Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Madaxweyne Xasan:-“Awoodii Argagaxisada Waan Wiiqnay...

0
0

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay safar ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka hadlay qaabka ay u dagaalamaan maleeshiyaadka argagaxisada UGUS ee ku dhuumaaleysanaya qeybo ka mid ah gobolada dalka.
Madaxweyne Xasan oo shalay ka hor hadlay Odayaasha, Waxgaradka iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Kuwa Amisom ee Ka Howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay awood yareeyeen argagaxisadii Soomaaliya ka dagaalameysay weerarada mararka qaar ay ku soo qaadayaan xarumaha ciidamada ay tahay maleeshiyaad yar oo isa soo uruursaday meel kastooy joogaan kaddibna si dhuumaaleysi ay ku joogaan meelaha ay isaga habar wacdeen, isagoo xusay madaxweynaha in arintaasi looga gudbi karo in shacabka iyo dowladda ay is kaashadaan si loo sii baabi'iyo xagjirka.
Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday heshiis kal hore la kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay Sh hoose kaas oo uu sheegay in mas'uuliyada fulintiisa ay qaadayaan odayaasha labada beelood hadii uu guuleystana Al Shabab laga ciribtiri karo gobolkaas.
Madaxweynaha ayaa ku cel celiyay mar kale dhibaatada ay leeyihiin isbaarooyinka yaala wadooyinka Sh. Hoose, waxaana uu tilmaamay ninkii Dhigta isbaaro in uusan naga mid eheyn, Dowladuna ay ka soo saartay arrinkani go'aano cad, waxaana saraakiisha ciidamada uu ku amray in ay ka dhiidhiyaan isbaarooyinka Odayaasha shalay ay qeylo dhaanta ka muujiyeen, isagoo sharaakiishaasi maah maah eheyd askari Xun ma jiro ee Sarkaal xunaa jira.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sheeko Gaaban Oo Aad U Xiiso Badan Muxuu La Kulmay ...

0
0

Hooyadii uma sheegin sababta ay magaalada ugu direyso, inkastoo ay xilligaasi ahayd wax caadiya ah in reer miyiga qaarkood; waliba kuwa dhaqan in ay ilmahooda u diraan magaalooyinka waaweyn si ay wax uga soo bartaan, mararka qaarna ay ka soo shaqeystaan.
Warsame aad ayuu dhibsanayay safarkaan xalay dhaladka ah ee uusan horay ugu tabaabusheesan. Haddii uusan ahaan lahayn odayga aabihiis ah oo ah nin aad u madax adag, usha ka soo horeyso oo aan kalimadna lagu celin karin maba aqbaleen in uu safro.
Hooyadii Axado oo aad ugu faraxsan ijaabada wiilkeeda, warna aan ka haynin laba bogleynta wiilkeeda ayaa durbaba u dhaqaaqday diyaarintii safarka curudkeeda.
Dhowr cisho kadib magaalo soo galkiisii wuxuu is ka qoray dugsigii tababarka booliska. Aad ayuu u saluugsanaa talalabadan iyada ah, magaalo soo galkiisa iyo guud ahaanba nolosha magaalo; hase ahaatee wuxuu u arkayay in uu ku qasbanyahay. Aqoon sidaas ah ma lahayn oo uu shaqo dowladeed ku helo, ganaacsina muu kareyn maadaama uusan wax lacag ah haysanin.
Kal sii horeysay fal geesinimo leh uu ku dhaqaaqay awgii waxaa laga dhigay askari alif le ah. Sidoo kale waxaa waardiye looga dhigay guri oo deganaa nin uu garan waayay waxa uu yahay, balse loo sheegay in uu yahay nin muhiim ah.!
In badan ayuu qortay codsiyo badal balse way u suura gali weyday in la baddalo. Nolosha magaalada aad ayay ugu adkaatay, lix cisho ayuu shaqeynayay maalintii ku dhowaad 10 saacadood. Wax maal ah oo uu ka tacbay may jirin, muunad gaar ah iyo cid ku ixtiraamta in uu reer Ugaas yahayna haba sheegin. Kal aan sidaa u sii fogeyn waxa ay isku dhaceen mid kabalyeeri ah oo joogay maqaaxi uu ka cunteynayay. Wax sidaas u weyn ma ahayn oo mudan in laba nin oo waaweyn isku qabato, waxaa lagu yiri uun aEUoeBaadiyowga 5 shilin ka qaadaEU Isna sida muuqato wuxuu aad uga carooday kalimadda aEUoeBaadiyowaEU.
Ma ahayn markii ugu horeyso ee ay isku dhacaan reer magaalka oo uu u arkayay in ay yihiin wax aan la soo abaabinin. Sanad ayaa ka soo wareegatay malintii uu ka soo safray tuuladii Ceel Nuux ee kuu dhashay. Magaalada wax aan dareen isku dhafan ka ahayn kamuu dhaxlin. Daltabyo, ciil, shaki iyo af-lagaaddo ayuu kala kulmay.
Maanta aad ayuu u faraxsanaa tan iyo waberigii. Sabab kalena ma ahayn ee waxaa soo dhowaa fasaxiisii sanad laha ahaa. Fasaxa sanadkan wuxuu ku soo aaday dabshidkii sanadka, guurkii walaashii Basra iyo Caano Shubkii Aabihii Ugaas Faarax.
Baska koostarka ah waxa uu kolba tuulo ku dajinayay askartii gobolada ka timid ee Warsame ka mid ahaa. Warsame isagu si uu gaaro tuuladii uu ka yimid baska kadib wuxuu sii raaci jiray gaari dameer, farax, baqal iyo intii dhaqaaqdo. Maanta si ka duwan sidii caadada ahayd waxaa loo soo diray bug-bugley(Mooto) uu lahaa dhaqtarka kaliya ee magaalada degan oo lagu wado in uu noqdo seedigii. Warsame oo taxadarka iyo shakiga u dhashay seedigii wuxuu ku qasbanaaday in uu xawaaraha mootada meeshii ugu hooseyso geeyo.
Warsame oo afkii soo badashay sidii reer Xamartana u hadlaya ayaa seedigii ku yiri aEUoeSaaxiboow, tartiib lee yaahaEU. Seedigii oo hoosta ka qoslaya ayaa ku yiri aEUoeHaye..aEU aamusnaan gaaban kadib wuxuu u raaciyay aEUoeAboowe noohaEU.!La soco qeybta dambeaEU|
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Malaga gudbi karaa Geerida qof aad jeceshahay?...

