Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Akhriso Madaxweynayaasha Jubba & Puntland oo Heshiis kala saxiixday

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa soo gabagabeeyay booqasho mudo 3 Cisho uu ku joogay Magaalada Kismaayo.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyaga oo kusii jeeda Magaalada Garoowe, sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uul ka tirsan Juba.
Ka hor inta uusan C/weli Gaas ka dhoofin Magaalada Kismaayo, ayaa waxa uu halkaasi Heshiis dhowr qeyb ka kooban kula saxiixday Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe waxa uuna u qornaa Heshiiska sida tan:-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Khilaaf soo kala dhexgalay Hogaanka sare ee Alshabaab & Cabsi lagaqabo..

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Khilaaf xoogan ayaa waxa uu xiligaani ka dhextaagan yahay Hogaanka sare ee Maleeshiyada Alshabaab.
Khilaafka ayaa la tilmaamayaa inuu dhashay kadib markii Horjoogayaasha qaar ay soo jeediyeen in Kooxda lagu biiriyo Maleeshiyaadka Daacish ee ka dagaalanta Siriya iyo Ciraaq.
Ilo wareedyo katirsan Maleeshiyada ayaa sheegaya in garab uu Hogaaminayo Axmed Diiriye ”Abuu Cubeyda” oo ah Hogaamiyaha Shabaab ay doonayaan in ay la midoobaan Kooxda Daacish islamarkaana ay ka furtaan Ururka Al-qa’ida oo ay ka tirsan yihiin.
Arrintaasi ayaa waxaa kasoo horjeestay Saraakiil kale oo Shabaabka ka tirsan oo uu kamid yahay Mahad Karataay, waxa ayna kasoo horjeedan in lagu biiro Daacish.
Inta badan Saraakiisha Alshabaab ayaa Daacish ka aaminsan Koox aan sal iyo baar ku laheyn diinta Islaamka, marka loo eego sifooyinka ay ku dhaqayaan Bulshada.
Dhanka kale, Axmed Diiriye ayaa fakirkaani ku qarinaaya fashil ku imaaday Hogaankiisa, waxa uuna fashilkaasi ku qarinayaa in kooxda ay ku biirto Daacish.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DF Somalia oo hal arrin la damacsan Milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaarayo dhanka Laamaha Amaanka DF Somalia ayaa sheegaya inay wadaan qorsho lagu aruurinaayo Milkiilayaasha Hoteelada Muqdisho.
Sargaal ka tirsan Booliska DF Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay inay jiraan Milkiilayaal lagu soo eedeeyay inay magan galiyaan Saraakiil ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab oo magaalada Muqdisho u jooga indha indheyn.
Sargaalkani ayaa sheegay inay socdaan dadaalo lagu xaqiijinayo Milkiilayaasha Hoteelada oo badankooda xiriir dhow la leh Alshabaab, waana tankeentay in qorshaha lagu soo daro in la xiro Milkiilayaasha.
Dhanka kale, Laamaha amaanka ayaa aaminsan in Hoteelada Muqdisho badankood ay ka qeybqaatan qalqal galinta Amaanka Muqdisho, bacdamaa hoteelo badan lagu arkay Saraakiil alshabaab ah.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hay’adaha Amniga dalka oo Howlgalo Amni sugid ah ka sameeyay Muqdisho

