Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Martin van Creveld: Our armies become pussycats, part 1

$
0
0

On other occasions things were worse still. Western armies tried to create order in Somalia and were kicked out by the "Skinnies," as they called their lean but mean opponents. They tried to beat the Taliban in Afghanistan, and were kicked out.
Weblinks: 


Munaasabad lagu weynayay ciidul fitriga oo lagu...

$
0
0


Munaasabadan loogu dabaaldegayay ciidul fitriga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay'adda wacyigelinta bulshada C.C.A waxaana ka soo qeybgalay maamulka degmada Kaaraan Qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir, maamulka gobolka banaadir iyo xubno kale.
Intii ay munaasabada socotay waxaa kooxda fanaaniinta Muqdisho band ee ka dhisan Degmada Kaaraan goobta ku soo bandhigeen suugaan ka turjumeysa dabaal dega ciidul fitriga.
Agaasimaha Hay'adda wacyigelinta bulshada C.C.A Maxamed Cabdi Xasan Sandheere oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in Hay'addu ay farxad weyn u tahay in ay kala qeyb qaadato munaasabada ciidil fidriga bulshada ku nool degmada Kaaraan.
"C.C.A waxaa farxad u ah bulsho intaan la'eg ee u dabaal degeyso maalinta ciida iney qeyb ka noqoto, waxayna tahay muhiimada ama ujeedada in maalintan oo ah maalin qiima u leh Islaamka la weyneeyo guud ahaana la dabaal dego, isla markaana dhanka kale fursad lagu siiyo dhidaha iyo dhaqanka dhaqankeena la soo bandhigo"ayuu yiri Agaasimaha.
Guddoomiyaha Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir Cumar Meyre Macow oo ka soo qeyb galay munaasabada ayaa hambalyo ku aadan munaasabada ciidul fitriga u diray Ummadda Soomaaliyed gaar ahaan shacabka ku nool degmada Kaaraan.
Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee gobolka banaadir Cabdifataax Nuur Cali ayaa ugu mahadceliyay Hay'adda wacyigelinta bulshada C.C.A sida marwalba ay ugu qeybqaadaneyso barnaamijyada wacyi gelinta ah ee lagu weyneynaya ciidul fitriga.
Agaasimaha howlaha guud maamulka gobolka banaadir Sheekh Cumar Sheekh Xuseen ayaa u hambalyeyay shacabka ku nool degmada Kaaraan damaashaadka ciidul fitriga awgiis, isagoo ku booriyay bulshada ku nool degmada Kaaraan in ay ka shaqeeyaan ammaanka degmadooda

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya massacre mall reopens in Nairobi

$
0
0

Their faces I will never forget for the rest of my life." The Shebab said they attacked the mall as retaliation for the presence of Kenyan troops in Somalia, where they are part of an African Union force supporting the internationally-backed Mogadishu ...
Weblinks: 

Nairobi Westgate shopping mall reopens after deadly...

$
0
0

Al Shabaab leader Abu Ubeyda said in his Eid message on Friday that his group will continue attacks inside Kenya soil until the government pulls out troops from Somalia.
Weblinks: 

Kenya: Westgate Mall Re-Opens Amid Security Concerns

$
0
0

Business is set to resume at Westgate shopping mall nearly two years after Somalia's al-Shabab gunmen killed at least 67 people there. How secure is Westgate and other Kenyan malls? Before the September 2013 attack, Westgate shopping center was seen as a ...
Weblinks: 

XOG:-Dowlada Uganda oo Ciidankeeda Cirka ku soo...

$
0
0

Dowladda Ugandha ayaa shaacisay inay ciidamo Cirka ah kusoo daabulayso Soomaaliya si ay uga caawiyaan dagaalka lagula jiro kooxda alshabaab. Afhayeen u hadlay Uganda ayaa sheegay inay tilaabadaan qeyb ka tahay howlgalka Midowga Afrika ee Amisom, iyadoo ujeedada laga leeyahay ay tahay in Alshabaab dib looga qabsado meelo badan. aEUoe Midowga afrika wuxuu Maraykanka kala [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO:-DF oo Farsamo Cajiib ah kaga taqlooseysa...

$
0
0

Muuqaal ay si wadajir ah usoo saareen HeyaEU(tm)adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa waxaa uu noqon doonaa mid si weyn ay ugu jabaan Kooxda AlShabaab. DF Soomaaliya ayaa ku wargelisay shacabka Soomaaliyeed in qofkii soo sheega Horjoogayyasha Ama maleeshiyadka Shabaab in ay siin doonto abaal marin aad u weyn oo lacageed, Waxaa loogu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:-100 Qof oo loo dilay u dabaal daga...

