Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xukuumadda Soomaaliya oo ka shirtay maaliyadda

$
0
0

Golaha wasiirrada ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay maaliyadda dalka. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay nidaam casri ah oo lagu maaraynayo maaliyadda dalka oo ay soo bandhigtay wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Wasiirka maaliyadda, Maxamed Aadan Ibraahim oo warbaahinta la hadlay kulanka kaddib ayaa sheegay [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Baarlamaannada Afrika oo ku shiraya Johannesburg

$
0
0

Baarlammaannada waddammada qaaradda Afrika ayaa magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur-afrika waxaa uga furmay kulan ay uga tashanayaan arrimaha qaaradda. Xubno katirsan baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa jamhuuriyadda Soomaaliya ku matalaya shirka. Kulanka oo socon doona laba toddobaad ayaa diiradda lagu saaraya qalalaasaha siyaasadeed ee dalka Burundi, dhibaatooyinka argagixisada, shisheeye-nacaybka Konfur-afrika iyo shaqo la’aanta ka [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Faysal Cali Waraabe “Siilaanyo weligiiba wuxuu ahaa fuley Soomaaliya ka baqa

$
0
0

Daawo Video: Jubbaland oo ka Banaanbaxay Mooshinka laga Keenay

$
0
0

Kismaayo (Curubo) Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax aad u balaadhan Kaasi oo looga soo horjeeday Mooshin dhowaan Ay xildhibaano ka tirsan DFS ka gudbiyeen maamulka Jubaland.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Banaanbaxan ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo, Iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland, kuwaasi oo dhamaantood muujiyey Dareenkooda, iyo sida ay uga soo horjeedaan Mooshinkaasi, “Jubaland ha guulaysato, Jubaland ha is difaacdo” ayaa kamid ahaa Hadalkooda.
Dhowaan ayaa madaxwayne ku xigeenka Labaad ee Maamulka Jubaland uu ku hanjabay Inay xidhiidhka u jari doonaan dawlada Soomaaliya hadii aysan wax ka qaban Mooshinkaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

13 qof oo la tuhunsanyaha inay qeeb ka ahaayen dadkii ka dambeeyay Qaraxyadii 2010 ee kampala oo markale Maxkamad lasoo taagaayo

$
0
0

13 shaqsi oo ay Boliska Uganda ku eedeeyen inay ka dambeeyen Qaraxyadii Mataanaha ee Bishii July 11-dii ee Sannadkii 2010-kii ka dhacay magaalada Kampala ayaa lagu wadaa inay Dacwadooda billaaban doonto bilowga Bisha soo socoto ee June 8-deeda. Sarkaal u hadlay Garsoorka Uganda, oo lagu magacaabo Soloman Muyita ayaa u sheegay Suxufiyiinta in dacwadaasi dib […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waqooyiga Kuuriya oo baajiyay booqashadii Bankii moon ee waqooyiga Kuuriya

$
0
0

Waqooyiga Kuuriya ayaa ka laabatay booqasho la filayay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu ku tagi lahaa warshad ku taal deegaan Milateriga ka caagan oo u dhaxeysa Koofurta iyo Waqooyiga Kuuriya. Dowladda Waqooyiga Kuuriya ayaa maalin ka hor booqashada Ban Ki-Moon baajisay, waxaana la filayay in maalinta berri oo khamiis ah uu tago dhulka […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo dhirta dowlada Soomaaliya iyo Safiirka shiinaha oo muqdisho kulan ku qaatay

$
0
0

Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka ee Soomaaliya Mudane. Siciid Xuseen Ciid ayaa maantay waxa uu magaaladda Muqdishu kula kulmay Safiirka Dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Ambassador Wei Hongtian, iyo weliba safiirka Midowga Yurub u fadhiya dalka Soomaaliya Ambassador Michele Cervone. Wasiirka iyo Safiirka Shiinaha ayaa ka wada hadlay iskaashiga Dowladda Federalka Soomaaliya iyo […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Mohamed Haamud Sheikh

