Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Arrag sawir gacmeedkii ugu yaabka badnaa oo laga...

0
0

Sawir gacmeedkaani loogu magac daray Xisbiga Feerka oo loola jeedo aEU~aEU(tm)Xisbiga WadaniaEU(tm)aEU(tm) ee Maamulka Somaliland ayaa muujinaayo itaal darida Xisbigaasi oo awood Siyaasadeed ku raadinaayo Feer iyo dagaal.
Sawir gacmeedkaani ayaa aragti ahaan ka turjumaaya Xisbiga Wadani oo ku kacsan Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye.
Xubnaha Xisbiga oo lagu guray gaari ay ka baxsan yihiin lugaha hore ayaa lagu muujiyay inuu yahay gaarigaasi mid aan horay u socon oo lagu jiidaayo xarig, hayeeshee suaEU(tm)aashu waxa ay tahay gaari lugo laaEU(tm)aan ah oo ay saaran yihiin xubno badan ma jiidaa xarig.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caruur ku geeriyootay walxo qarxa ay ku ciyaarayeen...

0
0

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in labo caruur ay ku geeriyootay, labo kalena ku dhaawacmeen, kadib qarax ka dhashay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen.
Caruurtan oo isku qoys ahaa ayaa degenaa deegaanka Doom-Cadi oo qiyaastii 15-KM dhanka koofur ka xiga magaalada Jowhar.
Dhaawaca labada caruur kale ayaa loo qaaday magaalada Muqdisho, kadib markii ay waxyeelo daran ka soo gaartay waxyaabihii qarxa ee ay ku ciyaarayeen.
Mid ka mid ah ehelada caruurta ayaa sheegay inay ka war heleen dhawaaqa jug xoogan, kadibna ay ugu tageen caruurtooda oo dhulka yaala, labana geeriyootay, labada kalena dhaawac daran ah.
Caruur badan ayaa horay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen deegaano ka tirsan Gobolada dalka.
HeyaEU(tm)adaha Miino baarista ayaa horay uga digay waxyaabaha qarxa ee duugoobay ee looga tago deegaanada ay colaaduhu ka jiraan ama xerooyinka ciidamada ka guuraan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ficil Kastaa Waxa Uu Leeyahay Duruuftiisa, Sidaa...

0
0

Gabadh ayaa ninkeedii uga sheekaysay in saaxiibadeed oo ay booqasho ugu tagtay u samaysay cunto kalluun duban oo aanay abid dhadhamin macaankeeda mid la mid ah. Ninkii ayaa xaaskiisan ka codsaday in ay barato qaabka loo sameeyo si ay isagana mar ugu samayso oo uu ula dhadhamiyo macaanka ay illaawi weyday ee ay kalluunkaas ku sheegtay.
Gabadhii oo doonaysa in ay fuliso codsigaas saygeeda ayaa la xidhiidhay saaxiibaddeed si ay uga waraysato waddadii loo marayey samaynta kalluunka ay ku casuuntay.
Gabadhii oo u tilmaamaysa sida ay kalluunkaa u samayn karto ayaa tidhi, "Nadiifi, kalluunka oo aad u maydh, gudaha ugu rid khudaar fara badan iyo noocyada xawaashka, kadib madaxa iyo dabada dambe ka gooaEU|"
Gabadhii oo ogeyd in faa'ido badan oo xataa caafimaad ay ku jirto madaxa kalluunka iyo in ninkeedu aad uu u cuno madaxa kalluunka ayaa inta ay hadalkii ka dhex gashay weydiisay, "Oo madaxa iyo dibka dambe maxaa loo goynayaa?" Saaxiibadeed ayaa ugu jawaabtay. waxa aan arkay uun hooyaday oo sidan yeelaysa ee I sug aan ka waraysto ee"
Inta ay talefankii dhigtay ayey la hadashay hooyadeed, salaan kadibna waxa ay weydiisay, "Hooyo markii aad noo samayn jirtay kalluunkii duban ee macaan, maxaad madaxa iyo dibka uga jari jirtay. Hooyadii ayaa ku jawaabtay. Ayeydaa (hooyadeed) oo sidaa samaynaysa ayaan arkay kagana dayday ee bal sug aan weydiiyo ee.
Hooyadii waxa ay la xidhiidhay ayeeyadii oo ay weydiisay isla su'aashii, "Maxaad madaxa iyo dibka uga jari jirtay kalluunka marka aad noo dubayso" Islaantii ayaa ku jawaabtay, "Nolosha ayaa cidhiidhi ahayd, xaaladdeena dhaqaalana aad ayaa ay u liidatay, sidaa awgeed waxa aan u dhigi jiray in mar kale aynu ka samaysanno cunto, dhanka kalana weelka aynu haysanno oo aad u yaraa ayaa keenayey in aan gaabiyo kalluunka si uu u qaado.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jilayaal caan ah oo la gudoonsiiyay Bilado iyo...

