Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

SOMALIA: Terrorist Designations of Ahmed Diriye and Mahad Karate

0
0

The U.S. Department of State has designated Ahmed Diriye and Mahad Karate under Executive Order 13224, which targets terrorists and those providing support to terrorists or acts of terrorism. As a result of this designation, all property subject to U.S ...
Weblinks: 

Migrant shipwreck: one child’s journey from Somalia to the shores of Italy

0
0

Said’s journey from Somalia began about a year ago; it has not quite ended yet. The 16-year-old was trying to make his way to Norway, where his parents hoped he would meet relatives, but his journey was interrupted on the shores of Italy after his ...
Weblinks: 

SOMALIA: Terrorist Designations of Ahmed Diriye and Mahad Karate

0
0

The U.S. Department of State has designated Ahmed Diriye and Mahad Karate under Executive Order 13224, which targets terrorists and those providing support to terrorists or acts of terrorism. As a result of this designation, all property subject to U.S. jurisdiction in which Diriye or Karate has any interest is blocked and any assets they may have under U.S. jurisdiction are frozen. U.S. persons are generally prohibited from engaging in any transactions with Diriye or Karate, or to their benefit.
Ahmed Diriye became the leader of al-Shabaab following the death of the group’s former leader, Ahmed Abdi Godane, in September 2014. Prior to replacing Godane, Diriye served in several positions within al-Shabaab, including as Godane’s assistant, the deputy governor of Lower Juba region in 2008, and al-Shabaab’s governor of Bay and Bakool regions in 2009. By 2013, he was a senior adviser to Godane, and served in al-Shabaab’s “Interior Department,” where he oversaw the group’s domestic activity. He shares Godane’s vision for al-Shabaab’s terrorist attacks in Somalia as an element of al-Qa’ida’s greater global aspirations.
Mahad Karate, also known as Abdirahim Mohamed Warsame, played a key role in the Amniyat, the wing of al-Shabaab responsible for the recent attack on Garissa University College in Kenya that resulted in nearly 150 deaths. The Amniyat is al-Shabaab’s intelligence wing, which plays a key role in the execution of suicide attacks and assassinations in Somalia, Kenya, and other countries in the region, and provides logistics and support for al-Shabaab’s terrorist activities.
Al-Shabaab was designated as a Foreign Terrorist Organization and a Specially Designated Global Terrorist by the U.S. Department of State on March 18, 2008. The group is responsible for numerous terrorist activities, including several mass-casualty attacks on civilians, like the 2010 Kampala bombing attacks in Uganda, the 2013 Westgate attack in Nairobi, and the recent massacre at Garissa University College in Kenya, which resulted in the deaths of 148 individuals, mostly students.
The Department of State took this action in consultation with the Departments of Justice and Treasury.
Office of the Spokesperson
Washington, DC
 
  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac Oo Lagu Wado In Loo Magacaabo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Taageero Badana Ka Haysta Labada Gole Ee Somaliland

