Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dalka Sucuudiga oo noqday dalka ugu hub iibsiga badanaa dunida

$
0
0

Dalka Sucuudiga ayaa noqday sannadkii 2014-ka dalka ugu horreeya dhanka soo iibsashada qalabka iyo hubka Military, waxaana loo aaneynayaa khalkhalka siyaasadeed iyo Military ee ka jira mandhiqada bariga dhexe.
Khubaro arrimaha hubka ka faallooda oo xafiis ku leh magaalada London ayaa sheegay in sannadkii 2014 uu kordhay kala iibsiga hubka wuxuuna gaaray 64.4 billion dollar iyadoo sannadkii 2013 uu ahaa 56 billion, wuxuuna kordhay 13.4%
“arrinkaan ayaa yimid ka gadaal dalab aan hore loo arag oo ay soo gudbisteen dowladaha dhaqaalahooda uu soo    ka  kobcayo diyaaradaha military iyo khalkhalkka amni ee ka aloosan mandhiqada bariga dhexe iyo guud ahaan Asia.
Warbixintaan ayaa looga hadlay ilaa 65 dal, boqortooyada Sucuudiga ayaana noqotay dalka ugu soo hub iibsi badnaa iyadoo soo iibsatay agab military oo gaaraya 6.4 billion dollar, Boqortooyada Sucuudiga oo sannadkii hore gashay kaalinta 2-aad ayaa ka hormartayd dalka India (5.5) billion dollar waxayna noqotay suuqa ugu weyn ee hubka qaata, iyadoo hub iibsiga boqortooyada Sucuudiga wuxuu kordhay 54%, wuxuuna kordhi doona 52% sannadka 2015-ka, si uu u gaaro 9.8 billion dollar.
Warbixinta ayaa intaas ku dartay in dalka boqortooyada Sucuudiga uu yeelan doono $1 oo ka mid 7-dii dollar ee hub lagu iibinayo sannadkaan 2015-ka, waxayna intaa ku dartay in mandhiqada bariga dhexe ay noqoneyso suuqa ugu weyn ee hubka lagu kala iibsado, iyadoo la filayo in 110 billion dollar lagu kala iibsan doono hubka 10-ka sanno ee soo socota
Dowladda boqortooyada Sucuudiga iyo Imaaraatka Carabta ayaa kaligood soo dhoofsaday hub iyo agab qiimahoodu yahay 8.6 billion sannadkii 2014, waana wax ka badan tirada hub ay iibsadeen yurubta galbeed oo dhan, dowladda Mareykanka ayaana ah dowladda ugu weyn ee hubkaas suuq geysatay (1/3) hubka lagu qiyaasay 23.7 billion dollar, waxaana kaalinta labaad ka galay dalalka hubka suuq geeya dalka Russia oo lagu
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Xog: Rag caddaan ah oo suxufiyiin iska dhigay oo qorshe kale u tagay Cadaado

$
0
0

Cadaado (Caasimada Online) - Caasimada Online ayaa ogaatay in rag cadaan oo iska dhigay inay yihiin rag wariyayaal ah ay tageen magaalada Cadaado kuwaasi oo u kuur galayay amaanka magaaladaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dadkaasi ay iska dhigeen inay yihiin Waryaal u shaqeeya mid ka mid ah wakaalada caalamka ayna doonayeen inay warbixino ka diyaariyaan magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb.
Ragaasi ayaa la sheegay inay ahaayeen dad sirdoono ah oo doonayay inay ka hadlaan amaanka magaalada Cadaado maadaama la qorsheynayo in lagu qabto shirka maamul usameynta gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.
Waxaa la sheegay inay Sawiro la galeen mid kamid ah kooxaha burcad badeeda oo si weyn loo doon doonayo, taasi oo ay ku muujinayeen in amaanka magaalada aan la isku haleyn mar haddii lasoo dhaweystay ruuxaasi ka tirsan Burcad badeeda.
Dhanka kale Caasimada Online ayaa heshay xogo ku saabsan in ciidamada Jabuutiyaanka ay u gudbaan magaalada Cadaado si amaanka magaaladaasi wax looga weydiiyo.
Inkastoo aan xiriiro kala duwan la sameynay maamulka Ximan iyo Xeeb haddana masuuliyiinta qaarkood oo aan la hadalnay wey ka gaabsadeen inay arimahaani xogo naga siiyaan.Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