0
0

Bilad sharaf ayaa waxaa la gudoonsiiyay Jilaayaashii filimada ee Ammy Award kaasi oo si xooli ah ugu baahay caalamka.
Biladahani ayaa waxaa Jilaayaasha lagu gudoonsiiyay magaalada Los Angeles ee carriga Mareykanka, iyadoona inta badan dadkii la gudoonsiinaayay Biladaha ay farxad la ilmeeyen.
Filmka <> ayaa shan billadood kala hoyday goobta, halka Jilaayaasha kale ay halkaasi ka qaaten hal hal bilad.
Awdalpress.com
Rag Is Barey
The post Jilayaal caan ah oo la gudoonsiiyay Bilado iyo Xafladii oo isku bedeshay Farxad iyo Oohin (Daawo Sawirada) appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Gudomiye ku xigaanka Wadani oo u Jawaabay...

0
0

“Cirro Waxaa Ka Muuqatay In Aanu Adkaysi U Lahayn...

0
0

Hargaysa(Waaheen) Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in feedhkii guddoomaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Cirro ku garaacay ku-xigeenkiisu su'aal gelinayo adkaysiga uu u yeelan karo culayska siyaasadeed ee Somaliland.
Md. Muuse Biixi oo hadal ka jeediyey shir-saxaafadeed lagu shaaciyey qabsoomidda shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo xarunta Madaxtooyada lagaga dhawaaqay shalay, waxa uu ku dooday in xubnaha shirguddoonka wakiilladu wada leeyihiin canaanta dagaalkii gacan-ka-hadalka ahaa ee dhexmaray horraantii bishan September, balse aanay milgaha ku jirin in feedhka uu adeegsaday guddoomiye Cirro.
"Gacan-ka-hadalkii dhexmaray shirguddoonka Golaha Wakiillada, sharaf-dhac iyo foolxumo ayuu ku ahaa qaranka Somaliland, iyada oo labada odayba canaanta wada leeyihiin, haddana Soomaalidu waxay tidhaahdaa, (haddii qoonni timaad qardabo hadhay!) Sidaa darteed, guddoomiyaha (Cirro) inuu gacan qaado milgaha may ahayn hadduu ku gefay Ku-xigeenkiisu, laf-jabka ugu weynna waxa uu ahaa markii laga daawaday warbaahinta guddoomiyiihii oo feedh ku garaacaya Ku-xigeenkiisa, muuqaalkaasina wuxuu su'aal gelinayaa adkaysiga iyo taxamulka qofku u yeelan karo culayska siyaasadeed," ayuu yidhi Guddoomiyaha KULMIYE.
Waxa kaloo uu ku eedeeyey xisbiga WADDANI inuu isku raacay taageerada gacan-ka-hadalkii gefka ahaa ee guddoomiyo Cirro ku qaaday Md. Baashe Maxamed Faarax, waxaannu yidhi; "Waxa dareenkeeda leh, iyada oo hal-doorkii xisbiga WADDANI guddoomiyahooda si qayaxan ugu taageereen gacan-ka-hadalkii. Waxay taasi tilmaamaysaa in xisbiga WADDANI isku raacsan yihiin gefka gacan-ka-hadalka guddoomiyohooda, waana arrin khalad ku ah curfiga siyaasadeed ee Somaliland.
Xisbiga WADDANI waxaynnu waydiinaynaa xilalka qaranka miyaan lagu iman doorasho? Madaxwaynaha, ku-xigeenka, xildhibaannada iyo shir-guddoonkooduba miyaannu distoorku qeexayn inay ku imanayaan doorasho? Mise kursiga WADDANI ku fadhiistaa waa lama taabtaan?"
Sidoo kale, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE waxa uu markii u horraysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ka dhashay kiraynta Haamaha Shidaalka Berebra, "Arrinta la xidhiidha haamaha shidaalka ee la hadal-hayo, habka maamulka ee xukuumaddu u qorshaysay kama uu soo gudbin Golaha Xukuumadda. Ma aragno heshiis xukuumaddu cid la gashay oo ay u soo gudbisay Golaha Wakiillada, arrintaasna weli waxa gacanta ku haysa oo ka baaraan degaysa xukuumadda, sidaa darteed dadka arrintaas faallaynayaa ha sugaan marka heshiiskaasi ka soo dhammaado xagga xukuumadda. Ciddii talo haysaa waxay u gudbin kartaa xukuumadda. Waxaynnu nahay dad talo wadaag leh oo is dhegaysanaya. Sawaxanka siyaasadeed ee mucaaridku horboodayo maaha talo soo jeedin ee waa goolaaftan siyaasadeed. Si kastaba arrinkani waa arrin maamul oo masuuliyadeed."
Waxa kaloo uu ka jawaabay hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya oo meel-ka-dhac ku ahaa qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.
"Inteennii maqashay maalmahan madaxwaynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Muqdisho ka yidhi, 'Shirka Fedaraalka ah mabda'iyan Somaliland way ku jirtaa, waxaanan eegaynaa farsamooyinkii ay uga qaybgeli lahaayeen.' Ninbaa laga hayaa arrin uu ka yaabay; 'ninka yidhi waxbaan gani aniga gol iyo cayn jooga ee yidhi baddii Garcad yaan gudub u waydaarin godka lagu cadaabyoow, muxuu go'uhu been sheegay.' Weedhaasi waa mid gef iyo meel ka dhac ku ah qarannimada Somaliland. Waa gardarro badheedha, waa mid sii kala fogaynaysa shacbiga Somaliland iyo Soomaaliya. Somaliland magan ugama aha qarannimadeeda, Ilaahay mooyaane cid kale. Xasanoow, dantu waxay ku jirtaa in aynnu noqonno laba qaran oo daris ah oo is ixtiraama," ayuu yidhi Md. Muuse Biixi Cabdi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muslimiinta Xajay oo Taagan Buurta Carafa

