya.
Xafladda casho sharafta waxaa kale oo ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya , Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, xubnaha wafdiga Djibouti, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya, xubnaha baarlamaanka, taliyeyaasha ciidammada, xubno ka tirsan Akadememiyad Goboleedka Afka Soomaaliga iyo marti sharaf kale.
Xafladda waxaa suugaan kala duwan ku soo bandhigey kooxaha fanka ee gobolka Banaadir.
DHAMMAADShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka qeybgaley xuska maalinta Afka hooyo “SAWIRRO”

$
0
0

Share
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo barnaamij loogu magac darey Xuska Toddobaadka Afka Hooyo.
Madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi khudbad ka jeediyey ayaa ugu horeyn ka hadley qorshaha dowladda ee ciribtirka kooxaha nabad-diidka iyo in dowladda ay ka go’an tahay in si degdeg ah kooxahaasi loo baabi’iyo si ay shacabka Soomaaliyeed nabad u helaan.
“Maanta waxan halkan ku xuseynaa maalinta caalamiga ee afka hooyo, wax yar ka horna waxaan soo dhagax dhigney xarunta Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisho laga dhisayo. Iyadoo Muqdisho mansabkaasi la siiyey, ayaa haddana waxaa jirta in kooxaha nabadda diiddan ay isku dayayaan inay shacabka carqaladeeyaan, isla markaana ay Muslimiin masaakiin ah gummaadaan sidii shaley dhacdey. Taasi ma sii socon karto, gacan bir ah ayaana ku qabaneyna , waxaanna balan ku qaadayaa in hawshaasi aan dhowaan soo afjari doonno.’’
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbaddiisa si weyn uga hadley taageerada Djibouti ay Soomaaliya la garab taagneyd 25-kii sanno ee la soo dhaafey oo uu sheegay inaan marnaba la ilaabi Karin.
“Djibouti waxay hormuud u ahayd dadaaladii ugu horeeyay ee lagu doonayey in Soomaaliya dhibka looga saaro. Waan wada xusuusanaa doorkii taariikhiga ahaa ee uu qaatey Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Djibouti Marxuum Xasan Guuleed Abtidoon oo markii dowladdeena ay dhacdey isugu yeeray kooxahii Soomaaliya. Dadaalkaasi waa uu sii socdey ilaa laga soo gaaro sannadkii 2000, markaas oo la dhisey dowladdii KMG. Tan iyo shirkaasi Carta ka dhacay Soomaaliya dowlad la’aan ma noqon ilaa aan ka yeelanno dowladda haatan jirta ee rasmiga ah. Marka Djibouti waxay ka soo baxeen kaalintii la doonayey in walaal iyo deris uu ka soo baxo xilliga la dhibaateysan yahay. Mana filayo inaan abaalkooda gudi karno, marka loo eego sida ay inoogu hagar baxeen.”
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhanka kale si weyn ugu ammaaney Djibouti , degaannada Soomaalida ee Kenya iyo Ethiopia iyo aqoonyannada Soomaaliyeed ee dunida daafaheeda kala jooga, dadaalka muuqda ee ay u galeen kobcinta iyo dhowrista Afka Soomaaliga.
“Waxaan hambalyo u diraya dhammaan Soomaalida ku nool Geeska Afrika oo aan leeyahay waa guul iyo talaabo horumar leh in maanta la dhagax dhigo, Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo kaalin ka qaadan doonta horumarinta afkeena hooyo, dhaqanka iyo suugaanta. Maadaama afku uu yahay aasaaska horumarka bulsho ay gaari karto, waxaan marka ku boorinayaa aqoonyahannadeena in mustaqbalka dhow ay afkeena gaarsiiyaan heer aan daraasadaha culuunta kala duwan ku sameyno Afka Soomaaliga”, ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo isna munaasabadaasi khudbad ka jeediyay ayaa ugu horeyn shacaba Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay weerarkii waxashnimo ee kooxaha nabadda ka soo horjeeda ka geysteen Muqdisho.
‘’Shacabka Soomaaliyeed wan uga tacsiyeynayaa dhibaatadii foosha xumeyd ee dhacdey shaley. Ujeeddooda waxa weeyaan inay niyad jebiyaan shacabka Soomaaliyeed, taasina weligood ma gaari doonaan. Waan hubaa in shacabka Soomaaliyeed ugu dambeyntii guuleysan doonaan. Mar mar waxaan is iraahdaa xoogaggan qaska wada waxay u adeegayaan quwado kale oo doonaya in Soomaaliya aaney ka bixin dhibka ay ku jirto. Laakiin mar walba waxaa guuleysanaya rabitaanka shacabka oo doonaya nabad iyo horumar”.
Madaxweynaha Djibouti Mudane Geelle ayaa sidoo kale ka hadley doorkii Soomaaliya ay ka qaadatey halgankii xornimadoonka Djibouti iyo weliba taageeradii waddankiisa uu ka heley Soomaaliya xoriyadda kadib sannadkii 1977-kii.
Waxaa isna xafladda hadal ka jeediyey Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaaari.
Munaasabbada ayaa waxaa kale oo ka soo qeybgaley dhinaca Soomaaliya Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirrada Warfaafinta iyo Arrimaha Dibedda, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Cabdisalaam Hadliye Cumar iyo mas’uuliyiin kale, halka dhanka Djiboutina ay uga qeybgaleen Wasiirka Arrimaha Dibedda Maxamuud Cali Yuusuf, Wasiirka Dhaqanka iyo Arrimaha Diinta Aadan Xasan Aadan, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.
DHAMMAADShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qoysas ka walwalsan gabdhahooda oo ''kubiiray IS''