An American ‘Mamasapano’

$
0
0

In 1993, the United Nations, led by US forces, was involved in a humanitarian relief effort in Somalia, code-named Operation Restore Hope. The operation was aimed at creating a democratic state and establishing a government of national reconciliation in ...
Weblinks: 

Daawo 15 Baabuur Ee Aduunka Ugu Qaalisan Ciyaarhanada Wata Iyo Qiimahooda

$
0
0

Waxaa lasoo saaray liiska ciyaaryahanada soo iibsatay baabuurta ugu qaalisan dunida sanadka 2015 iyado qaar badan oo laacibiinta ah ay kaalmo aan wanaagsaneyn ay galeyn.
Warbixintaan ayaa waxa ay cadeyneysaa in Samuel Eto’o uu wato baabuurka ugu qaalisan sanadkan waxaana labaad iyo sedaxaad soo galay Cristiano Ronaldo,halka Messi uu ku jiro kaalinta shanaad.

1.Samuel Eto’o: Baabuurka uu wato  waa Aston Martin One-77 – waxaana lagu qiimeeyaa: €1.7m

2.Cristiano Ronaldo: Baabuurka uu wato  waa Bugatti Veyron – waxaa lagu qiimeeyaa: €1.35m
3.Cristiano Ronaldo: Baabuurka uu wato  waa Ferrari special edition 2014 LaFerrari : waxaa lagu qiimeeyaa: €1.2m
4.Francesco Totti: Baabuurka uu wato  waa Ferrari 599 GTO – Waxaa lagu qiimeeyaa: €440,000
5.Lionel Messi: Baabuurka uu wato  waa Stars Maserati GranTurismo MC – waxaa lagu qiimeeyaa: €345,000
6.Cristiano Ronaldo: Baabuurka uu wato  waa Rolls Royce – waxaa lagu qiimeeyaa: €300,0007.Mario Balotelli: Baabuurka uu wato  waa Bentley Continental GT – Waxaa lagu qiimeeyay: €230,000
8.Neymar: Baabuurka uu wato  waa Audi R8 GT – waxaa lagu qiimeeyay: €220,000
9.Zlatan Ibrahimovic: Baabuurka uu wato  waa Lamborghini Gallardo – waxaa lagu qiimeeyay: €210,00010.Wayne Rooney: Baabuurka uu wato  waa Bentley Continental – waxaa lagu qiimeeyay: €210,000

11.Neymar: Baabuurka uu wato  waa Porsche Panamera – waxaa lagu qiimeeyay: €150,00012.Mario Balotelli: Baabuurka uu wato  waa Land Rover Evoque – waxaa lagu qiimeeyay: €76,000
13.Ronaldinho: Baabuurka uu wato  waa Hummer H2 – Baabuurka uu wato  waa: €70,000

14.Petr Cech: Baabuurka uu wato  waa Chevrolet Camaro – Baabuurka uu wato  waa: €70,000
15.Lionel Messi: Baabuurka uu wato  waa Dodge Charger SRT8 – Baabuurka uu wato  waa: €70,000
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