0
0

Carafa(Waaheen)-Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid dacallada Adduunka islamarkaana guddanaya waajibaadka Xajka.
Saaka ayaa waxaa Buurta Carrafo u dareeray sannadkan 3-milyan oo qof oo ay ku jiraan Xujey Soomaali ah oo caalamka dacaladiisa ka kala yimid, iyadoo maanta oo dhan ay dadkan taagnaa-nayaan cad-ceedda kulul.
Safiirka Somaliland ee arrimaha Xajka, Ambasador Axmed Safiina ayaa farriin kooban oo uu bulshada kula wadaagay bartiisa Facebook sidan ugu cabbiray kulaylka maanta "Waxaanu joognaa carafa oo kulayl ah. muddo 30 sanadood ah waa carafadii u kululayd. Dhammaan asxaabtayda qaaliga ah wan idiin soo duceeyay idina soo duceeya."
Xujeyda ayaa waxay maanta oo dhan ku baryi doonaan ALLE Buurta Carrafo dusheeda; iyadoo marka ay Qorraxdu dhacdana u dareeri doona Musdalifa, halkaasoo ay kasii wadan doonaan gudashada waajibaadka Xajka.
Sidoo kale, Berri oo ah Maalinta Ciidul-Adxa ayaa waxay xujeydu gowraci doonaan xoolo, iyadoo dunida inteeda kalena laga ciidi doono ciidda labaad ee ugu weyn ciidamadaha Islaamka.
Ugu dambeyn, xajka ayaa wuxuu ka mid yahay shanta tiir ee Islaamka uu ku dhisan yahay, iyadoo Qof walba oo Muslim ah laga doonayo inta uu nool yahay inuu hal mar guto Xajka, haddii uu awoodi karo.
Sannadkan wuxuu Xajku kusoo beegmayaa xilli ay ka dhacday Mashaqo Masjidka Xaramka, kaddib markii uu ku dushay wiil ka mid ahaa kuwa dhismaha ka waday, halkaasoo ay ku geeriyoodeen in ka badan boqol xujey ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyada Munaasibada...

