Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Muungaab oo Ammaan Kalla Dul DhacayUrurada...

$
0
0


Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Ururada haweenka 17'ka degmo ee Gobalka.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa madasha lagu soo bandhigay suugaan ka Hadleysa kaalinta ay haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin Nabadda iyo dib u Dhiska dalka.
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Baarqab oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in haweenka kunool Muqdisho ay yihiin kuwo jecel Hormarka iyo Nabadgalyada Caasimadda.
"Haweenka Gobalka Banaadir waxey dhaxda u xirteen Nabad galyada iyo dib u Dhiska dalka iyagoo aan wax mushaar ah qaadan, qaar kood ayaa geeriyooday halka kuwo kalana ay Naafoobee, iyagoo u shaqeynaya Qaranka marka waa in il Gaar ah lagu haaya haweenka daryeel kooda iyo tayeen tooda" ayey tiri jawaahir Baarqab.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" waxa uu sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir uu il gaar ah ku haayo Baahiyaha ay qabaan haweenka, isagoo dhanka kale ku Ammaanay Doorka muuqda ay ka qaateen Nabada iyo Bilicda Magaalada Muqdisho.
"Maamulka Gobalka Banaadir waxa uu si hoose uu ula socdaa xaaladda Ururada Haweenka ee ka shaqeeya Gobalka , Haweenka Gobalka Banaadir waxey horseed u yihiin Haweenka Gobollada dalka marka waxaa idin ku Ammaanayaa doorka ay Ka qaateen Nabad galyada iyo Horumarka dalka halkiina ka sii wada dadaalka Aad u heysaan Qaranka Soomaaliyeed"
Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadda ayaa door muuqda oo la Taaban karo ka qaatay Horumarada kala Duwan ee Haatan kajira dalka sida Nabadda iyo Dib-udhiska dalka iyagoo sidoo kale horseed u ah Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somaliland: Lack of ICT and Financial Sectors...

$
0
0

Somalilandsun - In terms of mobile penetration rates, Somalia/Somaliland is a leader in the region, with higher rates and lower prices than neighboring Djibouti and Ethiopia, which both enjoy higher levels of stability but retain state-owned monopolies.
Weblinks: 

Daawo Sawirada Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo...

$
0
0

Soma Oil and Gas investigated by Serious Fraud Office

$
0
0

The SFO said the matter was related to corruption in Somalia. In a statement, Soma said it was "confident" that there was "no basis" to the allegation. The company's directors include former Conservative Party leader Lord Howard and Lord Clanwilliam ...
Weblinks: 

Jaamacaddii Garissa’ Oo Dib Loo Furayo Maanta:

$
0
0


Hormuudka Jaamacadda Garissa ee W/bari Kenya, Prof. Ahmed Warfa ayaa sheegay in Jamaacadda dib loo furi doono bisha soo socoto ee September, isagoo xusay in la maalgelinayo Ciiddan xooggan oo ilaaliya Jaamacadda.
Waxa uu sheegay in la damaanad qaadi doono ammaanka Ardayda iyo Shaqaalaha aamacadda, wuxuuna sheegay in gaadiid ilaalo ah la diyaariyey oo lagu sugayo ammaanka.
Munaasabad looga tashanayey Furitaanka Jaamacadda Garissa ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacaddaasi oo ay ka soo qeyb galeen Mas'uuliyiin iyo dadweyne badan.
Bishii April 2-dii ee sannadkan, Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa waxay weerar qorsheysan ku qaadeen Jamaacadda Garissa, waxaana weerarkaasi lagu dilay 148 qof oo 142 ka mid Arday ahaayeen.
Ardaydii dhigan jirtey Jaamacadda Garissa waxaa weerarkaasi kadib loo wareejiyey Jaamacadda Moi University ee ku taalla Degmadda Eldoret.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Serious Fraud Office investigating oil firm Soma

$
0
0

ritain's Serious Fraud Office (SFO) has launched a criminal investigation into the British exploration firm Soma Oil and Gas, which has been searching for oil in Somalia. The SFO did not outline the corruption allegations against the company, whose ...
Weblinks: 

Maydkii Sarkaalkii Shiinaha ee ku geeriyooday...