0
0

Sallaasa 21 April 2015 Hargeysa (HALBEEG)–  Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac Cabdi, oo ahaa ruug cadaa ku takhasusay culuumta sharciga isla markaana muddadii 24-ka sannadood ahayd ee Somaliland jirtay ku shaqeeyey, ka shaqeeyey, wax ku lahaa, isla markaana ka mid ahaa marjacyada dib la iskula noqdo dhinaca sharciga, ahna mudane ka tiresan aqalka golaha wakiiladda Somaliland oo laga soo doorto gobolka Sool magaalo madaxdiisa Laas-canood ayaa loo badinaya in loo magacaabo jagadda guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland.
Mudane Maxamed Jaamac Cabdi, ayaa ka tirsan guddida fullinta ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, isla markaana ka mid ahaa aas-aasayaashii xisbiga Kulmiye, ahaana masuulkii ugu horeeyey ee ka soo jeeda deegaanada Sool ee madaxweyne Siilaanyo markii uu guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ahaa la dhisay xisbiga.Maxaa Lagu Xasuusta Garyaqaan Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi
Waa xildhibaanka ugu aqoonta badan dhinaca sharciga markay noqoto gudaha golaha wakiiladda Somaliland, wuxuu ilaa sannadkii 1993 kii ka soo hawlgallaayey gudaha maxkamadda sare ee Somaliland, wuxuuna golaha wakiiladda Somaliland ku soo biiray sannadkii 1997-kii.
Waxaa lagu xasuusta khilaafkii ka dhex qarxay isaga iyo Maxamed Aadan Qaybe guddoomiyahii hore ee golaha wakiiladda ka dib markii alla ha u naxariistee Qaybe uu ugu henjabay inuu Xildhibaan Maxamed Cabdi Jaamac ka joojin doono xildhibaanimada golaha wakiiladda, isagoo sabab uga dhigaayey inaanu laba shaqo isku qaban karin, ta golaha wakiiladda iyo hawlaha garyaqaanimo oo uu ka waday maxkamadda sare ee Somaliland.Garyaqaankii Doorashadii Madaxtooyada Ee Xisbiga Kulmiye 2003-dii
Garyaqaan Maxamed Cabdi Jaamac wuxuu ahaa garyaqaankii guud ee hogaaminaayay dacwadii Xisbiga Kulmiye ka furtay maxkamadda sare ee Somaliland ka dib markii guddidii doorashadu ku dhawaaqday in xisbigii UDUB uu sannadkii 2010-kii kaga adkaaday xisbiga Kulmiye codod 80 ah.
Waxaa lagu xasuusta wakhtigaasi dooddii iyo garnaqistii dhinaca sharciga ee uu ku gilgilay garyaqaanadii u doodaayey xisbiga UDUB iyo xukuumadii madaxweyne Rayaale.
Sannadkii 2005-tii ayuu marlabaad isku sharaxay xildhibaanimada golaha wakiiladda, isagoo xilkaasi loo doortay, wuxuu ka mid yahay xubnaha ugu edaabta badan, ugu afka gaaban, ugu aqoonta badan dhinaca sharciga ee ku jira gudaha golaha wakiiladda Somaliland.
Haddii madaxweynaha Somaliland Mudane Siilaanyo uu siiyey Garyaqaan Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi fursadda ah inuu noqdo guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayuu isbedel weyn ku samayn karaa hawlaha garsoorka, isagoo ah nin aqoon u leh, ehlu cibaad ah oo ka mid ah xubnaha ugu cibaadada badan, isla markaana aan lahayn balwad midna.Halbeegnews, Hargeysacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video Musharax Ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Cabdiraxmaan Xasan Mataan Oo Soo Dhaweeyey Xilliga Koomiishanku U Asteeyey Doorashada Madaxtooyada, Balse Diiday Inay U Aqoonsadaan Madaxweyne Siilaanyo Hogaanka Somaliland Wixii Ka Danbeeya 26 June

0
0

Daawo Video: Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Cayimay Xilliga Doorashada Ay Qaban Karaan

0
0

Iran oo soo dhaweeysay joojinta duqeeymaha Sacuudiga ee Yeman

0
0

Dalka Iran ayaa ku tilmaamay go'aanka Sacuudiga uu ku joojiyay duqeymaha ka dhanka ah xuutiyiinta ay tahay hormaar wanagsaan.

Security Council Press Statement on Al Shabaab Attack against UNICEF in Garowe, Somalia

0
0

Maxay Isu Tarrixi Waayeen Kooxda Haysata Makarafoonka Xisbiga WADDANI?