$
0
0

Share
Baaritaano dheeraad ah oo ay Ciidamada amaanka Dalka ay 24 kii saac ee la soo dhaafay ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir qaar ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad lala xiriirinayo Kooxaha Nabad diidka ah Ee Al shabaab dhawaana Hay’adda NISA ay ugu yeerta UGUS,dad lagu soo qabtay isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale dadkii lahaa Libaxayo gabar yar ku dhaawacay degmada Cabdi casiis Ee gobolka Banaadir.
Goobaha sida gaar ah Ciidamada hay’adda NISA iyo Booliska Soomaaliyeed ay baaritaanada uga wadeen ayaa waxaa ka mid ah Xeebta Liido oo maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ay u damaashaad tagaan Boqolaal Bulshada ku dhaqan caasimada ah iyadoo sidoo kalena la arkayay Ciidanka iyo saraakiishooda oo doomo ku dhex wata Badda isla markaana kormeeraya dadka ay suuragalka tahay in biyaha bada ay qaado
Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Cabdi Casiis Gaashaanle Axmed Baashane oo kamid ahaa saraakiisha howlgalada hagaysay ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada Amniga ay had iyo jeer u taagan yihiin ilaalinta Amaanka dadka Soomaaliyeed.
Isgoyska Siinaa Ee Degmada Warta nabadda ayaa sidoo kale ka mid ah goobaha ay Ciidamada amaanku ka sameeyeen howgalada amni sugida ah sidoo kale waxaa halkaa lagu soo bandhigay Labo Ruux iyo Maandooriye la sheegay in ay ku sameynayeen Guri ku yaala Xaafadaas.
Afhayeeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Maxamed Yuusuf Cusmaan oo saxafiyiinta kula hadlay ayaa sheegay in baaritaanada ay qayb ka yihiin Howlgalada lagula dagaalamay Maandooriyaha dadka ku lugta leh.
Maxamed Yuusuf Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay kala qaybsanaanta iyo dagaalka ka dhex bilowday Hogaanka Kooxda Nabad diidka ah Ee UGUS waxaana uu sheeegay in ay Hay’adaha amnigu si dhaw ula socdaan bur burka kooxda ku socda isla markaana ay ka hortagayaan Weeraro ay ka geystaan Gudaha Caasimada.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday dadkii Guriceel ka barakacay

$
0
0

Share
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya Janaraal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmihii la soo dhaafay howllo shaqo u joogay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa kormeerey Tuulooyinka ay ku sugan yihiin dadkii ka barakacay dagaaladii dhowaan ka dhacay magaalada Guriceel.
Kormeerkan Wasiirku ugu kuurgalayay xaaladda dadkaasi ayaa waxaa ku wehliyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka magaalada Guriceel, odayaal iyo mas’uuliyiin kale waxaana ay booqdeen deegaano badan oo ay ku nool yihiin dadka barakacyaasha ah.
Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee magaalada Guriceel Cismaan Maxamed Aadan oo kormeerka mas’uuliyiinta ay maanta sameeyeen la socday ayaa waxaa uu soo sheegayaa in dadkii ay mas’uuliyiinta ay kormeereen ay haysato xaalado nolaleed oo aad u daran waxayna dadka barakacyaasha ah codsadeen in gargaar lala soo gaaro.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Puntland President Abdiweli Gaas wraps up four-day long tour in Jubbaland

$
0
0

RBC — The President of Somalia’s North Eastern Government of Puntland D.r Abdiweli Mohamed Ali Gaas has wrapped up four-day long tour to Kismayo, the Interim administrative capital of Jubbaland. President Abdiweli along with a large delegation ...
Weblinks: 

SOMALIA: Puntland President Abdiweli Gaas wraps up four-day long tour in Jubbaland

$
0
0

RBC — The President of Somalia’s North Eastern Government of Puntland D.r Abdiweli Mohamed Ali Gaas has wrapped up four-day long tour to Kismayo, the Interim administrative capital of Jubbaland.
President Abdiweli along with a large delegation including members of his cabinet, lawmakers and community leaders has concluded today a official visit to Jubbaland.
While in Jubbaland, D.r Abdiweli Gaas has taken bilateral-relation improving meetings with his counterpart Ahmed Mohamed alias Ahmed Madabobe in Kismayo.
The President has also paid a evaluative tours to government sites in Kismayu including Kismayu seaport and other government offices.
Well-arranged welcoming ceremony was held on Wednesday night for the President and his delegation at Jubbaland Presidential Palace in Kismayo where Jubbaland President Ahmed Madobe speaking stated that Puntland is the mother of Federal system in Somalia and also safe home to the Somali people regardless of their clan.
On the other hand,  Puntland and Jubbaland has singed agreement of cooperation to enhance the relation between the two Somali federal members states as allowed by the Somali Provincial federal constitution.
Puntland, seventeen years-old semi autonomous in north eastern Somalia with over one third of Somalia’s land and people has paid financial, Moral and physical support to the establishment of Jubbaland state according to Ahmed Madobe, the President of Jubbaland.
Finally the delegation of the President of Puntland Abdiweli Gaas are scheduled to return to Garowe today.
 