$
0
0


Maydkii Sarkaalkaasi oo lagu magacaabi jirey Zang Nan ayaa waxaa la gaarsiiyey magaalladda Jinaan ee caasimad-gobaleedka Shandon ee Bariga dalka Shiinaha.
Sarkaalka ayaa waxaa la filayaa in Waaberiga hore ee berrito oo Axad ah lagu aaso magaalladda uu deegaan ahaan ka soo jeedo.
Zang Nan oo 29 jir ahaa waxa uu dalka Somalia yimid bishii January 31-dii ee sannadkan, waxaana u uka mid ahaa Saraakiisha Qeybta Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku leedahay magaalladda Muqdisho.
Muddadii uu ka hawlgalayey Safaaradda, waxa uu ku muteystay Abaalmarino badan, oo ay dheer tahay iyadoo uu ka mid ahaa 10-ka Sarkaal ee ka tirsan Ciiddanka Boliska hubeysan ee dalkaasi ee maalintii Khamiista ee la soo dhaafay Abaalmarinta loogu gartay Kulan Abaalmarin oo ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Bejing.
Zang Nan oo ka mid ahaa Saraakiisha Ammaanka ee Safaaradda Shiinaha ku leeyihiin dalka Somalia ayaa waxa u uka mid ahaa 15-kii qof ee ku geeriyootay falkii Is-qarxinta ee ay Alshabaab isbuucii hore la beegsadeen Hotelka Jaziira ee magaalladda Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UPDATE 2-UK's Serious Fraud Office investigating oil...

$
0
0

LONDON/NAIROBI, Aug 1 (Reuters) - Britain's Serious Fraud Office (SFO) has launched a criminal investigation into the British exploration firm Soma Oil and Gas, which has been searching for oil in Somalia. The SFO did not outline the corruption allegations ...
Weblinks: 


Hundreds of people begin fleeing from Marka town

$
0
0

Hundreds of people have begun fleeing from Marka town in Lowe Shabelle region in south of Somalia after AMISOM troops killed at least 15 unarmed civilians in an attack on wedding part on the town.
Somalia's Marka deputy financial affairs, Abdikarim Hussein Hassan told Shabelle Media based in Mogadishu that African Union troops' shelling and killing had forced hundreds of local residents to evacuate from their houses.
Mr. Hussein Hassan said that AMISOM troops have been carrying out massive operation in villages in the town, adding that the troops were refusing residents to enter into villages housed by local residents.
Hassan added that business and public movements have been stopped by the troops from African Union (AMISOM) peacekeepers.
The move came when AMISOM forces killed 14 people in an attack on wedding part after roadside bomb explosion hit an armored personnel carrier, travelling through Marka town, capital of Lower Shabelle region.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Over 20 Al Shabab members surrender to Somalia...

$
0
0

The Somalia government troops launched an operation that nabbed at least 80 people in connection with Al Shabab members in Bakol region, officials said.
Somalia's deputy governor of Bakol region, Aden Abdi Mohamed, told Shabelle Media that its troops had arrested 80 people on suspicion of Al Shabab fighters.
Mr. Aden stressed that 40 detainees were released after they had been dropped with guilty while others remain in custody for further interrogations.
He added that 24 Al Shabab members with weapons had given themselves up in government officials in the Bakol region.
He also urged fighters loyal to Al Shabab to surrender to Somalia government, in a bid to leave from extremist ideologies.
The al-Qaeda-linked fighters want to overthrow the UN-backed Somali government and frequently attack government targets as well as neighboring countries.
Somalia army, along with AMISOM troops captured two strategic towns from in a newly launched military offensive against Al Shabab controlled towns in south and central Somalia.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

