Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha Ahlusunna oo maanta la caleemo saarayo

$
0
0

Dhuusamareeb ( Sh.M.Network)-Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud lagu caleemo saarayaa Madaxweyne ay ku dhawaaqeen Ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo taageerayaashooda kaas oo la sheegay in lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb.
Caleen saarka Sheekh Max'ed Shaakir Cali Xasan ayaa sida ay noo sheegeen Masuuliyiin ka tirsan Ahlusunna Waljamaaca noo xaqiijiyeen waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiin kala duwan.
War aan la xaqiijin oo ay Shabelle ay heleyso ayaa ku warramaya in Caleen saarkiisa ay ka qeyb galayaan Hoggaamiyayaasha qaar ee Maamul Goboleedyada dalka.
Si kastaba Caleemo saarka Madaxweynaha Ahlusunna ay Magacaawdeen ee Gobollada Mudug , Hiiraan iyo Galgaduud ayaa imaaneysa xilli Cadaado looga dhawaaqay Madaxweyne Goboleed ay taageersan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Rag Arka gixiso lagu tuhmay oo Hargeysa lagu xidhay.

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)Ciidanka ammaanka Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay koox looga shakiyey inay xidhiidh la leeyihiin Al-shabaab, isla markaana ku hawlanaayeen falal lagu waxyeelaynayo nabadgelyada guud ee dalka.
Ma jiro wax war ah oo hay'adaha ammaanka Somaliland ka soo saareen ragga la qabtay iyo waxyaabaha loo tuhusan yahay, balse waxa kooxdan laga shakiyey lagu qabtay qabtay tuulada Aw Barkhadle oo dhinaca bari ka xigta Hargeysa maqribnimadii shalay, kadib markii halkaas loo dhigay ciidan si gaar ah loogu sii diyaariyey, maadaama sida ka muuqatay laga sii war-hayey dhaqdhaqaaqa raggan oo la socday bas rakaab ah oo dhinaca caasimadda u socday.
Wariye ka tirsan shabakadda wararka ee Araweelo News oo goob-joog ahaa markii ciidanku qabteen raggaas, ayaa sheegay in kooxda laga shakiyey u socdeen dhinaca Hargeysa, iyadoo baska ay saarnaayeen laga dejiyey dhammaan rakaabkii, halkaasoo ciidanku kaxaysteen shan qof oo la socday, kuwaas oo boorsooyin ay siteen laga helay qalab iyo waxyaabo kale oo loo malaynayo inay yihiin qalabka loo adeegsado qaraxyada.
Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa gaadhay goobtaa daqiiqado kadib si ay ragga la qabtay ugu qaadaan dhinaca Hargeysa si loogu sameeyo baadhitaanno dheeraad ah, iyagoo saraakiisha bilayska ee hawlgalka waday ka gaabsaday inay wax faahfaahin ka bixiyey asbaabaha keenay qabashada kooxdaas.
Baabuurka baska ah ee lagu qabtay kooxda laga shakiyey waxa uu rakaab ka soo qaaday dhinaca magaalooyinka Burco iyo Berbera, wuxuuna u soo jeeday magaalada Hargeysa, balse lama oga halka raggaasi ka soo raaceen baska, waxaana la rumaysan yahay inay wadeen qorshe lagu waxyeelaynayo ammaanka Somaliland, iyadoo xilligan lagu jiro dabayaaqada bisha barakaysan ee Ramadaan oo dadku ku mashquulsan yihiin cibaadada tobanka dambe iyo diyaargarowga maalinta ciidda, taasoo saxmad xooggan ka dhigtay suuqada magaalooyinka waaweyn, gaar ahaan caasimadda Hargeysa.
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ciidanka-Amaanka-Oo-Duleedka-Hargey...
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Yemeni Refugees Receive Dahabshil Donation