  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Major security operation underway in Mogadishu

$
0
0

RBC — Somali National Security police in Mogadishu are making a major security sweep in Mogadishu, Somali capital city.
Police have commenced today days-long security operation after the National Intelligence agency detected  a tip-off of terror attacks plotting by Al-shabab, terrorist group in Somalia according to the Security ministry spokesman Mohamed Yusuf.
Heavy search of vehicles and peoples is being carried out in Mogadishu’s main streets where increased presence of police forces was reported in the capital city.
“Security officers are put into high alert as intelligence agencies found tip-off suggesting Al-shabab plotting terror attacks in Mogadishu,” Said Mohamed Yusuf.
The spokesman highlighted that the western backed federal government police forces have foiled terror attack plotted to happen in Mogadishu.
Mogadishu’s most active Somali security agency, peace-keeping unit has been increasingly dispersed to the main streets in the city to reduce the possible of terror attack by Al-shabab.
Since Al-shabab, the Al-qaida linked militants were driven out of Mogadishu in 2011, the city has been victim of deadly on-and-of deadly terror attacks.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mudug: Afar qof oo ku geeriyootay maleeshiyo dagaallantay

$
0
0

Afar qof ayaa ku dhimatay, tiro intaas ka badanna way ku dhawaacmeen deegaanka Saaxo-kurtumood oo qiyaastii 100 km dhinaca koonfur-galbeed ka xiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii labo maleeshiyo ay  dagaallameen. Afarta qof ee dhimatay ayaa la sheegayaa inay ka tirsanaayeen labada dhinac ee dagaallantay. Maxamed Axmed oo ka mid ah odayaasha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Indian Ocean shipping still at risk

$
0
0

"The situation in Somalia is far more complicated. Piracy in the region has been effectively suppressed, but not completely eradicated and pirates could strike again if shipping companies relax their guard,”he said. The Indian Ocean still presents a ...
Weblinks: 

Madaxweyne Ku Xigeenkii hore Ee Puntland oo lagu Riday xukun aan abid soomaliya ka dhicin

$
0
0

Shirkii Nabadaynta ee beelaha Taleex ayaa waxaa kasoo baxay Qodobo laga gaadhay, iyadoona Maxkamad islaamiga ah ee Xukunka Riday ay wixii khasaaro halkaasi ka dhacay ku xukuntay Jen: Cabdisamad Cali Shire iyo Ciidankii uu watay.
Sidoo kale Arintaan ayaa waxay meesha kasaari doontaa Colaadii soo noq-noqotay ee ka dhacday magaalada Taleex, iyadoona sidoo kale Taariikhda lagu xusi doono dhacdadan ka dhacday magaalada Taleex oo ah mid aan horey nooceedu uga dhicin soomaaliya, in maxkamad lasoo taago masuul xil sare soo qabtay gudaha dalka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wiil Somalia Ah Oo Daacish ku biiray

