Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Fleeing South Africa: Neighbours turn on neighbours, wife forced to leave husband behind as xenophobic attacks continue

0
0

The immigrants spoke in interviews with The Associated Press at a tent camp after they hurriedly left Alexandra township in Johannesburg, where mobs attacked shops owned by people from other African countries, including Congo and Somalia. The violence ...
Weblinks: 


Voyage across Mediterranean is harrowing and deadly

0
0

Underestimating the tumultuous voyage makes it worse, said Hassan, whose journey took him from Somalia to Kenya, then to South Sudan, Sudan, and finally Libya, before landing in Lampedusa. "There's not a lot to eat and sometimes you don't sleep.
Weblinks: 

SAWIRRO: Baasaboorka Soomaaliya Oo Ka Awood Badan Kuwa Ethiopia Iyo Jibouti

0
0

Qiimeyn dhanka awoodda baasaboorrada waddama dunida ah oo dhowaan las ameeyay ayaa lagu ogaaday in baasaboorka Soomaaliga uu leeyhaya ixtiraam ka badan baasaboorrada wadama Ethiopia, Djibouti, Ciraaq, Afghanistan iyo lix dal oo kale.
Soomaaliya iyo  Eritrea oo jaantuskaan meel fiican kaga jira, marka la eego dhibaatooyinka dhaqaale iyo dagaallada ay kasoo kabsaneyso Soomaaliya ayaa waxaa baasabooradooda lagu booqan karaa si visa la’aan ah ama visaha garoonka laga siiyaa ilaa 39 dal.
Qiimeynta ayaa waxaa lagu saleeyay tirade waddamada ay muwaadiniinta baarabooradaasi sita ay booqan karaan iyaga oo aan dal-ku-gal sidan, ama ay visa-ha ka heli karaan gegida diyaaradaha.
Arrinkaan ayaa xiriir laleh dhaqdhaqaaqa dhanka dublamaasiyadda ee dowladaha, dhaqaalaha waddamada, ama hodontinimada muwaadiniintooda iyo awoodda dhanka siyaasadda ah oo ay waddamdu ku kala horeeyaan.
Warbixin ay soo saartay shirkadda Arton Capital oo ka shaqeysa in ay baasaboorro wadamo kale usoo saarto dadka hodonka ah iyada oo u mareysa barnaamijyo gaar ah oo loogu talagay mal-gashadaayasha waaweyn ayaa sheegtay in Baasaboorrada Mareykanka iyo UK ay yihiin kuwa ugu awoodda badan dunida iyadoo logu safri karo 147 dal.
Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in baasaboorrada waddamada: South Sudan, Solomon Islands, Palestinian Territories, Sao Tome and Principe iyo Myanmar ay yihiin kuwa ugu liita marka dhanka safarka laga hadlaayo oo ay booqan karaan kaliya 28 dal.
Waddamada : Nepal, Afghanistan, Djibouti, Iraq, Ethiopia oo ay Soomaali badani ku safraan ayaa iyagana meel hoose kaga jira qiimeynta oo waxa ay booqan karaan 38 dal.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sandkii 2014, waxa ay yareeysay safaaradaheeda ku kala yaalla qaaradaha Asia, Afrika iyo Yurub, sababo la xiriira dhanka kharashaadka ku baxaya safaradahaan oo ay dowladdu awoodi wayesan, waana arrin sababi kara in uu hoos u dhaco matilitaan dublamaasiyadeed ee jamhuuriyadda.Dhanka hoose ka aqri jaantuska oo sawirro wata:-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada” Wasaarada arimaha Gudaha iyo saxiixayaasha shirka oo Kulan ku yeeshay Magaalada cadaado

0
0

Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Soomaliya iyo Saxiixayashii Shirka Maamul usameynta Gobolada dhaxe oo ay wehlinayeen Gudigii farsamada ayaa Kulan uu albaabada u xiran yahay ku yeeshay Magalada cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb.
Wasiir Abdirahamaan Odawaa ayaa Sheegay in kulanka looga hadlay Arimo dhowor ah ay kamid yihiin Darar galinta Iyo soo xulida Ergada.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ay Gudiga farmsada iyo Saxiixayaasha ay islameel dhigeen sidii loo dardargalin lahaa howlaha harsan ka hor inta aan shirka gaarin heer gabogabo.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayen dhamaan Xubnihii saxiixay Shirka maamul usameynta shirka ee kasocday Maamulada Galmudug Ximan iyo xeeb Iyo Ahlusuna, ayaa waxa uu kusoo idlaaday guul iyadoona talaabada hortaal ay tahay in la soo afmeero inta harsan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sidee loo qabanayaa Doorashada Maamulka Gobollada dhexe?