$
0
0

Dahabshil group of companies has donated cash to assist Yemeni refugees fleeing the ongoing blood conflict in that country currently living in Somaliland.
In a brief ceremony held this week at the company headquarters in Hargeisa, Dahabshil officials handed the cash donation to the Yemeni refugees committee to provide vital assistance to 130 displaced families currently living.
Mr. Bassam Awad Ali Abdulhabib , the chairman of the committee representing Yemeni refuges speaking during the brief committee said, "I would to thank Dahabshil group for its generosity and also for the continued assistance it provides to Yemeni refugees in Somaliland and those in neighboring countries especially during this hard times.
"The cash donation will be equally distributed among 130 Yemeni refugee families currently living in Somaliland", Mr. Bassam Awad Ali Abdulhabib said.
Earlier this month, Dahabshil owned "MV DAHAB" provided free transportation to 120 Yemeni refuges families consisting of 280 persons.
Last month Dahabshil donated $30,000 dollars to support vulnerable Yemeni refugees sheltering in a refugee camp situated in the coastal town Bosaso, Puntland.
The money remittance company has in the past months paid the travel costs of 300 Somali nationals fleeing the conflict in Yemen for continued their journey to Somalia
Source Somalilandsun.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jariiban oo Maamul loo dhisay (DHEGAYSO)

$
0
0

Puntland:- Kulan u Furmay Axmed Madoobe & Isimada G...

$
0
0

(Garoowe Galgalanews) Sida uu ku soo waramayo Wariyaha GalgalaNews ee Garoowe Ahmed Miigani waxa hada shir Madaxtooyada PL uga socdaa Duubabka dhaqanka G.Nugaal & Waftigii ka soo Boqoolay Kismaayo ee uu Hormuudka u ahaa Madaxweyne Axmed Madoobe.
Lama shaacin Faah Faahin kulanka Labada Garab hase ahaatee waxa loo badinayaa inay salka ku hayso qaabkii loo wajihi lahaa Khilaafka dabada dheeraaday ee Madaxtooyada & Ciidanka Gen Muxiyadiin oo ku Sugan Qarxis
Isimada ayaa ku Guul-daraystay inay guula ka gaadhaan waan-waanta ka dib markii Madaxtooyadu Go'aankii Duubabka dhaqanka iyo Gudiyadii ay ka Biyo diiday.
Dadka aadka ula socda xiisan ayaa leh waxa macquul ah in Waftiga Kismaayo ay Madaxweynaha PL ku qanciyaan in laga Gudbo Khilaafka isla markaana xal waara loo helo.
Galgalanews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhalinyaro u Sharaxan Duqa Bosaso

$
0
0

(Bosaso Galgalanews) Bishii shanaad ee sanadkan ayay ahayd markii Madaxweynaha PL uu kala diray Golihii Deegaanka Degmada Bosaaso & Sidoo kale G.G.Bari.
Tan & wakhtigaasi waxa soo badanayay Dadka u ordaya Doorashada Duqa Bosaaso kuwaasi oo qaarkoo gudaha Dalka Jooga iyo kuwa kale oo Banaanka kaga dhawaaqay olalahooda Siyaasadeed.
Bosaaso oo ah Hal-bowlaha Ganacsi ee Puntland waxay leedahay 25 Xubnood oo iska soo dhex doorta Duqa Bosaaso & ku Xigeenkiisa halka Xooghayaha Dowlada Hoose ay Xukuumadu toos u soo Magcowdo.
Eng Maxamed M.Ilkajiir ayaa shaaciyay inuu rajo ka qabo hogaaminta Duqa Bosaaso,xidhiidh uu nala soo sameeyay ayuu ku sheegay inuu bilaabay olalihiisa Doorashada Duqa Bosaaso' uuna xooga saarayaa sidii Magaalada Bosaaso ay ula tartami lahayd Magaalooyinka kale ee Caalamka.
Arrimaha uu xusay waxa ka mid ah' Kobaca dhaqaalaha Magaalada' Bilicda & la shaqaynta Laamaha amaanka & Gudiyada Magaalada.
GALGALANEWS.COM
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland:- Waan waantii Gen Muxiyadiin &...

