Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dhageyso: Goodax oo shaaca ka qaaday hadal saameyn weyn leh

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo Wareysi siiyey idaacadda Goobjoog ayaa sheegey in maamulada KMG ah ee dhisan aysan ahayn kuwa sharci ku yimid, isaga iyo wasaaradiisana aysan ogol ka ahayn markii la dhisayay.
“Runtii waxaan kumeel gaarka la leeyahay waa wax laga fiicanyahay, koleey mas’uuliyiinta sare ayaa markaasi u arkay in ay xal tahay, wasaaraddu arrintaasi xal uma arkaynin, sababtoo ah wax kasta oo sharci daro lagu dhiso waa lagu dhibtoonayaa, marka maamuladan kumeel gaarada ah ee dastuurka waxa uu faraayo khilaafsan, la dhoodhoobaayo, ee la leeyahay waa kumeel gaar ee marka dambe qof gacantiisa galeyso, waa wax laga fiicanyahay” ayuu yiri Goodax Barre.
Waxa uu ka hadlay qaabka uu jeclaan lahaa in loo maro “Waxaa ka fiicneyd dhibkii doonto ha laga maree in wax rasmi ah oo wixii dastuurkeena uu tilmaamay ah la sameeyo, kuligoodna waa kala nooc oo hadda qaab isku mid ah oo ay marayaan ma jiro, mid waxaa dhalay heshiiskii addis ababa, midna waxaa dhalay lix iyo sedex gobol oo la wada hadashiiyey, kuwa kale qaab kale ayay la iman doonaan” .
Waxa kale oo uu sheegey in maamuladan ay gacanta u galeen shakhsiyaad gaar ah oo sida ay doonaan ka yeelan doona xitaa haddii kumeelgaarka laga boxo“Hadda in kumeel gaarka laga boxo oo wax rasmi ah loo tago waa in uu hadane si uun la’iskaga dhawaaqo oo la dhoho kumeel gaar ma ahan , hadane in qof uun ay awoodii gacantiisa gasho”.
Waxa uu dhaliiley hadal uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ka sheegey mar uu booqasho ku tagay magaalada Kismaayo “Maalin dhaweyd waad arkayseen madaxweynaha mar uu Kismaayo tagay xoogaa intuu jalboodey (Qiiroodey ) oo uu yiri kumeel gaar maba tihiin oo wax fiican ayaad tihiin, waxaasoo idil waa qof iyo aragtidiisa, ee ma ahan wax shuruucdeena iyo dastuurkeena ku salaysan”.
Mar aan wax ka weeydiiney mar haddii uu ogaa in waxa socda ay yihiin wax khaldan sababta uu oga hadli waayay, iyo cidda isaga wasaaradda arrimaha gudaha la maamuleysey, ayuu ku jawaabay “Cidda ila maamuleysey wasaaradda Soomaalida dhan waa u muuqatay waa sedexda mas’uul ee dalka ugu sareeya, madaxweynaha, Ra’isulwasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka, intuba ninba dan gaar ah ayuu lahaa sida ii muuqanaysay, markii dambana iyagaaba isaga hor yimid, oo markii dambe khilaafyadaad aragtey ay ka dhaceen,”.
Dhanka kale Goodax ayaa rajo ka muujiyey halka uu marayo dalka, wuxuuna sheegey in haddii sida dastuurka uu yahay lagu dhaqmo in horumar badan la gaarayo.
Halkan ka dhageyso Goodax
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/03/goodax1.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UK oo Safiir Cusub Somalia u Magacowday

$
0
0

SOMALIA: Puntland execute three men convicted of Al-Shabab

$
0
0

RBC — Puntland has executed three men convicted to be members of the Somali terrorist militants Al-shabab in Bossaso, the commercial hub in Puntland.
The three men who have been found guilty of fighting along the militants wing in a mountainous Galgala village have been found guilty by a martial court in the Bossaso, RBC Reports.
Mohamed Abdi Ahmed, Ismael Abdulkadir Jama and Xaajow Sheikh Nuur Osman has been implemented execution in Bossaso according a statement from Puntland’s ministry of security.
“Puntland government of Somalia directly fighting the anti-peace group, Al-shabab, will not end Its warfare against this group until they are eliminated since they are threat to the country and the people” read a press release from Puntland ministry of security.
Puntland forces are stiffly fighting Al-shabab wing in hilly villages in Bari region.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: From Ebola Task Force to British Ambassador to Mogadishu

$
0
0

London (HAN) March 17, 2015 – British Diplomacy and Regional peace to stability News. Her Majesty Queen Elizabeth’s new Ambassador to Somalia, has a Nine years diplomatic experience in the region-Africa (1997-2015). According to Geeska Afrika Online ...
Weblinks: 

