Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

How Farming Is Making A Comeback In Somalia

$
0
0

Somalia: UN envoy calls Somaliland to reconsider election delay

$
0
0

Somalia's al-Shabab seize boat with foreign nationals

$
0
0

Somali group seizes boat with foreign nationals

$
0
0

Boat with at least 10 foreigners washes ashore in central Somalia with all on board seized by al-Qaeda-linked group. It is not the first time hardline group has seized a boat in Somali waters [FILE - AP] A boat carrying at least 10 foreign nationals has ...
Weblinks: 

University and Act for Somalia to co-host UK Ambassador to Somalia’s visit to Bristol Somali community

$
0
0

The United Kingdom’s Ambassador-designate to the Federal Republic of Somalia, Harriet Mathews OBE, is to visit Bristol on 15 May to meet with the city’s Somali community, at an event organised by Act for Somalia and facilitated by the University.
Weblinks: 

Coalition destroys rebel arms depot

$
0
0

(MENAFN - QNA) The Foreign Ministry's Diplomatic Institute organized a seminar on the role of development in achieving security and stability in Somalia in which the country's Minister of Foreign ... May 13 2015 - Pakistani Prime Minister Receives Kuwaiti ...
Weblinks: 

Madaxweynaha Burundi oo aan dalkiisa wali ku noqon

$
0
0

Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza,uma suurta galin in uu dib ugu noqoda dalkiisa, si uu ula tacaalo inqilaabka dhacay.

Puntland: Ciidan AMISOM ah Nalooma Keenayo

$
0
0

Ergeyga Gaarka ee XG ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia, Nicholas Kay ayaa 7dii bishan May wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in geynta ciidan AMISOM ah ee Puntland ay tahay arrin aad loo eegayo, arrintaas oo ay Punltand diidday.

Jahwareer ka taagan magaalada Bujumbura

$
0
0

Rasaas ayaa laga maqlayaa bartamaha caasimadda Burundi halkaas oo uu ka dhacay iskuday inqilaab ka dhan ah madaxwayne Pierre Nkurunziza.

Dabley weerartay hoteel ku yaal Afghanistan

$
0
0

Booliska caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul ayaa sheegay in shan qof ay ku dhinteen israsaasayn saacado socotay oo ka dhacday hoteel ku yaalla magaalada.

Shirkad laga leeyahay Soomaaliya oo ku guulaysatay abaalmarin caalami ah

$
0
0

Saamaynta colaadda Burundi ee AMISOM

$
0
0

Somalia: US court hears dispute over 5 Somali pirates’ sentences

$
0
0

A federal appeals court heard arguments on whether a judge overstepped his authority when he imposed less than the mandatory life prison term for five Somali pirates whose mistaken attack on a Navy ship left one of their own dead but caused no harm to any ...
Weblinks: 

Al Shabab Attacks Somali Towns

$
0
0

A local official in southern Somalia says al-Shabab militants have captured two government bases in the Lower Shabelle region. Lower Shabelle Governor Abdulkadir Mohamed Nur told VOA Somali service that heavily armed militants launched attacks on the towns ...
Weblinks: 

Golaha Wakiilada Puntland oo eedeeyay shir guddoonkooda

$
0
0

Gaalkacyo ( Sh.M.Network)-Xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Shir guddoonka Baarlamaanka Maamulkaas in uu ka qaban la’yahay Mooshin ay ka wadaan Xukuumadda Maamulkaas.
Qaar ka tirsan Wakiiladaan oo  u warramay Warbaahinta ayaa ka digay wixii cawaaqib  xuma ah ee ka dhasha is hortaaga Mooshinkooda uu qaadayo shir guddoonka Baarlamanaka Puntland.
Dhinaca kale waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland uu ka dhaco dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo Kooxaha falalka amni darri ka geysta deegaanada Maamulkaasi.
Dibaxa maanta ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Masuuliyiinta Maamulka Puntland kuwaas oo hadallo kala duwan ka jeedin doono.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Meydka Wariye Somali Ah Oo Laga Helay Xeebaha Dalka Masar.

$
0
0

Masar)-Weriyaha dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Al-caddaala kaasoo hore uga soo shaqeeyey xarumo warbaahin oo kala duwan, ayaa la sheegay in uu geeriyooday kaddib markii doonidii uu la socday ay qallibmatay, iyadoo sidoo kale la helay meydadka labo qof oo kale oo u dhashay dalka Suudaan oo iyaguna saarnaa doonida qallibmatay.
Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar ayaa xukuumadda dalka Masar ka codsatay in lagu soo wareejiyo meydka weriyaha geeriyooday si jaaliyada Soomaalida ah ee halkaasi ku nool ay ku aas ugu sameeyaan.
Dhinaca kale laammaha ammaanka ee dalka Masar ayaa xabsiga ku taxaabay 120 qof oo Soomaali ah, kuwaasoo la sheegay in ay damacsanaayeen in ay ka tahriibaan dalka Masar.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumada oo Wada Qorshe Wakiilka Midawga Yurub Dalka Lagaga Mamnuucayo.

