Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Amiin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Qiyaanada...

$
0
0

Arrag Sawirada: Haweenka Xildhibaanada ah ee...

$
0
0

Waxaa mudada uu xilka hayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sarakac ku imaaday tirada Haweenka kamidka ah Baarlamaanka Somalia kuwaasi oo iminka tirro ahaan lagu qiyaaso ilaa 35 xubnood.
Dowlada Madaxweyne Xassan ayaa kaalin mug leh dumarka Soomaaliyeed ka siisay BF hadda jira waxaana xusid mudan inay kaalimaha hore kaga jiraan abuurista Mooshinada iyo xalintiisa.
Xildhibaanada dumarka ah ee ku jira Baarlamaanka ayaa la aaminsan yahay inay ugu badan yihiin Baarlamaanka iminka shaqeeya marka loo eego Baarlamaanadii hore.
Haweenkaani kamidka ah Baarlamaanka ayaa badi heysta dhalasho kale, waxa ayna badankooda joogista Somalia ka doorbidaan inay safaro dibadda ah u kala gooshan, inkastoo ay jiraan kuwo aanba dalka ka bixin.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xiisadda Soomaalida iyo Caddaanka St.Cloud

$
0
0

DAAWO: Fariin ay Soomaalida u dirtay gabar loo furay...

$
0
0

Gabar hees jiliina la sameeysay Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa markeey ka soo laabatay fasaxeedii Borama ninkii qabay sadaqdii dalqadood dusha kaga tuuray taas oo ku noqotay Uurku taalo ay qarsan weeysay.
Gabarta heesta la jishay Nimcaan Hilaac oo mudo garoobeeyneysay ayaa la sheegay iney Nimcaan Hilaac la xiriirtay oo ka codsatay inuu isaga guursado maadama darteed loo furay hasse yeeshee wuxuu abaalgud uga dhigay inuu telefoonkii ka xirtay sidoo kalena iska saaray Block Facebook.
Gabarta Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ayaa murugo ka qaaday kelinimadda ay ehelka u noqotay waxeeyna soo duubtay muuqaal ay bulshadda uga codsaneyso ineysan daawan heestaas burburisay noloshii qoyskeeda.
Heesta Gabadha loo furay ee Nimcaan Hilaac qaado waxaa qaadi jiray Fanaanka Axmed Daljir hasse yeeshee waxaa xaday nin lagu magacaabo Xasan Dhuxul kaas oo siiyay Nimcaan Hilaac oo aan waxba ka ogeyn sida la sheegay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