0
0

Jawaabta suaEU(tm)aasha kore waxaad ugu tagi doontaan sadarada hoose oo aan ka soo tarjumay weero ka mid ah daraasado ay sameysay Elisabeth KA1/4bler-Ross oo ahayd dhaqtarad Mareekan ah oo asalkeedu yahay Swiss. Elisabeth Waxay ku takhasustay cilmi nagsiga; waxa ayna si gaar ah wax uga qori jirtay geerida iyo gunaanadka nolosha.
Sadaran hoose waxaan idin kugu soo qori doonaa qaar ka mid ah weero ay ka qortay aEUoeGeerida Qof la jecelyahayaEU. Sababta aan u doortay tarjumadda qoraalkan sir aan qarsooneyn haba ii ahaatee waxaan wali gudbi laaEU(tm)ahay geerida qof AUN aad iigu weynaa. Haddii uu ilaahay nafta ii daayana, kolley mar uun wax waan ka qori doonaa noloshii qofkaas. Hadana aan iskaga kiin dhex bado adinka iyo Elisabeth KA1/4bler-Ross.
Run ahaantii dunidan xanuun lagama waayo, aniga iyo adigaba waa baa inoo baryi doona oo ina xanunujin doona. Geerida gacalkaaga ku timaadana ma ahan mid aad ka gudbi kareysid. Waxaad baran doontaa uun in aad la qabsato maqnaashahoodaiyo cidladaada. Waad bogsan, oo waad ka boodi; xiisaha iyo xanuunkaba waad ka soo kabsan; ha yeeshee aEU" marnaba ma dhaceyso in aad sidaada ku soo noqoto. Sidaadii hore ahaan maysid, hadde mana ahaba in aad ku taamiso in aad sidaadii hore ku soo noqotid!
Waxaad isku daydaa uun in aad booska uu ka baxay aad xurmeyso, isku day in aad geerida gacalkaaga wax ka barato. Waxaadna ogaataa in wax walba oo kula soo gudboonaado nolosha in ay sabab leeyihiin, haba yaraatee marnaba ma jirto wax si kama ah u dhaco nolosha, wax is ka dhaco iyo wax sabab laaEU(tm)aan u dhaco intaba ma jiraan. Dhacdooyinka nolosha oo dhami waxa uu biya dhacooda yahay kor u qaadista garaadkeena.
Nolosheyda dadka aan la kulmay hal doorkoodii waxay ahaayeen kuwa la soo kulmay guul darada, kuwa soo halgamay, kuwa soo dhibtooday ee soo gablamay, sidaas ay tahay hogga ay ku dhaceen daw ay kaga baxaan helay oo tub cusub iyo jid aan horay loo marin iskood u jeexday. Dadkaase weeyaan dadka aragtida u gaarka ah ka leh nolosha, kuwa dareenka leh ee fahmay yoolka nolosha. Qalbiyadooda waxaa ka buuxaa jacayl, isu turid, qab-yari, fur-furnaan iyo wel-wel walaal u turid ku dheehan yahay.Hal-Doorku cirka kama soo dhaco!
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xikmaddo Kooban Oo Dhamaantood Ku Saabsan Nolosha...

