Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Sawirrada: Dhismo casri ah oo qurux badan oo loo dhisay Safaaradda Somalia ee Qatar

$
0
0

Doxa (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo booqasho ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta xarigga ka jaray dhismo cusub oo Safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar yeelatay, taasoo qaab casri ah loo dhisay.
Raiuusl wasaare Cumar ayaa bogaadiyay dhismaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Doha, isagoo u mahad celiyay Dowladda Qatar iyo jaaliyada Soomaalida ee dalkaasi ku nool, wuxuuna ku dhiirigeliyay in ay la shaqeeyaan Safaaradooda.
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiirrigalinta Maalgashiga Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye oo ka hadlay munaasibadda furitaanka xarunta safaaradda ayaa bogaadiyay Safiirka iyo Jaaliyadda Dalkaasi ayna masuuliyad iska saaraan ilaalinta Hantida Qaranka.
Dhinaca kale Ra’ iisul Wasaaraha iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxay la kulmeen Jaaliyadda Soomaalida Qatar, isagoo warbixin kooban ka siiyay xaalada dalka iyo dadaalada socda ee dib usoo celinta nidaamkii iyo amniga dalka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Quarter-Finalka Champions League oo kooxaha la isku aaddiyay

$
0
0

Isku-aadka siddeed-dhamaadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions League ayaa maanta la sameeyay, iyadoo kooxda difaacaneysa koobka ee Real Madrid ay ku aadday kooxda kale ee isku magaalada ay ka dhisan yihiin ee Atletico Madrid. Waa labada koox ee isugu soo hartay ciyaartii kama dambeysta ahayd ee tartankii xilli-ciyaareedkii hore oo ka dhacday Lisbon, halkaas oo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Isku Aadka Quarter Finalka Koobka UEFA Europa League-ga oo Lagu Dhawaaqay

$
0
0

Share
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay isku aadka quarter finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa goor dhow lagu dhawaaqay.
Kooxaha u soo baxay quarer finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa waxa ay u wada ciyaari sida soo socota.
Sevilla vs Zenit St Petersburg
Dnipro vs Club Brugge
Dynamo Kiev vs Fiorentina
Wolfsburg vs Napoli
Lugta koowaad ee quarter finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa waxaa laciyaari doonaa 16-bisha April,halka lugta labaad la ciyaari doono 23-bisha April.
Finalka koobka UEFA Europa League-ga ayaa 27-bisha May lagu ciyaari doonaa magaalada Warsaw ee caasimada dalka Poland.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Islamist extremism rears its head across swath of Africa

$
0
0

Somalia: SRSG Kay Encouraged by Firm Commitment to Somalia's Vision 2016 Timetable

$
0
0

Germany Charges 6 Men Over Alleged Links to Al-Shabab

$
0
0

Five of the men are accused of undergoing weapons training at a camp run by al-Shabab in Somalia starting in 2012. Prosecutors say two of them later planned to join the Islamic State group in Syria. Al-Shabab suffered major setbacks in 2014 but continues ...
Weblinks: 

Obama oo la Hadlay Netenyahu

$
0
0

Germany Charges 6 Men Over Alleged Links to Al-Shabab

$
0
0

BERLIN (Sh M Network)- German prosecutors have charged six men over alleged links to the Somali-based Islamic extremist group al-Shabab.
The federal prosecutors’ office on Friday charged five of them with membership of a terrorist organization, and a sixth for attempting to join the group. It said the six, aged 24-31, are all German citizens, and one of them also has Tunisian nationality.
Five of the men are accused of undergoing weapons training at a camp run by al-Shabab in Somalia starting in 2012. Prosecutors say two of them later planned to join the Islamic State group in Syria.
Al-Shabab suffered major setbacks in 2014 but continues to wage a deadly insurgency against Somalia’s government. It has carried out many attacks in Somalia and in neighboring countries.
Source: AP
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

