Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Macbad Taariikhi ah oo ku yaallo dalka Syria Oo...

0
0


Xoogaga Daacish ee ku sugan dalka Syria ayaa qarxiyay Macbad Qadiimi ah oo la dhisay 2000 sano ka hor, macbadkaasi oo ku yaallo Magaalada Palmyra, waxaana lagu magacaabo Macbadka Baalshamin.
Magaalada Palmyra, waxa ay Daacish la wareegtay Bishii May ee sanadkaan, wixii xilligaasi ka dambeeyay waxaa si aad ah looga cabsi qabay inay Daacish bur-buriyaan goobo Qadiimi ah oo ku yaallo Magaaladaasi.
Madaxa aathaartii hore ee dalka Suuriya Ma'muun Cabdulkariim, ayaa sheegay in Kooxda Dowladda Islaamiga ah ay qarxisay macbadka Baalshamin oo ay burburisay.
Daacish, ayaa la sheegay inay Miinooyin ku xireen Macbadkaan, kadibna waa ay qarxiyeen, gabi ahaantiisana wuu bur buray.
Magaaladan Palmyra, waxa ay caan ku tahay dhismooyinka Qadiimiga ah ee ee Giriigga iyo Romaniyiinta.
Kooxda Daacish Macbadkaan ay bur buriyeen, ayaa waxaa la dhisay 2000 sano ka hor.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Wali Ma Maqashay In Aay Jirto Magaalo Ladhao ...

0
0


Magaalada ZELL AM SEE oo ku taalla Austria, waa goob caan ku ah dhinaca dalxiiska, magaaladan oo ay ku nool yihiin illaa 10,000 oo qof ayaa waxay soo jiidataa dalxiisayaasha dunida oo u yaqaana jannadii dunida.
Arrimaha xiisaha leh ayaa ah, haddii aad dhex marto magaaladan waxaad u malaynaysaa inaad dhex joogtid wadamada carabta, waayo waxaa magaalada dhex maraya gaadiid wata calaamadda wadamada khaliijka, waxaa suuqyada maraya dad carbeed.
Sannadkasta waxaa booqda illaa 70,000 oo ah dadka lacagta haysta ee wadamada bariga dhexe.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay Saxafi ku sugan magaaladaas Cabdinaasir Sola
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sharciga Shaqalaha Ajaanibta ah Oo Markale ...

0
0


Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan koodii caadiga haa Ayadoo ajandayaasha horyaalla ay yihiin hindise sharciyeedka dib u eegista miisaaniyadda dowladda iyo sharciga shaqaalaha Ajaanibta ah.
Xildhibaan Maxmed Cumar Mxmuud oo ah Hab-dhowraha baarlamaanka ayaa sheegay in Fadhiga baarlamaanka maanta looga hadli doono Ajandayaal ay ka mid yihiin sharciga shaqaalaha ajaanibta ah oo horay Baarlamaanka ugu soo gudbiyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada mudane Cisman Libax ibraahim iyo Qaybinta Warbixinta Guddiga Maaliyadda ee Daqliga Dowladda.
"Hindise Sharciyeedka Sharciga Shaqaalaha Ajaanibta ah waxa uu ka kooban Yahay 27 qodob markii sharcigaan Golaha uu aqriyay dib ayaa loo celiyay si loogu soo daro qodobo ka maqan maanta Golaha ayaa markale loo aqrin doonaa kaddib waxa uu marayaa habkii caadiga ahaa ee hindise sharciyeed uu mari jiray" Ayuu yiri hab-dhowraha baarlamaanka.
Fadhiyada barlamaanka ayaa inta badan lagu meelmariyaa sharciyo muhiim u ah Horumarka Siyaasadda Dowladda iyadoo horay baarlamaanka uu u meelmariyay sharciyo muhiimad ballaaran u lahaa Dowladda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Au:Howlaha Aan Ka Wadno Soomaaliya Uma Hakanayaan...