$
0
0

Talafeeshinka CBC News ayaa sheegay in Cumar oo Dad’da Labaatameeyda ku jira uu kasoo tagay Magaalada Edmonton, ee xarunta Gobolka Alberta 2013, isagoo markaasi aaday dalka Masar si halkaasi Culuumta Shareecada Islaamka ugu soo barto.
Qoyska Cumar ayaa xaqiijiyay in Wiilkooda Cumar uu ku sugan yahay dalka Syria, halkaasi oo ay sheegeen inuu kasoo wacay kadibna uu u sheegay inuu kamid noqday Kooxda Daacisha (ISIS).
Ururka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada ayaa xusay in Cumar Axmed uu ka shaqeyn jiray Fort McMurray oo dalkaasi ku taalla, waxaana la rumaysan yahay in halkaasi lagu tashkiiliyay inuu aado dalka Syria oo ku biiro Daacish.
Waa Qofkii 4-aad oo kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Magaalada Edmonton, oo aada dalka Syria kadibna ku biira Daacisha Labadii Sano ee lasoo dhaafay, waxaana Jaaliyadda ugu baaqeen Dowladda Canada inay wax ka qabato Dhalinyarada Xagjiriinta noqonaya ee ka safraya dalkaasi.
Jibril Ibrahim, oo kamid ah Jaaliyadda Canada ayaa sheegay in 3 Dhalinyaro Soomaali ah oo kasoo tageen Edmonton 2013 lagu dilay dalka Syria iyagoo ka barbar dagaalamaya Daacish.
Gabdho ayaa kamid ah Dhalinyada aaday Syria ee la sheegay inay u dagaalamayaan ISIS. 160 Qof oo kasoo tagtay Canada ayaa ku biiray Daacish
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nabadoon Caan ah iyo Wiil uu Adeer u ahaa oo xalay si xun loogu dilay Magaalada Baladweyn

$
0
0

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay saqdii dhaxe kooxo hubeesan ay gurigiisa ugu dhaceen kadibna ku dhax dileen nabadoon caan ka ahaa Magaaladaasi .Kooxahan hubeesan ayaa la sheegay in xalay ay gudaha u galeen Guri kuyaala Xaafada Howl-Wadaag ee Magaalada Baladweyn, waxa ayna gurigaasi qolkii uu ka jiifay ku dhax dileen Nabadoon Axmed Siyaar Aadan, iyagoo sidoo kale dhaawacay Xaaskiisa iyo Wiil uu dhalay Nabadoonka .Kooxaha Hubeesan ayaa sidoo kale guriga ka kaxeestay Wiil uu adeer u ahaa Nabadoonka la dilay, waxaana saakay Xaafada Howl-Wadaag laga helay meydka Wiilka uu adeerka u ahaa Nabadoonka la dilay oo isna qoorta laga jaray.Ilaa hada lama oga cida ka dambeysa dilka loo geestay Nabadoon Axmed Siyaar Aadan iyo Wiilka uu adeerka u ahaa, Saraakiil katirsan Ciidanka Dowlada oo ku sugan Baladweyn ayaa dilka ku eedeeyay Al-Shabaab.Magaalada Baladweyn ayaa caan ku ah beegsiga Nabadoonada Caanka ka ah Magaaladaasi, waxaana inta badan baxsada raga fuliyay dilalka qorsheesan ee Magaaladaasi ka dhaca gaar ahana kuwa nabadoonada loo geesto.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Maamulka Muungaab Sanad kadib Maxaa u qabsoomay maxuusa ku fashilmay(Warbixin Xasaasi ah)