A Reformation for Islam

$
0
0

I was born in Somalia and raised as a Mecca Muslim. So were the majority of Muslims from Casablanca to Jakarta. Yet the Mecca Muslims have a problem: Their religious beliefs exist in an uneasy tension with modernity—the complex of economic, cultural and ...
Weblinks: 

TAXANAHA SUUGAANTA SUJUUD: GABAYGA MAANTANA WAXAA LAGU MAGACAABAA "ABOOR RARAN"

$
0
0

GABAY “ ABOOR RARAN”

Sida muuqata gabaygaan waxaa ku qarsoon ujeedooyin fara badan waxaana sifiican loo turjumi doonaa marka ay ku haboonaato insha,allah.

Roobaan weynay waxaan aragnay rays oo ramaad bixiyey

Geel baa rooray ragaad baa mudoo raafkii baa bararay

Rafaad baa ka dhacay oo abaar riiqday baa timide

Rati qooqay oo aaran kii roor sadaa yimiye

Aarbaa riimay weerbaa raxlayn raaskii laga guurey

Baddaa ruxatay daad baa rogmaday rubadna way goysay

Raad baa duugmay mayd baa raftoo rooray oo cararay

Rasuul baa ladiray oo rabbaa reebay xumihiiye

Masjid baa rukaam laga dhigoo ruuxna muu harine

Rajaa timid rasaas bey rideen oo rag baa curiyey

Nin rasuulkii caasiyoo Rabigi raali gelinaaya

Raydab iyo waxaa wada hadleen Raxan dameeraade

Raxan reebkii oo raac dadii raagey baa yimiye

Rakuub geela baabuur la raray rubacna aan qaadin

Rubad baa la jaray oo hadana soo rogaal celisay

Raxmaddii ilaah oon qofina rabin inuu gaaro

Ruug cadaa gabooboo ilmaha aan ra’yiga dhaamin

Ninbaa doomo soo raray hadana ribixa diidaaya

Ruqa oroday faras raacda galay reera kala guurey

Aboor raran rakuub loogu daroon raacdo lugu gaarin

Daba gaalle jiic soo ruqsadoo raba inuu qaado

Dagaal lugu rogmaday oon hadana ruuxna dhimanaynin

Riyadii hurdada oo ka wacan inaad run sheegayso

Cadaw rubadda kaa gooya oo noqon rafiiqaaga

Ruufyaan kii reeraha guboo nabadii raadaaya

Rafaad iyo wixii aan mutaa raaxo iyo khayrba

Haddaan rooti helo iyo hadaan waayo rubac shaaha

Raalli baan ku nahay sida rabigeen nagu razaaqaaye

12.3.15
Sujuud

Muqdisho: Amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray

$
0
0

Kulan looga arrinsaday xoojinta amaanka degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay degmadaas. Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay guddoomiyaha degmada Xamarwayne, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir, ku xigeennadiisa, saraakiisha ciidammada amniga iyo qaybaha bulshada degmadaas. Taliyaha booliska degmada Xamarweyne, Maxamed Maxamuud Garaar ayaa sheegay in amniga degmadu wanaagsan yahay, laguna hirgaliyay wada shaqayn dhexmartay shacabka [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha Gobolka Sh.Dhexe Oo Kulan Jowhar Kula Qaatay Qurbo Joog Ka Soo Jeeda Gobolkaasi iyo Xubno Kale

$
0
0

Share
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay waxgarad, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo booqasho ku tagay magaaladaasi kuwaa oo ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriiray horumarinta gobolka shabeelaha dhexe.
xubnaha maanta kulanka uu la qaatay guddoomiyaha Shabeelaha Dhexe oo isugu jiray kuwa ka socday xafiiska madaxweynaha Dalka Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo qurbajoog ka soo jeeda gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxa ay u kuurgalayeen horumarka balaaran ee ka jira gobolkaasi.
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe mudane Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Shabeelaha dhexe ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan horumarinta gobolka, waxaana uu sharaxaad ka siiyay xubnihii maanta uu la kulmay howlaha baaxadda leh ee uu maamulku ka wado gobolka.
Xubnaha wafdiga ayaa waxa ay booqdeen isbitaalka magaalada Jowhar, suuqa xoolaha iyo goobihii ay fatahaadaha saameeyeen.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Food aid reaches besieged town