0
0

GAFKA
Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo kala noqon kara wax ficil ahaan loo saxo iyo wax hadal ahaan loo saxo.
Gafka sidiisaba ma ahan wax lagu amaanay qaabkeena nolosha, sidaa ay tahayna wuu naga dhacaa mar walba, muxuu u dhacay iyo sababta uu dhacayba ma ahan mid haddii la is waydiiyo xalkiis lagu heli karo.
Xalkiisa waa laba mid in uu noqdaa, mid ficil ahaan loo sameeyo oo ah in waxaas lagu gafay lagu saxo ficil kale, si gafka uu meesha ugu dhamaado.
Midka kalena waa in Raali galin laga baxshaa, waa marka uu gafku ku dhaco si hadal ahaan ah, raali galintu waa u muhiim qalbiyadeena, marka aad qaldantahay oo aad raali galin bixiso qalbigaada xitaa waxbaa ka dagaya sida culays u eg, sidaas si la mid ah qofka aad ku gaftay oo isagana iska kaa cafiyo maadaama aad usoo noqotay, inkastoo dadku aysan isku mid ahayn, oo qaarkood marka la maslaxeeyo ay kasii daraan, ugu dambayn raali galinta ku dadaal marka ay tahay in aad wax raali galiso. DADAAL
Qofka dadaalka badan mar walba wuu ka horeeyaa kan aan dadaalin ama aananba isku dayin in uu dadaalo, nolosha sideedaba waa Tartan ka dhaxeeyo noolaha oo dhan, qof walbana waa in uu dadaal muujiyaa si uu u gaaro Hadafka uu tiigasanayo.
Dadaalka waa mid wajiyo badan ku kala yimaadaa, mararka qaar waa laga yaaba in Dad ka mid ah ehelkaaga ama asxaabtaada ay garab kugu siiyaan dadaal aad samaynaysay muddo, balse taas macnaheeda ma ahan in aadan dadaalin oo lagu caawiyay, waa dadaashay, miraha dadaalkaaga uu dhalay ayaadna waxaas oo Caawin ah ku heshay.
Hadaba marka aad dadaal suubinayso waxaa qasab ah maadaama aad Bani aadam tahay in aad khaladaad badan samayso, balse taas dhib ma lahan, muhiimadda waxay ahayd in aad dadaasho, isma aadan lahayn khalad suubi, waxaa lagaa doonayaa markaas in aad dib u saxdo khaladakaaga.
Sidaa darteed, dhib ma lahan qaladka aad suubisid inta aad ku guda jirtid dadaalkaaga ama tartiibinta dadaalkaaga uu ku socdo, wali waxaa tahay mid ka horeeyo qof walba oo aan dadaal suubin.
Hadaba dadaalkeena ku aaddan dhanka Nabadda waa in uu bataa, oo aan iska daynaa dadaal xumada natiijadeeda noqotay dhibka aan maanta dhex taaganahay, dadaalka sidiisaba dhinaca looga faaiidaysto ayuu noqdaa.
Hadaba dhanka wanaagsan aan ku dadaalno, waxa aan dadaalka ku bixinaynana ha inoo noqdaan wax xisaabtooda aan eegnay, natiijada kasoo baxaysana saadaalintaeeda ay inoo wanaagsantahay.WAXAA TAHAY QAALI
Waxaa tahay qaali, sida aad ku noqtayna aniga ayaa kuu sheegaya, waxayna tahay, waxaa tahay farsamada uu Alle sameeyay, waxaana ka mid tahay milkiyadda uu Alle leeyahay, wax walba oo alle leeyahayna waa qaali, sidaa darteed dadku waa kuwa iska moogaysiiya ama iska indha tira waxa aysan awoodin hanashadooda mararka qaarna iska diida, ayaga oo iska dhigaya in aysan u baahnayn, hubaashuna waa in ay u baahan yihiin, balse aysan awooddooda aysan u gaarayn.
Muhiimadda qoraalka ayaa ah in qof haddii uu ku diido, ama uu iska kaa indha tiro aysan la micna ahayn in aad tahay qof qofkaaska liita, ama aadan u qalmin, fakarka nuucaas ahna waa in aadan ku fakarin ee aad u fahamtaa in qofkaas aad ka qaalisantahay, balse uusan isagu kuu qalmin, micnaha uusan ka bixi Karin dalabaadkaaga xagiisa ku aaddan, sidaas darteed ayuu u muujinayaa isla waynida iyo Xaqiraadda isaga oo Madaxa Carada ka cesho is leh.QIIMAHA LACAGTA