$
0
0

Dhammaanba asxaabta iyo ehelka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Mohamed Haamud Sheikh. Oo maalintii shalay ahayd si kadis ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya,
Waxana ay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladiisiina uu samir iyo iimaan sareecan ah ka siiyo.
Aammiin
1. Maxamad Sh. Xasan Taani
2. Bashir Sh. Omer Goth
3. Mohamed Faarax Igaal
4. Nuh Amin Are
5.  Bashir Hussein Hirsi
6. Omer Amarre
7. Abdirashid Xasan Mataan iyo dhammaanba reer Xasan Mataan
8. Abdirahman Ali Kahiye
9. Hussein Ibrahim Ahmed ( Awale Dheere )
10. Yusuf  Mahamoud Awale
11. Abdilqadir  Aw Mohomed Bade
12. Ismail Nuux Barkhadle
13. Xaaji Omer Xaaji Hadliye
14. Mahamoud Muhumad Bookh
15.Yusuf Mohamuud Awaale
16. Mohamed  Aden Kaahin ( Samriye )
17. Farxaan Daahir Aden
18. Xassan Muse Khalif
19. Xasan Bile Camir
20. Mohamed Daahir Bullaale
21. Abdirahman Abdillaahi Aamin
22. Omer Xaaji Tubeec
23. Mohamed Jaamac Bookh
24. Mohamed Abdillaahi Wacays
25. Abdirahman Abdillhi Aden Wacays
26. Abdillaahi Ibrahim Hussein
27. Dahir Xaamud iyo dhammaanba reer Swizerland
28. Mohamed Ahmed Aden ( Shaarloo)
29. Mustafe Ahmed Aden
30. Ismail Ahmed Aden
31. Abdo Ahmed Aden
32. Maxamed Adan Kahin
33. Mohamed Hirsi Gudaal
34. Barre Cabdi Muxumad
35. Saleebaan Abdi Dugsiiye
36. Mohamed Osman Dhiirane
37. Sayid Omer
38. Ahmed Mohamed Haji ( Amash )
39.Cabdiraxman Cabdillahi Adan
40.Mohamud Mohamed Hussein
41.Ahmed Ibrahim Tani
42. Ahmed Sh. Hassan Tani
43. Muse Cawaale
44. Mahad Cumar
45. Hassan Husein Migane
46. Aden  Cilmi Mohamoud ( Dallacaaye )
47. Ali Sh. Omer Sh. Muuse
48. Osman Sh. Omer Sh. Muuse
49. Muhumad Abdi Bade
50. Abdilqaadir Aw Muxumad Bade.
51. Ibrahim Abdillaahi Mohamed
52.Cilmi Maxamud Cilmi
53. Mustafe Daud Sh Xassan
54. Bashir Caqli Caateeye
55. Khadar Abdi Aden
56. Ahmed Aden
57. Hassan Ismail Yey
58. Mukhtar Nur Ahmed
59. Haashim Nur Ahmed
60. Laqanyo Nur Ahmed
61. Mustafe Cisman Muse
62. Muktar Hussein Migane
63. Ahmed Hassan Barket
64. Ismail Aden
65. Mahamoud Mahamed Husein.
66. Mahdi Ali Aw Abdi
67. Yusuf Jamac
68. Maxamed Cali Aw Cabdi
69. Mohamed Abdi Muhumad
70. Idiris Mahamed Husien
71. Axmed Cabdi Khalif
72. Mohamed Abdullahi  Xaaji Abdi
73. Abdirahman Abdullahi Abdi
64. Barre Abdi Muhumed
65. Maxamed Muse Wabari
66. Cabdi Xashi Muxumed
67. Maxamed Ibrahin Muxumed
68. Abiibakar Xuseen Miigane
69. Cali Muxumed fadal
70. Mukhtar Xuseen Xandule
71. Farxan Dahir Adan
72. Axmed Yusuf Maxamed
73. Abdi Aden
74. Abokor Hussein Migane
75. Daahir Cisman Raage ( Cilmi Dheere )
76. Hassan Aw Jookar
77. Aden Ali Warmahaye
78. Rashid Abdillaahi Qalib
79. Saleebaan Hassan Nur
80. Mohamed Ali Muhumad
81. Abdirahman  Abdillaahi  Yonis
82. Ahmedweli Sh. Omer Goth
83. Mohamed Shoodhe
84. Mohamed Ali Baase
85. Ali Abdillaahi
86. Abdi Samaale
87. Sayid Omer
88. Abdikarim Xaaji Ibrahim Nur
89. Kamaal Nur Ahmed Jibril
90. Keyse Nur Ahmed Jibril.
91. Mohamed Ahmed
92. Dr. Mohamed Nuh ALi
93. Ibrahim Absiiye ( Jumca )
94. Abdi Barkhad Ismail
95. DR Mohamoud Sh. Hassan Tani
96. Abdillaahi Shoodhe
97. Abiibakar Nuh Ali
98. Harawe Sh. Omer Goth
99. Bashir Aw Ahmed Cige
 