15 Qodob oo Kuu Sahlayo Inaad Noqoto Qof La...

$
0
0

Haddii aynu nahay bini Aadam waxa aan had iyo jeer jecelnahay in aan helno wax kasta oo aynu jecelnahay. Sidoo kale kama maaranno in aan mar walbaA aragno dad ina jecel oo ina danaynaaya.
Haddaba waxa is waydiintu tahay maxaa qofna loo jecel yahay oo dhankiisa loogu ordaa qofna loo karhaa oo loo dhibsadaa amaba aan xaggiisa cidiba u eegin. Waxa se aad intaaba ka jeclaan lahayd in aad ogaato sida aad ku noqon karto qofkaas dadku jecel yihiin ee ay mar walba xiiseeynayaan la joogiisa.
Waxa jira waddooyin badan oo haddii aad raacdo ay dadku kugu jeclaan doonaan. Waddooyinkan maaha kuwo kaaga baahan xeelad iyo wax kale toona. Kaliya waa fan kaaga baahan in aad hirgaliso kadibna ku dhaqanto.
Hubaal haddii aad ku dhaqanto qodobada aan kuu sheegi doono noloshaada waa ay beddeli donaan, waxa ayna horumarin doonaan xidhiidhada idiin dhaxeeya adiga iyo bulshada kugu xeeran.
Waxa aad se maanka ku haysaa in ay dadku A kala jaad jaad yihiin, qof kastaana uu leeyahay dhaqan u gooniya taas oo aanu cidna la wadaagin. Waxa la yidhaahdaa dadku waa sida albaab xidhan oo kale, qof kastaana waxa uu leeyahay fure u gaar ah oo aad ku furi karto.
Haddaba qofka maskaxda badan waa ka u adeegsada furaha saxda ah qofka ku habboon. Qofka isku daya in uu fahmo qof walba waxa uu ka helo iyo waxa uu necebyahay baa kasbada qalbiyadoodana.
Ugu danbayn haddii aad samayso dhawrkan qodob, hubaal dadka qalbiyadooda waad ku waynaan doontaa.
1.A A A A A A A Noqo qof iimaan leh: Dadku way jeclaadaan qofku marka uu iimaan buuxa leeyahay Allena uu ku xidhan yahay.
2.A A A A A A A Noqo qof daacad ah: Qofka aan khiyaamada aqoon dadka qalbigooda wuu ku waynaadaa.
3.A A A A A A A Iska dhawr inaad ku gafto dadka, dadku ma jeclaadaan had iyo jeer qofka gafka ama dhacdhaca badan.
4.A A A A A A A Ilaahay dartii u jecloow dadka oo dhan: qofna adiga oo aan dan gaar ah ka lahayn haddii aad Alle dartii u jeclaato waxa aad noqonaysaa qof A dadka agtooda qiimo ku leh.
5.A A A A A A A Qof kasta oo aad la kulanto ku qaabil waji farxad leh kuna bilow salaan adiga oo dhoola caddaynaya uguna yeedhaya magaca uu ugu jecelyahay.
6.A A A A A A A Had iyo jeer dhoola caddee oo wajigaaga ha ka dhigin mid laga naxo ama laga dido: dadku had iyo jeer qofka farxadda iyo dhoolacaddaynta badan bay jecel yihiin oo xaggiisa usoo xiisoodaan.
7.A A A A A A A Indhaha ka laabo oo ha u fiirsan dadka gafafkooda
8.A A A A A A A Qof haddii uu bukoodo booqo, haddii ay geeri ku timaadana tacsiyadee
9.A A A A A A A Farxad iyo murugo labadaba kala qayb qaado
10.A A A Haddii uu ku casuumo yeel oo ajiib yeedh mada walaalkaa.
11.A A A Xumaanta wanaag ugu badal: haddii uu qof ku xumeeyo oo aad wanaajiso waxa laga yaaba in uu isla yaabo qofkii oo ku raali galiyo. Dhaqankan haddii aad joogtayso cidna isu xummaan maysaan waligaa. Dadka agtoodana qiimo ayaad ku yeelan doontaa.
12.A A A Had iyo goor dadka u gar gaar: qofka gargaarka badan dadkana caawiya had iyo jeer dadku way jeclaadaan.
13.A A A Noqo dhagayste fiican: dadku waa ay jecelyihiin qofka u dhago nugul ee dhagaysta warkooda.
14.A A A Muuji in aad danaynaysid: qof haddii aad danaysid arrimihiisa kana war haysid xaaladihiisa hubaal wuu ku jeclaanayaa.
15.A A A Haddiyado u keen oo ka farxi: qof isaga oo aan war u hayn haddii aad kaga farxiso oo aad u keento hadiyad waligii laga ma yaabo in uu qofkaasi ku iloobo.
Waxa hubaal ah intan haddii aad dhaqan galiso waxa aad arki doontaa dadka oo u soo hilloobaya xaggaaga jeclaysanaya la joogaaga.
Xikmad ayaa waxa ay tidhaahdaa aEUoedadka maskaxda u saaxiibka ah waxa ay leeyihiin cadow badan se dadka quluubta u saaxiibka ahi waxa ay leeyihiin asxaab fara badanaEUW/D Muna Axmed CumarEmail:A muna_gafaneh@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sargaal katirsanaa Ciidamada AMISOM oo dambi lagu...

$
0
0

Maxkamad kutaala Dalka Uganda ayaa xukun dheer oo xabsi ah waxa ay ku riday sargaal katirsanaa Ciidamada Dalkaasi kana mid ahaa Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ka howlgalayay Gudaha Soomaaliya.
Sargaalkan oo lagu magacaabo Col. Eugene Ssebugwawo , ayaa lagu eedeeyay in uu si sharci daro ah u iibsaday Shidaal ay lahaayeen Ciidamada AMISOM oo gaarayay 7000-8000 oo liitar, waxaana sargaalkan in mudo ah ku socday baaris dheer.
Col. Eugene Ssebugwawo ayaa madax ka ahaa Saadka iyo Maamulka Guutada sagaalaad ee Ciidamada AMISOM, waxaana sargaalkan baarista lagu sameeyay lagu ogaaday in si xatooyo ah uu u iibsaday shidaal ay lahaayeen Ciidamada.
Guddoomiyaha Maxkamadda Maj. Gen Levy Karuhanga ayaa sheegay in 18-sano oo xabsi ah lagu riday Col. Eugene Ssebugwawo oo qirtay dambiga lagu soo eedeeyay, waxa uuna Gudoomiyaha Tilmaamay in sargAalkan galay dambi qatar ku ahaa Howlgalka AMISOM.
Sargaalkan xukunka adag ee xabsiga ah lagu riday ayaa 14-maalin waxa uu u heestaa in uu racfaan kaga qaato xukunka lagu riday, mana ahan markii ugu horeesay oo xukuno lagu riday Saraakiil katirsan AMISOM oo dambiyo kala duwan galay intii ay Soomaaliya joogeen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka oo...

