Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Mas’uul hore oo Xabsiga la dhigay & AMISOM oo lagu...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Ciidamada DF Somalia ay jeelka dhigeen Guddoomiyihii hore ee Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Mas'uulka la xiray ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Muumin Maxamed Xalane, waxa uuna xarigiisa ka danbeeyay kadib markii uu ku gacanseeray wareejinta xilkaasi.
Muumin Maxamed, ayaa diiday inuu xilka Degmadaasi ku wareejiyo Guddoomiyaha Cusub ee Maxaas loo soo magacaabay Maxamed Macoow.
Degmada Maxaas ayaa waxaa ka dhacay Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada Dowladda ee Degmada ku sugan iyo kuwo la socday Guddoomiyihii hore ee Degmada Maxaas, waana tan sababtay xariga Mas'uulkaasi.
Taliyaha Saldhiga Degmada Maxaas, ayaa warbaahinta u sheegay in Mas'uuliyiinta Gobolka ay amar ku bixiyeen in Muumin Maxamed lagu sii haayo Xabsiga.
Dhanka kale, Maxbuus Muumin Maxamed ayaa waxaa lagu wareejiyay Saldhig gaar u ah Ciidamada AMISOM ee Gobolkaasi ka howlgala.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DEG DEG Diyaarad Drones ah oo duqeysay Saldhigyo &...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Wararka laga helaayo Deegaanka Jungal oo ku dhaw Magaaladda Baardheere ayaa sheegaya in Saldhigyo ay Maleeshiyada Al-shabaab ku leeyihiin Deegaankaasi ay duqeyeen diyaaradaha Drones-ka.
Diyaarada duqeynta geysatay ayaa beegsatay ilaa 2 Saldhig iyo Gaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsanaa Basaasiinta Maleeshiyaadka oo iyagu xiligaasi ku howlanaa safar gaaban.
Saldhiga la beegsaday ayaa waxaa kulan uu uga socday Saraakiil dhanka Militeriga Al-shabaab kuwaasi oo iyaguna qorsheynaayay shaxda ay Kooxda isaga caabineyso Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ee duulaanka ku ah Baardheere.
Saraakiisha gaariga lagu duqeeyay ayaa waxaa kamid ahaa Ismaaciil Jabhad iyo Ismaaciil Dheere oo kamid ah Basaasiinta Al-shabaab sida ay xaqiijiyeen ila wareedyo lagu kalsoon yahay.
Geesta kale waxaan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay labada Saldhig ee la duqeeya, inkastoo warar hoose ay sheegayaan inuu jiro khasaaro xoogan oo Kooxda soo gaartay.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: 7 Al Shabaab Militants Killed in Fight With...

$
0
0

Seven Al Shabaab militants were killed in a gun fight that left a Kenya Defence Forces soldier dead in Gedo region of Somalia. KDF Spokesman Col David Obonyo said the incident occurred when a vehicle carrying soldiers was hit by an Improvised Explosive ...
Weblinks: 

700 GIs notified to get set to deploy

$
0
0

Al-Shabab attacks have continued. At least six civilians were killed in three simultaneous attacks Friday in Somalia's capital, Mogadishu, CNN reported. The group claimed responsibility. John Kirby, a spokesman for the U.S. State Department, released a ...
Weblinks: 

Deeqa Caalamka Ee Sanduuqa Horumarinta Somaliland Oo...