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, oo ah guri dambayska saddexda xisbi qaran ee Somaliland, ka soo daahiray astaamo xisbi beeleed ku calaamadinaya mustabalka WADDANI, ka dib markii koox siyaasiyiin ah oo isku beel kaliya ka soo jeedaa ay ka bixi waayeen shaashadaha TV-yadda , iyagoo inta badan hilmaama inay si anshax leh oo aan cunfi beerayn ay u dhaliilaan xukuumadda. Waxay si laf-jab ah ugu kaayaystaan inay dharaartii ALLE keenaba ay gambadhka ugu soo fadhiistaan Madaxweyne Siilaanyo oo ay xataa gaadhaan inay si shakhsi ah wax uga sheegaan cirdigiisa sharafta qoyskiisaba.
Xisbiga WADDANI waxa tobankii maalmood ee la soo dhaafay warbaahinta haystay xubno ay ka mid yihiin Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog), Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud ee xukuumaddii UDUB Siciid Sulub iyo Wasiirkii hore ee Daakhiliga Maxamed Nuur Caraalle (Duur), kuwaasi oo aan midina xisbigaasi ka haynin wax xil ah hase yeeshee saddexduba ka mid ah Guddiga qarsoon ee la yidhaahdo Guddiga Musdambeedka ee go’aamisa dhaqdhaqaaq yadda maalinlaha ah iyo qorsheyaasha xisbigu ku hawl-galayo labadaba.
Waxa dadka siyaasadda faalleeyaa ay ku doodayeen in saddexdaas nin hadalkoodii xidhiidhka ahaa uu ahaa dhaqan cusub oo fool xumo ku ah hanaanka xisbiyadda badan, waxaanay dadka fikradan aaminsani ay daliishanayeen inay xisbiga WADDANI uu la soo baxay sumad lidi ku ah qorshihii loo samaystay xisbiyadda qaranka oo ah in qabyaallada laga magan galo.
Hadalladii saddexdaas siyaasi iskaga daba tageen waxay ka hadlayeen laba qoddob oo kala ahaa inay xukuumadda ku eedeeyaan masuuliyadda dib u dhaca doorashooyinka oo sababteeda wax laga saarayo Guddoomiyaha WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo illaa maanta hor-taagan dhaqdhaqaaq kasta oo loogu diyaar garoobayo doorashooyinka madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda.
Waxa kale oo ay caaridayeen isla markaana ay dadweynaha si khaldan ugu majaro habaabinayeen inay yidhaahdaan xukuumadda ayaa dekadda Berbera iibinaysa, arrintaasi oo ah mid aanay waxba ka jirin, balse ay xukuumaddu doonayso inay maal-gelin caalamiya u hesho marsadda si ay u noqoto mid gobol oo ay adeegeeda xataa ka wada faa’iidaystaan dalalka Somaliland la deriska ahi.
Waxa jiray dad qabay in arrintan xisbiga WADDANI ku kaliftay inay siyaasiyiin beel kaliya ahi ay la wareegto makarafoonka iyo isteerinka xisbiga, inay tahay mid dani ku qabatay, maadaama oo siyaasiyiinta beelaha Somaliland ee xisbigaasi ku jiraa ay yihiin qaar aad u yar oo tiro lagu heli karo, taasina ay ka dhigtay in siyaasadda xisbigoodu noqoto hal ku dhigii ahaa “Nin qoyani biyo iskama dhawro.”
“Jid kale ayaan u furnayn-ba xisbiga WADDANI, Waayo beel qudha ayaad moodaa inuu u furan yahay. Taasina waxay sababtay inay dhawrkan qof midiba uu maalin burushka cayda leh u darro xukuumadda,”ayuu yidhi mid ka mid ah dadka taxliiliya siyaasadda dalka oo ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa.
Laakiin waxa ninkaasi uu tusaale u soo qaatay hadal uu Maalin Xisbiga WADDANI kula kaftamay Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, oo isagoo ka hadlayay furitaankii shirweynihii shanaad ee SOLJA laga guntay “Axsaabta qaar baad imika moodaa markay shir yar leeyihiin aad is odhaneysaa taloow ma inan (gabadh) ayey bixinayaan oo shirkoodii ayaad gabadh in loo geed fadhiisanayo moodaa oo wixii baa innaga noqday reer.”
Si kastaba arrintu ha noqotee waxa habboon in xisbigaasi dib u qaabayn ku sameeyo siyaasadiisa, maadaama oo aan dadweynaha Somaliland aanay liqi Karin inay xisbinimo u aqoonsadaan siyaasiyiin beelnimo isku keentay, waxa la gudboon inay hadalka badh uga tagaan dadka kale xisbiga kula jira haba tayo iyo tiro yaraadaane.
Xisbiga WADDANI waxa sumadan xun uga sii daran, ma laha wax barnaamij siyaasadeed ah oo ay illaa imika ummadda u soo bandhigeen oo ay doonayaan in lagu doorto, taasina waxay god kaga sii ridaysaa rajada ay ku hawaysanayaan inay noqdaan xisbi qaran oo hoggaanka dalka u baratama,iyadoo Guddoomiye Cirro uu indhaha ka qarsanayo murtidda heestan oo siyaasiga hanka leh si nasteex ah ugu boorinaysa inuu dhaqankiisa ka ilaaliyo facaa’il beelnimo.“Ummaddii hurin-huriniyo, Noqota Habar-habar
Kolay Hibashiyo, Ma waydo Huqdee.
Qaranka Hadhsadoo, Haybadda ku gam’oo,
Quluubta hal qudha, Hoheey ka Noqdaay.
Waa kaa horumaray Dhulkii Hooyee,
Ninkii u Han Wayn Hoggaanka Dalkoow,
Hankaagu Ha Dhaafo Reer Hebel!!”

(Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax)XIGASHO:WARGEYSKA DAWAN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Mourns Staff Killed in Somalia Bomb Attack

0
0

The UN children’s agency mourned on Tuesday four staff members killed in what UN chief Ban Ki-moon condemned as a “barbaric attack” in Somalia. Two of those killed in Monday’s bombing in the north-eastern town of Garowe came from Kenya, the other ...
Weblinks: 

‘Komishanku Waxay Maalinta Doorashada Cayimi Karaan Marka Ay Haystaan Wakhti Sharciya ’