 
 
Awdalpress.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Who really rules Somalia? – The tale of three big clans and three countries

$
0
0

Compared to the great majority of African countries, Somalia is one characterised largely by distinctive homogeneity. Regardless of regional distribution all Somalis speak the same language, practice the same religion – virtually all belong to the ...
Weblinks: 

Puntland oo kalaapatay Go’ankii shaqada looga joojiyay SNTV

$
0
0

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay dib u fasaxeen howlihii Telefishinka Qaranka ee SNTV uu ka hayay deegaanadooda, kadib markii shalay ay shaqada ka joojiyeen. Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Puntland C/llaahi Xaashi Warsame (Qoob-deero) oo shalay amarkan soo saaray ayaa ku eedeeyay Telefishinka Qaranka inuu warar been abuur ka tabiyay Puntland. “Telefishinka Qaranka ee […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shabaabka oo ka khudbeeyey masaajido deegaano Hoos Taga Gaarisa

$
0
0

Kn: Koox hubeysan oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa galay dhawr masaajid oo ku yaala deegaanka Haluuqo ee degmada Gaarisa , halkaasi oo dadkii masaajidka ku tukanayay ay ku qasbeen in ay dhagaystaan khudbadooda.
Waxa ay ku khudbeeyeen in waajib ay tahay in dowladda Kenya lala dagaalamo, iyaga oo ku eedeeyey gaboodfalo iyo dhibaatooyin badan.
KismaayoNews.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaramada Midoobey oo eedey Tiiceey oo xiran

$
0
0

Kn: Warbixin cusub oo kasoo baxday Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegey in madaxweynihii hore ee maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Tiiceey in uu ka macaashay arrimaha burcad badeeda.
Waxa ay warbixintu sheegeysaa in Tiiceey oo hadda ku xiran xabsi ku yaala dalka Biljimka isaga oo ku eedeysan hawlo burcad badeednimo, uu lacago badan dadka iyo dawlaha oga qaadan jirey isaga oo iska dhigayay dhexdhexaadiye u dhaxeeya burcadda iyo dadka maraakibta laga qabsaday.
Waxaa tusaale loosoo qaatay dowladda Kenya oo sanadkii 2009-kii laga qabsaday markab waday hub iyo taangiyo, kaasi oo markii dambe lasoo siidaayay kadib markii la bixiyey madaxfurasho uu Tiiceey lacag badan ka heley.
Dadka lagu eedeeyey in uu ka macaashey ayaa waxaa ka mid ah haweeney u dhalatay dalka Britain oo Kenya laga afduubtey Judith Tebbut .
Warbixinta ayaa waxa ay sheegeysaa in xitaa uu Tiiceey diyaarado ka iibsaday lacagta uu ka heley hawlaha burcad badeeda.
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dadaalo badan u gashay sidii ay kusoo siideyn lahayd Tiiceey, iyada oo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud mar uu dhawaan shir ka furayay magaalada Cadaado boqolaal dad ah u sheegey in dowladda ay arrintaasi ku hawshantahay.
Tiiceey ayaa 8 sano ka hor magaalada Cadaado ka dhisey maamulka Ximan iyo Xeeb kaasi oo nabad iyo xasilooni kusoo dabaalay deegaano dhawr ah , islamarkaasina horumar u horseedey bulshada goboladaasi qaarkood oo agtooda hadda uu ka yahay halyeey.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Koonfur Galbeed oo Fureysa Garoonka Nambar Konton