0
0

Hargeysa(Waaheen)madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shacabka somaliland iyo guud ahaan dadka muslimiinta ah ku hanbalyeeyey munaasibada ciida barakaysan ee Ciidal Fidriga.Madaxwyenaha somaliland oo goor dhawayd qasriga madaxtooyada ka soo saaray warsaxaafadeed uu ugu hanbalyeynayo shacabka somaliland iyo dadka muslimiinta ah ayaa waxa uu dhignaa sidan "Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum bikhayr. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada Ciidal Adxa awgeed uu shacbiga Madaxweynuhu leeyahay Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr.Waxaan Illaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad, cibaado, bash-bash iyo barwaaqo, inta Bukta ee u jiifta xanuunada ee aan inala ciidayna ALLE uga baryayaa inuu ka dulqaado Xanuunka, caafimaad taamana siiyo, intii dhimatayna ALLE u naxariisto una denbi dhaafo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Wa Kullu Caam Wa Antum Bikhayr,,,
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Badhasaabka Awdal oo Shaqadii ka joojiyey isuduwii...

0
0

Boorama (Waaheen)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa ka xog waramay Shir uu kaga qayb galay Magaalada Diridhaba isagoo qayb ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha kaas oo u dhexeeyay Somaliland iyo Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Dawlada federaalka ah sidoo kale Waxa uu cadeeyay inuu Shaqadii ka joojiyey Isuduwihii Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxda Yurub oo Ka Arrinsanaya Qaxootiga

0
0

Hogaamiyeyaasha Dalalka ku bahoobay Midowga Yurub ayaa maanta oo Arbaca ah kulan deg deg ah isugu yimid magaalada Brussels si ey uga wada xaajoodaan qaxootiga dalalka Yurub ku soo qul qulaya.

Dhimashada xajka oo ka badan 700

0
0

FAAH FAAHIN: In ka badan 700 oo ku dhimatay Xajka ...

0
0

Mina (Sh M Network)-Ugu yaraan 717 Ruux ayaa ku dhimatay, 863 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dadka Xujeyda ay isku jiireen.
Isdardarkan ayaa ka dhacday Mina oo qiyaastii 5km u jirta Magaalada barakaysan ee Makka, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Waaxda Difaaca Sacuudiga .
Ma aha markii ugu horaysay ee ay qaar ka mid ah dadka xajka gudanaya ay is-jiidhaan, iyada oo 25kii sano ee la soo dhaafay dad badan ay shilal noocan ah u dhinteen.
Ugu dambeyn, 1990 kii ayey aheyd markii shil nuucan oo kale uu ka dhacay Magaalada barakaysan ee Makka ee Dalka Sacuudiga
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hajj stampede: At least 717 killed in Saudi Arabia

0
0

Sebastian Usher: The numbers of people involved meant this may have been a disaster waiting to happen
At least 717 people taking part in the Hajj pilgrimage have been killed in a stampede near the Islamic holy city of Mecca, officials in Saudi Arabia say.
Another 863 people were injured in the incident at Mina, which occurred as two million pilgrims were taking part in the Hajj's last major rite.
They converge on Mina to throw stones at pillars representing the devil.
Preparations for the Hajj were marred when a crane collapsed at Mecca's Grand Mosque this month, killing 109 people.
It is the deadliest incident to occur during the Hajj in 25 years.
Pilgrims travel to Mina, a large valley about 5km (3 miles) from Mecca, during the Hajj to throw seven stones at pillars called Jamarat, which represent the devil.
The pillars stand at three spots where Satan is believed to have tempted the Prophet Abraham.
Image captionAt least 43 Iranians were reportedly among the deadImage captionMore than 220 ambulances were called to the siteImage captionThe incident occurred as pilgrims walked towards the Jamarat Bridge, where the pillars are located
The Saudi civil defence directorate said in a statement that the stampede occurred at around 09:00 (06:00 GMT) at the junction of Street 204 and Street 223.
The pilgrims were walking towards the five-storey structure which surrounds the pillars, known as the Jamarat Bridge.
The incident happened when there was a "sudden increase" in the number of pilgrims heading towards the pillars, the statement said.
This "resulted in a stampede among the pilgrims and the collapse of a large number of them", it added.
Security personnel and the Saudi Red Crescent were "immediately" deployed to prevent more people heading towards the area, the directorate said.
The Saudi health minister, Khaled al-Falih, said the crush occurred because pilgrims failed to follow directions.
He said "many pilgrims move without respecting the timetables" established by authorities.
Hajj: Previous tragedies
2006: 364 pilgrims die in a crush at foot of Jamarat Bridge in Mina
1997: 340 pilgrims are killed when fire fuelled by high winds sweeps through Mina's tent city
1994: 270 pilgrims die in a stampede during the stoning ritual
1990: 1,426 pilgrims, mainly Asian, die in a stampede in an overcrowded tunnel leading to holy sites
1987: 402 people die when security forces break up an anti-US demonstration by Iranian pilgrimsTimeline: Deadliest stampedes
The hundreds of wounded have been taken to four hospitals in the area by the more than 220 rescue vehicles sent to the scene.
Amateur video and photographs posted on social media showed the bodies of dozens of pilgrims on the ground. They were all dressed in the simple white garments worn during the Hajj.
The civil defence directorate said the victims were of "different nationalities", without providing details.
Iran's state news agency, Irna, said at least 43 Iranians were among the dead.
Image captionPilgrims converge on Mina to cast stones at three pillars representing the devil
BBC Hausa Service correspondent Tchima Illa Issoufou, who was with some of those affected in Mina, said many pilgrims from Niger were also killed.
The UK Foreign Office said it was in contact with the local authorities and was urgently seeking more information about whether British nationals were involved.
Saudi-owned al-Arabiya TV reported that the head of the central Hajj committee, Prince Khaled al-Faisal, had blamed the stampede on "some pilgrims with African nationalities".
But the head of Iran's Hajj organisation, Said Ohadi, told Irna that two paths close to the scene of the incident had been inexplicably closed off by the Saudi authorities, resulting in the build-up in pilgrims.
What happens at the Hajj?

