Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Somaliland ilaa Harvard ( DHEGAYSO)

0
0

(Hargaysa Galgalanews) Ardaygii ugu horeeyay oo wax ku bartay dugsiga sare ee Abarso-tech ee duleedka Hargeysa ayaa deeq waxbarasho ka helay jaamacadda caanka ah ee dalka Mareykanka ee Harvad.
Cabdisamad Muxiyadiin oo bisha August ee 2015-ka billaabi doona kuuliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Harvad ayaa wuxuu uga waramay siduu ku helay deeqda waxbarasho ee jaamicaddaasi, Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.( Halkan ka DHEGAYSO)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Hees Gubaabo ah “BADDEYDU IIB MA”AHAN”

0
0

Daawo:- Nabad Sugida oo soo bandhigtay shabaab iyo...

0
0

Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Ceelasha biyaha, Lafoole, Xaawo Cabdi iyo meelo kale oo u dhaw degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyagoo baaritaanno ka sameeyay guryo ay ku tuhmayeen inay ku dhuumaaleysanayaan maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab, waxaana ciidamadu ay gacanto dhallinayarro badan.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidanka Hay'adda Nabad sugidda waxa ay sidoo kale gacanta ku soo dhigeen qalab ciidan iyo raggii watay oo la aaminsanyahay inay yihiin qalab ciidan oo laga soo qaatay bar ay ciidamada AMISOM ay horey uga deganaayeen gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo ay iminka ku socoto baaritaanno dheeraad ah oo lagu ogaanayo waxa ay yihiin iyo meesha ay ka keeneen.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mucaaridka Somaliland oo ku baaqay shir qaran, Waran...

0
0

Awdalpress - Hargeysa - Xasan Guure oo u hadlay mucaaridka oo shir ku baaqay, kana jawaabay hanjabaadda xukuumadda, Wasiir Waran-cadde oo hanjabay, amarna siiyey ciidammada amnigu in ay soo xidhaan siyaasiyiinta laga fadhiyi la'yahay.
Warar caawa Hargeysa naga soo gaadhayaana waxa ay sheegayaan in rag ka mid ah xubnaha ugu sarreeya xisbiyada Mucaaridka ah lagu talo jiro in Jeelka la dhigo, amarna lagu bixiyey in la soo qabto. Ciidammada amniguna ay ku gaaf wareegayaan guryaha siyaasiyiinta aadka uga hadla dhalliisha dawladda Siilaanyo.
Halkan ka daawo.
Awdalrpess
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

African Forces Kill Five Islamist Rebels in Somali...

0
0

Three Spanish freelance journalists working in Syria...

0
0

African Union troops 'massacre 24 unarmed civilians'...

0
0

Baarlamaanka Giriiga oo maanta codaynaya

0
0

Baarlamaanka Giriiga ayaa maanta u codayn doona qaybtii labaad ee isbadalo dalkaasi laga rabo si ay daymo u helaan

Qoraalka ugu "da'da weyn" ee Quraanka oo la helay

0
0

Qoraal Quraan oo la sheegay inuu yahay kan "ugu da'da weyn" inta la ogyahay ayaa laga helay maktabad ku taalla magaalada Birmingham ee dalka Britain.

Dagaalka Gedo iyo Bakool

0
0

Warar ka imaanaya deegaanka gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada Amisom ay dileen dad rayid ah.

Daawo Muuqaalka Kitaabka Quraanka Kariimka Ee Ugu Da...

0
0

Jaamacada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa si lama filaan ah looga helay, kitaabka ugu daaEU(tm)da wayn dunida ee Quraanka Kariimka ah, kaas oo sida la sheegay 1370-Sanadood cimrigiisu gaadhayo, waxaanu kitaabka oo gacanta lagu qoray noqonayaa ka ugu wayn ee aduunka yaala. Sida ay sheegtay Susan Worrall oo ah haweenayda jaamacada Birmingham Maktabadeeda u qaabilsan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Kenya Oo Hakineysa Dulimaadka Diyaaradaha...

