Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

What causes the Saudi king To vistt America?

$
0
0

Image copyrightEPAImage captionThe message the US and Saudi leaders wanted to send was one of a resilient relationship
Washington will remember the first visit of Saudi Arabia's King Salman for its royal extravagance.
The massive fleet of luxury cars for the hundreds of officials who accompanied the monarch. The full buy-out of the 222-room Four Seasons Hotel, reportedly outfitted with red carpets and gold-painted furniture for the occasion.
But the message the US and Saudi leaders wanted to send was one of a resilient relationship.
"Strong", "deep" and "abiding" were some of the words they used.
Rhetoric aside, it was clear the Saudis had decided to move beyond deep reservations about the Iran nuclear deal which have strained relations with the Obama administration in recent months.
At the height of tensions in May, the king refused President Obama's invitation to visit, although the Saudis insisted it wasn't a snub.
Since then, negotiations on the deal have concluded successfully and, perhaps recognising a fait accompli, Riyadh expressed cautious support.
Image copyrightGetty ImagesImage captionThe Americans have backed the Saudi-led coalition in Yemen - but are appalled by the resulting humanitarian disaster
But Foreign Minister Adel al-Jubeir now gave ringing endorsement. After consulting US officials and European allies for two months, the Saudis were satisfied, he said, that the agreement would effectively contain Iraq's nuclear programme.
They now had "one less problem to deal with in regards to Iran".
So President Obama got what he wanted: strong public support from a crucial ally, and at a critical time - just as a hostile Congress is preparing to vote on the deal.
This may help to silence those who blamed his foreign policy for losing the trust of key Middle East powers.
Sanctions risk?
The focus can now turn to what the Kingdom considers the main problem - rolling back expanding Iranian intervention in the region.
Saudi Arabia and other Sunni Arab states feel threatened by Iran's support for Shia groups in Mid-East conflicts: Iraqi militias; the regime of Bashar al-Assad in Syria; the militant Hezbollah movement in Lebanon; and Houthi rebels in Yemen.
And the fear is that lifting sanctions on Iran according to the terms of the nuclear deal will embolden it further.
This was an abiding theme at a recent conference on US-Islamic relations in Doha. So much so that the senior White House official attending, Colin Kahl, felt compelled to clarify that although the US stood by its Gulf Arab partners, "this can't be a competition to the death with Iran".
The Obama administration insists it will help the Arabs counter Iran's "destabilising activities". It's offering to strengthen measures for facing unconventional threats from Iran's proxies, including cyber and maritime security, and increased counter terrorism co-operation.
Despite this emphasis on "more nimble 21st Century capabilities", conventional sales of military hardware haven't slowed. New Saudi purchases are in the process of being approved and President Obama has promised to fast track what's in the pipeline.
The Gulf Arab states are also looking for US guarantees of a "qualitative military edge over Iran", says James Smith, a former US ambassador to Saudi Arabia. It's not clear if King Salman got that.
Yemen and Syria
Mr Obama and the Saudi monarch talked about two other areas of co-operation and disagreement as well.
In Yemen, the Americans are supporting the Saudi-backed campaign against Houthi rebels. But they are appalled at the resulting humanitarian disaster and high number of civilian casualties. The meeting ended with Saudi Arabia pledging to work towards opening Red Sea ports for aid deliveries under UN supervision.
In Syria, the two co-ordinate against Islamic State militants but disagree about how to approach the broader civil war - the US is uneasy about Saudi willingness to back certain hardline Islamist fighters, and the Saudis want Americans to directly target Mr Assad's government.
They're both participating in a new flurry of diplomatic activity aimed at reviving a political solution, but Mr al-Jubair said a breakthrough wasn't imminent.
These complex problems in the new chaos of the Middle East need a level of strategic dialogue not previously necessary, says Anthony Cordesman, a Middle East analyst at the Center for Strategic and International Studies think-tank.
"Alliances with Arab states are going to have to adapt to events that none of us can control," he says, and that includes Iran's behaviour.
"If this agreement is the prelude to a more moderate Iran, the strains on the (Saudi) alliance will ease because the need to take tangible action will be reduced. But there's never going to be complete agreement on how to deal with Iran short of a major war."
Two very different countries will have to find ways to co-operate with each contingency and "that is not going to be easy".This Is a Curubo English Serves:Watching here :-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Liiska Xulka Kubada Cagta G/Awdal Oo Lagu Dhawaaqay