0
0


Ergeyga u qaabilsan u qaabilsan Soomaaliya Maman Sidikou ayaa cambaareyn usoo jeediyey weerarkii Al-shabab ay ka geysatay magaalada Kismaayo, weerarkaas oo ay ku naf waayeen 20 qof halka 30 kalena ay ku dhaawacmeen.
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika ee Soomaaliya Maman Sidikou wuxuu sheegay in weeraradii loo geystay xarunta tababarka ciidamada Soomaaliya iyo meelaha kaleba aysan ka weecin doonin dadaalada midowga Afika ku dooneyso iney ku xasiliso wadanka geeska Afrika ku yaala ee Soomaaliya.
"Ficilkan aadka u xun wuxuu xaqiijinayaan hadafka Al-shabaab ee ah in wax la dumiyo oo aan waxba la dhisin waxaana u tacsiyeynayaa qoysaskii dadkooda la dilay iyo kuwii ku dhaawacmay sidaana waxaa lagu sheegay war-murtiyeedka wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan midowga Afrika Sidikou.
Ergeyga Midowga Afrika sidoo kalena ah madaxa Amisom wuxuu ku tilmaamay weerarkaas ahaa fal aad u xun oo la doonayo in looga leexiyo dowladda dadaallada ay ku dooneyso iney ku dhisto hay'ado amni oo adag.
Wuxuu sheegay in weerarka uu dhibaato ku yahay Soomaaliya taasoo kasoo kabaneysay wixii horey usoo maray iyadoo qeybo ka mid ah dalka ay ka socdeen dib u dhis.
Ergeygu wuxuu sheegay in Al-shabaab aysan wax dib u dhac ah ku keeni Karin dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliyeed iyo hay'adaha kale ee amniga illaa dalka uu noqdo mid isku filan.
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray dhisme ay joogeen ciidamo dhawaan loo qaatay in lagu tababaro magaalada dekedda leh ee Kismaayo iyadoo halkaasi ku geeriyoodeen tiro ciimadaasi ka mid ah kuwa kalena ku dhaawacmeen.
Xarakada Al-shabab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaas iyadoo midowga Afrika iyo ciidamada Soomaaliya ay sii xoojiyeen weerarada dhanka cirka ah ee lagu beegsanayo Al-shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hogaan cusubOo Aay Doorteen Imaamyada Waqooyi...

0
0


Dallada isu taga Imaamyada iyo masaajidada Waqooyi Ameerika ayaa kulankooda sanadlaha ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, iyadoo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 100 Imaam oo ka kala yimid guud ahaan gobolada Dalka Mareykanka iyo marti sharaf kale oo iyana ka yimid wadanka Denmark ee Qaaradda Yurub.
Kulankani ayaa sidoo kale loo doortay hogaan cusub iyo gollo marjac kuwaasi oo badali doono maamumlkii hore oo uu madax u ahaa Sheekh Abuu Fadli waxana hada la doortay Sheekh Xasan Jaamac. Oo ku magacdheer Sheekh Xasan Dhooye.
Qaar ka mid ah Culumada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa ku dheeraaday sanadihii ay shaqeynayeen iyo manta xaalka meesha uu marayo iyagoo sheegay in hadda ay ka kooban yihiin 28 Masjid oo ku midaysan Daladani.
Sheekh Maxamed Idiris Axmed oo ka mid ah culumada ugu tunka weyn Soomaalida isla markaana ah aas aasaha Daladani hadana ka ah la taliyaha guud ee isu taga Imaamyada Waqooyi Ameerica ayaa sheegay in kulankani uu ahaa kii 24aad ee sanad walba dhaca isla markaana looga tashto sidii loo hormarin lahaa dacwada iyadoo la midaysan yahay.
Sheekh Xasan Dooye oo madax ka ah Daladda isu taga imaamyada oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu ku dadaali doono mideynta Masaajidada iyo Waxbarashada Ardayda Soomaaliyeed iyo sidii kor loogu qaadi lahaa hormarka diinta islaamka taasi oo baahi badan ka jirtay Wadamada Qurbaha.
Madaxii hore ee isu taga Culumada Dalladda Cumulada Soomaaliyeed Sheekh Abuu Fadli oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in uu ku faraxsan yahay xilka uu maanta wareejiyey isla markaana uu meel wanaagsan uu soo gaarsiiyey hey'adani isagoo sheegay in uu hadana diyaar u yahay in sidii hore iyo si ka sii wanaagsan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxaa Keena” Cagaarshowga B (Hepatitis B) Sideena...

