Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Magacyada iyo beelaha gudiga doorashooyinka qaranka...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa dhowaan ansixiyey guddiga doorashooyinka qaranka ee 2016, oo ka kooban 9 xubnood. Marka laga reebo magacyadooda wax xog ama aqoon dheeri ah looma lahayn xubnahaas, inkasta oo magacyada qaar la aqoonsan karay. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa beelaha ay kasoo kala jeedaa xubnahaas iyo siyaasiyiinta kala keensaday. Hoos ka aqriso.1- Saciid Xaashi Warsame - Waa Carabta Maxamuud Saalax waxaa keensadey Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, wuxuu joogaa Garoowe wuxuu ka shaqeeyaa Xawaaladda AMAL, wuxuu u janjeeraa dhanka Damjadiid2- Maxamed Xasan Thaani - Waa Ogaadeen waxaa keensadey wasiiru dawlaha arrimaha gudaha, waa reer Kenya, waa nin qabiil lagu keeney, oo Dam-Jadiid ay soo hubisay, oo lala ballamay. 3- Xuseen Cabdi Adan - Wuxuu u dhashay Beesha Mareexaan, waa shaqaale dawladeed oo wuxuu agaasime ka yahey wasaaradda amniga, wuxuuna xiriirka caalamiga ah u qaabilsan yahey xisbiga PDP ee Madaxweyne Xasan, wuxuu hadda yahey Madaxa Ololaha Musharax Cabdi Kariim Guuleed, kuma uusan jirin short list-gii 27 xubnood ahaa ee wasaaradda arrimaha gudahu u gudbisey golaha wasiirada, hase yeeshee Damujadiid ayaa sifo aan sharci aheyn ugu daray gudigga doorashooyinka qaranka. 4- Saciid Cali Sheekh Maxamed - Waa Raxaweyn waxaa keensadey Shariif Xasan Sheekh Aadan. Wax badan lagama yaqaan, koleyba qof Shariif Xasan keenay ha yareysan.5- Maxamed Axmed Nuur - Waa Digil iyo Mirifle waxaa keensadey Faarax C/qaadir waa Damu-Jadiid.6- Cabdiraxmaan Cusmaan Dirir - Gadubiirsi, waxaa keensaday Cabdisalaam Hadliye, wuxuu soo noqdey xildhibaan, iyo wasiir ku xigeenkii maaliyadda dawladdii Cabdullaahi Yusuf, waa nin u janjeera halkii uu lacag ka helo, wax badan aan galin, ciddii rabta ay ku shaqeysan karto7- Maxamed Daahir Maxamuud - Waa Ciise, waxaa keeney Wasiir ku xigeenka Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Jabuuti Dayib Dubbad, waa xildhibaan hore waana ka shaqeeya danaha Jabuuti8- Khadiijo Cosoble - Waa Warsangali Abgaal, waa siyaasiyad, taajir ah, waxey la dhalatey Cabduqaadir Cosoble, waxeyna ka danbeysey inuu Madaxweyne u tartamo sanadkii 2012. Dhinaca kalena Damjadiid qandaraasyo ayey dekedda iyo AMISOM ka siiyeeen, ayadana waxaa lagula heshiiyey iney u shaqeyso, walaalkeed iyo kooxda Damujadiid waa heshiiyeen, waxaana laga yaabaa in labada gobol ee Shabelladda Dhexe iyo Hiiraan lagula heshiiiyey in walaalkeed loo dhiibo ayaduna ay kala shaqeyso Xasan sheekh doorashada 2016.9- Xaliimo Yareey - Waa Ceyr, Habargidir, waa siyaasad ku xiran Damu-Jadiid, waxaa lagula heshiiyay in laga dhigi doono Gudoomiyaha ama Gudoomiye ku xigeenka gudigga doorashadda maadama ay hada tahay Gudoomiyaha gudigga farsamadda shirka Galmudug ee Cadaado ka socda. Guddigii laga rabey sanadka 2016 in ay doorashada maamulaan dhexdhexaadna ka ahaadaan siyaasadaha iyo kooxaha jira sidaas ayey dhinac ugu janjaeersadeen.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