  • What rituals do pilgrims perform? The pilgrimage takes place in several stages over five days, including circling the Kaaba (a cube-like building in the centre of the mosque) en masse and throwing seven stones at pillars called Jamarat which represent the devil.
  • How many people go? Well over a million pilgrims from outside Saudi Arabia, and several hundred thousand from inside the kingdom, converge on the site each year.
  • How do the authorities cope? Authorities deployed 100,000 security personnel and 25,000 extra health workers this year, as well as 100,000 air-conditioned tents for temporary accommodation.

Why do millions gather in Mecca every year?
The Saudi authorities have spent billions of dollars on improving transport and other infrastructure in the area in an attempt to try to prevent such incidents.
The Hajj is the fifth and final pillar of Islam. It is the journey that every able-bodied adult Muslim must undertake at least once in their lives if they can afford it.
Hajj visitors - in numbers1921 - 57,2551996 - 1,865,2342012 - 3,161,5732014 - 2,085,238
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

717 Xaaji ayaa ku geeriyooday magaalada Mina

0
0

Ugu yeraan 717 Xaaji ayaa maanta ku geeriyootay magaalada barakaysan ee Maka gaar ahaan deegaanka Mina ka dib markii is buurasho bahsan ay halkaasi ka dhacday sida laga soo xigtay saraakiisha dalka Sacuudi Carabiya.
Dhacdadan ayaa waxaa ku dhaawacmay 863 Xaaji kuwaas oo qeyb ka ahaan in ka badan labo milyan oo sanadkan gudanaya waajibaadka Xajka.
Mina oo ah goobta maanta dhibaatadan ay ka dhacday ayaa ah goobta dhagax tuurka ama Jamaraadka, iyadoo magaalada Maka ay u jirto qiyaastii 5 km ama 3 mlies.
Dhacdadan ayaa la sheegay in ay tahay tii ugu xumeyd oo soo marta Xajka muddo ka badan 25 sano.
Dadka qaar ayaa la sheegay in goob loogu talagalay in laga baxo qofka marka uu guto tuurashada dhagax in kuwo kale ku khaldameen isla markaana ka soo galeen taasi ayaana sababtay is buurashada.
Inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin wadamada ay ka soo jeedaan dadka maanta Mina ku geeriyooday ayaa warar u dhac ah waxaa ay sheegeen in ay kamid yihiin kuwo u dhashay dalalka Niger. Nigeria, Chad, Senegal iyo kuwo kale.
Dadka geeriyooday ayaa la sheegay in ay u badan yihiin dad da' ah iyadoo carruur aad u da'yarna la aaminsan yahay in ay kamid ahaayeen.
Ciidanka amniga ee dowladda Sacuudi Carabiya iyo shaqaalaha bisha Cas ayaa goobta loo daabolay si ay gurmad ugu fidiyaan dadka ay mashaqada qabsatay.
Wasiirka Caafimaadka ee Sacuudiga Khaalid Al Faalix ayaa sheegay in dhibaatadan ay ka dhalatay markii xujajta ay ku guul dareysteen in ay raacaan tilmaamihii la siiyay.Dhibaatooyinkii Xajka soo maray
Sanadkii 2006: 364 Xaaji ayaa ku geeriyooday is buurasho ka dhacday Mina oo ah goobta dhagax tuurka.
Sanadkii 1997: 340 Xaaji ayaa ku geeriyootay markii uu dab qabsaday Teendho ay deganaayeen Xujaaj oo ku taalay Mina.
Sanadkii 1994: 270 Xaaji ayaa ku dhimatay is buurasho ka dhacday goobta dhagax tuurka ama Jamaraadka.
Sanadkii 1990: 1,426 Xaaji oo u badnaa dad ka soo jeeda qaaradda Asia ayaa ku geeriyooday magaalada barakaysan ee Makatal mukarama.
Sanadkii 1987: 402 Xaaji oo u dhashay dalka Iran ayaa ku geeriyooday markii ay isku dhaceen ciidanka amniga taas oo ka dambeysa markii Xujaajtaasi Iran ka soo jeeda ay dibad bax Mareykanka ka dhan ah ay qabteen.
Sanadkan waxaa magaalada barakeysan ee Maka gaar ahaan Masjidul Xaraamka waxaa ku geeriyooday 109 ruux ka dib markii ay soo duntay mid kamid ah wiishishka dhismaha ee masjidka.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada: Dhimashada Xujeyda oo gaartay 717...