0
0

Nairobi ( Sh.M.Network)-Laanta socdalka ee dalka kenyaa aya shaacisay in hawada Kenya la xiri doono sababa amaan owgeed madaama Madaxweynaha Maraykanka Obama la filayo in dalkaasi booqdo Maaalinta Berrito ah.
Masuuliyiinta Laamaha socdaalka kenya aaya warbaahinta u xaqiijiyay in mudo 50 daqiiqa ah hawada la xiri doono oo ka bilaabaneysa Marka diyaarada Obama sida ay ka soo caga dhigato garoonka Diyaaraha Nairobi sidoo kale waxa ay laanta sheegtay in 40 daqiiqo oo kale sidaasi oo kale iyana hakad la gelin doono shaqada garoonka oo ah Marka uu ka baxayo dalkaasi Madaxweyne Obama , waxaana arintaan ay saamayn doontaan dulimaadyada Soomaalida ee Kenya taga iyo kuwa ka yimaada .
Barack Obama ayaa la sheegay in uu qudbad ka jeedin doono kulanka Caalamiga ah ee ganacsiga ee Nairobi maalinta berri ah ka furmaya .
Amaanka Madaxweyne Obama ayaa waxaa sugi doono ciidamo tiradooda lagu qiyaasay in ka badan 10, 000 oo askari iyo Diyaarado dagaal oo Maraykanku leeyahay horayna loo keenya dalka Kenya.
Booqashdan uu Mr. Obama uu kenya ku imaanayo ayaa noqonaysa tii ugu horaysay oo intii uu joogay Xafiiska uu Kenya ku tago.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Isgaarsiintii Magaalada Baardheere oo Hawada laga...

0
0

Baardheere ( Sh.M.Network)-Max'ud Sayid oo ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka oo haatan la socda Ciidamada dowladda ee gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Ciidamada huwanta ay la wareegeen Magaalada Baardheere .
Ex Xildhibaan Max'ud Sayid Aadan ayaa tilmaamay in hawada laga saaray Isgaarsiinta Magaalada Baardheere sidoo kalana uu hakad galay dhaq dhaqaaqii Magaaladaas.
Xildhibaankaan hore ayaa xusay in Ciidamada ay haatan wadaan howl gallo miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa looga sarayo Magaalada Baardheere kuwaas oo sida uu sheegay wadodoyinka Magaaladaas ay ku aaseen Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab.
Geesta kale Max'ud Sayid Aadan in howl gallada lagula wareegay Magaalada Baardheere ay ka qeyb qaateen Ciidamada Maamulka KMG ah ee jubba isagoo ugu dambeyn hoosta ka xariiqay in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo kaliya ay fuliyeen howl galka Milatari ee lagu qabsaday Magaaladaasi.
Todobo sano markii ay soo ifbaxday in Al Shabaab ay Magaalada Baardheere faarujiyeen ayaa waxaa soo baxaya warar iska soo horjeeda oo ku aadan Ciidamada ku wehliya AMISOM qabsashada Magaaladaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha iyo Masuuliyiin kala duwan oo gaaray...

0
0

Cadaado ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max'ud ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa safarka ku wehliya Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Max'ed Cabdi Afeey.
Dhinaca kale waxaa halkaas uga sii horreeyay Wafddiga Madaxweynaha oo Masuuliyiinta gaaray degmada Cadaado ka mid ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nickolas Key iyo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Masuuliyiintaan ayaa dhammaantood ka qeyb galaya Xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Iyo AMISOM Oo La...

0
0

Ciidamadda dowladda soomaaliya iyo Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay.
Ciidamadda Huwanta ayaa gudaha u galay Magaaladda iyada oo dagaal uusan ka dhicin.
Al-shabaab ayaa dhowr sano ka talinayay degmadda diinsoor,waxaana ciidamdda ay sheegeen in ay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.
Wixii Faahfaahin ah la soco:
Www Curubo,com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG Degmada Diinsoor oo gashay gacanta Dowlada &...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada DF Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa iminka la wareegay gabi ahaan Degmada Diinsoor oo ka tirsan gobolka Bay.
Wararku waxa ay sheegayaan in Ciidamadda Huwanta ay iminka gudaha u galeen Magaalada Diinsoor, waxa ayna Degmadaasi la wareegen dagaal la'aan ka gadaal markii Maleeshiyada Al-shabaab ay isaga baxeen Degmada.
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa dhowr sano ka talineysay degmadda Diinsoor, waxaana Ciidamdu ay sheegen in ay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.
Dadka degmada ayaa kusoo waramaayo in Ciidamo ka tirsan Militeriga iyo kuwa AMISOM ay gaaf wareegayaan wadooyinka Diinsoor, waxa ayna sidoo kale baaritaano ku hayaan Gaadiidka iyo guryaha shacabka iyaga oo ka feejigan in loo adeegsado weeraro.
Ciidamada iyo gaadiid ay wataan ayaa waxaa lagu jaray inkabadan 6 wado oo gasha Degmada kuwaasi oo ka hortagaaya in Maleeshiyada haraadiga ah ay ka baxaan Degmada.
Xaadalada ayaa ah mid kacsan waxaana laga cabsi qabaa in Maleeshiyada Al-shabaab ay weeraro gaadmo ah ku qaadan Fariisimaha cusub oo ay iminka sameysteen Ciidamada Huwanta.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Govt Says It's Ready for Al Shabaab Defectors

0
0

Federal Government of Somalia has said it is ready to welcome Al Shabaab fighters who defect and renounce violence as military operations alone cannot bring peace and stability. Minister for Information Mohamed Abdi Hayir Mareye reiterated government's ...
Weblinks: 

Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda...