0
0

Musharrax Madaxweyne oo u taagan Xilka Hoggaaminta Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in Haddii la Waayo Xildhibaano Doorta Madaxweynaha Maamulka Gobolladaas ay qasab Noqon doonto in Odayaashu ay Doortaan.
Injineer C/qaadir Bahdoon ayaa shaaca ka qaaday in ay tahay Laba Middood qasab, wuxuuna ku kala Sheegay in Baarlamaanka la Hormariyo, si ay usoo Doortaan madaxweynaha, haddiise la yiraahdo halasoo Horumariyo Doorashada Madaxweynaha waxaa dooran Doona Odayaasha Ergada ah ee Beelaha uga qeyb gelaya Shirka Cadaado.
Maamulka Gobollada dhexe ayaa Noqon doona midkii u horreeyay ee Nuucaas ah ee la dhiso, maadaama uu Maamulkaasi ku dhismi karo Rabitaan dadweyne, Halka Labadii Maamul ee Hortiis dhismay ay ku dhismeen, Xoog iyo Gacan Marooqsi, dadka Gobolladaasna lagu qasbay in ay Hoostagaan Cid aysan Dooran.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Dawladda Degaanka Somalida Ethopia Mudane Cabdi Maxamud Cumar oo ku tallaabsaday arrin ku cusub saaxadda Siyaasadda Kililka Shanaad. Maxay tahay siyaasaddaasi?

0
0


Cabdi Maxamud Cumar, Axmed Makail, Cabdi Jibriir, khadar Macalin, Iid Faarax, Daauud Maxamed, C/rashiid Duulane iyo Cali Cabdi, oo dhammaantood  ahaa madaxweynayaal iyo Hal madaxweyne ku xigeen oo ah Cali Cabdi.
Tallaabadan cusub ee wadatashiga iyo is laabxaadhashada ee Madaxweyhe Cabdi Omer uu la yeeshay masuuliyiintii uga horreysey maamulka DDSI, ayaa iyana noqotay mid iftiinka ku sii shidda horumarka hogaanka deegaanku ku ammaanan yahay, ee uu ka gaadhay dhanka siyaasadda iyo is fahamka la xidhiidha isku soo jiidista shacabka degaanka Somalida Ethopia.
 —————————————————————————————————————————
Markii ugu horreysey taariikhda dawladda deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxa qasriga madaxtooyada Jig jiga kulan balaadhan isugu yimid  dhamman hoggaamiyayaashii soo maray Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee marka la soo gaabiyo loo qoro DDSI. Kulankan oo ujeeddadiisu ahayd wadatashi, haddana waxa la odhan karaa kama ay maqnayn muujinta midnimo siyaasadeed oo salkeedu yahay is calool xaadhasho dhex martay siyaasiyiintii u kala danbeeyey hoggaaminta DDSI.
M/wayne Cabdi Maxamuud Cumar oo ka duulaya siyaasad miisaankeed leh, oo uu doonayo in uu wanaag ka dhex dhaliyo amma karaameeyo madaxdii maamulka uga horreysey, isla markaana bog cusub u furo wada shaqayn iyo wada tashi hor leh oo uu la yeesho madaxdaasi.
Dadka ka faallooda siyaasadda ayey tallaabadani ula muuqataa in ay noqoto mid bedesha hannaankii siyaasadeed ee caanka ku ahaa in aan dib loo xasuusan madaxdii hore ama la aaso karaamadoodii. Waxana dadweynaha Soomaalida ee degaanka Somalida Ethopia caado u ahayd ama ay aaminsanaayeen in siyaasiyiinta xilalka kala dhaxla ee DDSI ay yihiin kuwo hagardaamooyin siyaasadeed isku maleega amaba ay cadaawadi ka dhaxayso.
Balse midnimada siyaasadeed ee kulankaasi dhalin karo ayaa noqonaya mid bog cusub u fura xidhiidhka siyaasiyiintii hore iyo kuwa cusub, ee xilka isaga danbeeyey, waxana ay horseedaysaa ama bilaabaysaa isku duubni xoog leh oo xataa shacabka DDSI ka dhex dhasha. Maxsuulka ay arrintaasi dhashaana uu wax weyn ka tari karo, maamul wanaagga, nabadda iyo horumarka degaanka guud ahaanba.
Dhaqanka siyaasadeed ee noocan ah, ee ka curtay degaanka DDSI oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, oo cagta saaray tubtii uu kaalinta koowaad uga geli lahaa tartanka togan ee u dhexeeya Dawladaha Ismaamullada deegaannada ama qowmiyadaha Ethopia.
Haddaba waxa aan la dafiri karin muddadii Madaxweyne Mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu hayey hoggaanka talada degaanka Ismaamulka Somalida uu si weyn uga hawl galay waxqabadka dhanka nabadgelyada, maamul wanaagga iyo horumarka degaanka, waxa kale oo uu wax weyn ka qabtay dhanka arrimaha maamul wadaagga iyo siyaasadda ee haweenka, taasi oo ku timid wadatashig hoggaanka maamulka degaanka iyo hoggaanka xisbiga XDSHSI. Natiijadii talo wadaaggaasina waxa ay keentay in haweenka oo saamiga ay maamulka kaga jiraan uu yaraa, in 30%  laga siiyo Baarlamaanka deegaanka iyo ka fedraalka uga mid noqonaya DDSI. Waxana ay taasi noqotay mid si deg deg ah loo hirgeley oo ku soo baxay Liiska Musharaxiinta xisbiga.
Tallaabadan cusub ee wadatashiga iyo is laabxaadhashada ee Madaxweyhe Cabdi Omer uu la yeeshay masuuliyiintii uga horreysey maamulka DDSI, ayaa iyana noqotay mid iftiinka ku sii shidda horumarka hogaanka deegaanku ku ammaanan yahay, ee uu ka gaadhay dhanka siyaasadda iyo is fahamka la xidhiidha isku soo jiidista shacabka degaanka Somalida Ethopia.
Waxa iyana muhimaddeeda leh in aan qormadan idinku soo bandhigo magacyada madaxda kulanku dhexmaray oo kala ah;  Cabdi Maxamud Cumar, Axmed Makail, Cabdi Jibriir, khadar Macalin, Iid Faarax, Daauud Maxamed, C/rashiid Duulane iyo Cali Cabdi, oo dhammaantood  ahaa madaxweynayaal iyo Hal madaxweyne ku xigeen oo ah Cali Cabdi.
Haddaba kulankan dhexmaray siyaasiyiinta deegaanka Soomaalida Itoobiya ee aan magacyadoodana idiin sheegay, ayaa dersi u noqon karta hab dhaqanka siyaasadeed ama siyaasiyiinta Soomaalida kale ee ku suntan in ay col ku yihiin siyaasadda iyo hoggaaminta dawladnimo.
Si kastaba ha ahaatee dhiiranaanta iyo ka midho dhalinta siyaasadaha hogaanka DDSI iyo XDSHSI waa mid mugdigii ka saaraysa afkaar guun ahayd, oo kala dhex ooli jirtay Soomaalida iyo qowmiyadaha dal waynaha Itoobiya, isla markaana Soomaalida tusaysa faa’iidada ugu jirta hannaanka fedraalka ee ay kula midaysan yihiin qowmiyadaha kale ee ay walaalaha yihiin ee Itoobiya, horumarka curdinka ah ee ka tis-qaadday degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ah mid wax wayn ka taraya nabadda geeska Afrika iyo xal u helidda afkaarta xagjirka ah ee ku soo kordhaysa mandaqada.
 