0
0

Cagaarshowga B (Hepatitis B)Waa Maxay Cagaarshowga B maxaase Keena?
Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus).
Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu dhex galaa jirkaaga kuna keenaa xanuun beerkaaga.
Mararka qaarkood dhibaato ayuu cudurkani u keenaa beerkaaga iyo isaga oo ku yeelan kara caafimaadkaaga saameyn xanuun oo qoto dheer.
Dadka qaarkood ma ogaan karaan inuu hayo cudurku, ama waxay ku qaldaan inuu hayo lafo-garaac. Si kastaba ha ahaatee, dad ayaa dareemi kara jiro aad u daran lagana yaabaa iney u baahdaan in lagu daaweeyo cisbitaalka.Sidee Ayuu Caam u Yahay Cagaarshowga B?Waxaa lagu cabirey ilaa 350 milyan oo ka mida dadka dunida ku nool uu hayo cudur qoto dheer oo ay ka qaadeen jeermiska dhaliya
cudurka cagaarshowga B. Qeybo dunida ka mida ayuu aad caam ugu yahay, sida wadamo badan oo Afrikaan ah, Koonfurta Bari ee Aasiya, Bariga Dhexe iyo Bariga Fog iyo Koonfurta iyo Bariga Yurub.
Ma Halis baa?
Haa wuu noqon kara, Hal ka mid ah tobankii qof ee qaangaara ee qaada cagaarshowga B awoodi kari maayo inuu ka bogsado jeermiska
dhaliya cudurka. Xaga dhalaanka yar yar wuxuu noqon kartaa in ka badan tobankiiba sideed. Dadkani qaangaarka ah iyo dhalaankaba
waxaa loo yaqaanaa "sidayaasha" Sidayaasha waxa la moodi karaa iney caafimaad qabaan, Laakiin qaar ka mida ayuu mustaqbalka uu ku
soo bixi doonaa beer xanuun halis ah. Waxaa kale oo aad u fudud iney qabadsiiyaan cagaarshowga B dadka kale madaama uu cudurku hayo iyaga.Sidee Ayaad u Qaadi Kareysaa Cagaarshowga B?
Ayadoo si toos ah loo taabto dhiig ama dareere ka yimid jirka qof qaba. Waxyaabaha ugu muhiimsani waa kuwan:
1- In lala galmoodo qof uu jirkiisa ku jiro cudur dhaliyaha cagaarshowga B.
2- In lagu dhasho oo ay hooyadu qabtey oo uu ku jirey jirkeeda jeermiska cudurka dhaliyaa.
3- Iyadoo la wadaago qalabka la isku mudo
4- Iyadoo lagugu shubo dhiig qaba cudurka, ama lagugu daaweeyo qalab aan si fiican loo nadiifin
5- In la taabto dhiig yar oo ka soo yaacaya meel dhaawacan, jeexan qof qaba cudurka
6- Alaabta guriga oo la wadaago sida cadeyga ama gar-xiirta
Inkasta oo uu u faafo sida jeermiska aydhiska oo kale, ka cagaarshoga B ayaa 100 jeer ka is qabadsiin fudud. Tani macheheedu waa dadka ku wada nool guri hadii mid ka mid ahi uu qabo cagaarshowga B Laga yaabaa in inta kalena ay qaadaan.Maxay yihiin Calaamadihiisu?
Dadka qaar ma muujiyaan wax calaamad ah habayaraatee.
Calaamadaha kale ee lagu garan karo waxaa raaca:
1- xanuun yar oo sida lafo-garaaca ah oo mudo gaaban ku eg
2- iyadoo la dareemo xanuun iyo daal
3- matag iyo shuban
4- miisaankaaga oo is dhimo
5- is xoqid badan
6- jooniska (indhaho caseeye)
7- midabka saxarada oo khafiif noqota iyo kaadida oo madoobaata.Baaritaanka Cagaarshowga BHadii lagaa baaraayo cagaarshowga B, dhiig tijaabo ah ayaa lagaa qaadaa oo la soo baaraa. Baaristu waxay sheegi doontaa hadii aad:
1- inuu ku hayo hada cagaarshowga B
2- Inuu hore kuu hayey cagaarshowga B ama aad si buuxda uga bogsatey (iyo in aanad dib u qaadi doonin mar labaad)
Maxaa la isku baaraa?1- Hadii aad tahay side waad qaadi kartaa talaabo aad kaga hor tageysid si aanad u qabadsiin dadka kale.
2- Hadii aad tahay xaamilo tahayna side cagaarshowga B, ilmahaaga waa laga badbaadin karaa iyadoo la talaalayo isla marka uu dhasho
3- Ka warqabida inaad qabto cagarshowga B micneheedu waa inaad heli karto daawo kasta ood u baahan tahay.
Ma suurto gal baa in daawo la helo?Dad badan ayaa ka bogsada iyadoo aan laga daaweynin cagaarshowga B. Si kastaba ha ahaate, dadka qaar waxay noqdaan 'sidayaal'
jeermiska cudurka dhaliya. Dadkani oo kale waxay u baahan yihiin daaweyn dheeraad ah ka dib marka laga helo. Waxaa loo diri doonaa
dhakhtar ku takhasusey si uu u helo in wali loo baahan yahay in la daaweeyo. Inkasta oo aan cagaarshowga B aan la daweyn Karin qaar
ka mida ah daawooyinku waxay caawin karaan iney yareeyaan dhibta mustaqbalka gaari karta beerka.
Talaal ma jiraa?
Haa, talaalku waa sida ugu haboon ee lagaga badbaadi karo inuu kugu dhaco cagaarshowgu B. Qof walba oo u maleeya inuu halis u saran yahay qaaditaanka cagaarshowga B waa uu is talaali karaa.
Waxaa ka mid noqon kara seyga, haweeneyda, laba isku galmootey iyo dhalaan hada dhashey oo ay dhaleen dad qabey ama ah sidayaasha cagaarshowga B.
Talaalka cagaarshowga B wuxuu ka kooban yahay sadex cirbadood waxaana waajib ah inaad wada qaadato si aad uga badbaado cudur
dhaliyaha mudo dheer.
Halka aad gargaar ka heli karto?Hadii aad u maleysid inuu ku hayo cagaarshowga B la xiriir dhakhtarkaaga ama isbitaalka aad.
Dhibaatooyinka Wax Liqidda
Ku dhibaatowga wax liqidda waxaa loo yaqaannaa disfagiya (dysphagia).
Wuxuu saameyn karaa cunidda, cabbidda, iyo dawo qaadashada.
Dhibaatooyinka wax liqiddu waxay keeni kartaa nafaqo xumo.
Calaamadaha Dhibaatooyinka Wax Liqidda

