Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Afar sabab dartood oo ay CIIDAMADA AMISOM uga...

$
0
0

Faaladaan waxaan ku soo qaadaneyna dhibaatada soo wajahday ciidamada Amisom ee sababtay inay soo faarujiyaan Gobolka Shabeelaha hoose iyagoo iminka ku harsan degmooyin dhowr ah halka kuwa kalana ay soo baneeyeen.
Maalmihii ugu danbeeyay warbaahintu waxay hadal heysay inay cabsi soo wajahaday Amisom kadib weerarkii alshabaab ka qabsadeen saldhigii leego ay ku lahaayeen halkaasoo wixii yaalay la qaatay,islamarkaana wixii ciidan ahaana mid la dilay,mid dhaawacmay iyo mid baxsaday ay noqdeen.
Waxaa jirta sedex hadal heyn oo mid uun ay xaqiiqo tahay inay sabab u tahay sababta ka danbeysa inay ka soo yaacaan degmooyin iyo deegeeno ka tirsan Gobolka Sh.hoose.
1-cabsi ciidamada Amisom ka qabaan weerarada alshabaab ee bisha Ramaadan
2-Mushaar la'aan soo wajahday
3- Qorshe la isla ogyahay oo ah ciidamada Itoobiyaanku badalaan kuwa Burindi iyo Uganda kasocda.
4- waqti dheereyn joogitaanka ciidamada Amisom ee Soomaaliya si mushaarku u sii socdo
Aqriste adiguba ka feker afartaan amuuurood midna ka dooro inay tahay sababta dhabta ah ee ciidamada Amisom uga firxanayaan deegaanada Gobolka shabeelaha hoose.
Qodobka afaraad waxay ku cadeyd war dhawaan ka soo baxay qabiir Milateri Soomaaliyeed ah kaasoo warbaahinta qaar u sheegay in Alshabaab awood u laheyn inay xero milateri oo difaacyo badan leh ay si sahlan u galaan balse ay sheekadu tahay mid la isla ogaa oo la rabo in caalamka loogu muujiyo in wali qatarta alshabaab taagan tahay loona baahan yahay in ciidamada amisom sii howlgalaan.
Aniga aragtideyda waxay ila tahay in amisom dhaqaale raadis tahay sidoo kalana jabkii ka soo gaaray deegaanka leegana uu ku yimid ciidamada oo mar dhow soo degay halkaasi loogana faa'iideystay dhufeysyadii lagu yaqaanay oo aan u diyaarsaneyn sida sawiradii leego laga arki karo , kaliya silig ayaa dhufeys u ahaa.
Milateri ahaana Alshabaab way dhisan yihiin marka tababar shaqsi la dhaho iyo mooral maxaa yeelay alqaacida ayaa soo tababartay badankood laakiin qalabka ayaa la dheeryahay waana waxa kaliya ee macno sameyn kara marka dagaal la dhaho.
W/Qorey: Abdi Fatah Mohamed Saladdiyeshe@journalist.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano caan ah oo xog...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Barnaamijkeena Faaqidaadda ee VOA ee toddobaadkan ayaa looga hadlayxaaladda siyaasadeed iyo amni ee Somalia, gaar ahaa qorshaha hiigsiga 2016, qaabka ay doorasho uga dhici karto Somalia, dhaqaale la'aanta haysata dowladda ee sababtay inaan la bixin mushaharkii shaqaalaha, Guuldarada AMISOM ka soo gaartay dagaalkii Leego, iyo waxa laga filan karo doorashada madaxtinimada Maamulka Galmudug.
Waxaa arrimahaasi falanqeynaya oo barnaamijka ka qeybgalaya Cabdirashiid Xiddig, wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha ee dowladda Somalia oo Muqdisho jooga, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka o ku sugan Nairobi, C/rashiid Khaliif Xaashi agaasimaha machadka Heritaga oo Toronto jooga, iyo Prof. Xuseen Warsame oo macallin ka ah jaamacadda Calgary ee Canada.
Qeybta hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhammeystiran.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gen. Indha-Qarshe oo sheegay been lala yaabay!

