Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia President to attend Sudan’s President inauguration

$
0
0

Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has today arrived Sudan capital, Khartoum to attend President Omar Al Bashir’s inauguration. The President is set join other African and world head of states who are scheduled to attend the inauguration ceremony.
Weblinks: 


Somalia: Puntland Ministry of Agriculture Commends farmers for productivity

$
0
0

Puntland agriculture sector has made headway since 1998 when Puntland State administration for formed. In an interview with raxanreeb.com Deputy Minister for Agriculture, Sa’ido Hussein Ali, commended farmers for progress made in agricultural productivity in Puntland. ” Major progress in agriculture in Puntland has been made since 1992. Displaced people have introduced growing of vegetable and fruits. Vegetable and fruits such as papaya, salad, carrots, tomato , lemon, and cucumber consumed in Puntland grow in local farms. There are crops we have in common the rest of Somalia , and crops such as coffee and garlic that grow in Puntland,” the Deputy Minister said.
Saido said her Ministry has conducted a feasibility study through which it found out perceptions about Puntland agriculture. “Some people thought Puntland depends only on livestock. We changed this perception . What was missing is help for farmers. We have devised an action plan to assess needs of farmers . We found out farmers need training in modern methods of farming. Some farmers went to farming for financial reasons without the proper skills. We bought materials such as tractors and lorries for farmers to distribute their produce.”
The Deputy Minister said one of the ministry’s plans is to increase production of dates to build on the modern method of growing dates which produces 80 kg of dates from one tree and in lesser time compared to dates from old method of growing dates, which produced 5 kg from one tree and took longer time to grow.Audio clip of the interview in Somali:
http://somali.raxanreeb.com/wp-content/uploads/sites/3/2015/06/Siciido-Xuseen-Xali-Wasiirka-kuxigeenka-beeraha-.mp3
Raxanreeb

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Alshabaab sheeko cusub: Xasan Turki wuxuu diley baadirigii Xamar 1989-kii

$
0
0

Kn: War qoraal ah oo maanta ay soo saartay xarakada Alshabaab ayay kaga sheekeysey wax ay ku sheegtay taariikhdii Sheekh Xasan Turki ee Jihaadka, kaasi oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada Hargeysa Yareey ee gobolka Jubbada Dhexe.
Arrinta indhaha adduunka oo dhan soo jiidan ee ay shaaciyeen ayaa ah in dilkii baadarigii kaniisaddii Xamar kaasi oo lagu magacaabo jirey Rev. Dr. Pietro Salvatore Monsignor Colombo ay sheegeen inuu soo abaabuley Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Turki.
Baadiragan oo kaniisadda weyn ee Catholic wakiil oga ahaa Soomaaliya ayaa waxaa la diley 9 July 1989, wuxuuna dilkiisa dhaliyey hawlgalo waaweyn oo ay sameeyeen ciidamadda dowladda ee Maxamed Siyaad Barre.
Madaxweyne Siyaad Barre ayaa ku yaboohay abaalmarin lacageed oo badan ciddii soo sheegta ama soo qabata qofkii diley baadirigaasi.
Dilkiisa kadib ayaa waxa dhacday in dowladda kale ee adduunka in ay cadaadis badan saaraan Soomaaliya, waxaana biloowdey dagaalka loogu yeero argagixiso la dirirka oo xiligaasi magacyo kale lahaa.
Baadariga la diley oo u dhashay dalka Talyaaniga ayaa xiligaasi ku hawlanaa arrimo baddan oo la xiriira xagga samafalka iyo fidinta diinta masiixiga, wuxuuna madax ka ahaa kaniisado ku kala yaalay magaalada Xamar, Kismaayo, Beledweyne, Jilib iyo meelo kale oo dalka kamid ah.
Dalka Talyaaniga wali dilkiisa waa la baarayaa, waxaana furan galka dacwadiisa dilkiisa, waxayna noqoneysaa markii ugu horeysey oo ay soo shaac baxaan wax sheegta ama dhabarka saarta dilkii baadariga.
Alshabaab ayaa burburiyey kaniisaddii Kismaayo bishii Oktoobar, 2008, halka tan Xamar oo dagaaladii ku burburtey ay wali qeybo ka mid ah taaganyihiin, waxaana dhex degen dad barakacayaal ah. Alshabaab oo wax badan ka sheegay Sh. Xasan ayaan la ogayn waxa karin ah iyo waxa ka been ah.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Beeleed Galabta Ka Dhacay Gobalka Jubada Hoose