XOG: Xasan Sheikh oo amar yaab leg dul-dhigay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqad amar ku taagleyn ah oo ka baxsan xeerarka diblomaasiyadda u diray qunsuliyadaha Soomaaliya ee Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.
Xubno ka tirsan labada qunsuliyad Caasimada Online u sheegay in uu madaxweynaha ku amray in hadda iyo wixii ka dambeeya ay hoos tagi doonaan safaaradaha Soomaaliya ee labadaas dal.
Madaxweynaha ma uusan sheegin sababta uu u qaatay go'aankan ku cusub nidaamka diblomaasiyadda, waxaana warqadda uu ku qoray kaliya amarkiisa.
Si kastaba, xubno ku sugan Villa Somalia ayaa Caasimada Online u sheegay in arrintan ay tahay naas-nuujin uu Xasan u sameynayo safiirka Sacuudiga Daahir Maxamuud Geelle oo ay beesha Wacaysle kasoo wada jeedaan iyo Xuseen Cabdi Xalane oo la filayo in dhowaan loo magacaabo safiirka Imaaraadka Carabta.
Tallaabada Xasan Sheekh ayaa ah mid la yaab leh, sababta oo ah waxa ay ka hor imaneysaa qodobada 61-aad iyo 62-aad ee xeerka Geneva ee kala qeexaya howlaha safaaradaha iyo qunsuliyadaha.
Safaaradaha waxa ay ku shaqo lee yihiin diblomaasiyadda halka howlaha qunsuliyadahana ay yihiin adeegga dad-weynaha, balse waxaa yaab leh in madaxweynaha saga oo shilimaad yar u raadinaya saaxiibadiis uu ka tallaabsado xeerarka caalamiga ah.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weerarkii AL-SHABAAB ee LEEGO oo lasii ogaa, Amisom...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ururka Alshabaab ayaa weerar qasaaro badan geystay horaanta todobadkan ka geystay deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Weerarkaasi ayaa ka dhacay saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana Alshabaab ay qasaaro xoogan u geysteen ciidamada Burundi.
Abuukar Alcadaala, gudoomiyaha deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay iney horay u heleen xog ku saabsan weerarka Alshabaab ay damacsanaayeen.
Wuxuu sheegay in xogtaasi markii ay heleen uu ku wargeliyay taliyaha ciidamada Burundi ee ku sugnaa deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose.
"Waan ogeyn in Alshabaab ay soo dhoobteen duledka magaalada ayna weerarka wadeen anna waxaan la wadaagay taliyaha ciidamada Burundi, afar maalin ka hor ayaa naloo sheegay in Alshabaab weerarkaasi damacsan yihiin"ayuu yiri Alcadaala.
Arinta ayaa u muuqaneyso iney is dhigteen ciidamada dowlada Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ee ku sugnaa deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Madaxii saadka ciidamada Ethiopian-ka ee...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaarayo dhanka Gobolka Bay ayaa sheegaya in Saraakiil ka tirsan AMISOM ay isku dhiibeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Saraakiisha is dhiibtay ayaa la sheegayaa inay kasoo jeeden dalka Ethiopia ee qeynta ka ah Ciidamada AMISOM, kuwaasi oo isku dhiibay maleeshiyada Alshabaab ee ku sugan deegaanka Ufurow ee gobolka Baay.
Saraakiisha is dhiibtay ayaa waxaa kamid ahaa madaxii saadka ciidamada Ethiopia ee kusugan Qansax dheere.
Sargaalkaani ayaa waxaa wehlinaayay Ciidamo gaaraya ilaa Afar kuwaasi oo isaga la soo goostay waxaana jiro warar sheegaya inay wateen xiligii ay soo goosanayeen Hub farabadan iyo hal gaari.
Dhanka kale, waxaan weli is dhiibidaani ka hadal Taliska good Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Sh/Hoose.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wargeys caana oo qoray xog xasaasi ah: Wasiiro badan...