$
0
0

Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SFD) oo Sanduuqa deeqa caalamku ugu soo ridaan Somaliland ayaa laga dayrinayaa Mashraaciida ay fulinayso taasi oo la sheegay in Gobolada Dhexe 90% halka 8% laga fulinayo Gobolada Bariga Somaliland ee Sool iyo Sanaag 2% soo hadhaya laga fulinayo Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa noqotay waxyaabaha ugu hadal haynta badan Somaliland gaar ahaan Gobolada darifyada
lacagahaa loo qoondeeyey sanduuqa horumarinta Somaliland ee sanadkani ayaa ah 45 million wadar ahaan.
Mashaariicda ilaa imika la fasaxay Tartankooda waxaa ka mid ah biyo galin loo sameyno Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco taasi oo ku soo beegmaysa xili magaalada Boorama biyo yaraan xoogani ka taagan tahay . wixii macluumaad ah waxaaad laga xidhiidhki kartaa website Somaliland Development Fund.
HOOS KA AKHRISO SIDA LOO QOONDEEYEY LACAGAHAASI
The SDF Joint Steering Committee has approved USD 45 mln for funding of projects.
- Overview of projects
- Project locations
A summary of allocations is provided below.Project NameProject HolderFunding
Marodijeh Upper Catchment Soil and Water Conservation
Ministry of Agriculture
2,556,896
Livestock Holding Ground (LHG) Project
Ministry of Livestock
4,613,555
Capacity Building for Sustainable Rangeland and Forest Management
Ministry of Environment and Rural Development
2,316,000
Construction of Hora Hadley Wellfield & Ayaha 1&2 Settlement Water Supply System
Hargeisa Water Agency
9,503,000
Water Resources Development Somaliland
Ministry of Water Resources
5,540,000
Lafaruk - Berbera - Sheikh Rehabilitation Project
Roads Development Agency
7,169,030
Communications Hub Project: Increased Citizen Awareness of Government Development Priorities, Activities and Expenditure
Ministry of National Planning and Development
1,858,850
Kalabayd - Dilla Road Rehabilitation
Roads Development Agency
2,759,600
Development of Land Policy
Ministry of National Planning and Development
1,000,000
Sool and Sanaag - Health Project
Ministry of Health
4,985,863
Sool and Sanaag - Education Project
Ministry of Education
2,608,894
JSC Management
Joint Steering Committee
620,000
Project Preparation Facility
Joint Steering Committee
260,000
Total
45,791,688
Awdalpress/Desktop .
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magaalada Cadan oo Badankeeda Laga Xoreeyey...

$
0
0

Cadan (Awdalpress) Dagaalo qadhaadh oo ka socday magaalada Cadan ee dalkaasi Yeman mudo dhawr bilood ah ayaa waxaa u suura gashay taageerayaasha madaxweyanah sharci ahaan la aqoon san yahay Cabdi Rabi Mansuur Haadi in ay shalay iyo maanta xoreeyaan qaybo muhiim ah oo magaaladaas ka mid ah ka dib markii ay hub iyo saand cusub ay ka heleen xulufada Sucuudigu hogaaminayo.
Goobaha ay xoreeyeen ciidanka Haadi iyo maleshiyaatka taageera waxaa ka mid ah Garoonka diyaaradaha Cadan,dekada Mucala, xaafada Karaytar, Khoor Maksuur, degmada Ra'si Camraan, Buurta Xadiid iyo Saldhiga ciidanka ee Badar,waxaa kale oo ay gacanta ku dhigeen boqolaal maxaabiis Xuthiyiin iyo ciidankii Cali Cabdale Saalax ah, waxaanu Haadi saaka saxeexey wareegto uu ku amrayo xubnaha xukuumadiisa ee dibad jooga ahaa in ay ku noqdaan Cadan, waxaana isla markiiba Soo gaadhay magaaladaas xubno wasiiro iyo saraakiisha sirdoonaka ciidanka iskugu jira kuwaas oo ay garoonka cadan saaka keentay diyaarada kuwa qumaatiga u kaca ah oo uu leeyahay ciidanka Sucuudigu.
Xasan Ciise
Free Lances Journalist
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Reysul wasaare Cumar oo dhexdhexaadinaya Cabdiweli...

$
0
0

Reysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la kulmay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Puntland oo dhowaan ka gadooday maamulka Puntland. Saraakiisha oo kala ah Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse iyo Korneyl Cabdi yare ayaa gaaray magaalada Garoowe kadib markii uu u yeeray reysul wasaaraha Soomaaliya. Kulanka ay yeesheen reysul wasaaraha iyo [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali al-Shabab commanders 'killed in drone strike'

$
0
0

At least two senior commanders of Islamist militant group al-Shabab have been killed in a drone strike in south-west Somalia, residents say. Several loud blasts were heard in Bardere town at dawn and the bodies were found later, they said. There has been ...
Weblinks: 


Ra’iisal Wasaare Cumar oo Dhex-dhexaadinaya C/weli...