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Daahir Aadan indho qarshe oo ah Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, ayaa beeniyay wararka la xiriira in Cidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen Saldhigyo ay ku lahaayen G/Sh/Hoose.
Waxa uu sheegay in inta badan Ciidamada DF Somali iyo kuwa AMISOM ay weli ku sugan yihiin Gobolka, balse waxa uu tilmaamay inay suuragal tahay in xiligaani iyo wixii ka dambeeya ay kasoo baxaan.
Indha qarshe waxa uu sheegayay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda aysan weli ka bixin degmada Qoryooleey iyo deegaanka Awdhiigle ee Sh/hoose balse ay ku suganyihiin meelo ku dhaw dhow.
Sidoo kale, waxa uu intaa hadalkiisa kusii daray inay macquul tahay in dadku ay arkeen Ciidamada oo rondo sameynaaya taasina ay u fasirteen in Cidamadu ay kaa guuren xarumaha ay ku sugnaayen.
"Saldhig ama deegaan sideedaba labo ujeedo ayaa loo qabtaa in Ciidamada ay ka eryaan cadowga ama in ay inoo tahay istaraatiijiyad aan uga soo gudbeyno deegaano kale ee ma aha macanaha in cabsi looga baxay meelaha qaar, mana jirto Saldhigyo badan oo laga baxay"
Haddalka Taliyaha ayaa u muuqanaayo mid ay DF Somalia ku dafireyso dhaqdhaqaaqyada ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa DF uga baxayaan G/Sh/Hooseiyo xaqiiqda jirta ee warbaahinta ay soo werisay.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Document caddeyn ah: R/W CCC oo xaday lacag dhan $1...

$
0
0

Waxaa dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya uu su'aalo badan weydiiyay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, iyadoo su'aalihii ugu adkaa ay ka mid ahaayeen qodob ku saabsan lacag loo qoondeeyay xildhibaanadii dowladii KMG ahaa oo ahayd mushaaro ka maqnaa muddo saddex bilood ah, mudo dheerna soo jiitamay, lacagtaas oo dhan 1,476,900 waxaa bankiga dhexe laga saaray isla markii lagu soo shubay si loo siiyo xildhibaanadii oo aad ugu dhibaateysay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa la weydiiyay cidda bixisay amarka ah in lacagtaas aan la siin xildhibaandii loo qoondeeyay ee siyaabo kale loo isticmaalo, wuxuuna ku gaabsaday in mas'uuyiin sare ay bixiyeen. Arrintan oo buuq badan ka dhashay ayay Guddiga maaliyadda Baarlamaanka sheegeen inuu amarkeeda lagaa Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid.
Waxaan helnay saddex qoraal dokument oo caddeynaya sida lacagtaas looga soo celiyay xisaabtii xildhibaanadii hore looga furay oo lagu waday inay qaataan, balse dib loo celiyay si loogu adeegsado arrimo kale oo dadka qaarkii ay sheegeen inay ka mid ahaayeen olole lagu galay shirkii Gobolada Dhexe ee xiligaasi ka socday Dhuusamareeb iyo safarro.
Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Aden Ibraahim (Fargeeti) ayaa bixiyay amarkan sida ka muuqata qoraalada hoose, waxaana tani caddeyn u tahay sida loogu tunto miisaaniyadda dalka u degsan oo madaxda sare u isticmaalaan hantida Qaranka.HOOS KA DAAWO QORAALADA
Qoraalka 1-aad waxaa qoray agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda oo soo xiganaya amar ay siiyeen Ra'iisal wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda
Qoraalka 2-aad waxaa qoray Xisaabiyaha Guud oo u diray Bankiga dhexe si aan lacagtaasi loo bixin oo dib loogu celiyo
Qoraalka 3-aad waa kii ka soo baxay Bankiga oo uu dib ugu soo celiyay lacagta si madaxda sare ay gacanteeda ugu dhacdo.
Isha: Goobjooge
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Ciidamada JUBBA oo hub loo qeybiyay...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada Jubaland ayaa la galiyay heegan buuxa kadib weerarkii Alshabaab ee Akadeemiyada duleedka Kismaayo.
Waxaa la filayaa in wixii maalinta bari ah ka dambeeya dhaqdhaqaaq Militari ka bilowdo gobolka Gedo kaasoo Alshabaab looga saarayo deegaanada ay wali ku harsan yihiin side Baardheere.
Sidoo kae, wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose gaar ahaan magaalada Dhoobley ayaa ku waramaya in ciidamo halkaas ku tababaranayay tababarkii loo xiray loona qaybiyay hub.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Maxaad ka taqaanaa ninkii ka dambeeyey...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Caasimada Online, oo maalmahan baaritaan xooggan ku haysa xubnaha dowladda Soomaaliya iyo ku lug lahaanshahooda arrinta badda Soomaaliya ayaa ogaatay in magacaabistii ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid lug ku leedahay arrinta badda.
Ra'iisul wasaare Sharmaarke oo ah ninkii ugu horreeyey ee iibiyey badda ayaa waxaa dib loogu soo celiyey sidii uu u dhameystiri lahaa howshii uu billaabay, sida xog cusub ay sheegeyso.
Sida dad xog ogaal ah ay Caasimada Online u sheegeen, waxaa magacaabista Cumar ka dambeeyey nin lagu magaacbo Xasan Kheyre oo agaasime ke ah shirkad lagu magacaabo SomOil, oo arrimaha shidaalka qaabilsan.
Shirkaddan, ayaa waxa uu fadhigeedu yahay Nairobi, waxayna si aad ah ugu xiran tahay dowladaha Kenya iyo Norway. Si gaar ah Xasan Kheyre waxa uu saaxiib dhow u la yahay madaxweyne Uhurru Kenyatta iyo madaxweyne Xasan Sheekh.
Xiriirka Xasan Kheyre kala dhaxeeya Xasan Sheekh, Kenya iyo Norway ayaa fududeysay inuu si sahal uga dhaadhiciyo madaxweyne Xasan inuu magacaabo Ra'iisul Wasaare Sharmaarke.
Howshii ugu horreysay ee Sharmaarke uu qabto waxa ay ahayd inuu heshiis kula gaaro New York wakiilka Kenya ee QM, heshiiskaas oo gacanta ka bixiyey badda Soomaaliya. Halkan ka aqri.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xubno ka tirsan DAACISH oo lagu qabtay Nairobi