$
0
0

Qaar ka tirsan wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in xil-ka-qaadis lagu sameeyo maalmaha soo socda iyadoo xubno cusub lagu soo dari doono golaha wasiirrada.
Wargeyska The Indian Ocean oo ka soo baxa dalka France, oo soo xiganaya ilo ku dhow dhow madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha, ayaa sheegay in la qorsheynayo in xilka laga qaado wasiirka arimaha dibedda, Cabdisalaam Hadliye iyo wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah, Cabdiraxmaan Caynte.
Hadliye oo horey UN Monitering group ugu eedeysay in uu musuq maasuqay lacago xilligii uu ahaa guddoomiyaha bangiga dhexe, ayaa lagu beddeli doonaa Maxamed Cumar Carte oo hadda ah ra'iisul wasaare ku-xigeen, isagoo isla jagadaas sii heyn doona.
Cabdiraxmaan Caynte ayaa la qorsheynayaa in lagu beddelo siyaasi lagu magacaabo Ibraahim Mahadalle oo ka mid ah saaxiibbada ku dhow dhow madaxweyne Xasan Sheekh.
Wasiirrada kale ee booskooda halista ku jiro waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Odowaa oo ah wasiirka arimaha gudaha iyo Xaawo Xasan Maxamed oo ah wasiirka caafimaadka.
Dhammaan wasiirrada ay dul saaran tahay seefta xil-ka-qaadista, ayaa lagu eedeynayaa in aysan si wanaagsan u gudan shaqadooda.
By Ibraahim Geedow Cawaale, Injineerka14@gmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Odawaa iyo Gen. Muungaab oo isku dhegan iyo...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa ku fashilmay shaqaale ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo uu dhawaan ka eryay shaqada.
Shaqaalah oo la eryay maalmo ka hor ayaa la sheegayaa in Mungaab uu ku buriyay qaab qabiil kadib markii ay ka biyo diideen awaamir uusiiyay, waxaana jiro warar hoose oo sheegaya in boosaska shaqaalahaasi uu ku qoray shaqaale kale oo uu isaga watay.
Dacwad ay shaqaalahaasi u gudbiyeen Xafiiska Wasiirka arrimaha Gudaha Somalia C/raxmaan Odawaa, taasi oo iminka dhalisay Khilaaf cusub oo ka dhex dhashay Mungaab iyo Odawaa.
Odawaa ayaa la sheegayaa in Mungaab uu ku amray inuu dib usoo celsho shaqaalahaasi, kadib markii baaritaan la sameeyay lagu ogaaday in Mungaab uu qaab qaldan u adeegsaday awoodiisa.
Mungaab ayaa la sheegayaa inuu ku adkeysanaayo in shaqaalahaasi aysan dib uga howlgali doonin Xafiisyada Maamulka waxa ayna taasi sara qaaday Khilaafka labada Mas'uul.
Warar hoose ayaa sheegaya in dacwada labada Mas'uul ay u gudubtay Xafiiska Madaxweyne Xassan Sheekh, waxaana lagu wadaa in Madaxweynaha uu kulan gaar ah la qaadan doono Mungaab iyo Odawaa, kadib markii Gudoomiyaha Gobolka lagu eedeeyay inuu ku tagri falaayo awooda Qaranka.
Lama oga natiijada kasoo bixi doonto kulanka labada Mas'uul ay laqaadan doonaan Madaxweynaha, inkastoo Xassan Sheekh uusan la dhacsaneyn hanaanka uu ku shaqeynaayo Mungaab.
Khilaafka ayaa imaanaya xili 21 Bishan warqada kasoo baxday Xafiiska Gudoomiya Gobalka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) shaqada looga eryey 61 shaqaale ka shaqeenayey xafiisyada dowlada hoose kuwaas oo Muungaab ku edeeyey waxa uu ugu yeeray xil gudasho la'aan.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Ninkii ugu cuslaa beesha Sacad oo ka digay...

