Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia: AU forces repel Al Shabaab attack

$
0
0

MOGADISHU, Somalia, June 12, 2015 (Press Release)-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) would like to confirm that a group of Al Shabaab militants, who attempted to launch an ambush on a convoy of relief supplies in Buur Hakaba region in the late ...
Weblinks: 


Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Oo Lagu Wareejiyay Lacago Iyo Qeybo Lagu Daweeyo Qaxootiga “Sawirro”

$
0
0


Guddiga loo xilsaaray gurmadka badbaadinta iyo samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee dalka Yeman ayaa weli waxay wadaan dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi, waxaana maanta lagu wareejiyay  Qeyb Lagu  Daaweeyo dadka  Xanuunsan ee  ka Soo Cararaya dagaalada ka socda wadankaasi oo key taala Isbitaalka Banaadir, iyo Lacag dhan 2000$ (22 kun oo Dolar) oo ay soo dhiibeen Ganacsato iyo jaaliyada soomaaliyeed ee Shiinaha.
Shiekh Cumar Sheekh Ibraahim oo wakiil ka ahaa  dadkaasi ka  damqaday  Walaalahooda  Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan  dalka Yeman, isagoo  sheegay in ay diyaar u yihiin  ka jaaliyad ahaan  in markasto ay diyaar u yahiin in ay la shaqeeyaan  gudiga gurmadka Qoxootiga.
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan  oo ah Guddoomiyaha Guddiga gurmadka iyo Samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee Yemen ayaa ugu mahadceliyay  Ganacsata iyo jaaliyada sida dareenka wadanimo leh ay  ugu soo gurmadeen walaalahooda Soomaaliyeed Ee dhiban.
Sidoo kale  guddiga ayaa waxaa lagu wareejiyay qeyb  lagu daweynayo dadka qoxootiga ah ee ka soo cararaya wadanka Yeman oo qeyb ka ah isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir, waxaana mas’uuliyiinta isbitaalka iyo xubnaha  Guddiga Gurmadka ayaa ku soo wareegay  Qeybta lagu wareejiyay iyo qolalka oo xilkaasi ay ku sugnaayeen dhaqaatiir Da’yar ah.
Luul Maxamed Maxamuud Madaxa Caruurta isbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir ayaa  sheegtay in  gurmad dhaqaatir iyo dawa ah ay la garab taaganyihiin dadkaasi wlalalahooda dhibaataysan, islamarkaana umadda Soomaaliyeed u dirtay baaq ah in ay is gar gaaraan.
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa mas’uuliyiinta isbitaalka iyo dhaqaatiirta Doonaya in ay gurmad u fidiyaan dadkaasi dhiban ugu  mahadceliyay sida ay uga soo baxayaan  kaalintooda.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

somalia Auditor general wants answer from state over unaccounted budget

$
0
0

National Financial accountability office wants answer from relevant office in the government for unaccountable budget. The Deputy Director of Somali national finance controller Ali Abukar Ahmed has called upon the office of the President, The Prime ...
Weblinks: 