  • Qufucid, mergasho ama sixasho oo yimaada marka wax la cunayo ama la cabbayo
  • Dareemidda in cunto ay ku dheggan tahay hunguriga ama afka
  • Dhareerid
  • Qufac liita ama cod liita lahaansho
  • Dhibaato ku qabidda liqidda ama xanuun dhinaca wax liqidda ah
  • Ka cararka qaar ka mid ah ama dhammaan cunnooyinka ama cabitaannada

Dhibaatooyinka wax liqidda waxaa sababi kara:

  • Miyir beelid
  • Kansarka madaxa iyo qoorta
  • Dhaawacyada hunguriga soo gaara
  • Dhaawac madaxa soo gaara
  • Cillad maskaxda ah
  • Shucaac
  • Dawooyinka qaarkood
  • Dalool hunguriga gala (tracheostomy)

Daryeelkaaga
Haddii takhtarkaagu uu ka shakiyo dhibaatooyin wax liqid, Takhtarka Luqadda Hadalka, ee loo yaqaanno SLP, ayaa laga yaabaa in uu u baahdo inuu hubiyo wax liqiddaada.
SLP waxaa loo tababaray inuu bukaannada ka caawiyo dhibaatooyinka wax liqidda.
Dhibaatooyinka wax liqidda waxaa loo hubiyaa labo siyaabood:

