Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somalia jihadists al-Shabab launch Mogadishu attack

0
0

The Somali jihadist group al-Shabab has carried out an attack in the country's capital Mogadishu. A suicide car bomber and gunmen attacked a training centre for the national intelligence agency on Sunday morning. Government officials said that soldiers ...
Weblinks: 


Jadwalka dhameystirka dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo la shaaciyay

0
0

Cadaado,  21 Juun 2015 –  Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka dhameystirka maamul  iyo dooroshooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug.
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiramaan Maxamed Xuseen  (Odowaa) ayaa u mahad-celiyay Odayaasha Dhaqanka, Guddiga Farsamada,  Maamulka Ximin iyo Xeeb iyo dhammaan saaxiibada beesha caalamka sida hufan ee ay uga qeyb qaateen dhismaha maamulka gobolladda Mudug & Galgaduud.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa tilmaamay in muddo labo Todobaad  gudahood ah la qaban doono doorashooyinka Guddoonka Baarlmaanka, Madaxweynaha & Ku-xigeenkiisa.
Sidoo kale,  Wasiir Odowaa ayaa sheegay in maalinta berri ah la dhaarin doono inta badan xubnaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, ka dibna la guda-geli doono doorashooyinka.Jadwalka Dhameystirka Dhismaha Dowlad Gobolleedka Galmudug. TarShaqadda
21/6/2015
Sameynta kaararka aqoonsiga  Xildhibaanadda
22/6/2015
Xafladda dhaarinta Xildhibanadda, Magacaabista shir guddoon  KMG
24/6/2015
Sameynta Guddiga Doorashooyinka Gudoonka Baarlamaanka
27/6/2015
Doorashadda Guddoonka Baarlamaanka
29/6/2015
Sameynta Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa
30/6/2015
Qabashadda Liiska Musharaxiinta
02/7/2015
Dhageysiga Khudbooyinka Musharaxiinta
04/7/2015
Doorashadda Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa
 
 
 
 
 
 

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xarun uu shir uga socday hogaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab oo gantaalo lagu garaacay

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hordhac ah oo naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in meel aan sidaa uga sii fogeyn Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo laga maqlaayo duqeymo ay geysanayaan Diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee Dagaalka.
Wararku waxa ay sheegayaan in duqeymahaasi lala bartilmaameystay Xarumo ay ku sugnaayen Saraakiil sar sare oo ka tirsanaa Maleeshiyada Al-shabaab kuwaasi oo ka arinsanaayay weeraro laga geysta xarumaha Dowladaha Somalia iyo Kenya.
Xarunta la duqeeyay oo aan sidaa uga sii fogeyn Baardheere ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku dhacday ilaa 6 gantaal, mana cadda halka laga leeyahay diyaaradaha weerarka fuliyay.
Mid kamid ah dadka Deegaanka ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in mar qura ay kawar heleen gurxanka gantaalada iyo Hoobiyayaal ay ku jawaabayeen Maleeshiyaadka la weeraray, waxa uuna cadeeyay in duqeynta ay geysanayeen diyaarado aan ishu qaban.
Waxa uu tilmaamay in hadal heynta ugu badan ay tahay in shirkaasi ay ka qeybqaadanayeen Saraakiil cadaan ah iyo kuwo kasoo jeeda dalka Kenya oo dhawaan laga soo saaray Howdka Kismaayo iyo Jaziirada Khudhaa, kuwaasi oo ahaa bartilmaameedka duqeynta.
Jawiga ayaa ah mid kacsan waxaana caawa socda Gantaalo iyo rasaas mala awaal ah oo ay ridayaan Al-shabaab.
Khasaaro ba’an ayaa lagu soo waramayaa in duqeynta ay ka dhalatay inkastoo aan iminka duqeynta laga heyn war sax ah oo muujinaayo tirada Khasaaraha ka dhashay duqeynta.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia jihadists al-Shabab launch Mogadishu attack

0
0

Daawo:- Col Cukaash oo 8 blood kadib helay Xoriyadiisii

0
0

Korneyl Cismaan Cilmi Guure Cukaash mudo ku dhaw 8-Bilood ku Xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta Xoriyadiisa dib u helay,kadib markii Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Darajada Koowaad iyo Labaad ay wax danbi ah kuwaayeen.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Korneylka oo mudo ku Xirnaa Xabsiga dhexe ayaa xarigiisa waxaa ka danbeeyay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha-qashe,waxaana Cukaash loo Xiray Gabay uu ka tiriyay Ciidamada Milatariga Soomaaliya dhibaatada haysata oo lagu Magacaabo Fariin Qaran.
Hay’addaha u dooda Xaquuqda Aadamaha ayaa horay wax laga Xumaado ku tilmaamay in Cornel Cismaan Cilmi Guure Cukaash uu iska xirnaado iyadoo aan lagu hayn wax danbi ah oo uu galay,inkastoo maanta uu Xariyadisa dib u helay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video: Ruushka oo casriyeeyay Qoriga ugu gumaadka badan dunida ?