Britain appoints new Envoy to Somalia

$
0
0

The United Kingdom appoints new ambassador to Somalia on Monday announcing Ms. Harriet Mathew will replace current envoy Mr.Neil Wigan. Ms.Harreit Mathews who joined FCO (Foreign Common wealth Office)in 1997 worked as Africa specialist and head of Ebola ...
Weblinks: 

SOMALIA: Puntland execute three men convicted of Al-Shabab

$
0
0

RBC — Puntland has executed three men convicted to be members of the Somali terrorist militants Al-shabab in Bossaso, the commercial hub in Puntland. The three men who have been found guilty of fighting along the militants wing in a mountainous Galgala ...
Weblinks: 

Somalia: Three alleged Al Shabaab members executed in Puntland

$
0
0

Authorities in Somalia’s semi-autonomous region on Monday executed three convicted al-Shabaab suspects for alleged membership in the armed extremist group al-Shabaab and plotting attacks in the stable region, officials said. Three men were executed by ...
Weblinks: 

Wasiir Xil Habeen Loo Maga Caabay Aroortii Wuu Hurdaa!!!!!!Godomiyaha Abaabulka Haweenka Ee Qaarada Europe

$
0
0

 Godomiyaha  Abaabulka  Haweenka Ee Qaarada Europe Marwo Samia Muse .
Waxaan Baryahan Danbe Aan Ka Yaabay Arin Aan Muddu Maqli Jiray , Oo Ahayed Madaxtooyada Habeenki Ayay
Shaqaysaa !!!!!!! Hadda Isku Shaandhayes Iyo Kala Shaandhayes Ayaa Madaxtooyadi Ka Socota …!!!!! Waana Wax Qalad Ah Waayo Casiirka  Koktailka Ah Lama Shaandeeyo Habeenkii!!
Waxaa Arinkaa Sababay Waxay Tahay Gabadhii Faalisada Ahayed ( Shamis ) Ayaa Laftigiidi Is Casishay Markii Ay Hordadii Ku Yaraatay !!!!! Markaa Arinkii madaxtooyado Wuu Cakiran Yahay Ee Fadlan Hala Dulqaato Inta Faalisa Fresh Ah La Helayo ……..!
Waxaan Ka Yaabay Anigu Markaa Aan Ahay Wasiir Dhan Oo Maaliyad Ah Waxaan Ku Takhasusay Waa Wax Kasta Oo Ganacsiga Iyo Maaliyada Hoos Yimaada , Wasiirka Wax Barashadona Wuxu Ku Takhasusay Wax Kasta Oo Wax Barashado Hoos Yimaada , Laakin Waxaan Fahmi Waayay Wasiirkii Maaliyadda Waxaan Ku Badalay Wasiirki Wax Barashada !!!!???? Dee Taasi Waa Khiyaamo Qaran Iyo Profishin Waayo Qualifikationba Qofkaasi Ku Ma Haysto Meeshaa Loo Magacaabay !!!!
 
Mar Dhaw Waxaad Maqlaysaan Wasiirka Warfaafinta In Lagu Badalay Wasiirka Duulista Iyo Hawada ???
Wallaahi Somaliland Marxaladdan Ay Ku Jirto Waa Marxalad Aad Iyo Aad O Liidataa Oo Niyad Jab Iyo Dhaawac Wayen O Geesatay Ictiraafki Somaliland Iyo Magaca Ay Afrika Ku Lahayed.
Kursii Waa La Helaa Laakin Kalsooni Way Adagtahay Sida Aad Oga Heshaan Aduun Waynaha , Taasina Waxaa Ka Danbeeya Waa Xukumadda Somaliland Ee Lakala Garan La’a Yahay Wasiirkii Iyo Madaxweynihii ???!!!!! Inoo Wasiirku Ku Dhaarto Haddii Suurka Lagu Afuufin Wallaahi Waa Mucjisadi Qarniga Ma Waxa O Iska Dhigay Inoo Yahay Ninki  Yawma Al Qiyaama Afoofayay Wax…????
Somaliland Waa Dawlad Qaran Ah ,Waa Hantii Shacab Iyo Qaran ,Waa Dhaxalkii Awoow yaasheen Cidina Suurka Kuma Afoofi Kartoo Awoodana Allaah Subxaanahu Wa Tacaala Ayaa Iska Leh.
Waxaan Jeclaan Lahaa In Qawlka La Ilaaliyo Oo Doorashadana Wakhtigeeda Lagu Qabto.
Muddo Kurdhisko Wuxuu Ka Yimaada Shacabka Laakin Xukumadda Kama Yimaado !!!
Guriga Aad Kiraysato Xili Aya Laguu Ogal Yahay Inaad Ku Jirto Laakin Haddi Wakhtigo Kaa Dhamaado , Kordhinteeda Waxax Iska Leh Ninka Guriga Leh Oo Ah ( Shacabka ) , Dee Shacabkiina Dulmi Iyo Cadaadis Intaa Ka Badan Ma Awoodaan , Markaa Waxaan Odhan Lahaa Intaanay Dawcada Kurisgu Tagin Maxkamad Iyo Niyad Jab Iyo Cadaawad Si Sharaf Leh  Aan O Wada Dhawrno Hantida Qaranka Iyo Shacbka Waayo Hantida Shacabka Iyo Qaranka Kurisgu Iyo Madaxtooyadu Way Ka Mid ……
Godomiyaha  Abaabulka  Haweenka Ee Qaarada Europe
Marwo Samia Muse
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waran-cadde Oo ka hadlay Waajibyo Kaadhka Aqoonsigu ku soo Rogayo Muwaadiniinta