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali Barre) oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in Golaha Guurtidu awood u leeyahay in ay cayimaan wakhtiga ay dalka ka qabsoomi karaan doorashooyinka madaxtooyadda iyo Golaha Wakiilladda.
Xildhibaan Cali Barre oo shalay la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxa uu tilmaamy in dastuurka Somaliland sheegayo in Golaha Guurtida ka baaraan-dagayo xilliga la qabanaayo doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda, waxaanu xusay in aan Komishanka doorashoyinka ku dhawaaqi Karin xilliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxtooyadda iy Golaha Wakiiladda.
Cali Barre oo arrimahaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Komishanka doorashooyinku warbixin ayay Golaha Wakiiladda siiyeen, waxaanay ku sheegeen in ay sameeyeen jadwal shaqo oo odhanaya inta diiwaan-gelinta codbixiyayaashu ay ku dhamaynayso, iyo u diyaar garowga doorashadda, waxaanay yidhaahdeen bisha Juun kowdeeda, sannadka 2016-ka ayay hawshaasi nagaga eeg tahay, arrinkaa bulshadu waxa ay u qaadatay gaar ahaan xisbiyadda mucaaradku waxa ay ka dhigteen in Komishanku wakthtigii doorashada cayimay mana aha arrintu sidaa mana wanaagsana in ummadda la jah-wareeriyo oo oo khalad shacbiga la fahamsiiyo maaha, Komishanku waxba ma cayimi karaan.”
Xildhibaan Cali Barre waxa kale oo uu ku dooday in dastuurka dalka u yaalaa caddeeyay waxa la yeelayo haddii doorashadu qabsoomi waydo wakhtigeedii, waxaannu yidhi; “Doorashadu haddii markay dhici waydo wakhtigii loogu tallo-galay dastuurkaa cadeeyay waxa la yeelayo, waxa aynu nahay qaran, dastuur ayaynu leenahay tallaabada la qaadayana way ku cadahay, Komishanku waxa ay jadwal samayn karaan oo maalinta doorashada cayimi karaan marka ay haystaan wakhti sharciya oo la sharciyeeyay, waxaanay ku cayimi karaan gudihisia wakhtiga xilka Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladda ayay wakhtiga ku cayimi karaan, laakiin haddii doorashadu wakhtigii xilka dhici waydo 27 bisha July ayaa xilka Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladu ku eeg yahay, Komishanku waxa ay cadeeyeen in aan 26 Juun ee sannadkan doorasho dhacayn, waajibkooduna waxa uu ahaa in ay Madaxweynaha u soo qoraan oo yidhaahdaan bisha Juun doorashadii ma qabsoomayso, sababahaa darteed, Madaxweynuhu marka uu qoraalkaa helo Golaha Guurtida ayuu u gudbinayaa waxa uu leeyahay waajibkiina ka guta.”
“Guurtida ayaa iska leh waajibkaa, markaa haddii ay caddeeyeen Komishanku 26 Juun in aanay doorasho qabsoomayn may ahayn in ay cayimaan maalinta doorashada dhacayso, waxay ahayd inay ku joogaan doorasho dhici mayso, dabadeedna marka Golaha Guurtidu wakhtiga qiimeeyo oo sahrciyeeyo markaa ayay ahayd in xilliga doorashada cayimaan,” ayuu yidhi Xildhibaan Cali Barre.
Xildhibaanku waxa kale oo uu shegay in Golaha Guurtidu awood u leeyahay inuu qiimeeyo wakhtiga doorashadu ku qabsoomayso, waxaannu yidhi “Dadka in khalad la geliyo maaha, dastuurku waxa uu sheegayaa qoddobka 42-aad faqradiisa labaad, qoddobka 83-aad faqradiisa 5-aad, labaduba waxa ay sheegayaan haddii mudada Madaxweynaha iyo Golaha Guurtida doorasho dhici waydo, waxa wakhtiga doorasho ku dhici karto qiimaynaya duruufaha lagaga bixi karo qiyaasaya oo awood u leh Golaha Guurtida in wakhti dambe cayimaan oo xilka u kordhiyaan Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladda.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Nine Kenyan security chiefs suspended over Al Shabab university attack

0
0

Education in Somalia Today and Tomorrow

0
0

C/kariin Guuleed: Miine-baaraha siyaasadeed ee kooxda Madaxweyne Xasan Sheekh (Faallo)

