Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Ethiopia threatens action against Eritrea

$
0
0

Addis Ababa has repeatedly accused Asmara of trying to destabilizing the horn of Africa's nation by backing Ethiopian rebels and by providing direct and indirect support to al-Qaida allied Islamist militants in Somalia. However Eritrea's subversive ...
Weblinks: 

Qoorsheel & USP (Sawiro)

$
0
0

(Mudisho Galgalanews) Siyaasi Siciid Jaamac Qoorsheel oo dhawaan loo Doortay Gudoomiyaha USP ayaa shir balaadhan Muqdisho kula yeeshay Bulshada Maakhir intooda Muqdisho ku sugan
Shirkaasi oo ahaa mid Gudoomiyaha uga waramayay Safaradiisii Dibada & wixii u soo qabsoomay ayaa ku soo idlaaday Guul.
Sicid C/laai Ducaale oo ka mid ahaa Dadkii Shirkaasi ka qayb galay ayaa u sheegay GalgalaNews inuu Shirku ahaa mid is waraysi & kala war-qaadasho ah.
Dadka ayaa Amaanaya Dadaalada Siciid Qoorsheel oo ku soo beegmay xili loo baahnaa oo ah marxalad kala-Guur ah.
GALGALANEWS.COM
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

l-Shabab Claims Attack On ‘Sleeping’ Kenyan Workers

$
0
0

Al-Shabab were responsible for the attack, the group's spokesman said- adding that they targeted "crusaders" in the attack to "avenge killings of Muslims in Somalia and Kenya.
Weblinks: 

“DFS iyada ha ku ekaadaan guddiyada annagu...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-War qoraal ah oo kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Maamulka uusan shaqo ku laheyn Gudiyada Xaduudaha iyo Doorashooyinka ee la meel mariyay.
Gudiyadaan oo ka kooban gudiga Xaduudaha iyo Gudiga Doorashada ayaa Puntland markii la magcaabay sheegtay inaan lagala tashan, waxaan qoraalka lagu yiri
"Puntland ayaa diiday Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka,ah, kasoo aan sharci ahayn islamarkaana ka hor imaanaya sida ku xusan Qodobka 111 ee Dastuurka ku meel gaarka Federaalka oo sheegaya in wada tashi lagala sameeyo dowladdaha xubnaha ka ah federalka".
Puntland waxa ay sheegtay in ka maamul ahaan aysan u cuntameynin inay u hogaansanaato howlaha ay qaban doonaan Gudiyadaasi.
Sidoo kale, Puntland waxa ay sheegtay in ujeedka Gudiyadaasi ay yihiin in lagu sii carqaladeeyo Siyaasada dalka, waxa ayna carabaabeen in mowqifkooda uu yahay diidmada Gudiyada.
"Puntland waxay si weyn u taageersan tahay ilaalinta mabaadi'da Federaalnimada ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo xiriirka ka dhaxeeya dalalka xubnaha ka ah federaalka sida uu qeexayo Qodobka 50, qaybta (c) ee Dastuurka ku meel gaarka Federaalka" ayaa lagu yiri qoraalka.
Dhanka kale, Maamulka Puntland ayaa dhaqan iyo Caadaba u leh inay ka hor imaado wax waliba oo khuseeya go'aanada DF iyo dhismayaasha gudiyada.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

14 killed as Al-Shabaab raid residential area...

$
0
0

He said the attackers sneaked in from Somalia and raided the estate at around 1.30am. They blew up a gate using an improvised explosive device and started shooting indiscriminately once inside. "The intention of the heinous murderers was to take siege of ...
Weblinks: 

Wasiir Maareeye: ” waxbaa laga bedelayaa xeerka...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Iyadoo in muddo ah ay qaadatay hirgelinta xeerka Saxaafadda dalka ayaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Max'ed Cabdi Xayir Maareeye oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho waxa uu daboolka ka qaaday in wax ay ka badalayaan xeerkaasi.
Wasiir Maareeye ayaa carabka ku dhuftay in ay jiraan guddi ka koban qeybaha Warbaahinta oo gacanta ku haya xeerkaasi islamarkaana Wasaaraddu ay wada tashi ka sameynayaan wax ka bedelka xeerkaasi.
Si kastaba Saxaafadda Madaxa banaan ayaa horay u soo gudbisay dhaliilo ku aadan wax ka bedelka xeerka saxaafadda maadaama ay ku jiraan qodobo aan la qaadan karin sida la sheegay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weerar Gaadiid shacab ay la socdeen lagula qaaday Kenya

