Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Russia says destroying Libya migrant boats 'going too far' | Reuters

0
0

Dhageyso: Beesha Leelkase: “Puntland iyo Gaas nama sheegan karto, go’aankeenana ma lahan”

0
0

Cadaado (Caasimada Online) – Suldaanka Beesha Leelkase Suldaan Cabdullaahi Cali Jaamac Madoobe oo ka mid ah ergooyinka shirka Cadaado uga qeyb galaya beeshiisa ayaa si kulul waxa uu uga hadlay xaqiraada maamulka Puntland uu ku hayo beeshiisa.
Suldaanka waxa uu xaqiijiyey in aad uga xun yahay go’aanka Puntland iyo dowladda Soomaaliya ay shaaciyeen kaasoo ah in aysan beelaha gobolka Mudug ka qeyb gali karin shirka Cadaado ka socda.
“Cabdi Weli Gaas, annaga nama sheegan karo ee cid kale ha sheegto, sanado badan ayaan ku hoos nooleyn xaqiraadda Puntland, mana dooneyn inaan kusoo noolaano” ayuu yiriHalkaan hoose ka dhagayso codka oo dhamaystiran.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/05/Beesha-Leelkase-sazx-sax2.mp3Caasimada OnlineXafiiska CadaadoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Maxaad ka ogtahay sababta XASAN SH. ku qasabtay safarka Kismaayo + Iska indho tirkii BF

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba, halkaasoo lagu caleemo saaray baarlamaanka muranka badani ka taagan yahay ee maamulka Jubba loo sameeyay.
Xasan Sheekh ayaa waxa uu iska dhega tiray digniin ay soo jeediyeen xildhibaano mooshin ka keenay maamulka Jubba, oo ahayd inuusan tagin magaalada Kismaayo, kana qeyb galin calaamo saarka baarlamanka Jubba.
Wafdiga madaxweynaha ayaa la sheegay inay qasab ku noqotay inay ka qeyb galaan xafladda caleemo saarka baarlamaanka Jubba kadib markii wasiirada arrimaha dibadda Itoobiya iyo Kenya ay caddeeyeen inay tagayaan xafladaasi iyadoo aan wax xiriir ah kala sameyn arrintaasi dowladda Federaalka Soomaaliya ee martiqaad ka helay hogaannka Jubba.
Muranka ka taagan baarlanmaanka Jubba ayaa sii xoogeysanaya iyadoo ay si cad u qaadacday maamulka Koonfur Galbeed oo sharci darro ku tilmaantay dhismaha baarlamaanka.
Waxaa kaloo mooshin ka dhan ah maamulka Jubba iyo Baarlamaankiisa hadda uu hor yaallaa Baarlamaanka Soomaaliya, laakiin waxaa muuqta in arrinta oo dhami ay wataan wadato IGAD.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kacdoon ka dhex jira golaha wasiirada DF kadib carro ka dhalatay tallaabadii Xasan Sheikh (Xog)

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Golayaasha fulinta iyo Baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa si weyn uga carooday doorka sii kordhaya ee madaxda maamul goboleedyada dalka kadib shirkii wadatashiga ee Garowe, waxaana maalmihii ugu danbeeyay socday kacdoon ka dhex jira labadan hay’adood oo xaqiiqsaday halista ku soo wajahan.
Golaha wasiirada xubno ka mida ayaa ku gacan seryay war-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii Garoowe ee madaxweynaha dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka, waxayna diyaariyeen in arrintaasi looga hadlo shirka golaha wasiirada.
Waxaa sii kordhaya awoodda ay dowladda ku dhex yeelanayaan madaxda maamul goboleedyada oo si weyn looga dareemay shirkii xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Muqdisho ku yimid, kadib markii wasiiradii dowladda federaalka kulanka uga qeybgalay ay boos ka waayeen safka hore lana fariisiyay dhinaca danbe ee hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada.
Arrimahan oo dhan waxay dhaliyeen shaki ah in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweynayaasha maamulada dalka ay maroorsanayaan awoodii dalka oo keligood ay doonayaan inay go’aan ka gaaraan arrimaha hiigsiga cusub, taasoo laga cabsi qabo inay keento jawaab ay bixiyaan Golayaasha xukuumadda iyo Baarlamaanka.
Golaha wasiirada shirkiisa ayaa la filayaa in arrintan looga doodo inkastoo ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ka gaabsanayo inuu ka hor yimaado dowlad goboleedka Puntland oo uu ka soo jeedo.
isha goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Yaa ka dambeeyey dilka horjoogihii AL-SHABAB ka soo goostay ee xalay ka dhacay MUQDISHO?