$
0
0

Kn: Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegey in la go’aansaday in dib loo furo garoonkii Nambar Konton ee mar ahaa kan ugu muhiimsan ee shaqeeya.
Garoonka ayaa ah meelihii ay ka dhaceen dagaaladii beelaha ee Shabaleeda hoose ee dhawaa, waxaana jirta in waxoogaa isfaham laga gaaray dagaaladaasi.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa rajo ka qaba in garoonka ay usoo weecdaan diyaaraha wada qaadka oo hadda isticmaala garoonka Aadan Cadde, kadibna ay ka helaan canshuur iyo dakhli.
Go’aankani waxa uu ka mid ahaa qodobo kale oo kasoo baxay maamulka kadib safar 9 cisho qaatay oo Shariif Xasan uu ku tagay gobolka Shabeelada Hoose, waxaana ka mid ah kuwa hoose
Qodobada kulamadaasi kasoo baxay Waxaa ka mid ahaa:-
In la qaatay nidaam dowladnimo oo ku saleysan Nabad, Cadaalad iyo Xukun wanaag, si loo sugo helitaanka adeegyada asaasiga ah ee Bulshada
In shacabka Konfur Galbeed iskiis wax u qabsado, si uu u hiigsado isku filnaansho iyagoo mideynaya xoogooda, dhaqaalahooda iyo talooyinkooda, kuna dhaqmaya deris wanaag
Waxaa la qaatay tallaabooyin cadcad oo lagu sugayo amniga sida qaadista Isbaarooyinka sharci darrada ah ee ku teedsanaa wadooyin ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose
Waxaa laga digay lana mamnuucay isbaarooyinka iyo Jidgooyooyinka loo dhiganayo shacabka si umadda looga qaado culeyska saameeyay noloshooda iyo adeegyadooda isku socodka
Waxaa dib loo howlgaliyay qeybo ka mid ah hay’adaha amniga qaarka harayna hadii allah raali ka noqdo sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa loo dhameytiri doonaa
Waxaa dib loo furay garoonka diyaaradaha ee Lambar 50, waxaana la rajeynayaa in dhawaan garoonkaasi howlgalo, shaqadiisana bilaabo
Wafdiga waxa uu sahmiyay xerooyinka lagu tababari karo ciidanka Booliiska Koonfur galbeed, waxaana la helay goobo ku haboon tababarka ciidamada Koonfur Galbeed Soomaaliya
Waxaa la’isku fahmay qaab mideynta iyo wada shaqeynta ciidamada ka howlgala gobalka guud ahaan
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guud Ahaan Goobihii Diiwaangalinta Dalka Oo aLbaabada Laysugu Laabay Kadib Lacag La’aan Soo Food Saartay

$
0
0

Wasaaradaha maaliyada iyo arimaha gudaha oo isku riix riixay mushaharka shaqaalahaas iyo Qaar ka mid ah Shaqaalaha oo Xabsiga loo taxaabay
Hargeysa(Waaheen)-Guud ahaanba xarumihii diiwaangalinta ee dalka ayaa albaabada laysugu dhuftay kadib markii shaqaalihii goobahaas labadii bilood ee ugu danbeeyay aan la siin wax mushahar ah.
Wasaarada arimaha gudaha ayaa shaqaalahan qaadatay kuwaas oo ku dhaw shanboqol oo ka mid ah ardaydii jaamacadaha dalka waxaanay  ka  hawlgalisay gobalada Maroodi-jeex,Awdal,Saaxil,Togdheer iyo Ceerigaabo.
Shaqaalahan iyo wasaarada arimaha gudaha ayaa labadii todobaad ee ugu danbeeyay ahaa kuwo madaxa iskula jira waxaanay xabsiga u taxaabtay lix shaqaalahaas ka mid ah oo midkood wali xabsiga ku sii jira, sida oo kale wasaaradaha arimaha gudaha iyo maaliyada ayaa shaqaalahaas u sheegay in aanay wax dhaqaale ah u ahayn iyada oo wasaaradiba wasaarada kale ay ku riixday.
Gudi shaqaalahaas diiwaangalinta muwaadiniinta Somaliland ay iska saareen oo ka kooban 27 xubnood ayaan ilaa hada u muuqata mid aan helin cid u soo istaagta iyo halkii shaqaalahaasi uu u raaci lahaa mushaharkiisa. Waxa xusid mudan in shaqaalhii degmooyinka Hargeysa hoosyimaada ay magaaladda ugu soo xaroodeen lacag la’aan soo food saartay.
25
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sadexda Xisbi Qaran Oo Kulankoodii Ugu Horeeyay Ka Yeeshay Sidii Xal Siyaasi Ah Looga Gaadhi Lahaa Khilaafka Ka Taagan Mudo Kordhinta