$
0
0

Borama(Awdalpress) War Deg Deg ah Liiska Ciyaartooyada Kubada Cagta Ee Gobolka Awdal U Safan Doona Koobka Kubada Cagta Ee Gobolada S/land Oo La Shaaciyey.Akhri Magacyada Ciyaartoyada.
JAMHUURIYADA SOMALILAND
ku: Gudoomiyaha Gobolka Awdal
ku: Taliyaha Qaybta Gobolka Awdal
ku: Gudoomiyaha Magaalada Borama
Og: Agaasimaha wasaarada dhalinta iyo ciyaaraha ee gobolka Awdal
Ujeedo: Soo gudbin Liiska ciyaartoyga xulka Gobolka Awdal Anaka oo ah gudidan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ahna gudi ka socota dhalinyarada
bahwaynta ciyaartoyga gobolka Awdal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa liiska ciyaartoyga
matali kara Gobolka taasi oo an soo turxaan bixinay.
Liiska xulka ah ee imika aan xulnay loogama jeedo ku xumayn ciyaartoyadi hore loo xulay ee xulkii hore laftarkiisa ciyaartoyada wanagsan eeku jira waan kasoo qaadanay liiskana way ku jiraan.
Waxaan si sharaf iyo tixgalin balaadhan ku jirto idiinka codsanaynaaa inaad noo tix galisaan aad dibna u eegtaan danaha iyo guulaha gobolka maadaama oo uu marti galinayo gobolkeenu koobka gobolada Somaliland islamarkaana ujeedadeenu ay tahay inan meesha ugu wanaagsan ka gaadhno Tartanka Kubada Cagta Ee Gobolada S/land.Magacyada Gudida soo xushay xulka Gobolka Awdal Ee Kubada Cagta:-

  1. Jaamac Daahir Xaamud
  2. Ducaaale Saleebaan Cabdi
  3. Cabdijabaar Aadan Dugsiiye
  4. Cabdiqaadir Nuur Daahir
  5. Maxamed Maxamuud Jaamac (ciid)
  6. Cumar Bashiir
  7. Fadxi Ibraahim
  8. Maxamed Daahir Caateeye (oday)
  9. Axmednuur Maxamuud Xasan

Liiska ciyaartoyga Gobolka Awdal uga qayb gali doonta tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolada soomaliland.

  1. Maxamed Axmed Cilmi (goal keeper) Sheekh Axmed salaam
  2. Baashe Yuusuf Cumar (goal keeper ) sheikh makaahiil
  3. Xasan Cabdi Ibraahim (Cawke) sheikh cali jawhar
  4. Cabdisamad Ibraahim Maydhane (saqadhi) sheikh cali jawhar
  5. Ibraahim Saciid Daahir sheikh makaahiil
  6. Najiib Cali Maxamed Sheekh Axmed salaam
  7. Khadar Maxamed Faarax (BeBe) Sheekh Axmed salaam
  8. Tawakal Cabdi Cali Sheekh Axmed salaam
  9. Fadxi Muxumed Rooble sheikh cismaan
  10. Cabdisamad Maxamed Muxumed (Muraayo) sheikh makaahiil
  11. Mustafe Maxamed Cilme (m.ciro) Sheekh Axmed salaam
  12. Cabdiraxman Abiib Muxumed (liigo) sheikh cismaan
  13. Cabdisalaan Daahir Carab ( fiigo) sheikh cismaan
  14. Cabdifataax Maxamed Diiriye (dhako) sheikh cali jawhar
  15. Liibaan Maxamuud Axmed ( sisko) sheikh cismaan
  16. Muxiyodiin Ducaale Diiriye (muxiyo) sheikh cismaan
  17. Badri Maxamed Cabdi (messi) sheikh makaahiil
  18. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi (cabdi carabloo)sheikh cali jawhar
  19. Sakariye Cabdilahi Diiriye (zaki) sheikh makaahiil
  20. Maxamed Maxamuud Xasan ( Bayle) Sheekh Axmed salaam
  21. Bahdoon Axmed Hadliye sheikh cismaan
  22. Ayaanle Cali Muxumed Sheekh Axmed salaam
  23. Shabcaan Cilmi Cumar sheikh cali jawhar
  24. Sharmaake Cabdilaahi Maxamed (Sharmaboy) sheikh cali jawhar
  25. Sadiiq Cabdi Cilmi Sheekh Axmed salaam
  26. Sakariye Cabdi Yuusuf sheikh cali jawhar
  27. Maslax Maxamed Siciid sheikh cali jawhar
  28. Cabdiraxmaan Abaadir sheikh makaahiil

