Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Murder and abuse before deadly migrant crossing | Reuters

$
0
0

The hopeful travellers came from several African countries, including Mali, Somalia, Eritrea, Gambia, Sierra Leone, Niger, Nigeria, Sudan and Senegal. There were also many people from Bangladesh. For all, the farmhouse in Libya was just one stop along a ...
Weblinks: 

Defense challenges informant in Minnesota terrorism case

$
0
0

Kenya’s President bid farewell to Former Somalia ambassador to Kenya

$
0
0

Somalia government and African Union Forces to launch major offensive against Al Shabaab

$
0
0

Somalia Football Association calls African Union troops to leave Mogadishu Stadium

$
0
0

Somalia seeks to drive militants from southern valley bases

$
0
0

Murder and abuse before deadly migrant crossing | Reuters

$
0
0

Muslim man killed by ISIS ‘gave his life in solidarity with a Christian friend’

$
0
0

MissionLine, the magazine of the institute, says the apparent sacrifice of Muslim migrant Jamal Rahman was reported by a militant of al-Shabab, the extremist group in Somalia. The news was subsequently picked up by the Vatican Insider. The magazine ...
Weblinks: 

Waxaan Soo dhawaynayaa Go’aanka Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranku ku Cayimeen Mudada Doorashda ay Dalka Ka dhacayso waxaanan Baaq Digniin ah u dirayaa Golaha Guurtida oo Garan la’ waajibka Shaqo ee ay qaranka ay U Hayaan

$
0
0

Dr: Elmi Said Mouse
Mudan dhamaan Akhristayaasha Mareegaha warbaahineed ee Dalka , marka labaad waxaan maqaalkan kaga hadli doonaa Go;aankii ay komishanka doorashooyinka Qaranku ku cayimeen mudada ay doorashada madaxtooyada iyo Barlamanku ay dalka ka dhici doonaan
Hirgalinta doorashooyinka qaranku waa mid ka mid ah tiirarka Dimuquraadiyada ay somaliland ku faanto , waa nidaamka dawladnimo ee ay shacabka iyo dawladiisuba qaateen , Hadaba mudadii u danbaysay waxay xukuumada Ahmed siilaanyo ay ku mashquulsanayd mudo kordhin Xaaran ah oo ay ka hesho Golaha Guurtida Somaliland
Hadaba waxaan doonayaa inaan bulshada dib u xasuusiyo mid ka mid ahayd qudbadihii uu madaxweyne siilaanyo ka horjeediyay labada aqal Barlamaan ee Qaran inuu u balan qaaday in aanu diyaar u ahayn in aan habeen , saacad iyo Maalin in loogu kordhiyo aanu diyaar u ahay , Doorashada wakhtigeediina uu qabanayo , Hadaladaasi Madaxweynaha ka soo yeedhay waxay maanta Noqday Mid ma dhalays ah . soomalilduna waxay ku maahmaahdaa Nin weyn Oo Hadal Ka dhacay Waad Geed Qolofi ka dhacday .Balan qaadkaa dhicisoobayna waxaa qabaa inuu kashifaad ugu filan yahay Faanka badan Ee ka yeedha afka madaxweynaha iyo Maxasta ku ag Hareeraysan .
somaliland waxaa ku habsatay masiibo Hogaanimo waayo ilaa maanta waxaa ay bulshadu la yaaban tahay nidaamka kala socda, waayo Madaxweynuhu waxaa inoo sheegay inuu doorashada wakhigeedii qabanayo , halka ay kooxo Haween u badani oo aan sharciga dalka iyo nidaamka dawladnimo waxba ka aqoonin oo hore u inqilaabay talada dalka ay doonayaan inay adeegsadaan Golaha Guurtida oo shaqadiisii uu qaranka u xil saarnaa ilaa maanta garan la;a
Waxaan Soo dhawaynayaa Go’aanka mudadaynta Doorashada ee ay ku dhawaqeen Komishanka Doorashooyinka Qaranku oo Sida Runta ay iyaga waajibkooda shaqo ay tahay , waxaa kale   oo aan soo dhawaynayaa Go’aanada Geesinimada lahaa ee ay ka qaateen Xusbiyada Mucaarika ah oo sida runta ah muujiyay Bisayl siyaasadeed iyo wadaniyadeedba iyaga oo ka fogaaday wax kasta oo carqalad iyo buuq ku noqda dhagaha dadweynaha somaliland .
Mudanayaal iyo marwooyiin waxaynu wada xasuusanaa dhacdooyinkii iyo foolxumooyinkii ay ku kici jireen xusbiga maanta talada dalka hayaa mudadii uu Mucaaridka ahaa kaasi oo Fawdo iyo rabshado ka abuuri jiray dalka dhexdiisa marka ay timaado mudo kordhi loo sameeyo xukuumadii markaa jirtay . Maantana waxaynu dareemi karna faraqa u dhexeeya Mucaaridadii shalay ee Xusbiga maanta talad haya iyo mucaaridka maanta oo runtii ay ka dul muuqato deganaan siyaasadeed iyo dulqaad faro badani taasi oo ay farayso Masuuliyada ay umada u hayaan .
Waxaa Baaq Digniin ah u dirayaa Golaha Guurtida oo runtii caqabad ku ah geedi socodka Dimquraadiyada somaliland Enaga oo wada ogsoon in aanay u gudan waajibaad kooda shaqo ee dastuurku u baneeyay oo ah inay ka shaqeeyaan ilaalinta nabad galyada , xalinta khilaafaadka beelaha , ilaalinta dhaqanka iyo Diinteena suuban ,
Waxay noqodeeed Gole siyaasadeed oo ka awood badan Golihii shacabka ( Barlamaanka ) ee umadani soo dooratay ee loo soo doortay inay dalka u sameeyaan shuruucda dalka iyo inay ka hortagaan heshiisyo kasta oo ka soo horjeeda qadiyada somaliland
, waxaa nasiib daro noqotay inay golaha guurtidu ay isa siiyeen awood aanay lahayn oo qarul sharciya iyaga ilaa maanta garan la’a waajibkooda shaqo , waxaynu wada ognahay inay maanta dagaalo sokeeye ay ka socdaan Deegaanka TALEEX ee gobolka xaysimo oo aanay ilaa maanta ka hadlin iskaba daa inay ka hawl galaan oo ay gudi u diraane.
Waxaan shacabka reer somaliland u diriyaa meel kasta oo ay joogaan inay u diyaar garoobaan inay dareenkooda diidmada ah ee kadh Hadii ay golaha Guurtidu isku dayaan inay mudo kordhin xaaran ah oo qayrul sharciya u sameeyaan Xukuumadan Gudan wayday inay dalka ka qabato doorasho wakhigii loogu talo galay .WABILAAHI TAWFIIQTell: 063- 442-54-53Email: Maxfuud009@hotmail.com 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka: Loretta Lynch oo loo codeeyey

