Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo Khuwadda Korontada Nigeria

$
0
0

Madaxweynaha oo la kulmay ergada dib u heshiisiineed ee Dhuusamarreeb

$
0
0

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa caawa kulammo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiineed ee ka socda magaaladaas. Ergada ayaa madaxweynaha u gudbisay warbixin ku aaddan hawlaha ay qabteen, guulaha laga gaaray iyo shaqooyinka u dhimman, sida lagu sheegay [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: President Obama Is Backing the Wrong Partners In Somalia

$
0
0

Somalia: AMISON Withdraw Troops From Districts in Somalia

$
0
0

In Somalia, Hunger Isn’t All About the Rains

$
0
0

Remittance Cuts a Threat to Somalia’s Food Security

$
0
0

Aid groups say remittances from abroad are key to food security in Somalia, and that an American bank’s recent decision to bar money transfers into the country could have disastrous effects. The move, apparently required by U.S. anti-terrorism measures ...
Weblinks: 

Somalia interferes with Sweden-Saudi Arabia row

$
0
0

Somalia’s federal government has interfered with the on-going diplomatic row between the Swedish government and the Kingdom of Saudi Arabia. The row between the two countries emerged after Swedish Foreign Minister Margot Wallstrom criticized the record ...
Weblinks: 

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku dhowaaqay war sii jahwareerinaya xaaladda gobolalda dhexe

$
0
0

Cadaado (Caasimada Online) – Afhayeenka Maamulka Ximan & Xeeb Careys Maxamed Xaaji, ayaa daboolka ka qaaday in berrito uu Cadaado ka furmi doono shirka Maamul U Samaynta Gobolada Galgaduud iyo Mudug (Gobolada Dhexe).
Afhayeenka, ayaa tani ku macneeyay iyadoo maalinta berrito ay ku beegan tahay, xilligii loo balansanaa inuu Magaalada Cadaado ka bilowdo qorshaha Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe.
Waxa kaloo uu sheegay in ergo fara badan ay ku sugan tahay Magaalada Cadaado, diyaarna ay u yihiin ka qaybgalka shirka lagu balansan yahay in Maamul Goboleed loogu soo dhiso Gobolada Dhexe.
Careys Maxamed Xaaji oo u waramay laanta afka Somaliga ee VOA, ayaa sidoo kale sheegay in Maamulka Ximan & Xeeb uu muddo dheer diyaar garow ugu soo jiray, sidii Cadaado loogu qaban lahaa shirka Maamul U Samaynta Gobolada Dhexe.
Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Ximan & Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan Axmed Nuur, ayaa waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu yeeray in si deg deg ah uu kaga hadlo mowqifkiisa ku aadan Odayaasha Golaha Dhaqanka Gobolada Dhexe ee Magaalada Dhuusamareeb isugu tagey.
Odayaasha Dhaqanka ee shalay uu shirku ugu soo gaba gaboobay Magaalada Dhuusamareeb, ayaa xalay si cad u diiday in shirka Maamulka Gobolada Dhexe lagu qabto Magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Somaliya oo galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb, ayaa waxa uu caawa shir kula lee yahay Odayaasha Dhaqanka.
Xaaladda shirka gobollada dhexe ayaa qasan, ayada oo beelaha Habar-Gidir dhexdooda ay isku hayaan goobta shirka, halka dowladda Somalia iyo Ethiopia ay sii qasayaan xaaladda.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Muqdisho & Isbadalka Habeenkii

$
0
0

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badashay tan iyo Labadii Sanno ee u dambeysay kadib Isbadal dhinacyo badan leh oo magaalada laga her geliyay hadii ay ahaan laheyd dhinaca Dhismaha iyo Ganacsigaba.
Muqdisho Xiliga Habeenkii waxeey noqotay sidii ay ahaan jirtay Waagii Bariisamaadkii waxeey haatan la jaan qaadeysaa Caasimadaha dunida ee nala daawo Muuqaalkani ah kii ugu dambeyay ee xili habeen ah la duubay.HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maqaayad ku taala Nairobi oo dadka madow loo diiday Shabaab dartood & dowlada Kenya oo..