$
0
0

Kn: Xildhibaan Maxamed Iidle Xiroow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada matala Jubbaland oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyey sababaha uu halkan u yimid.
Xildhibaank ayaa waxa uu sheegey in safarkiisa uu la xiriiro sidii wadashaqeyn wanaagsan u dhexmari lahaa baarlamaanka federaalka iyo Kan Jubbaland, la'iskana kaashan lahaa matalaadda shacabka,.
Mar uu ka hadlayay socdaalo isaga iyo xildhibaano kale oo federaalka ah ay ku tageen gobolka Bakool ayuu sheegey in uu guul kusoo dhamaaday, go'aanana laga soo saaray kulamo ay la yeesheen qeybaha kala duwan ee bulshada halkaasi ku dhaqan
Xildhibaan xiroow oo u waramayay barnaamijka Marti Sharaf ee taleefishinka Jubaland ayaa dhanka kale ka hadlayay maamulka maaliyadda dowladda federaalka maadaamaa uu isagu yahay guddoomiye ku xigeenka guddiga maaliyadda baarlmaanka Soomaaliya , mar uu arrintaasi ka hadlayna waxa uu yiri
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mooshin laga geeyey madaxweynaha Kenya Uhuru

$
0
0

Kn: Wax ka badan boqol xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa saxiixdey mooshin ka dhan ah madaxweynaha dalkaa Uhuru Kenyatta oo ay ku doonayaan in ay xilka kaga qaadaan.
Waxa ay ku eedeynayaan in uu jabiyey dastuurka u yaala dalkaasi, waxayna doonayaan in uu xilka ka dego.
Sida uu qabo dastuurka dalkaasi sedex moolood meel ka mid ah xildhibaanada ayaa loo baahanyahay in ay saxiixaan mooshinka ka hor inta aanan loo gudbinin baarlamaanka.
Baarlamaanka Kenya waxa uu ka koobanyahay 349 xildhibaan, waana markii ugu horeysey oo ay mooshin ka keenaan madaxweyne dalkaasi ka taliya.
Dhawaan ayaa xaalad sidan oo kale ay soo wajahday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Raggii Qaraxa Ankara Fuliyey Oo La Gartay

$
0
0

Maxaad Ka Taqaanaa Saddexda Arrimood Ee Ku...

$
0
0

SADDEXDA ARRIMOOD EE KU DHISAN QOSKA MUSLIMKA AH.
1- Kalgacayl iyo Naxariis:- inta ay taasi jirto ayuu Qoyskaasina jirayaa Ilaahay wuxuu yiri:-
U^UZU...UU+U' OC/USUZOSSOaUU++U OPSUZU+U' O(r)UZU,,UZU,UZ U,,UZUfUU... U...UU'U+U' OPSUZU+UUO3UUfUU...U' OPSUZO2U'U^UZOSSO!U
2- Cadaalad:- waa Xaqqa ay Labada lamaanaha ahi isku leeyihiin oo mid kastaa ay tahay inuu Ilaaliyo Cadaalada iyo Xuquuqda ka kale ku leeyahay.
3- Isku Tiirsanaan ka timaada Qoyska Dhexdiisa iyo Wada tashi wax kasta oo soo baxa. Intaasi haddii la helo waxaa Imanaaya Qoys Fiican oo ku Noolaada Nolal Dhab ah oo Ilaahay ku Xiran, Aakhiro iyo Aduunkaba way Guulaysanayaan, Insha Allaah.
(ALLOOW NA FAHAMSII QIIMAHA DIINTEENA U YEESHAY QOYSKA WANAAGSAN)
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dibadbax Ka Dhan Ah Itoobiya oo Ka Dhacay Garbahaarrey