Lacagtu waa mid qiima badan, micnaha waxaaba la oran karaa waaba Dunida oo dhan, qof walba maanta waxa uu u ordayo ayaa ah kasbashada Lacagta, wali lama sheegin qof ka dharga lacagta, qof walbana inta badan ee uu helo lacagta, waa inta badan ay sii siyaaddo dhibaatadiisa ama baahidiisa nololeed.
Qiima in ay leedahay lacagta wax suaEU(tm)aal ah kama taagno, balse qaabka qof walba uu u raadiyo iyo qaabka qofku uu u hanto ayaa lagu kala duwan yahay, dadka qaar ayay seejisaa noloshooda, raadinta ay raadinayaan lacagtaas darteed, ayaga oo u gala qataro fara badan oo naftooda ah, iyo kuwa ay u gaystaan nafta Dad kale ama Noole kale.
Sida badan marka lacag laga hadlayo qof walba si ayuu u macnayn lahaa, bals aniga waxaan oran lahaa waxaa jiro wax badan oo lacagta ay goyso iyo wax badan oo aysan lacagtu shuqul ku lahayn, sidaa darteed, waxaa wanaagsan in lacagta loo haysto si wixii wanaagsan ay goyn karto loogu isticmaalo, balse aan la lumin waxyaabaha qaaliga ah ee aysan lacagtu goyn, sida iimaankaaga, shaqsiyadda qofka kugu qaaliga ah, iyo naftaada ama nafta qof kale.
La yaabka ayaa ah in dadka qaar raadinta lacagta ay raadiyaan ay ka tuurto in ay gooyaan nafta qof ayaga la mid ah doonayana inta ay doonayaan, hadaba, qiimaha nolosha qofkaas ma fahamsana ayaa la oran karaa, Shilin aad u goysay Nafta qof kale waa hubaal in aadan ku raaxaysan Karin xaaladdu sida ay doonta ha noqotee, Dhiiga Aadanaha waa qaali, si fudud qofka ku gooyaana hubaal in uusan harsasho heli doonin. Hadaba aan qiimayno qiimaha lacagta iyo waxa ay inoo goyn karto sidaas si la mid ah qiimaha waxa aysan lacagtu inoo goynin.
Qore Mohamed Musa Sh. Noor
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dadaalo loogaga hortagayo in dhalinta ay ku biirto...

0
0

XOG RASMI AH Prof Jawaari Oo Saacadaha Soo Socdo Ku...

0
0

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga soo xigtay in gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu ku goodiyay inuu iska casilayo xilka gudoomiyaha baarlamaanka haddii xildhibaanada aysan dhameyn khilaafaadka iyo kala aragti duwanaanshaha dhexdooda ah.
Gudoomiye Maxamed Cismaan Jawaari ayaa la sheegay inuu ku wareeray mooshinka xildhibaanada baarlamaanka ay ku kala aragtiyo duwan yihiin oo lasoo gaarsiiyay xafiiskiisa, sida ay sheegeen xildhibaanada qaar.
Jawaari, oo ka hadlay mooshinka xildhibaanada ay kala gudbiyeen ayaa waxa uu 4tii bishan soo saaray warqad qoraal ah oo ka koobneyd dhowr bog, kuna aadaneyd in xildhibaanada wadahadal ku dhameeyaan khilaafka dhanka mooshinka ah.
Sidoo kale Gudoomiye Jawaari, ayaa marar badan ku celceliyay in loo baahan yahay kala aragti duwanaanshaha baarlamaanka lagu xaliyo wadahadal oo kaliya, maadaama xildhibanada badankood iminka labo u kala qeyb sameen.
Ugu dambeyn Gudoomiye Jawaari oo u muuqda inuu ku jahwareeray mooshinka ayaa ku goodiyay inuu iska casilayo xilka, haddii xildhibaanada aysan isku mid ka noqon mooshinada isdiidaya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wareysi fannaanadda Maryan Sh. Nuur (Maryan Ruun)