  • Hubinta liqidda: SLP ayaa ku daawanaya adiga oo cunto cunaya oo cabitaanna cabbaya kuwaasoo culeys ama khafiif ahaan kara. Haddii dhibaatooyin wax liqid la arko, baaritaanno badan ayaa laga yaabaa in loo baahdo.
  • Liqidda barium wax laga beddelay: Baaritaankaan waxaa loo sameeyaa in lagu hubiyo sida aad wax liqeysid. Sawirro raajo ayaa laga qaadayaa cunnooyinka iyo cabitaannada oo ku soconaya afkaaga ilaa iyo hunguriga.

Iyada oo ku saleysan natiijooyinka baaritaannada, ayaa daryeelkaaga laga yaabaa iney ku jiraan:

  • In aad cunnooyin ama cabitaanno gaar ah aad qaadato
  • In aad madaxaaga u hayso si gaar ah marka aad wax cuneyso iyo markaad cabbayso
  • Sameynta jimicsi si aad wax liqidda uga yeesho mid kuu fudud oo kuu nabdoon.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Sheeko Xiiso leh Shanta Aktar caanka ah ee qaba...

0
0

Tani waa sheeko gaar ah oo aan ka diyaarinay Aktarada Bollywoodka ee is qaba.
Inta badan waxaa ay ku guursadaan Aktarada daruufo ama dhanka dhaqaalaha ee ma ahan jaceyl.
Maanta waxaad ogaaneysaa Shan Aktar oo ka yar xaasaskooda,waxaa laga yaabaa in dhaqaale ama caansanaan darteed ay u guursadeen.
Xaasaskii ayaa weyn ragiina waa ka yaryihiin.
1-kadib markii Aishwarya Rai uu soo bur buray xiriirka kala dhaxeeyay Salman khan iyo Vivek Oberoi waxaa ay guursatay Abhishek Bachchan oo ay ka weyn tahay labo sano waxaana ay u dhashay gabar la yiraahdo Aaradhya.
2-Aktarada Farah Khan oo ah sidoo kale Director filimada ayaa guursatay nin ay ka weyn tahay siddeed sano waxaana ay u dhashay Shirish seddex caruur ah.
3- Raj Kundra ayaa guursaday Aktarada uu waligii taageeraha u ahaa ee Shilpa Shetty oo uu ku helay fursad uu hadiyad ku gudoonsiinayay waana uu ka faa;ideystay oo uu ka codsaday inuu guursado,waxaad ogataa Shilpa iney ka weyn tahay ninkeeda seddex bilood.
4-Aktarka Farhan Akhtar ayaa guursaday gabadha lagu magacaabo Adhuna inta uusan Aktar noqon waxaana ay ka weyn tahay isaga lixsano walina si waali ayey isku jecelyihiin.
5- Arjun Rambal oo ay soomaalida u garanayaan Gooraf ayaa qaba gabadha modelka ah ee Mehr taas oo ka weyn isaga labo sano waxaana ay u dhashay labo gabar.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso Warka subax ee Radio Muqdisho

0
0

Bulshada Soomaaliyeed oo laga codsaday in ay u...

0
0


Mas'uuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya yaa ku baaqay in la xoojiyo Horumarka Afka Hooyo ee Soomaaliga ayagoo xusay in ay jiraan waxyaabo badan oo hoos u dhac ku keney afka Soomaaliga.
Wasiir kuxigeenka qorsheynta Cabdulllaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa guud ahaan ka codsaday Shacabka Soomaaliyeed in ay kaalin wayn ka qaataan Horumarinta afka hooyo.
halkaan ka dhageyso
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suuqa saamiyada Shiinaha oo sii dhacaya

0
0

Suuqa saamiyada Shiinaha ayaa hoos u sii dhacay isagoo saamayn ku yeeshay suuqyadii kale ee adduunka.

Keeynya Oo Xir Xirtay Muwaadiniin Somaali Iyo...