0
0

Waaxda Difaaca Sacuudiga, ayaa sheegtay in dhimashada Xujeyda ay gaartay 717 ruux iyo dhaawaca 863 oo kale. Dadkan waxay ku dhinteen isjiiriddii ka dhacday Mina, oo 5km u jirta Magaalada Makka.
Isjiiridan, ayaa ka dhalatay markii Xujey u socotay dhagaxtuurka ay isku dhaceen Xujey kale oo ka soo laabatay dhagaxtuurka, waxayna taasi sababtay geerida boqolaal Xujeyda ah.
Dadka dhintay, ayaa waxay u badan yihiin dad daaEU(tm) ah oo isaga kala yimid daafaha kala duwan ee dunida. Dhammaan dadka dhintay waxaa loo sameeyay tirsiyo lagu aqoonsan karo.
Kooxda gurmadka deg-degga, ayaa gacan u fidiyay dadkii ku waxyeeloobay shilka, waxayna inta badan dhaawacyada u kala qaadeen goobaha caafimaadka ee ku yaala Mina.
Illaa iyo hadda lama soo sheegin wax Soomaali ah oo ku dhimatay shilkaasi, balse waxaa jira Soomaali badan oo sida la sheegay aan weli ku soo laaban teendhooyinkii, ay saakay ka soo tooseen.
Sheekh Shamsudiin Gobdoon Makaawi oo ka mid ah Culimada Somaliyeed ee ku sugan Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa xaqiijiyay inay jiraan dad Soomaali ah oo la laaEU(tm)yahay, balse aysan jirin wax Soomaali ah oo laaEU(tm)ogyahay in shilka ku dhimatay.
Madaxda Sacuudiga oo isugu tagey Magaalada Makka, ayaa isha ku haaya wixii maanta ka dhacay Mina, inkastoo galabta mid caadi ah lagu soo dabaalay xaaladda wadadii, ay isbuurista ka dhacday.
Shilkan, ayaa ku soo beegmaya, xilli maanta loo dabaaldegayo maalinta 1-aad ee Ciidul Adxaa, iyadoo dhammaan Muslimiinta caalamka ku nool ay ciidayan.
Dhacdadan waxay imanaysa, iyadoo maanta ay Xujeyda ku guda jirtay maalintii ugu dambeysay ee gudashada acmaasha Xajka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xiriir Kasto Oo aad Ku Dhiseysid Jaceyl Waa Lagama...