$
0
0

A convoy bringing desperately needed food aid reached the besieged central town of Bulo-burte on Saturday, accompanied by Somali and African Union forces, officials confirm. Trucks carrying the food assistance were escorted from Beletweyn district by the ...
Weblinks: 

2 killed in attack on market in southeastern Somalia

$
0
0

MOGADISHU (AA) – At least two people were killed and five others injured on Saturday in an attack with a grenade in Afgoye, a town of the southeastern Lower Shebelle region, a police official has said. “The terrorists threw a grenade at the Afgoye ...
Weblinks: 

Kenya: Army Seize Suspected Al-Shabaab Militants

$
0
0

Kenyan army forces have arrested numbers of people on suspicion of Somalia's Al Shabaab militants in a crackdown that was carried out in a town near Kenya-Somalia border, officials said. The detained Somalis were accused of having links with Al Shabaab ...
Weblinks: 

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Qeyb-galay Aas Garoowe Loogu Sameeyay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Maamulkaasi “Sawirro”

$
0
0

Share
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwayne ku xigeenka maamulkaasi Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka qeyb-galay aas qabuuraha caasimada maamulka Puntland ee Garoowe loogu sameeyey Allaha unaxariiste Marxuum Xildhibaan Saciid Maxamed Cismaan oo loo yaqiinay Saciid Agandi kana mid ahaa Mudanayaasha Golaha wakiilada Puntland.
Aaska ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Baaralamaanka Maamulka Puntland Saciid Xasan Shire, guddoomiye ku xigeennada guddoonka Baaralamaanka Puntland, wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, xildhibaano, waxgarad iyo qaar kamid ah bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku nool Garoowe.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xildhibaan Saciid Agandi alle uga baryey in janadiisa fardowsa uu ka waraabiyo samir iyo iimaan uu ka siiyo eheladii, asxaabtiisi iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.
“Waxaan u tacsiyeyeynayaa guud ahaan umadda reer Puntland gaar ahaana waxaan rabaa inaan tacsi uga diro Baaralamaanka iyo gudoonkooda oo uu xildhibaanku si gaar ah uga tirsanaa” Ayuu yiri Dr Gaas.
”Xildhibaan ka tirsan maamulka puntland ayuu ahaa dhammaanteena waa inaga geeryooday, qoyskii uu ka geeryoodayna waxaan leeyahay samir iyo iimaan buuxa ilaahay ha idinka siiyo, wax kheyr qabana dhammaanteena Allaha inoogu badalo ” Ayuu yiri Madaxweynaha Maamulka Puntland.
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Marxuum Xildhibaan Saciid Maxamed Agandi ku tilmaamay inuu ahaa nin dhalinayaro ah oo fir-fircoon kana tirsanaa gudiga joogtada ah ee Baaralamaanka maamulkaasi.
Allaha unaxariisto Marxuum Saciid Maxamed Cismaan ayaa maanta gelinkii hore ku geeryooday Magaalo madaxda Puntland ee Garoowe oo uu mudooyinkii u dambeeyey ku xanuusanaa.
-DHAMMAAD-Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxaha Arsenal, Southampton,Tottenham, Crystal Palace iyo Swansea oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