0
0

Maryan Shiikh Nuur (Maryan Ruun) waxay ka warramaysaa taariikhda fankeeda.

Mareykanka oo Aqbalay 10,000 oo Siiriyaan ah

0
0

Dowladda Mareykanka, ayaa illaa iyo hadda dalkeeda keentay 1,500 oo qaxooti Siiriyaan ah, tan iyo markii uu qarxay dagaalka sokeeye ee dalkaas afar sano ka hor.

Kumanaan Muhaajiriin ah oo u Lugeynaya Vienna

0
0

Waddada A4 ee dalka Austria, ayaa sidoo kale laga xiray baabuurta, taasi oo fursad u siisay qaxootiga qul-qulaya inay u dhaqaaqaan magaalada Vienna, si ay magangalyo u weydiistaan Austria, ama usii gudbaan Jarmalka.

UK: Muslimiinta Lala Xiriiiryo Argagaxisada oo Kordhay

0
0

Sanadkan oo kaliya waxaa la xiray dada lagu qiyaasay 229 qof, kuwaasi oo lala xiriirianyo falalka argagixisanimada – 31% ayay tiradaasi korodhay marka la bar-bar dhigo sanadkii hore oo qiyaasta dadka loo xiray falal argagixisanimo ay gaartay 100 qof.

Imaaraadka oo lacago guddoonsiisay ehelada askar...

0
0

Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa abaal marino gudoonsiisay ehelada ciidamo Soomaaliyeed oo ku dhintay weerar 4-tii June-2015 lala beegsaday kolonyo ay la socdeen kooxda gar gaarka Imaaraadka Carabta, kaasi oo ay ku dhinteen saddex askari halka ay ku dhaawacmeen saddex kale.
Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya danjire Maxamed Axmed Cusman Al-xumaadi oo deeqda ku wareejiyay lacagta ayaa sheegay in ciidamada u dhintay difaacadda koxda gar gaarka ee Imaaraadka aan abaal kooda la gudi karin, balse ay tani qeyb ka tahay xusuusin ay u sameynayaan
"Ehelada ay ka dhinteen saddexda muwaadin waxaan guddoonsiinay 30-kun oo doolar, halka kuwa ku dhaawacmay eheladooda aan guddoonsiinay 15 kun doolar, waxaana dhaawacyada saddexdaasi ka mid ahaa Ilaalada kooxda gar gaarka loo qaaday dalka Imaaraadka"ayuu yiri danire Maxamed.
Safiirka ayaa xusay inaysan hakad gelin doonin mushaaraadkii ay qaadan jireen kuwa geeriyooday iyo kuwa dhaawac ahba, isagoo bogaadin u jeediyay ehelada wiilashii naftooda u huray inay ilaalo ka noqdaan kooxda gar gaarka ee Imaaraadka Carabta oo u gurmanaya walaalahood Soomaaliyeed.
Dowladda Imaaraadka ayaa rajo wanaagsan ka muujisay inay soo celisay xoogaa wanaag ah oo ku saabsan ciidamada naftooda ku waayay ilaalinta kooxda gar gaarka ee Imaaraadka, ayna ku dadaalayaan sidii ay u xoojin lahaayeen gurmadka ay u fidinayaan shacabka Soomaaliyeed.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Waraysi Mushaxadda Madaxweynaha Soomaaliya 2016

0
0

Mushaxad Canab Maxamed Daahir oo u sharaxan doorashada madaxweyne ee Soomaaliya 2016, ayaa waraysigan kaga hadlaysa hankeeda siyaasi , dhaliilna usoo jeedisay Ragga Soomaaliyeed.Canab Maxamed Daahir oo ah haweeneyd Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa bishii July shaacisay inay tahay musharrax ka qayb-galaya doorashada madaxweyne ee Soomaaliya sanadka 2016.Halkan hoose ka daawo waraysigaas oo dhan.
https://www.youtube.com/embed/MrmZT40KaZA" frameborder="0'' allowfullscreen>
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tuhunka xirsi ee magaalada Hargeysa