$
0
0

Wararka warsidaha Garowe Online ka helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Suldaan Siciid Maxamad Garaase iyo Islaan Ciise Islaan Maxamad kulan ay maalintii shaley ka qaateen xiisada Qarxis go'aan mideysan ka gaareen xal ka gaaristeeda. Xiisada Qarxis oo ay isku horfadhyaan ciidamo ka tirsan dowlada Puntland iyo ciidamo uu hogaaminayo taliye ku-xigeenkii hore ee Booliska Muxayadiin Axmad Aw-Muse ayaa waxaa asbuucyadii lasoo dhaafey booqasho halkaas ku tagey odayaal uu hogaaminayo Suldaan Garaase.
Kulan odayaasha gobolka Nugaal horey ugu yeesheen tuulada Qarxis ayaa waxay guddi u soo direen madaxweynaha Puntland kuwasoo wararku xusayaan iney kasoo afti qaadeen taliye ku-xigeenkii hore ee Booliska Muxayadiin Axmad Aw-Muse balse uu ku gacan sayrey Cabdiweli Cali Gaas.Madaxweynaha Puntland ayaa kulankaas sheegey ineuusan gabi ahaanba wax waan waan ah uusan ka galeyn xal u helida khilaafka Qarxis. Odayaashaan oo dib ugu soo noqdey tuulada Qarxis ayaa kulamo ay qaateen waxay xalinta khilaafkaan ku wareejiyeen Suldaan Siciid Maxamad Garaase kuwasoo go'aamadooda qoraal ahaan ugu gudbiyey Issimada gobolka Nugaal.
Xogaha laga helayo kulanka labada Issim ee maalintii shaley 10 July,2015 ayaa sheegaya iney gudoonsheen go'aanka gudigaan oo ahaa in xal nabadeed lagu dhameeyo khilaafka taagan islamarkaana madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas u gudbiyaan qaabka loo marayo xalinta khilaafkaan. Garowe Online ayey u suurtaglin inuu helo go'aamada guddigaan u gudbiyeen Issimada Nugaal balse warar ayaa sheegaya ineysan ka fogeyn in xal waara laga gaara khilaafka taagan.
Dhinaca kale waxaa magaalada Garowe soo gaarey maanta wafti uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmad Madoobe iyada oo wararku sheegayaan in ajandayasha kulanka labada madaxweyne ku jirto sidii loo xalin lahaa khilaafka ka tagaan tuulada Qarxis. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa tan iyo markii uu xilka qabtey ku mashquuley khilaafyo ka abuurmey xilal laga qaadayo saraakiil ciidan iyo shaqaalaha rayidka kuwasoo ragaadiyey hurumarkii laga gaari lahaa arrimaha amniga, dhaqalaha, Federalka iyo dhameystirka mashriicdii hore iyo sidoo kale hirgalinta mashaariic cusub.
Xigasho GO
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ten killed in Somalia hotel attacks

$
0
0

Dal-Daloolooyinka Diiwaan Galinta Madaniga Ee...

$
0
0

FAALO: Somaliland ayaa bilowday sanadkani gudihiisa diiwaan galinta madaniga ah kaasi oo lagu diiwaan galinayo isla markaasina lagu siinayo kaadhka dhalashada muwaadinka (National Identity ) bulshada ku dhaqan xuduudaha Somaliland kuwaasi oo laga hirgalinayey imika Qaar ka mid ah Gobolada ay somaliland ka kooban tahay gaar ahaan Magaalooyinka Waaweyn sida Hargeysa,Boorama,Berbera,Burco iyo Gabiley .
waxaa sida iftiinka soo baxaya dal-daloolooyinka ku gadaama diiwaan galintaasi.
iskastaba ahaatee Marka Qofka la diiwaan galinyo Macluumaadka (person information )qofka la diiwaan galiyey waxaa uu si toos ah ugu dhacayaa Seerfarka(server) guud oo yaala wasaarada arimaha gudaha Somaliland kuwaasi oo awood u leh in ay ka saaraan (format or delete) tirada dadka la diiwaan galiyey ama ay ku diraan tiro intii ka badan iyaga oo isticmaalaya seerfar0 kale si ay ugu sahasho in qof dhawr jeer is diiwaan galiyo .
sidoo kale waxaan marag ma doon ah in Somaliland tahay beelo kala duwan kuwaasi oo ay dhex taalo tartan iyo is hirdin togani sidaas darteed shaqaalaha diiwaan galinta ee ka shaqeeya serverka guud ee W/arimaha gudaha Somaliland waxay ka soo jeedaan Beel kaliya .
Salaadiinta Galbeedka Somaliland oo dhalinyarada qaarkood u yaqaanaa Hobolada Waaberi waxay ganafka ku dhufteen in aan diiwaan galintu ka qabsoomaynin Deegaanadooda wallow markii dambena ay taageereen isla markaasina bulshada ugu baaqeen la diiwaan galiyo .
isku soo wada duuboo waxaa soo baxaya in Xukuumadu ku fashilmatay dhameystirka diiwaan galinta madaniga oo ay dal-daloolooyinkaasi badani ku gadaaman yihiin isla markaasian mudo 3 bilood ah aanay ka socon magaalooyinka waaweyn ee aan hor ku soo xusnay taasi oo ay u sababtay xukuumada talada haysa oo awoodi wayday kharashkii ku baxayey .
Awdalpress /Desktop
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Ammaanka Oo Baydhabo Ku Dhaawacay Kuna...