Awdalpress /Boorama
Rag is Barey
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Komishanka Doorashooyinka oo Maxkamadda sare u...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka sugaya warqadii ay ku soo cayimi lahaayeen wakhtiga Doorashooyinka Madaxtinimada iyo Wakiiladda ee ay dhawaan maxkamadda Dastuuriga ahi go'aanka ka soo saartay, markii ay ka garnaqday murankii dastuuriga ahaa ee ka dhashay go'aankii Golaha Guurtidda.
Go'aanka Maxkamadda Dastuuriga ah oo gaadhay dhainacyada ay khusayso ayaa la filayey inay Komishanku ka soo saaraan qoraal ay ku tixraacayaan go'aanka Maxkamadda Dastuuriga si ay ugu gudbiyaan Madaxweynaha kaasoo isna ay tahay in uu ku soo saaro Digreeto.
Dhinaca kale, Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa la sheegay inay Maxkamadda Dastuuriga ah uga jawaabeen qoraal ay dhawaan maxkamaddu kaga dalbatay cida xaqa u leh in uu buuxiyo jago ka banaanaatay Golaha wakiiladda, taasoo Dood ka dhex dhalisay musharaxiin ka soo jeeda Gobolka Selal oo doonaya inay kursigaasi buuxiyaan.
Maxkamadda Dastuuriga ah oo dacwadaas ay u gudbiyeen xubno ka tirsan dadkii ku tartamayey Liiskii musharaxiintii doorashadii Golaha Wakiiladda ee 2015-kii oo is casilay ka hor intaanay doorashada galin ayaa ka dalbatay Komishanka inay soo cadeeyaan liiskaasi qofka ugu soo dhaw ee xaqa u leh, waxaana la sheegay inay jawaabta laga soo codsaday ay gudbiyeen toddobaadkan.
Maxkamadad dastuuriga ah isla markaana ah Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa la filayaa inay go'aan ka soo saarto Dacwadan oo muddo soo jiitamaysay, taasoo muran ak dhex abuurtay musharaxiintii gobolka Selal ee wakhtigaasi ku jiray Liiska sugayaasha jagada banaanaata.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xaqiijinta Fiise Imaaraadka Carabtu ku bixiyeen...