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa ka hadlay waajibaadyo uu la iman doono kaadhka aqoonsiga Somaliland oo laga doonayo muwaadiniinta reer Somaliland marka ay xawaaladaha ka doontaan lacagaha taasoo aanay dhici doonin in ay xawaaladuhu lacag siiyaan qof aan sidan kaadhka aqoonsiga muwaadinka Somaliland.
Waxaa kale oo uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland in aanay hoteladu ka kirayn karin qof kasta oo aan sidan kaadhka aqoonsiga Somaliland waxaanu intaa ku daray in bisha soo socota kowdeeda ay arrintaasi dhaqan galayso
Wasiir Warancade oo shalay warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxa kale oo uu sheegay in ciidamada amaanku ay baadhitaano ka samayn doonaan waddooyinka, islamarkaana dadka gaadiidka wata ay weydiin doonaan aqoonsiga muwaadinimada Somaliland.
“Maanta (shalay) waxaanu shir lahayn qolada Xawaaladaha, waxaanan ka wada hadalnay arrimo khuseeya dhaqaalaha iyo nabadgeylada dalka, waxaad ogtihiin in dadku 70% ay qaateen aqoonsiga muwaadinnimada ama kaadhka dhalashada, kaadhka dhalashada dad badan ayaa u fahamsan in loo sameeyey doorashada oo keliya, laakiin waxyaabo badan ayaa loo sameeyay oo ah dadkii wadankan u dhashay in la yaaqaano islamarkaana inuu xagga nabadgelyada fure-weyn u yahay, markaa waxaan doonayaa inaan halkan dadka uga sheego Xawaaladahana aanu ka wadahadalnay oo ah meelaha ugu badan ee ay dadku tagaan waxaa ka mid ah Xawaaladaha , waxaanu ku heshiinay in qof aan lahayn ID Kaadh (Aqoonsiga Muwaadinnimada) in aan wax lacag ah Xawaaladaha laga siin karin bisha kowdeeda markay gaadho,”ayuu yidhi Wasiir Waran-cadde.
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo hadalkiisa sii wata isla markaana dadka u sheegaya faa’iidada uu leeyahay kaadhka aqoonsiga muwaadinka Somaliland ayaa yidhi “Dadka waxaan jelcahay inaan u sheego in aanay ku lu’gin Xawaaladahaas ee qof waliba marka laga reebo labada gobo l Sool iyo Sanaag, Somalland inteeda kale oo dhan oo todobaadkan laga bilaabi-doono Diwaangelinta muddo bil ahna ay socon doonto oo iyagu bishaa wey ka dambayn doonaan, laakiin gobolada intooda kale oo halkan aanu ku heshiinay annaga iyo Xawaaladuhu in qof aan la aqoon wuxuu yahay oo Kaadhkii Muwaadinnimada aan sidan in aan Xawaaladaha waxba laga siin karin.” Ayuu yidhi Wasiir Warancade.
Wasiirku waxa uu mulkiilayaasha Huteelada ugu baaqay in aanay ka karayn karin qof aan sidan aqoonsiga muwaadinnimada, waxaanu yidhi “Dadka waxaan ku boorinayaa qofkii haysta kaadhka Muwaadinnimada waa inuu jeebka ku haysto, qofkii aan haysana meel walba imika wuu yaalaa oo laga diwaangelinayaa inay degdeg u tagaan, waxa iman doonta marka Wasaaradayada laga bilaabi bisha kowdeeda qof aan kaadhka muwaadinnimada nambarkiisa laga qorin in aanu albaabka ka soo geli doonin oo aanu iman ka karin, xataa marka Talefoonka la i soo diro ee la yidhaahdo hebelbaa taagan, habel dambe oo la aqbalayaa ma jiro waxa weeyaan sumadiisa eega, hadduu aqoonsiga muwaadinnimada sito uunbuu soo gelayaa, haddii qof ajnabiya uu yahayna wixii lagula macaamili lahaa baanu samaynaynaa. Waxa iman doonta in aan Iskuulada la tegi karin , waxaa iman doonta inaan Huteelada la geli karin oo aan u sheegayo dadka Huteelada leh in bisha kowdeeda Huteelada dadka ku jira waanu baadhi doonaa oo Ciidamo ayaanu u samaynay , wixii bisha kowdeeda ka dambeeya Huteelka laga waayo dadka ku jira inay Aqoonsiga muwaadinnimada leeyihiin, wuxuu noqon doonaa Huteel waayi doona sharciyadiisa oo aanu u aqoonsano Huteel ka soo horjeeda nabadgelyada dalka.”
Sidoo kale Wasiir arrimaha gudduhu waxa uu intaas ku daray “Dhawaan waxaanu samayn doonaa, Booliska waad ogtihii had iyo jeer baadhitaano ayaanu ka samaynaa wadooyinka oo dadka qaar waa la eegaa, waa la joojin doonaa dadka baabuurta wata oo imika waa la eegaa uun waxa la yidhaahdaa yaa ku jira , laakiin waxa la odhan doonaa aqoonsigaaga muwaadinimo keen dhalinyaradu wey iska xamilayaan, laakiin odayaasha magaalada waxaanu u sheegayaa iyo raga waaweyn Ninka aqoonsigiisa muwaadinimo, waxaanu egaynaa meel uu seexdo inkasta oo aanay gogol wanaagsan lahayn oo inta uu ka soo qaadanayo aqoonsigiisa muwaadinimo halkaasuu joogi doonaa isaga iyo baabuurkiisuba.
Geerashyo waaweynbaanu ku xerayn doonaa maacaa baabuurkiisa, waa laga yaabaa in aan aad loo xaadhin oo dhagaxaan iyo qururux yeeshaan markaa habeen iyo labana waad iska dulqaadan doontaan haddii aad soo qaadan weydaan aqoonsiga muwaadinimada, sida darteed waxaan u sheegayaa waxoogaaga yar ee dadka hadhay si kastaba ha u jeedaane ee aan weli qaadan in aanay dalkan dhex socon karin ama ku dhex noolaan karin qof aan sidan aqoonsigii muwaadinimada Somaliland.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cirro Oo Dhalinyarrada ku Beer-laxowsaday Qodob Dhibtiisii Madaxweyne Siilaanyo Ka Fayday Da’yarta

