Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Muuqaal sir ah oo ay noo soo direen akhristayaasha...

$
0
0

Swiss oo dacwad ku furtay Blatter

$
0
0

Mas'uuliyiinta Swiss ayaa ku dhawaaqay inay dacwad ku fureen Sepp Blatter, madaxweynaha xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA.

Pope Francis oo Hadal u Jeediyay QM

$
0
0

Wadaadka ugu weyn mad-habta Kaatoligga ee diinta masiixiga Pope Francis ayaa ku booriyay madaxda dunida ee isugu tagay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ee New York inay xurmeeyaan xaquuqda bani aadamnku.

AKtarka Vijay oo soo bandhigay muuqaal kale oo ku...

$
0
0

Aniga qudheyda waxaan doonayaa inaan noqdo qofka ugu horeeya ee raba inuu daawado Filimka Tamilka ah ee Puli oo ay wadaan Aktarada kala ah Vijay, Shruti Haasan iyo Sridevi.
Filimkan boqortooyada ah ayaa soo bixi doona 1-da bisha October oo ku beegan Khamiista soo aadan.
Filimkan isagoo aan wali soo bixin ayey boorsamiintadiisa sameysay Rikoor weyn waxaana ay noqotay boorsamiintadii ugu horeysay Filim Hindi ah ee dadka ugu badan ay yiraahdeen waan ku jecelnahay ama LIKE.
Hadaba Aktarka Vijay oo filimkan Atoore ka ah ayaa soo bandhigay maanta muuqaal kooban oo ah hees ay wada qaadayaan isaga iyo Atariishada Shruti Haasan taas oo magaceeda la yiraahdo Jingiliya.Halkaani Ka Daawo:-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:- Go’aan Kasoo Baxay Guddoonka Baarlamaanka...

$
0
0

Qeybtii Lixaad Qiso Cajiib ah Khiyaano Raggeed Iyo...