$
0
0

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda muqdisho Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la kulmay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka Puntland oo dhowaan ka gadooday maamulka Puntland.
Saraakiisha oo kala ah Jeneraal Muxyadiin Axmed Muuse iyo Korneyl Cabdi yare ayaa gaaray magaalada Garoowe kadib markii uu u yeeray ra'iisul wasaare Cumar.
Kulanka ay yeesheen ra'iisul wasaaraha iyo labada sarkaal ayaa looga hadlay dhameynta khilaafka soo kala dhex galay ayaga iyo madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxdamed Cali Gaas inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin wixii ka soo baxay kulanka.
Jen. Muxyadiin iyo Korneyl Cabdi yare ayaa dhowaan ka gadooday maamulka Puntland kadib markii madaxweyne Gaas uu u sheegay inuu xilka ka qaaday waxayna markii ay ka gadoodeen ay saldhig ka sameysteen deegaanka Qarxis ee gobolka Nugaal.
Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo muddo seddex cisho ku sugan magaalada Garoowe ayaa wadahadallo la leh mas'uuliyiinta maamullada Puntland iyo Boobland si loo dhameeyo khilaafka u dhaxeeya dowlada muqdisho iyo maamulada Puntland iyo Boobland.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Huwanta Ah Iyo Al-Shabaab oo Ku Dagaalamay...

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, ciidamada Huwanta iyo kuwa Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ku dagaalameen deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faaxdhuun oo qiyaastii 80-km u jirta Degmada Baardheere, ayaa waxay gelinkii dambe ee Arbacadii ay Al-Shabaab kula dagaalameen Deegaanka Taraaka, oo qiyaastii 50-km u jirta Baardheere. Ciidamada Huwanta waxay ka soo gudbeen Shabaabkii ay kula dagaalameen Taraaka.
Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamada Huwanta iyo kuwa Amisom ay xalay ku hooydeen deegaan lagu magacaabo Garas-dulan oo qiyaastii 35 KM u jirta Magaalada Baardheere.
Ciidamada Shabaab ayaa la sheegay inay soo dhuubteen deegaanka Juungal oo 5-km ujirta deegaanka Garas-duulaan si ay u difaacdaan gacan ku haynta Degmada Baardheere.
Al-Shabaab oo Saldhig weyn u ah Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxa ay u muuqdaan kuwa aad u difaacan doona gacanta Degmadaan, maadaama Gobolka Gedo, Degmo ahaan halkaan ay ka joogaan.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dahabshiil oo Deeq Gaadhsiisay Bukaanka...