$
0
0

Maxa kala socotaa sanadka cusub ee shiinaha?

$
0
0

SAWIRRO: Geelle oo la guddoonsiiyey biladda ugu sareysa dalka Soomaaliya

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Geelle ayaa biladda lagu guddoonsiiyey xaflad casho sharaf ah oo uu Madaxweynaha Soomaaliya ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaxweyna Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweyne Geelle iyo shacabka reer Djibouti ay wax weyn u qabteen shacabka iyo dalka Soomaaliya, isla markaana uu mudan yahay biladdaasi iyo wax ka badan, Soomaalidanna aaney weligood ilaabi doonin abaalka loo galey.
Madaxweynaha Djibouti oo isna munaasabaddaasi ka hadley ayaa sheegay in mar walba uu taageero hiil iyo hooba la garab taagan yahay Soomaaliya.
Xafladda casho sharafta waxaa kale oo ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya , Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, xubnaha wafdiga Djibouti, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya, xubnaha baarlamaanka, taliyeyaasha ciidammada, xubno ka tirsan Akadememiyad Goboleedka Afka Soomaaliga iyo marti sharaf kale.
Xafladda waxaa suugaan kala duwan ku soo bandhigey kooxaha fanka ee gobolka Banaadir.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Meydka Qof oo laga helay Degmada Qoryooleey