$
0
0

Nairobi ( Sh.M.Network)-Weerarkan oo ahaa mid gaadmo ah ayaa Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab waxa ay ku qaadeen Gaadiid ay la socdeen Dad Shacab ah oo marayay Degaanka Impakitooni ee Jaziirada Lamu ee Dalkaasi Kenya.
Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro dhimasho iyo mid dhawaac oo ka dhashay Weerarkaasi balse ilaa iyo hada lama shaaacin khasaaraha dhabta Weerarkassi uu sababay.
Weerarkan ayaa daba socda Weerar kale oo lagu qaaday Magalaada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya kaasi oo lagu Dilay ugu yaraan 14 Ruux.
Sidoo kale Weerarkaasi ka dhacay Mandeera ayaa lagu dhaawacay ku dhawaad 11 Ruux kuwaasi oo u badnaa Dadka ka shaqeysta dhagxaanta.
Dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay Weeraro dhowr ah oo ay geysteen Kooxaha ka Dagaalama Soomaaliya inkastoo Saraakiisha Ciidamada Dowladda Kenya ay ka digeen in Weerar argagixiso ay ka dhacaan Dalka inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Shabeelaha Hoose oo dib ula wareegaya ...

$
0
0

Marka ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cali Nuur oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in deegaanno ka maqan gacanta dowladda ay dib u soo ceshanayaan.
Mr Cali Nuur ayaa ku nuux nuuxsaday in meelaha lala wareegayo ay ku jiraan deegaanno dhawaan Al Shabaab-ku ay dib u qabsadeen.
Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa ka dalbaday shacabka ku nool Gobolka Shabeelaha Hoose ay isku diyaarinayaan qorsho cusub oo ku aadan xaqiijinta Nabad Gelyada Gobolka Shabeelaha Hoose.
Si kastaba dhawaan ayey ahayd markii deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ay faarujiyeen Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

How Can ISIS Ever Withstand Obama’s ‘Better Ideas’?

$
0
0

The Arab Spring was going to bring democracy to the part of the world. Instead, it brought the Muslim Brotherhood into power in Egypt and turned Libya into the Somalia of the Mediterranean. (RELATED: Remembering Libya: Hillary's Iraq) In Syria ...
Weblinks: 

Ethiopia threatens action against Eritrea

$
0
0

Midowga Yurub oo shegay in laga guulaystay Burcad...

$
0
0

Brussels ( Sh.M.Network)-Ma jiro wax weerar Burcad badeednimo ah oo dhacay 6 dii bilood ee la soo dhaafay ee sanada 2015 sidaasi waxaa sheegay abaanduulaha howlgalka ATLANTA ee Dowladaha Midowga Yurub ay ka wadaan Biyaha Soomaaliya.
Midowga Yurub ayaa xusay in weeraradda Burcad badeeda ee hoos u dhacay ay calaamad u tahay fashilka ku yimaaday kooxaha wax afduubta ee Burcad badeeda Soomaalida ah ee biyaha Soomaaliya iyo kuwa ka baxsanba ka qowlaysan jiray.
Martin Smith oo ka mid ah saraakiisha howlgalka ATLANTA ayaa isagu qabo in iyadoo xoogaa hormar ah laga sameeyay la dagaalanka Burcad badeeda in aan lays dhigan oo wali qatarta Burcad badeeda ay muuqato.
Martin Smith ayaa ugu dambayn xusay in howgalka ATLANTA la sii wadi doono illaa biyaha Soomaaliya ay ka noqonayaan marin ammaan ah oo Maraakiibtu si xor ah u isticmaalaan.
Laga soo bilaabo sanadkii 2009 xeebaha Soomaaliya waxaa ka howlgalayay maraakiib dagaal oo ay leeyihiin dowladaha Midowga Yurub oo wada dagaal ka dhan ah Burcad badeeda Soomaalid ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo laamaha ammaanka Muqdisho...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay madaxda laamaha amniga Qaranka.
Madaxweynaha ayaa intii munaasabadda ay socotey kala hadley madaxda laamaha amniga, xaaladda dalka uu ku sugan yahay iyo sida ciidammada looga doonayo inay doorkooda saliimka ah uga cayaaraan.
"Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed way ogsoon yihin hawsha adag ee ay Ciidammada Qalabka Sida inoo hayaan. Hawshaasi waxaan doonayaa in la labanlaabo, ilamaa guud ahaan cadowga laga sifeeyo waddanka, awooddeenana aan isugu geyno dhanka horumarka".
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale taliyeyaasha ciidammada farey in si dhow loola socdo xaaladda nololeed ee ciidammada, xuquuqda ay leeyihiin, anshaxa iyo isla xisaabtan dhanka hawlaha sugidda amniga.
Munaasabadda waxaa ka soo qeybgaley Wasiirka Gaashandhigga Sareeyo Guuto Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Amniga Cabdirisaaq Cumar Maxamed, taliyeyaasha ciidammada iyo mas'uuliyiin kale.
-DHAMMAAD-
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

   Cutubyo Ciidamo Ethiopian horleh oo ku soo biiray...