0
0

Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Galmudug ee bartamaha dalka.
Madaxweynaha oo socdaalkiisa ay ku wehliyeen xubno ka tirsan labada gole (Golaha Wasiirrada, Baarlamanka) iyo xubno kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadaado ku soo dhoweeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo mas'uuliyiin kale.
Munaasabadda caleema saarka madaxda Galmudug ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.
Maamulka Galmudug oo ka mid ah maamullada ku meel gaarka ah ee qeybta ka ah barnaamijka baahinta xukunka dalka, ayaa waxaa si rasmi ah dhismihiisa loo soo dhammeystirey horaantii bishan, markaas oo la soo doortey Madaxweyne iyo Madaxweyne ku Xigeen.
-DHAMMAAD-
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jaamacadda City oo ogeysiis u direysa ardayda...

0
0

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda City oo aad uga barateen waxbarasho tayeeysan iyo manahaj casri ah, in ay qaadaneyso arday cusub sanad Dugsiyeedka 2015-2016. Isqorista iyo u diyaar garowga Imtaxaanka Qabuulka wax ay ka socdaan Xarunta Dhexe ee Jaamacadda City, km4.Jaamacadda waxey qaadaneysaa sanad dugsiyaadkaan araday ka kooban part time iyo full time, tirada oo xadidan awgeyd yaan lagaabuuxin ee horay ugaar.F.G.

  1. Ardayda ka gasaha kaalimo sare imtaxaan ka qabuulka Jaamacadda waxey heli doonaan waxbarasho lacag la'aan ah.
  2. Kuwa is dii wan galiya waqti hore ayagana waxay heli doonaan mudnaan gaar ah.

Sharuudaha Aradayga looga Baahanyahay:

  1. Shaahadda Dugsiga Sare Asali yo Koobi
  2. 4 Sawir nooca teesaraha iyo Gal Waraqadeed
  3. Warqadda Dhalashada iyo Sugnaanta
  4. Lacagata Isdiiwan galinta oo u bixinaayo Imtixaanka ka dib

Kulliyadaha ay ka koo bantahay Jaamacadda:-Kulliyadda Engneeringa oo ka kooban;-Civil Engineering

  1. IT
  1. Kulliyadda Qeyraadka Dabiiciga iyo Culuumta Badda;
  2. Marine Science
  3. Agriculture

  1. Kulliyadda Cilmiga bulshada iyo Culuumta Siyaasadda
  2. Sharia & Law
  3. Political Science &Public Administration

  1. Kulliyadda Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga
  2. Accounting
  3. Management
  4. Administration of Justice

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Beledweyne oo laga mamnuucay gaadiidka leh murayada...

0
0

Amarkan ka soo baxay maamulka magaalada baladweyne eek u aadan mamnuucista gaadiidka miraayadaha beensalka leh ee dhexmara magaalada ayaa looga gol leyahay sidii loo adkeyn lahaa maanaka magalada Baldweyne loogana hortago suuro galnimada in ay ku soo dhex dhuuntaan kooxaha argigixsada.
Taliyaha ciidanka poliska ee degmada beledweyne korneyl cali dhuux mahad alle oo lahadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay arimo dhow ah oo ay kamid tahay amaanka iyo howlgalo ka socda magaalada baladweyen
"beledweyne uu xasilon yahay ciidamada amniga waxay diyaar u yihiin in ay fuliyaan amarka dowlada waana in la'xakameeyaa cid kasta oo hub wata.
''laga bilaabo manta mudo sadax maalmood kadib in aan la'ogaan doonin gaari murayadiisu bensal tahay waa in uusan jirin
cidii lagu helaana ciidamada amaanka waxay amar u qabaan in lasoo qabto si amaanka loo xaqiijiyo.
"waxaa sharci daro ah in layiraahdowaxaa xaafad kamid ah beledweyne laga furay saldhig polis dowladadhexe ma'oga taliska poliska soomaaliyed ma'oga marka uma dulqaadan karno waxaas iyo wax lamid ah.
Hadalka taliyaha ciidamada poliska ee degmada beledweyne ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo dhawaan lagu wado in magaalada beledweyne uu ka bilowdo shirka maamul u samaynta gobolada hiiraan iyo sh,dhexe.