0
0

Hargeysa (Awdalpress.com)- Dablay aan la aqoonsan ayaa xalay cawayskii weerar ku qaaday weriye Maxamed Aadan Dirir oo ka hawl gala mid kamid ah telefishannada madaxa banaan ee Afka Somaliga ku hadla ee ka hawl gala Somaliland. Deblaydan oo la weriyey in ay ka koobnaayeen saddex nin oo midkood lagu xidhiidhiyey shaqaalaha ka hawl gala madaxtooyada Somaliland ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday weriyahan oo xilligaas ku sugnaa goob lagu soo bandhigayay buug cusub oo laga qoray halgamaagii Faarax Oomaar.
Weriye Maxamed Aadan Dirir oo ka hawl gala weriyeyaasha Telefishanka SOMALICABLE ka hawl gala ayaa dablaydan oo ku hubaysnaa biro shaag-baane ahi nabarro ka gaadhsiiyeen madaxa iyo dhabarka, nabarradaas oo qaarkood hoos u dalooshameen.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Maaliyadda oo soo dhaweeyey ansixinta dib u...

0
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aaden "Farkeeti" ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu sameeyey miisaaniyadda, 2015, isagoo ku tilmaamay iney tahay talaabo looga hortagayo isu dheeli tir la'aanta dakhliga dowladda iyo kharashaadka baxaya kaddib markii uu gaabis ku yimid qoondadii ay ku kabi lahaayeen deeq bixiyayaasha caalamka ee miisaaniyadii la ansixiyey sanadkaan bilowgiisa,.
Wasaaradda ayaa bishii hore u gudbisay soo jeedin wax looga badalayo Miisaaniyadda golaha Wasiirada, waxaan goluhu si aqlabiyad ah isugu raacay in dib u eegis lagu sameeyo kharaashaadka dowladda,
Wasiirka maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim "Fergeeti" ayaa tilmamay in dib u eegista miisaniyadda lagu sameeyay ay ku salaysan tahay inta badan talooyinkii ay soo jeediyeen Xildhibaanada Baarlamanka iyo waafajinta kharashaadka ku baxa hay'adaha dowladda.
"Miisaaniyadda qaar waa jarid, qaarna waa dib u habayn, waxaana sababay dib u geeistaan in dowladda aysan soo gaarin qoonadadii laga sugayey deeq bixiyayaasha oo ahayd 49%. Waa xaqiiq inuu kor u kacay dakhliga dowladda, balse taa macnaheedu ma'ahan inuu dabooli karo dhamaan baahiyaha jira" ayuu yiri Wasiir Farkeeti.
Xoghayaha Guddiga maaliyadda ee Barlamaanka oo kulanka golaha shacabka ka hadlay ayaa sharaxay dib u eegista lagu sameeyay miisaniyadda dalka iyo inta laga dhimay misaaniyaaddi hore. Isagoo sheegay in dhimista lagu sameeyey miisaniyadda aysan saamayn doonin musharaadka ciidanka iyo shaqaalaha rayidka dowladda.
Kulan ay mudanayaasha Baarlamanku ku ansixiyeen dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, ayaa socday muddo ku dhow sadex todobaad, waxaana Wasaaraddu qaadatay dhamaan talooyinkii wax ka badalka ahaa ee ay soo jeediyeen Xilidhibaanada Barlamaanka

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay Dagaalkii Gacanta...