0
0


Booliska dalka Kenya ayaa waxa ay xireen Nin Somali British ah iyo labo nin oo Kenyan ah, kuwaasi oo looga shakiyay inay xiriir dhaw la leeyihiin Ururka Shabaab ee Somalia ka dagaalama.
Raggaan ayaa la qabtay xilli ay kasoo ambabaxeen Magaalada Mombasa, kuna wajahnaayeen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Booliska waxa ay sheegayaan inay shaki xoogan ka muujiyeen raggaan.
Ninka Somaliga ah waxaa lagu magacaabaa Ali Abubakar Ahmed, labada nin ee Kenyan iyagana waxaa lagu magacaabaa Moses Tedi Mabigi iyo Misheel Koj Koskey kuwaasi oo la socday Ali Abubakar Ahmed.
David Kerina oo ah Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Kenya, ayaa sheegay sababta ka dambeysay qabashadan raggaan inay tahay kadib markii Booliska ay tuhmeen inay xiriir la leeyihiin Ururka Shabaab ee Somalia ka dagaalama.
Wuxuu sheegay Sarkaalkaaasi, La-tuhunsanaha Somali-Britishka, uu horay safar ugu tegay dhowr dal oo ay ka mid yihiin Tanzania, Yeman iyo Somalia.
Booliska Qaybta qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ayaa su'aalo weydiinaya saddexdaasi rag ee ciidamada Booliska ay xireen, iyaga oo shakiga loo haysto uu yahay xiriir inay Shabaab la leeyihiin.
Kenya ayaa dhowr mar waxaa lagu qabtay dad kala duwan oo lala xiriiriyay inay la shaqeeyaan Ururka Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Yuhuudda : Alshabaab, Daacish iyo Boko Haram Waxaay...

0
0


Madaxa Golaha Qaranka Yuhuudda ugu qaabilsan La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, Eitan Ben-David ayaa uga digay Dadka Yuhuudda inaysan u safrin 27-Waddan oo ay Somalia ku jirto.
Isagoo Saxaafadda kula hadlayey magaalladda Televiv ayaa waxa uu sheegay in iyadoo ay dadka Yuhuudda foodda ku soo hayso Dabaaldegga Maalmaha ay ugu yeeraan Maalmaha Ducadda Sare "The High Holy Days" ayaa waxa uu ka digay inaysan dfadka Yuhuudda safaro aan daruuri ahayn ku tagaan 27-waddan oo uu sheegay inay Khatar ku yihiin Danaha Yuhuudda.
Mas'uulkaasi waxa uu cabsida ugu weyn ka muujiyey dalalka Turkiga, Syria, Iiraan, Lubnaan, Yemen, Sacuudiga iyo Kooxaha Shiicadda.
Waxa kaloo uu Dadka Yuhuudda uga digay inay booqasho ku tegin dalalka Somalia iyo Nigeria, oo uu xusay inay khatar kala kulmi karaan Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Boko Haram.
Dhinaca kale, Madaxa Golaha Qaranka Yuhuudda ugu qaabilsan La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, Eitan Ben-David waxa uu carrabka ku dhuftay in mid ka mid ah cabsida ay qabaan tahay inay Dagaalamayaasha Kooxda Daacish weeraraan Yuhuudda ku nool Waqooyiga iyo Galbeedka Qaaradda Europe.
Waxa uu intaasi ku daray in Dagaalamayaasha Daacish ee ku laabtay Qaaradda Europe qorsheynayaan inay beegsadaan Danaha Yuhuudda ee Europe.
Madaxa Golaha Qaranka Yuhuudda ugu qaabilsan La-dagaalanka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda, Eitan Ben-David waxa kaloo uu ka digay Maleeshiyooyinka Islaamiyiinta ee Hawlgalladda ka wada Gacan biyoodka Siinaay, oo uu xusay inay khatar gelin karaan Saraakiisha Yuhuudda ee ku sugan gudaha dalka Masar.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirada Cusub Ee Gal-Mudug Oo Sacaado Kadib lagu...