$
0
0

Faith turns Christians into terrorist targets

$
0
0

One of Al-Shabaab's explicit aims is to turn Somalia, its home base, into a fundamentalist Islamic state, according to the Council of Foreign Relations. But that's not its only apparent goal, as the group has increasingly branched out -- including into ...
Weblinks: 

Somali geesi iska dhigay oo FBI-da Mareykanka..

$
0
0

USA (Caasimada Online) – Hayada Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegtay iney xirtay wiil Soomaali Mareykanka ah kadib markii uu hanjabaad u jeediyay sarkaal ka tirsan hayada sirdoonka Mareykanka kadib markii la xiray dhalinyaro Soomaali Mareykan ah.
Dhamaan dhalinyarada oo todobaadkii hore ay xirtay hayada FBI-da Mareykanka ayaa lagu eedeeyay iney doonayeen iney u dhoofaan dalka Syria ama Iraq si ay ugu biiraan ururka Daacish ee ka dagaaalaamaa laabadaasi dal.
Wiilka la xiray ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Abuukar Saciid, wuxuuna ku eedeysan yahay inuu u hanjabay Sirdoonka Mareykanka maadaama dhalinyari ay saaxiibo ahaayeen lagu xiray dalkaasi.
Waxaa bartiisa Facebook uu soo dhigay sawirka askari ka tirsan hayada FBI isaga oo ku sheegay inuu yahay ruuxii shirqoolay dhalinyarada Soomaaliyeed oo hayada ay xiratay.
Maxamed Abuukar Saciid, ayaa hayada FBI ay sheegtay inuu saaxiibo dhow la ahaa dhalinyarada la xiray ayna doonayeen iney ku biiraan ISIS.
Maxkamad lasoo taagay Maxamed Abuukar, ayaa ku xukuntay in xabsiga uu kusii jiro ilaa 29-ka Bishan iyada oo kadib maxkamada lagu soo celin doono.Caasimada OnlineXafiiska MinneapolisCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalki DF