0
0

Hargaysa(Waaheen)Musharaxa Jagadda Madaxtinimadda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, MD. Jamaal Cali Xuseen,ayaa ka hadlay dhacdadii Saaka ka dhacday Gollaha Wakiiladda,taas oo Muran ka dhashay Mooshin ay soo diyaariyeen Xildhibaanadda Muxaafadka ah ee Xisbiga KULMIYE sababtay in Dagaal gacan ka hadal ahi dhex-maro Gudoomiyaha Gollahaas iyo ku-Xigeenkiisa.
Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay inaanay Dawlad-nimadu ahayn in Xoolaha Dadwaynaha Sidii Doono loo isticmaalo,waxaana uu Cadeeyay in Madaxtooyadu hadii Ay joojin Waydo Qaska ay Golaha ka Dhex wado Qasriga Loogu Soo Daadan Doono.
Waxa uu Sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu Goor dhawayd Soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facbooga isaga oo Fariin u dira
Xukuumadda."Sidani Dawladnimo maahee waa Budhcadnimo; maanta Ninka Dagaalka ka dhex bilaabay Golaha Wakiiladda Ee Cirro ku Qaad qaaday waa Baashe, hadduu sidan xukuumadda Kulmiye ee Siilaanyo Iyo inta ku xeeran Ee boobka wadda ay sidan dhaami waydo shacabkaa madaxtooyadda Ugu soo daadan Ee taasi maskaxda ha galiyaan.
intaas waxa uu ku daray isaga oo hadalkiisa siiwata waxaana uu yidhi." Weligeen wax Kulmiye ka liita oo ka boob Badan Maan arag, Waar Imika ma Kulmiyihii xunbeyn jiray Ee UDUB ku haystay wax baad iibiseen ayaa loo taag laayahay. Haddii maanta ay Tani ka dhacayso Golahii wakiiladda, Siilaanyo Iyo inta ku xeerani ha ogaadaan inaan laydinka ogolaan doonin in sidaa doontaan ay socoto; hadda Siyaad Barre Iyo Qadaafiba waxa galaaftay madax adaygoodii iyo kibirkooddii.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Deg Deg ah: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo...

0
0

Hargeysa(Waaheen) fadhiga golaha wakiiladda ee saaka oo ahaa mid xaasaasi ah ayuu wariyaha waaheen ee ku sugan fadhiga Golaha wakiiladdu ku soo waramayaa in uu dagaal ka dhex qarxay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda C/raxmaan Cirro iyo ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax.Wariye C/raxmaan Isbatoore oo goob joog ka ah kulanka golaha wakiiladda ayaa sheegay in C/raxmaan Cirro feedh ku bilaabay Guddoomiye ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, waxaanu intaas raaciyey inay dhulka isla gal gasheen oo ay feedh iyo sabaaxad golaha hortiisa isla rafteen.Illaa hada khasaaraha ka dhashay gacan ka hadalka Guddoomiye Cirro iyo Baashe lama soo sheegin, hase yeeshee wuxuu dagaalkoodu bilaabmay kadib markii Baashe Maxamed Faarax iyo xildhibaanada xukuumadda taageersani Mooshin keeneen golaha, kaasoo cirro markii loo dhiibay uu golaha xidhay, hase yeeshee Baashe iyo xildhibaanadiisa ayaa diiday, waxaany taasi keentay in uu Cirro Feedh ku qaad qaado Baashe.
Xaaladda Golaha Wakiiladda ayaa buuq hadheeyey, wixii war ka soo kordhana Isbatore ayaa inoo soo gudbin doona.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dawalada fadhiidka ah ee 3 sano jirtay ee muqdisho...

0
0

Muqdisho (Awdalpress.com) Barnaamijka Faaqidaadda Tododbaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.Waxaan uga hadleynaa barnaamijka waxyaabihii u qabsoomay dowladda madaxweynaha iyo waxyaabihii ay ku guul darreystay ee laga filayey. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.http://www.awdalpress.com/index/wp-content/uploads/2015/09/343f91ba-2b5a-4ee5-9002-f781255297871.mp3
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalis Returning To The Motherland are finding...