$
0
0

Qoryooleey ( Sh.M.Network)-Wararka naga soo gaaraya saaka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in halkaas laga helay Meydka Qof.
Meydka ayaa lagu soo warramayaa in Jirkiisa uu ka muuqdo dhaawacyo kala duwan iyadoo si xun loo jar jaray.
Sida qof deegaanka ah oo uu Shabelle u sheegay Meydka ayaa inta la jar jaray lagu soo riday Jawaan.
Lama oga cidda ka dambeysay dilka qofkaasi Meydka ah ee laga helay Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Xanuunka Malaariyada oo la dawaynayo.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Shirkad laga lee yahay dalkaasi Ingiriiska ayaa cadaysay inay ku guulaysatay soo saarida dawo lagaga hortegaayo xanuunka loo yaqaano Malaria-da oo ah mid ay keento kaneecadu,taas oo kenaysa rajo ah in laga takhaluso xanuunkaasi sannadaha soo socda.
Gabadh u hadashay shirkaddaasi la yidhaahdo Able Giant waxay sheegtay inay rajaynayaan inay gaadhsiiyaan sannadaha soo socda wadamada soo koraaya oo uu dhibaato ku hayo xanuunkaasi,gaar ahaana kuwa qaaradda Yurub.
Dawadan oo lagu magcaabo Glaxo Smith Klein ayaa la sheegay in la rajaynaayo in la sameeyo meelo la dhigo lagana heli karo,si deg deg loogu geeyo meelaha lagu sheego xanuunkaasi,gaar ahaana meelaha ay ku awooda badan tahay,iyada oo loo qoondeeyey in la keeno meelo ay kamid tahay Durban ,South Africa,iyaga oo tilmaamay in nooc kamid ah halkaasi waqtigan loo raraayo,taas oo lagu magcaabo (RTS),waana nooc kamid ah dawadaasi ka hortaga ah.
Dawadan ayay tilmaameen khubarada soo saartay inay si fiican jidhka uga sifayn karto xanuunkaasi,iyada oo ay aad ugu fiican tahay caruurta ,gaar ahaana kuwa da’doodu gaadhayso 5 sanno ilaa 7 sanno inta u dhaxaysa,sidoo kalena waxa qayb dawadaasi kamid ah la siinayaa caruurta intaasi ka yar yar ,gaar ahaana kuwa gaadhaaya 6 ilaa 12 toddobaad,taas oo macneheedu yahay 75% kamid ah dadkaasi inay ka badbaadi karaan xanuunkaasi.
Shirkada laga lee yahay dalkaasi Ingiriiska ayaa sheegtay in dawadani ku filan tahay meelaha loogu talo galay ,gaar ahaana wadamada soo koraaya,sida uu sheegay Andrew Witty oo ah agaasimaha shirkaddaasi, waxa iminka ku jira tijaabadii ugu dambaysay dawooyinkaasi oo la filaayo inay dhowaan soo gaadhaan suuqyada dawooinka lagu iibiyo ,si loogu qaybiyo wadamo badana ,waxa la rajaynayaa in loo sameeyo hor dhac.
Xanuunkan Malaria-da ayaa waxa sannad walba u dhinta caalamka dad lagu qiyaaso inay gaadhayaa 660,000 oo qof,kuwaas oo ku nool wadamada soo koraaya badidoodu,waxaana ugu badan caruurta da’ahaan ka yar yar 5 sanno,iyada oo caalamka lagu arkay 219 oo million oo kays.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faysal Cali Waraabe Oo Dib U Dhaca Doorashada Dusha Ka Saaray Xukuumadda Iyo Golaha Wakiilada