$
0
0

Qisadaan Cajiibka badan hadii aay ku dhaaftay qeybaheedii hore ee aadka u xiisaha badnaaA RIIX HALKAAN OO AKHRISO QEYBIHII HORE EE QISADAANBilloowgaA Qeybtii Ugu Danbeysay SheekadiiA Khiyaamo rag iyo Garaad haween.
Galb nimadii intii aan la 'addimin salaaddii Makhrib ayay Xaliimo u anba baxday gurigii ay degganaayeen Daa'uud qoyskoodu. Waxa jooga Hooyadii Waris, iyo laba hablood oo ay walaalo yihiin kana yar yar isaga. Waxa ay ka codsatay in ay u yimaaddaan caawa salaadda makhrib ka dib.Waxa ay u sheegtay in ay hawl muhiima leedahay oo ay u baahantahay sidaa awgeedna aanay uga maarmi karin.
Sidoo kale waxa ay telefan u dirtay Qoyskii ay ka dhalatay iyadu (Xalimo) Waxa ay la hadashay Habar yarteed Saado, oo ah Hooyaddeedii labaad ee soo korisay markay dhimatay Hooyadeed Muxubbo. Markay labadii qoysba telefon u dirtay ayay Daa'uudna la hadashay oo ay isagana ka codsatay in uu goor hore yimaaddo, mar haddii caawa guriga marti badani imanayso.
In kasta oo uu is ku dayay in la fasaxo martidana ay iyadu la joogto haddana way ka diidday kuna adkaysatay go'aankeedii ahaa in uu yimaaddo caawa. Ma uu garan u jeeddada la iskugu imanaayo, oo kama buu fikirin in ay Xaalimo qorshahan ku jirto. Haddii Makhrib la soo tukaday waa ku wan Habo Saado iyo Gabadh ay dhashay soo garaacay Albaabkii guriga. Il bidhiqsiyo ka dib waa Hooyo Waris iyo labadeedii hablood.
Markay aragtay in lawada yimi ayay Muuse oo ah Waris curadkeedii oo ka wayn Daa' uudna la hadashay oo ay ku tidhi "dumaashi baryahan kumaan arage haddaad wakhti hesho maad na soo mari fiidka." Isna Allaa u sakhiraye hadalba kama keninoo waaka "haye dumaashi marka Cashaayi laga soo baxo ayaan idin soo marayaa." Yidhi.
Xaliimo waxa ay la fadhiisatay ehelkii labada dhanba ka socday ee ay iskugu yeedhay iyadu. Iyaga oo yaabban isna waydiinaya waxa caawa jira ayuu Daa'uudna albaabka soo garacay. Way kacday Xaliimo si ay uga furto una yara nasiso inta uu u soo galaayo Dadka u fadhiya guriga. Isaga oo hurdada fadhiya oo aan wali soo bixin ayuu Muusana soo galay. "Haaa Muuse soo dhawoow walaal", ayay Xaliimo ku salaanatay Muse.
Mar alla mar kuu Daa'uud arkay Muuse oo guriga yimi ayuu dhakafaary oo uu yidhi wallee waxa caawa socdaa waa wax wayn.
Muuse ayay qol kale fadhiisisay, ka dibna inta ay Dumarkii u gashay ayay ku tidhi "Muuse iyo Daa'uud ayaa idiinsoo galaaya" Hadda ayuu qof waliba dhab u yaabay, qofna ma garan karo waxa socda iyo sida wax u socdaan.
Daa'uud oo dhegta iyo indhaha a taagaya ayay Xaliimo ku tidhi qolka fadhigaa lagaa sugaya Daa'uudoow. In yar ka dibba waakan isaguna qolkii galay. Bariido Wanaagsan ayuu ku salaamay gacal iyo xigaalba. Haddii uu dabada uun kursigii fadhiga la helay Muusana soo gal oo Xaliimaa ku tidhi "qolka fadhiga ayaa caawa sheeko ka soctaa oo reerkii baa iskugu yimiye ku soo dhawoow."
"Waa yahay dumashi" inta uu yidhi ayuu soo kacay. "Alla oo caawa ma halkanaa la iskugu yimi, Hooyo Saado ii warrama. Ee hooyo sidee tahay. Waar Daa'uud xaalkaaga ka warran walal ayaantan kumaan arage." Waakaa Muusana madashii ku bariidiyay. In ka yar saacad ayaa la sheekaysatay Daa'uud wadnaha gawda haya, in caawa arrimo waa wayni jiraan oo uu bad ku jirana is garay oo sansaanaka meesha ayaa u sheegay.
Xaliimo ayaa la wada sugayaa, maxaa yeelay martiqaadka iyada lahayd oo dadka iskugu yeedhay. In tii aan la ogaan u jeedada kulanka ayay hooyo Waris hadal kii bilawday "Hooyo Daa'uudoow ilmihii yaraa malla helay?" Daa'uud ayaa la wada eegay, waayo Xaalimo iyo Waris mooyee cid kale ma oga. Isna inta uu naxay ayuu is yidhi waad ka shifantay oo hooyaa ku ogaatayba.
Xaliimo may hadal oo waxay sugaysaa bal waxa uu ku jawaaboA "Hooyo mayee wali waa la raadinayaa" ayuu si aad u cod gaaban ah ugu yidhi Hooyo Waris.
Xaliimo ayaa hadalkii bilawday, waxa ay u mahad celisay Ilaahay, markii xigayna odaygeeda Daa' uud oo ay sheegtay in uu ku ammaanan yahay ogolaanshaha gurigiisa in ay yimaaddaan martidani, walibana ogolaaday in uu xilli hore yimaaddo oo uu kala soo qayb galo cawayska. Ugu danbayntiina waxay u mahadnaqday Waalidkeed iyo walaalahed, sida qummanaanta iyo qaddarinta leh ee ay ugu yimaadden.
Intaa markay dhammaysatay ayay gudashay khudbad ay ka fikiraysay todobaadkay mashquulsanaydba.
"Waxa aan caawa idinku yeedhay intiinaas oo qof arrin dhawaan soo baxday, se barri hore dhacday oo farxad ah. Hase abaatee la innaga qariyay oo aynaan ogayn, in aad ogaataan. Saygayga Daa'uud waxa aan u haystay sida uu maankayga ku dabacay, idinna aad u qabteen sidii aad ku arki jirteenba in uu aniga oo kaliya uu I qabo oo aan xaaskiisa ahay.
Arrintaasi se waa mid xaqiiqada ka fog, waxa uu guursaday muddo sannado laga joogo ka hor, waxa uu leeyahay xaas labaad oo Deeqa la yidhaa, waxa ay u dhashay 4 carruur ah oo uuu Yaxye ugu yar yahay. Waxa uu u guursaday baahi uu u qabo, waxa se uu iiga qariyay baahi uu anna ii qabo. Waxa ay ka ogolaatay in uu qariyo, markaasay ka yeeshay in uu dharaartii oo kaliya ay xaas u ahaato. Hadal iyo dhammaan Waan u duceeyay, oo waa walaashay, carruur carrurtayda la walaalana way u dhashay. Yaxye oo aan 2 dharaarood haystay ayaa sabab u noqday in aan u damqado."
Intaa markay tidhi ayay baxday oo ay Yaxye gacanta soo qabatay. Waxa ay soo dhex is taajisay qolkii, dadkii way wada ammakaageen, Daa'uud uu foorarsaday Yaxyena waxa uu ku dhegay aabbihii Daa'uud. Hooyo Waris ayaa is tagtay oo ku dhegtay ilmihii alla hooyo Hoogay ma k waasu naga qariyay ayay tidhi inta ay ku dhegtay Xaliimo. Xaliimana waxay hadal ku goysay" wax kastaa way dhammaadeen. Daa'uud Yaxye kaxee oo ugee hoyadii hooyo Warisna ha ku raacdo salaanna iga gaadhsii xaaskaaga Deeqa. Idin kana ducaanu idinka baahanahay iyo garab is taag."
Qof waliba isaga oo la yaab dhabannada haysta ayuu sara kacay. Daa'uudna oo hin iyo ilmo ka socota mooyee wax kale waa laga waayay. Yaxyena waxa kaxeeyay Xaliimo, Muuse, habo Saado iyo inanteedii.DHAMAAAAAAAAAAAAAD
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Pope Francis oo Hadal u Jeediyay QM