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hoggamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ammaan Iyo naqdi iskugu daray Komishanka doorashooyinka Qaranka. waxaanuku dhawaaqay kalmado u dhadhamaya inuu u yeedhinayo masuuliyadda Guddidaas madaxa-banaani ay dalka u hayaan.
Guddoomiye Cirro waxa uu sidaasi ku sheegay shir uu shalay ka furay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa oo la tilmaamay shirweynaha heer qaran ee garabka dhalinyarrada xisbiga WADDANI, Waxaanu dhalinyarrada ku beer-laxowsaday inuu ka hor qaadi doono dabarkii ka hor taagnaa da’yarta inay ka qeyb-galaan Goleyaasha hoggaaminta arrintaasi oo ah mid ka mid ah wax-qabadka la taaban karo ee madaxweyne Siilaanyo EEBE ku ilhaamiyay, isagoo si rasmi ah dhabada ugu xaadhay in dhalinyarradu ay ka qeybgeli karaan siyaasadda, waxaanu hoos u dhigay da’da lagu geli karo goleyaasha deegaanka iyo wakiiladda oo uu ka shaqeeyay inay isu soo taagi karaan muwaadin kasta oo gaadhay da’da 25 jir, halkii markii hore ay ka ahayd 35 jir. Tallaabadaasi oo dhalinyarradu ay mahadisay isla markaana madaxweynaha ugu hayso magac iyo abaal-ba.
C/Raxmaan Cirro oo u duur-xulayay Komishanka doorashooyinka oo uu dhaliilayay, marna amaanayo waxa uu yidhi “Jid-walkii uu Soo saaray Komishanka Doorashooyinka Q aranka Waxa uu ahaa Kii Loo Baahnaa oo yimi Waqtigii loo baahnaa. Komishanku wuu dedaalay Marka La Eego Cimrigiisa. Waxay Maanta u baxeen Soo dhisidda Komishanka Gobolada Iyo Degmooyinka. waxaan Ilaahay uga Baryeynaa Inuu Hawshaas u Fududeeyo. Waxaan ka Rajeynaynaa Inay Soo Dhisaan Siidhi Walaayaal Tartamayaasha Si Caddaalad ah ugu Garsooora. Komishanka Doorashooyinka Qaranku maaha Komishanka Diiwaagelinta Qaranka. Waxaan ka sugaynay Inay Cayimaan maalinta Doorashada. Maalintaas Cayimaadeeda Waxaan uga sugaynaa sida ugu dhakhsaha badan. Waanu Ku Adag nahay , Waanu Ku Adag nahay In Komishanku Maalintaas Cayimo.
Bulshada Caalamka oo Saaxiibka la ah shacbiga Somaliland ee innaga Taageerada gedi –socodka Dimquraadiyada, dhawaaqaas way Sugaayaan, Si Weyn bay u sugayaan. Cayimidda Maalintaas Waa Waajib Sharciya Oo saaran Komishanka.
- Komishanku Waa Inuu soo saaraa Jidwal dhamaystiran oo DoorashoUna Gudbiyaa Madaxweynaha JSL.
- Madaxweynuhu Wuu Inuu Jawalkaas Ku Soo Saara Dikreeto Madaxweyne Mudada Sharcigu Siiyey Inuu Ku Soo Saaro Oo Aan Ka Badnayn 15 Maalmood. Mowqifka Xisbiga WADDANI waxa uu La mid yahay Mowqifka. ISBAYHAYSIGA MUCAARIDKA Oo Ah Haddii Doorooshinykii Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada JSL Ku Qabsoomi Waayaan waqtigooda, in sida ugu dhakhsaha badan la Isugu yimaado Tallo Qaran.”
Guddoomiyaha WADDANI waxa uu dhalinyarrada u balan-qaaday qoddob Madaxweyne Siilaanyo hortii ka bogsiiyay dhibtii ka haysatay dhalinyarrada ka qeyb –galka goleyaasha wadanka, waxaanu yidhi “ “Xagga sharciga Iyo da’da: waxa Xisbiga WADDANI siyaasaddiisu u Adeegaysaa In Dhaliyarada Somaliland Laga hor-qaado Caqabado sharci ee ka hor-taaggan In ay Hoggaamainta dalka ka qayb-galaan. In dabarka Laga furo sidii Ay si Buuxda Looga Faa’iidaysan lahaa Xooggooda iyo Maskaxdooda oo ay Kaalin mug Lehna uga qaataan horumraka dalka iyo Bulshadaba. Waxaa Xisbiga WADDANI ugu Yaraan 30% Siinayaa Hablaha Fursadaha Shaqo Iyo Hoggamintaba.”XIGASHO:WARGEYSKA DAWAN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Horumarka Ballaadhan Ee Ku Yimid Madaarka Hargeysa Shantii Sanno Ee la soo dhaafay Qaybta: 4aad