0
0


Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu magacaabo Golaha Wasiirada maamulkiisa, kadib wada tashiyo uu muddooyinkii u dambeeyay ka waday magaalada Cadaado.
Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno Cadaado Madaxweyne Guuleed ayaa la filayaa in maalinta berri oo Arbaco ah uu ku dhawaaqo Golaha Wasiirada maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug ayaa dhowaan Baarlamaanka Galmudug ugu kordhiyay 15 cisho oo dheeraad ah inuu ku soo magacaabo Golaha wasiirada, kadib markii ay dhamaatay mudadii 45-ka cisho.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug, kuxigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay isku afgarteen inta badan liiska Golaha Wasiirada inta kalena la filayo in ilaa caawa la dhameystiro.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa laga yaabaa in Golaha Wasiirada maamulkiisa ku soo daro xubno ka tirsan Musharaxiinta iyo shaqsiyaad kale.
Sidoo kale waxaa iyana la sheegayaa inay dhici karto in xubno ka tirsan Ahlusuna ee maamulkiisa ka soo horjeeda inuu ku soo daro golaha Wasiirada.
Lama oga sida loogu qanci doono Golaha Wasiirada uu soo magacaabi doono Madaxweynaha Galmudug, iyadoo dhowaan markii la doortay uu la kulmay mucaarado uga yimid Ahlusuna iyo dhinacyo kale oo ay ka mid tahay Maamulka Puntland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nicholas Kay oo Kasoo Horjeestay Mooshinka Ka Dhanka...

0
0

Muqdisho(Waaheen)-Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Nicholas Kay waxa uu ku sheegay in Soomaaliya aysan awoodin in waqti kale ay ku lumiso xiisado siyaasadeed oo hor leh.
Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyey dadaallada ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya ku doonayaan inay xilka uga xayuubiyaan madaxweyne Xasan Sheekh.
Kay ayaa waxa uu sheegaya in ayada oo doorasho ay soo socoto, kooxda Al-Shabaab-na ay weli tahay mid fir-fircoon, Soomaaliya aysan waqti u hayn loolanka siyaasadeed ee horey u riday dowlado badan.
Wareysi uu siiyey VOA-da, ayaa Nicholas Kay waxa uu ku sheegay in inkasta oo QM ay ixtiraameyso xuquuqda uu baarlamaan kasta u lee yahay inuu la xisaabtamo hay'adaha dowliga ah, haddana Soomaaliya aysan awoodin in waqti kale ay ku lumiso xiisado siyaasadeed oo hor leh.
"Waxaan sidoo kale garowsanahay in golaha ammaanka ee QM uu aragti cad ku muujiyyey in Soomaaliya ay tahay inay qabato hanaan doorasho sanadda 2016, ma ahan inay waqti kale ku darsato, marka la eegana halka aan fadhiyo, way adag tahay in la arko sida mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha uu u ogolaanayo dhammaan hiigsiyada ay tahay in laga dhabeeyo, sababta oo ah dib u dhaca iyo fowdada sii soconeysa oo taas ay sababi doonto" ayuu yiri Kay.
Murunnada siyaasadeed ee Soomaaliya, oo inta badan lala xiriiriyo loolan dhinaca awoodda ah iyo xifaaltan dhanka qabiilka ah, ayaa horseeday in dhowr madaxweynayaal iyo ra'iisul wasaareyaa isugu jira ay xilka waayaan, tobankii sano ee tagay.
Xiisadaha siyaasadeed ee iminka jira ayaa billowday, markii qaar ka mid ah xildhibaannada ay ugu baaqeen madaxweynaha inuu xilka ka dego, sababo ay ku sheegeena inuu ku guul darreystay inuu wax ka qabto ammaan darrida sii kordheysa ee dalka iyo dilka Al-Shabaab ay u geysatay dhowr xildhibaan oo ka tirsanaa baarlamanka Soomaaliya.
Dad badan oo Soomaali ah ayaa ku rajo weyn inay doorashooyin dhacaan sanadda 2016, si ay u doortaan hogaamiyayaal ku yimid dooqooda, hase yeeshee Kay ayaa ku warramaya in taasi ay iminka si ii kordheysa ugu muuqato mid aan suurta gal noqon doonin.
Ergeyga QM, ayaa ugu baaqaya hay'adaha dowliga ah ee Soomaaliya inay sii wadaan ka shaqeynta iyo inay xooga saaraan waxyaabaha muhiimka u ah dalka ee ay dejisteen, sida dib u eegista dastuurka, oo uu sheegay inay muhiim u tahay dhismaha dalka iyo maamul wanaagga.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caruur ku dhimatay Afghanistan

0
0

Qaraxyo isxigxigay oo ka dhacay goob lagu iibiyo gaaska cunnada lagu karsado, oo ku taalla magaalada Herat ee galbeedka Afghanistan, ayaa waxaa ku dhimatay 11 qof oo toban ka mid ah ay caruur yihiin, sida ay sheegeen howlwadeennada caafimaadka.