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali ”Bukhaari” oo kamid ah Golaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland, ayaa si kulul uga hadlay war kasoo baxay Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee DF Somalia Nuur Faarax.
Bukhaari, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay faragalinta uu Wasiirka ku sameynaayo Dekadaha hoostaga Maamulka Somaliland, gaar ahaan Dekada Berbera oo la sheegay in laga kireynaayo Hay’ado ajaanib ah.
Wuxuu tilmaamay in ka maamul ahaan aysan faragishan arrimaha DF Somalia, balse ay dowladu had iyo jeeral tahay mid ku mashquusha arrimaha Maamulka.
Isagoo u jawaabaya Wasiirka Dekedaha DF Somalia ayuu waxa uu yiri ”Dekeda berbera maha mid ay ka arimiso DF Somalia. wasiir Nuur Faarax waxaan u sheegayaa yuusan kusii fogaan hadalkiisa halkaani dowlad madax-banaan ayaa ka jirto Xasan sheekh kama arimiyo”
Waxa uu intaa ku daray ”Somaliland Cida ay u aragto inay maslaxo ugu jirto inay ka kireyso ayay ka kireyneysaa, talo halkaani kuma laha DF”
Geesta kale, waxa uu ka digay in la burburiyo qodobadii leysla gaaray shirarkii ka kala dhacay Magaalooyinka Istanbuul iyo Jabouti.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Many Afghan, Somali migrants run over by train in Macedonia

$
0
0

SKOPJE, Macedonia - Several migrants from Afghanistan and Somalia were crushed to death by an express train as they were heading towards the European Union walking along tracks in central Macedonia, police said Friday. Authorities put the death toll at 14 ...
Weblinks: 

Axmed Madoobe Oo Amar Cajiib Ah Bixiyay

$
0
0

Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba ayaa amar degdeg ah waxa uu siiyay ciidankiisa, taasi oo ku aadan howlgal ay qaadi doonaan.
Waar aynu helnay ayaa sheegaya in hogaamiyaha uu ku amray ciidankiisa in sida ugu dhaqsiyaha badn ay duulaa ku qaadaan degmada Baardheere oo Al-shabaab ka saaraan.
Waxa uu sheegay in Al-shabaab ay la dagaalamayaan, sidoo kalena dagaalka la raacin doono dad uu sheegay in qas wadayaal yihiin.
Madoobe ayaa tilmaamy in maamulkiisa ka go’an tahay in uu la wareego degmada Baardheere, iyadoo xusid ay mudan tahay in Al-shabaab ay ka dagaallamayaan duleedka magaalada Kismaayo.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG:- Mukhtaar Roobow Oo Iska Dhiibaya Baydhaba

$
0
0

Warar ay si hoose u heshay Shabakadda qanciye ayaa waxay sheegayaan in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo ka mid ahaa saraakiisha Al-shabaab, uu haatan damacsan yahay in uu iska dhiibo magaalada Baydhaba ee Gobalka Bay.
Waxaa meel gaba gaba ah maraya wada hadalka uu kula jiro Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Xogta ayaa sheegaysa in Roobow laga dhaadhiciyay in uu tago magaalada Baydhaba, iyadoo waliba ay la socdaa ciidankiisa, oo halkaasi hubka looga dhigo doono.
Saraakiisha Itoobiya ayaa dhankooda laga saxiixay balanqaad ah in aysan ku xadgudbin Rooboow iyo ragga la socda markii ay Baydhabo tagaan.
Arintaan ayaa sii sahashay ka dib markii dowladda ay u galeen rag badan oo Al-shabaab magac ku lahaa, sidoo kalena Roobow ayaa ka faa’ideysanaya maadaama aanu ku jirin liiska dowladda ee dadka aan la cafin doonin ah.
Dadka aan la cafineyn waxa ay kala yihiin Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Afhayeenkooda Cali Dheere iyo Mahad Karataay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadal dhawaan kasoo yeeray DF

$
0
0

Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali ”Bukhaari”  oo kamid ah Golaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland, ayaa si kulul uga hadlay war kasoo baxay Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee DF Somalia Nuur Faarax.
Bukhaari, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay faragalinta uu Wasiirka ku sameynaayo Dekadaha hoostaga Maamulka Somaliland, gaar ahaan Dekada Berbera oo la sheegay in laga kireynaayo Hay’ado ajaanib ah.
Wuxuu tilmaamay in ka maamul ahaan aysan faragishan arrimaha DF Somalia, balse ay dowladu had iyo jeeral tahay mid ku mashquusha arrimaha Maamulka.
Isagoo u jawaabaya Wasiirka Dekedaha DF Somalia ayuu waxa uu yiri ”Dekeda berbera maha mid ay ka arimiso DF Somalia. wasiir Nuur Faarax waxaan u sheegayaa yuusan kusii fogaan hadalkiisa halkaani dowlad madax-banaan ayaa ka jirto Xasan sheekh kama arimiyo”
Waxa uu intaa ku daray ”Somaliland Cida ay u aragto inay maslaxo ugu jirto inay ka kireyso ayay ka kireyneysaa, talo halkaani kuma laha DF”
Geesta kale, waxa uu ka digay in la burburiyo qodobadii leysla gaaray shirarkii ka kala dhacay Magaalooyinka Istanbuul iyo Jabouti.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabab oo dilay nin aflgaadeeyey nebiga SCW