$
0
0

Daawo Sawiro:-Sida Maanta Looga ciiday Magaalada...

$
0
0

Wacdarihii Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska Iyo ...

$
0
0


Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ayaa xalay bandhig faneed ahaa oo ay shacabka Muqdisho kula dabaal dagayeen farxada ciida xalay ku qabtay Hotelka City Palace, iyadoo bandhig faneed ahaa mid aad u soo jiitay dadkii ka soo qeyb galay oo u badnaa dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah.
Masraxa markii ay soo dul istaageen fanaaniinta kala ah Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Maxamed Bakaal Cirro, C/raxmaan Oday Dayax dalnuurshe, ayaa durba waxaa isbadalay jawiga goobta oo markii hore ahaa mid iska caadi ah kaddib fannaaniinta ayaa guda galay maqashiinta dadka dhawaqa muusikada iyo heesaha ay caanka ku yihiin.
Iyadoo intaas kaddib dadku ay mid mid u Cayaarayeen islamarkaana ku qanacsan jawiga iyo isbadalka ka jira Caasimadda oo ahaa mid guud ahaan inta soo baxday ay ku faraxsanaayeen.
Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa goobta dadka daawanayay uga sheegay inay Muqdisho imaan doonaan fanaaniin kale oo xidigaha ah, isla markaana ay ku qancin doonaan heesahooda, iyagoo aad ugu mahadceliyay dadka reer Muqdisho una rajeeyay Nabad waarta iyo Caafimaad.
Dadka qaar ee bandhig faneedka ka qeyb galay ayaa isheegay inay aad ugu faraxsan yihiin habka ay ku billaabatay Showga fanaaniinta Xidigaha geeska iyagoo dareemayay dadkaas farxad aan la soo goobi Karin.
Magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa imaanayay Fanaaniin kala duwan oo qaarkood dalka ka maqnaa muddo labaatan sano.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faaqidaad: Adeegsiga Suugaanta Xilliyada Colaadaha

$
0
0

DAAWO VIDEO:-Nimcaan Hilaac, Cabdiraxmaan Oday,...

$
0
0

Iyado mudooyinkii ugu dambeyay fanaaniin ka tirsan xidigaha geeska ay soo gaarayeen Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya kuwaas oo kalkii hore ku ekaa fankooda kaliya magaalada hargeysa ayaa habeenimadii ciida waxa markii labaad bandhig faneed u hirgalay ay ka dhigeen magaalada Muqdisho.
Nimcaan Hilaah,Cabdiraxmaan Oday, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi QuaEU(tm)een, oo iyaga ka mid ahaa xubnaha ugu firfircoon kooxda xidigaha geeska ayaa maanta war cusub kaga dhawaaqay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Somaliya.HALKAAN KA DAAWO MUQAALKA FANAANIINTA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Somaliya oo u ambabaxay Magaalada New...

