Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha oo Muqdisho kula kulmey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Imaaraadka Carabta+SAWIRO

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network)–Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa dowladda Imaaraadka Carabta uga mahadceliyey doorka wax ku oolka ah ee ay ka qaadaneyso dib u dhiska Soomaaliya.
“Dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda waxaa ku weyn, abaal weyna ay idin kaga hayaan, mashaariicda qiimaha leh ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ka fulinayso waddankan, waxayna taasi dhiirigelineysaa dadaalka ku aaddan dib u soo kabashada Soomaaliya ee dhinacyada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha”, ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa sheegay in taageerada waqtigan ay hesho ka sokow, ay Soomaaliya u baahan tahay in lagala kaashado dhinacyada maalgashiga, dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, hirgelinta xarumo ay dhalinyarada ka bartaan mihnadaha kala duwan iyo barnaamijyada shaqo abuurista.
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan, ayaa dhankiisa ka mahadceliyey sidii wanaagsaneyn ee loogu soo dhoweeyay Soomaaliya iyo sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal.
Waxaa uu sheegay in dalkiisu sii wadi doono taageerada dhinacyada kala duwan ee uu siiyo Soomaaliya, isla markaana dowladdiisu dooneyso in waddamada Khaliijka ay door ka ballaaran midka hadda jira ay ka cayaaraan dib u dhiska Soomaaliya.
Kulankaasi kadib ayaa waxaa qabsoomey shir kale oo laba geesood ah oo ay yeesheen labada dal. Dhanka Soomaaliya waxaa kulankaasi horkacayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyeen wasiirrada Arrimaha Dibedda, Caafimaadka, Maaliyadda, Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Waxbarashada, Amniga, Taliyaha Booliska iyo xubno kale, iyadoo dhanka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibedda Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan , Reem Al Hashimy oo ah Wasiiru Dowle ka tirsan xukuumadda Imaaraadka, Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mohamed Al Othman iyo xubno kale.
Kulankaasi ayaa labada dhinac ay isku dhaafsadeen arrimo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal, dhinacyada ay iska kaashan karaan iyo arrimo kale. Waxaa kale oo halkaasi lagu kala saxiixdey heshiis adeegga duulimaadyada rayidka la xiriira oo labada dowladood ay wada galeen.
DHAMMAAD
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Five killed in Wajir weekend violence

$
0
0

At least five people were killed over the weekend in two separate incidents in Wajir County.
An unknown number of gunmen on Saturday raided a residential area and carried out an attack at Giriftu bus stage in Wajir Town, killing one man and one woman.
Confirming the incident, Wajir County Police Commander Samuel Mukindia said another man succumbed to his injuries while undergoing treatment at Wajir Referral Hospital.
He said the motive of the attackers had not yet been established but an investigation was underway.
On Friday evening, two people were killed in fighting between two clans.
Mr Mukindia, confirming the incident, said they were killed in Lakole village during a raid by armed men.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SEAL Team 6, a 'global manhunting machine': Reports

$
0
0

The report documented the SEALs growth in size and importance since 9/11, carrying out thousands of raids credited with weakening militant networks in places like Afghanistan and Somalia. They fight alongside CIA paramilitary operatives, operate from spy ...
Weblinks: 

Waa kee Addoonka Hella Liibaanta Iyo Guusha Aakhiro Iyo Midka Ku Khasaara Noloshiisa Oo Idil?

$
0
0

Liibaanta aakhiro ayaa sideedaba ah hadafka mu’minka, saheydeedana aduunka ayaa lagala tagaa. Liibaanta iyo guusha aakhiro waxey leeyihiin ifafaalooyin soo banbaxa, ama astaamo muuqda, oo tusinaya in qofka lagu arkaa dadka kale ka horreeyo, kana darajo sareeyo. Calaamdaha liibaanta iyo guusha waxaa ka mid ah in adoonka ALLE (SWT) goortii aqoontiisa korodho, waxaa kordha hambalnimadiisa […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baddii Soomaaliya oo gacanta ka Baxday Iyo R/W CCC oo heshiis halis ah ku saxiixaya New York

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hab Maamuuskii ugu Sareeyay Loogu Soo Dhaweeyay Imaaraadka Carabta