(Sawiro+Cod)Maalinta Haweenka Aduunka Oo Gaalkacyo Siweyn Looga Xusay

$
0
0


Munaasabad Balaaran Oo ka dhacday Hoolka Shirarka Madaxtooyada Galmudug ayna soo Qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul insaana Ayaa Waxa lagu maamuusay Maalinta Caanka Ah Ee Haweenweynaha Adduunka Oo ku Beegan Maantoo kale 8da Maarso.
Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug Oo isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ayaa Xafladda waxa ay kala Qeybqaateen Ururada Haweenka Galmudug
Sidoo kale Maayarka Gaalkacyo Bile Diini Cali Iyo Gudoomiyaha Gobolka Aweys Cali Saciid Oo Ka mid ahaa madaxdii Xafladda Lagu Casumay ayaa Hadalo Muhiim ah oo lagu dhiiri Galinayo Haweenka Soomaaliyeed halkaa kasoo jeediyeen.
Wasiiradda Hawenka,Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Galmudug Sahro Maxamed Cali (LO,LE)oo iyadu isku soo dubariday Xafladda Xuska 8 Maarso ayaa ugu Baaqday Bulshada Soomaaliyeed In Haweenka lasiiyo Xuquuqda ay ku leeyihiin Bulshada Dhexdeeda iyadoo dhanka kalana ka codsatay in Haweenku ay kaalin buuxda ka qaataan sidii loo xasilin lahaa Dalka Maadaama La Soo maray Waqti Adag .
Xafladda ayaa Lagu Soo Bandhigay Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka umadda Soomaalida ay leedahay Heeso iyo Suugaan Wadani Ah waxaana Xusid Mudan In Fanaanka Caanka Ah Ee Reer Galmudug Siciid Tom Uu Xafladda Ururada haweenka kala Qeyb Qaatay Xuska 8 Maarso Iasagoo Muqdisho Uga Yimid Inuu Kor u qaado Fanka iyo Fanaaniinta Galmudug Tayo ahaan Wuxuuna Maanta Madasha Ka qaaday heeso Qiiro galiyay dadkii Ka Qayb galay Munaasabada.
Ugu Danbeyna Xafladda Maanta ay isugu yimaadeen Ururada Haweenka Galmudug oo ahayd Mid Si weyn Looogu Damaashaaday ayaa waxa ay Noqonaysaa Xafladii Ugu Weyneyd Ee Hablaha Ku nool Galmudug Ay u dhigtaan Xuska Maalinta Haweenka 8 Maarso waxaana ay Ku soo gaban gabowday Jawi Degan.DHAGAYSO CODKA WASIIRADA HAWEENKA.DAAWO SAWIRADA. XAFIISKA WARARKA.GAALKACYO SHABAKADDA WARARKAWWW.HOBYONET.COMNAGALA SOO XIRIIR.CMAALIN17@GMAIL.COMHOBYOEDITOR1@GMAIL.COMTELL:25290-7647333/252678647333/252167150440
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Int’l Women’s Day celebrated in Somalia

$
0
0

Somalia beefs up security over terror threats

$
0
0

Somalia invites investments from Turkish energy sector

$
0
0

UN envoy lauds formation of regional assembly in South Somalia

$
0
0

Somalia Commemorates International Women’s day

$
0
0

The Occasion was celebrated across the country with government top leaders attending and delivering speeches acknowledging the role of the women in the society. In Mogadishu, where the biggest ceremony was held, Somalia President Hassan Sheikh Mohamoud ...
Weblinks: 

Daawo Madaxweynaha Kenya Oo Maantay Hees aan Caadi aheyn ku dheelay

$
0
0

Calgary imam Abdi Hersy wanted in U.S. on sexual assault charges

$
0
0

Somalia: UN Envoy Welcomes Ceasefire Agreement in Central Somalia

$
0
0

Daawo Sawirrada: Safarkii Cirka Ahaa ee uu Madaxweyne Shariif Xasan Ku Tagay Degmada Qansaxdheere

$
0
0

Sida aan horey idinkugu sheegnay Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.
Shariif Xasan iyo Wafdigiisa ayaa waxaa magaalada ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Qansaxdheere.
Booqashada Madaxweyne Shariif Xasan ee Magaalada Qansaxdheere oo ah tii ugu horeysay ee uu ku tagay abid ayaa lagu tilmaamay inay tahay mid uu si dhab ah ugu ogaanayo xaalada bini’aadan ee ka jirta degmada Qansaxdheere.
Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay qaar kamid ah Wasiiradiisa, Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Saraakiil AMISOM ah.
Shariif Xasan iyo Wafdigiisa ayaa Magaalada Baydhaba dib ugu soo laabtay Safarkii gaabnaa ee ay ku tageen Qansaxdheere kadib. Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Xildhibaan arrin yaab leh kala kulmay madaxtooyada oo ka sheekeynaya