$
0
0

Mudadii Wasaaradda Duulista iyo Hawadu ku Guda Jirtay Dhismaha Madaarrada Dalka waxa ay si gaar ah awood u siisay Xayndaabka Madaarka Caalamiga Ah ee Hargeysa oo daraasado Madaarka lagu sameeyey natiijadoodii lagu ogaaday in Xayndaab Madaarku yeeshaa kow ka tahay xaaladda Amni ee Madaarka si ay Madaarka ugu soo xidhmaan Diyaaradaha Caalamiga ah ee Adduunku. Wasaaradda Duulistu waxa ay laba waji u kala qaadday Dhismaha Xayndaab ballaadhan oo lagu sameeyo Madaarka Hargeysa (Security Fence) kaasi oo dhererkiiisu yahay 13-km oo isku wareeg ah.
Dhulka Madaarka oo ahaa mid aan cayinayn oo ay dhex maraan hareerahana ka daganaayeen dad badani isla markaana ay dhex mari jireen laba waddo oo isku xidha Caasimadda Hargeysa kiyo Deegaamada Konfurta Hargeysa ayaa waxa ay Halis weyn ku ahayd Ammaanka iyo Bad-qabka Madaarka maadaama ay Dad, Gaadiid iyo Xooloba dhex mushaaxi jireen Madaarka iyada oo wakhtiyada qaar xoolahaasi gaadhi jireen Dhabbaha Madaarka iyada oo Arrintaasi ay inta badan cabasho ka keeni jireen Shirkadaha diyaaraduhu. Si Haddaba loo sameeyo Xayn-daab madaarku yeesho loona sugo dhulka bed ahaan Madaarku ku fadhiyo ee uu u baahan yahay mustaqbalka soo socda ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu Guddi heer Wasiiro ah u saaray xadaynta dhulkaasi iyo jihaynta waddooyinka dhex mari jiray Madaarka si looga duwo madaarka iyo in dhul baddal iyo cawil celin ah loo sameeyo dadkii muwaadiniinta ahaa oo lahaa dhulka madaarku baahan yahay.
Xoghayaha Guddidaasi waxa uu ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Md. Cumar Sayid Cabdilaahi Aadan oo faahfaahin ka bixiyey hawsha Guddidaasi waxa yidhi: “Bishii May ee Sannadkii 2012-ka ayuu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo guddi heer qaran ah u magacaabay xadaynta dhulka Madaarka caasimadda, guddidaas oo ka koobanayd Wasiirrada shan wasaaradood oo kala ah Wasaaradaha Duulista, Hawlaha guud, Gaashaandhiga, Arrimaha gudaha, Maayarka Caasimadda, iyo Wasiirka Xukuumadda ugu jira Deeganka Koonfurta Hargeysa, guddidaas oo uu xoghayn u yahay Agaasimaha wasaarada duulista”.
Agaasime Cumar Sayid oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi: “Guddidaas waxa awood uu madaxweynhuhu u siiyey inay madaarka caasimadda dhulkiisa xadeeyaan, waxaana hawshaas oo baaxad weyn lahayd ay ku dhiiradeen iyagoo ILAAHAY tallo saartay. Guddidu waxay ku guulaysteen inay soo celiyeen dhul baaxad weyn oo madaarka xayn daabkiisa lagu soo wareejiyey imika, dhulkaas oo dad muwaadiin ahi ay lahaayeen, Dadkaasna dhulkooda waa loo celiyey, hantidii ay ka dhisteen ee Guryo, Beero, iyo barkado ahaana inta loo qiiimeeyey ayaa loo celiyey”.