C/Welli Gaas oo u hanjabay Xasan Sheekh iyo…

$
0
0

Garowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Garowe ayaa si kulul uga hadlay qorshaha la hadal hayo ee ku aadan muddo kororsi ay sameyso dowlada haatan jirta.
C/Welli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in maamulka Puntland uu yahay maamulka kaliya ee ku dhisan sifo sharci ah, ayna aqbali doonin muddo kororsi ay sameeyaan madaxda dowlada Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.
Wuxuu sidoo kale sheegay in maamulka Puntland uu dadaal dheeri ah u galayo sidii Soomaalida sanadka 2016 u heli lahaayeen madax iyo maamul wanaagsan, isagoo sheegay in Puntland tahay hooyada Soomaaliya laakiin ilmaheeda ay ku caasiyeen.
"Taas micnaheedu waxaa weeye waxaan rajeynaynaa Puntland-na ku dadaalaysaa, kana qayb qaadanaysaa in bisha August 2016, Soomaali ay hesho hogaan cusub oo ka mira dhaliya, kana turjumaaya himilada dadka Somaliyeed. Micnaheeda waxaa weeye in cid maanta ku darsan karta xukun aysan jiri doonin ayaan rajeynayaa, taasna Puntland diyaar bay u tahay, wayna ku dagaalamaysaa, wayna ka qayb qaadanaysaa." Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.
Maamulka Puntland ayaa si adag kaga soo horjeedo dhismaha maamulka Galmudug oo dowlada Soomaaliya ay taageerto, waxayna u arkaan cadow uu u abuuray madaxweynaha Soomaaliya, maadaama lagu xanto Xasan Sheikh inuu saaxiib dhow la yahay C/kariin Xuseen Guuleed.Caasimada OnlineXafiiska GaroweCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirrada: Qaabkii uu u dhacay kullankii dhex...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Xubno ka tirsan Maamulkiisa ayaa goordhow Magaalada Kismaayo kula kulmay Danjiraha Dowlada Britain u fadhiya Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Somalia.
Danjire Harriet Matthews iyo Xubno ay hogaamineysay ayaa Mas'uuliyiinta Maamulka ka dhageystay warbixino la xiriira dhanka Siyaasada, Amaanka iyo dhaqaalaha, waxa ayna aad u bogaadisay amaanka Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee garoonka diyaaradaha Kismaaayo waxaana dibad joog laga dhigay guud ahaan bahda saxafadda Kismaayo ka shaqeysa ee garoonka xaadirtay.
Kulanka oo qaatay muddo Laba saac ku dhow ayaa waxaa markii danbe meel fagaaro ah Saxaafada si wada jir ah kula hadlay Danjire Harriet iyo Axmed Madoobe waxa ayna sheegen in Ujeedka socdaalka uu yahay in wax laga bedelo Siyaasada, Amaanka iyo Dhaqaalaha Gobolka.
Harriet, ayaa iyana dhankeeda ka bogaadisay ansixinta dastuurka Jubbaland, waxa ayna sheegtay in booqashadeeda ay waxbadan ka bedeli doonto xaalada Kismaayo iyo tan Maamulka.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ma Qurux Baa Quruxda Gacan Ku Sameyska Ahi Ee...

$
0
0

Mar kastoo ay Badato Il Baxnimada dhanka kale waxaa barbar socdaA Jaahilnimo la xiriira mid lagu saleeyo horumar laakiinse ay dagaalA baaEU(tm)an ay ku heyso dhanka daqliga, caafimaadka iyo mustaqbalkaA Haween Fara badan ayaa caadeystay isticmaalka Dawoyinka la iskuA cadeeyo taasi oo laga dhaxlo qasaarooyin fara badan oo saameeysa.
Qoyska ay ka dhalatay/dhaxdo taasi ay keento in aysan geli karin halkaA lagu diyaariyo cunada ee jikada iyo Xilliga dhalmada oo ay qatar kuA timaado marka xaalada ay gaarto in ilmaha lagu qalo.
Ka Sokow arrimahaas dhaqanka soomaalida waxa ay lahaan jirtay dhaqanA suuban oo mudan in bulshada maanta aysan waxba ka bedelin waayo umadA weliba waxa ay ku faantaa dhaqankeeda.
ha yeeshee waxaa taasi bedelay haween isticmaala daawooyinka looA yaqaan Diyaanada,Badnada iyo dawada kale ee Move-ka oo isticmaalkeedaA aan raad ku laheyn dhaqankeena soomaaliyeed.
Marka aynu ka gudubno dhacdadas gabdhaha qaar ayaa ku doodaya in ayA isticmaalka dawooyinka ay ku kaliftay Ooraahda Oroneysa aEU Doqon iyoA Habeen Baa Madow aEU iyo in Ragga qaar Ay u Hanqal Taagaan Dhaldhalaalka gacan ku sameyska ay Dumarku beryo ku meel maaraan aakhirkana qasaaro kala kulma Sida aan ku ogaan karo hablaha iyagu istcmaala dawoyinkan way fududahay kaliya ka eeg Faraha meesha ay ka laabmaan oo Madoow ah jirka intiisa kale oo cad, Faruuryaha iyo Bishimaha oo Madoow noqda.
Gebagebada waxaan ku soo gaabinayaa aEU Hibo Eebbe Ku Siiyay Habeen QuraA la iskama qaadoaEU ee ogsoonoow Inaad Tahay Gabar afrikaanad ah ooA midabakeeduna Yahay madow Marka Hadii aad ka fogaato astaantiiA afrikaanimo maxaa noqon kolka aad is cadeyso.W/Q Yuusuf Carab
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jaamacadda SIMAD oo abaalmarin caalami ah la...