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumadda iyo golaha wakiilada ku dhaliilay kuwo u heshiiyay dalka, isla markaasna iyagu is taageeraya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in aanay rajaynayn in doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo isaga oo eeda dhabarka u saaray xukuumadda iyo golaha wakiilada, waxaanu soo jeediyay fikradii xisbigiisa ee ahayd in golaha wakiilada la kala diro, isla markaasna xukuumad wadaag ah oo dalka doorasho gaadhsiisa la sameeyo. Faysal Cali waxa uu sidan ku shegay mar uu la hadlaayay jaaliyada reer Somaliland ee dalka Jarmalka, waxaanu ka hadalay xaalada dalka oo uu ku tilmaamay mid heehaab ah iyo wada hadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somaliya. Ugu horayn gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya arimaha baarlamaanka ayaa waxa uu yidhi “Haddanu nahay asxaabta waxaanu soo saaraynaa baarlamaan, baarlamaankuna waa inay dawlada ilaaliyaan laakiin marka ay dawladii iyo baarlamaankii is raacaan oo ay ku heshiiyaan inay sharciga jabiyaan, wakiilkii la soo doortay ee shanta sano fadhiyi lahaana uu in ka badan fadhiyo oo sharci kasta oo dawladu keento u saxeexo markaa cidna wakiil kama aha ee dawlada ayuu wakiil ka yahay waana waxa maanta dalkeena ka taagan. Baarlamaanka shan sano ayaa la doortay in ka badana way fadhiyaan wax ay dadkii soo doortay u qabteena ma jiro wax ay xisbiyadii ay ka soo baxeena barnaamijyadoodii ka fuliyeena ma jirto, dawladii iyo baarlamaankiina way heshiiyeen dhabarka ii xoq aan dhabarka kuu xoqee, ii kordhi aan kuu kordhiyee, maantana waa taas la arkayo in doorashadii dib u dhacayso, laakiin waxa leeyahay walee laydinma siiyo hadiyad mudo kordhin doorashadii aad sagsaagteen, baarlamaanku waa inuu tagaa, dawladana waa in mid loo dhan yahay la dhisaa, maantana nin baarlamaanka ku jira oo haddii uu deegaaankiisii tago la soo dooranayaa ma jiro.” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo hadalkiisa sii wata ayaa shaaca ka qaaday inaanay sanadkan doorasho dalka ka dhacayn, taasna waxa uu dusha u saaray baarlamaanka iyo xukuumada waxaanu yidhi “Doorashadaas waxa loo adeegsaday khidad ilaa hada lama keenin qalabkii lagu samayn lahaa doorashooyinka ilaa sadex biloodna way qaadanaysaa , marka ay yimadaan ee la bilaabo diiwaan gelintu waxay soconaysaa afar bilood, sharciguna waxa uu qorayaa doorashadu ha dhacdo lix bilood ka dib marka ay dhamaato diiwaan gelintu, qaar baa lahaa dawladu waa inay ku dedaashaa inay doorashadu wakhtigeeda dhacdo ma caruur ayey u sheekaynayaan waxaanu arkaynaa inaanay doorashadu wakhtigeedii dhacayn waana arin taagan,.” Ayuu yidhi gudoomiye Faysal Cali Waraabe Sidoo kale gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay wada hadalada somaliland iyo somaliya waxaanu dawlada dhex dhexaadinaysa ee Turkiga ku eedeeyey inay dhinac raacday waxaanu mar kale yidhi “Waxa kale oo taagan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya sadex sanadood iyo badh ayey socdeen markii horena si fiican ayaanu u bilawnay waxaana lagu heshiiyey in loo wada hadlo inaga oo kala ah sidii 60-kii laba qaran, laba dawladood oo ka tashanaya xidhiidhka u dhaxayn doona, sidii ay wada hadaladu u socdeen oo aanu ku heshiinay inay arintaas lix wadan dhex dhexaadiyaan ayuunbaa mar dhexe Turkigu dhexda kala booday cid kalana uma ogola, waxaanu Muqdisho la fadhiyaa kuwii uu ina dhex dhexaadinayey meel uu wada hadalkaas u wadaana ma jirto duniduna way yaabsan tahay anaguna waanu yaabsanahay, markaasbaa ka darane kuweena ayaa ka horaynaya marka uu u yeedho dhawr jeerna dhexda ayey ka soo noqdeen intay kuwa kale u jareen bal maxay ku ordayaan.” Ugu danbayntiina gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay hanaanka dawlada ee somaliland, isaga oo faah faahin ka bixiyey dhibaatooyinka dalka ka taagan waxaanu yidhi “Dadka waxaynu moodaynaa inaynu ka ilbaxsanahay ee inaga ayaa u badawsan, xafiisyada garan mayno, sida ay dawladuhu u shaqeeyaan garan mayno, xidhiidh lama lihin Afrikaanka iyo Soomaalida inaga dhexdeenana ma lihin oo qabiilooyin ayeynu u kala fadhinaa, ictiraafkana hees laguma helo ee tacab ayaa lagu helaa, socdaalkii aan u bixiyey socdaalka midaynta markii aan Somaliland ka imid waxaan kaga tagay niyad xumo, waxaanan isku hayey ma ku noqotaa iyo mayskaga tagtaa waayo marka aad aragtid ummad dhan oo aan wax danguud ka hadlaya aanay jirin, markaad aragtid ummad dhan oo mikirifoon sidata oo is wada caayeysa, markaad aragtid maalin kasta suldaan dhalanaya meesha uu suldaan dhashaana waa meel aan dawlad jirin marka dawladu adkaato suldaanku wuu diciifayaa waana laga tagayaa magtuna way yaraanaysaa, cadaalad ayaa imanaysa hay’addo cusub ayaa samaysmaya, inaga hay’adaheenii way daciifeen.”
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