Dhulkaas waxa deganaa 11 qoys, sagaal ka mida dhulkoodii iyo hantidoodiiba dawladda dhexe ee Somaliland ayaa u celisay, saddexda qoys ee hadhayna hadda ayaa hawshoodii lagu jiraa, oo bilaha soo socda ayaanu dhamaynaa arrinkooda, maanta dhulka madaarka waxaanu ku soo wareejinay xayn daab saddex iyo Toban Kiiloo mitir ah (13KM), waxa kaliya ee noo dhiman 300 oo Mitir oo aanu wadno. Hawshaas baaxada leh, waxa noo suuro galinayey ILAAHAY SWT, waxana si weyn noo gacan qabtay dadka deegaanka Koonfurta Hargeysa, oo nin waliba markii la yidhi dhulkaagiii waa loo baanahn yahay oo dan guud ayuu noqday oo madaarka ayaa lagu darayaa si niyad wanaag ah nooga aqbalay, noolana shaqeeyeen ka xukuumad ahaan. Maanta madaarku waa mid sugan, dhul ahaan, iyo ammaan ahaanba, diyaarahaduna way ku soo dhiiranayaan, waayo waa madaar leh xayndaab loo dhisay si heer caalami ah.” Ayuu yidhi Agaasime Cumar Cabdilaahi.
Agaasimaha Waaxda Mashaariicda ee Wasaaradda Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Md. Muuse Ibraahim Yuusuf (Salaf) oo mar faahfahin ka bixiyey mudadii uu socday dhismaha Xayndaabka Madaarku ayaa waxa uu yidhi: “Qaabka xayndaabkaasi loo samayey waxa uu ahaa in marka hore dhulka la qoday Haaf Mitir, ka dibna laga taagay sabbad adag oo Laba Mitir Iyo Badh Ah, markaasna lagu xidhay shabag ka kooban saddex, waa shabaga hore ka adkaynaya iyo kan jiijinaya ee kaabanaha ku haynaya.
Dhinaca Xayndaabka waxa wajiga hore dhammays tirnaa 5.5km halka wajiga labaadna laga dhisay 6.5km iyo Hal kiiloo mitir oo dawladda dhexe ee Somaliland kharashkiisa bixisay taasoo isu gaynta noqonaysa 13-km oo isku wareeg ah lagana hir geliyey Xayndaab aad u tayo wanaagsan ..sidoo kalena waxa madaarka laga duway laba waddo oo madaarja dhex mari jiray oo la mariyey jihooyin cusub
Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayay Muhiimadda Xayndaabka Madaarka, Waddooyinka laga leexiyey iyo dadaalka ay u galeen in dhulkii Madaarka la xadeeyaa waxa uu wakhtigaasi warbaahinta u sheegay sidan: “Waxa ay Xukuumaddani waddaa oo ay ku dhiirratay inay madaarka u samayso xad iyo xayndaab, waa rukun ka mid ah rukummada Garoonkeena lagu aqoonsanayo, ma socon karto in garoonkeena dad dhex maraan oo dayuurahaduna ay kalsooni qabaan, mana socon karto, in qofkii garoonka yimadaaba uu goobta diyaaraddu istaago yimaado, siduu u soo socdo sidii hore u dhici jirtay, taasi ma soconayaso, dhaqankeena iyo waxa madaar laga doonayaan isma galayaan, madaarka wax laga rabaa inuu noqdo meel xidhan oo sharci uun lagu galo, waxaan dadweynaha ugu mahad celinayaa siday arintaasi xayndaabka noogala shaqaayeen, oo kuwii dhulka lahaa markii la yidhi dhulkaagii dan guud ayaa loo rabaa, aanu nala dagaalamanin ee uu nala shaqaayey” Sidaa Waxa Yidhi Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo saxaafadda la hadlay mudadii ay ku hawlanaayeen dhismaha Xayndaabka lagu wareejiyey Madaarka Hargeysa.
…..La Soco
Xigasho Foore
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Waddani Oo Kasoo Qayb Gali-wayay Dood Ku Saabsan Doorashooyinka ?

