Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Weli ma booqatay webkan cusub ee cajiibka ah

0
0

Xasan oo hurdada iska waayey iyo Turkiga oo…!

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar xog ogaal ah oo ay heshay Caasimada Online ay heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka uu cafaimaad darro sheeganay islamarkaana uu iska waayay hurdada.
Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha uu jahwareer Siyaasadeed ka qaaday Arrimaha la xiriira muranka badda, joojinta dhaqaalaha DF Somalia ay ka heli jirtay beesha Caalamka iyo arrimo kale oo aan iminka qoraal lagu soo bandhigi Karin.
Madaxweyne Xasan oo saaxiib u noqday dhafar iyo Jahwareer ayaa waxa ay xogtu sheegeysaa inuu ka go'ay nasiinada iyo jiifka taasina ay keentay in lagu jiifiyo dawo.
Saraakiil Caafimaad oo ka tirsan Turkiga ayaa la soo warinayaa in si gaar ah ay gacanta ugu hayaan Caafimaadka Madaxweyne Xasan waxaana jiro warar sheegaya in Madaxweynaha loo qoray nasiino badan.
Caafimaadka Madaxweyne Xassan ayaa ka duwan sidii hore waxa uuna xiligaani saaxiib u yahay xanuuno yar yar oo sababay buuqa iyo Siyaasada marba isbedeleyso ee ka taagan dalka Somalia.
Ma jirto xanuuno gaar ah oo iminka hayo madaxweynaha markii laga sootago kuwa yaryar ee uu ka qaaday jahwareerka Siyaasada dalka.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasan oo hurdada iska waayey iyo Turkiga oo….

0
0

Warar xog ogaal ah oo ay heshay xogooseay heshay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka uu cafaimaad darro sheeganay islamarkaana uu iska waayay hurdada. Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha uu jahwareer Siyaasadeed ka qaaday Arrimaha la xiriira muranka badda, joojinta dhaqaalaha DF Somalia ay ka heli jirtay beesha Caalamka iyo arrimo kale oo aan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XAAD oo farriin muhiim ah u diray Ahlu-Sunna !!

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Nabaddoon Max'ed Xasan Xaad oo kamid ah Nabadoonada Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay dhismaha Maamulka cusub ee Galmudug.
Waxa uu sheegay in Galmudug ay tahay mid ku dhisan sharciga, Ahlusuna looga baahan yahay inay ka xishooto waqtiga oo ay is hortaaga ka joojiso Maamulka cusub.
Wuxuu sheegay in Maamulka Galmudug uu noqday maamulka kaliye ee sida sharciga ah ku dhismay sidaa darteedna dadka doodda ka qaba loo baahan yahay in ay Tanaasul iyo dib isu qabasho ayaa looga baahan yahay.
Nabadoonka ayaa sheegay inay doonayaan in Ahlusuna ay soo degto, waxa uuna tilmaamay in Maamulka uu yahay mid ay ka heli doonaan xuquuqdii ay ku lahaayen.
"Ahlusuna waxaan ugu baaqi lahaa inay la imaado Siyaasad degan, xaqa ay ku leeyihiin Maamulka cusub wey heli doonaan balse waa in arbushaada ay naga dhaafan"
"Waan aaminsanahay in Ahlu Sunna ay yihiin Culimo dhibaato badan ka soo maray Ladagaallanka Al-shabab xaq badana ku leh Maamulka la dhisaayo".
Nabaddoon xaad ayaa intaa ku darayin Maamulka Galmudug uu yahay maamulka Soomaaliya ka jira ee Dowlad Goboleedyada ay tahay in ay ku daydaan.
Nabaddoonka ayaa hadalkiisa kusoo gabagabeeyay in Culimada Ahlusunna ay uga fadhiyaan in dadkooda ay la qeybsadaan wanaag iyo maamulka.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Axmed Madoobe oo dhex dhexaadinaya Gaas iyo General...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in magaalada Garoowe ee maamulka Puntland uu gaaro madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe oo saaxiibo dhanka mucaaradnimada yihiin madaxweynaha Puntland C/welli Gaas.
Safarka madaxweynaha maamul goboleed Jubba ayaa leh wajiyo kala duwan, waxaana muhiimada koowaad tahay sidii labada maamul goboleed ay kaga tashan lahaayeen kasii mid ahaanshaha nidaamka federaalka oo dowlada Soomaaliya ku dhisan tahay.
Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo isku keenida madaxweynaha maamulka Puntland C/welli Gaas iyo Sarkaal ka tirsanaa maamulkiisa oo ka goostay kana carooday arimo badan, sida uu warbaahinta u sheegay korneyl Muxudiin.
Labadii todobaad waxaa socon waayay qorshe la doonayay in la isugu keeno madaxweynaha Puntland iyo sarkaalka ka goostay, kana carooday mushaar la'aanta ciidamada maamulkaasi.
Lama oga waxyaabaha madaxweynaha maamulka Jubba uu ka badali karo khilaafka soo xoogeystay ee u dhaxeeyo madaxweynaha Puntland iyo sarkalkaasi.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