Somalia: AU forces repel Al Shabaab attack

$
0
0

Document culus: Hanti dhowrka Qaranka oo kashifay dakhliga soo galay DF, amar culusna soo rogay (Dib u xusuuso xogtii Caasimada Online)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska hanti-dhowrka Qaranka ayaa soo saaray amar uu ku joojiyay inuu diiwaan geliyo wax kharashaad ah oo ay dowladdu gasho kadib 10-ka bishan June 2015 oo aan ahayn wixii ku baxaya mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda.
Wareegto ka soo baxday xafiiska hanti dhowrka oo uu ku saxiixnaa ku xigeenka Hanti dhowrka Cali Abuukar Axmed ayaa lagu caddeeyay kharashka u soo xerooday dowladda Federaalka, Waxaana xafiisku sheegay in dowladu ay marka hore bixiso mushaaraadka shaqaalaha dowlada.
Arrintan ayaa imaneysaa laba maalmood un kadib markii ay Caasimada Online baahisay xog ay si gaar ah u heshay oo ku saabsaneyd in shaqaalaha dowladda iyo ciidamada aanay wax mushahar ah qaadan muddo afar bilood ah. Halkan ka aqri xogtii Caasimada Online iyo warka hanti-dhowrka ay isku waafaqeen.Dakhliga soo galay DF bilaha march-may ee xafiisku faafiyay waa sida hoos ku cad:Bishii March  waxaa la bixiyey lacag dhan       US$12,068,890.97Bishii April    waxaa la bixiyey  lacag dhan       US $9, 569,122.98Bishii May     waxaa la bixiyey lacag dhan          US$9,835,624.90
Isu-geynta Kharajyadda bilaha March ilaa May ee dowladdu bixisay waa  lacag dhan US$31,473,638.85 Dollar.
Xafiiska Hanti dhowrka wuxuu si cad u sheegay inuusan diiwaan gelin doonin kharashaad dowladdu galeyso iyadoo aan marka hore la bixin mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda oo xafiisku ku adkeystay in dowladu bixin karto.Wareegtada hanti-dhowrka
Tani waxay ceeb iyo fadeexad ku tahay madaxda sare ee dowladdu oo sheegay inay jirto dhaqaale darro baahsan oo keentay in muddo saddex ilaa afar bilood ah la bixin waayo mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda, waxaana laga cabsi qabaa in lacagahaas dowlada u soo xerooday ay qaateen madaxda sare ee dowladda loona isticmaalay arrimo ay ka mid yihiin sahay safar, arrimo siyaasadeed iyo dhaqaale lagu bixiyay siyaabo aan miisaaniyadda ku jirin.
Xafiiska Hanti dhowrka guud oo dhowaanahan aamusnaa kadib markii culeys ka soo foodsaaray madaxda sare ee dowladda ayaa tallaabadan ay tahay tii ugu horeysay in muddo ah oo wax hadal ah laga waayay, waxaana laga sugayaa inay soo bandhigaan sida kharashka dowladda u bixiso iyo hantida qaran ee soo xeroota meesha ay marto oo ay ugu danbeysay lacagtan ay soo saareen.Caasimada Online kala soco xog-walba ka hor inta aanay warbaahinta kale shaacin.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Federal Govt trying to mend relations with Jubaland

$
0
0

MOGADISHU, Somalia, June 13, 2015 (Garowe Online)-Amidst strained ties, Somalia’s Federal Government is trying to mend relations with Jubaland administration, Garowe Online reports. Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke has on Saturday announced ...
Weblinks: 

Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Koonfur Africa

$
0
0


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta u ambabaxay dalka Koonfur Africa ayaa goor dhow gaaray dalkaasi, iyadoo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyanaha Dalka ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika Mas’uuliyiin ka tirsan Wadankaasi iyo mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda  Soomaaliya ee Koonfur Africa.Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dalka Koonfur u aaday ka qeyb galka  shir ka dhacaya halkaasi oo ay isugu imaanayaan hogaamiyaasha wadamada Africa.Wixii Warar Ah Ee Nagu Soo Kordha Waan  Idiin  Soo Gudbin Doonaa Insha’allah
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo faah faahin ka bixiyay Shir uu uga qeybgalay dalka Faransiiska “Sawirro”

$
0
0


Guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Xuseen Carab Ciise ayaa ka warbixiyay shir uu kaga soo qeybgalay dalka Fariinsiiska.
Guddoomiyaha oo maanta warbaahinta qaranka wareysi gaar ah ku siiyay magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirka uu socday muddo 10 cisho ah, isaguna uu matalayay dowladda federaalka Soomaaliya.
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa waxa uu tilmaamay in waxyaabaha shirka lagu gorfeeyay ay ka mid aheyd la dagallaanka argagaxisada, burcad badeeda, socdaalka iyo waxyaabo kale.
Mudane, Xuseen Carab Ciise ayaa intaa raaciyay in shirka uu ku soo dhamaaday si guul ah, Soomaaliyana ay ka faa’iideyso waxyaabo la taaban karo.
Guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kamid ah guddiyada ugu shaqada badan ee baarlamaanka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Shirkii Jaaliyada Maakhir ee Sweden (Sawiro DHEGAYSO)