0
0

Sarkaalka lagu magacaabo Abshir Maxamed Cumar Caraale (Dhukane), ayaa waxaa xalay lagu dilay xaafada Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Sarkaalkan oo sanado ka hor ka soo goystay Ururka Al Shabaab, ayaa muddooyinkii ugu dambeysay waxa uu la shaqeynayay Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka.
Rag bistoolado ku hubeysnaa, ayaa waxay ku toogteen xaafada Towfiiq, xilli la tilmaamay inuu ku sugnaa, waxayna dhowr xabadood kaga dhufteen qaarka sare ee jirkiisa.
Dambiile-yaasha, ayaa waxay dilka ka dib isaga baxsadeen goobtii ay ku dileen marxuumka, waxaana muddo gaaban ka dib gaaray Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida Degmada Yaaqshiid.
Dadka deegaanka oo dilkaasi walaac ka muujiyay, ayaa waxay kuu sheegayan in Nabad Suggida iyo Boolisku, ay tiro dad ah u soo qab qabteen dilka Sarkaalkaasi.
Dhukane oo si dhow ula shaqeynayay Hay’adda Nabad Suggida, ayaa waxay ehelo ahaayen Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane.
Dilalka maalmahaan dambe ka dhacaaya Magaalada Muqdisho, ayaa shaki gelinaaya xaaladda amni ee Caasimadda, inkastoo hawlgalo ka dhan ah Shabaab si joogto ah looga sameeyo qaybaha kala duwan ee Magaalada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Wasiiro ay DF keeni la’ dahay Xamar buu Ax’ed Madoobe la yimid wuu ka sarreeyaa XASAN SH.”

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamuud Cali Magan, oo ka tirsan Barlamanka DF Somalia ayaa ka hadlay Caleema saarkii shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo kaasi oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Xassan.
Xildhibaanka ayaa waxa uu Baarlamaanka Jubba ku sheegay inuu yahay mid sharci daro ah, islamarkaana lagu muujinaayo quwada ay Dowladaha dariska ah ku dhex leeyihiin Somalia.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe uu baal maray Dastuurka iyo heshiiska Adis-ababa ee dhismaha Maamulka Jubba, sidaasi awgeedna uu yahay Barlamankaasi mid waxba kama jiraan ah.
Wuxuu tilmaamay in Madaxweyne Xassan uu yahay mid munaasabada ka ahaa marti, islamarkaana ay howshu wadeen Dowladaha dariska la ah Somalia.
”Hadii ay DF Somalia lee dahay munaasabado lagama yaabo in wasiiro ka socda Ethiopia, Kenya kasoo qeybgalaan, balse Axmed Madoobe waxa uu awooda inuu la imaado shaqsiga uu doonaayo, taasi waxa ay ka turjumeysaa sida uu Xasan uga awood weyn yahay”
Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiirada arrimaha Dibada Kenya iyo Ethiopia iyo Wafuud kale oo ka socday Maamulka Puntland ayaa ka qeybgalay Xaflada caleemo saarka Barlamanka Jubba oo maanta ka dhacday Kismaayo.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Golaha wasiirada Somalia oo ku soo baraarugay baabuurta xabadda aysan karin ee ku maqan…

