Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Siyaasi uu dhalay ra’iisul wasaare hore oo laga hoos magacaabay Muungaab (Qorshe cusub)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in agaasimaha guud ee Gobolka Banaadir loo magacaabay Joon Nuur Xasan Xuseen oo ah wiil uu dhalay ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde, taasoo keentay in la is weydiiyo sida ay ku dhici karto in mar haddii guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)oo ay jufo hoose isku yihiin mas’uulka cusub?.
Xilka loo magacaabay Joon Nuur Cadde waa xil ku cusub maamulka Gobolka Banaadir, waana xil loogu yeeray, agaasimaha xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir, wuxuu qaabilsanaan doonaa qoraalada xafiiska guddoomiyaha Gobolka iyo xiriirka dibadda, marka si kale loo eego waa xogheynta guddoomiyaha Gobolka. Tani waxay caddeyn u tahay in xilkani yahay mid aad u hooseeyaa oo xitaa aan la shaacin, isla markaana aan mudneyn in wax badan laga sheego.
Joon Nuur Cadde wuxuu hore uga mid ahaa la-taliyeyaasha fara badan ee Ra’iisal wasaaraha, waxaana in xilkan in loo magacaabo ka dambeeyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ka codsaday inuu meeleeyo ninkani maadaama la-taliyeyaashii fara badnaa ee xafiiskiisa uu kala dirayo.
Magacaabidda xilkan ayaan wax saameyn ah ku lahayn guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo muddooyinkii ugu danbeeyay madaxtooyada laga waday in xilka laga qaadayo, laakiin waxaa cad in labada kiis ee qaar ka mida saxaafada isku xireen inaysan saameyn isku lahayn.
Isha: Goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Maalinta biyaha adduunka oo laga xusay Muqdisho

$
0
0

Munaasabad lagu xusayay maalinta biyaha Adduunka oo ku beegan 22-ka March ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka tamarta iyo kheyraadka Biyaha ee xukuumadda Soomalaiya iyo qaar kamid ah ururrada bulshada rayidka ah. Wasiirka tamarta iyo kheyraadka Biyaha ee xukuumadda Soomalaiya, Maxamed Xasan Aaden ayaa sheegay in wasaarada iyo shirkadaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Qorsheeyay Gudidii Qabanqabada. Xuska 18-May

$
0
0

Somali, AU Forces Retake Island From Al-Shabab

$
0
0

Somaliland: Girls’ Education Starts a Quiet Revolution

$
0
0

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb galay Xuska Maalinta Biyaha Aduunka

$
0
0

Kooxaha Chelsea iyo Everton oo Guul Gaaray “SAWIRRO”

$
0
0

Share
Kooxda Hull City ayaa waxaa garoonkeeda Kingston Communications Stadium 2-3 uga badiyay kooxda Chelsea.
Kooxda Chelsea ayaa bilowgii ciyaarta dhalisay labo gool oo deg deg ah,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Edin Hazard iyo Diego Costa.
Kooxda Hull City ayaa ku jawaabaty labo gool oo bareejo ah,waxaana daqiiqadii 27-aad iyo 28-aad u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Ahmed El Mohamady iyo Abel Hernandez,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Loic Remy ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Chelsea.
Kooxda Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ku hogaamineyso 67-dhibcood,halka kooxda Hull City ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 28-dhibcood.
Kooxda Queens Park Rangers ayaa waxaa garoonkeeda Loftus Road 1-2 uga badiyay kooxda Everton.
Kooxda Everton ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Seamus Coleman,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Ciyaaryahan Eduardo Vargas ayaa daqiiqadii 65-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliay kooxda QPR.
Ciyaaryahan Aaron Lennon ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Everton.
Kooxda Everton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 13-aad,waxana ay leedahay 34-dhibcood,halka kooxda Queens Park Rangers ay horyaalka ugu hooseeyso.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: AMISOM Liberates Kuday Island in Kismayo

$
0
0

Somalia National Army together with troops of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have liberated the island of Kuday, in Kismayo, in the Lower Juba region, in the latest offensive undertaken against the Al Shabaab in Somalia. Kuday was the ...
Weblinks: 


Somalia : Six Al Shabaab killed in Bardale blast

$
0
0

In Bardale Bay province, six members of Islamist group were killed when IEDs (Improvised explosive devices) they were planting on the road accidentally exploded. Resident who sought anonymity said the fighters were busy assembling the explosive device on ...
Weblinks: 

Somalia: Somali government forces take strategic island from Al Shabaab

$
0
0

Mareeg.com-Somali government forces in Juba regional state backed by AMISOM troops have taken control of a strategic island near port city of Kismayo. Kuda Island was held by Al Shabaab and several efforts by Somali forces was previously repulsed by the group.
Weblinks: 

Wasiirka Duulista Somaliand Oo faah faahiey Sababta Ay U Xanniban Tahay Fly Dubai Oo Duulimaadyo Bilaabi Lahayd