$
0
0

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, isaga oo ku sii jeeda Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Wafdiga Madaxweynaha, waxaa Garoonka Muqdisho ku sii sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, RaaEU(tm)iisul Wasaaraha dalka Somaliya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya.
Madaxweynaha ayaa Magaalada New York ee dalka Mareykanka wuxuu uga qaybgalayaa kulanka Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay halkaasi oo uu warbixin xaalada Somaliya ku saabsan ka jeedin doono Madaxweynaha, sida laga baahiyay Warbaahinta Dowladda.
Ma jirin wax faah faahin oo intaasi dheer oo laga bixiyay safarka Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu ambabaxay Magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Safarka Madaxweynaha Somaliya wuxuu ku soo aadayaa, iyadoo 28-ka Bishan lagu wado dalka Mareykanka inuu ka dhaco shir looga hadlaayo arimaha Hiigsiga cusub ee Somaliya iyo waxyaabaha ka dhaqan galay.
Dowladda Somaliya ayaa taageero dhinacyo badan ka hesha Beesha caalamka oo xilligan ahmiyad weyn siinaysa dalka Somaliya.
Xasan Sheekh Maxamuud Dowladda uu hogaamiyo ayaa waxaa u dhiman hal sano waqtiga tallada dalka uu haaynaayo, iyadoo iminka laga tashanaayo nooca doorasho ee dalka ka dhaceyso.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari waxaa isaga Khaldan howlaha Baarlamaanka &...

$
0
0

Iyadoo ay Xildhibaanada BF Somalia garabka Mooshinka ka geeyay Madaxweyne Xassan ay durbadiiba ka hor imaaden goaEU(tm)aanka kasoo yeeray Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa hadana arrintaasi ka hadlay Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan.
Xildhibaan Fowsiyo ayaa sheegtay in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka weecday sharciga iyo howlaha looga baahan yahay, waxa ayna sheegtay in Jawaari uusan ilaa iyo iminka aqoon u laheyn shaqooyinka khuseeya.
Xildhibaanada ayaa tilmaantay in Jawaari uusan aheyn Xaakim loo igmaday xukminta Mooshinka, balse looga baahan yahay in mar waliba ficilkiisa uu ku saleeyo aqlabiyada.
aEUoeJawaari xor uma aha inuu laalo Mooshinka. maaha maxkamad ee waxaa looga baahan yahay inuu dhaqangaliyo mooshinka 93 xildhibaan ee kasoo horjeedo Xassan SheekhaEU
aEUArrinta xukminta mooshinka waa mid u taalla maxkamadda ama hadii ay jirto maxkamadda Dastuuriga ah, isaga waa inuu gudbiyo oo kaliya, isaga waxaan ka yeelnay si aanu dalka qalqal u gelin wada hadal, laakiinse ma ahayn inuu wax laalo ama wax la mid ah sameeyoaEU
Sidoo kale, Xildhibaan Fowsiyo ayaa saxaafada ka hor cadeysay in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka beensheegay saxiixooda mooshinka ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu sii fogeeyo mooshinka waa sida ay hadalka u dhigtay.
Iyada oo arrintaasi ka hadleysay ayay tiri aEUoeLaba xildhibaan ayaa dhahay anaga waa nalaga been abuurtay, laakiinse waxaa yaalla cadeymo ah in ay qeyb iyagu ka yihiin xildhibaanada keenay mooshinka, waana qorshe la doonayo in mooshinka lagu sii fogeeyoaEU
Fowsiyo ayaa sheegtay in Gudoonka sare ee Baarlamaanka uu wado qorsho uu ku sara kicinaayo Mooshinka, waxa ayna ka digtay in Jawaari iyo Xulafadiisa ay sii ololiyaan Mooshinka.
Geesta kale, Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa cod dheer ku sheegtay in wixii wakhtigaani ka danbeeya Jawaari uusan cid la xisaabtami karin, sababtuna waxay ku sheegtay in gudoomiye Jawaari uu ku xadgudbay sharcigii.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Dowlada Federalka oo...