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii shalay ay isugu yimaadeen golaha wasiirada dowlada Federaalka Somalia ayaa waxaa laga soo jeediyey in gawaari dowlada leedahay ku maqan yihiin gacanta shacabka.
Golaha wasiirada dowlada Federaalka ayaa go’aansadey in guddi ka kooban wasaarada gadiidka cirka iyo dhulka, wasaarada maaliyada, wasarada amniga, xeer ilaaliyaha qaranka iyo hantidhowrka guud soo diyaariyaan habka ugu wanaagsan gawaaridaan dib loogu soo celin lahaa gacanta dowlada.
Laga soo bilaabo markii  Xasan Sheekh Maxamuud loo doortey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa isbeddeley saddex xukuumadood kuwaasoo tirada guud ee wasiirrada, wasiiru dowleyaasha iyo wasiir ku-xigeenada xilalka kasoo qabtey kor  u dhaafeyso labo boqol, in badan oo kamid ah mas’uuliyiintaas waxaa la siiyey gaadiidka aanay xabaddu karin ee bulletproof-ka loo yaqaan.Caasimada OnlineXafiiska CadaadoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mr. Obama: Who Apologizes For the Other Drone Victims?

0
0

In fact, he exponentially increased strikes in places like Pakistan, and later to countries like Yemen, Somalia and more. According to the Bureau of Investigative Journalism, in just five years, President Obama launched 330 strikes on Pakistan ...
Weblinks: 


Golaha wasiirada Somalia oo ku soo baraarugay baabuurta xabadda aysan karin ee ku maqan

0
0

Kulankii shalay ay isugu yimaadeen golaha wasiirada dowlada Federaalka Somalia ayaa waxaa laga soo jeediyey in gawaari dowlada leedahay ku maqan yihiin gacanta shacabka.
Golaha wasiirada dowlada Federaalka ayaa go’aansadey in guddi ka kooban wasaarada gadiidka cirka iyo dhulka, wasaarada maaliyada, wasarada amniga, xeer ilaaliyaha qaranka iyo hantidhowrka guud soo diyaariyaan habka ugu wanaagsan gawaaridaan dib loogu soo celin lahaa gacanta dowlada.
Laga soo bilaabo markii Xasan Sheekh Maxamuud loo doortey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa isbeddeley saddex xukuumadood kuwaasoo tirada guud ee wasiirrada, wasiiru dowleyaasha iyo wasiir ku-xigeenada xilalka kasoo qabtey kor u dhaafeyso labo boqol, in badan oo kamid ah mas’uuliyiintaas waxaa la siiyey gaadiidka aanay xabaddu karin ee bulletproof-ka loo yaqaan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiiro ay DF keeni la’ dahay Xamar buu Ax’ed Madoobe la yimid wuu ka sarreeyaa XASAN SH.

0
0

>Xildhibaan Maxamuud Cali Magan, oo ka tirsan Barlamanka DF Somalia ayaa ka hadlay Caleema saarkii shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo kaasi oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Xassan.
Xildhibaanka ayaa waxa uu Baarlamaanka Jubba ku sheegay inuu yahay mid sharci daro ah, islamarkaana lagu muujinaayo quwada ay Dowladaha dariska ah ku dhex leeyihiin Somalia.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe uu baal maray Dastuurka iyo heshiiska Adis-ababa ee dhismaha Maamulka Jubba, sidaasi awgeedna uu yahay Barlamankaasi mid waxba kama jiraan ah.
Wuxuu tilmaamay in Madaxweyne Xassan uu yahay mid munaasabada ka ahaa marti, islamarkaana ay howshu wadeen Dowladaha dariska la ah Somalia.
”Hadii ay DF Somalia lee dahay munaasabado lagama yaabo in wasiiro ka socda Ethiopia, Kenya kasoo qeybgalaan, balse Axmed Madoobe waxa uu awooda inuu la imaado shaqsiga uu doonaayo, taasi waxa ay ka turjumeysaa sida uu Xasan uga awood weyn yahay”
Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiirada arrimaha Dibada Kenya iyo Ethiopia iyo Wafuud kale oo ka socday Maamulka Puntland ayaa ka qeybgalay Xaflada caleemo saarka Barlamanka Jubba oo maanta ka dhacday Kismaayo.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya’s Al-Shabaab Problem