0
0

Wada socodka lamaanaha, labada isqaba, labada saaxiibka ah iyo labada is jecel ee raba in ay xiriir samaystaan ayaa waxa ayna ka maarmayn in ay raacaan 7 qodob oo u ah aasaas jacaylka.
Ka dib markii uu qoraaga caanka ah Dr. John Gottman, kuna takhasusay cilmi nafisga, waxna ka dhiga jaamacada Seattle baaritaan dheer oo uu sameeyay kuna saabsanaa wada noolaashaaha ayaa waxa uu qoray buug uu kaga hadlayo qodobada u aha asaaska in uu qoysku dumin.
Gottman ayaa buuga u bixiyay aEUThe seven principles for making marriage workaEU oo ay macnaheedu tahah todobada qodob ee hirgeliya in guurku shaqeeyo.
Sida buuga ku sharaxan ayaa waxa uu xoog saaray isfahamida iyo dareenka naxariista leh. Baadhitaankiisaa ayaa waxa uu ku qoray in xiriirka sida fiican u shaqeeyaa ku salaysan yahay aqoonta ku jirta qodobadaas.
Waxa uu qoraagu sheegay hadii ay lamaanayaashu raacaan qodobadaas uu xiriirkoodu noqonaya mid waligii jiraya xataa marka ay la soo daristo dhibaato.
Hadba waa kuwan todobada qodob oo sharaxan, haboon tahayna in uu qofkasta raaco.
1 aEU" Si fiican isu barta
2 aEU" Sii xoojiya ixtiraamka aad isu haysaan ama isa siisaan
3 aEU" Daacad isu noqda
4 aEU" Qorsheeya oo wada gaara goonka muhiimka ah
5 aEU" Xaliya dhibaatada aad xaliyi kartaan, ogolaadana in aad lee dihiin fikrad kala duwan oo aan la badeli karin.
6 aEU" Waxa ka qabta hadii uu xiriirku noqdo mid aad u liita
7 aEU" Ku dadaala in aad dhistaan sidii aad meel wax uga wada arki lahaydeen, samaysataan wax idiin caadi ah oo aad ku salaysaan marka aad goaan gaadhaysaan.
Kobciye.comA ayaa wuxu idin leedahay sidaa iyo wada socod ku salaysan jacayl waara.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ninyahow Ma Tahay Nin Wax Ka Yaqaano Jaceylka, Hadey...

0
0

Ka dib dhismaha guriga labada lamaane ayaa waxaa muhiim ah in la sameeyo hab ka duwan qaabkii jaceyl ee uu guurka ku yimid, taasi oo ah jaceylka Roomaantiga.
Eray ahaan Roomaantik waa mashaacir ama dareemo , waa awoodda in la is fahmo taasi oo sara u sii qadeysa jiritaanka jaceayalkaada.
Hadaba ma doneysa ian aad noqoto nin Roomaantig ah ama haweeney Roomaantig ah oo abuuri karta dareeamaha jacaylka, hadaba raac tusaalooyinkan:
* Dheh waan ku jecelahay xitaa haddii ay caraysan tahay , Eraygani waxa uu badalayaa dareemaheda waxa ay ka dhigeysaa xaalada midii ugu fiican.
* Si naxariis ay ku jirto oo tartiib ah ug qaad timaha wajiga ka soo saarma marka ay kula hadleyso.
* Farahaaga uga tir ilinta indhaheeda ka timaada haddii ay wax ku dhacaan sidaa darateedna ay u ilamayneeyso.
* Haddii ay dhacdo in jiifka ay kaga hormarto oo ay gasho qolka jiifka, ha ku deg degin durba yara sug, si tartiib ah u gal, haka kicin si naxariis ah ugu dabool goaEU(tm)a ama bustaha isla markaana si naxariis leh u dhunko.
* Haddii saaxibadaada aadan la aqal galin oo jaceylka bartanka kaga jirtaan, marka ay seexato u qor fariin jaceyl ah si marka ay soo toosto ay u aqriso.
* Haddii ay dhacdo in aad ka soo hor kacdo subixii ha sugin oo fadlan quraac yar oo macaan u kari deedna miiska fadhiga ugu diyaari.
* Marka ay cuntada kuu keento u mahad celi kuna dheh waad cuno macdahay adiga oo sii dhunakanaya gacanteeda.
* Marnaba haka caajisin in aad caawiso oo aad u yara foorarsato marka ay xeraneyso kabaha oo xariga kabaha u toosi, adiga indho dabaacsan kor ugu soo eegaya.
* Marka aad wada daawaaneysaan Tv-ga ama Filim oo aad aragto in uu si wacan ugu socdo, si tartiib ah u istaag, isla markaana galaas biyo qaboow u keen oo kaga nixi (sii galas biyo ah oo qabow)!
* Marka aad shaqada ku maqan tahay mar ama laba mar la soo hadal kuna dheh waan kuu xiisay qaali.
* Haddii ay dhacdo in gaarigiina qof sedexaad uu idinla raaco iyana ay fariisato qeybta dambe si naxariis leh indhaha kaga xad muraayada gaaraiga una iljibi adiga oo indho jaceyl muujianaya.
* Habeenada ay daalan tahy si naxariis leh u istaag oo jirka kariim ka mari, adiga oo erayo dabacsan kula hadalaya oo xabeeb ay ku jirto.
* Dhunko gacmaheeda una muuji in ay tahay nimco uu Allah ku siiyay.
* Si tartiib ah ku dheh wan ku jeclahay adiga oo dhagteeda u dhawaanaya isla markaana fiiro dabacsan ku eeg.
* U gee hadiyad ay ku jirto waraaq erayo macaan oo jaceylka aad u qabto muujinaysa aad ku soo dhex riday.
* Si dabacsan uga dhunko wajiga iyo dhabanka ka dib jirka qeybihiisa kale .
* Ugu yeer erayo macaan , iyo magacyo cusub oo aan aheyn keedii hore sida Xabiinteyda, qaali, xayaatal qalbi.
* Ula baxa booqasho baashaal isla maarkaana indhaha uun kala hadal in muddo ah, dhoola cadeynna sii raaci , gacmaheda qabo inta aad sheekada u hayso.
* Marka aad asxaab kale la jaoogtaan si gooni ula bax xaaskaaga si hoosana ugu sheeg adiga oo dhagta afka u saaraya kuna dheh in ay tahay qofka ugu qurxoon waxa meesha jooga.
* Marka aad suuqa kawada adeeganeysaan istaaag adiga oo dhoola cadaeyna kuna dheh(in badan ayaan ku faraxsanahay in aad tahay xaaskeyga.
* Sawirkiina aqal galka meel wacan ka sur guriga oo ay ka arki karto waayo waxa uu siinaya daremo adag oo ku adaan munaasabadii guurkiina.
* Inkastoo xitaa sanado badan ay ka soo wareegatay guurkiina marnaba ha ugu yeerin xaaskeyga.
* Haddii ay awoodu ku siiso asbucii hal habeen ka soo wada casheeya baararka waa weyn iyadoo markaasi idin shidan yahay shumac.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhimasha Xujeyda ee Dhagaxtuurka oo Sii Kordheysa