$
0
0

Sidii Caadada Inoo Ahayd Xeer Jajabkeenii Aynu Dalka Ugu Tudhaynay Ayuunbaa Laga Hadli
Hargyesa(Waaheen)-Sadexda xisbi qaran ayaa yeeshay kulankoodii ugu horeeyay ee xal loogu raadinaayo khilaafaadka siyaasiga ah ee ka dhashay mudo kordhinta golaha guurtidu uu shaanbadeeyay.
Shirkan oo uu gudoominayay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici waxa ka hadlay guddoomiyayaasha sadexda xisbi qaran oo sheegay in loo baahan yahay in xal siyaasi ah la gaadho soona bandhigay ajandahooda.
Ugu horayntii guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta la hadlay waxa uu yidhi “Waxaanu bilawnay shirkii sadexda xisbi ay kaga hadlayeen arimaha doorashooyinka kaas oo uu gudoominaayay madaxweyne kuxigeenku, shirku bilaw ayuu ahaa markii aanu arimaha isla eegnay waxaanu ku heshiinay ajandii shirka  iyo sida aanu u gudo gali lahayn anaga oo si walaaltinimo ah oo niyad sami ah oo qolo waliba si degan oo masuul ah u soo fikirtay, markaas waxaanu isla meel dhignay qodobadii muhiimka ahaa iyo qaabka uu shirku u soconaayo, waxaanu ku heshiinay in shirka ajandihiisu uu noqdo in arintaas qoloba meel iska taagtay ee dib u dhaca doorashooyinka in aanu helno xil siyaasi ah oo sadexda xisbiba ku qancaan oo aanu gudahayaga ka dhamaysano, waxaanu isla qaadanay in Khamiista iyo Jamcaha ay qolo waliba isku noqoto oo sabtida aynu furno doodii ahayd arintan sidee ayaynu uga baxnaa oo ajandii si toos ah loo galo.”
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa isaguna dhankiisa waxa uu warbaahinta u sheegay sidan “Waxanau nimi gogashii xukuumaddu ay u dhigtay sadexda xisbi qaran,waxaana shirkaas guddoominayay madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland markii aanu isku nimi waxaanu ka doodnay wax laga wada hadlaayo, waxa laga wada hadlayaa waxa uu noqday khilaafka ka dhashay go’aanka mudo kordhinta ee golaha guurtida asxaabtu meelo kala duwan ayay kala joogeen laakiin waxaanu isla garanay in xal siyaasi ah la doono,asxaabtuna u soo waranto dadkoodii Sabtidana laysu soo noqdo xal siyaasi ahna loo raadiyo khulaafkan mudo kordhinta ka dhashay.”
Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa isaguna dhankiisa waxa uu halkaas ka yidhi“Waxaanu u fadhiisanay arin adag, waa rintaas gaadhay markii ugu horaysay  golaha amaanka ee qaramada midoobay waliba waxa ku faanay ninkii Somaliya haystay(Nikolos Key ) oo yidhi waxaanu ku boorinay in wada hadal la furo, isagu naguma boorin ee anaga ayaa keenay arintan anagu ma nihin reer Somaliya iyaga ayuu u yeedhiyaa,  inaga ayuu inaga yimi oo waa wax aynu leenahay.”
Faysal oo hadalkiisa sii wataa waxa uu yidhi“Hadii aanu Ucid nahay labadan xisbi ee kale labadaba waa loo kordhiyay  oo laba nin oo loo kodhiyay ayaanu la fadhinay oo daafacaya mawqifkoodii xisbiga kaliya ee aan loo kordhin waa anaga, Ciro iyo Siilaanyaba waa loo kordhiyay aniga ayuunbaan waxba lay kordhin, markaas waxaanu ku hesiinay in aan laga hadal ma sharcibaa mise sharci daro waayo sharciga mar hore ayaynu keebka gashanay oo maalmahanba kuma shaqayno, in aynu xal doono weeye, sidii caadada inoo ahayd xeer jajabkeenii aynu dalka ugu tudhaynay ayuunbaa laga hadli, asxaabtaydiina waanu kula noqon, Sabtida ayaanu soo saari doonaa wax umadda ka farxiya cadawgana ka nixiya.”
19
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Kenyan shilling holds steady