The Namibian

0
0

SOMALIA is a nation without a state. The country exists as a geographical entity on the African map but there has been no sovereign and democratic authority for the past 25 years. The last functioning central government running the whole country as single ...
Weblinks: 

We told police of suspicious people prior to attack,...

0
0

Friends and relatives of 14 people who were killed in a gun attack near a military camp at the Kenyan border with Somalia breaks down in tears after identifying the bodies of their beloved at the Chiromo Mortuary in Nairobi. It is believed the victims were ...
Weblinks: 

Puntland oo rajo xumo ka muujisay Barnaamijka New Deal

0
0

Garoowe ( Sh.M.Network)-Golaha Xukuumadda Maamulka Puntland ayaa sheegay in gaabis uu ku socdo Barnaamijka Higsiga Cusub ee New Deal.
Puntland ayaa tilmaamay in qaabka ay wax u socdaan marka loo eego aan laga gun gaari karin Barnaamijka New Deal.
New Deal ayaa ah qorsho dalka uu ku higsanayo horumar islamarkaana doorasho xor ah uu ku xaqiijinayo dalka.
Si kastaba Puntland ayaa indhawaanahaan dhaliileysay qorshayaasha dowladda dhexe ay hormuudka ka tahay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dooni Muhaajiriin Soomaali ay ka mid yihiin la...

0
0

Rome ( Sh.M.Network)-Ciidamada ilaalada xeebaha talyaaniga ayaa badbaadiyey muhaajiriin ay ku jireen Soomaalia oo dooni ay kula degtay xeebaha talyaaniga.
Wararka ka imaanaya dalka talyaaniga ayaa sheegay in dooni siday 500 oo muhaajiriin ah oo ka yimid waqooyiga qaaradda afrika in ay ku degtay meel xeebaha talyaaniga u dhow,dadkaasi muhaajiriinta ah oo ay qayb ka ahaayeen dad Soomaali ah iyagoo la socday dooni tayo ahaan liidatay taasoo sababtay in ay qalibanto.
Illa iyo 12 ruux ayaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen doonidaasi,ciidamada badda talyaaniga oo wata maraakiib dagaal ayaa gurmad u sameeyay dadka muhaajiriinta ah ee ka yimid qaaradda afrika.
Illaa iyo iminka lama oga in dadka geeriyooday ay qayb ka yihiin muhaajiriinta soomaalida ah ee doonidaasi la socday.
Dhawaan ayaa waxaa madaxda ururka midowga yurub ay ka kulan ka yeesheen sidii loo yareen lahaa dadka ka yimaada qaaradda afrika ee ka soo tahriiba xeebaha Libya.
Kumanaan Soomaali ah ayaa naftooda ku waayey badda medetereeniyaan ee u dhaxeysa talyaaniga iyo Libya.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tunisia: 3,000 British tourists airlifted out of...