Hashim sh Cumar Good
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Voyage across Mediterranean is harrowing and deadly

0
0

Fleeing South Africa: Neighbours turn on neighbours, wife forced to leave husband behind as xenophobic attacks continue

0
0

Cadaadiska EU ka haysta qulqulka muhaajiriinta

0
0

As many as 950 may have been on migrant boat that capsized off Libya

0
0

Authorities said passengers were believed to be from Algeria, Egypt, Somalia, Nigeria, Senegal, Mali, Zambia, Bangladesh and Ghana, and included 200 women and 40 to 50 children. Police said in a statement that the Bangladeshi survivor had said many ...
Weblinks: 

6 Soomaali ah oo Minnesota lagu xiray ayaga oo kusii jeeda ISIS

0
0

Minneapolis (Caasimada Online) - Sarakiisha Mareykanka ee Gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix rag ah oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan dalka Syria si ey ugu biiraan ururka ISIS.
Sida lagu sheegay eedeyntan oo la soo bandhigay maanta oo isniin ah, raggan ayaa loo heystaa inay maleegayeen iskuna dayeen inay taageero maadi ah siiyaan urur argagixiso oo shisheeye.
War ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka Minnesota ayaa ku sheegay raggan dacwadda lagu soo oogay, Mohamed Farah, Adnan Farah, Abdirahman Daud, Guled Omar, Hanad Musse iyo Zacharia Abdurahman.
Raggan ayaa warbixinta lagu sheegay inay xiriir la sameeyeen, Abdi Nur, oo ah nin u tashkiiliya argagixisada dhalinyarada reer galbeedka.
Raggan ayaa lagu sheegay warkan inay doonayeen inay u safraan Syria, iyagoo ka duulaya garoomada San Diego iyo New York City, laakiin hey’adaha amaanka ay ka hor joogsadeen.
Xeer ilaaliyaha Gobolka, Andrew M. Luger ayaa sheegay in xitaa iyadoo la hor joogsaday raggan inay safraan ayey hadana isku dayeen siyaabo kale oo ay dalka kaga dhoofaan.
Gobolka Minnesota oo ah gobolka Somalida ugu badan Mareykanka ay ku nooshahay ayaa horey waxaa uga tagay dhalinyaro badan oo ku biiray, Ururka Al-shabab ee Somalia, iyo ururka ISIS ee ka howlgala ciraaq iyo Syria.Caasimada OnlineXafiiska Minneapoliscaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Security Council slams attack on UN vehicle in Somalia