$
0
0

Hargeysa(DMN)-Dayaanka Cadhadii Madaxtooyadu ka qaadday Jawaabtii Beesha caalamku ka bixisay Muddo-kordhintii Guurtida, ayaa wali laga sii maqlayaa Aqalka  dalka looga taliye dhexdiisa, waxana  la dejiyey qorsheyaal loo arko in Beesha caalamka lagaga aargudan karo.
Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Qoyskiisa kamid ah ayaa la sheegayaa inay damacsan yihiin qorshe waddanka lagaga Mamnuucayo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Somalida Ambassador Mechele Cervone d’Urso oo loo arko inuu aaminay Mawqifkii mucaaridka.
Warbixintan oo aanu kasoo xiganay Mareegta Haatuf.net, ayaa la sheegay in Go’aankan la aaminsan yahay inuu ka dhashay cadho ay Madaxwaynaha iyo qoyskiisu u qaadeen beesha caalamka oo mawqif adag oo diidmo ah ka muujisay mudo-kordhinta 22-ka bilood ah ee Guurtidu u samaysay Madaxtooyadda.  ayaa waxa isku dayey inay baajiyaan arintaasi Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo iyaga oo wada-socda saaka [Shalay] tegay Madaxtooyadda si ay Madaxwaynaha arrintan ugala hadlaan.
Hase-yeeshee sida ilo-goobjoog ahaa Haatuf u sheegeen waxa Wasiir Biixi iyo Faysal iska hortaagay inay la kulmaan ama u galaan Madaxwaynaha Wiilka uu soddoga u yahay ee Baashe, kaasoo sida xogaha lagu tibaaxay isku gudbay Albaabka, isagoo sidoo kale ku dhawaaqayey erayo ay ka mid ahaayeen “..Waa la saarayaa… waa la saarayaa…. Ma jiro go’aan laga noqonayaa..!!”.
Sida la ogsoon yahay Ambassador d’Urso ayaa ahaa diblomaasigii hogaaminayey waftigii beesha caalamka ee Shalay [Doraad] ka dhoofay Magaalada Hargeysa, kadib markii uu kulamo lagaga hadlayey arrimaha mudo-kordhinta la yeesheen Madaxda Axsaabta, Guurtida iyo Xukuumadda inta-ba.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daacish oo Weeraray mid ka mid ah Magaalooyika Ugu Taariikhda Dheer Bariga Dhexe

$
0
0

Syria(Waaheen)-Wararka ka imanaya Suuriya, ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay weerarayaan magaalada Tadmur, oo ay ku taallo Palmyra, oo ah meelaha ay ku yaalaan waxyaabaha taariikhiga ee bariga dhexe.
Hore u socoshada Daacish ayaa keentay cabsida ku saabsan waxa ku dhici kara macbadyada iyo dhismooyinka qadiimiga ah, hadii magalada ay qabsadaan kooxdan jihaad doonka ah
Waxay burburiyeen goobahii qadiigmiga ee dalka Ciraaq, ee magaalada Palmara, oo horay ay dhaawacyo u soo gaadheen xilligii uu socday dagaalkii sokeeye.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Wasiir ODOWAA oo wajahaya xil ka qaadis

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Xukumadda Federalka Somalia Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa inuu isku shaandheeyn iyo xilka qaadis ku sameeyo qaar ka mid ah golahiisa Wasiiradda.
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federalka Cabdiraxmaan Odowaa ayaa lagu wadaa in xilka laga qaado, waxaana jagadiisa loo magacaabi doonaa Axmed Cabdi Salaan Xaaji Adam.
Wasiir Cabdiraxmaan Odowaa ayaa loo magacaabi doonaa Wasiiru Dowlaha Waxbarashadda halka seefta xilka qaadista ay qaadi doonto Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Mahad Maxamed Salaad.
Cabdiraxmaan Odowaa waxaa xilka qaadistiisa ogolaaday Musharax Cabdi Kariim Xuseen Guuleed iyo Xildhibaan Faarax Cabduqaadir oo rabitaankooda looga dhigay Wasiir.
Qaar ka mida Musharaxiinta iyo Oday dhaqameedyadda goboladda dhexe ayaa Cabdiraxmaan Odowaa ku eedeeyay inuu si toos ah ula saftay CabdiKariim Xuseen Guuleed halkii looga fadhiyay inuu dhex dhexaad ka noqdo.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG Dagaal qaraaran oo socda & deegaano laga saaray DF

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-War goor dhow naga soo gaaray Gobolka Shabeeladda Hoose, ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu xiligaani ka socdo Deegaanada Awdhiigle iyo Mubaarak.
Dagaalka oo goordhow bilowday ayaa waxa uu u dhexeeya Ciidamada DF Somalia iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab, waxaana iminka Deegaanadaasi laga maqlayaa gurxanka Hoobiyaha iyo rasaasta culculus.
Dagaalka ayaa bilowday kadib markii goordhow ay dib ula wareegeen Maleeshiyaadka Al-shabaab deegaano horay looga saaray.
Inta la xaqiijiyay dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ilaa Siddeed Askari oo ka tirsanaa Ciidamada DF Somalia, halka Lix kalane ay kaga dhimatay Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Deegaanada Awdhiigle iyo Mubaarak ee Gobolka Shabeeladda Hoose, ayaa waxaa iminka ku qulqulaayo Gaadiid dagaal oo gurmad u ah Ciidamada DF Somalia, waxaana hakat galay isu socodka dadweynaha iyo gaadiidka, iyadoona wararka qaar ay soo sheegayaan inay xiran yihiin wadooyinka qaar ee gala Deegaanadaasi.
Dhanka kale, gacan ku heynta Labadaasi deegaan iyo Tuulooyin hoostaga ayaa waxaa si rasmi ah ula wareegay Maleeshiyaadka Al-shabaab.Caasimada Online