$
0
0

Cadaado (Caasimada Online) - Suldaanka guud ee beesha Sacad Suldaan Cabdikariin Suldaan Maxamuud Dagal oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qof wanaagsan ay mudan tahay in loo doorto madaxtinimada maamulka Galmudug State.
Wuxuu sheegay in ay wanaagsan tahay in baarlamaanku ay soo doortaan nin karti iyo aqoon u leh Mudug iyo Galgaduud si dhibaatada ay uga baxaan.
Waxa uu tilmaamay in ay jiraan dad u wanaagsan Galmudug oo hadda sharaxan kuwaasna ay tahay inay doortaan wakiillada cusub ee Galmudug.
"Waxaan ka digayaa inaad soo doorataan nin xiriirkiisa uu xun yahay oo horay wax u soo baaba'shay" ayuu yiri Suldaanka beelweyne Sacad.
Dadweynaha goballada dhexe ayaa aad u danaynaya in doorashada uu ku soo baxo aqoonyahan Axmed Macalin Fiqi oo la aaminsan yahay inuu yahay aqoonayahan wax badan u qaban kara Goballada Mudug iyo Galgaduud.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/06/Suldaan.mp3
Caasimada Online Xafiiska CadaadoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Government killed Uganda Airlines, revival needs...

$
0
0

Then they would need at least another Airbus A320 for routes within Africa like Nigeria, South Africa and Egypt, but would also need two smaller aircrafts for regional routes such as South Sudan, Somalia and DR Congo. However, at the shortest time possible ...
Weblinks: 


”Xasan Sheekh & R/w CC waxa ay isla garteen inay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-C/naasir Seeraar Afhayeenka Maamulka Jubbaland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta ayaa ka hadlay heerka uu xiligaani gaarsiisan yahay xiriirka Maamulka kala dhexeeya DF Somalia.
Waxa uu sheegay in Maamulka Jubbaland in muddo ah ka weecaneysay rabshadeynta Federaalisimka, balse iminka lagu qasbaayo inay la soo baxdo wajiyo aan looga baran Jubbaland.
"Anigu ka gaabsan maayo xaqiiqda jirto waxaan sheegayaa inuusan jirin haba yaraatee xiriir Jubbaland kala dhexeeya DF Somalia kalsoonidii badneyd waxaa ku dheelay Dowlada, kaliya waxaa soo celin kara iyada"
"Jubbaland kama aysan fileynin inuu sidaan noqon doono xaalka, balse waxaa noo muuqatay in meeshu aysan aalin wax dowlad ah wax walibana diyaar ayaa u nahay horayna waan isugu tashanay hadana wan isku sii tashaneynaa"
Waxa uu intaa kusii daray hadalkiisa in filan'waa ay la tahay in DF Somalia ay u dhaqanto sida maamul goboleed, taasi ayuu sheegay inay shaki galisay Maamulada kale.
Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar ayuu sheegay inay ku jahwareersan yihiin, maadaama uu yiri go'aanka gacantooda uu ku jiro hadana ay is khilaafsan yihiin.
Haddalka Seyraar ayaa imaanaya xili Ra'isul wasaare Cumar uu ka shanqariyay inuu xal ka dhex dhalin doono DF Somalia iyo Maamulka Jubbaland si uu yiri meesha looga saaro Khilaafka.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxaa laga filan karaa in ay ka soo baxaan...

$
0
0

Xasan Sheikh, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo wax...

$
0
0

Addis Ababa (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynaha Jubba iyo madaxweynaha Koofur Galbeed oo siyaabo kala duwan isku khilaafsan ayaa doonayay iney dhexdhexaadin u sameeyso dowlada Ethiopia.
Si kastaba, saddexda mas'uul oo laba ka mid ah, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan ay dhowaanahan joogeen Ethiopia ayaa dowladda dalkaas kala kulmay hadal aysan fileyn oo ah inaysan dhex-dhexaadin karin.
Wasiirka arimaha dibada Ethiopia Dr Tedros Adhanom ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida iney dhameeyaan khilaafaadka dhexdooda ka taagan, oo aysan mar walba usoo ordin dowladda Ethiopia si ay u kala dhex gasho.
Wasiirka ayaa hadalkaan jeediyay kadib markii uu la kulmay madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kulankaasi oo ka dhacay magaalada Addis Ababa.
Wafuud ka socota Jubbaland ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa waxaana ujeedada tahay dhameynta kala duwanaanshaha u dhaxeeya maamulka Jubba iyo maamulka koofur galbeed.
Wuxuu Dr Tedros u ku sheegay shirkiisa jaraa'id in labada maamul looga baahan yahay dhameynta kala duwanaanshaha u dhaxeeya iyadoo loo marayo dhanka naba laguna dhameeyo sida ugu macquulsan uguna dhaqsi badan.
Sidoo kale maamulka Jubba ayaa khilaaf wuxuu kala dhaxeeya dowlada Soomaaliya kaasi oo ka dhashay mooshinkii xildhibaanada baarlamaanka u codeeyay ee sheegayay in sharci daro tahay qaabka loosoo dhisay baarlamaanka Jubbaland.
Mar walba oo uu khilaaaf soo kala dhexgalo hogaamiyaasha Soomaalida, inta badan waxay tagaan dalka Ethiopia si ay ugu bandhigaan kala duwanaanshahooda loona dhameeyo khilaafaadkooda.
Ethiopia ayaa dhexdhexaadiin u sameysay hogaamiyaasha Soomaalida oo kala duwanaansho uu soo kala dhexgalay sanadihii lasoo dhaafay.Caasimada OnlineXafiiska Addis-AbabaCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ka ogaato...