$
0
0


Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay qabteen maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al Shabaab kuwaa oo ku hungoobay weerar xalay ay ku qaadeen guri Baydhabo ay ka dagan yihiin xubno ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
Guddoomiye Key xigeenkii Magaalada Baydhabo Maxamed Isxaaq Ibraahin Afloow oo ka mid ahaa mas'uuliyiinta ku sugnaa guriga la weeraray oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay Rag ka tirsan argagaxisada Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen,waxaana uu Tilmaamay in Bambaanooyin iyo Rasaas toos ah lagu soo Weeraray laakiin Ciidamada si dhaqse leh ay kaga hortageen weerarkaasi naf la caarinimada ah.
Maxamed Isxaaq Ibraahin Afloow ayaa intaa ku daray in dhagar qabayaashaasi ay ka hortageen Ciidamada islamarkaana rasaas ay is dhaafsadeen taasi oo ka dhalatay in mid ka mid ah dhagar qabayaashaasi uu ku dhaawacmo rasaasta halka maleeshiyaadkaasi ay isaga carareen goobta, waxaana ciidamada gacanta ay ku dhigeen dhagar qabahaasi oo dhaawac ahaa Hey'adaha ammaankana gacanta ay ku hayaan.
Ciidamada Ammaanka ayaa magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay saakay ka wada howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, iyadoo ciidamada xoga dadka shacabka ah ay ka heleen ku howlgalayaa kuwaa oo qeyb ka ah sugida ammaanka.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabab oo dishay sagaal askari, qabsatayna..

$
0
0

Raaga-Ceelle (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Raaga-ceele ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ururka Alshabaab ay weerar xoogan ku qaadeen deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Soomaaliya.
Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidamo ka tirsan Alshabaab ay weerar xoogan ku qaadeen deegaanka Raaga-ceele ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo dad rayid ah iyo ciidamo ka tirsan dowlada waxyeelo kasoo gaareen.
Dadka deegaanka oo aan la hadalnay ayaa inoo sheegay in ku dhawaad 9 kamid ah ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay weerarka saaka ciidamada Alshabaab ku qaadeen deegaanka Raaga-ceele ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dagaalka ayaa bilowday xiligii salaada subax ee saaka, waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in ciidamada Alshabaab ay muddo saacado ah la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Raaga-ceele.
Waxaa laga yaabaa in qasaaraha dagaalka uu intaasi kasii bato, maadaama dagaalka uu ahaa mid xoogan oo muddo saacado ah ka socday magaalada bartamaheeda.
Ciidamadii Alshabaab ee weeraray deegaanka ayaanan la ogeyn dhankooda qasaaraha soo gaaray.Caasimada OnlineXafiiska JowharCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Saraakiisha Maamulka Jubba oo ka hadlay Dagaal...

