Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

No officer killed in Al Shabaab attack: Kenyan police

0
0

Nairobi: Kenyan police on Tuesday denied reports that Somalia`s Al Shabaab militant group on Monday night killed dozens of police officers during an ambush in a village in northeastern Garissa county. Inspector General of Police Joseph Boinett said only ...
Weblinks: 


Wasaaradda Qorsheynta oo soo bandhigtay tirada dadka Soomaaliyeed-Sawirro

0
0


Munaasabadan oo ay wasaaradda  qorshaynta iyo  iskaashiga caalamiga xukuumadda Soomaliya ay ku soo bandigaysay natiijadda  sahanka  qiyaasta  tiradda   dadka Soomaaliyeed ee ku nool  xiligaanka 18  gobol ee Soomaaliya   ayaa maanta lagu qabta xarurta  tabarka  ciidanka  Booliska Soomaliyeed  Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Waxaana ka qayb galay Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka  wasiirka qorshaynta,wasiir  ku xigeenka wasaaradda ,xildhibaano iyo marti sharaf kale.
Sahankaani  oo ay samaysay  wasaaradda qorshaynta  sanadka 2013-2014  aya lagu sheegay in qiyaasta dadka Soomaaliyeed in ay  yihiin  12.3 Milyan oo 51 % ay  yihiin  rag  halka  dhalinyaro   da’doodu ka hoosayso  35 sano ay  yihiin 75 %  tiradda dadka dalka  gudahiisa  ku barkacay  waxaa lagu sheegay 9 %, 26 % waa   reer miyi waxaa  xusid  mudan in  dadka  qiyaasta la sameeyey  aysan  ku jirin Soomaalida ku nool dalka  dibadiisa .
5 Gobol  ee ugu dadka  badan   ayaa kala  ah; 1: gobolka  Banaadir,2:gobolka Waqooyi Galbeed , 3: Shabeelaha  Hoose 4: Baay  iyo Tagdheer , halka  shanta  gobol ee  ugu dad yar ay kala yihiin; goboladda Sool,Jubadda Dhexe ,Bakool,Nugaal  iyo Jubda Hoose.
Axmed  Cilmi  agaasimaha  waaxda   Cilmibaarista  iyo  Tirakoobka  wasaaradda  qorsheynta    ayaa sharaxaya  qaabka loo sameeyey  sahanka qiyaasta   dadka soomaliyeed.
“Xogtan waxaa laga soo aruuriyay tusaale ahaan miyiga, tuulooyinka, degmooyinka iyo goobaha barakacyaasha ayaa laga soo aruuriyay, waxaa lagu tiriyay aalad la yiraahdo circling frame waa qaab aan dadkan oo dhan qof qof loo tirinaynin tiro ayaa la soo qaadanaya sidaa ayaana lagu tirinayaa waa qaab cilmiyaysan” ayuu yiri Axmed.
Prof.  Cabdulahi Sheekh Cali “Qaloocow”  oo ah wasiir kuxigeenka Wasaaradda  Qorsheynta iyo  Iskaashiga caalamiga ah   ayaa sheegay  tiradaan la soo  bandhigay ay  tahay  qiyaas  ayna tahay muhiim in  maanta lahaysto  qiyaasta tiradda dadka Soomaaliyeed.
“In maanta la heyso qiyaasta dadka Soomaaliyeed dhan walbaba ha ahaato ragga, dumar, carruur, dhalinyaro iyo waayeel qiyaas in laga heysto waa muhiim waxaana uu wax weyn ka tarayaa dadka sameeya qorshaha iyo horumarinta”. ayuu sheegay Qaloocow.
Wasiirka  Qorsheynta  iyo Iskaashiga caalamiga  Cabdiraxaan  Yusuuf Cali Ceyte ayaa tilmaamay  qiyaasta lagu sameeyey  tiradda dadka Soomaaliyeed an lagu saleyn   siyaasad  balse  lagu saleeyey  cilmi.
“Tiro koobani ma ahan mid xog ku saleysan siyaasad waa mid cilmi iyo aqoon ku saleysan si cilmi iyo aqoon ku saleysan ayaana loo aruuriyay loona soo bandhigay, marka waa in la isku khaldin wixii cilmi ah bahashana aan la siyaasadeyn, macanaheeduna ma ahan in wax kastaba ay saxan yihiin 100% talaabada xigtana waxaa ay tahay in xogtan lagu laabto la soo turxaanbixiyo laga doodo goboloda ay isku yimaadaan wixii khalad ah laga saxo” .ayuu yiri wasiirka
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte  ayaa sheegay in ay tahay wax lagu farxo in maanta  la helo xogta  tiradda  umadda Soomaaliyeed la xariirta  , ayna sahlayso in  ay 2016 la qabti doorashooyin.
“Waxaa kale oo iyadana jirta waxaa la gala marxalad cusub oo ah 2016  xitaa hadii la yiraahdo doorasho ayaa la galayaaan waxaa loo baahanyahay wax laga duulo ayay noqoneysaa oo aan la dhihin intaas ayaa meesha ku nool laakiin waxaa imaan karta meel laga duuli karo”. waxaa sidaa yiri Carte.
1975 ayey aheyd markii  ugu  dambaysay ee dadka Soomaliyeed lagu sameeyey tirakoob rasmi ah  taasi  oo  tilmaamaysay  in dadka Soomaaliyeed xiligaasi in ay ahaayeen  8 Milyan.       
Sawir Qaade: Ismaaciil Mukhtaar
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo qaabilay wefdi  ka socda UNDP