$
0
0

Hargeysa (waaheen)- Dawlada IMaaraadka Carabta ayaa markii ugu horeysay fiise ku bixisay baasaboorka Somaliland, gaar ahaan nooca dublamaasiyiinta oo dhowaan uu ku socdaali doono Safiir-xigeenka safaarada Somaliland ee Itoobiya, Mr. Ayaanle Salaad Diiriye.
Illo ku dhow safiir-xigeenka safaarada Itoobiya Mr. Ayaanle ayaa xaqiijiyey in dalka Imaaraadka Carabtu fiisahooda dal ku galka ku bixiyeen baasaboor dublamaasi ah oo masuulkaasi leeyahay, dhowaana u socdaali doono dalkaa.
Ilahan ayaa wargeyska Himilo u xaqiijiyey in dalka Imaaraadku Carabtu xilligan ku bixinayo fiisayaasha baasaboorada dublamaasiyiinta, balse mustaqbalka dhow sidoo kale ku bixin doono noocyada kale baasaboorada Somaliland.
Ilahan ayaa xaqiijiyey in xukuumada Somaliland hoos u dhigayso siyaasiyan qadiyaddan, maadama ay tahay arrin xasaasi ah oo dhinacyo kaloo cadow u ah danaha Somaliland shaacinteeda, u noqonayso mowduuc ay cabashooyin ka bixiyaan.
Dhinaca kale, xukuumada Somaliland ayaa meesha ka saartay jiritaanka in dawladda Imaaraadka carabtu ogolaadeen inay baasaboorka Somaliland ku bixiyaan fiisaha dal ku galkooda.
Warsaxaafadeed masuul wasaarada Arrimaha Dibedda u qaabilsan warbaahinta soo saaray xalay ayaa u dhignaa sidan:
Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay halkan ku beeninaysaa war lagu faafiyey qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa dalka oo sheegaya in Dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabtu (UAE) ay aqbashay in dalkeeda lagu galo Passport-ka Somaliland.
Arrinta aqbalaadda Passport-ku waa mid aannu ku gudo jirro hawshiisa balse weli ma jirto aqbalaad laga helay xagga dawladda Imaaraat-ka; warka arrintaa laga qorayna waa mid aanay waxba ka jirin
Waxa xusid mudan in dhawaan Madaxweynaha JSL Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu dhawaan u magacaabay Mudane Baashe Cawil Cumar Wakiilka Somaliland ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) oo isaguna haatan ku guda jira dardargelinta hawlaha xafiiska iyo arrimaha khuseeya xoojinta xidhiidhka wada shaqayneed iyo iskaashiga ka dhexeeya Somaliland iyo Imaraat-ka.
Waxay labada wadan ee Somaliland iyo Imaaraatku wadaagaan xidhiidh soo jireen ah iyo iskaashi dhinaca taageerada, ganacsiga iyo dhinacyo kaleba leh.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dufacaddi ugu horeysay oo arday Somalai ah oo ka...

$
0
0

Xafladda Qalin jebinta ardayda dugsiga sare dufcadda 1'aad ee Ardayda Soomaliyeed ee Turkiga wax ka baranaayay ayaa lagu qabtay magaalada caasimadda ah ee Ankara xafaladdaa oo ay soo agaasimeen ururka midowga ardayda soomaaliyeed ee Turkiga (UMASET).
Xafaladda oo si heer sara loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyba galay laguna soo dhaweeyay masuuliyiin uu ugu horeeyo danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkan Turkiga C/llaahi Maxamad Cali Sambaloolshe iyo masuuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga
Ugu horreyntii waxaa xafladda daah furay guddoomiyaha guud ee ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga cabdinaasir xassan caabi oo ardayda qalin jebisay ugu hambalyeeyay guusha ay gaareen dhamaan ardayda soomaaliyeedna ay la wadaagayaan farxaddaan war bixin koobanna ka bixiyay ardayda wax ka barta dalka Turkiga
sidoo kale waxa uu u mahad celiyay dhamaan ka soo qeyb galayaasha xafladda oo uu ugu horeeye safiirka cusub ee dalka soomaaliya u fadhin doona dalkani Turkiga iyo sidoo kale uqaabisana safaaradda dhanka Dhaqanka iyo Tacliinta ardayda magaalooyina fog fof ka yimi sidoo kale jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool magaalada Ankara waalidiinti ka soo qeyb gashay xafladda iyo dhammaan marti sharafti ka soo qeyb gashay xafladda
Sidoo kale waxaa madasha ka hadlay danjire C/llaahi Maxamad Cali Sambaloolshe oo sheegay in uu ku faraxsan yahay xafladda quruxda badan ee lagu maamuusaayo qalin jebinta dufcadda 1'aad ee Ardayda Soomaliyeed ee Turkiga iyo sida quruxda badan ee loosoo dhaweeyay waxa una ku bogaadiyay guusha ay gaareen arday waxa uuna kula dardaarmay in aysan wax barashada kah arin oo ay halkeeda kasii wadaaan sidoo kale waxa uu sheegay in ay muujineso arintani horamarka ay gaareyso soomaaliya dhanka tacliinta
Ugu dambentii waxaa shahaadooyin uu guddoonsiiyay safiirka ardayda qalin jebisay sidoo kale waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyay danjire C/llaahi Maxamad Cali Sambaloolshe waxa ayna xafladdu ku soo gaba gaboowday jawi heer sara ah oo ay ka muuqatay farxad iyo isku hambalyeeyn .