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Dowlada Kenya ayaa markii ugu horeysay albaabada isugu dhifatay maqaayad laga leeyahay dalka China oo ka furneyd magaalada Nairobi oo laga takooray dadka madowga ah.
Maqaayada oo ay leeyihiin ganacsato Shiinaha u dhalatay ayaa la sheegayaa iney dadka madowga u diideen kadib markii marar badan dhac loo geystay, taasi oo keentay iney kala garan waayeen dadka dhaca geysanaya iyo dadka maqaayata u shaax doonanaya.
Wararka waxay intaasi ku darayaan in goobaha bulshada sida Twitter-ka iyo Facebook ee reer Kenya waxaa qabsaday hadalka iyo go’aanka ay ku dhaqaaqeen maamulka maqaayadaasi.
Sidoo kale waxaa laga baqay in Alshabaab ay weeraro ka geystaan maqaayadaasi, taasi oo la sheegay iney dhalisay in dadka madowga ah loo diido maqaayda.
Dowlada Kenya oo ka jawaabeysay arintaasi ayaa xirtay milkiilaha maqaayadaasi iyo qaar kamid ah shaqaalaha maqaayada, kadib markii la sheegay iney midab takoor ka bilaabeen dalka Kenya.
Waxaa la filayaa in maalinta Khamiista ee soo socota maxkamad lasoo taago milkiilaha maqaayada si loogu qaado sharciga.Caasimada OnlineXafiiska KenyaCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wall meant to forestall forays by Somalia gunmen

$
0
0

Kenya: Somalia Rejects Kenya's Plan to Construct Wall Along Border

$
0
0

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Koonfur galbeed Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Hub Lagu Soo Qabtay

$
0
0

Share
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Koonfur galbeed Ee Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada Ammaanka ay ka sameeyeen Magaalada Beydhabo iyo deegaannada ku dhow ee Xarunta Gobolka Baay.
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Koonfur galbeed Ee Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalada ay ku soo qab qabteen hub ay lahaayeen maleeshiyaadka isku biirsaday gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS ay ka dambeysay xogo dadka shacabka ah ay ka heleen kaddib lagu soo qabtay hubkaasi.
“Howlgalka ammaanka ayaan ku xaqiijinaynay ciidamada Boliiska ayaana soo qabtay hubkaasi oo laga soo qabtay duleedka magaalada Beydhabo, waxaana hubkaasi uu isugu jiray kuwa fudud iyo kuwa culus, howlgalkaasina waxa uu u dhacay sidii loogu talo galay.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo kale duwan ka sameeya Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobalka Bay iyo deegaannada kale ee gobolkaasi halkaasi oo muddooyinkii dambe ammaankeedu uu ahaa mid wanaagsan.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqdey Dhaawacyadii lagu daweynayay Isbitaal ku yaala Imaaraadka Carabta “Sawirro”

$
0
0

Share
Abu dhabi- UAE, March 25, 2015 Dr. Abdisalan Hadilye Omar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta maalgashigashiga ee Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa booqasho ku tagey Ibitaalka weyn ee Askarta ee loo yaqaano (Zayid Military Hospital) ee ku yaal Caasimadda Wadanka Imaaraadka ee Abu Dhabi.
Booqashada Wasiir Hadliye ayaa waxaa ku weheliya Danjiraha Soomaaliya ee u fadhiya Wadanka Imaaraadka Carabta Ambassador Cabdulqaadir Sheikhey Mohamed Al-Xaatimi iyo Agaasimaha waaxda Iskaashiga Amniga Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dawladda Imaaraadka Carabta Ambassador Mahash Saiid Salim AL Hamily, iyadoo ay si wacan ugu soo dhaweeyay Maamulka isbitaalka islamarkaasina ay siiyeen warbixin ku saabsan dhaawacayadda jiifa isbitaalka oo bilowgii bishani la geeyay islamarkaana u sheegey in ay xaaladooda ay soo hagaageyso.
Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Abadisalaan Hadliye ayaa uga mahadceliyay guud ahaan Dowlada Imaaraadka iyo Shacabkeeda gaar ahaan Maamulka Isbitaalka tan iyo intii uu ku guda jirey booqashadiisa isbitaalka sida walaalahooda Soomaaliyeed ay ugu fidiyeen gar Gaarka bani’aadanimo iyo Taageerida dhinac walabo leh oo ay marwalaba la garabtaaganyihiin.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixin ku saabsan saddexda kooxood ee isku heysta maamulka Gobolada Dhexe & cidda ka danbeysa