0
0


Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ka socda hay’ada QM u qaabilsan horUmarinta barnaamijyada ee UNDP.
Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa oo ay ku yaalaan xafiisyada guddoonka iyo guddiyada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ku saabsanaa dhameystirka howlaha horyaala Baarlamaanka iyo sidii loo fududeyn lahaa taageerrada ay u baahan yihiin howlahaasi fulintooda.
Mudane Mahad Cabdalla Cawad Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey hay’adda UNDP taageerrada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Baarlamaanka Soomaaliya waxaana uu dhanka kale faah faahin ka siiyey halka ay marayaan howlaha Golaha iyo yoolka bartilmaameedka u ah Baarlamaanka.
Mas’uuliyiinta ka socotay hay’adda UNDP ayaa dhankooda ammaanay sida ay u socdaan howlaha Baarlamaanka waxaana dhanka kale ay ballan qaadeen iney sii laba jibaari doonaan taageerrada ay siiyaan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaanna sidii loo fududeyn lahaa howlaha guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka.
Kulankan uu guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad la qaatay wafdigan ka socda hay’adda QM u qaabilsan hormarinta ee UNDP ayaa qeyb ka ah kulammo ay guddoonka Golaha Shacbaka la qaadanayeen madaxda hay’adaha taageerra Baarlamaanka kuwaasi oo dhammaantood ku saabsanaa dhameystirka howlaha horyaala Baarlamaanka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Garissa: Alshabab oo Weeraray Askarta Kenya

0
0

Daawo:-Hub halis ah oo gacanta u galay maamulka Axmed Madoobe

0
0

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa maanta Dekeda magaalada Kismaayo kala soo degey hub isugu jira Gaadiidka Dagaalka iyo Baabuurta culus ee loo yaqaano Taangiyadda.
Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay ugu deeqday maamulka Axmed Madoobe baabuurtan oo ah nooca Qafilan aysana Xabadu karin.Halkaan ka daawo
Xaafado ku yaala magaalada Kismaayo ayaa qaab dhoolatus ah loo marmariyey Baabuurtan oo la sheegay inay ka qayb qaadan doonaan dhismaha ciidamada Jubbaland.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Qaxootiga Soomaaliyeed ee Berbera kusugan oo Cunsuriyadii u xumayd lagula kacay

0
0

Xili dhowaan maamulka Somaliland shaaciyey in Qaxooti Danbe oo Soomaaliyeed uusan imaan karin Berbera ayaa dhinaca kale waxaa bilowday Cunsuriyad iyo dhibaatayn lagu hayo Qaxootiga hore usoo gaadhey magaalada Berbera kuwaasoo xiligan aan awoodin inay ka baxaan dhulkaasi.Hlkaan ka daaawo
Haweeney kamid ah dadka kusugan meesha ayaa Camerada usoo bandhigtay Caagad nooca Shamlaanta loo yaqaano ah oo ay ku jiraan biyo aad u wasakhaysan oo ay sheegeen in loogu soo shubay biyihii warshadana la qaatay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wacyi-gelin isku beddeshay dagaal lagu hoobtay