0
0

Wasiirkii hore ee Amniga dowladda Soomaaliya Md. C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay degmaa Cadaado inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe kadib muddo dheer oo la hadal hayay in loo wado xilkaasi.
Xaflad si fiican loo agaasimay oo ay ka qeyb galeen dhinacyada ku howlan dhismaha maamulka Gobollada Dhexe ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay musharaxnimada C/kariin Guuleed oo ah saaxiib weyn oo madaxweyne Xasan Sheekh leeyahay, waxaana goobta lagu soo bandhigay dad diyaarsan oo taageeraya musharaxan.
Musharax C/kariim Xuseen Guuleed oo khudbad ka goobta jeediyay ayaa sheegay inuu waxa ugu horeeyo ee uu qaban doono ay tahay xasilinta ammaanka haddii xilka loo doorto, wuxuuna intaas ku daray in la xoreyn doono degaanada Alshabaab gacanta ugu jira, lana dagaalami doono burcad badeeda.
C/kariin Xuseen Guuleed ayaa loo arkaa inuu yahay shaqsi miine baare siyaasadeed u ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxda madaxweynaha ku xeeran ee dadka qaarkii ugu yeeraan Damjadiid. Waxaan shaki lahayn in C/kariin Guuleed noqon doono haddiiba ay dhacdo inuu xilkan ku soo baxo mas’uulkii ugu horeeyay ee kooxda madaxweynaha u gala Soomaaliyada cusub ee qaabkeeda la yagleelayo.
Haddiise ay dhacdo inuu fashilmo Ina Guuleed, waxay tani caddeyn u noqon doontaa rajo xumo soo gasha kooxda madaxweynaha, halka guushiisu sare u qaadi doonto hamigii madaxweyne Xasan Sheekh inuu dib jagada madaxweynaha ugu soo laabto kadib 2016-ka.
Waxay kaloo guusha C/kariin soo shaac bixin doontaa sida Soomaalidu wax ku doorato ee dhabta ah inaysan ahayn waxqabad, sumcad iyo tijaabo hore oo aflaxday ee qof waliba oo jago doonaya ay tahay inuu maro dariiq cad oo kuwaasi oo dhan ka duwan. Dadka qaarkood waxay C/kariin ku eedeeyaan waxqabad la’aan inuu isu casilay, taasoo ah qiimeyn dhinac u xaglineysa.
Madaxweynaha iyo kooxdiisa waxay ku fashilmeen dhamaan maamuladii kale ee dhismay sida:
1. Puntland oo hore u jirtay, ahna maamulka ugu weyn ee siyaasadooda ku hor gudban.
2. Jubba: Axmed Madoobe oo heshiis meel dhexaad ah ay kula jiraan, balse marka xaaladu masiiri noqoto aysan 100% isku hubin
3. K/Galbeed: oo sidoo kale ay saaxiibnimo ka dhaxeyso laakiin la ogyahay inuu rabitaankooda oo kale ka leeyahay talada dalka.
Sidaas ayuu waagu ugu baryay kooxda Madaxweynaha oo xilli dambe ay ku tashadeen inay inta hartay maamulada la dhisayo gacantooda galaan, inkastoo loolan adag oo dhinacyo kala duwan wajahayaan haddana waxay heystaan hanti iyo awood qaran oo ay ku meel marin karaan, haddiise iyagoo intaas oo fursad ah heysta fashilmaan waxay mugdi gelin doontaa mustaqbalkooda siyaasadeed oo dhan.
Ugu danbeyn geesinimada uu muujiyay Ustaad C/kariin Guuleed iyadoo dayaacado badan ku wareegsan yihiin waxay muujineysaa in kooxdiisu ka go’an tahay inay mar kale hormuud u noqoto Soomaalida cusub, laakiin dhinaca kale xaalad kasta oo rajada musharaxan wiiqda waxay saameyn xun ku yeelan doontaa koox muddooyinkan danbe dadka dhexdiisa aan magac fiican ku lahayn oo madaxweyne Xasan Sheekh hormuud u yahay.
Faallooyinka Goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Siyaasad cajiib ah oo kooxda Damu-Jadiid ay Cadaado ka billowday oo aad looga qeyliyey

0
0

Cadaado (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb, ayaa sheegaya in Xubnaha DF Somalia ka jooga Magaaladaasi ay bilaaben Siyaasado cusub oo ay ku kala soocayaan Ergooyinka shirka.
Wararku waxa ay tibaaxayaan in Xubnahaasi ay Ergooyinka ku tashkiilinayaan in marka hore ay ogolaadaan in loo dhiso Baarlamaankii u codeyn lahaa Musharaxiinta, marka xigtana looga baahan yahay inay taageeran shaqsiga goortaasi loo xusho inuu Madaxweyne ka noqdo G/Dhexe.
Warar lagu kalsoon yahay oo aan kasoo xiganay Ergooyin kala duwan, ayaa sheegaya in ujeedka dhismaha Baarlamaankaasi uu yahay in kaliya lagu diiwaan galiyo xubno ay si gaar ah u wataan Damjadiid, kuwaasi oo inta badan shuruudaha lagu diiwaan galinaayo ay noqon doonto inay u codeyn doonaan C/kariin Xuseen Gulleed.
Cabdi Nuur Axmed oo kamid ah waxgaradka ku sugan Magaalada Cadaado, ayaa sheegay inay socdaan Heshiisyo hoose oo xubnaha DF Somalia ka jooga Cadaado kula jiraan Ergooyinka, waxa uuna farta ku goday in arrintu ay tahay Oraahdii aheyd nin dooran yaa doorta idin yiri.
Wuxuu cadeeyay inuu goob joog u ahaa Xubno ilaa 18 Odayaal ka dhaadhicinaayay inay la imaadan xubno uga mid noqdo Baarlamaan la sheegay inuu socdo dhismaha qorshihisa, islamarkaana lagula balamaayay in xubnahaasi aysan ka hor imaan Siyaasada gaarka ah. Dhanka kale, waxa ka digay in Siyaasadaha sida qarsoodiga ah ay Damjadiid uga dhex wadaan shirka Cadaado ay sabab u noqoto burbur iyo Khilaafyo hor leh oo soo kala dhex gala Ergooyinka.Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Yuu ahaa qofkii fuliyey qaraxii GAROOWE?