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al Shabaab ambushes Somalia, Kenyan military bases...

$
0
0

Deaths have been reported after Al Shabaab militants attacked on military bases controlling by Somali government troops backed by Kenyan Defense forces in Gedo region.
The assault erupted on Saturday in Tarako village in Gedo region after Islamist militants armed with rocket propelled and machine guns raided army bases in the area, residents said.
The weapons used by Somalia army, along with Kenyan troops and rebels have left several people including warring sides and civilians dead, a villager said.
Kenyan troops, serving under African Union mission for Somalia (AMISOM) have been battling Al Shabaab in the past 4 years.
Tensions between allied forces (Somalia & Kenya) and Al Shabaab have been running high in the area, according to residents.
Neither one of the officials from Somalia and Kenya nor Al Shabaab insurgents have commented on the clashes so far.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Falanqayn: Isbeddelka Taliyayaasha Ciidanka Qaranka

$
0
0

Barnaamijka Waxay ila tahay

$
0
0

Wuxuu ku saabsan yahay weerarrada al-Shabaab ay ku qaadday saldhigyada ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Kumanaan qaxooti oo imanaya Austria

$
0
0

Kumanaan qaxooti oo badankood ka yimid Suuriya ayaa basas kaga yimid Hungary iyadoo la filayo inay u sii gudbaan Jarmalka.

Troops to purge Al shabaab siege as residents face...

$
0
0

A senior Somali official has revealed military plans to lift Al shabaab blockades on several towns in the country's central Hiiraan region as local residents face upward acute humanitarian crises.
Confirming the move to Radio Shabelle, Liban Abdi Yarisow said the SNA Soldiers and their allied AMISOM forces are in final preparation to launch an offensive to unlock the highway between Bula-Burde and Jalalaqsi towns.
Yarisow, the deputy governor of Hiiraan regional administration on security affairs said their operation is intended to enable aid agencies deliver humanitarian assistance to the local residents who are currently in dire need of help.
Prices of foodstuff and other essential commodities have escalated in Bula-Burde and Jalalaqsi districts after Al shabaab put a siege on towns in Hiiraan region which they lost to Somali troops and Djibouti Soldiers of AMISOM contingent in March, 2014.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidanka Itoobiya Ee Maamula Siyaasada Soomaaliya...

$
0
0

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Galgaduud, ayaa sii daayay 12 Oday Dhaqameed oo maalmo ka hor ay ka xireen deegaanka Ceel Qooxle oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Odayaashaan ayaa ciidamada Itoobiya waxa ay ugu tageen arin la xiriirta Afar ruux oo ciidamada Itoobiya ay ku dileen Deegaanka Ceel Qooxle inay bixiyaan diyadii dadkaasi, balse waxaa loogu bedelay Odayaasha in la xiro, taasi oo ku noqotay arin lama filaan ah.
Dadaal ay bixiyeen qaar ka tirsan Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanka iyo dadka deegaanka, ayaa waxaa suuragashay in lasoo daayo 12-ka Oday ee gacanta ugu jiray Ciidamada Itoobiya.
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa sheegay inay ku guuleysteen sii deynta Odayaashaasi u xirnaa ciidamada Itoobiya.
Waxa uu sheegay Xildhibaanka inay aad uga xun yihiin tallaabada ciidamada Itoobiya ay ku xireen Odayaashaasi Dhaqanka ee kasoo jeeda Deegaanka Ceel Qooxle oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Todobaadkii aan soo dhaafnay ayeey aheyd markii ciidamada Itoobiya lagu eedeeyay inay Ceel Qooxle ku dileen afar ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen macalimiin, halka labada kalena ay ahaayeen Dhalinyaro.
Ciidamada Itoobiya ayaanan si wanaagsan loola xisaabtamin, waana mida kenetay inay geystaan dilal qorsheysan oo ay u geystaan dadka shacabka ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