$
0
0

Waxaa shalay dibadbax uu ka dhacay magaalada Garhabaarrey ee xarunta gobolka Gedo kaddib markii ciidamo Itoobiyaan ay magaalada ku sameeyeen dhoollatus militari, taas oo ka careysiisyay dadka deegaanka.
Xildhibaan Maxamuud Magan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka, kana soo jeeda gobolka Gedo, ayaa sheegay in dibadbax aan wax rabshad lahayn uu ka dhacay magaalada, kaas oo dadka deegaanka ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan maamulka cusub ee gobolka loo soo magacaabay iyo dhaqdhaqaaqyada ay sameynayeen ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah AMISOM.
Xildhibaan Magan ayaa sheegay inay gobolka u joogaan sidii ay u xallin lahaayeen ismariwaaga labada dhinac.
Guddoomiyihii hore ee gobolka Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ku gacanseyray inuu wada-hadal la yeesho guddoomiyaha cusub ee uu soo magacaabay maamulka Boobland.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nin Ka Shaqeeya Garoonka Aadan Cadde oo Muqdisho...

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho, rag hubaysan ayaa halkaasi ku toogtay nin dhalinyaro ah oo ka shaqeynaayay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Dilka Wiilkaan dhalinyarada ah ayaa waxaa fuliyay rag Bistoolado ku hubaysan oo rasaas la beegsaday Ciise Beyle oo ka mid ahaa Shaqaalaha Garoonka Muqdisho.
Ciise ayaa xilliga falka dilkiisa uu dhacaayay, wuxuu ku wajahnaa goobtisa shaqada.
Nimankii hubaysnaa ee dilka Ciise ka dambeeyay ayaa goobta ka baxsaday, mana aysan suuragelin ciidamada ammaanka inay gacanta ku soo dhigaan.
Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir, waxaa ka dhaca dilalka ugu badan ee loo geysto xubnaha la shaqeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Biloowgii Bishan ayeey aheyd markii Degmada Wadajir lagu dilay labo ruux oo la shaqeeya Dowladda.
Ilaa hada ma jirto cid sheegatay masuuliyada dilkaan loo geystay Ciise Beyle oo Shaqaalaha Garoonka ka tirsanaa, horayna uga soo shaqeeyay Wasaarada Amniga Soomaaliya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shariif Xasan oo Ku Wajahan Muqdisho Iyo Dib u Dhac...

$
0
0

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maanta uu ka dhoofi doono Hogaamiyaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan, Shariif Xasan ayaa ka qeyb galaya shir Dowladda Muqdisho iyo Maamul Goboleedyada uga furmayo Muqdisho.
Safarada faraha badan ee Hogaamiyaha Seddaxda Gobol uu ku tagayo Muqdisho ayaa lasoo sheegaya inay Caqabad ku noqdeen Dhismaha Baarlamaanka 3-gobol, waxaana markale dib u dhac uu ku yimid Bixinta Foomamkii Odayaasha Dhaqanka ay kusoo qori lahaayeen Wakiilada Baarlamaanka.
Dhanka kale Odayaasha Dhaqanka ayaa Safarada Shariif Xasan u arka inay Caqabad ku yihiin Dhismaha Baarlamaanka uu yeelanayo Maamulka Seddaxda Gobol.
Shirka Muqdisho ka furmaya ayaa waxaa kasoo qeyb gelli doono Dhammaan Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada Dalka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxaad Ka Taqaanaa Kaalinta Dumarka Dhanka Bulshada...