$
0
0

“Sawirro”Shir looga hadlay maamul u sameynta gobollada dhexe oo Muqdisho ka dhacay

$
0
0

Share
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen haween Soomaaliyeed ayaa looga hadlay sidii bulshada kasoo jeeda deegaankaasi ay qeyb uga qaadan lahaayeen dardar gelinta maamul u sameynta gobollada dhexe oo meel wanaagsan mareysa waxaana kaqeybgalay mas,uuliyiin ka socotay qeybaha bulshada.
Kulan ayaa waxaa mas,uuliyiintii ka hadashay ay muujiyeen sida loogu baahanyahay maamul ay yeeshaan gobollada Mudug iyo Galguduud si horumarin loogu sameeyo deegaanka islamarkaana ay qeyb uga noqdaan nidaamka federaaleyta ee dalka lagu baahinayo.
Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo munaasabadda ka hadashay ayaa sheegtay in gobollada dhexe ay yihiin gobollada mudan inay qeyb ka noqodaan maamul goboleedyada kajira dalka iyadoo ugu baaqday dadka kasoo jeeda deegaanadaasi inay u guntadaan sidii maamulkaasi cagihiisa isugu taagi lahaa.
Gudoomiyihii hore ee degmada X.jajab Maxamed Cali Axmed oo hadal ka jeediyay munaasabadda ayaa ku amaanay dowladda federaalka sida wanaagsan ee ay u qorsheyneyso maamulka halkaasi loo dhisayo gaar ahaan mas,uuiyiintii abaabulay shirka gogol dhiga u ah shiraraka soo socda ee dib u heshiisiinta isagoo si gaar ah u tilmaamay xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi oo kasoo sooshqeysay in degmada Dhuusamareeb ay marti geliso shirka dib u heshiisiita.
Dhinaca kale gudoomiye Maxamed Cali Axmed ayaa ugu baaqay gudiga maamul u sameynta gobollada dhexe inay deg deg u tagaan degmada Cadaado ee gobolka Galguduud si uu uga furmo shirka maamul u sameynta ee ay dowladdu iclaamisay.
 
 Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

dadkii ku dhaawacmay Shil ka dhacay Degaanka Xaawa Cabdi oo Isbitaalka Madiina la geeyay

$
0
0

Share
Shan ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho maanta barqadii markii ay isku dhaceen labo gaari oo midkood uu ahaa Nuuca iska rogaha Soomaalidu ay u taqaano halka kan kale uu ahaa Gaari homy ah ama Caasi siday dad rakaab ah.
Dadka ku dhaqan Degaanka Xaawa Cabdi ayaa u gurmaday Dadkaas shilka dhibaatadu ka soo gaartay dadkii dhaawacmay oo 9 Ruux ah ayaana loo soo qaaday Magaalada Muqdisho iyadoo la dhigay Isbitaalka Madiina dhaawacyadaas Halkaas oo ay Xaaladooda kula tacaalayaan Dhaqaatiirta Dadkuna waxaa ay dhaawacyadoodu u badanyihiinbaa laleeyahay kuwa jajab ah.
“Labada gaari markii ay ku dhaceen gaariga xamuulka ah waxaa uu ku dul-dhacay gaarigii ay la socdeen rakaabka oo ahaa Mini-Bus-ka, waxaan arkay maydadka 5 qof iyo dhaaawaca toban kale oo dhammaantood ah dadkii la socday gaariga caasiga ah ee dadweynaha,” ayuu yiri goob jooge ku sugnaa goobta shilku ka dhacay.
Shilalka noocan oo kale ah ayaa inta badan kusoo noqnoqda waddada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye, waxaana sababta ugu weyn lagu sheegaa  Wadada oo meelaha qaar bur bur lixaadleh uu soo gaaray iyo wadayaasha gaadiidka oo Xowli sare ku socda Maamulka lafoole ayaana uga digay wadayaasha Gaadiidka in xawaare sare ay ku wadaan Gaadiidka Marka ay marayaan wadadaas.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muuqaal: Prof Geeddi oo si lala yaabo looga soo dhaweeyey Uk.