$
0
0

Kismaayo ( Sh.M.Network)-Isagoo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho Sarkaal lagu Magacaabo Max'ud Qaalib oo ka tirsan saraakiisha Maamulka KMG ah ee jubba ayuu ka warbixiyay dagaal shalay Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Jubba ku dhexmaray Magaalada Kismaayo.
Max'ud Qaalib ayaa carabka ku adkeeyay in xaaladdu haatan ay tahay mid degan ayna kala dhex galeen Ciidamadii dagaalamay oo maamulka ka wada tirsan.
Dhinaca kale Sarkaalkaan ayaa tibaaxay in dagaalamayaasha dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ee mararka qaar weerarada ka geysta Magaalada Kismayao aycafis u fidiyeen ayna jiraan dhowr dagaalyahan oo horay si nabad ah isugu soo dhiibay Maamulkaasi.
Hadalka sarkaalkaan ayaa imaanaya xilli shalay Maleeshiyaad ka wada tirsan Ciidamada Maamulka KMG ah ee jubba ay ku dagaalameen Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Barakac xoogan oo ka bilowday Gobolka Gedo

$
0
0

Garbahaareey ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno deegaanno iyo Degmooyin hoostaga Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in barakac xoogan uu ka bilowday deegaanno iyo degmooyin hoostaha ee Gobolkaasi.
Meelaha dadku ka barakacayaan ayaa ah deegaannadii shalay la duqeeyay ee dadka badan ay ku dhinteen.
Qaar ka tirsan dadka deegaannadaasi ayaa Shabelle u sheegay in haatan barakac xoogan ay sameynayaan.
Meelaha la duqeeyay ayaa waxaa fariisimo ku leh dhaq dhaqaaqa Ururka Al Shabaab iyadoona khasaaraha ugu badan ee ka dhashay duqeymahaasi ay soo gaareen dadka shacabka ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DF oo maanta dacwadda Muranka badda ee kala dhexeeya...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Qareenno iyo looyaro Matalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir in Maxkamadda Caalamiga ah ay u gudbiyaan Docomentiyo ka kooban illaa 150 bog kuwaas oo lagu cadeynayo dacwadda la xiriirta muranka soohdinta Badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Cali Daahir ayaa xusay in marna aysan ka gor gortami doonin taako ka mid ah dhulka Soomaaliyeed.
Dacwadda la xiriirta soohdinta Badda wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu wadaa in kadib markii maanta Dowladda Soomaaliya ay gudbiso dacwaddaas Kenyana ay ka soo jawaabto muddo 10 bil ah kadib.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siciid Xasan Shire oo BBC-da uga waramay Go’aankii...

$
0
0

(Garowe Galgalanews) Baarlamaanka Puntland ayaa ku gacan sayray heshiisyo ay xukuumadda maamul goboleedkaas hore ula gashay dawladda Federaalka ee Soomaaliya.
Diidmada ayey ku macneeyeen in aan lagala tashan. ( Halkan ka DHEGAYSO)
Waxaa kale oo ay diideen 3 guddi oo dastuuri ah in ay ka hawlgalaan deegaannada Puntland.
Arrintan ayaa timid iyada oo Puntland ay si is dabajoog ah ugu eedeynaysay xukuumadda Federaalka samaynta maamulka Galmudug.
Siciid Xasan Shire oo ah guddoomiyaha golaha wakiillada Puntland, ayaa sababta ku dhalisay in ay xilligan go'aannadaas qaataan uga warramay wariyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.
Xigasho BBC
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Altaf accuses Rangers chief of violating army code...

$
0
0

Sidee Hargaysa ciidda looga diyaar garoobayaa

$
0
0

NATO’s War on Africa

$
0
0

But another terrorist attack by the group Al Shabaab on an African Union military base in Lego, Somalia, received little attention and no widely publicized official condemnation by Western governments. Fifty Burundian troops were killed and dozens were ...
Weblinks: 

Kenya’s year in focus as Italian PM lands in the week

$
0
0

We are very keen to ensure stabilization of Somalia which is the base of Al Shabaab terror group. "We are also offering Kenya training opportunities for its officers to capacity-build on anti-terror squad," he said when he met his Kenyan Foreign ...
Weblinks: 

Project Manager

$
0
0

Somalia Mine Action supports mine and explosive remnants of war (ERW) clearance activities, awareness programming, contamination survey and coordination for mine action activities throughout Somalia. Somalia Mine Action works closely with other UN Agencies ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live