$
0
0

(Stockholm Galgalanews) Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobolada Sanaag, Haylaan, G-Bari iyo Jubooyinka ee Maakhir ee kudhaqan wadanka Sweden gaar ahaan Stockholm ayaa taageertay mashruuca wadada isku xidhi doonta Ceergaabo iyo Ceeldaahir
Shir heer sare loosoo agaasimay oo ka dhacay magaalada Stockholm ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala gedisan ee bulshada oo qaarkood ay kasoo kicitameen gobol kabaxsan Stockholm, sida magaalooyinka Uppsala, Västerås iyo Sundsvall.
Jaaliyada ayaa taageero buuxda ufidin doonta mashruucan, islamarkaasna kaqayb  qaadandoonta sidii wadadaasi loo hirgelin lahaa. Sidoo kale waxay uusoo  u hanbalyeyeen dawlada Puntland ee uu madaxweyne ka yahay C/weli Maxamed Gaasi oo dhagax dhigay, iyo gudiga gacanta ku haya dhismaha wadada. Gudida jaaliyada ayaa sidoo kale bogaadiyey Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo dedaala uu kaga qayb qaadanayo hirgelin wadadaas
Gudida ayaa sidoo kale ku baaqay in wadadaasi laga qaybqaato oo xoog iyo xoolo lagu bixiyo sidii ay u hirgelo iyagoo ugu baaqay in guud ahaanba bulshada ay xooga saarto hirgelinta wadadaasi oo xudun u ah gobolka.
Gobolka Sanaag iyo Haylaan oo adeegyada bulshadu udhamaystiran yihiin ayaan lahayn adeega is gaadhsiinta wadooyinka iyadoo lagu hanweynyahay in dhowaan laga hirgelo wado isku xidhi doonta gobolka dhexdiisa iyo gobolada kalee dalka, oo qiyaastii dhererkeedu yahay 220km
Ugud danbeyntii gudida jaaliyada ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada Gobolada Sanaag, Haylaan, Bari iyo Jubooyinka in ay ka qayb qaataan wadaadaas, isla markaana xoolo iyo xoogba ay u  huraan sidii wadaasi loo dhisi lahaa.
Gudida kasoo qaybgashay kulanka :
C/raxmaan Axmed Faatax
Cabdullahi Siciid Ciise
Xasan Cabdi Cabdalle
Maxamuud Yuusuf
C/rashiid C/qaadir
Maxamed Jibriil (Tima jilic)
Maxamuud Cali
Siciid Faatax
Dirir Ducaale
Maxamed Cabdullahi
Siciid Cabdullahi
Cabdullahi Axmed Waqooyi
Saleebaan Cismaan
Cabdillahi Maxamed
Ali Maxamed Guuleed
Alxaaji Xuseen Cismaan Maxamed (Dilaaye)
Col: Cabdullaahi Siciid Ciise
Dr.Cali Maxamed Guuleed

GALGALANEWS.COM
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Government Ministers to visit kismayo to ease political tension

$
0
0

Somalia government has announced it will send committee comprising government ministers to Kismaayo to ease political tension between government and regional state of Jubbaland. The committee chaired by internal security minister will meet leaders of ...
Weblinks: 

Death of al-Qaida leader masks reality of drone strikes: they don't bring stability

$
0
0

On the right he has been lambasted for a “lethally desultory approach” and on the left for continuing to target jihadis on the “undeclared battlefields” of Yemen, Somalia and Pakistan. At least 38 people died before a CIA strike finally killed this ...
Weblinks: 

Somali man accused in Amanda Lindhout kidnapping intends to seek Legal Aid

$
0
0

“I would say he is typical of someone coming from war-torn Somalia — as far as I know, he doesn’t have any funds.” Amanda Lindhout The RCMP announced Ader’s arrest Friday, describing Ader as “one of the main negotiators” for the Islamist ...
Weblinks: 

Hambalyo: Meherka Cumar Xaashi Balay iyo Asma Cabdi Cilmi

$
0
0

Dhamaanba dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxay Hambalyo u dirayaan meherka Boqor Cumar Xaashi Balay iyo Asma Cabdi Cilmi oo meherkoodu ka dhacay dalka Swedan.. Ilaahay guurkiina haka dhigo mid lagu barwaaqoobo wiil iyo caano, Gabadh iyo caano Aammmmiin
Caaqil Muxumed Cabdi Bade
Axmed Muxumed Nuur
Abiib Daahir Camir
C/raxmaan Ismail Hassan Dhibe
C/raxmaan Carab Daaud
iyo asxaab kale oo farabadan oo ay ka mid yihiin bahda shabakada awdalpress ayaa diraya hambalyada meherka labada Lamaane ..
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Urgent support needed in Greece for refugees