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka dalkaasi ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan mintidiinta Daacish.
Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in xubnahaasi lagu dhex qabtay magaalada xili ay tashkilinayeen dhalinyaro dhowr ah.
Dadka la qabtay ayaa waxaa ku jiray Laba ruux oo cadaan ah kuwaasi oo ay Saraakiishu sheegen inay hogaaminayeen tiro kale oo u badnaa muwaadiniin ka tirsan dalka Kenya oo u diiwaan gishnaa Mintidiinta Daacish.
Sidoo kale, raga la qabtay ayaa waxaa ku jiray laba ruux oo iyaguna kasoo jeeday dalka Ugandha kuwaasi oo iminka loo gudbiyay xabsiga dhexe halka xubno kale oo iyagu ka tirsana laga baadi goobaayo Magaalada.
Keyta Dingu oo kamid ah Saraakiisha Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in ragaasi ay rumaysan yihiin in loo xil saaray in ay dhalinyaro dagaalama oo taabacsan ururka Daacish ay ka soo qoraan dalalka Uganda,Tanzania iyo Kenya.
Dalka Kenya aya mudooyinkaani dambe waxa ay xarun u noqotay Maleeshiyaad xagjir ah kuwaasi falal amni darro ah ka geysta inta badan wadamada dhaca Qaaradaha Africa iyo Aasia.Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada Online
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Xildhibaan lagu dhex dilay madaxtooyada…