0
0

UNITED NATIONS, April 20 (Xinhua) -- The UN Security Council condemned "in the strongest terms" the attack on a UN vehicle in Garowe, Somalia's Puntland region, which killed seven people, including four UN staff members. "The members of the Security ...
Weblinks: 

Bomb explodes on UN van in northern Somalia, at least 7 killed including 4 from UNICEF

0
0

Somalia”Six Somali-American charged with planning to join ISIS

0
0

Islamist Bus Bomb Kills At Least Five in Somalia

0
0

Bomb in van kills UNICEF employees in Somalia

0
0

MOGADISHU, Somalia — Islamic terrorists set off a bomb in a United Nations van Monday in northern Somalia, killing at least seven people, including four employees of the U.N. children's agency, in an attack that was widely denounced. Two Kenyans, one ...
Weblinks: 

Aadan Madoobe Iyo Maxamed Afaraale Af-Xishooda Ma Lahan Miyaa.?

0
0

Aadan Madoobe iyo Maxamed Xuseen Afaraale waa labo Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.Waa Xildhibaanadii kaalinta weyn ka qaatay dhisidii Dowlad Goboleedkii Koonfur Galbeed uu Madaxweynaha ka ahaa Madoobe Nuunow oo hada Shariif Xasan ugu magacaaban dhanka Xoolaha.
Dhanka kale Madoobe iyo Afaraale Waa Xildhibaanadii Laaluushka ku qaatay Burburintii Dowlad Goboleedkii Koonfur Galbeed.
Hadaba Waxay maanta Shir Jaraa’id ku qabteen Magaalada Baydhaba iyagoo saluugsan habka kuraasta Baarlamaanka Maamulka Boobland loo qeybiyay.
Waxa is waydiin mudan mas’uuliyiintan shirka jaraa’id qabanaya ee sheeganaya in ay yihiin Siyaasiyiin u doodaya Xuquuqda dadkooda xagee ayey ku maqnaayeen intii cabashada soo jiitamaysay todobaadyadii u danbeeyey.?1-Aadan Madoobe iyo Maxamed Afaraale miyaysan dhago u lahayn cabashadii kol hore kasoo yeertay bulshada ay kasoo jeedaan ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. ?2- Xildhibaanada Damiirkii wax diidi lahaa miyaa ka dhintay marka maanta Maamulka ka jira Jubbooyinka ay hal beel oo kaliye gacanteeda galay halka inta soo hartayna uu Shariif Xasan si siman Shanta Soomaaliyeed wax ugu qaybiyay.?Madoobe iyo Afaraale Waxaa la haboonayd in ay iskaga fogaadan Saxaafada iskana ilaashan in ay qabtaan shirar jaraa’id maadama ay ka doorbideen dantii guud dano gaar ah raalina ka noqden sharaf dhaca iyo fool xumada haysata dadka ay matalayaan.
Gabagabadii waan ognahay in Qadiyadii Koonfur Galbeed aad ku iibsateen Shilimaad Yar, sidaa darteed waxaan idin leeyahay isku xishooda oo Ummada been ha u sheegina, ileen waan ognahay in qorshihiina qarsoon uu yahay in markale Afka la idin buuxiyo.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabab bombs U.N. van in Somalia; 4 UNICEF workers killed

0
0

MOGADISHU, Somalia (AP) — A bomb exploded Monday on a van carrying U.N. employees in northern Somalia, killing at least seven people and wounding several others, police and U.N. officials said. Al-Shabab claimed responsibility for the attack. UNICEF said ...
Weblinks: 

UNICEF members killed in Somalia

0
0

At least six people, including UNICEF members, killed in an attack launched by the jihadist terrorist group Al-Shabab in Somalia. The terrorists launched an attack on a UN vehicle in Garowe, the capital of Puntland in northeastern Somalia. UNICEF said in a ...
Weblinks: 

Bomb Attack on UN Bus Kills Seven in Somalia

0
0

Militant group al-Shabab has claimed responsibility for a bomb attack Monday on a United Nations bus in northern Somalia that killed at least seven people and wounded several others. Garowe, SomaliaGarowe, Somalia The U.N. Children’s Fund said four of ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live