0
0

Somalia: Mogadishu terror attack hotel reopens

0
0

Shil diyaaradeed oo ay ku dhamaaden Safiiro iyo diplumaasiyiin oo ka dhacay Pakistaan

0
0

Diyaarad Militeri oo laga leeyahay dalka Pakistaan ayaa waxa ay kusoo dhacday deegaanka Gilgil ee waqooyiga dalkaasi Pakistan.
Diyaaradaasi ayaa waxaa saarnaa Danjirayaal iyo diplumaasiyiin u kala dhashay wadamo kala duwan kuwaasi oo u baxay indha indheynta Xarumaha dowlada.
Inta la xaqiijiyay ilaa Lix qof oo ay ku jiraan safiirada dawladaha Norway iyo Philippines ayaa ku dhintay kadib markii ay la burburtay mid ka mid ah diyaarada Ciidamada Pakistaan.
Dicitaanka Diyaarada kadib ayaa waxaa dhacdadaasi ka hadlay Afhayeenka Militariga Pakistan Asim Bajwa oo sheegay in safiirada wadamada Poland iyo Netherlands ay shilkaasi ku dhinteen.
Waxa uu sheegay in sidoo kale shilkaasi ay ku dhaawacmeen diplumaasiyiin la socday booqashada labadaasi Safiir.
Danjireyaasha dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay shilkaasi, ayaa ka mid ahaa saraakiil ka socday dawladda Pakistan iyo safiiro badan oo ka qayb galayay furitaanka Mashruuc laga hirgaliyay waqooyiga dalka Pakistan.
Dhanka kale, Nawaz Shariif oo ah R/wasaaraha dalkaasi ayaa ka tacsiyeeyay geerida Safiiradaasi, waxa uuna kamid ahaa Mas’uuliyiintii la soctay diyaarad labaad oo iyaduna kamid aheyd wafdiga la socday safiirada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cameron: Waxaan xoojin doonnaa Britain

0
0

Warbixin arrimaha doorashada UK

0
0

Sucuudiga oo ku dhawaaqay Xabadjoojin

0
0

Isbeheysiga Sucuudiga uu hogaaminaayo ee duqeynta ku haya Xuutiyiinta Yaman, ayaa ku dhawaaqay in Talaadada ay xabadjoojin billaabi doonaa.

Kerry oo u hambalyeeyay David Cameron

0
0

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa u hambalyeeyay David Cameron oo xisbigiisa Conservative-ka ay guul weyn ka gaareen doorashada UK.

Cudurka Ebola oo Liberia laga sifeeyay

0
0

Ururka caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa la filaayaa inuu ku dhawaaqo in cudurka Ebola laga dabar gooyay dalka Liberia, kaddib markii dalkaasi aan kiis cusub lagu arkin 42 maalin.

Soomaali burcadda Koofur Afrika isaga ilaalisa Whatsup

0
0

Kaddib weeraradii ajnabi naceybka ku salaysnaa ee ka dhacayay qaybo ka mid ah dalka Koofur Afrika, dadka Soomaalida ah ee ku nool Johannesburg ayaa waxa ay billaabaan qaab cusub oo ay farriimaha isugu diraan marka ay la kulmaan xaalad adag ama la soo wee

Boqorka Sacuudiga maxaa u qabsoomay boqol maalin kaddib

0
0

Boqor Salmaan Bin Cabdul-casiis-ka Sacuudi Carabiya ayaa xukunka dalkaasi hayo 100 maalmood.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live