President Guled: Galmudug in talks with Puntland to...

$
0
0

The newly elected president of the Interim Galmudug administration Abdikarim Guled has reiterated that his admin is having talks with its nighbouring Puntland state to end the antagonism.
In an interview with VOA Somali service, Mr Guled stated that Galmudug has made a quick amendment on some articles in its provisional constitution, to help facilitate the ongoing talks with Puntland administration.
Northern Mudug region, was the focal point of the disagreement between the two regional states since Guled's Galmudug administration based in Adado town has been established in July, 2015.
Guled, along Somalia's defense minister Gen Abdulkadir Sheikh Ali Dini paid a surprise visit to the Elbur city in Galgaduud region, which was recently recaptured by SNA and AMISOM from Al shabaab militants.
On the other hand, president Guled called for an immediate end to the tribal warfare in the bordering rural areas between Galmudug and Puntland in Mudug region, where two clans have been in deadlock over the possession of grassing and water holes for years.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo shacabka ku amartay inay ka guuraan...

$
0
0

Dowladda Kenya, ayaa ku amartay dadka shacabka ah ee degan dhulka Keymaha ee Boni inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga guuraan, deegaankaasi waxaana sababta ay ku sheegtay Dowladda Kenya inay tahay arimo ammaan awgeed.
Dhulkaan Keymaha ah ee Boni, waxaa la aaminsan yahay ugu yaraan 300 ciidan kana tirsan Ururka Al Shabaab inay fariisimo ka sameysteen si ay u qaadaan weerarada ka dhanka ah Dowladda Kenya.
Laamaha ammaanka Kenya, ayaa sheegay si loola dagaalamo Shabaabka deeganadan fariisimada ku leh inay muhiim tahay dadka shacabka ah ee halkaasi degan inay ka guuraan si aysan waxyeelo uga soo gaarin dagaalada lala galaayo Shabaab.
Sarkaal ka tirsan ciidamada Kenya oo lagu magacaabo Joseph Boinnet ayaa u sheegay dadka deegaanka in ay hubka ay heystaan sharci ama sharci darro ay soo wareejiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan deegaankaasi si ay ciidamada howlgal ka dhan ah Al-shabaab uga fuliyaan.
Deegaanka Boni, waxaa degan dad badan oo Xoolo dhaqato ah oo Xoolahooda ay daaqaan, hadalkaan kasoo baxay Dowladda Kenya waxa uu saameyn aan wanaagsaneyn ku yeelanayaa Bulshada deegaanka.
Xoogaga Shabaab ayaa weeraro ka dhan ah dalka Kenya ka abaabula deeganada howdka ah ee ay ku dhuumaleystaan, xilli Dowladda Kenya ay qaati ka taagan tahay dagaalka Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kumanaan imanaya Jarmalka iyo Austria

$
0
0

Kumanaan qaxooti ayaa imanaya Austria kadibna u sii gudbaya Jarmalka iyagoo ka imanaya Hungary oo ay ku go'doonsanaayeen maalmo.

Jaamacadda Jamhuuriya oo bilowday todobaadka...