$
0
0

Dadaalkii loogu jiray maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa qarka u saaran in lagu kala qeybsamo iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu dadaalkii ugu danbeeyay ugu jiro badbaadinta kala jab ku yimaada maamulkaasi, waxayna wararku sheegayaan in saddex qeybood loogu kala qeybsan yahay dhismaha maamul KMG ah oo ay yeeshaan goboladaasi.1. KOOXDA DHUUSAMAREEB
Kooxdani waxaa saldhig u ah oo gogosha u dhigay beesha Ceyr inteeda badan, waxaana kadib ku biiray xubno kala duwan oo saameyn ku yeeshay, iyadoo ay taageero ka helay beelaha degaankaasi intooda badan oo gaaraya 13 beelood. Kadib furitaankii shirkaasi waxay odayaasha isugu tegay Dhuusamareeb fadhiya is tuseen inaysan dan badani ugu jiran shir ay u tagaan degmada Cadaado, waxaana ugu wacan iyadoo ay saameyn ku yeesheen siyaasiyiin ku xiran Itoobiya.
Dhibaatada ugu weyni waxay noqotay kalsooni darro dhex taalla reer Cadaado iyo Dhuusmareeb oo ku saabsan mustaqbalka cidda hogaanka dowlad goboleedkaasi yeelan doonta iyo fadhiga maamulkaasi. waxaa muuqata in reer Dhuusamareeb iyo odayaasha shirkaasi fadhiya aysan ku qanacsaneyn shirka Cadaado, iyagoo u arka in taladu farahooda ka bixi doonto haddii ay xitaan shirka Dhuusamareeb.2. KOOXDA CADAADO
Kooxdani waxaa saldhig u ah beesha Saleebaan, waxaana jiray qorshe hore oo dowladda federaalka dhigtay kaasoo heshiis lagu ahaa in shirka maamul u sameynta gobollada dhexe lagu qabto Cadaado. Waxaa reer Cadaado ay isbaheysi leeyihiin Galmudug ama haddii si kale loo yiraahdo waxaa is fahamsan maamuladii Galmudug iyo Ximin & Xeeb, laakiin waxay isku haleeyeen dowladda Federaalka iyagoo sidaas ku waayay taageerada beelihii kale ee gobolka la deganaa oo dhinaca Dhuusmareeb raacay.
Kooxda Cadaado waxaa ka go’an in shirka maamulka lagu dhisayo ay marti geliyaan, iyagoo heshiis hoose kula jira madaxda dowladda federaalka, laakiin marka ay ugu fiicnaato waxay ku tiirsan yihiin dadaalka madaxweynaha oo haddii uu fashilmo, shirkoodiina meesha ka baxayo ay qeyb ka mida kooxo is haya ay noqon doonaan.Ka billow bidix: Axmed Cabdisalaam, Axmed Fiqi iyo Cabdikariin Guuleed3. KOOXDA GURICEEL
Kooxdan waxay soo baraarugtay xilli danbe, waxaana iyadoo dhan abuuray ama gadaal ak riixaya Itoobiya oo laga yaabo inay raacdo-reeb u yihiin, waana xaalad gaara ah iyadoo muddooyinkii ugu danbeeyay caddeeyay inaysan taageersanayn dhammaan maamul usameynta socota, iyaguna ay xaq u leeyihiin. Kooxdani oo heshiis KMG ah oo xabad joojin ah kula jira dowlada Federaalka waxay dhinac xagjir ah ka taagan tahay labada kooxood ee is haya, waxaana jira qorshe kale oo kooxdan ku jira shir kale oo laga yaabo inuu ka dhaco degmo kamida Galgaduud oo looga dhawaaqayo shir kale oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe.
Marka aad eegto sida wax u socdaan waxaa kuu soo baxaysa in waxa ugu weyn ee la isku heysto ay tahay hogaanka maamulka la dhisi doono oo u baahan in haddaba laga heshiiyo oo cidda ay quseyso isla gartaan inta aan shirba la furin mid socdana la xirin. Madaxweynaha iyo dowladda federaalka waxaa ka muuqda inay wax u qarsoon yihiin laakiin la wada ogyahay taasoo ah inay C/kariin Xuseen Guuleed u dooneyso hogaanka Gobollada Dhexe maamulkiisa inta ay taasi jirtana waxaa jiri doona is mari waaga dhex yaala dhinacyada iyo beelaha ay isu keentay degaaadaa gobolada dhexe.
Waxaa meesha ka baxay mushaxirii Aala-sheekh ee , waxayna hadda sheekadu u muuqataa mid isugu biyo shubatay labada siyaasi ee C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed C/salaan Xaaji
Ugu danbeyn waxay xaajadu ku danbeyn doontaa is afgarad madaxweynuhu dhaliyo isagoo runta ka sheegaya waxa dowladiisu damacsan tahay ama kala jab ay ka dhashaan laba ilaa saddex maamul oo kala duwan taasoo ayaandarro ku noqon doonta dadka dhibaateysan ee gobolkaasi, waxaana xusid mudan iyo madaxda, siyaasiyiinta iyo odayaasha fara badan ee ku qulqulaya degmooyinkaasi ay intooda badan weligood halkaasi u tegin wax u qabashada dadka ee ay geysay oo qura xil iyo kursi raadis.
Isha: Goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia defence minister meets EU military officials