$
0
0

Share
Kooxda Newcastle United ayaa waxaa garoonkeeda St. James’ Park 1-2 uga badiyay kooxda Arsenal.
Ciyaaryahan Olivier Giroud ayaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool u dhaliyay kooxda Arsenal,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Moussa Sissoko ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Newcastle United.
Kooxda Arsenal ayaa kaalina sedaxaad ka soo gashay kala horeynta horyaalka ingiriiska,waxana ay leedahay 60-dhibcood,halka kooxda Newcastle ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 35-dhibcood.
Kooxda Southampton ayaa garoonkeeda St Mary’s Stadium 2-0 uga badisay kooxda Burnley.
Kooxda Southampton ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 37-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Shane Long,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Jason Shackell ayaa daqiiqadii 58-aad ee ciyaarta goolka labaad dhaliyay kooxdiisa Burnley.
Kooxda Southampton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 53-dhibcood,halka kooxda Burnley ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.
Kooxda Tottenham Hotspur ayaa garoonkeda White Hart Line 4-3 uga badisay kooxda Leicester City.
Ciyaaryahan Harry Kane ayaa bilowgii ciyaarta labo gool oo deg deg ah u dhaliyay kooxda Tottenham.
Ciyaaryahan Jamie Vardy ayaa dhamaadkii hore ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Leicester City,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Wes Morgan ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad ee bareejada u dhaliyay kooxda Leicester City.
Ciyaaryahan Harry Kane ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Tottenham,waxana uu ahaa goolkiisii sedaxaad ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Harry Kane ayaa sanadkan 29-gool ka dhaliyay horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga.
Ciyaaryahan Jeffrey Schlupp ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka afaraad ka dhaliyay kooxdiisa Leicester City.
Ciyaaryahan David Nugent ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Leicester City.
Kooxda Tottenham ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 53-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.
Kooxda Aston Villa ayaa waxaa garoonkeeda Villa Park 0-1 uga badiyay kooxda Swansea City.
Ciyaaryahan Bafetimbi Gomis ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Swansea City.
Kooxda Swansea City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto sideedaad,waxana ay leedahay 43-dhibcood,halka kooxda Aston Villa ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 28-dhibcood.
Kooxda Stoke City ayaa waxaa garoonkeeda Britannia Stadium 1-2 uga badiyay kooxda Crystal Palace.
Kooxda Stoke City ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Mame Biram Diouf.
Ciyaaryahan Glenn Murray ayaa daqiiqadii 41-aad ee ciyaarta gool bareejo ah oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Crystal Palace.
Ciyaaryahan Wilfried Zaha ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Crystal Palace,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Kooxda Stoke City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 42-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 36-dhibcood.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beelo Ku Heshiiyay Dhuusa Mareeb

$
0
0

Share
Shirka dib u heshiisiinta gobolada mudug iyo galgaduud oo weli ka socda magaalada dhuusa mareeb ayaa maanta heshiisyo waxaa ku gaaray magaaladaasi ilaa sedex beelood oo wada dega goboladasi.
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo waayihii u dambeeyay ka soconayay magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa heshiisyo ku dhexmaray Beela ka mid ah Beelaha ku nool gobolada dhexe ee dalkeena Soomaaliya.
Heshiiskani ay maanta wada gaareen Beelahaasi ka mid ah Beelaha ka qeybgalaya shirka dib u heshiisiinta ee Dhuusa Mareeb ka soconaya ayaa waxaa uu qeyb ka noqonayaa heshiisyo ay kala saxiixdeen beelaha daga gobolka Mudug iyo Galgaduud.
waxgaradka Beelaha heshiiska wada gaaray ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin heshiiskii maanta iyagoo isku afgartay in laga qeyb qaato dadaalada lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobolada Mudug iyo Galgaduud islamarkaana ay is cafiyaan.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii maamul loo dhanyahay loogu sameyn lahaa bulshada ku nool gobolada Mudug iyo Galgaduud, waxaana heshiisyada beelaha dagan goboladaasi dhexmaraya uu qeyb ka yahay dadaaladaasi oo horseedeysa in maamul tayo leh loo dhiso gobolada DhexeShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jasiiradda Kudhaa oo la hareereeyey