$
0
0

Wararka naga soo gaaraya galbeedka gobbolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta gelinkii dambe uu dagaal u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed oo wada dega deegaanada Joore ee gobolka Jubbada Hoose uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Waldeena iyo Hoosingow ee ku dhow Xududua ay Soomaaliya la wadaagto Kenya. Dagaalka oo la isku adeegsaday qoryaha darandooriga […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dastuurka Jubbaland Oo Laga Shiray Iyo Qodoho Muhiim Ah Oo… (Sawirro)

$
0
0

Kulankaan oo qeyb ka ah kulamada bulshada ku nool magaalada Kismaayo loogu soo bandhigaayo Dastuurka cusub ee Jubbaland oo maanta ka dhacay xaruntii Ceymiska magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuulyiin uu kamid yahay Gudoomiyaha gobbolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Ali Gooni. Kulanka maanta ayaa inta badan waxaa looga doodayay macna Dastuur iyo faa’idooyinka […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG CULUS: Shariif Sakiin oo diidan Xil loo magacaabay Sambaloolshe

$
0
0

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in C/llahi Sambaloolshe maalmaha soo socda loo magacaabi doono Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Turkiga.
Xogtu waxa ay tibaaxeysaa in Wasaaradu ay iminka u yeertay Danjiraha xiligaani DF Somalia u fadhiya dalkaasi Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan si bedelkiisa loogu magacaabo Sambaloolshe.
Xogtu waxa ay intaa kusii dareysaa in Sambaloolshe lasiiyay warqada aqoonsiga Safiirnimo, inkastoo ay jiraan warar kaasi ka duwan oo sheegaya in Maxamed Mursal uu ka biyo diidan yahay in xilkaasi Safiirnimo laga qaado.
Sidoo kale, xil ka qaadista lala damacsan yahay Maxamed Mursal, ayaa waxaa kasoo horjeeda Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed ee Somalia Shariif Xassan oo isagu Mas’uulkaasi horay u geeyay Safaarada Somalia ee Turkiga.
Shariif Xassan ayaa ka diidan in Maxamed Mursal laga qaado xilkaasi iyada oo aan bedel uu ku qanco loo sameyn, waxa ayna taasi muran hoosaad ka dhex dhalisay Madaxweyne Xassan oo isagu wata Sambaloolshe iyo Shariif Xassan oo isna la safan Mursal.
Madaxweyne Xassan ayaa goor sii horeysay ku guul dareestay in Sambaloolshe uu u caleemo saaro Danjiraha Somalia ee Turkiga, waxa ayna arrintaani muujineysaa in mar kale lasoo nooleysiiyay hamiga ah in Mas’uulkaasi laga dhigo Danjiraha, waxaana taagan caqabado horyaal Sambaloolshe.
Lama oga sida leysugu fahmi doono xil ka qaadistaasi iyo magacaabida, waxaana iminka Muqdisho looga yeeray Maxamed Mursal oo hadda ku magacaaban Safiirka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Qaabka Loo Qeybsaday Ergada Iyo Barlamaanka Gobolada Dhexe “XASAASI”

$
0
0

Waxaa weli ka socda degmada Cadaado  dadaalka loogu jiro furitaanka wejiga labaad ee Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya iyadoo gabagabo ay ku dhowdahay xareynta ergada shirka.
Laba beelood oo ka mida beelaha goboladda dhexe ayaa shirka ka maqan kuwaasoo waanwaantoodu socoto si ergadooda shirka ugu soo biiraan, haddaba waxaan halkan akhristayaasha Xogta Media ugu soo gudbineynaa qaabka loo qeybsaday ergada shirweynaha ka qeyb galaya iyo xubnaha la filayo inay Baarlamaanka maamulkaasi noqdaan.
Waxaa xusid mudan in qaabka beelaha loogu qeybiyay ergada loona qorsheeyay inuu Baarlamaanku noqdo ay tahay mid lagu saleeyay xubnaha odayaasha ee beel waliba uga midka ahaa odayaashii saxiixayaasha Soomaaliyeed ee dhisay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qeybtani ayaa beelaha qaarkood si weyn u diideen, qaarna taageereen.
SHAXDA HOOSE WAXAY MUUJINEYSAA SIDA ILAA IMINKA BEELAHA GOBOLADDA DHEXE LOOGU QEYBIYAY ERGADA SHIRWEYNAHA, LOOGUNA QORSHEEYAY XUBNAHA AY BAARLAMAANKA LA DHISI DOONO KU YEELAN DOONAAN:
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shabaab oo shaaca ka qaaday arrin qarsaneyd oo Xasan Turki uu Muqdisho ka geystay 35 sano ka hor