0
0

Garoowe (Caasimada Online) – Iyadoo maalmihii u dambeeyey laysla dhex marayey in qofkii fuliyey qaraxii is-miidaaminta ahaa ee magaalada Garowe lagula beegsadey gaari bus ah oo ay saarnaayeen shaqaalaha hay’adda UNICEF  uu u dhashay dalalka dariska la ah Somalia ayaa waxaa soo baxey warar kuwaas ka duwan.
Sarkaal ka tirsan booliska oo diidey in magaciisa la baahiyo ayaa Caasimada Online u sheegey in ninka qaraxa fuliyey la helay madaxiisa islamarkaana baaritaan kaddib la ogaadey inuu yahay Soomaali.
Sarkaalkan ayaa sidoo kale sheegay in ninka is qarixiyey muddo kooban ku sugnaa magaalada Garowe deegaan ahaanna aanu kasoo jeedin Puntland.
Hay’adaha ammaanka Puntland ayaan weli soo bandhigin warbixin ku saabsan sida qaraxaasi u dhacay, dadkii ka dambeeyey iyo talaabooyinka ay ilaa iyo hadda qaadeen.
Ciidamada amniga ayaa dhinaca kale howlgallo ay sameeyeen kusoo qabtey dad fara badan kuwasoo la sheegey iney baaritaano ku socdaan.
Golaha Wasiirrada Puntland oo kulan aan caadi aheyn shalay isugu yimid ayaa sheegey in dadweynaha iyo hay’adaha caalamiga ah ee ku sugan degaanada Puntland u xaqiijinayaan in amnigu sugan yahay.Caasimada OnlineXafiiska GarooweCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Axmed Madoobe oo u hanjabay xildhibaan caan ah oo ka tirsan baarlamanka SOOMAALIYA

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Odayaasha kasoo jeeda Beesha Gaaljecel, ayaa inoo xaqiijiyay in Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe uu u goodiyay Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo kamid ah Mudanayaasha BF.
Ilo xogagaal ah oo ka tirsan Beesha ayaa Caasimada Online u sheegay in Jeesow uu ka hadlay dhibaatada ka taagan Baarlamaanka cusub ee Jubba iyo Beelaha qaar ee aan xubintooda ka helin, taasina ay sababtay in Axmed Madoobe uu caro kala dul dagay Xildhibaanka.
Axmed Madoobe oo caqabad u arka Xildhibaan Jeesow, ayaa waxa uu ugu goodiyay inuusan cagta soo dhigi karin Magaalada Kismaayo iyo Deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Jubba, inkastoo warar hoose ay tibaaxayaan in Jeesow uu dhankiisu ku goodiyay in arrinta Baarlamaanka Jubba maalmaha soo socda la horgeyn doono BF.
Siyaasadaha is diidan ee u dhexeeya Axmed Madoobe iyo Jeesow ayaa ah mid horay usoo taagneyd, waxaana la aaminsan yahay in arrintaani ay sii xoojisay buuqa ka taagan dhismaha Baarlamaanka Jubba.
Abuukar Bashiir oo kamid ah Odayaasha ayaa sheegay in hanjabaadahaani ay dhalin karaan dhibaatooyin baaxad weyn, waxa uuna sheegay in ka Odayaal ahaan ay gartaasi ku jiraan islamarkaana ay xal raadinayaan.
Waxa uu sheegay in Axmed Madoobe dhankiisa looga baahan yahay inuu dhameystiro xubnaha beelaha qaar ay ku leeyihiin Baarlamaanka si meesha looga saaro Khilaaf iyo dood laga keeno Baarlamaanka Jubba. Dhanaka kale, Arrintaani ayaa imaaneysa iyadoo maalmo ka hor Maamulka Jubba uu yeeshay Baarlamaan ay inta badan muran ka keeneen beelaha dega Jubooyinka.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Haddii Daacish ay disho qof Soomaali ah waxaa sababtaas iska leh madaxweyne Xasan Sheekh”

