Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo: Telesom oo Dhaqaale ugu Deeqday Sadex Mashruuc oo danta guud ah‏

$
0
0

Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom ayaa kaalmooyin dhaqaale ku wareejisay gudiyada gacanta ku haya hirgelinta sadex mashruuc oo waxtar weyn u leh bulshada lagana fulinayo caasimada Somaliland. mashaariicdan oo kala ah dhismaha wadada Laamida ah ee xaafadda Aw aadan, Dhismaha Biriijka ee xaafadda libaaxyada iyo dhismaha wadada loo leexinayo dugsiga sare ee Ilays ee magaalada hargaysa.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Al Shabab killed Kenya senior officer

$
0
0

A senior officer with Kenya’s counter-terrorism police unit was shot dead by gunmen on Thursday in the port city of Mombasa, in what police said could be revenge for a crackdown on attempts by the Somali al Shabaab militant group to recruit young men.
Weblinks: 

Court hears appeal in terror-related custody dispute

$
0
0

Court papers show that Chesser attempted to join the al-Shabab terrorist group in Somalia, taking his baby with him to the airport in an attempt to look less suspicious. It didn't work. Chesser, who had attracted law enforcement attention after posting ...
Weblinks: 

Top Al-Shabaab Commander Captured In Somalia

$
0
0

Kenyan parliament approve New Kenya ambassador to Somalia

$
0
0

Somalia joins operation against the Houthi rebels in Yemen

$
0
0

Diplomatic sources obtained by the Somali website of Midnimo.com say government of the Kingdom of Saudi Arabia wants to persuade Somali government to join the coalition led by Saudi Arabia fight against the Houthis of Shia rebels in Yemen. Foreign Minister ...
Weblinks: 

Two Illinois men arrested on terror charges

$
0
0

The rate of foreign fighters traveling to Syria "exceeds the rate of travelers who went to Afghanistan and Pakistan, Iraq, Yemen or Somalia at any point in the last 20 years," Rasmussen said. Of those fighters, an estimated 3,400 are believed to have come ...
Weblinks: 

IS Likely Trying to Add al-Shabab to Its Ranks

$
0
0

“Al-Shabab had been getting a lot of fighters from the West, U.S., Europe and the Middle East, all coming to join al-Shabab. But these days, even Somalis in the West are going to ISIS,” Roble said. “They’re not going to Somalia to join al-Shabab.”
Weblinks: 

Golaha Deegaanka Cardiff Oo Ictiraafay Somaliland

$
0
0

CARDIFF (Somaliland.Org);- Golaha Deegaanka Cardiff oo ku dhawaaqay inay somaliland ictiraafeen iyada oo ay horena u ictiraafeen golaha deegaanka Sheffield oo iyagu noqday Golihii u horeeyey, halka ay maanta noqdeen golihii labaad reer Cardiff.Tani oo noqonaysa dedaalka ay somaliland ugu jirto in dalkani ka mid noqdo dalalka caalamka ee la aqoonsan yahay,
waxa iyana xusid mudan oo aan marnaba la ilaawi karin Shacbiga Somaliland ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska oo intii shirkaasi socday hortubnaa goobtii shirku ka socday, muujiyeyna shucuubta bulsho weynta reer somaliland meel ay joogaanba iyaga oo ka wakiil ahaa guud ahaanba intii ka maqnayd halkaasi, iyo intii ka shaqaysay ee wakhtigooda qaaliga ah geliyey in golahani ictiraafo somaliland.
waxa aad naga sugtaan insha allaa in aanu idin soo gudbin doono saacadaha soo socda Videos iyo Qoraalo faahfaahsan oo la xidhiidha kulankaasi qiimaha badan ee maanta somaliland lagu ictiraafa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Wasiir Cakuse Oo Daah-Furay Xarunta Wasaarada Warfaafintu Ku Yeelan Doonto G. Awdal