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Wasiirka Duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, oo maanta hor tagay Golaha wakiilada, ayaa wax laga waydiiyay sababta Shirkadda Duulimaadyada Fly Dubai ooh ore ugu balan qaaday inay Somaliland Duulimaadyo ka bilaabayso ay u baajisay Duulimaadyada, waxaanu sheegay inay ku xidhay shuruudo dhanka xayndaabka madaarka ah.
“Waxaa Madaarkeena qiimayn ku sameeyay Shirkaddo badan, waxaa ka mid ah Fly Dubai, waxay ahayd 5-tii bishan inay Duulimaadyo samayso, waxa kaliya oo ay u xanniban tahay Silig hal Kiiloomitir iyo badh ah, oo 13KM imika ka qabyo ah. Markii ay daraasad ku sameeyeen waxay inagu xidheen Kiiloomitirkaas iyo badhkaas inaynu dhamayno, waanan wadnaa” ayuu yidhi Wasiir Maxamuud Xaashi.
Wasiirku waxa uu sheegay in Madaarka Hargeysa horumar sameeyay islamarkaana Shirkaddo badani danaynayaan “Shirkaddaha Madaarka Qiimaynta ku sameeyay Kenya Airways baa ka mid ah, Turkish Airways baa ka mid ah, Geeska Africa marka la eego waxaynu ka mid nahay garoomada soo Ifaya ee soo koraya ee ugu wanaagsan, wuxuun baanay ku xidhan tahay inaynu qabyadeenana guffayno, wixii horumar ahna halkaa ka sii wadno” ayuu yidhi Wasiirku.
Wasiir Maxamuud Xaashi, ayaa sidoo kale Golaha faahfaahin ka siiyay Xeer hay’ad madax banaan oo Somaliland yeelato loogu sameeyo Duulimaadyada, xeerkaasi oo haatan Golaha hor yaala ayuu wasiirku u sharaxay Mudaneyaasha.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warar dheeraad ah oo ku saabsan qarax xooggan oo goor dhow dhacay

$
0
0

Marko (Caasimada Online) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ciidamada AMISOM lagula eegtay magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Qaraxa ayaa lagu sheegay inuu ahaa bam gacanta laga tuuro ciidamada AMISOM lagula eegtay mid kamid ah xaafadaha magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Taliyaha qeybta booliska ee magaalada Marko Ismaaciil Axmed Cismaan oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in qasaaro badan uusan geysan qaraxa lala eegtay ciidamada AMISOM, sida uu hadalka u dhigay.
“Ciidamada Ceeljaale ayay kasoo baxen Bam gacmeed lagu soo riday ayuu ahaa, xabado ayaa kadib dhacay oo racdo reeb ahaa, qasaaro ma jiro oo dhimasho iyo dhaawacba, anigaa kuu xaqiijinaya, wax qasaaro ahna AMISOM maysan soo gaarin”.
“Meel Buundo oo Nation-ka u dhow waaye oo mar walbaa ayay wax kasoo tuuraan ciidamada AMISOM-na meesha wey maraan mar walbaa, haddana 1o ruux ayaan qabanay laakiin waan sii deyney ileen dadka magaalada ayay noqdeen”ayuu yiri.
Laakin dadka deegaanka oo aan la hadalnay ayaa sheegaya in waxyeelo ay kasoo gaartay ciidamada AMISOM ee qaraxa lala eegtay.Caasimada OnlineXafiiska MarkoCaasimada@live.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo Darbi ka Dhisaysa Xadka Somalia

$
0
0

Former Mogadishu Mayor warns Federalism of destroying Somalia National Unity

$
0
0

Former Mogadishu Mayor Mohamed Ahmed Tarsan has warned Somalia Federalism going the wrong path pointing Somalia National Unity at stake. “If Federalism is implemented, then, Somalia National Unity is at stake “, said former Mogadishu Mayor. Mr. Tarsan ...
Weblinks: 

Decline of Piracy has led to the rise of Illegal Fishing in Somalia

$
0
0

Following the downfall of Somalia’s last functional government in 1991, the country’s 3,330 km (2,000 miles) of coastline — the longest in continental Africa — has been pillaged by foreign vessels. Somalia waters, particularly off the coast of the ...
Weblinks: 


Kenya to create buffer zone at Somalia border

$
0
0

NAIROBI, Kenya, Mar 23 – The Kenyan government is planning to put up a ‘security wall’ on the Somalia border to enhance security, in the wake of increased Al Shabaab attacks. Mwenda Njoka, the Spokesman for Kenya’s Interior Ministry has told ...
Weblinks: 

Somalia, AU troops ‘retake strategic island’ from Shebab

$
0
0

Somali government forces backed by African Union troops have recaptured a strategic island on the country’s south coast from Al-Qaeda-linked Shebab rebels, officials and witnesses said Monday. A statement from the AU’s AMISON force said Kudha island ...
Weblinks: 

Yemen Descends Into Chaos As Foreign Minister Seeks Help From Neighbors

$
0
0

Just last September, President Obama cited Yemen (along with Somalia) as a successful example of America's counterterrorism strategy. Five months later, that seems an unlikely example.
Weblinks: 

Isirka lagama hadlo Ingiriiska

$
0
0

Waxaa dood ka taagan tahay sababta dadka Ingiriiska ah aysan uga hadlin qowmiyadaha dalka, iyadoo laga baqayo in qofka lagu eedeeyo cunsuriyad.

Daawo dhaqaalaha Nigeria

$
0
0

Halkan ka daawo video soo koobaya xaaladda dhaqaalaha dalka Nigeria.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live