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan C/llahi Maxamed oo kamid ah mudanayaasha BF Somalia, ayaa ka jawaabay hadal uu Madaxweyne Xassan Sheekh ka shaaciyay warbaahin dibada iyo kuwa maxaliga ah.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu aad ugu qaldan yahay wararka la xiriira Daacish ee ahaa inay la dagaalami doonaan, waxa uuna Tilmaamay in Madaxweynaha uu maaro u la’ yahay Maleeshiyaadka Alshabaab islamarkaana uu qalad u arko inuu faragaliyo arrimo aan khuseen Somalia.
Waxa uu tilmaamay in hadalkaasi uu Khatar u keeni karo Muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku nool dalalka Ciraaq, Syria iyo Libya, waxa uuna carabka ku dhuftay in hadii ay dhacdo in Daacish ay waxyeeleeyaan Muwaadin Soomaali ah uu diyadiisu bixin doono Madaxweyne Xassan.
Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa sheegay in Muwaadiniinta laga gowracay dalka Ethiopia ay iyaduba si faah-faahsan weli uga hadal, islamarkaana ay nasiib daro tahay in Somalia oo daciif ah uu usoo jiido in Daacish ay faragalin kusoo sameeyso.
Geesta kale, waxa uu Madaxweynaha uga digay inuu kusii fogaado arrimaha la xiriira Argagixisada ka baxsan kuwa dalka ka dagaalama ee Alshabaab, wuxuuna ku taliyay in Siyaasada DF ay ku ekaato wixii ku saabsan xiriirkeeda oo kaliya si looga badbaado khatar hor leh oo Somalia kaga imaado Alqaacida.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxay u baahan yihiin reer Waqooyi G/Gaduud?!

0
0

Dadka reer waqooyi Galguduud shir uma baahna ee waxay u baahanyihiin badbaadin, aayo ka tashi iyo ismaamul.  
Haddii shir wax keenaayo reer Gedo ayuu miro u keeni lahaa, Midnimo 1, 2, 3, iyo 4 waxba ma soo kordhin, sababtuna waxay tahay inaanay shirarkaasi aragti iyo ajende dhab ah midna lahayn, idinkana waxaan idiinka digayaa haddii aad tihiin reer waqooyiga Galguduud inaad dhabahaas qaadaan.
Sababta  madaxweynaheena Xasan firdhiye uu ugu soo noqnoqonaayey Dhuusamareeb iyo Cadaado waxay ahayd inuu idinka faquuqo walaalihiinii aad maamulka la samaysan lahaydeen ee waliba sida soomaalinimada ah idiinku soo dhaweeyey magaalada dhuusamareeb, isagoo adeegsanaya wasiirkiisa arrimaha gudaha Odowaa iyo beesha uu wasiirkaasi ka soo jeedo ee Cadaado.  Madaxweynuhu wuxuu ka aar goosanayaa colaadii  iyo dagaalkii dhexmaray Shirdoon iyo C/Weli,  isagoo idinka idiin aanaynaya.  Madaxweynuhu wuxuu shir uga furey Cadaado beelihii ay heybta wadaageen isagoo taladii gobolkaas si kas ah banaanka idinka dhigey.
Hadaba maxaa idinla gudboon:-
Waxa idinla gudboon in aad dhisataan ismaamul madax banaan oo idinka xoreeya cunsuriyada iyo duudsiga uu idinku wado madaxweynaheena Xasan firdhiye ee shaqadiisu ku soo ururtay inuu kala faquuqo oo kala qeybiyo beelaha walaalaha ee soomaaliyeed meel kasta ay ka deganyihiin dalka.  Baaq la soo saaro, shirar aan ajende lahayn oo la iclaamiyo iyo guddiyo la magacaabo midna wax ka tari maayo duulaanka qaawan ee Xasan Shiikh (Xasan firdhiye).
Waxaa loo baahanyahay in si deg deg loo qaado talaabooyinkan soo socda:-
1- In ugaaska deegaanada Waqooyinka Galguduud (C/waaq, Balanballe, Dhabad iyo Ban geelle) oo la tashanaya siyaasiyiinta, aqoonyahanada iyo dhamaan bulshada uu iclaamiyo in deegaanadaasi  dhisanayaan ismaamul aayo ka talineed.
2- In la qorsheeyo in 45 casho gudahood lagu soo doorto madaxweynihii iyo ku-xigeenkii ismaalulkaas.
3- In la qorsheeyo in soo xulida iyo xaflada caleemasaarka baarlamaanka ismaamulkaas ay ku dhacdo muddo 10 casho gudahood kadib xaflada dhaarinta madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.
4- In Baaralamaanku go`aan ka gaaro magaca iyo caasimada ismaamulka.
Wadada loo marayo dhismaha ismaamulka (road map):-
1- In si deg ah loogu yeero golihii guurtida ee deegaanadaas ee dooran lahaa Madaxweynaha,  ku-xigeenkiisa, iyo baarlamaankii ismaamulkaas,  isla marakaasna loo diyaariyo xaruntii shirarka iyo dhismaaha maamulka lagu qaban lahaa.
2-Si aan ismaamulka loogu kala qeybsamin waa in golaha guurtidu ka koobnaadaa dhamaan jifooyinka deegaanada  (Jifadiiba ugu yaraan 5 xabnood).
3-In si deg deg loo magacaabo loona howl galiyo gudigii farsamada iyo qabanqaabada dhisida ismaamulka.
4-In si deg deg loo magacaabo loona howl galiyo guddidii qori lahayd dastuurka  ismaamulka, isla marakaasna soo sameyn lahaa calankii iyo astaantii ismaamulka.
5-Madaxweyne Xasan firdh
iye markuu ogaado inaad aayihiina ka tashanaysaan wuxuu xamar idiinka soo diri doonaa adeegayaashiisii si ay idiin kala firdhiyaan.  Waa in dadkaas laga digtoonaadaa.
Gabay:-
Dhaliil aan u jeedinaayo dadka soomaaliyeed guud ahaanba meel ay joogaan iyo madaxdoodaba:-
 