$
0
0

“We still have underlying current account deficit issues,” said the trader with the commercial bank. Tourism, which is one of the biggest foreign exchange earners, has slumped due to frequent attacks blamed on Islamists from neighbouring Somalia.
Weblinks: 

Magaalada khayraadka dabiiciga ah ee Palmyra oo gacanta u gashay Daacish

$
0
0

Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegaysa in xooggaga Daacish ay ciidammada dowladda ka qabsadeen magaalada qadiimiga ah ee Palmyra.
Qabsashada Palmyra ayaa guul weyn u ah xooggaga Daacish ee Suuriya.
Magaalada ayaa waxaa ku taalla waddo muhiim ah oo isku xidhaa bariga iyo galbeedka dalkaasi.
Waxaa sidoo kale deegaanka ku yaalla goobo gaaska dabiiciga ah laga helo, kuwaas oo qiimo weyn u leh Daacish.
Magaalada ayaa waxa ay caan ku tahay xabsi weyn oo uu maamulka Suuriya ku xidhi jidhay maxaabiista siyaasadeed.
Balse qiimaha taariikhiga ah ee ay leedahay magaalada ayaa ah waxa soo jiitay indhaha caalamka.
Dagaalka ayaa burburiyay qeybo ka mid ah magaaladaasi qadiimiga ah. Waxaana maalmihii lasoo dhaafay laga daabulay Palmyra qaar ka mid ah alaabaha taariikhiga ah.
Balse taalooyinka, qabuuraha iyo macbadyada ku yaalla magaalada, ayaa hadda khatar ugu jira in ay burbururiyaan xooggaga Daacish.
164
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO Gacan Ka Hadal Iyo Xanaaq Ba’an Oo Saakay Aroortii Dhex Maray Gen Indha Cade Iyo Cabdi Qeybdiid Sababta Ka Danbeysay Arintaasi Oo Musharaxiinta Gobolada Dhexe Ku Beertay Wel Wel Iyo Qal Qal Daawo Sawirada

$
0
0

Madaxweyne Gaas oo Maanta lakulmidoono Qaxootigii Kasoo cararay Yemen

$
0
0

Madaxweynaha  Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqanaya Magaalada Boosaaso ee Xunta Gobolka Bari,halkaa oo uu kula kulmi doono Qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo cararay dalka Yemen iyo Barakacayaasha ku nool  Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali ayaa la sheegay in uu u kuur gali doono Xaalada Guud ee ay ku nool […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dalka Sucuudiga Oo La Baafinayo Siddeed Qof Oo Dilalka Qoor-gooyada ah Fuliya

$
0
0

Riyad(DMN)-Dalka Sucuudiga, ayaa waxa la baahiyey shaqo shaqooyin warbaahinta caalamku si weyn u hadal hayso, kaas oo ah in la rabo dad sameeya dilalka Goor-gooyada ah ee Dawladdaasi samayso.
Boqortooyada Sucuudigu waay warbaahinta marisay ugu yaraan  8-ruux oo loogu tala galay in ay noqdaan kuwa qoorta ka gooya dadka lagu xukumo xukunada dilka ah.
Dadka shaqadan doonaya ayaan lagu xirin wax shuruud ah , waxaana kaliya laga doonayaa in uu qoorta seef uga jari karo dadka lagu xukumo dilka.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa inta badan waxaaka dhaca xukunada dilka ah ee qoorta dadka laga jarayo, waxaana sanadkan oo kaliya dalkaasi qoorta looga jaray dad gaadhaya 85-qof kuwaa oo galay dambiyo kala duwan.
Waxaa marar badan lagu canbaareeyay Sacuudiga xukunada dilka ah uu fuliyo wadankaasi, waxaana la sheegay in sacuudigu uu kaalinta saddexaad kaga jiro wadamada ugu badan ee xukunada dilka ah fuliya.
122
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>