$
0
0

More than 90 per cent are from countries experiencing conflict and instability, principally Syria, Afghanistan, Iraq and Somalia. The number of arrivals is expected to increase further during the summer, when weather conditions make the sea crossing from ...
Weblinks: 

MSDF anti-piracy mission off Somalia to be extended by another year

$
0
0

Japan plans to extend by another year the deployment of Maritime Self-Defense Force personnel to combat piracy in waters off Somalia in East Africa, a Japanese government source said Tuesday. Prime Minister Shinzo Abe’s Cabinet is expected to approve the ...
Weblinks: 


Sh.Maxamed Aadan Oo Madaweynaha Ku Bogaadiyay Hirgelinta Idaacadda Qur’aanka Kariimka

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org) – Sheekh Maxamed Aadan oo ka mid ah Culimada Somaliland, islamarkaana ah Imaamka Masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo masuuliyiinta Wasaaradda warfaafinta ku bogaadiyay hirgelinta Idaacadda qur’aanka kariimka, waxaanu tilmaamay in Xukuumaddu hormar la taaban fulisay mudddii ay tallada haysay.
Sheekh Maxamed Aadan waxa uu sidan ku sheegay munaasibad maanta loo qabtay sannad guurada labaad ee aasaaskii Idaacadda qur’aanka kariimka, isaga oo arrimahaasi ka hadlayayna, waxa u yidhi “Anigoo Radio Hargaysa dhagaysanaaya ayaan maqlay furitaanka warkii Idaacadda qur’aanka, shalay ayay ila hayd maantana waynaga xusayna in laba sanno ka soo wareegtay, wakhtigaas waxaan idhi Jinku wuu carari doona haddii Idaacadda qur’aanka la hirgaliyay, haddna wakii laha Agaasimaha Idaacadda qur’aanku dadki Jinku geli jiray ayaa dalka ku yaraaday.” Ayuu yidhi Sheekh Maxamed Aadan.
Sheekh Maxamed Aadan oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi “Haddi aan indhaha layska tirayn Xukuumaddu wax badan ayay qabatay, waxaan qiraaya in waxqabadki ugu weyna noqonaayo Idaacadda qur’aanka kariimka, xaggayaga ileen culimadi ayaanu nahay oo dhinacaas ayaanu annagu ka eegaynaaye, runti Madaxweynahana waa tallaabo adduun iyo aakhiroba uu ajar ku leeyahay “ILAAHAYOOW dalkii oo dhan ayan qur’aanki gaadhsiiyay “ ayuu odhan doona, anigu Boorama ayaan ku dhagaystay, oo Berbera ayaan ku dhagaystay waana Idaacadd runtii dad badani ay ku xidhanyihiin oo kasbatay.”
Sheekh Maxamed Aadan waxa uu intaas ku daray “Waxan ku soo koobaya qur’aanka hadda ka baxa Ilaacaddu waa Shuyuukhdi waa weynayd ee caalamka, dee dhalinyaradda aanu hayno ee dalkeena joogtana in laga duubo oo laga soo daayo way fiicnan lahayd si ay iyana halkaas u higsadaan. Tartankii qur’aanka oo isna 13-bisha bilaabmaya soconaaya laba casho isna in laga baahiyo waan soo jeedinaya.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magacyadda Wasiiradda cusub ee Puntland iyo qabiiladda ay kasoo kala jeeddaan