$
0
0

Luuq( Sh.M.Network)-Goobjoogayaal ku sugan gobalka gedo ee koofurta somaaliya ayaa sheegaya in ugu yaraan 3000 oo askari oo ka tirsan ciidamada itoobiya oo wata dabaabaad xoogan ay ka soo gudbeen xadka iyagoo soo galay magaalada luuq.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa voa u sheegay in ciidamadaasi itoobiyaanka ay ku sii jeedaan deegaano ay wali gacanta ku hayaan dhaqdhaqaaqa Al Shabaab sida magaalada Baardheere.
Kooxda Al Shabaab oo hore looga qabsaday deegaano ay maamuli jireen ayaa wali wada weeraro xoogan kuwaasoo badanaa ay ka gaystaan gobalka waqooyi beri Kenya,iyadoo weerarkii ugu dambeeyay dhawaan ku dileen 14 ruux kadib markii ay weerareen deegaan ka tirsan magaalada Mandheera
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Meydka Gabar 3 Jir ah oo la soo dhigay Degmada Hodan

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Sida qof Goob ah ay u xaqiijisay Idacaadda Shabekke ee Magaalada Muqdisho Meydka Gabar yar ayaa saaka la soo dhigay Xaafadda African Village ee Degmada Hodan.
Gabadha Meydkeeda la soo dhigay Xaafadda African Village ayaa da'deeda lagu qiyaasay 3 sano jir.
Ma jiro wax dhaawac ah oo jirkeeda ka muuqday hayeeshee Goob Joogayaasha ayaa sheegay in sanka ay ka dhiigeysay.
Idaacadda Shabelle oo u kuur gashay meydka Gabadhaasi yar ayaa heshay warar qaar sheegaya in gabadhaasi ay dishay Hooyadeed oo madaxa looga jiro.
Wararka ayaa intaas kudaraya in Haweeneyda Madaxa looga jiro ee dishay gabadheeda Boliiska ay kaxeeyeen.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maraykanka: “ Kenya waxaan siineynaa Diyaarado...

$
0
0

Nairobi ( Sh.M.Network)-Safiirka dowladda Maraykanka u fadhiya Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Robert Godec oo la hadlay warbaahinta Kenya ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay Kenya ka tageeri doonto la dagaalanka wax uu ku sifeeyay la dagaalanka argagixisada.
Robert Godec ayaa sheegay in weerarada Kenya ka dhaca aysan niyad jabin doonin dowladda Maraykanka, islamarkaana ay ka go'antahay Xukuumada Washiton in dhinacyadda dhaqaalaha sirdoonka laga caawiyo Xukuumadad Nairobi si ay awood ugu yeelato ka hortaga weeraradda dhaq dhaqaaqa Soomaaliya ay ka gaystaan gudaha Kenya.
Mr Godec oo hadalkiis sii wata ayaa xusay in dowladda Maraykanka ay kenya ugu deeqi doonta diyaarado iyo doomo dheereeya oo ay kula tacaasho argagixisada qatarta ku haysa amniga dalkeeda.
Safiirka Maraykanka ee Kenya ayaa ugu dambayn sheegay in sidoo kale dowladda kenya loo tababari doono ciidamo gaar ah oo ka hortaga, lana dagaalama dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ee weeraradda ka fuliya dalka Kenya.
Hadalka dowladda Maraykanka ayaa imaanaya xili maalmihii aynu soo dhaafnay ay dalka kenya ka dhaceen weeraro qasaaro sababay oo ay fuliyeen Xarakada Al Shabaab ee ka dagaalanta Gudaha Soomaaliya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

EU says piracy off Somalia suppressed

$
0
0

The commander of the EU anti-piracy mission off Somalia Major General Martin Smith Wednesday said the mission called EUNAVFOR-Atalanta has been a "successful operation." Speaking at a press conference in Brussels, he said In 2011 there were 736 hostages held by pirates in Somalia and 32 ships.
"There are now 26 hostages but no ships and there have been no pirate attacks in the last six months" he said.
But he warned that the threat of piracy "still very much exists. We have suppressed it. So there is still need for an operation," he added.
Smith said non-EU countries like Serbia, Montonegro and New Zealand are taking part in the mission and in future Chile, Colombia and South Korea will also join the EU operation. (end) nk.tg
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Police thwarted Al-Shabaab attempt to attack buses

$
0
0

Kenya is currently engaged in the fight against the militant group in southern Somalia, where its soldiers, under the Africa Union peacekeeping mission AMISOM, has been registering impressive gains and extending humanitarian assistance to the local population.
Weblinks: 

Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda...