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Madaxtooyada Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ilaalada Madaxtooyada ay jir dil u geysteen Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somaliland.
Xildhibaanka la jir dilay ayaa lagu magacaaba Xasan Cawaale Caynaan, waxa uuna sheegay in jir dilka uu u geystay Taliyaha ciidanka Ilaaliya Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo ka carooday hadal dhex maray mid ka mid ah askartiisa iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada oo qasriga joogay.
Xilidhibaanka oo saxaafadda la hadlay isagoo ku sugan xarun caafimaad ayaa sheegay in taliyuhu u adeegsaday feer iyo laad islamarkaana uu dhulka ku dhacay.
Xasan Cawaale Caynaan ayaa codsaday in sharciga la horgeeyo Taliyaha, waxa uuna carabka ku dhuftay inaysan suuragal aheyn inuu ka raali noqdo dhaawacyo kasoo gaaray jir dilkii loo geystay.
Dhanka kale, Jir dilka ayaa imaanaya xili inta badan Ciidamada amaanka Somaliland ay meel kaga dhaca xasaanada mas'uuliyiinta Maamulka Somaliland oo iyagu gacan kalahadal kala kulma ilaalada.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaban Qaabada Xafladda Doorashada Madaxweynaha Iyo M...

$
0
0

Wafuuda, Marti Sharafta, Xildhibaanada, Musharaxiinta, Odoyaasha Dhaqanka, iyo Dhamaan Dadka ka Qeyb Qaadanaya Munaasabadda Doorashada Madaxweynaha Galmudug Ayaa Hadda Waxay Ku Sii Qul Qulayaan Hoolka Shirka Ee Magaalada Cadaado Halkaas Oo Maanta Lagu Ballansanaa in ay ka dhacdo Doorashada.
Xaaladda Magaalada Cadaado Ayaa Saaka U Muuqata Mid Bandow Ah Inta Doorashadu Socota Saaka Waaberigii Markii Dadku Ay Guryahooda Kasoo Kaceen ayey Ku waabariisteen Ciidamo Faro badan oo wado kasta La Dhigay Magaalada Cadaado iyo Dhamaanba La Joojiyey Isu Socodka Gaadiidka Dadkana Aad Loo Baarayo .
Amniga ayaa Aad Loo Adkeeyay Saaka Magaalada Cadaado iyadoo Cabsi Laga Qabo In Shirka ay Soo Weeraraan Al Shabaab.
Waxii Ku Soo Kordha Xafladda Oo Goordhow Furmi Doonta waxaad Si Toos ah Ugala Socon Doontaan,
HOBYONET.COM
Xafiiska Cadaado
Axmed C/laahi Cali Taakilo
Tel:0615802954/0907787843
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ka bixista Saldhigyada ee AMISOM Iyo al-Shabab

$
0
0

Suspected Shebab gunmen kill 14 in northern Kenya...

$
0
0

Nairobi (AFP) - At least 14 people were killed and 11 wounded on Tuesday when gunmen attacked a northern Kenyan village, close to the border with war-torn Somalia, officials and Red Cross said. There was no immediate claim of responsibility but Somali-led ...
Weblinks: 

Kenya official: Al-Shabab extremists from Somalia...

$
0
0

NAIROBI, Kenya - (AP) -- Kenya official: Al-Shabab extremists from Somalia kill 14 people in Kenya's northern region. Newsday.com now uses Facebook for our comment boards. Please read our guidelines and connect your Facebook account to comment.
Weblinks: 

Militants from Somalia kill 14 in northern Kenya

$
0
0

NAIROBI, Kenya - A Kenyan official says at least 14 people have been killed in an attack by al Qaeda-linked al-Shabab militants in the country's north. Mandera County Commissioner Alex Nkoyo said the attack took place Tuesday in Soko Mbuzi village in ...
Weblinks: 

Gunmen kill 14 in attack on quarry workers in...