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Kulalihi oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa jirdil kala kulmay madaxtoyada Soomaaliya kadib markii uu iski dayay inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa ka sheekeeyay qaabkii jirdilka ay ugu geysteen ciidamada ilaalada madaxweynaha Soomaaliya isaga iyo qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay in ciidamada ay u diideen inuu gudaha u gala xafiiska madaxweynaha, wuxuuna sheegay inuu warqabad cabasho ah u gudbiyay si dhibaatada soo gaartay wax looga qabto.
Sidoo kale wariyaasha ayaa jirdilo loo geystay xili ay doonayeen inay xildhibaanka ka duubaan cabashada uu qabo, laakiin laga qaatay agabkii ay ku shaqeynayeen kadibna laga tir tiray dhamaan waxyaabihii ugu duubnaa.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/03/Untitled.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Guddida Doorashada Somaliland Oo Si Togan Uu Sheegay In Doorashadu Muddo Dheer Dib U Dhacayso iyo Dareenka Xisbiyada Mucaaridka

$
0
0

Hargeysa(Awdalpress)March-09-2015-Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa iclaamiyay inay diwaangalinta codbixiyeyaasha bilaabi doonaan bisha July ee sannadkan ama ka bacdi Bisha Ramadaan.Diwaangalinta ayaa socon doonta muddo ku siman afar bilood, iyadoo intaas dibna ay jiri doonaan diyaar garowyo kale, wixii wakhtiyadaasi ama dhamaadka sanadkanna la go’aamin doono wakhtiga doorashadu ku qabsoomayso.
Guddida doorashada ayaa sidaasi sheegay kadib kulan saacado badan qaatay oo dhex maray guddida iyo xisbiyada qaranka, waxaanu afhayeenka guddida Siciid Cali Muuse oo saxaafadda la hadlay ka gaabsaday qorshahooda dib u dhaca doorashada, isagoo ku dooday inay hadda shaacinayaan kaliya qorshaha diwaangalinta.
“Wakhtiga doorashada annagu ka hadli mayno ee sidaanu idiin sheegnay wakhtiga diwaangalinta codbixiyeyaasha ayaanu ka hadlaynaa.Diwaangalintu haddii Eebbe idmo waxay bilaaban doontaa Ramadaan ka bacdi. Waxaanu isla garanay Xisbiyada inaan Ramadaan la shaqayn karan, sidaas darteed in Diwaangalinta la bilaabo marka Ramadaan dhamaato amaba bisha July Aakhirkeeda. Diwaangalintu waxay soconaysaa afar bilood. Waxa ku xigi doonta bil iyaduna noqonaysa bishii wax la kala saarsaarayay oo dadkii iyo qalabkii la soo diwaangaliyay oo dhan halkan iskugu iman doonaan” ayuu yidhi Afhayeenka Komishanku.
 