$
0
0

Afartii bishii seddexaad ee 2014ka ayey aheyd maalintii uu guddoomiyihii hore ee G/Baadir Mudane Tarsan uu xilka ku wareejiyay guddoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxanmed Xuseen Muungaab, maalintaas wixii ka danbeeyana waxaa maamulka mudane Muungaab ku wehliyay seddex ku xigeenno oo isla maalin la soo magacaabay, oo loo heysto in ay naftirkoodu ay qeyb weyn ku lee yihiin horumarka iyo dib u dhaca ku yimaada magaalada Muqdisho inta ay iyagu ku magacaaban yihiin xilalkaas.Muungaab Markii xilka guddoomiyenimada loo dhiibay, waxa uu durba ballan qaaday oo weliba uu meelo badan ka sheegay, inuu wax weyn ka qaban doono amniga waase haddii la i hoos keeno ciidamada booliska gobolka iyo kuwa nabadsugidda gobolka, nasiib darrase amaba nasiib wanaag waa u suurtoobi weyday in labadaas heyadood la hoos geeyo maamulka gobolka Banaadir, oo uu sharciyan sida federaalka ahi ay tahay in isaga la hoos geeyo. Waxaana shaqadaas ay noqotay mid uusan wax weyn uusan ka qaban maadaama sidii uu u maleynaayay aysan howshu noqonnin. Wax kale oo la hubo oo uu si toos ah u ballan qaaday oo la sheegi karo ma jiraan, dad badan ayaanaba qaba sababta ugu weyn oo loo keenay inay aheyd inuu nabadgelyada wax ka qabto.Waxaase uu wax weyn ka qabtay oo isaga si toos ah u muuqda inuu culays weyn ku lahaa isbedelkii lagu sameeyay madaxda degmooyinka, runtiina lagu amaani karo, taas oo wax weyn ka bedeshay qaabka ay magaalada u shaqeyso iyo weliba isbedel weyn oo ku yimid maamulkii degmooyinka dhinac kasta, uuna u shaqaaleysiiyay dhalinyarop aqoon badan leh, suurta geliyana inay isbedelaan aragtida laga heysto maamullada degmada oo meesha laga wareejiyay dadkii sheegan jiray inay xoreysteen.Waxa kale oo uu ku guuleystay, inuu dib u habeyn ku sameeyay maamulkii dhexe ee gobolka Banaadir iyo magaalada Muqdisho oo uu xilal muhiim ah u dhiibay dad aqoonyahanno ah oo iyagu runtii la jaan qaadi kara, durrufaha adag ee maanta ka jira magaalada Muqdisho. Dadkaas xilalkaas loo dhiibay waxa ay u fududdeysay guddmiye Mudane Muungaab inuu helo dad uu aragtiyadiisa u dhiibo oo runtiina uu ku kalsoon yahay inay hirgelin karaan. Waxa uuna meelo badan ka sheegay in dadka uu xilalka uga dhiibay degmooyinka iyo maamulka dhexe ee gobolkaba ay yihiin dad kan ugu yar uu heysto shahaado jaamacadeed. Waxa uuna soo kordhiyay xafiis cusub oo dood badan dhaliyay oo la yiraahdo xafiiska xalinta khilaafaadka oo aan si toos ah loo garanaynin xeerka uu sharciyan ku dhisan yahay. Waana xafiis shaqo badan qabta runtiina awoodiisa iyo weliba shaqadiisu ay u baahan tahay in loo helo qaab sharciyeysan oo shaqadiisa iyo shaqada maxkamadda gobolka lagu kala duwo, si loo helo xafiisyo isdhameystira oo aan isla tartamin.Waxaa u qabsoomay oo uu weliba ku faani karaa mudane Muungaab inuu furay mashruuca dib loogu dhisayo xafiiskii hore ee dowladda hoose ee Muqdisho, oo uuna ugu magac daray mashruucaas “dib u dhiso dalkaada” oo muddo socday, in kasta oo sida muuqata waqtigii uu sheegay inuu dhamaan doono dhismahaas waqti badan laga soo wareegay, welina u ekeyn inuu maalmo dhow dhammaan doono.Waxaa kaloo waxyaabaha u qabsoomay ka mid ah, inuu aaday shirar badan oo uu xiriirro kala duwan ugu soo sameynayay magaaladaan, oo ay ku jiraan kuwii uu dhowrka jeer ku tagay dalaka Turkiga iyo Denmark, Qadar iyo kuwo kale.Gudoomiye Muungaab ayaa sidoo kale ku guuleestay in uu dhigay xafdlado aad u badan ay ku baxeen qarashaad fara badan oo Gobolka wax loogu qaban karay, waxaana Xafladahaasi intooda badan ay ka dhaceen Xarunta uu ku leeyahay Degmada Hiliwaa.Waxa uuse ku guulaysan waayay, wax badan oo ay magaaladini u baahneyd, oo ay ugu horeyso inuu ka shaqeysiiyo madaxda uu magacaabay, siiyana shaqooyin iyaga u gaar ah, laga soo billaabo kuwa ku xigeennada u ah ilaa lagu gaarsiiyo madaxda degmooyinka iyo agaasimayaasha gobolka iyo magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho, wax kasta waxaa loogu tagaa guddoomiyaha gobolka laga soo