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ka tirsan Dowlada Somalia iyo Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degmada Bardaale ee gobolka Bay.
Dagaalka labada dhinac ayaa yimid kadib markii Ciidamada dowlada oo waday howlgal iyo wacyi galin loo sameynayo dadka deegaanka ay weerar kala kulmeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Dagaalkaani oo dhiig badan ku daatay ayaa waxaa warbaahinta uga warbixiyay Gudoomiyaha degmada Bardaale, Maxamed Isxaaq Carecase oo sheegay in dagaal dhexmaray iyaga iyo Al Shabaab ay ku dileen 3 ka mid ah Al Shabaab, halka dhankooda uu xusay in uu ka dhaawacmay hal Askari, isaga oo sheegay in howllgalka uu sii socon doono ilaa Dadka laga dulqaado buu yiri Al Shabaab.
Al-Shabaab ayaa iyana sheegtay inay dhanka dowladda ka dishay illaa 4 askari, saddexna ay dhaawacday.
Carecase ayaa intaa hadalkiisa ku daray in inta uu socday Dagaalka ay gacanta ku dhigeen Dagaalamayaal ka tirsanaa Kooxda iminkana ay ku xiran yihiin saldhiga weyn ee degmada Bardaale.
Maamulada Degmooyinka gobolka Bay ayuu ugu baaqay inay iskaashi ka yeeshaan Ammaanka, isaga oo sheegay in Waddada kaliya ee lagu guuleysan karo ay tahay iyada oo la kasbado Dadka Shacabka ah.
Dhanka kale, Maamulada degmooyinka iyo kuwa gobolada Bay iyo Bakool ayaa mar kasta oo ay howllgal sameeyaan, waxa ay Weeraro kala kulmaan Al Shabaab.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

R/W CCC iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo + Ujeedada xasaasiga ah ee socdaalka

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdi uu hogaaminaayo Ra’isul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali sharmaarke ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo.
Ra’isul wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaayay xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, Xildhibaano oo ay kamid ahaayen Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista hawada dawladda Federaalka Soomaaliya Cali Axmed Jaamac ”Jangeli”,
Wasiirka arimaha diinta iyo awqaafta Cadiqaadir Baqdaadi, Wasiirka boostada Guuleed Xuseen Qaasim, Wasiirka arimaha gudaha Abdirahmaan Odawa , iyo wasiiro kale.
Socdaalka Ra’isul wasaare Cumar iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa lala xiriirinayaa inuu ku qotomo sixida qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay Mooshinka ka dhan ka ah baarlamamnka Jubaland.
Waa markii ugu horeysay ee uu Ra’isul wasaare Cumar Booqdo Magaalada Kismaayo, tan iyo intii loo magacaabay xilka Ra’isul wasaaha dalka Somalia.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


War Deg Deg Ah: Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho oo Gaaray Magaalada Kismaayo

0
0

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Muqdisho Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira arimo ku aadan cabashada ka taagan dhismaha Baarlamaanka Maamulka Boobland oo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ka keeneen Mooshin.
Cumar C/rashiid ayaa lagu wadaa in uu la kulmo Hogaamiyaha Maamulka Boobland Axmed Madoobe, wuxuuna kala hadli doonaa sidii loo xalin lahaa tabashada ka taagan Baarlamaanka Maamulkaasi.
Xukuumadda Muqdisho ayaa dhawaan Baarlamaanka ka codsatay in la hakiyo Mooshinka laga  keenay dhismaha Baarlamaanka Maamulka Boobland, Xukuumadana ay guddi u xil saari doonto cabashada ka taagan arimaha Baarlamaankaasi si loo xaliyo.
Axmed Madoobe ayaa horay u sheegay in dhismaha Baarlamaanka Maamulkiisa, hal qof aan lagu dari doonin, sidoo kalena qof aan laga dhimi doonin, xilli uu si kulul uga hadlaayay Mooshinka laga keenay Baarlamaanka Maamulkiisa.
Lama oga xalka waxa uu noqon doono iyo Ra’iisul Wasaare Sharmaake wuxuu kala soo noqon doono Kismaayo.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan Garguurte oo Markii Ugu Horeysay Xirtay Tuutaha Ciidanka