$
0
0

Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo kulanka lagu soo bandhigayay ay isugu yimaaden gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobalka Banaadir, xubna ka tirsan maamulka dowlada hoose ee Xamar,wakiilo ka kala socda wasaarada ganacsiga iyo warshada ee dowlada Soomaaliya,rugta ganacsiga iyo mas'uuliyiin kale.
Inta uu kulanka socday waxaa ay ka qeybgaliyaasha kulanka waxaa ay falan qeeyen sida loo horumarin karo dhaqalaha dowladda Hoose ee Xamar iyo bulshada Soomaaliyed ee kunool magaalada Muqdisho looga dhaadhicin karo in mashruucan uu yahay mid dhaqaajinaayo horumarka caasimada isla markaana qeybtooda ka qaataan.
Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee maamulka gobalka Banaadir Iimaan Nuur Iikar oo kulanka ka hadlay ayaa sharxay mashruucan,isagoo sheegay in loo baahan yahay in dhaqaalaha si hufan loo maareeyo.
"Waxaa laga rabaa dowladda Hoose iyo dowladda dhexe iyadoo la wada dhan yahay in la fududeeyo waxan oo qofkii aan la dhibin ganacsi ayuu rabaa in uu sameysto shanta sano ooh ore bilowga ganacsigaaga waa Free (bilaash)" ayuu sheegay Iimaan.
Tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee kacaanka isla markaana dalka uu muda labaatan iyo dhowr sano uu burbur ku jiray ayaa waxaa meesha ka baxay dhaqaalaha horumarinta dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo haddi mashruucan uu sida loo qorsheeyay loo hirgeliyo waxaa ay waxa badan ka bedeli doontaa dhaqaalaha magaalada caasimadda ah.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xeer ilaaliyaha oo beeniyay in dowladda ay ka baxday...

$
0
0

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in 13 bishan Luulyo ay gudbineyso dowladda Soomaaliya dukumentiyadii ka harsanaa dacawadda dowladda Soomaaliya ay la tiigsatay Kenya taas oo ku saabsaneyd soohdinta badda ee labada dalka ay ku muransanyihiin.
Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sidoo kale sheegay in wararka sheegaya in dowladda ay ka baxday dacawadaasi ay yihiin kuwo been abuur ah, isagoo tilmaamay in shirkadaha Lixda ah ee ku howlanaa shidaal baarista ay shan kamid ah heshiiskii ay buriyeen ka dib markii dowladda Soomaaliya ay digniin u jeedisay isla markaana hal shirkadda oo kuwaas kamid ah oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ay weli ku harsan tahay heshiiskaas dowladda Kenya ay kula jirtay ayna ugu baaqayaan in ay howlahaasi joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan.
"Dhulka Soomaaliyeed taako kamid ah wax heshiis ah iyo wax gorgortan ah kama galayno haddii aanahay dowladda Soomaaliyeed iyo shacakiisaba", ayuu yiri Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Dhageyso

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Munaasabad lagu taageerayay Galmudug oo London lagu...

$
0
0

Munaasabadan oo loogu hambalyeynayay maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK .
Ka qeybgaliyaasha munaasabadda ayaa hambalyo u direy madaxweynaha dhowaan loo doortay maamulka KMG ee Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo xubnaha kale ee maamulkaasi.
Dadkii Munaasabada kasoo qeyb galay ayaa waxaa kamid ahaa Ra'isal wasaarihii hore ee dowladii KMG Soomaaliya mudane Nuur Xassan Xuseen Nuur Cade, Al Ustaas Axmed Naaji Sacad iyo mas'uuliyiin kale.
Sidoo kale Munaasabadan ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay maamulka cusub oo dhowaan gobolada dhexe madaxweynaha loogu doortay Mudane C/kariim Xuseen Guuleed, waxaana ay ugu duceeyeen in Alle u fududeeyo mas'uuliyadaasi uu u qaaday shacabka deegaanada gobolada dhexe.
Sawir Qaade: Yuusuf Garabay-London