$
0
0

Magaalooyinka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna ay...

$
0
0

Deeganada Gobolada Dhexe ee dalka Somalia, gaar ahaan kuwa ay maamulaan Ururka Ahlu Sunna ayaa maanta laga ciidaya, xilli shalay ay u aheyd maalintii ugu dambeysay ee Ramadaanka.
Magaalooyinka Ahlu Sunna ay maamulaan ayaa dadka isugu soo baxeen oo waxaa laga maqlayaa masaajidada Takbiirta ciida, waxaana Fagaaro ku yaallo Magaalooyinkaasi Salaada Ciida kula dukaday Saraakiil ka tirsan Ururka Ahlu Sunna.
Magaalooyinka maanta laga ciidaayo ee Gobolada Dhexe ka tirsan, ayaa waxaa ka mid ah Caabudwaaq, Dhuusamareeb, Guriceel, Matabaan, Xeraale, Maraarguur iyo deegaano kale oo ka mid ah deeganada ay gacanta ku hayaan Ururka Ahlu Sunna.
Boqolaal ka tirsan ciidamada Ururka Ahlu Sunna ayaa adkeeyay ammaanka magaalooyinkaan si bulshada nabadgelyo ay ugu ciidaan, iyadoo aysan dareemin walaac dhanka ammaanka ku saabsan.
Dhamaan Muslimiinta ku nool aduunka ayaa shalay waxa ay u aheyd maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, iyadoo dadka Gobolada Dhexe ee Ahlu Sunna deeganada ay maamulaan ku noolna ay u aheyd maalintii ugu dambeysay ee soonka.
Ahlu Sunna ayaa sanad waliba maalinta koowaad ee la isku raaco in la ciido, aysan ciidin, balse waxa ay ciidaan maalinta xigta oo caalamka Islaamka ay u tahay maalinta labaad ee ciida.
Www curubo.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya Massacre Mall Reopens After Two Years

$
0
0

Their faces I will never forget for the rest of my life." The Shebab said they attacked the mall as retaliation for the presence of Kenyan troops in Somalia, where they are part of an African Union force supporting the internationally-backed Mogadishu ...
Weblinks: 

Kenya : Furitaanka Westgate

$
0
0

Westgate mall reopens two years after Islamist siege

$
0
0

Nairobi Governor Evans Kidero cut a ribbon during the ceremony which came after two years of repairs from the damage caused by security forces battling four gunmen from Somalia's al-Qaida-linked al-Shabab group in September 2013. The attack on the upscale ...
Weblinks: 

Akhriso Qiso Cajiib ah Xambaarsana Caqli Dheeri Ah...

$
0
0

M/xigeenka FIFA oo maxkamad lasoo taagay

$
0
0

Madaxweyni ku xigeenkii hore ee xiriirka kubadda cagta dunida ee FIFA, Jeffrey Webb, ayaa waxa uu diiday inuu dembi musuqmaasuq galay.

Mareykanka oo xallinaya walaaca heshiiska Iiraan

$
0
0

Xoghayaha difaaca ee Mareykanka ayaa la filayaa inuu Axadda soo socota uu booqdo Israa’iil, ka hor intuusan u gudbin Sacuudiga iyo Urdun, intuu ku guda jiro booqashadiisa Bariga dhexe.


Madaafiic lagu weeraray gacanka Siinaay

$
0
0

Madaafiic ayaa lagu garaacay xarumo militariga Masar ku leeyihiin Gacanka Siinaay. waxaana loo maleynayaa in koox mintidiin ah oo halkaasi ka jirta ay weerarka ka dambeyso.

Filim cusub oo Soomaali ah oo Islii lagu soo bandhigay

$
0
0

Filimkii ugu horreeyey ee Soomaali ay samayso ayna jilayso ayaa xalay lagu soo bandhigay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Socodka rajada ee Kenya oo la soo gebagebeeyay

$
0
0

Kooxda dhallinyarada ee socodka ku mareysay gobolka waqooyi barei ee Kenya ayaa waxa ay gaareen xabadka ay wadaagaan dalalka Kenya, Soomaaliya iyo itoobiya, halkaas oo socodkooda rajada uu ku egyahay.

Mintidiin Qaza qarxiyay

$
0
0

Baabuur ay leeyihiin Xamaas ayaa lagu qarxiyay Qaza shan qarax oo isku mar dhacay.

Fadeexada sirdoonka K. Koonfureed

$
0
0

Shaqaale kamid ah hayadda sirdoonka ee Kooriyada Koonfureed ayaa is dilay kadib markii ay soo baxeen fadeexooyin telefoon la isku dhagaystay.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live