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – War kasoo baxay Ururka Al Shabaab oo lagu baahiyay Baraha Internetka Shabaab ayaa lagu sheegay in Sheekh Xasan C/laahi Xersi “Sheekh Xasan Turki” uu masuul ka ahaa dil Muqdisho loogu geystay baadari ka tirsanaa Kaniisadii Talyaaniga ee Muqdisho ku taali jirtay.
Shabaabka waxa ay sheegeen in weerarkaan uu dhacay muddo hada laga joogo 35-sano ka hor, waxaana lagu qaarijiyay Salvador Colombo oo ka tirsanaa Kaniisadii Talyaaniga uu Muqdisho ku lahaa.
Waxa ay Warka Shabaab ku sheegeen in weerarkaan oo noqday mid guuleysta uu isku duba riday Sheekh Xasasn Turki, islamarkaana ujeedka ka dambeeyay dilka loo geystay Ninkaasi uu ahaa in laga hortaggo faafinta Diinta Kirishtaanka uu Soomaaliya ka waday.
Weerarkaan ayaa dhacay 1980, hada waxaa laga joogaa 35-sano, Al Shabaab ayaana maanta oo Isniin shaaciyay in Sheekh Xasan Turki uu masuul ka ahaay weerarkaasi.
Sheekh Xasan Turki oo door weyn ku lahaa dhismaha qaar ka mid ah Xarakaadka dalka soo maray ayaa geeriyooday todobaadkii aan soo dhaafnay, wuxuuna u geeriyooday xanuun haayay.
Deegaanka Hargaysa Yareey oo ku dhaw Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayuu ku geeriyooday Sheekha, iyadoo Shabaabka ay iclaamiyeen geeridiisa.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


XOG: Ciidamada Liyuu Boolis oo deegaano laga saaray iyo tirada dhimashada oo la ashaaciyay

$
0
0

Galgaduud (Caasimada Online) – Gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowlada Soomaaaliya ayaa si kulul kaga hadlay dagaalada iyo dhibaatada ciidamada Liyuu boolis ay ka wadaan deegaanada dhanka xuduuda ee gobolka Galgaduud.
Xuseen Wehliye Cirfo, gudoomiyaha gobolka Galgaduud ee dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada deegaanka ay ku guuleystaan in ciidamada Liyuu boolis ay ka saaraan deegaano ay ku sugnaayeen.
Deegaanada qaarkood oo ay kaga sugan yihiin ciidamada deegaanka ayuu sheegay in dib looga saaray ciidamada Liyuu boolis, isagoo cadeeyay in iminka ay ku sugan yihiin dadkii deegaanka deganaan jiray.
“Liyuu boolis deegaanadii ay ku sugnaayeen qaarkood waa laga saaray, oo hadda dadka deegaanka ayaa gacanta ku haya”ayuu saxaafada u sheegay gudoomiyaha gobolka Galgaduud.
Wuxuu dhanka kale soo hadal qaaday qasaaraha ka dhashay weeraradii ugu dambeeyay ee ciidamada Liyuu booliska ay ka geysteen Galgaduud, isagoo ku sheegay in ku dhawaad 50 ruux ay dileen inka badanna dhaawacyo ay u geysteen.Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Kenya police Probe Somali Youth Whipping

$
0
0

The pictures were posted on the Facebook page of Michael Orita, who sources say is a senior police official in Kenya's north-eastern county of Garissa, the scene of the April massacre of nearly 150 students by Somalia-led al-Shabaab rebels. The victims ...
Weblinks: 