Afhayeenka Komishanka Siciid Cali Muuse, oo la waydiiyay dib u dhaca doorashadu waxa uu ku jawaabay “Annagu idin odhan mayno doorashadu dib bay u dhacday, laakiin, waxaanu ka hadlaynaa waa diwaan galin idinku sidaad doontaan u fasirta wakhtiga doorashada”
Saddexda Xisbi qaran ayaa iyaguna sheegay inay komishanka la qaateen Qorshaha diyaarinta doorashada. Cabdirashiid Riyo-raac iyo Cabdinaasir Qodax oo u hadlay Ucid iyo Waddani, iyo Jaamac Shabeel oo u hadlay Kulmiye ayaa sheegay inay isla waafaqsan yihiin hawlaha guddida doorashadu ku diyaarnayso Doorashada iyo diwaangalinta.
Qorshaha Komishanka ayaa u muuqda mid dalka doorasho ka suuro galinaya ugu horayn badhtamaha sannadka dambe,taasi oo mataano la noqonaysa doorashada Somalia ee reer galbeedku dabada ka riixayo.Mawqifka Dib u dhaca Doorashada ee Saddexda Xisbi
Xoghayaha Xisbiga Ucid Cabdinaasir Qodax ayaa iftiimiyay mawqifkooda dib u dhaca doorashada “Arrinta 26-ka June, waad ogaydeen todobaadkii hore waxaanu labada Xisbi iyo Madashu isla waafaqnay wixii laga yeeli lahaa wixii ka dambeeya 26-ka June mawqif cadna waanu ka qaadanay, arrinkana wax uu ka bedelayo Mawqifkayagii ma jiro laakiin, kan aanu isla qaadanay waa kii diwaangalinta. Way caddahay doorashadu inaanay dhacayn 26-ka June wixii aanu ka yeelaynayna waa nagii Guddida u saarnay”
Cabdirashiid Riyo-raac, xoghayaha qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa isna soo bandhigay mawqifkooda dib u dhaca doorashada ku yimid “Doorashadu maanta uun dib umay dhicin ee horaa dib loogu riday, 26 June Qaranku maaha uun Komishanka, Komishanku hawshoodii bay qabsanayaa laakiin, 26 June wixii ka dambeeya talo qaran baa la iskugu imanayaa, Miiskaana la iskugu imanayaa”
Gudoomiyaha golaha dhexe ee Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa isna Mawqifka Kulmiye soo bandhigay “Doorashada dee Illaahay baa dib u ridaye, sawtaa dib iskaga dhacdayba, markaa annagu haddii bari la yidhaa waa doorashadiina diyaar baanu nahay, haddii 2022-ka la yidhaana diyaar baanu nahay. Dib u dhaca doorashadana Sharciga dalka u yaala ayuun baa loo raacayaa” ayuu yidhi Jaamac Shabeel.
Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddani iy Madasha Wadatashiga ayaa dhawaan sheegay inaanay Xukumadda iyo Wakiilada Aqoonsan doonin wixii ka dambeeya 26-ka June oo wakhtigoodu ku eeg yahay. Waxa ku baaqeen in la kala diro golaha xukumadda iyo kan wakiilada, sidoo kalena Xukumad lagu kalsoon yahay la dhiso.
RMS
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Nicholas Kay”SAWIRRO”

$
0
0

Share
Wasiirka Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiiska ee Xukuuamdda Soomaaliya Mudane maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mAanta kulan la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay.
Kulanka ay wada yeesheen labada mas’uul ayaa waxaa uu ku saabsanaa dardargelinta taageerada ay Qaramada Midoobay siiso Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa Warbaahinta Qaranka,waxaana goob joogka ahaa qaar kamid ah Agaasimiyaasha Wasaaradda iyo la taliyiyaasha Wasiirka.
Danire Nichols Kay ayaa balan qaaday in Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay wada shaqeyn joogto ah la sameyn doonaa isla markaana Xafiiskiisa door weyn ka qaadan doono kor u qaadida iyo tayaynta Warbaahinta Qaranka.
Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha iyo Dalxiika xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu ugu mahadceliayay balan qaadkiisa u aadan taageerada uu xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya uu siinaayo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

U.S. withdraws $3 million bounty for Somali Islamist who defected

$
0
0

Breeann McCusker, a spokeswoman for the Somalia Unit of the U.S. Embassy in Nairobi, said on Monday that Hersi had now been removed from the "Rewards for Justice" list, without going into the reasons for the decision. Al Shabaab wants to topple the Western ...
Weblinks: 

US withdraws US$3 million bounty for Somali Islamist who defected

$
0
0

NAIROBI: The United States has withdrawn a US$3 million (1.9 million pounds) bounty linked to the capture of a high-level member of Somalia's al Shabaab Islamist group who had since defected, a U.S. official said on Monday. The Somali government welcomed ...
Weblinks: 

Supreme Court declines to hear ex-Somali official's case

$
0
0

WASHINGTON — The Supreme Court has rejected an appeal from a former top official in Somalia who was ordered to pay $21 million to Somali victims of human-rights abuses. The justices did not comment Monday in letting stand lower court rulings against ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live