$
0
0

Marka hore waxaan idinkugu hambalyeynayaa masuuliyadda aad muujiseen iyo rabitaanka nabad ku wada noolaasho gobol ahaan iyo qaran ahaanba.
Marka labaad waxaan rabaa in aan idiin iftiimiyo xaaladda ku gadaaman doorashada madaxweynaha Gal-Mudug oo aad u diyaar garoobeyssaan.
Markaan musharrixiinta aan mid mid u kala qaadna:-1 - Mudane Axmed Cabdisalaan waa nin mutacallim an ah oo waaya arag ah masuuliyada sarsarana dalka ka soo qabtay, laakiin waxaa ka dhimman dhammaan sifayaasha looga baahanyahay hoggaan mustawa kasta oo uu yahay hoggaankaasi.

  • Axmed Cabdisalaan ma laha mowqif siyaasadeed ee Subixi waa Dam-jadiid galabtiina waa Al-Sunna waljamaaca habeenkiina Waa XXXXXX.
  • Axmed Cabdisalaan markuu hadda isi sharaxaayay wuxuu sheegay inuu saaxiib la yahay dowladdaha Ethiopia, Kenya, Djibouti, Canada, Mareykanka iyo dowladda badan. Axmed wuxuu runta ka sheegay. Inuu dowladda Ethiopia la shaqeeyo oo danahooda la fuliyo.
  • Axmed Cabdisalaan siyaasaddiisu waxaay ku saleysantahay (Tra I due littiganti il terzo gode), ma aha nin maslaxo. Hadii uu yahay nin maslaxo, waxna hoggaaminkaro wuxuu heshiisiinlahaa deegaamada Guriceel, Dhusamareeb iyo Ethiopia. Xasuuso dowladdaha uu saaxiib la yahey.
  • Axmed wuxuu rumeysanyahay in beesha uu ka soo jeedo ay beelaha ugu badantahay uguna mudantahay assaguna dadka ugu cilmi badanyahay sidaas darted ma hoggaamin karo shacabka gobollada dhexe nin caynkaasi ah.