Kenyan leader proposes new tactics in fight against militant Islam

$
0
0

Some of the gunmen involved in the biggest attacks on Kenyan soil in recent years, including the slaughter of 148 people at Garissa university in April, were Kenyan citizens who had joined Somalia's al Shabaab. The attacks have also threatened Kenya's ...
Weblinks: 

UAE to open mobile hospital in Somalia

$
0
0

Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo weeraray Jawaari iyo baarlamanka

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf, ookamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn dhaliil ugu jeediyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanka oo hadda safar dhanka dibada ku maqan ayaa wuxuu sheegay inuu kasoo horjeedo mooshinka ka dhanka ah dhismaha baarlamaanka maamulka KMG ah ee Jubbaland.
Wuxuu sheegay in mooshinkaasi uusan aheyn  mid sharci uuna hoos u dhig weyn u keenayo sumcada baarlamaanka Soomaaliya oo maalmahaan dib usoo laabaneysay sida uu sheegay.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale soo hadal qaaday baaritaanada ay wadana hayadaha amaanka dowlada Soomaaliya ee ku aadan dilkii loo geystay xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir.
Hayadaha amaanka ayuu ugu baaqay iney ka shaqeeyaan sidii cadaalada loo horkeeno lahaa dadkii ka dambeeyay dilka xildhibaanka loo geystay.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/06/Xildhibaan-Cabd-Barre-Yuusf-.mp3Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: DF Soomaaliya oo weecisay qorshihii dhismaha maamulka gobollada dhexe ee shirka

$
0
0

Cadaado (Caasimada Online)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana mid ahaa wafdigii Cumar C.rashiid ee tagay Cadaado ayaa dhaliilay qaabka loo wajahay wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta gobolada dhexe.
Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji Xasan oo la hadlay xafiiska Caasimada Online ee Galgaduud ayaa dhaliilay hogaanka wasaarada arimaha gudaha iyo xubnaha kale ee Df kaga sugan Cadaado.
Wuxuu aad uga soo horjeestay qaabka loo qeybsaday ergooyinka soo xulayo baarlamaanka maamulka gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa sheegay in beelaha qaar oo ku awood badan gobolada dhexe lagu qadiyay ergooyinka iyo xildhibaanada lasoo xulayo, halka beelaha qaar loo badiyay ergooyinka iyo xildhibaanada.
Hoos ka dhageyso wareysiga dhameystiran ee Xildhibaankahttp://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/06/Xildhiban-Khaliif-Maxamed-Xaaji-Xasan-.mp3Caasimada OnlineXafiiska GalgaduudCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia’s al-Shabab enters Kenyan village

$
0
0

Hundreds of people have now fled Warankara and schools have shut, they said. This is only the second time that al-Shabab is known to have occupied territory in Kenya. The al-Qaeda-linked group has its headquarters in neighbouring Somalia. The BBC Somali ...
Weblinks: 


UN expert urges Somalia to guarantee free expression and to suspend death penalty

$
0
0

2 June 2015 – Somalia must put in place a legal framework that guarantees freedom of expression in the country, as well as a moratorium on capital punishment, a United Nations independent expert recommended today, while commending progress accomplished ...
Weblinks: 

Blatter oo iscasilay

$
0
0

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo ardey Muqdisho looga furya “Sawirro”