billaabo nadaafadda illaa maamulka maaliyadda, wax uusan isagu sixiixinna kama shaqeeyaan gobolka Banaadir. Kuxigeenada, agaasimayaasha, guddoomiyayaasha, iyo dhammaan shaqaalaha xilalka kala duwan ka haya gobolka waa magac u yaallo uu ku tagri falo, wax la dhihi karo maamul oo mamul ahaan u shaqeeya oo ka jira gobolka Banaadir ma jiraan, marka laga reebo goynta warqadaha dhalashada iyo sugnaanta iyo warqadda shatiga oo aanan naftirkooda la garaneynin inay jiraan dad isaga masuul uga ah oo xafiisyadaas la maamula madaxda magac u yaalka ah, sida ka jirta dhul bixinta oo uusan agaasimuhu awood u laheyn inuu shaqadiisa qabsado isaga oo wakiil gaar ah soo marin.Waxyaabaha guddoomiyaha muddadii uu joogay xilkaan lagu soo eedeeyay waxaa ka mid ah inuu dhunsaday, hanti qaran oo aan xisaab laheyn, oo weliba hantidii loogu talo galay in lagu horumariyo gobolkaan dano shaqsi ah loo isticmaalay. Inuu dhiibay heshiisyo uu isagu qeyb ka yahay oo shirkado gaar ah lagu siiyay shaqooyinkii ay aheyd inuu gobolku qabto oo ay ugu horeeyaan, shirkadaha nadaafadda ka shaqeeya, kuwo daabaca warqadaha iyo shahaadooyinka uu gobolku soo saaro, kuwa shidaalka iyo qalabka siiya shaqaalaha gobolka Banaadir kana qabta shaqooyinka qalabeynta xafiisyada iyo wixii la midka ah. Waxa kale oo uu burburiyay heshiisyo aad u badan oo ay maamulkii hore la galeen ganacsato yaryar oo iyagu fikrado ku soo kordhiyay horumarka gobolka Banaadir, oo uu ugu horeeyo shirkaddii xoola qalista oo iyadu dib u habeyn ku sameysay kawaan bari. Shirkaddaas oo uu gobolku qeyb muhiim ka ahaa ayaa shaqadeedii la burburiyay iyada uu guddoomiyuhu wax ka qaban waayay heshiiskii ay shirkaddaasi maamulkii Tarsan la gashay.Waxa kale oo cad in xowligii ay u shaqeynayeen heyadaha Turkiga, aysan u shaqeynin intii uu guddoomiye Muungaab xilka hayay, dhowr jeer oo kala duwanna waxa uu isaga daba noqday dalka Turkiga wax weyn oo u soo hagaagayna ma leh. Xanta hoose ayaa sheegeysa inuu markii uu xilka qabtayba uu Turkida iyo shaqada ay qabanayaanba uu ka urinayay Tarsan taas oo keentay in uu isla markiiba si fahan qaaban uu ula jaanqaado howlaha xowliga ku socda oo ay heyadaha gargaarka Turkidu wadeen muddaddii ay dalka joogeen. Isfahan waa soo kala dex galay isaga iyo madaxdaas ayaana loo aaneynayaa inaan horay loo sii wedin qorshihii labaad oo ay qorsheynayeen inay magaalada wax uga qabtaan.Waxaa kaloo lagu eedeeyay inay isaga iyo dad ku dhowdhow maamulkiisa oo weliba ay qeyb ka yihiin shaqsiyaad ku dhowdhow guriga madaxweynaha dalka, inay cabirteen dhulkii obasiibada ahaa ee ku yaallay intii u dhexeysay wershadda oomada Beylka iyo jid caddaha u dhow garoonka diyaarada inay cabirteen oo ay boosas u kula jarjarteen. Eedeyntaan oo ah mid ay sheegayaan dad ka shaqeeya dhulka iyo dadkii horay looga kiciyay ayaa noqoneysa mid aad u fool xun runtiina u baahan baaritaan iyo dabagal, ayaa qeyb ka ah boob hanti ma guurta ah oo qeybo badan oo magaalada ah ka dhaceen intii uu xilka hayey mudane Muungaab.Waxaa kaloo lagu soo eedeeyay inay mushaaraadki waayeen shaqaalihii gobolka, oo intii uu Tarsan xilka hayay aan horay udhicin, in kasta oo laga yaabo in shaqaaluhu uu maanta ka mushaar badan yahay markii uu Tarsan gobolka maamulayay. Waxa kaloo la sheegay inay jiraan shaqaale badan oo iyagu dhowr bilood shaqaale u ah gobolka Banaadir oo aan wax xuquuq iyo mushaar ah aanan weli ku heysan maamulka uu madaxda ka yahay Mudane Muungaab.Ugu danbeyntii muddada sanadka ah oo uu mudane Muungaab hayey maamulka gobolka Banaadir ayaa marka la isbarbardhigo waxa uu soo kordhiyay iyo waxa uu qasaariyay ay badan yihiin waxa uu qasaariyay oo isugu jira: maamul xumo, ku tagri falid hantidii gobolka oo uu sidii hanta shaqsi u isticmaalo iyo inuusan keenin mashaariicda ay magaaladu u baahan tahay. Waxaanan la filaynin inuu wax iska bedeli doono, waxaana sugnaa waa waxa uu sanadkaan qabto ama uu qaban waayo, waaba haddii uu sii joogee.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