$
0
0

Jaamacadda Jamhuuriya ee Culuumta iyo Tiknaloojiyadda (JUST) ayaa lagu qabtay xaflad lagu soo dhaweynayay ardayda cusub ee Jaamacadda, kaasi oo ay ka qeyb galeen maamulka sare ee Jaamacadda iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.
Xafladda waxaa hadalo soo dhaweyn ah ka soo jeediyay Maamulka sare ee Jaamacadda Jamhuuriya, waalidiin iyo midowga Ardayda Soomaaliyeed, kuwaasi oo ardayda ku soo dhaweeyay inay ka faa'iideystaan kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda bixiso.
Ugu dambeyntii goobta waxaa suugaan ka tarjumeysa waxbarashada sare ee dalka ku soo bandhigay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Isboortiga oo ka qeyb galay xaflad...

$
0
0

Munaasabadani oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhallinyaro ku guuleysatay tartan kubadda cagta ah oo ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha, qeybaha bulshada, iyadoo tartankasi ay siwada jir ah u soo qaban qaabiyeen kooxda banaadir Club iyo Midowga Ardayda Jaamacadaha dalka, laguna qabtay Muqdisho .
Abuukar Maxmed Sheekh guddoomiyaha Naadiga Banaadir Club ayaa ugu horeyntii faah faahiyay muhiimadda cayaaraha uu bulshada u leeyahay iyo kaalintooda.
"Maanta farxad ayaay ii tahay in aan hortiina soo istaago, anigoo ku hadlaya kooxda Banaadir Isboortis club oo kamid ah qaban qaabayasha tartankan, hadii aan faah faahin yer idin ka siiyo kooxda waxaa la aas aasy 1993 waxay ka qeyb qaadatay tartamo badan oo gudaha iyo kuwa heer caalami ah."ayuu yiri Abuukar.
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadaha ayaa dhiiro geliyay kaalinta dhallinyarada ee ku aadan horumarka dalka.
"Waxaan rabaa in maanta dadkan madashan fadhiya u faah faahiyo , Midowga Ardayda Jaamacadaha, majirto cid gooni ah ama qolo gooni ah oo ku taageerta howshan, Midowga Ardayda Jaamacadaha way soo dhaweyneynaan in la dhiiri geliyo tartamada nuucaani oo kale ah" ayuu yiri Guddoomiyaha Midowga Jaamacadaha.
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa sheegtay in isku duubnida bulshada ay tahay mid horumar lagu gaari karo, waxaana ay ku boorisay inay xoojiyaan ka qeyb qaadashada horumarka dalka.
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa si weyn uga hadlay kaalinta isboortiga uu ku leeyhaya isdhexgalka iyo horumarka buslhada
"Dadkan dhallinyaradan wanaagsan oo is xilqaankooda ay ku keneen munaasabadda waan ugu hambaliyaynaynaa, aragtidiina waxay bedeli kartaa oo aad yareysanaynsaa Soomaaliya oo dhan, waxaa sidoo kale laga hadlay Stadium Muqdisho waan ku tala jirnaa in aan qiimeyno qorshayasha lagu dhisayo."ayuu yiri Wasiirka Isboortiga.
Ugu dambeyntii waxaa abaalmarino lacageed laguddoonsiiyay ardaydii Jaamacadaha Jamhuuriya iyo Al-Imra oo kaalimo hore ka galay tartanka isboortiga.Sawir Qaade:-Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jubbaland oo sheegay inuu dhowaan weerar ku yihiin...