0
0

Qaybo si wayn loo casriyeeyay oo ah Qoriga dhiiga ugu badan dunida ku daadsha ee Kalashnikov, ayaa lagu soo bandhigay carwo caalami ah oo hubka noocyadiisa kala duwan lagu soo bandhigay oo lagu qabtay magaalada Moscow.
Farsamo yaqaanada sameeya Qoriga Kalashnikov ayaa sanadihii u danbeeyay soo saaray, noocyada AK 12 iyo AK-14, kuwaas oo aad uga fudud ugana casrisan moodelka sida wayn dunida looga isticmaalo ee AK-47, oo lagu tilmaamo kan loogu haysashada badan looguna adeegsiga badan yahay dagaalada dunida.HALKAN KA DAAWO
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Flim laga sameeyay sida ay Alshabaab caruurta u Tashkiiliyaan

0
0

Daawo:- Fadeexo Gabar Finland oo qabatey Wiilal Tuugo Somaali ah:

0
0

Wasiir Khaliil Oo Kulan la Yeeshay Cullimo ka Socotay Jaamacada Al-Azhar Ee Dalka Masar

0
0

Hargaysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa qaabilay wefti culumo ah oo ka socday jaamacada Al-Azhar ee dalka Masar.
Weftigan ka socda Jaamacadda Al Azhar ee dalka Masar ayaa ujeedada socdaalkooduna la xidhiidhay sidii culumo aw-diin ahaan ay umada reer Somaliland uga qayb qaadan lahaayeen gudashada waajibaadka bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa waxaa dalka ku soo dhaweeyay Wasiirka diinta iyo aw-qaafta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaaasi iyo masuuliyiin kale oo tiro badan.
Wasiirka wasaarada Diinta iyo Aw Qaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa ugu horayn madashiisii soo dhawaynta hadal ka jeediyay, waxaanu ka warbixiyey xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee labada shacbi ee Somaliland iyo Masar ka dhexeeya, sidoo kalena u mahad celiyey waftigan culumo aw diinka ah ee uga soo boqoolay wadanka Masar waxaana uu wasiirku yidhi “Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa waftigan walaaleheen ah ee inooga yimid dalka Masar gaar ahaan, jaamacada Al-Azhar oo uu soo diray imaamka Al-azhar iyagoo codsigoodu ahaa ama dalabkaygu ahaa inaanu dib u soo celino cilaaqaadkii ka dhexeeyey Somaliland iyo dalka Masar.”
“Waad ogtihiin, wax barashada iyo dhinaca jaamacada Al-azhar iyo khayrka ay waligoodba ay wadi jireen, waayo xidhiidhka inaga dhexeeyey inaga iyo dalka Masar wuxuu ahaa mid wanaagsan, 65-kii waxa laga dhisay magaalada Burco dugsimii la odhan jiray Jamaal Cabdinaasir Azhar baanu ahaa, macalimiin Azhar ah baa iman jirtay, Machad sharci ayuu ahaa, markii dambe ayuu isku badalay machad cilmi ayuu isku badalay, Hargaysa laftigeeda waxa jira machadka Cumar Binu Khadaab oo culumada Al-azhariyiintu wax ka dhigi jireen oo ay noogu iman jireen oo ay ardaydeena wax ku bari jireen ee dib u soo noqoshada xornimadii Somaliland waa markii u horaysay ee wafti ka socda jaamacada Al-azhar ay inoo yimaadaa”.
Gabagabadiina culumo aw diinka reer Masar ee madashan lagu marti qaaday ayaa ka dareen celiyey sida wanaaagsan ee loo soo dhaweeyey iyaga oo sheegay inay salaan iyo duco uga sidaan Sheekha Al-azhar bisha barakaysan ee Ramadaana awgeed una socdaan sidii loo soo celin lahaa xidhiidhkii dhaqan iyo diineed ee labada shacbi ka dhexayn jiray.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SAWIRRADA: HABEENKII AFARAAD AFURINTA KA SOCOTO MASJID JAAMACA BAYDHABA