$
0
0

Kaalinta Dumarka ee Horumarka Bulshada
Ugu horayntii, Ilaah ayaa mahad iska leh, Nabigeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato (NNKH).
Intaas ka dib, Ilaahay ummadiisa marka uu abuurayay wuxuu ka kala dhigay rag iyo dumar, labaduna wuxuu ilaah saaray xil aad u wayn, waxeyna qeyb walbana leedahay karti u gaar ah oo an kuwa kale lahayn.
Tusaale ahaan, hooyadu karti waxay u leedahay ilmaha yar iney dhabta ku heyso oo ay u samirto koritaankiisa, ragguse taas awood umalaha.
Laakin dhanka kale, raggu waxay awood u leeyihin iney dhagaxyo iyo howlo ad-adag jabiyaan taasna dumarku awood uma laha. A Alle caabuditaankiisana waaloo wada simanyahay iyo iney koon kaanA aynu joognana wada camiraanna loomana kala soocin.
Waxaan shaki ku jirin, oo laga maarmaan ah, in la ogaadaan ay tahay, in dumarka soomaaliyed door muhim ah ku leeyihiin horumarka bulshada, dhan walbaba ha ahaatee.
Iyadoo inta badan la tilmaamo uun kaalinta raga, dumarku kaalin muhiim ah ayey ku leeyihinA horamarka. Tusaale ahaan, dalkeenu markuu burburay dumarku korintii ilmaha iyo masaariftii reerka inta badan iyaga ayey ku so fakatay oo dusha ka saarnayd walina ay ka saarantahay. Meesha rag badani ay gabeen kaalintii reerka kaga aadanayd.
Hadaba ilbaxnimadan aduunku gaadhay iyo kaalinta weyn ee laga gaadhay aqoonta waxay keentay in la fahmo kartida iyo kaalinta muga weyn ee ay A haweenku ku leeyihiin horumarka bulshada waxaana ogsoonahay marmar badan aqoonta inay ragga kagaba horeeyaan dumarku ama kaga fiicanyihin, sida la tijaabiyay dhanka luqadaha iyo xifdigaba.
Hadaba dumarka Somaliyeed waxaa looga baahanyahay iney qaataan kaalinta ay leeyihin dhankastaba ha ahaatee, oo eynan marnaba dib isu dhigin. Waa iney ka qeyb qaatan siyaasada, waxbarashada, fidinta dacwada islaamka, waxsoosaarka dalka, dhisida akhlaaqda wanaagsan, iyo la dagaalanka qabyaaladda oo manta halkaa ina dhigtay. Waayo raggii dhulka lahaa aya kala dhammaan waayey. Sidaas darteed dhulku waa dhaxal ee dumaroow maxad sugeysaan.
Haddaba markaan sidaas uga so sheekeyney kaalintooda waxaa kuu muuqanaaya dumarku iney yihiin laf dhabarta ummadda soomaaliyeed. Taasoo aad ka arkeyso dhibkasta oo dhaca ineysan ka qeyb qaadanin, waxna ayeyna duminin bal wax bey dhisaan oo ilaahey ba ku abuuray naxariis iyo nabad jaceyl. Ninkastoo wanaagsan o karti leh hooyo fiican ayaa ka dambeysa oo soo barbaarisay, hadaba raggoow dumarkan kuwii hore ma aha ee waa kuwa wax yaqaana, dalkoodana iney u hal gamaan o difaacaan diyaar u ah.
Bal hadaba ila fiiriya oo akhriya o dhuuxa gabeygaan oo uu tiriyey Cabdiqadir Hassan
Dumarkeenu waa dahab cas iyoA A A A A A A :::A A A A A A A A nuurka daalacaye
Dun xariira weeyoon lahaynA A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A ceebo daahiraye
Waa deeq ilaahay baxshooA A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A noogu daw galaye
Dafiraad mafiicnee habluhuA A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A waa dugsoo kala eh
Daruur curatay roob meel ku da'ayA A :::A A A A A A A A doogu hanaqaaday
Ayagaa sidii dooxa wabiA A A A A A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A lagu dalxiisaaye
Ayagaa tusmada ay dagaanA A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A lagu dambeeyaaye
Ayagaa isku soo duma xigtadaA A A A A A A A A A :::A A A A A A A A kala dayowdaaye
Ayagaan colaad laysku diloA A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A qaadan dabajeexe
Ayagaan dagaalada ahligaA A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A doorba ku lahayne
Doqonkaan wax garan iyo nin ragaA A A :::A A A A A A A A oo lawada doortay
Dambiilaha xumaatada faliyoA A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A sheekh xafiday diinta
Geesiga arlada daafaciyoA A A A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A fulaha oon doodin
Ayagaa dushoodana ku sidayA A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A daadah soo yiriye
War daryeela oo yaan hablahaA A A A A A A A A A A A A A A A A A :::A A A A A A A A A A A dacati loo gaysan
Guntii iyo gunaanadkii, sida ay ragguba fiicnaan iyo xumaan uwada leeyihiin ayay sidoo kale dumarkuna isugu jiraan. Hadaba maqaalkaan wuxuu lahadlayaa dumarka Soomaaliyeed ee wanaaga xanbaarsan oo raba in diintooda iyo dalkoodaba wax ka hagranin.
Sidaas darteed, waxaan usoo jeedinayaa walaalahayga dumarka Soomaaliyeed in kaalintooda ay si qadarin iyo qiimayn ku jirto oo hufan ay ugutaan iyadoo aan ragga Soomaaliyeed oo waalidka, walaalka, ama wiilka u ah dumarka Soomaaliyeed inay garabkooda istaagaan oo u qadariyaan dadaalka wayn ay sameenayaan.Mahadsanidiin
Qore: Canab Maxamud Sharif
Taariikh: October 13, 2013 aEU" Dhul QaaEU(tm)dah 8, 1434
Email: hayin56@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gunmen kill Somali finance ministry employee in...