0
0

Madaxweynaha Dowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud (Garguurte), ayaa waxa uu xirtay dareystay Ciidanka, tan iyo markii uu tallada Caasimada Muqdisho uu la wareegay, muddo qiyaastii saddex sano ku dhow.
Madaxweyne Garguurte waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu u ambabaxo Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xasan Garguurte ayaa waxaa la fillayaa in Gobolka Shabeellaha Hoose uu dhiiragelin ugu jeediyo Ciidamo Beeleedka Dowladiisa, si aynaan kaga bixin goobaha ay Gobolkaasi ka jooggaan.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Talks Collapse between Government and Opposition in Somaliland

0
0

eports from Hargeysa are indicating that talks between the government of Ahmed Mohamed Silanyo and opposition party over the disputed extension has collapsed. According to the chairman of the main opposition party of Waddani Abdirahman Irro, the parties ...
Weblinks: 

11 Al Shabaab militants killed in Somalia

0
0

A joint security operation conducted by African Union (AU) troops and Somali military killed at least 11 Al Shabaab militants, and led to the recovery of recovered explosive devices in Bulobarde town of the Hiran region in central Somalia. According to ...
Weblinks: 

Opinion: Western Pacific Would Benefit From International Standing Maritime Groups

0
0

EU contributes to governance and peace building in Somalia

0
0

Brussels -The EU Delegation to Somalia is pleased to announce EU’s first contribution of €5 million ($6.2 million) to the Somalia Stability fund.
This contribution will be used to support the Federal Government of Somalia and regional authorities rebuilding local governance, infrastructure and livelihoods in newly accessible districts in South Central Somalia.
Michele Cervone d’Urso, Head of the EU Delegation to Somalia, said: “Local governance and socio economic recovery are key for achieving sustainable peace and stability in Somalia.
The partnership between the Somali Government and SSF is crucial in progressing towards this common goal.
The effectiveness of the joint efforts depends on the collaborative environment in which it is implemented. And this is precisely the reason why the cooperation with other key players like AMISOM, IGAD, UN will be decisive for the success.”
The EU contribution supports peace building and stabilization activities for Somalia’s emerging interim administrations such as the Interim Jubba Administration (IJA), the Interim South West Administration (ISWA) and possibly the Interim Central Regions Administration.
The precise use of the fund will be determined with the communities and authorities concerned, but is likely to include road rehabilitations, airstrips, water points and markets; building government buildings and institutions including management of public finances; and state formation and reconciliation processes.
The European Union is Somalia’s main development partner and a major donor to Somalia, more than half of the EU’s total assistance focuses on development aid and more particularly on governance, education and economic development.
Through its set of instruments that constitutes a wide and comprehensive approach, the European Union is actively engaged in diplomacy and support to the political process, security support, development assistance and humanitarian aid.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: EU Joins the Somalia Stability Fund

0
0

And starts contributing towards governance and peacebuilding in Somalia with an initial donation $6.2 million- Press release Somalilandsun - The EU Delegation to Somalia is pleased to announce EU's first contribution of €5 million ($6.2 million) to the ...
Weblinks: 