$
0
0

No one claimed immediate responsibility for the assault in Mandera town, in which officials said at least 14 people died. Somalia-based Islamic militant group al Shabaab has in the past carried out similar attacks, including one in December in the same ...
Weblinks: 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo afur u sameeyay...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay waxaa uu afur ugu sameeyay danjirayaasha dalalka islaamka ka jooga dalka Soomaaliya iyadoo uu xigay kulan uu madaxweynuhu la qaatay danjirayaasha kulankaas oo looga hadlayay xoojinta dalalka islaamka iyo Somalia .
Afhayeenka Madaxweynaha Daa,uud aweys oo warbaahinta qaranka uga warbixiyay kulankaa afurka ah ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha uu afurka u sameeyay dhamaan wakiilo ka socday danjirayaasha dalalka caalamka islaamka waxaana uu xusay in madaxweynaha iyo danjirayaasha ay ka wada hadleen sidii dalalkaasi dowladda Soomaaliya uga caawin lahaayeen dar dar galinta howlaha horyaala dowladda sida hiigsga 2016 ka iyo dhameestirka maamul goboleedyada .
"dabcan munaasbadaan waxay ahayd munaasabd afur oo madaxweynaha u sameeyay danjirayaasha wadamada islaamka dhowr danjire ayaana ka qayb galay dabcan waxay ahayd munaasbaad iska caadi ah oo madaxweynaha iyo danjirayaasha ay isku dhaafsadeen wada hadalo gaar ah oo la xiriira arimaha Soomaaliya "ayuu yiri afhayeenka .

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka gobolka Banaadir oo tababar u soo xiray...

$
0
0

Munaasabad shahaadoyin lagu doon siiyay koox dabdamis ah oo muda bil ah lagu atababaraaye xarunta dabdamisda Degmada boondheere ee gobalka banaadir iyadoo munaasabada ay kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobalka abnaadir masuuliyin kala duwan iyo marti sharaf kale.
Kooxda Tababarka loo soo xiray ee shahaadooyinka lagudoon siiyay ayaa loo tababaray Gurmadka degdega ah ee dabdamiska iyagoo loo tababaray in ay ka howl galaan Degmada cabudwaaq ee gobalka galgaduud.
Masuuliyiinti kasoo qeyb gashay munaasada ayaa ku booriyay maamulka dabdamiska in la Xoojiyo Tababarada loo sameynaaya gobalada dalka si ay ugu faa'ideystaan Gurmadka deg dega ah.
Gudoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim cabdulaahi xasan oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in maamulka gobalka looga baahan yahay in ay ilgaar ah ku haayan waaxda Dabdamiska.
"In Xarunta dabdamiska ee gobalka banaadir ee iyada degmada boon dheere kutaala maxaa yeelay waa waxda kaliya ee aan dhihi karno ugu shaqada badan uaguna firfircoon afar iyo labataan sacna shaqeeya.
Kusimaha Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Gudoomiye kuxigeenka siyaasada ee maamulka banaadir Maxamed Amed Diiriye ayaa dhankiisa Tilmaamay in dhalinyarada Tababarka loo soo xiray marka ay Tagaan gobalka kooda ay si hagar la'aan ah ugu u adeegan bulshada.
Kooxaha Dabdamiska Soomaliyed ayaa horey waxaa loogu soo tababari jiray Dalka dibadiisa iyadoo Talaabadan ah in gudaha dalka lagu tababaro dabdamiska Soomalaiyed ay dhiira galineyso in la balaariyo Tayada Gurmadka degdega ah ee dabdamiska.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shariif Xasan oo Sacuudiga kula kulmay mas’uuliyiin...

$
0
0

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada bareykan ee makka Al-mukarrama ee Borqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay xoghayaha guud ee ururka isku xirka caalamka islaamka Dr C/laahi Cabdi Al-muxsin Al-turki.
Shariif Xasan madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa ugu waramay xoghayaha guud ee ururk isku xirka caalamka islaamka horumarada ka jira Jamhuuriyada Soomaaliya , waxa uuna ugu mahad celiyay boqortooyada Sacuudiga Carabiya mashaariicda horumarineed iyo tan bini'aadanimada ay ka fulineyso gobolada Soomaaliya oo idil..
Shariif Xasan waxyaabaha uu sida gaarka ah ugala hadlay mas'uulkaan waxaa ka mid ah degaanada maamulkiisu uu ka arimiyo waxaana uu ka codsaday in maamulkiisa laga taageero dhinacyada hormarka.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Inka badan 14 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay...

$
0
0

Cuqaal Iyo Odayaal Mudo Kabadan Laba Todobaad Ku...