$
0
0

Unidentified pistol-wielding men have shot and killed an employee working with Somalia's finance ministry in the capital, Mogadishu, the latest assassination targeting on Govt members.
Isse Beyle, a middle-aged man was gunned down near his house in Mogadishu's Nasteeho nighbourhood while heading to his workplace of the finance ministry, according to the witnesses.
Abukar Sheikh Ahmed, a senior security officer has confirmed the murder of Mr Beyle, adding that police have launched an investigation into the murder case.
Al shabaab claimed responsibilty for the killing in a statement posted on its online publication that they were behind Sunday's assassination in Mogadishu.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Four military officers killed in Al shabaab ambush...

$
0
0

At least 4 Somali military personnel were killed in an ambush attack by Al shabaab militants near Garbaharey town, the regional capital of Gedo, reports said on Sunday.
Al shabaab intercepted a military convoy moved from Garbaharey city while on their way to Warta-ad area as a reinforcement to Govt troops battling militants who were collecting livestock as annual alms from locals.
Warta-ad area is located 7Kms away from Garbaharey city.
Al-Shabaab, which still controls most of Middle Jubba and Gedo regions, of southern Somalia has started collecting camels, cattle and goats from people in the towns of under their control during this month as Zako.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Haamaha Berbera oo la Wareejiyey iyo shaqaalaha oo...

$
0
0

Berbera(Waaheen) Maamulkii Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa wararka naga soo gaadhayaa sheegayaa in manta si rasmi ah loogu wareejiyey shirkadihii ay xukuumaddu Heshiiska kula gashay, kadib markii ay maalmahan xukuumaddu olole balaadhan ugu jirtay fulintooda.
Wararka hordhaca ah ee naga soo gaadhaya magaaladda Berbera ayaa sheegaya in shaqaalaha Haamaha Shiidaalka Berbera ay saaka markii la wareejiyey ku talaabsadeen shaqo joojin ay ku diidan yihiin xuquuqdoodii oo aan meel saarin, ka hor intaan la wareejin.
Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in aan illaa saaka Haamaha wax shiidaal ah laga shubin maadaama is-maandhaafka u dhaxeeya shaqaalaha iyo shirkaddaha la wareegay aanay meel dhigin xuquuqda shaqaalaha.
Xil-wareejinta saaka lagu sameeyey Haamaha shiidaalka Berbera waxa fuliyey wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha oo uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u Igmaday wareejintooda, waxaanu ku gedaamay si amniga Haamaha loo sugo Ciidamo cusub oo Milatari ah, kadib markii ay awaamiirtiisa fulin waayeen Booliiska Gobolku.
Dhibaatada kale ee taagan ayaa ah Maareeyaha cusub ee shirkaddaha la wareegay Haamuhu usoo magacaabeen Maxamuud Gahayr oo diiday laba milyan lix boqol iyo sideetan kun oo Doolar oo dayn ah oo uu Maareeyihii hore Sh Saleebaan ku wareejiyey munaasibada, taasoo iyaha wali ah xujo hortaala dadkii lahaa iyo shirkadaha la wareegay.
Dhinaca kale, Cuqaasha gobolka Saaxil ayaa maalmahan ku jiray shirar ay kaga tashanayaan waxa ay ka yeelayaan haddii ay xukuumaddu isku daydo inay wareejiso Haamaha, waxaanay xogihii ka soo baxay sheegayaan inay isku waafaqeen in arrintaas aan la fulin.
Haamaha Shiidaalka Berbera ayaa Halbawle u ah dhaqaalaha Dalka, isla markaana cashuurta ka soo baxda waxay Xukuumaddu badh ku dartaa Miisaaniyadda qaranka, halka badhka kale-na ay u isticmaasho arrimaha Siyaasadda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasaaradda Duulista iyo Garoomada Puntland oo ka...