07.03.2015. Warkii Galabnimo.

$
0
0

Agaasimaha Wasaasrada Maaliyada oo ka Hadlay Waxqabadkii Wasiir samaale

$
0
0

21 arrested in Belet Hawo

$
0
0

21 qof oo looga shakiyay Al-Shabaab oo lagu xiray Beled Xaawo

$
0
0

DANIEL GARDNER: A sense of perspective

$
0
0

A little more context here: al Shabaab jihadists in Somalia released a video threatening to attack numerous malls in Europe, Canada, and America, specifically naming Mall of America in Minneapolis as a prime target. Obviously, CNN saw the Giuliani story as ...
Weblinks: 

NATO oo Mahamed Gaas shahaado sharaf gudoonsiisay

$
0
0

Kn: Cilmi baaraha da’da yar Prof. Maxamed Gaas ayaa la gudoonsiiyay Shahaado sharaf uu ku mutaystay talooyin wax ku ool ah oo uu ka bixiyay sida lagu xasilin karo guud ahaan Bariga Afrika, gaar ahaanna Geeska Afrika.
Sida ay KismaayoNews xog ku heshay, Prof. Gaas talooyinka uu bixiyay ee khuseeyay Soomaaliya ayaa waxaa kamid ahaa inaan beesha caalamku ku fiirsan xasilinta Soomaaliya dalalka dariska oo mid kastaayi dana gooni ah ka leedahay taasi oo laga yaabo inay dantu ugu jirto inay sii jiitamaan arimaha murugsan ee dhinaca nabadgaliyada. Sidaasi darteed wuxuu ku dooday inay lagama maarmaantahay in ciidamada AMISON ee Afrikaanka ah lagu badalo ciidamo UN oo ay qayb muhiim ah ka yihiin dalalka Islaamka sida Turkiga.
Dr. Gaas wuxuu sheegay in qarni ka hor ay Soomaalidu diiday oo la dagaalantay Gumaysigii caddaa, sidaasi darteed ay Soomaalidu aad uga guuxayso inay qarniga 21aad aqbasho wax ay u arkaan gumaysiga madow. Wuxuu Prof. Gaas soo jeediyay intayna xaaladdu faraha ka bixin ee Soomaalidu ku kicin ciidamada Afrikaanka oo hadda sida muuqata uu sii kordhayo naca iyo cadaawadda ay shacabku u hayaan ay haboontahay in la badalo.
Dr. Maxamed Gaad waa Bare Jaamacadeed oo wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka Norway, waana cilmi baare wax laga waydiiyo Bariga Afrika.