0
0

The warning places Tunisia in the same category as Afghanistan, Iraq and Somalia, which gives some indication of the seriousness of the decision. Even after a series of attacks against tourist targets in Egypt the Foreign Office stopped short of flying ...
Weblinks: 

Wasiir ka tirsan Xukuumada CCC & Alshabaab oo...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wasiir ka tirsan xukuumada Soomaaliya kana mid ahaa dadkii ku sugnaa hotelka Wehliye ayaa la dagaalamay xoogagii ka tirsanaa Alshabaab ee weeraray dhismaha hotelka Wehliye ee ku yaala Maka Al Mukarama.
Maxamed Cumar Ceymooy oo kamid ah golaha wasiirada xukuumada Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegay inuu kamid ahaa dadkii ku sugnaa Hotelka Wehliye ee magaalada Muqdisho markii weerarka dhacayay.
Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadda Badda Soomaaliya ayaa xalay kamid ahaa dadkii u istaagay in ay qorayga qaataan si ay Al-shabaab uga hor istaagaan in ay gudaha Hotelka u galaan.
Isagoo la hadlayay VOA uu wasiirka sheegay in xaalada marka ay sidaa ay noqoto aysan jirin mas'uul ayaan ahay balse nafsada ay kugu qasbayso in aad qorayga qaadato kana qeyb qaadato xiligaasi weerarka soconaya.
Waxa uu yiri "Waxa aan saf dheer oo labatameeyo aan ku tukanaayay saalada maqrib hotelka hal mar ayaan waxaa nagu soo daatay murayadihii,waxaa hotelka aad u difaacay ilaalada,inteeni meesha joogtayna qorayga ayaan wada qadanay si anagoon fara maran meesha nagula dilin"
Mudane Maxamed Cumar Caymooy Wasiirka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Kheyraadda Badda Soomaaliya ayaa muujiyay in howlgalki uu dhamaday ayyana jirin wax yeelo kasoo gaartay weerarkii xalay.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haraaga Hoteel Weheliye qaraxii xalay kadib

0
0

Kn: Saraakiil u hadashay dowladda Soomaaliya ayaa sheegey in illaa 7 ka mid ah dagaalyahanadii weerarada soo qaaday ay dileen ciidamada dowladda, islamarkaasina ay soo afkareen weerarada.
Goobtii ay wax ka dhaceen ayaa waxaa xalay booqdey wasiirka amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed kaasi oo soo indha indheeyey sidii ay meesha wax iga dhaceen iyo qasaaraha dhashay.
Wasiirka Amniga waxa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay isdajiyaan oo ay xoojiyaan la shaqeynta hay'adaha amniga, si looga hortago falalka ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.
Waxaa wehliyey qaar ka mid ah wasiirro kale oo dowladda ka tirsan sida wasiirka gaashaandhigga Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha nabbad sugidda qaranka Col. Cabdiraxmaan tuuryare.
Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in mas'uuliyiin dowladeed oo deganaa hoteelada laga badbaadiyey qaraxa , iyada oo ciidamada ONKOD loo yaqaano ee dowladda ay ka qeybqaateen hawlgalka samotobixinta.
Sida ay Goobjoog u sheegeen mas'uuliyiinta isbitaalka Madina, waxaa halkaasi la geeyey 15 dhaawacyo ah, taasi oo qasaaraha dhacay ka dhigaysa 7 dhimasho ah iyo 15 dhaawac ah.
Alshabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxyada oo dhacay maqribkii markii afurka loo fadhiyey, laguna qaaday labada hoteel eek ala ah Siyaad iyo Weheliye.
Isla xalay waxaa kulan degdeg ah isugu yeerey Ra'isulwasaaraha oo la shirey wasiirada qaar iyo taliyeyaasha ciidamada, kulankaasi oo ahaa xog wareysi, waxaana u waramay madaxdii goobta wax ka dhaceen booqatay.
Wasiirka amniga oo kulanka ka hadlayay ayaa yiri "Weerarka Kooxda Alshabaab ay ku soo qaaday halkan uma suurtoobin oo ah inay waxyeelaan dad saa'imiin ah, Hotelka Wehliye 7 qof ayaa soo gashay, dhaaman ciidamada ayaa toogtay, sidaas oo kale Hotelka Siyaad shan ayaa soo gashay oo labo ka mid ah ay is qarxiyeen saddexda kale ciidanka ayaa toogtay, waxaana uu dhaawac fudud soo gaaray dad shacab ah, ciidamaduna way ku mahadsanyihiin howsha ay qabteen".
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia’s al Shabab kills 10 in two Mogadishu hotels