Golaha wasiirada oo yeeshay shir aan horay loo shaacin+SAWIRO

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Shir ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa maanta shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, shirka waxaa looga hadlay Amniga, arrimaha qaxootiga iyo ansixinta Hindise Sharciyeedka ka hortaga been xalaalsashada sharci darada ah.
Ugu horayntii  Wasiirka Gaashaandhiga Cabdulqaadir Sheikh Cali Diini ayaa ka warbixiyey arrimaha amniga isagoona tilmaamay in dowladu ay xoojinayso howlgalka ka dhan ka ah Al-shabaab, ciidamada ku jira aagaga horana ay habeen iyo maalin u taagan yihiin difaaca dalka, iyagoona jab xun gaarsiiyey kooxaha nabad diidka oo weeraro ku soo qaaday meelo kala duwan.
Wasiirka ayaa ka hadlay safar gaabaan oo ku wehliyey Madaxweyne JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ay shalay ku tageen qaar ka mid ah furumaha ciidanka ee gobolka Shabeelada Hoose.
“Madaxweynuhu wuxuu  kulamo la qaatay ciidanka iyo saraakiisha hogaamisa ciidamadaas, wuxuuna balan qaaday in ciidankii ka dagaalamay Awdheegle la siinayo abaal marin, ciidamada kale ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalkana dowladu markasta ayey u taagan tahay iney  daboosho baahiyahooda qalab iyo nololeed.” ayuu yiri Wasiir Diini. Isagoo dhanka kale xusay in kooxaha nabad diidku ay weerar ku soo qaadeen Ceel Cade oo ka tirsan gobolka Hiiraan, halkaasna looga laayey rag faro badan, waxaana dagaalkaas horumuud ka ahaa dadka deegaanka oo kaashanaya ciidanka milateriga.
Sidoo kale Golaha aya looga dooday hindise sharciyeedka ka hortaga been xalaalaysiga lacagaha  sharci darada, sharcigaan ayaa ujeedkiisu yahay ka hortaga danbiyad ka dhashay lacagaha la xalaalaysto, iyo lacaga ay isu gudbiyaan dambiilayaasha, waxaana lacagahaas ka yimaadaan dalal shisheeye iyadoo aan la soo marsiin  hay’adaha maaliyadeed ee  dalka.  Dood dheer ka dib golaha ayaa soo jeediyey in lagu sameeyo sharcigaan dib u eegis, waxaana iska kaashanaya Garyaqaanka Guud ee Qaranka, Lataliyaha Arrimaha Sharciga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Khubaro ka socota Wasaaradda Maaliyadda.
Wasiirda Hawenka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar oo ka tirsan gudiga gargaarka qaxootiga ka soo qaxaya Yeman, oo  golaha uga warbixisay howsha gudigu ay qabteen ayaa sheegtay iney ku howlan yihiin samaynta siyaasad lagu dhaqayo qaxootiga oo isugu jira, dad Yemaniyiin ah, dad jinsiyado kale sita iyo Soomaali qaxooti ku ahayd Yemen oo hada u soo barakacaya dalkooda,. Dhanka kale  Golaha Wasiirada ayaa u mahadceliyey Cabdi Cali Faarah oo ah ganacsade Soomaaliyeed kaas oo ugu deeqay markab lagu soo daad gureeyo dadka ka soo qaxaya Yemen, waxaana golahu soo jeediyey in la gudoonsiiyo ganacsadahaas shahaado sharaf.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Amisom oo dib ugu laabatay deeganadii Shabeellaha hoose ee dhawaan ay faarujiyeen

0
0

Ciidamada Amisom ayaa dib ugu noqday deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose oo dhawaan isaga soo baxeen, waxaana sidaasi xaqiijiyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii. C/qaadir Siidii wuxuu sheegay in ciidamada Amisom ay tageen dhamaan deeganadii ay kasoo baxeen ee Shabeellaha hoose, wuxuuna intaasi raaciyay inaysan dib dambe uga soo bixi doonin ciidamada […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:- Doon Ay Saaran Yihiin In Ka Badan 2-kun Soomaali Kasoo Carartay Yemen Oo Soo Gaartay Boosaaso

0
0

Wararka naga soo gaaraya dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa sheegaya in halkaasi ay soo gaartay Doon ay saaranyihiin in ka badan 2-kun oo ruux kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Sheekh Yuusuf Axmed Daad oo ah gudoomiyaha gurmadka Qaxootiga kasoo cararaya Yemen ee deegaanada Puntland ayaa u xaqiijiyay warbaahinta  in doonidaan […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tony Blair oo iska casilay danjirenimadii Bariga Dhexe

0
0

Boqoradda Britain oo furtay baarlamaanka

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live