$
0
0

Boorama (Somaliland.Org);;- Xaflada Furitaanka Xarunta Wasaaradu ku Yeelan doonto Gobolkan Awdal oo ay ka soo qayb Galeen Madax, Mas’uuliyiinta Gobolka,Cuqaal, Salaadiin iyo Marti Sharaf kale..
waxa ugu Horeyn Halkaas hadal Kasoo Jeediyey Isuduwayaha Gobolkan Awdal u fadhiya Wasaarada Warfaafinta Abokor Xasan Caafi kaasoo Ka Waramay Baahidaa Gobolkani u qabey Xaruntan oo Saldhig u Noqon doonta Warbaahinta Qaranka Sida Telefiishanka, Idaacada, Wargeyska, Iyo Wakaalada Wararkaba, Waxaanu Intaa caafiku darey In Dhamaanba Bulshada Gobolkani ka Mahad Naqayaan Xaruntan Wasaaradu ka Furatey, HALKAN KA DAAWO
Xubno ka mida Salaadiinta iyo Cuqaashaa Gobolkan oo iyana Hadalo ka soo jeediyey Madasha ayaa Xukuumada iyo Wasaaradaba uga Mahadnaqay Hawshan Baaxada leh,
badhasaabka Gobolkan Maxamed Cali Saleebaan Ramaax oo isna Madasha ka Hadley Ayaa Ka Mahadnaqey sida Wasaaradu Marwalba Gobolkan uga Fuliso hawlaha Wasaarada Qaranka ugu Xilsaarantahay Isaga Tilmaamey In Horena Bulshadu uga Mahad Sheegteen Idaacada Quraanka oo si FM- ah loogaDhageysto Idaacadan,
Maayarka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi, oo ka hadley Madashan Lagu Furayey Xarunta Wasaaradu ku yeelan doonto Gobolkan
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Militants attack hotel in Somali capital, take hostages; at least 9 dead

$
0
0

At least 10 killed in Shebab raid on Somalia hotel

$
0
0

Somalia's Shebab Militants Raid Mogadishu Hotel, Casualties: Police

$
0
0

Dublamaasi iyo dad kale oo lagu laayay Muqdisho

$
0
0

Somalia hotel rocked by bomb and gunfight in Mogadishu

$
0
0

Somali government forces are fighting to regain control of a hotel in the capital, Mogadishu, which has been stormed by al-Shabab militants. Ten people have been killed in the gun battle at the Maka al-Mukarama hotel, including the Somali ambassador to ...
Weblinks: 

Woman Becomes a Instagram Celebrity by Sharing a Cheerier Side of Somalia

$
0
0

Somalia is a country that doesn’t often get good press. Most headlines about it seem to focus on things like pirates, violence, and political unrest. With media organizations largely ignoring the happier aspects of the country, one woman is taking it ...
Weblinks: 

Madaxweynaha Dalka Oo Dhambaal U Diray Boqorka Cumaan

$
0
0

Share
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Boqorka Dalka Cumaan Suldaan Qaabuus oo dhawaan dalkiisa dib ugu laabtay xili mudooyinkii ugu dambeeyay uu ku xanuusanayay dalka dibadiisa.
Boqorka dalka Cumaan oo muddo 8bilood ah lagu daweynayay Dibadda ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu dhambaalkiisa uu ku xusay in uu ku faraxsanyahay in walaalkii Suldaan Qaabuus uu dib dalkiisa ugu noqday, isagoo caafimaad qaba.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu ilaah uga baryay Suldaan Qaabuus in uu siiyo cimri dheer iyo caafimaad qab, Shacabka reer Cumaana waxa uu u rajeeyayHorumar iyo Baraare.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kulan Kula Qaatay Roma Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga

$
0
0

Share
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane, C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa maanta magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Generaal Muuse Xasan, iyagoo ka wada hadlay arrimo la xiriira horumarinta Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.
Agaasime Bahlaawi ayaa dalka Talyaaniga u tagay sidii dalkaasi looga furi lahaa xarun uu ku shaqeeyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga, Generaal Muuse Xasan ayaa ballan qaaday in agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta uu kala shaqeyn doonno sidii xarun uu ku shaqeeyo Talefashinka Qaranka looga furi lahaa dalka Talyaaniga.
Mudane C/risaaq Cali Yuusuf ayaa ka mahadceliyay ballan qaadka safiirka, isagoo ka dalbaday in xarunta SNTV ee laga furi doono dalka Talyaaniga ay noqoto mid ku dhex taala gudaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Rooma.
Ugu dambeyn Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta mudane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa xusay in qorshaha uu yahay sidii sanadkan kiisa xiga dalka Talyaaniga loogu qaban lahaa xuska sanad guurada Telefashinka Qaranka Soomaaliyeed.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Weerarkii Lagu Qaaday Hoteel Maka Al-mukarama

$
0
0

“Tallaabada ay Qaadeen Cardiff Council Waxay Al-baab Weyn u Furaysaa Aqoonsiga Somaliland