$
0
0

?
Shirkada Dahabshiil Group ayaan maanta deeq raashin ah oo isugu jirta Bur, Bariis, Sokor, iyo Saliid gaarsiiyey afar ka mid ah Isbitaalada ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaasoo kala ah Isbitaalka Keydsaney, Isbitaalka Banaadir, Isbitaalka dhimirka ee Dr. Xabeeb iyo Isbitaalka dhimirka Laa-saleeti.
Madaxa Xiriirka macaamiisha ee shirkada Dahabshiil Group Garaad Ibraahim Sabriye oo ka hadlay gaarsiinta deeqda Isbitaladaas ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka shirkadda uu go'aansaday in ay gar gaar u fidiyaan dadka danyarta ah.
"Waxaa maanta shirkada Dahabshiil Group ay deeqdaan raashinka ah ku wareejisey Isbitaaladanm Dadkan bukaanka ah shalay waxay ahaayeen dad bulshada dhexdeeda qiimo ku leh oo isugu jiray macalimiin , engineeros, ganacsato, ciidamo, maantana xaaladooda waa aragnaa ma sheegan karaan in xanuun hayo oo ay daawo u baahan yihiin , ma sheegan karaan gaajo, arrad, darxumo kale midna sidaas awgeed xilweyn baa dhammaanteen innaga wada saaran ee aad halooga war hayo, haddii ay bogsadaan booskoodii hore ayay buuxinayaan, ilaahayna waa inoogu danbi dhaafayaa"ayuu yiri Madaxa xiriirka Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil Group.
Agaasimayaasha Isbitaalada Keydsaney, Banaadir, Laansaleeti iyo Xarunta Dr. Xabeeb ayaa ka mahad celiyey deeqda raashinka ah ee ay soo gaarsiisay Shirkada Dahabshiil Group, waxaana deeqdan ay ku soo beegmeysa xilli ay aad ugu baahanyeen dadkan danyarta ah oo isugu jira dad xanuunsan oo qarkood ay dhimirka la'yihin , taasoo farxad ku reebeysa qulubtooda xilli bisha barakeysan ee Ramadaan ay gabo gabo ku dhow-dahay.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Erdogan : Walaalaheena Soomaaliya iyo Suuriya waan...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Turkiga Rajjeb Tayib Erdogan oo maanta jeediyey hadalkii munaasabadda ciidda ayaa sheegey in dalkiisa uu farxadda ciidda darteed uu xanuunka iyo dhibka la wadaagayo walaalaha muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha adduunka.
"Nasiib darro, meelo badan oo ka mid ah dunida islaamka waxa ay munaasabadda ciidda kusoo dhaweynayaan qalbiyo dhaawacan iyo indho illimeynaya, xanuunka haya walaalaheena gaar ahaan Suuriya, Falastiin, Yemen, Masar, Liibiya, iyo Soomaaliya waxa ay hareyneysaa farxadeena, waxaan rajaynayaa farxaddani darteed in dhibaatada alle ha dulqaado walaalaheen" ayuu yiri.
Wuxuu ballanqaaday in Turkiga uu garab istaagi doono dadkaasi, isaga oo sheegey in sidii horey taariikhda ay raad ugu reebeen ay markale raad muuqda ugu reebi doonaan, isaga oo ola jeedey xiligii boqortooyadii Cusmaaniyiinta oo muddo dheer ka talineysey dunida islaamka.KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya says Shebab militants killed in US drone strike

$
0
0

NAIROBI : At least 30 members of Somalia's Al-Qaeda-affiliated Shebab militants were killed in a US drone strike on Thursday, the Kenyan government said, while backtracking on its earlier claim that the alleged mastermind of the Garissa University ...
Weblinks: 

Daawo, Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal dadweyne...

$
0
0


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareeyay munaasabadda 1-da bisha Shawaal ee ah maalinta koowaad ee ciidda, waxaana uu Madaxweynuhu xusay in maanta oo kale Ummadda looga fadhiyo in ay isu gurmadaan, oo ay caawiyaan waalahood Soomaaliyeed ee aan awoodin in carruurtooda ay carruurta kale kala qeyb qaataan farxadda Ciidda.
Madaxweyne Xasan oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Masjidka Isbaheyga Islaamka ayaa hoosta ka xariiqay in maanta oo kale shacabka looga baahanyahay inay u istaagaan ka shaqeynta dib u heshiisiinta iyo in Shacabku ay isa saamaxaan oo ay u istaagaan ka shqeynta midnimadooda.
Boqolaalkii dadweyne ee ku tukaday Masjidka Isbaheyga islaamka ayaa isugu hambalyaynayay maalinta koowaad ee cidda, maadaama ay u soo dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan.Sawir-Qaade:Farxaan Suleyman Daahir

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga reer...

$
0
0

Daawo Sawirada Madaxweynaha iyo Masuuliyiin kale oo...

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Ku xigeenka oo Hargeysa stadium Salaada...

$
0
0

Hargeysa(Waahen)-Madaxwyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabkii ku tukanayay salaadda Ciidda garoonka Stadiumka ee magaalada Hargeysa halkaas kagala qaybgalay munaasibadda saaladda Ciidda Soonfur oo maanta laga oogay guud ahaan Somaliland iyo caalaamul islaam.