0
0

Hargeisa, the capital of Somaliland, is transformed between June and September every year as Somalilanders arrive from Europe, north America, the Gulf and the rest of Africa. Traffic jams clog the rough roads, salons fill up, hipster beards and skinny jeans appear, hijabs slip and skirt hems rise. It's an important boost to the local economy.
Recently, though, appreciation for the returnees has shown signs of ebbing away, and there are a growing number of complaints about the visitors: that London boys are selling drugs from their hire cars; that gangs from Copenhagen are fighting gangs from other countries; that girls from Toronto are teaching local girls to dress and behave improperly.
The nationalities of those blamed change regularly, but the persistent refrain is "those" people are bringing their "foreign" ways to a country that the year-round residents are trying to keep pure and authentically Somali. At night, checkpoints at regular distances throughout Hargeisa maintain surveillance on diaspora youths and enforce cultural norms. Somaliland's financial dependence on remittances sent by those who work overseas adds a further layer of tension and mutual hostility.
"Diaspora" is an ancient word that applies to many Britons. I have always felt myself part of one; from lullabies and superstitions to baby names and funeral rites, there are times when my roots on another continent blossom in my everyday life. For most members of a diaspora, perhaps Jewish, Indian or Somali, the relationship to the "motherland" is a complex, demanding and sometimes maddening one. You are both of it and beyond it, an insider and an outsider simultaneously. Called upon yet often ignored.
The reaction of Hargeisa's diaspora visitors to this new antagonism varies widely: some accept the status quo and absorb the prevailing attitudes as the correct ones; some diplomatically maintain one public face and another private one; others push the boundaries and insist on acting just as they would at home. Simple decisions such as whether to wear trousers can become for women a radical act; similarly for men with earrings. This constant navigation can be exhausting and can lead to another form of them and us. A semi-colonial relationship rears its head, in which the "white man's burden" is replaced with the "diaspora's burden" - to enlighten, to change, to fix. A desire to return to make a positive change can sour when faced with suspicion and contempt, and turn into a belief that local Somalis are corrupt, backward, dishonest and all those other tropes that colonial officials perpetuated.
Jama Musse Jama, a mathematician and publisher from Pisa, Italy, returned after a 20-year absence to establish the Hargeisa book fair in 2008 and last year moved there permanently to establish and run the Hargeisa cultural centre. He is driven by a desire to celebrate literature, inspire debate and create a space for Somali arts. Sitting in his office, surrounded by ancient manuscripts from a religious order in Berbera, his work seems academic and peaceful; but it's not always that way. This year there was much more vocal opposition to the book fair but Jama knows that he can only overcome it by reaching out to religious leaders, the government and the community itself. This commitment to staying and working with the local population is the necessary ingredient to making a successful return, it seems.
Growing up, I always assumed I would return to Somaliland, to "make a difference" and to reconnect with a place I was so abruptly torn away from. In those 30 years I have changed dramatically and so has my home city. I am one of those summer visitors and I see much that I identify with and much that I don't. I intend to spend more time there, working in the arts and with organisations that work with vulnerable children, but I hope that the welcome I expect will still be offered in the years to come.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

waa cadadii ceebtii lagu yaqiin

0
0

Hargeisa (Awdalpress.com) fadhiga golaha wakiiladda maamulka Somaliland ayaa wuxuu dagaal ka dhex qarxay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda C/raxmaan Cirro iyo Baashe Maxamed Faarax oo ugu magacaaban ku Xigeen.
Wariye C/raxmaan Isbatoore oo goob joog ka ah kulanka golaha wakiiladda ayaa sheegay in C/raxmaan Cirro feedh ku bilaabay Guddoomiye ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, waxaanu intaas raaciyey inay dhulka isla gal gasheen oo ay feedh iyo sabaaxad golaha hortiisa isla rafteen.
Illaa hada khasaaraha ka dhashay gacan ka hadalka Guddoomiye Cirro iyo Baashe lama soo sheegin, hase yeeshee wuxuu dagaalkoodu bilaabmay kadib markii Baashe Maxamed Faarax iyo xildhibaano Siilaanyo taageersani Mooshin keeneen golaha, kaasoo cirro markii loo dhiibay uu golaha xidhay, hase yeeshee Baashe iyo xildhibaanadiisa ayaa diiday, waxaany taasi keentay in uu Cirro Feedh ku qaad qaado Baashe.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo Tacsi u diray...

0
0

Muqdisho, September 12, 2015---Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ku hadlaya magaca Xukuumada ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ummadda Muslimiinta, waxa uuna uga tacsiyeeyey dhimashada dadkii ku shahiiday magaalada Barakeysan ee Makkah, dalka Sucuudiga.
"Waxaan tacsi u dirayaa ehelada shacabkii Muslimiinta ahaa ee ku shahiiday mashaqadii ka dhacday Magaalada Barakeysan ee Makka" ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha oo si gaar ahna tacsi ugu diray dowladdaha, Hindia, Turkey iyo Masar oo muwaadiniinta ugu badan ay kaga geeriyoodeen shilkaasi.
Dhanka kale, Ra'iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis Al Sacuud, wuxuuna u rajeeyey inuu alle u fududeeyo howsha adag ee badbaadinta iyo daryeelka dadka ku dhaawacmay shilkaasi.
--DHAMAAD--