$
0
0

Cardiff(Somaliland.Org)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si weyn ugu mahad-celisay Golaha deegaanka magaaladda Cardiff ee xarunta gobolka Wales ee Boqortooyadda Ingiriiska oo habeen-hore fadhi ay yeesheen Somaliland ugu aqoonsaday qaran-madax bannaan. Waxaanay dawlada dhexe ee dalkooda ku booriyeen inay ka shaqayso sidii loo ictiraafi lahaa Jamhuuriyadda Somaliland oo ay ku doodeen inay xaq u leedahay go’aaminta masiirka bulshadooda.
Wasiirka khaarajiga Maxamed Biixi Yoonis oo hogaaminayay wefti Jamhuuriyadda Somaliland ee Ingiriiska u tagay taageerada mooshinkan, ayaa sheegay inay si niyadsami ah u soo dhawaynayaan arrintan oo ah tallaabo hore loogu sii qaaday aqoonsi raadinta Somaliland.
“Waanu la shaqeynaa dadka reer Cardiff iyo bulshada Somaliland meel kasta oo ay joogaan, waanna shaqo loo wada dhan yahay oo qof kasta oo reer Somaliland meel kasta oo uu jooga kaga jiro kaalintiisa, aad ayaa ugu mahad-naqayaa dadka reer Cardiff iyo guud ahaan qurba jooga Somaliland ee ee Ingiriiska degan ee hawshan ka soo qayb galay iskuna soo dubo- riday laakiin xukuumada Somaliland xubin balaadhan ayay ka ahayd, waananu la shaqeynaynay, waa arrin aad qiimo weyn u leh aadna aanu ugu faraxsan nahay tallaabada Golaha degaanka Cardiff ay ku aqoonsadeen madax-banaanida Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirku.
Wasiir Maxamed Biixi, waxa uu shacabka Somaliland ugu baaqay inay aad ugu soo baxaaan xuska maalinta qaranimada Somaliland 18 may sannadkan, si dunida ay ugu baraarujiyaan madaxbanaanida Somaliland.
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi X. Cali Xasan, oo la weydiiyay waxtarka Go’aanka Golaha deegaanka Cardif ku aqoonsadeen Somaliland, waxaanu yidhi “Waxaan u arkaa inay albaab weyn u fureyso aqoonsiga, waxaan u arkaa inay qadiyada Somaliland iftiin weyn ku soo jeedinayso oo bulshada caalamka ay ka war helayaan oo ay u tahay muuqaal muujinaya ictrifaafka Somaliland, jidka yar ayaa wadada weyn kugu rida.
Markaa aad iyo aad ayaan u qiimaynaynaa una soo dhaweynaynaa aqoonsigan aanu ka helnay Golaha deegaanka Cardiff oo aan iyagana si weyn ugu mahad celinay, abaal-na ugu hayno.”
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Axmed Faarax, ayaa sheegay in aanay Jamhuuriyadda Somaliland ka daalaynin dedaal kasta oo ay caalamka ku dhacsiinayso qadiyadeeda.“Waajib ayay ku tahay muwaadin kasta oo Somaliland ah meel kasta oo uu joogo inuu ka yahay safiir qarankiisa wakiil uga ah. Qaran ahaan waynu daba soconaynaa kamana daalayno sidii aynu caalamka uga heli lahayn aqoonsi buuxa oo dublamaasiyadeed,”ayuu yidhi Md. Baashe Maxamed Faarax.
Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax waxa uu ugu baaqay qurbo-jooga reer Somaliland ee dalalka Afrika inay wadamada ay ku dhaqan yihiin ka bilaabaan xarakaad ay aqoonsi ugu raadinayaan Somaliland. “Jaaliyadaha ku dhaqan dalalka Afrikaankuna waxaanu ku boorrinaynaa inay ku daydaan Jaaliyadaha Ingiriiska oo ay dalalka ay ku dhaqan yihiin ka bilaabaan dedaalo noocan oo kale ah,”ayuu yidhi Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladdu.
Golaha Degaanka Cardiff oo ka kooban 75, balse ay fadhiga xalay goob-joog ka ahaayeen 49 xubnood, waxa mooshinkii aqoonsiga Somaliland taageeray 45 xildhibaan, afar ayaa ka aamusay, halka cid diiday aanay jirin, sidaasna uu ku meel-maray.
Maaha markii u horraysay ee gole degaan oo ka tirsan dalka UK, aqoonsado Somaliland, balse waxa hore sidan oo kale qarannimada Somaliland u taageeray Golaha Degaanka Sheffield, iyadoo sidoo kale Golaha Degaanka magaalada Birmingham oo ah caasimadda labaad ee dalka Ingiriiska la filayo inay aqoonsi u fidiyaan Somaliland mustaqbalka dhow.
Somaliland.Org/Hargeysa