Madaxwayne kuxigenka Somaliland oo ay wehelinayaan Xubno wasiiro ah iyo masuulyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda ayaa si farxad leh ula ciiday shacabkii goobta ku sugnaa,Cabdiraxmaan Saylici oo khudbad kooban halkaas ka jeediyey ayaa shacabka somaliland iyo ummadd islaamka ahba ilaahay uga beryay inay ku ciidaan caafimaad, iyo inuu ciidan ciideeda ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabadgalyo.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Guddomiyihii dhallinyarada heer qaran ee is casilay...

$
0
0

Guddomiyihii dhallinyarada heer qaran ee is casilay waxaanu u aragnaa is casilaadiisa garab ahaan inay tahay wax iska caadiya, dastuurku xisbigu wuxuu qabaa inuu qofku is casili karo dan gaara iyo mid kaleb waqtiga ay kasoo go'do.
Aniga oo ku hadlaaya afka dhallinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani waxaan caddaynayaa in barnaamijkii dhallinyaradu u socdo sidii ugu habboonayd. Waxa laga jooga shirweynihii lagu asaasay dhallinyarada muddo ku siman afar bilood. Marka loo eego bilaha kooban ee dhallinyaradu jirtay waxaanu hoosta ka xariiqnay guulo taariikhiya gude iyo dibad.
Waxaanu ku tixgelinayna masuuliyadda muddada uu hayay gudoomiye dhallinyarada Maxamuud cabdi, waxa ka dhaxaysay wada shaqayn wanaagsan dhallinyarada. Hayaanka sahanku wuu dheeryahay.
Jidka mucaaridadu waa mid duruufo badani ku xeeran yihiin una baahan adkaysi iyo bisayl siyaasadeed. dhabar taabashada xukuumadda iyo farfaraynta asxaabta muacaariku waa mid hortaala qof kasta oo mansab xisbi haya. waxanu aaminsanahay in badbaadada Somaliland ku jirto hogaaminta Xisbiga qaran ee Waddani. guud ahaan hogaanka dhallinyarada heer qaran waxa ka go'an ka rumaynta riyada loo yagleelay.
Af-hayeenka dhallinyrada Xisbiga Waddani.
Maxamed sidiiq.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliland oo shacabka Hargeysa la...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen)-Madaxwaynaha Somalilland Axmed Maxamed MAxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka saaladii ciida kala qayb galay shacabka reer Hargeysa, ka dib markii Madaxaynaha, xubno wasiiro ah, xubno ka tirsan Xisbiga KULMIYE, Xildhibaano ka mid ah golaha Wakiilada iyo deegaanku ay salaaddii ciidda ku ogeen Masajid Jaamica Hargeysa.

Madaxwaynaha Somalilland ayaa shacabkiisa iyo shacabka islaamka guud ahaanba ug duceeyey Caafimaad iyo nabadqab inay ciidaan waxaana hadaladiisi ka mid ahaa"Munaasibada ciida ilaahay waxaan ka baryeynaa dadka reer somaliland meel kasta oo ay joogaan iyo dadka muslimiinta ahba inay caafimad ku ciidaan waxaanan leeyahay ciid mubaarak, waxaanan ilaahay ka baryeynaa meel aynu joognaba inuu caafimad qab, nabad galyo iyo wada jir ina siiyo, Waxaanan ilaahay ka baryeynaa inuu sanadkn sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo, waxaanan ilaahay ka baryeynaa inuu dadkeena quluubtiisa isku soo jeediyo, waxaanan ilaahy caalamka islaamka inuu ilaahay nabad qab is jacayl iyo wanaags siiyo, waxaanan ilaahay ka baryeynaa inuu horu marka dalkeena iyo wada jirkeena inoo xoojiyo."
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Agencies Say Number Of Countries Meeting Global...

$
0
0

Among them, 6 countries with less than 50 percent coverage with DTP3: Central African Republic, Chad, Equatorial Guinea, Somalia, South Sudan and the Syrian Arab Republic," the U.N. agencies said.
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live