2 - Cabdikariin Xuseen Guuleed assaga waxaa ku filan maah maah. Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ayaa gabay ku caayey mid walba oo Qabiilada Soomaaliyeed assago ka reebay hal qabiil, markii la weydiiyey maxaad uga reebtay reer hebel, wuxuu ku jawaabay dad baan ka hadlaayey .
Cabdikariin wanaag laga sheego ma laha dhammaantiis, waa Cabdikariin Xuseen Guuleed oo masraxa siyaasadda daaqadda ka soo galay, shacabka Soomaaliyeedna waa yaqaannan kartidiisa iyo daacad la,aantiisa, haddaad doorataan dib dambe idinkugu soo laaban mayo.3 - Axmed Macalin Fiqi, waa nin mutacallin ah, masuuliyada badan dalka ka soo qabtay, masraxa siyaasaddana ku yimid halgan aan qarsooneyn, siyaassad qaranka lagu hagi karana xambaarsan, aqoonna u leh degaannada gobollada dhexe oo ku soo barbaaray kana soo jeeda qoys laga xurmeeyo dhammaan degaannada Gobollada dhexe. Waa nin balanqaadka siyaasadeed fuliya.
Sidaas daraadeed waxaan ku soo gabagabaynayaa baraarujinteydan reer Gal-Mudugow nin aan iddiin furidoonin yuu idiin rarin, waxaan idiin sheegayaa Dowladda dhexe dhaqaale iyo horumar midna ma siiso Gobollada ee kartida hoggaanka maamul Goboleedka iyo mucaawanada dibedda ayaa lagu hormarinayaa Gal-Mudug ee nin karti leh oo isku kiin wadi kara doorta.W/Q: Najiib Nassir CaliAfeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online.
Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra'yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Khaatumo oo la safatay GAL-MUDUG, Jawaari...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Maamulka Khaatumo ayaa wax laga xumaado banaanbaxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo oo ay dhigayeen dadweynaha ku dhaqan magaalooyinkaasi.
Wasiirka Warfaafinta maamulka Khaatuma Maxamed Gacmo-weyne, ayaa si cad u sheegay in wax laga xumaado ay tahay in maamulka Puntland falkaasi ku dhaqaaqaan ayna kasoo horjeedaan.
Wuxuu si cad u sheegay in banaanbaxyada ay wataan dad siyaasad ku doonaya iney mansab ku gaaraan oo shacabka Puntland aysan fahansaneyn ciyaarta socota, sida uu hadalka u dhigay.
Dhanka kale wuxuu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Puntland mar walbaa k ahortimaado horumarka ay gaarayaan shacabka gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.
Wuxuu isweydiiyay sababta sawiradii lagu banaanbaxayay looga reebay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo waliba ah masuulka dhisaya maamulka gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, isagoo arintaasi qabyaalad ku tilmaamay.Hoos ka dhageyso wareysi oo xiiso badan.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/06/Khaatuma.mp3
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xubnihii Leelkase oo qasab looga saaray Cadado

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar hoose oo aan ka heleyno dhanka shirka Cadaado ayaa sheegaya in Gudiga farsamada shirkaasi ay ceyriyeen Xubno kasoo jeeda beesha leelkase ee Puntland.
Wararku waxa ay sheegayaan in Xubnahaasi laga eryay cadaado ay iminka dib ugu laabteen Gobolka Mudug qeybteeda Puntland, waxaana la tilmaamayaa inuu hogaaminaayay Jaamac maxamed Axmed Jaamac Sandaq oo horay usoo noqday Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug xiligii Cabdiraxmaan faroole.
Xubnahaasi oo ka koobnaa ilaa 5 ruux, ayaa waxa ay wajigabax kala kulmeen madashada uu shirka ka socdo, waxaana si cad looga mamnuucay inay xubno ka noqdaan shirka. Amarka ayaa waxaa Muqdisho kasoo dhiibay R/W Cumar oo maamulka beeshiisa Puntland ay ka dalbatay sidaas.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xubnahaasi awood looga dhexsaaray shirka islamarkaana diyaarad rakaab ah laga saaray Cadaado taasi oo ka dajisay Mudug.
Ra'isul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa horay uga hor imaaday in beesha leelkase ee Puntland laga qeybgaliyo shirka kadib markii uu sabab uga dhigay inay degan yihiin Mudugta Puntland oo aan la raacin Maamulka G/Dhexe ee Somalia.
Xubnaha Beesha leelkase ayaa DF Somalia ku eedeeyay faquuq Siyaasadeed waxa ayna cadeeyen in madasha ay ku gaaren wanaag, balse ay uga soo baxeen wajigabax.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Cadaado oo isku bedeshay suuqa codadka