$
0
0

Munaasabad uu xilka kula wareegayeen taliyaha iyo abaanduulaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed, ayaa waxaa ay maanta ka dhacday xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, mas'uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidanka, qaar ka mid ah danjireyaasha dowladaha caalamka u fadhiya dalka.
Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi "Indho-qarshe" ayaa tilmaamay in ay ku guuleysteen gacan ku heynta deeganno badan oo ay horey bulshada ugu dhibaateyn jireen kooxda UGUS, isagoo guulaha ciidanka ay gaareen ay bogaadiyeen.
Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha ciidanka Sareeyo Guuto Cali Baashi Maxamed ayaa balan qaaday in howsha loo idmaday ay halkeeda ka sii wadi doonaan, iyagoo codsaday in lala shaqeeyo oo gacan lagu siiyo waajibaadka loo idmaday.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo Kasoo Horjeestey...

$
0
0

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay go'aankii kasoo baxay guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in lasoo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud.
C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha oo u waramayey idaacada BBCda ayaa sheegay inaan la tuuri karin mooshinka, isla markaana go'aanka Guddoonka uu yahay mid xildhibaannadu aysan u dhameyn oo ahaa mid Guddoomiyaha iyo Madaxweynaha ku kooban.
Sidoo kale, Xildhibaan C/llaahi Goodax ayaa intaas ku daray. "Guddoonka Baarlamaanku uma dhama waa hubnaa; waxaanuna waa wax Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha ay moodeen inay wax xalinayso, runtii xildhibaannada niyad-samida muujiyay ee rabay waxan haddii garawshiyo uu ka bixiyo laga wada-xaajoodo, baaq ayayna xildhibaanada kasoo saari doonaan Mowqifkooda."
Mar la weydiiyay inay ka Qayb-galayaan Wadahadalka uu ku baaqay Guddoonka BFS ee ah la isugu imaanayo 07-da Oktoobar ee sannadkan kulan ayuu Xildhibaan Goodax kaga jawaabay.
Dhanka kale, Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo la weydiiyay sida ay u arkaan tuurista la tuuray mooshinka ayuu xusay inaan mooshinka la tuuri karin, isla markaana mooshinka Madaxweynaha DFS uu yahay mid culus, isla markaana aanu ahayn wax warqad lagu tuuri karo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


DEG DEG: Qarax Xoogan oo ka dhacay Maqaaxi ku taala...

$
0
0

Kismaayo (Sh M Network)--Qaraxan oo ahaa mid xoogan islamarkaana uu ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxuu ka dhacay Maqaaxi ku taala Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ugu yaraan 2 Ruux ayaa ku dhinteen, tiro kalena uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii ay qaraxday muuno la sheegay in lagu aasay Maqaaxi ku yaala Magaalada Kismaayo.
Maqaaxidan la qarxiyay ayaa waxaa ku sugnaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka KMG ah ee Jubba iyadoona aan la ogeyn hadii Qaraxaasi uu khasaaro ka soo gaaray askartaasi.
Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay Mas'uuliyada Qaraxan ka dhacay Xarunta Gobolka Jubada Hoose.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Aqriso Go,aankii uu Gudoomiye Jawaari kasoo Saarey...

$
0
0

Somali president jets to New York for UNSC meeting

$
0
0

The president of Somalia's federal government Hassan Sheikh Mohamud has jetted to New York, United states of America to attend UN security council assembly.
President Mohamud has left with his entourage from Aden Adde International Airport in Mogadishu on Saturday morning at 10:00am aboard a chartered jet.
While in New York city, the president will brief UNSC on the current situation of Somalia.
Somali government is largely supported by 22,000 UN-mandated African Union Soldiers who are fighting against Al shabaab militants in the country since 2007.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Masaajid ku gubtay Lodon

$
0
0

Toddobaatan dab damiyayaal ayaa la dagaalamaya dab qabsaday masaajid ku yaalla koonfurta London oo ah masaajid wayn.

Cancerka: Baaq horumarinta radiotherapy

$
0
0

Waxaa soo baxay baaq lagu doonayo in lagu horumariyo helitaanka daawaynta radiotherapy si dadka adduunka ee qaba Cancerka ay u helaan daawaynta.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live