‘’Adeer Kismaayo kama jiro wax maamul Jubba la yiraahdo’’

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Sayid Aadan oo kamid ahaa Baarlamaankii hore, ayaa sheegay inusan jirin wax la yiraahdo Maamulka Jubba.
Sayid Aadan, waxa uu tilmaamay in Kismaayo uu ka jiro Maamul Raaskambooni oo ay isu baheysteen Rag xidid ah, taasina aysan ka turjumeynin Jiritaanka Maamulka Jubba.
Isagoo arrintaasi ka hadlaayay ayaa waxa uu yiri “Jubbaland Maamul la yiraahdo oo deegaankaan ka jiro malahan, waxaa jiray maamul loo bixiyay maamulka KMG ee Jubba oo Raaskambooniyiinta iyo dowladda Federaalka heshiis ku galeen muddo sii horeysay shir ka dhacay Adis Ababa, xilligii loo qabtay waad ogtihiin oo waa gabaabsi’’
Waxa uu tilmaamay in DF Somalia ay iska indha sarcaadineyso xaqiiqda taagan, waxa uuna carabka ku dhuftay inay suuragal tahay in Madaxweyne Xassan uu gabi ahaan MKG Jubba uu u hibeeyo Axmed Madoobe balse aysan suuragal noqon doonin, islamarkaana uu dhamaaday wakhtigiisa.
Dhanka kale Maxamuud Sayid Aadan ayaa qalad ku sheegay mas’uuliyiin ka mid ah maamulka Jubba oo degmada Doolow ka wada shir ku aadan soo xulista xildhibaanada Gedo ee ka mid noqonaya Baarlamaanka maamulkaasi.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Deg deg ahDab xoogan oo ka kacay suuqa Black sea

$
0
0

Share
Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku yaalla Suuqa Black Sea, kaasi oo aan la goeyn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaasi.
Dadka deegaanka ayaa dadaal ugu jira inay damiyaan dabka, inkasta oo aan la ogeyn waxa sababay dabkaasi.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo gaaray goobta ayaa dhankooda ka qeyb qaadanaya daminta dabka,
Wixii ku soo kordha waan idin soo gudbin doonaaShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia extremists urge attacks on malls, including Mall of America

$
0
0

Dutchman behind Somalia suicide attack accused in other crimes

$
0
0

Video shows Somalia’s al-Shabab extremists urging attacks on US shopping malls

$
0
0

Somalia’s al-Shabab extremists urge attacks on US shopping malls

$
0
0

Somalia extremists urge attacks on U.S. malls

$
0
0

JOHANNESBURG - A video purported to be by Somalia's al-Qaida-linked rebel group al-Shabab urged Muslims to attack shopping malls in the U.S., Canada, Britain and other Western countries. U.S. authorities said there was "no credible" evidence suggesting a U ...
Weblinks: 

Somalia: Iran Ready to Work for Peace, Stability in Somalia - Deputy FM

$
0
0

Iran's Deputy Foreign Minister for Arab-African Affairs emphasized Iran's readiness to expand ties with Muslim people and government of Somalia and cooperate to establish peace and stability in countering terrorism in the region. Amir-Abdollahian made the ...
Weblinks: 

Djiboutian president visits Djibouti's peacekeepers in Somalia

$
0
0

DJIBOUTI, Feb. 23 (Xinhua) -- Djibouti President Ismail Omar Guelleh on Sunday visited Djiboutian contingent of the African Union Peacekeeping Mission in Somalia (AMISOM) in Somalia's central town of Beledweyne, an official source has said. Guelleh who was ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live