ULUULIDA ALAALIXIDA TUBAN, ARIGAN SOOMAALI.
EE AAN AQOON KALA HAGTIYO, ILI U SOO JEEDIN.
ISU TAGA ABAABULA SHIRWEEYN, AAYO KAMA REEBA.
ARXAN DARAN AGOONTEEDA CUNA, HOOSTA KA ABEESO.
IIDAHA ISLAAM LAGU MATAAL, JAMACA AAMIINTA.
ARAGAAGU GOORTUU KA TAGO, CUNA ARWAAXAAGA.
MID IIBSADEY ALAAB IYO DILAAL,  INA ADEERLEEYA.
 
ILOOW BADAN SIDII NAAG UMULA, FOOSHA KU ILMEEYA.
UGAAR DHAGA LA` UUB LOO QOD DHEER, DABINNO LOO AASA.
WAX MA ARAGTO ISU QABA ILA DHEER, AQALKA LOO SOO GAL.
ALWAAXDIYO  DADKAAS XAABADA AH, E ISLA AMIIRA.
IFKA MARATO AAKHIRANA NAAR, LAGU AABLSIIDA.
ANUUNBA U EEDAAMAYEE, MALAHA IIMAANE.
ABWAAN GUHAAD CABDI GAHAYR.
 
Qore: Xuseen Caroog (Xuseen Gurey)
Sweden. aroog6@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.
Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video: Muuqaalkii ugu horreeyey ee laga duubay markii uu dhacay Qaraxii Garoowe + Xog

0
0

Caasimada Online ayaa heshay muuqaalkii ugu horreeyey ee laga duubay qaraxii dhowaan Garowe ka dhacay ee ay ku dhinteen 7-da qofood oo isugu jiray shaqaale Soomaali & ajnabi ah oo u shaqeynayey hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan daryeelka caruurta ee magaceeda loo soo gaabiyo UNICEF.
Muuqaalkan filimka ah oo la duubay isla markii uu qaraxu dhacay, ayaa muujinaya in dadkii ku dhintay ay ka soo daaheen baabuurtii gurmadka aheyd.
Shaqaale ka tirsan hay’adaha samafalka ee ka howlgala Garowe  wuxuu sheegay in dadka qaarkood la badbaadin karayey haddii ay heli lahaayeen gurmad degdeg ah.
“Qaraxu markii uu dhacay dadka intooda badan waxeey u dhinteen dhiig bax, waxaa lagala soo daahay gurmadkii, gurmadkii ugu horreeyey ee soo gaaray wuxuu ahaa gaari uu qof leeyahay, mana jirin gaari (Ambalaas) ah oo goobta yimid” Ayuu yiri masúulka u shaqeynayey hay’ada samafalka, wuxuuna xusay in heerka gurmadka degdeg caafimaadka ee Puntland uu aad u hooseeyo.
“Garowe waa Magaalo yar oo 10 daqiiqo gudaheeda la isaga gooshi karo; siddeey ku dhici kartaa in Magaalo intaas la eg laga waayo Ambalaas dhaawaca soo gaarta” Ayuu yiri.
Muuqaalka filimka, waxaa ka soo dhexmuuqanaya markii uu qaraxu dhacay shacab & askar ku soo xoomay gaariga; iyada oo la maqlayo taaha & riinka dadka dhaawaca ah, waxaanna ugu horreyn gaariga laga soo dajinayaa qof dumar ah; baabuurka ugu horreeye ee soo gaarayana waa baabuur Toyoto ah.HOOS KA DAAWO YOUTUBE