$
0
0


Munaasabadan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey  qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir  ayaa tababar dhinaca Farshaxanka  loogu furay Arday ka kala socotay dugsiyada Degmadda C/casiis.
Gudoomiyaha Degmadda C/casiis Mudane Cismaan Muxyadiin Cali ayaa yir “ Wasiir halkaan waxaa fadhiya Afartan Iskool waxyaabaha loogu talagalay iney ku tartamaan ama ay muujiyaan waxa weeyaan wax ka tarjumaya Nabadda iyo Isbedelka ka jira Dalka khaasatan Caasimadda waa barnaamij aad u qiimo badan waxeynu ognahay dhawr sano ka hor waxa lagu tartarmi jiray ma ahan laabis iyo Jeesto Mastarad jeeso la qaato laguma tartami jirin waa guul”.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska Md C/saaq Cali Yuusuf ayaa yiri “Sida Gudoomiyuhu sheegay  wax badan baa dagaal iyo dhib iyo qaxar lagu jiray dhallinyada halkaan fadhida oo wax baraneysa oo yar-yarka ah oo da’aadoodu  aanay shan iyo tobanka dhameyn waxaa horseed u ah in loo bilaabo nabaddii iyo wanaaggii sidaad la socotaan Dalkeena waqti badan ayuu colaad ku jiray waa laga qaxay ,  laakiin waddankii waa loo soo qaxay taas ayaa waxay muujineysaa  yididiilo ah in amniga  iyo nabadda ay soo noqoneyso”.
Ugu Wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudne C/llaahi Colaad Rooble oo furay Tababarka ayaa arrimahan ku tilmaamay  tababarka muhiimaddiisa“ hadaanan la abuurin beertii markii ay weynaato  tii bedeli lahayd oo   aanan laga fekerin tii kale siidii loo abuuri lahaa dhibaato ayaa imaaneysa kuna imaaneysa bulshada markaa bulshada waxaa laga soo dhisaa hoos een dhallinyada aadka u da’da yare e  hadda maskaxdoodu wax kasta qabaneysa marka hoos laga soo dhiso waxaan aaminsanahay in wax badan la qaba karo, Tababarkan ma ahan mid gobolka Banaadir ku eg, laakin waxaa la gaarsiin doonaa gobollada dalka oo dhan, si ay shacabka u fahmaan ahmiyadda nabadda ay leedahay”.
Bandhiggaan ayaa waxaa u ka socday Todobaadyadii la soo dhaafay Degmooyinka Gobolka Banaadir iyadoo dhallinyarada ka qayb-geleysa  ay  ku soo bandhigaan Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha dalka Soomaaliya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari “Xiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaaniga”

$
0
0


Munaasibad lagu xusayey maalinta xorriyadda dalka Talyaaniga oo uu ka qeyb-galay ku simaha madaxweynaha iyo madax kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munasabadaas  lagu xusayey labada   bisha June  oo ah malinta  xorriyadda waddanka  Taliyaaniga ayaa  lagu qabtay  safaradda  dalka  Taligaanigu  uu ku leeyahay  magaalada Muqdisho , waxaana ka qayb  galay  ku simaha madaxwaynaha dalka  ahna Guddoomiyaha  golaha shacabka Soomaliyeed ,xubno ka titsan  labada  gole  ee dowladda Soomaliya, Taliyaasha ciidanka Qalabka Sida  Ergeyga gaarka ah  ee Qaramadda  Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaliya  iyo Qaar kamid ah  safiirrada dalkeena  u jooga dalalka  Calaamka .
Safiirka dowladda Taliyaniga u  fadhiya Soomaliya Danjire Andrea Mazzella   oo ugu horrayn ,ka  hadalay  munaasibadda ayaa uga maha- celiyey  masuuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaliya  ka qayb galkooda  la xariira malintaan ku wayn  guud ahan  ummadda  Taliyaaniga ,  isagoo  xusay  in dowladda Taligaanigu  ay Soomaaliya ka caawiso  arrimo dhowr ah ,  sida   Siyaasadda  dhismaha  ciidanka  qalabka  Sida , waxbarashadda ,  caafimaadka  isla markaana dowladda  taliyaanigu ay tahay  saxiibka  umadda Soomaliyeed.
Ku simaha  madaxwaynaha ahna  Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya  mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo munabadaasi ka jeediyey  Kalmad  Talyaani ah ayaa  guud ahaan  shacabka dalka Talyaaniga U  diray  hambalyo ku aaddan  malinta xoriyadda  dalkaada.
Guddomiyaha  Barlamaanka Soomaaliya ahna  ku simaha madax waynaha oo an wax ka waydiinay  xariirka ka dhexeya Soomaaliya  Talyaaniga   ayaa sheegay in  dalka  talyaaniga  uu Soomaaliya  kala dhexeyo  xariir wayn oo ka duwan kan aan la leenahay dalalka  reer  Yurub   kaa oo ku salaynsan  iskaashiga dhinacyo badan  hel.
Labada  bishii June Sanadkii 1948-dii ayeey aheyd markii dalka Talyaaniga uu ka gudbay maamulkii boqortooyonimada, islamarkaana uu u gudbay nidaam dowladeed waana 67-sano ka hor, iyadoo markasta oo labada bisha June la gaaro sanad kasta ay xusaan dowladda iyo shacabka dalkaasi
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxii FIFA Sepp Blatter oo Is-casilay

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live