$
0
0

According to a press statement from the minister’s office, both sides discussed on the government’s efforts towards stabilizing the country, training and equipping of the Somali forces. Mr Dini thanked the European Union for its massive support towards ...
Weblinks: 

Dhageyso: Shirkii Cadaado oo fashilmay kadib..

$
0
0

Cadaado (Caasimada Online) – Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in dub u dhac maanta uu ku yimid shir ka furmi lahaa magaalada Cadaado ee gobalka Mudug, kaasi oo la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Mudug iyo Galgaduud.
Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamuud Xuseen ayaa u sheegay Goobjoog Fm, in madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sugan degmada Dhuusamareeb ka warsugayaan si uu u mudeeyo xilliga uu shirka furmi doono.
Sidoo kale wasiirka ayaa tilmaamay in shirka Cadaado meelihii lagu qaban lahaa iyo sidoo kale halkii ay degi lahayd ergada diyaarsan tahay, waxa hadda ay sugayaanna ay tahay jawaabta Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxa uu kula kulmayaa odayaasha dhaqanka, waxaana ay ka wada hadlayaan arimo ku aadan qabsoomidda shirka Cadaado.
Dhawaan Odayaasha Dhuusamareeb ku shiray waxay soo saareen go’aan ah in shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud uu ka dhici doono degmada Dhuusamareeb.Halkan ka dhageyso wasiirkahttp://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/03/Wasiirka-Ximin-Iyo-Xeeb.mp3Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Ahlu Suna oo ka hor timid qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh ee Dhuusomareeb

$
0
0

Galgaduud (Caasimada Online)-Ururka Ahlu sunna ayaa si cad kaga hor yimid iney aqbalaan waxyaabaha kasoo bixi kara shir lagu qabto magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud.
Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ku simaha gudoomiyaha golaha fulinta ayaa sheegay in maamulka Ahlu sunna uusan quseyn waxyaabaha kasoo bixi kara shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka.
Wuxuu sheegay in wax wada tashi ah aan lagala sameyn sameynta maamulka lad oonayo in loo dhiso gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, sida uu sheegay Sh. Maxamed Shaakir.
Wuxuu ku hanjabay in waxyaabaha ka dhasha maamul sameyntaasi ay qaadan doonaan masuuliyadeeda dowlada Soomaaliya iyo cidii ka dambeysay iyadoo aan lala tashan in maamulkaasi la dhiso.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/03/COD-Ahlu-Sunna.mp3Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalis in Social media cite the interference of the somalia government in the Swedish -Saudi Arabia row as political bickering

$
0
0

Somalia social media is buzzing after Somalia government issued press release on Monday condemning Sweden for meddling Saudi Arabia internal affairs. The diplomatic row between the two countries started early February when Sweden Foreign Minster Margot ...
Weblinks: 

Tababar xildhibaanno Soomaaliyeed uga furmay Uganda

$
0
0

Tababar ku saabsan tayaynta hawlaha maamulka ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda maanta uga furmay xubno ka ka tirsan baarlammaannada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Tababarka oo socon doona toddoba maalmood ayaa waxaa qabanqaabiyay ururka midowga baarlammaannada Afrika iyo Yurub ee (AWEPA). Xog-haye-yaasha guud ee baarlammaannada Soomaaliya iyo Puntland ayaa madasha ka sheegay in tababarku [...]