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaarayo madasha uu shirka Cadaado ka socdo, ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan qabashada Madaxtinimada Maamulka Galmudug ay ku dhex milmeen Ergooyinka.
Wararku waxa ay sheegayaan in Musharaxiinta ay bilaaben inay iibsadaan Codka Xildhibaanada cusub ee Galmudug si ay ugu soo baxaan doorashada.
Hoteelada ku yaala Cadaado ayaa waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay Xildhibaanada la kala yeelanayaan Musharaxiinta waxaana la soo warinayaa in Musharaxiintaasi ay lacago farqaha uga buuxinayaan Xildhibaanada si ay u hantaan codadkooda.
Musharaxiinta ayaa xiligaani ku dhiiraday inay iibsadaan codka Xildhibaanada bacdamaa maalmo un ay ka harsan tahay doorashada Madaxweynaha uu yeelan doono Maamulka Galmudug.
Musharaxiinta qaar ayaa adeegsanaayo Ergooyinka si Xildhibaanada matalaayo ay uga dhaadhiciyaan inay u codeeyaan mid kamid ah musharaxyada.
C/samad Aadan oo kamid ah Ergooyinka ayaa xaqiijiyay in Xildhibaanadu ay galeen jawi ka duwan kii hore, waxa uuna sheegay in mushquulka intiisa badan uu yahay mid ku saleysan kala iibsashada Xildhibaanada waxa uuna tilmaamay in musharaxiintu ay bixinayaan dhaqaale adag si ay u kasbadaan Xildhibaanada.
Waxa uu sheegay in madasha shirka uu mar qura isu bedeshay mid mashquul badan, waxa uuna sheegay inuu socdo laaluush ay kala qaadanayaan Ergooyinka, Xildhibaanada iyo Musharaxiinta oo dhinac ah.
Dhanka kale, C/samad Aadan ayaa Xildhibaanada ugu baaqay inaysan qaadan waxa loogu yeero laaluush ay codka kaga iibsanayaan Xildhibaanada.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Ciidamo ka goostay Garowe oo tagay Gaalkacyo

$
0
0

Ciidamo ka goostay maamulka Puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, sida ay masaEU(tm)uuliyiin u sheegeen xoghoose. Muxudiin Yuusuf Samatar oo ah gudoomiyaha Xaafadda Howlwadaag, magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa xaqiijiyay in ciidamadaasi ay soo gaareen magaaladaasi. Waxa uu sheegay in ciidamadan ay yihiin ciidamo Garoowe kasoo gadooday oo ku kacsan Cabdi Weli Gaas. [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: “Dowladda wayna qiyaantay waxaana arrintan...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha degmada Tooratoorow ayaa sheegay in qiyaano lagu sameeyay shacabka ku dhaqan degmada Tooratoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Gudoomiyaha oo wareysi Siinayay Idaacada Risaala ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmadaas lala joogay oo kaliya muddo 27 maalin ah kadibna ciidamada amaanka ay isaga soo tageen.
Wuxuu sheegay in arinta kasoo bixitaanka ay ka dambeeyeen ciidamada AMISOM ee ku sugnaa magaalada oo uu sheegay in xili saq dhexe ah lagu wargiliyay bixitaanka ciidamada AMISOM.
Wuxuu la yaabay marka ciidamada AMISOM ay baxeen in degmada aysan joogin ciidamo dowlada ka tirsan oo agabkooda u dhameystirnaa degmada aysan difaaci karin sida uu sheegay.Hoos ka dhageyso wareysiga gudoomiyaha Tooratoorow
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/06/gudoomiyaha-toorotoorow-Gaabow-Buule-Xasan.mp3
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Cadaado oo isku bedeshay suuqa codadka |

$
0
0

Wararka naga soo gaarayo madasha uu shirka Cadaado ka socdo, ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan qabashada Madaxtinimada Maamulka Galmudug ay ku dhex milmeen Ergooyinka. Wararku waxa ay sheegayaan in Musharaxiinta ay bilaaben inay iibsadaan Codka Xildhibaanada cusub ee Galmudug si ay ugu soo baxaan doorashada. Hoteelada ku yaala Cadaado ayaa waxaa ka socda kulamo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ban-Ki- Moon: Oo Hambalyo U Diray Ummadda Soomaaliyeed

$
0
0

Munaasabadda xorriyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay muddo 26 sano ah xalay laga xusay magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay.
Xuska 55-guurada markii Soomaaliya xornimada qaadatay waxaa kasoo qaybgalay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon iyo diblomaasiyiin badan oo ka socotay waddamada caalamka.
Ban Ki Moon oo halkaasi ka hadlay waxaa hadalladiisii ka mid ahaa:
"Mudanayaal iyo marwooyin Asalaamu Calaykum, Ramadaan Kariim. Waxaa sharaf ii ah inaan...
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

1-da Luulyo oo si weyn loogu dabbaaldegay

$
0
0
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live