0
0

Militants attack Somalia's capital city of Mogadishu

0
0

FoolXumada UGUS iyo laynta Muslimiin Afuraya

0
0

Qaar ka mid ah Dadkii laga soo bad'baadiyay weerarkii fashilmay ee kooxda Alshabaab ay ku qaadeen Hoteello ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa ka sheegeeyay Habkii Ciidammadda Qaranka ay ula dhaqmeen intii lagu guda jiray Bad'baadinta Dadkaas, iyaga oo la hadlay warbaahinta Qaranka.
" Nolosha iyo islaamnimada ayey la daagaal sanyihiin Alshabaab, Ciidankeenna ayaan u mahadcelinaynaa,Dowladda waxaan leenahay dadkaan ha laga Raadiyo Goobaha ay joogaan, ciidammaddu si wanaagsan ayey Inoola dhaqmeen waana u mahad celinaynaa" ayey dheheen Qaar ka mid ah Dadkii Nala Hadlay.
Waa Arrin aanan ku cusbeyn Maqalkeeda Dhagaha Bulshada Soomaaliyeed waaxaana Ficillada foolxumada badan laga filan garaa kooxda Aan Arxanka iyo Dadnimada lahayn ee UGUS kuwaas oo marwalba u taagan dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed Kaba daranoo Muslimiinta Sooman waqtiyada ay afurayaan.
UGUS waxa ay caan ku yihiin xilliyada la faraxsanyahay Damiir xumadood in ay ku Tashadaan dhibaataynta Ummad Dhammaan Muslimiin ah Cidkasta oo wadda Dhibaato sida Alshabaab waxaa gaaraya Qasaarihii xalay gaaray qaar iyaga ka mid ah.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

11.07.2015 Warka Subaxnimo Ee Radio Hargeysa.

0
0

11.07.2015. Barnaamijka Dhaqaalaha.

0
0

Wasiir ku sugnaa Hotel Weheliye oo sheegay inuu...

0
0

Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Cumar oo ka mid ahaa dadkii uu xalay weerarku ku qabsaday hotelka Weheliye ayaa ka sheekeeyey sida ay wax u dhaceen. aEUoeAniga, rag xildhibaano ah iyo dad kale ayaa anagoo salaada maqrib u taagan waxaan maqalnay qarax weyn oo hotelka albaabkiisa ka dhacay, ka dibna waxaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirro: Xaaladda hadda Hoteelladii xalay la...

0
0

Soomaaliland: ” DF iyadaa ka baxday Heshiiska ...

0
0

Hargeysa ( Sh.M.Network)-Agaasimaha Wasaaradda Duulista iyo Hawada Maamulka Soomaaliland Cumar Cabdullaahi Aadan oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in sababaha ay uga baxeen heshiiskii Dowladda Federaalka ay kula jireen kadib markii dowladda Soomaaliya ay keentay qabyo qoraal ku aadan in Hawada Soomaaliya laga xukumayo Muqdisho.
Masuulkaan u hadlay Maamulka Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in maadaama dowladda Federaalka ay ka baxeen heshiiska iyaguna ay ka baxayaan sida uu hadalka u dhigay.
Si kastaba Dowladda Federaalka iyo Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa wadahadallo ay ku yeesheen dalka Turkeyga six al looga gaaro arrimo badan oo labada dhinaca quseeya hayeeshee wadahadalladaas ayaa u muuqda kuwa mugdi sii galaya marka loo eego Ereyada Warbaahinta ay la isku mariyay haba ugu badnaato Soomaaliland .