$
0
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Garoomada iyo Duulista hawada sare ee Puntland Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr oo shir Jaraa'id ku Qabtay Garoonka diyaaradaha ee Bosaso ayaa sheegay in Qaybtii u horraysay Shaqaalaha Shirkadda Shiinayska (CCECC) ee Dhisayska Garoonka Diyaaradaha ee Bosaso ay soo Gaaray Shalay Magaaladda Bosaso.
Agaasimuhu wuxuu sheegay in howladaneeda soo Gaaray oo ka kooban 4 Xubnood oo ah Madaxdii Mashruuca Dhismaha Garoonka ee Shirkadda ay gogolxaar u yihiin imaashaha shirkadda, iyagoo u diyaarinaya Goobihii ay degi lahaayeen, soo dejinta Qalabka lagu dhisayo Garoonka iyo dhammaan waxyaabaha ay u baahan yihiin.
" Afartii Nin oo u saraysay Dhismaha Mashruuca Garoonka ayaa timid, oo howsha fulin lahayd, Waa ninkii Mashruuca Madaxda ka ahaa, Labo Injineer iyo Xisaabiye, Waxaana gabagabo marayo Dhismayaashii ay degi lahaayeen shaqaalaha Shirkadda Shiinaysa ee dhisay garoonka" ayuu yiri
Agaasimaha Guud Waxaa kaloo uu sheegay in Markabkii waday Qalabkii iyo Agabkii loo Adeegsan lahaan dhismaha Garoonka Bosaso uu Dekeda Bosaso ku soo xirayn 10 Maalmood gudahood, islamarkaana uu hadda si rasmi ah u bilowday Mashruucii Dhismaha Garoonka diyaaradah ee Magaalada Bosaso.
Agaasimaha Guud, Waxaa uu Xusay in Wasaaradda Garoomada iyo Duulistu ee Puntland ay Masuul dowladda uga tahay u fududaynta, Hagida, caawinta iyo Amniga Shaqaalaha iyo Qalabka Shirkadda Shiinaysaka ee Dhisaysa Garoonka Diyaaaradaha Bosaso.
Gees kale, Maamulaha Garoonka Diyaaradaha Bosaso Bashiir Muuse Cabdiraxman ayaa ugu bishaareeyay Bulshadda Reer puntland in bishan aynu ku jirno ee October 2014, uu si rasmi ah u bilaaban doono dhismaha garoonka Bosaso oo muddo dheer la sugayay.
Arrinti si kastaba ha ahaatee, Dhismaha Garoonka Bossaso ayaa filayaa in dhismihihiisu qaato muddo 11 Bilood ah, iyadoo la filayo Sanadka dambe dhammaadkiisa in Diyaaradaha waaweyni inay ka duulaan, islamarkaana kus oo degaan.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Garoomada iyo Duulista Hawada Aamiin X. Khayr
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO Khudbadii Wasiir Murashax Maxamed Biixi...

$
0
0

Daawo: Farxiya Kabayare oo loo diiday inay XAMAR ku...

$
0
0

Muqdisho (Awdalpress.com) -Fannaanada codka dananka leh ee Farxiya Kabayare ayaa barteeda Facebook ku shaacisay in showgii ay taageerayaasheeda ugu qaban laheyd Muqdisho sanadka cusub ee 2016-ka laga hor istaagay, isla markaana hotelkii ay qabsatay loo diiday in ay ku qabato bandhig faneedkeeda.
Kabayare ayaa taageerayaasheeda u sheegtay in hotelka City Plaza kaliya lagu qabto bandhig faneedyada, sidaasi darteedna loo sheegay in aysan kusoo lug go'in maadaama ay imaanayaan fannaaniin kale.
Waxay si gaar ah u eedeysay shaqsi aysan magacaabin inuu ka danbeeyay xayiraada la saaray, isla markaana ay tilmaamtay in uu hotelka qofkaasi u xayiran yahay, fannaan uu isaga wadanin uusan show ku qaban karin Hotelka City Plaza, Waxay ayaandaro ku tilmaamtay in gabar fannaanad Soomaaliyeed ah sidaasi loola dhaqmo
Shabakada/Awdalpress.com
The post Daawo: Farxiya Kabayare oo loo diiday inay XAMAR ku qabsato Show oo fariin Cadho leh soo dirtay iyo Nin ay qarisay appeared first on Awdalpress.com.