$
0
0

Kn: Ciidamada Jubbaland oo dhawr jiho kala jooga ayaa lagu soo waramayaa in ay hareereeyeen jasiiradda kudhaa, halkaasi oo ciidamada Alshabaab ay ku suganyihiin.
Sidoo kale ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka ayaa fariisimo cusub ka samaystey marin ay ku durdurin lahaayeen ciidamada Alshabaab haddii laga soo saaro Kudhaa, tanina waxa ay adkeyneysaa ayaa la leeyahay fursadaha in ay baxsadaan dagaalyahano badan oo Alshabaab ah.
Arrinkani ayaa waxa uu imaanayaa xili maalmihii lasoo dhaafay wargeyska KismaayoNews ay soo gaarayeen warar sheegaya in hoggaamiyeyaal sarsare oo Alshabaab iyo ajaaniib ah ay tageen jasiiradda Kudhaa, taasi oo laga yaabo in ay soo dadajisey dhaqdhaqaaqa ciidan ee Jubbaland iyo AMISOM.
Horaan ayaa ciidamada Jubbaland looga soo saaray Kudhaa, islamarkaasina ciidamo badan looga waxyeeleeyey kadib dagaal kadis ahaa oo lagu qaaday magaalada.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aadan Garaar iyo Gacantii kuu lahaa Weerarkii West Gate

$
0
0

Kn: Booliiska dalka Kenya ayaa sheegey in ay aad ugu nafiseen dilkii hoggaamiyihii Alshabaab ee duqeynta cirka lagu diley meel u dhow Baardheere bishan dhexdeeda, Aadan Garaar, waxayna sheegeen in ay dhabar jab weyn ku tahay Alshabaab.
Warbixin ciidamada ay soo saareen ayay kaga sheekeeyeen shaqooyinkii uu qaban jire Aadan Garaar ka hor intii uusan ka mid noqon hoggaamiyeyaasha Alshabaab.
Waxa ay sheegeen in uu Alshabaab u qaabilsanaa kala gudbinta hubka iyo waxyaabaha qarxa ee xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Waxa ay sheegeen in uu ahaa nin ay aad ugu fududeen in uu hubka kala gudbiyo, islamarkaasina geeyo meel kasta oo loogu talogalay, xitaa illaa dalka Uganda.
Waxay ku tilmaameen nin markii hore Alshabaab ugu shaqo bilaabay si kiro ah, islamarkaasina kaliya ay isticmaalayeen, balse uusan wax xil ah u heynin, balse markii uu dhacay weerarkii suuqa West Gate uu sumcad weyn ka dhex yeeshey xarakada, loona dalacsiiyey in uu noqdo taliye ciidan.
Waxay ku tilmaameen nin mucangag ah oo xanaaq badan, islamarkaasi furka ku tuura qofkii ay waxyar isku qabtaan.
Warbixinta booliiska waxa ay taxaysaa magacyo dad la sheegey in ay la shaqayn jireen oo ay ka midtahay haweeneey hadda ku xiran Soomaaliya, balse aanan la sheegin halka ay ku xirantahay.
Aadan Garaar ayaa waxaa la sheegey in uu abaabuley weerarkii West Gate, islamarkaasina xiriir joogto ah la lahaa raggii galay suuqa maalintii koowaad oo dhan, xiligaasi oo uu isaga gaari kaga baxay Nairobi illaa uu xuduudda ka gooyey.
Markii dambe booliska waxa ay qabteen gaari uu isaga iibsaday oo waxyaabaha qarxa laga buuxiyey, waxaana caddaymo laga heley kaamaro xarun uu leeyahay bangi oo ay lacag oga saareen ninkii ay baabuurka ka iibsadeen isaga iyo nin kale oo la socdey.
Weerarada bilo kadib Garaar waxa uu kusoo laabtay magaalada Gaarisa, halkaasi oo uu isku dayay in uu Kibaandhe (sharciga Kenya) ka jirto, waxaana gacan siinayay rag Alshabaab u beerlaxawsan oo magaalada degen.
Booliiska waxa ay sheegeen in ay furfureen shabakado badan oo uu Garaar maleegey.KismaayoNews.com