$
0
0

Ceerigaabo(Waaheen)ilaa Iyo Dhowr Iyo Toban Isugu Jira Cuqaal Iyo Odayaal Ka Soo Jeeda Degmada Ceerigaabo Ayaa Mudo Kabadan Laba Todobaad Waxay Ku Xidhanyihiin Xabsiga Magaalada Ceerigaabo .
Waxana Xadhiga Cuqaashani Amar ku Bixiyay Xidhitaankooda Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay Oo Isagu Doonaya In Uu Xal Ama Weji Ka Dhigto Xadhiga Cuqaasha Uu Xidh Xidhay.
Xadhiga Cuqaashan Ka Soo Jeeda Degmada Ceerigaabo Ayaa Waxa Uu Badhasaabka Gobolka Sanaag Ku Sababeeyay Askari Dhowaan Dilay Taliyihii Koofiyad Casta Oo Hayb Ahaan Ka Soo Jeeda Cuqashan Iyo Odayaasha La Xidh Xidhay Kaasi Oo Markii Uu Dilka Fuliyay Ka Baxsaday Goobtaasi Hase Yeeshee Cuqaashaasi Ayaa Balan Qaaday In Ay Soo Qaban Doonan Ninkaasi gacan Ku Dhiiglaha ah Inkasta Oo Aanay Xukumadu Sugin siina Mudo Ku Filayn Ayaa Mudo Yar Kadib Dilkaasi Waxay Xabsiga Ku Gurtay Odayaal iyo Cuqaal ka Soo Jeeda degmada Ceerigaabo ...
Maamulka Gobolka Sanaag Oo Uu Hogaaminayo Badhasaabka Gobolku Axmed Cabdi Falaay Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Ciidanka Ayaan Wax Jawaaba Ka keenin Ninkii Gacan Ku Dhiiglaha ahaa Oo Ay Iyagu Tuurta u Riteen Doonitaankiisa Iyo Soo Qabashadiisa Inkasta Oo Ay Ciidamada Bilaysku Ku Sheegeen Buuralayda Gobolka Sanaag Isla Markaana Ay Cadaysteen In Ay Soo Qabashadiisa Ka Beqeen Madaama Uu Sito Qorigii Uu Dilka Ku Fuliyay.
Waxa Sanadkan Gudihiisa Somaliland Ka Dhacay Dilal Kala Duwan Oo Ay Intooda Badan Fuliyeen Askar Kamida Ciidanka Qaranka Somaliland Kuwaasi Oo Ku Fuliyay Dilalkan Sarakiishooda IYo Dad Magacleh Dhamaanba Dilalkaasi Kala Duwan Ee Ka Dhacay Somaliland Waxa Tuurta U Ridatay Xukumada Uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Dilaanyo Hase Yeeshee Dilkii Ugu Danbeeyay Ee Ka Dhacay Ceerigaabo Oo Aan Kuwaa Hore Waxba Ka Duwanayn Ayaad Moodaa In Ay Xukumadu Siyaasadaysay Iyada Isla Markaana Iska Hor Keenayso Beelaha Walalaha Ah EE Wada Dega Degmada Ceerigaabo Iyo Guud Ahaanba Gobolka Sanaag Halkii La Donanay In Xaalada Lagu Xaliyo Xaalad Qaran Ayaad Mooda In Xukumadu Doonayso In Ay Ku Xaliso Xaalad Qabilaysi Oo Iyada Lafteeda Aanay Daacad Ka Ahayn.....
Hadaba Waxa Iswaydiin Xukumadu Maxay Ka Damacsantahay Xadhiga Odayaasha Oo Ah Kuwa Intabadan Marka Ay Dhibaatooyin Dhacaan Lagu Majeerto Oo Ka Qayb Qaata Nabadgelyada Meel Weyna Kaga Jira Xalka Dhaqan Ee Somaliland KU Soo Caano Maashay Mudadii Dheerayd Ee Ay Soo Jirtay
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyey guddiyo ay...

$
0
0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey laba guddi oo dhawaan ay soo magacowday xukuumadda federaalka ee Soomaaliya. Kulan ay ka soo qeybgaleen 187 xildhibaan ayuu baarlamaanku cod qarsoodi ah ugu qaaday guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka, iyo kan kala ee xuduudaha iyo federaalka. Cod qaadista ayaa aheyd in xubin kasta oo guddi ka tirsan uu helo 94 [...]