$
0
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Maxamed Geeddi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey dalka ingiriiska, iyada oo uu ka qayb galay shir xisbiga liberal  iyo sidoo kale jaaliyadda Soomaalida.   Prof Gedi ayaa sidoo kale la kulmay wasiiro ka tirsan Uk oo xisbiga Liberal democratic ka tirsan, isaga oo xaalka soomaaliya kaga warbixiyey, waxana sidoo kale uu la kulmay jaaliyadda Soomaaliya ee Uk gaar ahaan magaalooyinka London iyo Liverpool. Daawo warbixin tvga Royal uu ka fiyaariyey booqashada Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cali Geeddi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Fishermen protest against illegal fishing

$
0
0

Local fishermen staged a rally in Mogadishu on Tuesday to protest against the illegal fishing in Somalia waters by the foreign vessels. The fishermen called for an end to the illegal business, urging the government to take steps and impose sanctions on the ...
Weblinks: 

Somali Premier off to Qatar bilateral talks

$
0
0

Federal government of Somalia‘s Prime minister Omar Abdirashid Ali Sharmake has jetted off from the country to Doha for official visit. Government spokesperson Ridwaan Abdiwali said the Prime Minster received official invitation from Qatar government.
Weblinks: 

Daawo: Shacabka Reer Boorama Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Isku Shaandhantii Golihiisa Xukuumada

$
0
0

Boorama (Somaliland.Org)- Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Adwal ayaa Madaxweynaha Somaliland Ku bogaadiyay Isku shaandhantii uu ku sameeyay Golaha Xukuumadiisa, iyaga oo si gaara carabka ugu Dhuftay. Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada uu u magacaabay Madaxweynuhu axmed siilaanyo, kaas oo ay ku tilmaameen Wasiir kasoo bixi kara Masuuliyadda Wasaraaddaasi..
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Bashiir “Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Qaranimadda iyo sharciga ”

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga Md. Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay in Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani uu taageeray qarranimadda Somaliland ee aanu cid gaar ah garabka saarin.
Wasiir Bashiir Cabdi Xariir waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu u waramayay shabakada Somalilandtoday, waxaanu ka jawaabay hadallo ka soo yeedhay xisbiga WADDANI oo ka duray hadalkii Suldaan Maxamed Xirsi Qani ku sheegay in aanay caqli gal ahayn in la kala diro goleyaasha qaranka, haddii doorashooyinku dib u dhacaan.
“Mucaaridku khalad ayay u dhibsadeen haday jirto, Suldaan Maxamed Xirsi Qani, waa hoggaan dhaqan oo soo jireen ah, masuuliyad ayaa dalka ka saraan, wixii aan ummadda iyo Qaranimada u dan ahayn masuuliyadaas ayaa faraysa inuu saxo oo ka hadlo. Xukuumadna uma hiilin cidkalana dhib umu gaysan. Mala waxaad u jeeda saxiikay DUUR oo aan maqlayay wuu dhibsaday hadalkii Suldaanka, Duur iyo anigaba Suldaanku isaga noo ah Suldaan,”ayuu yidhi Wasiir Ku xigeenka Ganacsigu.
waxaanu intaas ku kabay “ Haddii uu wax khaldan arkana wuu ka hadlayaa Madax meel la sareysa oo la salaaxana ma jirto. Duurna waxaan leeyahay dee horta Wasiirka arrimaha Gudaha ayuu qabtay oo isagu dalkan nin xog-ogaal u ah ayuu ahaa may ahayn inuu qaskiisa ka shaqeeyo isagoo ammaankiisa ka soo shaqeeyay, laakiin waxaan u malaynaaya in qayla dhaantiisu tahay Xisbiga WADANI oo u budh tuur u yahay.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Horrumarinta gobollada dalka oo looga shiray Muqdisho

$
0
0

Kulan looga hadlayay sida loo horrumarin karo gobollada dalka Soomaaliya, isla markaana nabad loogu soo dabaali lahaa gobolladaas ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulanka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’adda SOYDAN, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo [...]