$
0
0

Ka Faaideyso Bisha-Ramadaan. Waa Fursad Qaali ah

$
0
0

Ramadaanku waa bil xambaarsan faaidooyin farabadan ahna acmaal sanadkiiba mar ku soo marta sidoo kale allana uu balan qaaday in uu siindoona cidii gudata waajibaadkii loooga baahnaa, waa bil naxariis,waa bil dambi dhaaf leh ,waa bil la iska xoreenay naarta,
Shiyaadiinta waa weyna aay xiran yihiin sidoo kalena laxiro al-baada naarta,lana furo al-baabada janada,waaana bil qofka ilaahay haleelsiiyo hadii uu ka faaideysto uu ku helayo dambi dhaaf,naxariis,iyo in laga xoreeyo naarta, waana cibaado alle uu yiri anigaa iskaleh anigaana abaal marinaaya ,bisha ramadaan waxaay waa jib ku tahay qof kasta oo qaan gaar ah,oo caqli leh, misna maskax fiyoow ,marka laga reebo dadka aa’n soonka laga-rabin marka loo eego marxada haysata aawgeed oo dib laga rabo in aay ka soo qaleeyaan,oo aay ugu weyn yihiin,hooyada uurka leh,iyo tan naaska nuujin oo looga baqayo in ilmaha aay dhibaato soo gaarto iyo qof-ka musaafirka ah,iyo qof jiran oo cududaarka leh,dadkaasi waay soo qaleen,iwm
bisha ramadaan waxaa kaloo laga helaa caafiamad oo waxaay dajisaa cudarka gaas-ka.iyo cudurro farabadan, qalbiga weey qaboojisaa shahwadana waay xasilisaa qofka dhameestirtana waxa uu ka heli faaidooyin farabadan,,qof-ka aan ka fideysana waxa uu noqon qof khasaaray aduun iyo aakhiro labadaba,wal-ciyaadu bilaah,waxaana muhiim in laga dheeraado waxyaabaha aay ka mid- ka yihiin xanka,beenta,isdilka,aflagaada’da .isxaasidnimada,iyo falalka xun oo dhan, waxaana muhiim in la aqriyo qur’aanka maadaama aay tahay bishaani bishuu soo dagay , waxaana ku jira bishaan habeyn alle (A,S,W) iyo nabigeena maxamed (N,N,K,H,) aay inoogu biyaaniyeen, leeylatul –khadri oo ka kheyrbadan,kun bilood ,waxaana soo degta malaa’ikta,bisha –ramaadaan waa bil la’ rabo in lagu da’daalo zadakhada,iyo acmaasha-suusuuban oo dhan,salaada teraawiixda laa’ waxaana nasiib leh,qof- ka ka faaideysta helana allaah dambi dhaafkiisa,sidookale waxaa aad muhiim in la’ gargaaro dad ka aa’n waxbo haysan,oo lana ’afuriyo qofka aan heysan wax uu ku afaro ,
Qofkii qof sooman afuriyana waxa uu lamid yahay ajarka uu helayo qof-ka soomaan ajirkiiso oo kale waana adigoo hela oo kale laba abaalmarin,waxaan ugu dambeyntii !! idin dardaarmayaa in aad noqotaan kuwii ka faaideysata fursadaan qaaliga ah,aniga ma’ihi shiiq balse waxaan idin soo gudbiyay waxii aan gaarsiin karo walaalaheyga, intii aan wax ka fahamsanaa misna aan wax ka maqlay, waxaan kaloo idinka codsan waxii aan qalday waxaay ka ahaatay naf iyo sheeydaan xagooda, waxaana idinka codsan lahahaa inaad isoo duceysan in ilaahay iifududeeyo amuurahayga gaarka ah,
Wabilaahi Toowfiiq,
W/Q:Xasan Cabdi Raxaman Aaden (Fantastic)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- fartaag oo raali galin bixiyay “midnimada somaaliya waa muqadis”

$
0
0

Kismaayo (curubo) Madaxweyne kuxigeenku  Jubaland Cabdulaahi Sheekh ismaaciil fartaag (Fartaag) Ayaa maamulka Jubaland ka Fogeeyay  in banaanbixii ka dhacay Kismaayo lagu gubay calanka Soomaaliya, Wuxuu hoosta ka xariiqay in Jubaland ay kamid tahay Dowlada fadaraalka Soomaaliya ayna aaminsan yihiin in iyagu ay aasaas uyihiin Calanka.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhanka kale wuxuu meesha ka saaray in Jubaland ay aqoonsatay maamulka Soomaliland wuxuuna xusay in midnimada Soomaaliya ay kamid tahay mabaadiida Jubaland,  isagoo raaligelin ka bixiyay hadii ay jiraan dad kamid ah Jubaland oo uu hadalkaas kasoo baxay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

A renewed debate: Do targeted killings make a difference?

$
0
0

EDITORS: STORY CAN END HERE That approach, however, isn’t feasible in war-wracked Yemen, Somalia or Syria, where the al Qaida branch, the Nusra Front, is at the forefront of the Islamist groups fighting the regime of President Bashar Assad. The Nusra ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live