0
0

Maanta oo Axad ahayd waxaa si wanaagsan oo xilkasnimo ku dheehan u fuliyeen howshii afurinta ee isu xilqaameen Lajnada Afurinta Masjid Jamaca baydhabo sidii loou talagalay waxaana mahad Eeebe ah inanay dhicin qof afur ku seegey labada qaybood ee afurinta ka kooban.
Hadaba wanagaasi qalbiga u roon ayaa Sh.Nuur Dheere waxaa uu ku tilmaamay abaalkeedu iney leeyihiin inta badan walalaha Qurba joogta ah ee har iyo habeen u taagan wax u qabashada inta gargaarka mudan wuxuuna ugu duceeyey in Alle S/W Caziizka ah Cizadiisa ku abaal amariyo Muxsniinta wajibkii Ramathaan lagu lahaa markey guteen tii walaalkoodana Darwanaagsan kasoo miisey.(Amiiin).
Sidoo kale kuxigeenka Lajnada Shariif C/lla Eelay ayaa ugu baaqay walaalaha Muxsiniinta in dadaalkooda ay laba labaan madama dadkii Yaman xabad darteeda ugu qaxay hadana Xabad lagu soo qixiyey raadadkooda ugu horeya ay soo gaaren baydhabo kuwaaso 24sanno ka maqnaa ,qaarkood xataa guryahooda mar hore gateen hadana Aduunka meel baydhabo u dhaanta aanay aqoonin in ayaguna il gooni ah loo yeesho.Sidoo Kale Muxsiniinta Maanta Gacantooda Barakeysan Ina Soo Gaartay Ayaa Kala Ah:1-ASIISA ADAN MAXAMED – AUSTRELIA2-HARUUN SAMOW CUMUROW – HOLAND3-HINDIYA IBRAAHIM TUBEY – LONDON – UK4-MAANO MAXAMED NUUR – HOLAND5- SHIRKADA XAWALADA MUSTAQBAL DUBAI
Waxaanu Alle S/W uga baryaynaa muxsiniintaani oo u badan Ratibiintii marwalba ugurmanjirtey dadka dhiban qaasatan kuwa afurka u bahan in Ilaahay Baabu RAYAAN ku marti qaado albaabka janada saimiinta ka kagaalan safka ugu horey (amiin)1-Sh.nuur Dheere +2526155937182-Shariif Cabdala Shariif Elaay +2526155783203 Bashiir Xabashow +252615590121Waa walaalkiina Bashiir Maxamed Aden Xiriiiriye
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

NBC Nightly News host Lester Holt breaks silence on Brian Williams scandal

0
0

Step in the move to end impunity in case of Canadian journalist Amanda Lindhout

0
0

Daawo:-Ganacsiga Suuqa Afgooye iyo Bisha Ramadaan (VIDEO)

0
0

Sidii ay u bilaabatay Bisha barakaysan ee Ramadaanka ayaa waxaa Suuqyada Magaalada Afgooye laga dareemayaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga ee noocyadiisa kala duwan, sida qudaarta, hilibka, timirta iyo Bariiska & Burka.
Degmada Afgooye ayaa ah meel ganacsi oo ay u soo dukaamaysi tagaan dadka degen deegaanada ku xeeran degmedaasi iyadoo bisha Soonka ay tahay meel uu ganacsigeeda aad u kala socdo.Halkaan ka daaawo
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: AMISON Commends Astute Response of Somali Security Forces

0
0

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) commends the effective response of the Somali Security Forces to the attempted attack on civilians in Mogadishu, today.The National Intelligence and Security Agency (NISA) together with other Somali security ...
Weblinks: 

Daawo:-sida loo ciqaabaayo Maxaabiista ku jirta Xabsiga weyn ee Guwantinamo

0
0

Inta badan waxaa xabsiga Guwantinamo Bay ku xiran Maxaabiis laga soo kala qabtay wadamada Ciraaq, Afgaanistaan, Syria, Yemen, Libya iyo wadamo badan oo carab ah, waxaana Maxaabiistaasi ay yihiin kuwo Xabsigaasi ku qaatay inta badan noloshooda iyaga oo marba marka xigta lagu soo oogaayo fal dambiyeed la xiriira inay ka tirsan yihiin ururada dagaalada kala soo horjeeda Dowladaha dalalkaasi haba ugu badnaadeen kuwa Al-qaacida.
Maxaabiista qaar ayaa waxa ay halkaasi ku jiraan dhowr iyo toban sano iyaga oo halkaasi loogu geysto dhibaatooyin farabadan oo lid ku ah Noloshooda bani'aadanimo.
Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa goortii loo dooranaayay madaxtinimada dalkaasi balanqaaday inuu waxbadan ka bedeli doono Xabsiga amaba uu albaabada u xiri doono gabi ahaan Xabsigaasi oo ay nasiib u yeesheen dadka xiriirka dhow la leh Al-qacida.
Hadaba waxaan idiin heynaa Sawiro kala duwan oo ka turjumaayo tacadiyada ay la kulmaan Maxaabiista ku jirta Guwantinamo Bay iyo sida ay Ciidamada ula dhaqmaan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somali troops stage raid on ‘senior’ Al-Shabab leaders

0
0

MOGADISHU: Somalia's security agency said Monday it carried out a night raid on key targets inside an Al-Shabab-controlled town in southern Somalia, targeting "senior" commanders. Internal security spokesman Mohamed Yusuf Osman said that members of ...
Weblinks: 

WHO Updates Vaccine-Derived Poliovirus Data

0
0

From January 2014 to March 2015, cVDPV transmission has diminished, the new study reports. Outbreaks in Afghanistan, Chad, Somalia, and Yemen have apparently stopped, and the large outbreak in Nigeria has nearly ended. The outbreak in Pakistan from June ...
Weblinks: 

Somalia: AMISON Commends Astute Response of Somali Security Forces

0
0

Refugees Recall Past, Speak about Future

0
0

One of them was Ahmed Ali who escaped from strife-torn Mogadishu in Somalia, leaving his parents behind, and is now an MBA graduate from the Bharatiar University. "I have stopped listening to the radio because in Somalia I could hear only news about ...
Weblinks: 

Somali troops stage raid on ‘senior’ Al-Shabab leaders

0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live