0
0

Kn: Dhimashada Xujeyda ayaa kor u dhaaftay 717 qof halka dhaawaca uu ka badan yahay 800 oo qof sida ay ku waramayaan Wasaaradda arimaha gudaha dalka Sacuudiga.
Dhibaatada ayaa ka dhacday Caqaba iyo Dhagaxtuurka iyadoo dadka is buurteen ama is dul fuuleen halka ay iska gooyaan Labada Waddo 204 iyo 223.
Isla Xajkan waxaa ku dhintay 109 qof kadib markii uu ku soo dhacay Wiish horaantii bishan iyadoo dadkaas ay Boqortooyada siisay Lacag Magdhaw ah.
Markii ugu dambeysay ee dhibaato noocaan oo kale ay dhacdo waxaa ay aheyd 2006-dii, waxaa Maalintaas dhintay 346 qof.
Dalka Sacuudiga ayaa hay'adiisa difaaca Madaniga waxaa ay sheegeen in halkaas u direen in ka badan 400 oo shaqaale si dadka loo badbaadiyo xilli daqiiqad walba ay sii kordhesyo dhimashada.
Warbaahinta Caalamka iyo dhamaan baraha lagu sheekeysto ayey hadal heynta noqotay Geerida Xujeyda, dadka Muslimiinta ayaa aad uga naxaya dhibaatada ka dhacay Caqaba ee Magaalada Barakeysan Makka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro : Sida madaxtooyada Jubbaland looga ciidey

0
0

Daawo Qosol “Nin Cadaan ah oo Calanka Soomaaliyeed...

0
0

Oday Cadaan ah oo xambaarsan Calanka Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka guuleeystay Nin Soomaali ah ka dib markii uu dhex maray Tartan qosol badan oo labadooda la dhex dhigay .
Labada nin ayaa ku tartamay Baaskiilada jiifka lagu wado waxaana tartaankaan ku guuleystay odaygii Cadaanka ahaa kaas oo sitay Calanka Soomaaliyeed wuxuuna daA'diisa ku sheegay 71-jirHoos Ka Daawo Muqaalka