$
0
0

Dubia (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ee u safray Imaaraadka Carabta ayaa qadar saacado ah ku sii nastay Qolka VIP-da ee Garoonka Addis-ababa Ethiopia, waxaana halkaasi madaxweynaha iyo weftigiisa lagaga qaaday diyaarad khaas ah oo uu u soo diray Boqorka Imaaraadka carabtu.
Weftiga Madaxweynaha oo marti-qaad rasmi ah ka helay imaaraadka carabta ayaa markii ay halkaasi gaadheen weftigii madaxweynuhu waxa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha iyadoo ay kaga horyimaadeen Masuuliyiin tiro badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxa Ha’yadda Khalifa foundation, Maxamed Al-xaaji Al-khuuri iyo madax sar-sare oo kale waxaana weftiga madaxweynaha loo gelbiyey huteel weyn oo loogu tallo-galay in la dejiyo iyada oo dhammaan wadooyinku ahaayeen kuwo amaankooda la sugay laguna gelbinaayey madaxweynaha baabuurta gaarka ah ee madaxweyneyaasha loogu tallo-galay iyo ciidamadii amniga sugaayey oo hareero socday weftiga.
waxaana la filayaa in madaxweynaha iyo weftigiisu ay maalmaha soo socda la kulmi doonaan boqorka Imaaraadka Carabta oo martiqaadka u fidiyey madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, iyaga oo ka wada hadli doona arrimaha labada dal ka dhexeeya iyo arrimo dhawra oo kor u qaadi doona xidhiidhka labada dal.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dooloow oo dastuurka Jubbaland lagu falanqeeynayo

$
0
0

Kn: Wafti ka socda guddiga qorista dastuurka Jubbaland ayaa gaaray magaalada Dooloow ee gobolka Gedo halkaasi oo bulshada loo bandhigey in ay aragtidooda ka dhiibtaan dastuurka.
Guddiga ayaa horey u tagay magaalada Dhoobleey, iyada oo marka la dhameeyo ka qeybgalka shacabka la horgeyn doono baarlamaanka si uu u meelmariyo natiijada kama dambeysta ah.
Ma jiro dastuur loo qorey Soomaaliya meel uun ka mid ah, xitaa federaalka oo shacabka aragti laga weeydiiyey waxa ay ka qabaan oo aanan ka ahayn Jubbaland.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SAWIRADA:-Warbixin: kooxda Barcelona oo ku guuleysatay Champions League-ga

$
0
0

Kooxda Barcelona ayaa si awood leh ugu guuleystay koobta tartamada Yurub ee championska, kaddib markii 3-1 ay uga adkaadeen Juventus. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Olympic Stadium, ee magaalada Berlin ayaa aad u kululeyd waxayna lahayd xiiso. Barcelona ayaa hogaanka ciyaarta qabatay kaddib Afr daqiiqo markii ay billaabatay, waxaana dhaliyay goolkii ugu […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DAAWO SAWIRADA:-Sidaan sii sheegnay, wasiirka A/dibedda UAE oo Xamar tagay + Heshiis halisa oo dhacay

$
0
0

Sida aan shalay xog gaar ah ugu shaacinayba, madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyo wafdi uu horkacayo oo maanta booqasho ku yimid magaalada. Madaxweynaha ayaa dowladda Imaaraadka Carabta uga mahadceliyey doorka wax ku oolka ah […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha oo mar kale ku boorriyey xukuumadda xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka Jubba

$
0
0


Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u magacawdey xalinta tabashooyinkii ka dhashey dhismaha baarlamanka maamulka KMG ee Jubba inay dardar geliyaan hawshooda.
Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cumar Sharma’arke ay horey maamulka Jubba uga wadahadleen xalinta tabashooyinka jira, la iskuna afgartey dhismaha guddi heer wasiirro ah, si ay u guda galaan qaabka ugu wanaagsan ee beelaha wada dega Jubbooyinka loo qancin lahaa.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya oo ah dal ka soo kabanayaa colaado sokeeye, looga baahan yahay shacabkeeda inay la yimaadaan isku tanaasul iyo wadahadal si loo unko mustaqbal cusub oo ka duwan kii hore.
“Aniga iyo mas’uuliyiinka kale ee dowladda iyo baarlamanka waxaan isku aragti ka nahay dardar gelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo fulinta barnaamijyada la xiriira Hiigsiga 2016. Dhismaha maamullada waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah dib u soo kabashada dalkeena, caqabad walba oo la soo gudboonaatana waxaa naga go’an in wadahadal lagu dhammeeyo, isla markana dib u heshiisiintu ay sal u noqoto mustaqbalka soo socda ee Soomaaliya’’, ayuu yiri Madaxweynaha.
DHAMMAAD
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka Suuqa Man United: Lacagaha Ay Qarash Gareyn Doonto, Xaalada Chicharito & Alves Oo Kusii Jeeda Old Trafford