$
0
0

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inuu dhowaan bilaaban doono wajiga labaad ee howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, gaar ahaan Gobolka Jubadda Dhexe oo ah gobolka kaliya ee Al-Shabaab si buuxda gacanta ugu hayaan.
Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in marka la caleema saaro kadib Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ay qaadi doonaan howl gallo ballaaran.
"Waxaa sugtaan waa marka la caleema saaro Madaxweynaha Jubbaland, waxaa bilaaban doona howl galkii Jubadda Dhexe oo dhan looga sifeynayay Cadawga"ayuu yiri C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in ciidamadii howl galka ka qeyb qaadan lahaa ay diyaarsan yihiin, isla markaana aan howl galka istaagi doonin, waxaana uu tilmaamay in qorshaha koowaad yahay in la qabto degmada Bu'aale oo ah Caasimada Maamulka Jubbaland.
Ciidamada Maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa guluf dagaal ka wada Jubadda Hoose iyo Gedo, si ay ugu duulaan deegaanada Jubadda Dhexe oo ay Al-Shabaab guud ahaantiisa maamulaan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya ay ka qeyb qaadan doonaan weerarka ku wajahan Bu'aale, waxaana ciidamadan dhaq dhaqaaqyo ka wadaan degmada Baardheere oo xuduud la leh Jubadda Dhexe.
Inkastoo Al-Shabaab muddooyinkii u dambeeyay ay luminayeen deegaano badan oo lagala wareegay, hadana waxay qaadayeen weeraro culus oo xeryaha Ciidamada AMISOM la beegsanayeen, waxaana ugu dambeeyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay ku qaadeen saldhig Ciidamada AMISOM ku lahaayeen Janaale, halkaasoo askar badan ay ku dhinteen.

Guuleed “ duruufta nagu qasbin xoog inaan u...

$
0
0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in aanay marnaba la aqbali doonin ciida ka madax banaan ciidamada sharciga ah ee dowladda ka tirsan ee ku sugan Gobollada Dhexe.
Madaxweyne Guuleed oo wareysi siinayay Idaacada VOA ayaa sheegay in mar walba ay diyaar u yihiin wada hadal iyo wada xaajood uu la galo Maamulka Ahlusuna Wal-jameeca.
"Anaga iyo Culimadda Ahlusuna ee jooga Dhuusa Mareeb iyo deegaanada kale xiriir ayaa inoo socda, waxaa ku qancineynaa inay ka mid noqdaan Maamulka, wax kasta oo suura gal diyaar ayaa ula nahay"ayuu yiri Madaxweyne Guuleed.
Waxaa uu sheegay in haddii wada hadalada ay guuldareystaan aanay ogolaan doonin ciidan madax banaan oo Gobolka jooga oo aan maamulkiisa ka tirsaneyn.
"Haddii aanay duruufta nagu qasbin xoog inaan adeegsano ma rabno, wixii khilaaf iyo ra'yi kala duwanaan jira wada hadal iyo wada xaajood ayaa ku xalineynaa, waana rajeyneynaa in walaalaha Ahlusuna ay baaqyada aan jeedineyno inay qaataan"ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug.
Culumaa'udiinka Ahlusuna ee horay ula wareegay degmooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guriceel ayaa horay uga soo horjeestay Maamulka lagu dhisay Cadaado, iyagoo dhowaan qaadacay Golihii wasiirada ee uu magacaabay Madaxweynaha Galmudug iyo heshiiskii ay la galeen garab ka mid ah Ahlusuna.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Dalka

$
0
0

Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu soo dhameystey booqasho uu ku tagey dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehliyeen xubno ka tirsan labada gole (Golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Federaalka), iyo mas'uuliyiin kale ayaa intii uu joogay Talyaaniga waxaa uu wadahadalo la yeeshay Madaxweynaha Talyaaniga, Sergio Mattarella, Wasiirka Gaashaandhigga Roberta Pinotti, qaar ka mid ah madaxda shirkadaha ganacsiga Talyaaniga iyo mas'uuliyiin kale.
Waxaa kale oo Madaxweynaha intii uu joogay Talyaaniga uu magaalada Milano kaga qeybgaley Carwada Caalamiga ee Milano 2015, halkaas oo khudbad uu ka jeediyey uu ka caddeeyay in Soomaaliya ay diyaar u tahay ganacsi iyo maalgashi ay caalamka la yeelato.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxaa uu la kulmey qaar ka mid ah Soomaalida ku dhaqan dalka Talyaaniga.-DHAMMAAD-

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sacuudiga oo yaraynaya miisaaniyada sanadkan

$
0
0

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay inay yaraynayso lacagta ay qarashgaraynayso kadib markii ay saadaalisay balaayiin dollar oo ka dhiman miisaaniyada.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live