Seven Al Shabaab killed in the latest clashes in...

0
0

In the latest clashes in south of Somalia has left at least seven Al Shabaab militants dead and several others wounded, government officials said.
Somalia's deputy DC, Hussein Mohamed Ali told Shabelle Media that its military soldiers had killed at least 7 militants during an ambush attack on army bases outside Burhakaba town.
"The military soldiers repulsed heavy offensive launched by Al Shabaab. In addition to that we have put 7 militants down in the raid" Mr. Hassan said in an interview with Shabelle Media.
Hassan Mohamed stated that government soldiers would launch military offensive against Al Shabab, in a bid to re-take all areas under militants' control.
No ward has been available from Al Shabaab militants over the military claims.
The radical group of Al Shabab is on back foot after Somalia army, backed AMISOM troops captured key towns from its militants in south and central Somalia.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia border wall will ward off Al Shabab, says...

0
0

Mandera Governor Ali Roba says the planned construction of a wall between Kenya and Somalia will improve security in the county.
Mr Roba says the wall along the porous border will ward off terrorists.
"My administration supports the national government in this project because the wall will help stabilize Mandera by defining specific entry and exit points for better screening," said Mr Roba who spoke at the weekend after meeting the county security team.
He blamed insecurity in Mandera on past administrations which he accused of failing to define the border.
"There are more than 300 households from Somalia on what should be No-Man's land.
REDUCE CRIME
Better demarcation will reduce rate of crime," said Mr Roba.
He said the porosity of the border has aided suspects who easily disappear into Somalia after committing crime.
"The wall will reduce crime rate in Mandera since it is difficult to pursue the criminals once they crossover to Somalia," Mr Roba said.
He said the wall will be necessary until Somali stabilises. "It can be demolished after that," says Mr Roba.
The ministry of Interior plans to construct a security wall along the border from Mandera to Kiunga in Lamu.
However, the Somali administration is uncomfortable with the 'separation barrier', which it argues would further divide the larger Somali community.Daily Nation
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ku kala aragti duwan...

0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala argti duwan mooshinka dhawaan laga gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka mid ah mudaneyaasha Baarlamaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka in ay dhex dhexaad ka noqdaan mooshinka looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh.
Xildhibaan Shariif Maxamed ayaa qeexay in Beesha Caalamka looga baahan yahay in ay ogaadaan in mooshinkan uu yahay mid lagu saxayo qaladka Dowlada isagoona tilmaamay in ay dardar gelinayaa mooshinkooda.
Dhinaca kale, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo la hdlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay mooshinkaasi mid sharci daaro ah.
Prof Dalxa ayaa ugu dambeyn xusay in Xildhibaanadaasi ay gabeen howsha loo igmaday isagoona carabka ku adkeeyay in xiliga aan loo baahneyn in mooshin iyo waxyaabo la mid ah laga keeno Madaxweynaha Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jabuuti iyo Ethiopia oo Kobcinaya Xiriirka

0
0

Mashaacriicda iminka socda, waxaa ka mid ah qad tareen oo labada dal isku xiri doono, kaasi oo la filayo in lasoo geba geebo dhammaadka sanadkan, si rasmi ahna loo furo.

Wasiir Ku-xigeen Jubaland ku Tuhmaya Weerar

0
0

Wasiir ku xigeenka howlaha guud, dib u dhiska iyo guryeynta ee dowladda Maxamed Cumar, ayaa tuhunsan in weerarkii Jaamacadda Kismaayo ay fududeeyeen xubno ka tirsan Jubaland

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live