$
0
0

Starsports Ayaa soo koobeysa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ay warbaahinta kubada cagta ka qoreen kooxda Manchester United. LACAGAHA AY QARASH GAREYN DOONTO Robin Van Persie ayaa ka dhawaajiyay in Manchester United ay xagaagan qarash gareyn doonto lacag dhan 200 Malyan Oo Pound sida ay qortay Daily Mail. Weeraryahankaan u muuqda mid ka […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Deg-Deg Ah: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Weeraryahanka Burnley Danny Ings

$
0
0

Liverpool ayaa heshiis la gaartay weeraryahanka kooxda Burnley Danny Ings sida ay website-keeda rasmiga ah ku shaacisay goor dhaw. 22-jirkaan heerka caalami ee xulka Ingiriiska ayaa xagaagan noqday mid ka mid ah xidigaha kasoo hilaacay EPL-ka, wuxuuna dhaliyay 11-gool 35-kulan oo uu kooxdiisa u saftay. Dhanka kale xidigaan heerka caalami waxaa dhameystirka heshiiskiisa ay ku […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixin: Goolhaye David De Gea Oo Man United Ku Wargeliyay Inuu Doonayo Ku Biiritaanka Kooxda Real Madrid

$
0
0

BIG NEWS:-Wasiir Odowaa oo hanjabaaddii ugu cusleyd jeediyey, shidaalna ku shubay xiisadda Dhuusomareeb

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku hanjabay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxda nabad-diidka ah ee uu sheegay inay is abaabuleen oo ay qabsadeen degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Wasiirka oo ka hadlay garab ka mida Ahlu Sunna oo shalay qabsatay magaalada Dhuusamareeb ayaa nasiib darro ku tilmaamay […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DF Somaliya iyo Ethiopia oo heshiis 8 qodob ah ka gaaray Dagaalladii xuduudda ee Liyuu Booliska iyo Somalida (Aqri qodobada heshiiska)

$
0
0

Waxaa magaalada jigjiga lagu saxiixay heshiis dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku saasban dagaaladii dhowaan ka dhacay xuduudka labada dal u dhaxeeya oo dad badani ay ku dhinteen. Laba maalmood oo wadahadal ah kadib waxaa heshiiskan kala saxiixday labada dhinac. Waxaa heshiiska ka muuqday in lagu celceliyay inuu dagaalku ka dhacay Gobolka Qoraxey […]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somalia: UN envoy applauds country's successes as country ‘comes together’

$
0
0

8 June 2015 – The top United Nations official in Somalia today lauded the progress made in the Horn of Africa country amid military and political gains on the ground and a successful partnership between international and national stakeholders. Briefing ...
Weblinks: 

UN / KAY SOMALIA

$
0
0

Full script STORY: UN / KAY SOMALIA TRT: 1:25 SOURCE: UNIFEED-UNTV RESTRICTIONS: NONE LANGUAGE: ENGLISH /NATS DATELINE: 8 JUNE 2015, NEW YORK CITY / RECENT SHOTLIST: RECENT – NEW YORK CITY 1. Wide shot, exterior UN headquarters 8 JUNE 2015, NEW YORK CITY 2.
Weblinks: 

Somaliland: Somalia is Tired of Conflict and Destruction

$
0
0

In 2015, Somalia entered its 25th consecutive year of instability, fragmentation and economic decline. The world has witnessed the impact of Somalia's instability for years—with piracy disrupting maritime trade, and al-Shabab insurgents staging heinous ...
Weblinks: 

Somalia: UN envoy applauds successes as country ‘comes together’

$
0
0

8 June 2015 – The top United Nations official in Somalia today lauded the progress made in the Horn of Africa country amid military and political gains on the ground and a successful partnership between international and national stakeholders. Briefing ...
Weblinks: 

African immigrants feel ‘back at home’ at communal farm in Pownal

$
0
0

“In Africa, you don’t have to wait for snow to melt, you just have to wait for the rain,” he said, adding that their main crop of corn “takes three days” to sprout in Somalia. “It can take up to three weeks here because of the frozen ground.
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live