$
0
0


Munaasabad lagu soo dhaweynayo abaalmarinno caalami ah oo ay jaamacadda Oxford iyo fadhiga ganacsiga ee Yurub EBA ay guddoonsiiyeen jaamacadda SIMAD oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka socotay bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacadda ee magaalada Muqdisho.
Abaal marinadaan ay jaamacaddu heshay waxa ka mid ah ruqsad ama license ay u adeegsan karto howlaheeda suuq gaynta shanta sano ee soo socota ayadoo loo eegayo sharciga ganacsi ee boqrtooyada Britain. Sidoo kale gudoomiyaha jamacadda SIMAd Dahir Hassan ayaa la gudoonsiiyay shahaadada ka mid noqoshada midowga akadeemiyada Oxford (Oxford Academic Union). Ugu dambayna jaamacadda Oxford gudoonsiisay SIMAD shahaado wanaag isla markaana u aqoonsatay mid kamid ah jaamacadaha ugu wanaagsan gobolka.
Eng Maxamuud Axmed Jimcale oo gudoomiya jaamacadda Jamhuuriya ayaa xusay in tani ay tahay guul usoo hoyatay dhamaan bahda waxbarashada ee Soomaaliya isla markaasna meesha ka saartay aragtida xun ee dadka qaar ay ka aaminsanaayeen tayada waxbarasho jaamacadaha dalka ku yaala.
Gudoomiyaha Jaamacadda SIU, Prof Yahye Cali Ibraahim ayaa tilmaamay in abaal marintani macno gaar ah ay ugu fadhiso dadka Soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada sare ee dalka, SIMAD-na ay tahay astaan lagu daydo.
Agaasimaha xafiiska wakaaladda muslimiinta Afrika ee magacooda marka lsoo gaabiyo loo yaqaano AMA ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay abaal marintaan caalamiga ah. Waxa uu tilmaamay in aqoonsigan caaalamiga ahi soo dhawaynayaan isla markaasna farxad gaar ah ay tahay.
Gebagebadii xaflada waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Jaamacadda Daahir Xasan oo tilmaamay in jaamacaddu aysan raadsanin aqoonsigaan laakin loo gartay marki la arkay dadaalka dheeraadka ah ee ay jaamacaddu ku bixinayso tayaynta waxbarshada. Waxa uu tilmaamay in ay magaca soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan bahda waxbarasho ay ku gudoomeen hadiyadaan dadaalkana halkiisa laga sii wadi doono.
Jaamacadda SIMAD waxaa la aasaasay 1999kii, ayadoo lagu billaabay machad bixiya waxbarashada sare gaar ahaan ganacsiga iyo xisaabaadka, sanadkii 2011-kii ayaa loo beddelay jaamacad, waxay bixisaa iminka 9 kulliyadood ayadoo ay dhigtaan ku dhawaan afar kun oo arday.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

25 Years In Iraq, With No End In Sight

$
0
0

SOMALIA: Six Journalists detained in the central...

$
0
0

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is outrageous the continued media crack down by the Ahlu sunna Waljama in the central Somalia town of Dhusamareb condemned following the detention of three more journalists on Saturday and Sunday making the ...
Weblinks: 

Gabdhaha Chelsea oo qaaday koobka FA

$
0
0

Bariga Dhexe ma ka hortagi kartaa xagjirnimo?

$
0
0

Somalia: An Empathetic Comeback of Somaliland is A...

$
0
0

Somaliland succeeded in building a stable state of law and order and skillfully engaged in a process of political engineering that shaped the very fabric of their traditional politics, through viable tribal democracy. That was a rational strategy at the ...
Weblinks: 

Somalia receives more UAE aid

$
0
0

A ship carrying 450 tonnes of humanitarian food supplies has arrived at the north-eastern port of Bosaso in Somalia. The shipment is part of the UAE's efforts to help alleviate the suffering of the Somali people. The shipment included 11 varieties of ...
Weblinks: 

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live