$
0
0

Ururka Al Shabaab, ayaa waxay gelinkii dambe ee shalay xukun dil ah ku fuliyeen nin, ay ku eedeeyen inuu aflagaadeeyay Nebi Muxammed (Caleehi Salaatu Wasalaam).
Xukunkan qisaasta waxa uu ka dhacay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe. Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka, ayaa isugu soo baxay Fagaaraha uu xukunku ka dhacay.
Qaadiga Maxkamadda Degmada Jamaame ee Ururka Al Shabaab, ayaa magaca ninka la qisaasay ku sheegay Maxamuud Mursal Muuse, isla-markaana uu qirtay in uu aflagaado u geystay Suubanaha.
Qaadiga, ayaa ku goodiyay inay tallaabo noocani oo kala ah ku fulin doonaan shakhsi kasta, oo aflagaado u geysta Nebi Muxammed (NNKH).
Ciidamada Xisbada ee Ururka Al Shabaab oo saf la geliyay, ayaa meel dhowr tallaabood ka toogtay Maxamuud Mursal, waxaana isla caawa lagu aasay khabuuro ku yaala Degmadaasi.
Dhacdadan, ayaa waxaa si weyn u hadalhaya dadka degan Degmada Jamaame, kuwaa oo khadka teleefanada ku wada xiriiraya, kuna wada sheekeysanaya ninka la dilay.
Waa dilkii ugu horeeyay oo noociisa ah oo Shabaabku ka geystaan dhulka ay gacanta ku hayaan. Shabaab waxa uu horey xukuno kala duwan uu ugu fuliyay dad isugu jira rag iyo dumarba.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mas’uul baasaboorka Somaliland kala soo degay garoonka MUQDISHO, balse maxaa qabsaday?!!

$
0
0

Cumar Jaamac Faarax oo kamid ah Mas’uuliyiinta Ururada bulshada ee Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dhacdo maalmo ka hor ku qabsatay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Waxa uu sheegay inuu watay Baasaboor uu sheegay inay leedahay Maamulka Somaliland goortii uu kasoo dagay garoonka Aadan cade ay ilaalada garoonka u taxaabeen Jeelka, kadib markii lagu eedeeyay isticmaalka Baasaboorka uu watay.
“Bishaan 15-keeda ayaan Somalia ugu baxay safar waxaana tagaayay ilaa afgooye, waxaan u socday howlo samafal. ma aheyn ruux u socday arimo siyaasadeed, markii aan ka dagay garoonka ayaa waxaa i qabtay xubno ka tirsanaa waaxda socdaalka waxaa la amray in ley xiro waxaana ley dhigay jeelka. waxaana halkaasi ku jiray mudo saacado ah”.
“Markii ley xiray waxaa ii imaaday ciidamo ka tirsan Nabadsugida wax dhib ah iimageysan laakin kaliya waxaa aflagaado ii geystay taliye xigeenka magareeshinka, dhib kale kama tabanaayo DF” Waxa uu tilmaamay in garoonka dhexdiisa looga qaaday Baasaboorka, islamarkaana lagu sii deeyay damiin.
Baasaboorka ayuu tilmaamay inay ka qaaten Saraakiisha Magareeshinka, waxa uuna ku baaqay in dib loogu soo celsho Baasaboorkiisa.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Antonio Guterres & Kenya oo kawada xaajoonaya Arrimaha qaxootiga Soomaalida

$
0
0

Madaxa Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Qaxootiga ee UNHCR, Antonio Guterres ayaa la filayaa inuu bilowga bisha soo socota ee May booqasho ku tago dalka Kenya, si uu Madaxda dalkaasi kala xaajoodo qorshaha dib loogu soo celinayo in ka badan 335,800 Qaxooti Somali oo ku nool Xeradda Dhadhaab ee W/bari Kenya.
Madaxa Xafiiska UNHCR ee dalkaKenya, Ra’uuf Mazuu ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ka qeyb geli doono Shirweyne Dhaqaale loogu ururinayo  qorshaha dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida.
Mas’uulkaasi ma sheegin Kharajka loo baahan yahy si loogu adeegsado hawlaha Qaxootigaasi loogu celinayo dalkooda hooyo.
UNHCR waxay ku booriyeen Dowladda Kenya inay dib uga fekeraan qorshaha ay Qaxootiga Soomaalida ugu celinayso dalkooda hooyo, waxaana looga digay Kenya taallaabo kasta oo sharci-darro oo ka horimanaayo Heshiiskii Caalamiga ee QM ee Daryeelka Qaxootiga oo la kala saxiixay sannadkii 1951-kii.
Dhinaca kale, Madaxa UNHCR, Antonio Guterres waxa uu dhowr jeer booqday Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab, gaar ahaan markii ay Somalia ka dillaacday Macluusha baahsanayd sannadkii 2011-kii.