Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

126 Arday oo bartay xirfado ay ku shaqeystaan oo...

$
0
0


Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 126 arday oo bartay xirfado kale duwan oo ay ku shaqeystaan ayaa maanta lagu qabtay xarunta tababarka xirfadaha ee Mudug, iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waalidiin, aqoonyahano, iyo marti sharaf kale.
Munaasabada ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Dr Cumar Maxamuud Rooble (Suuri) oo ku hadlayay magaca hey'adaha maalgalinayay tababarka ee Daryeel Iyo Sosda, wuxuuna faah faahin ka bixiyay aradydan iyo waxa ay barteen isagoona xusay in ay barteen xirfado kala duwan oo ay ka mid ahaayeen korantada faryaamada iyo cilmiaga caafimaadka.
Xafladani oo intii ay socatay ay ka hadleen mas'uuliyiin aqoonyahano iyo waalidiin kuwaasi oo dhamaantood ku tilmaamay arintani horumar ayaa waxaa gunaanadkii ka hadlay wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug Maxamed Xasan Cali iyo wasiirka wasaarada waxbarashada Galmudug Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye iyagoona sheegay in ay kaalin ka qaadan doonaan sidii ardaydani xirfadaha ay baarteen ay ugu shaqeeysan lahaayeen.Sawir Qaade:-C/risaaq Maxamed Axmed Wariyaha Warbaahinta Qaranka Ee Gobalka Mudug

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Shir cadalaada ku saabsan oo lagu qabtay Muqdisho ...

$
0
0


Shirka PSG3 (Public Somali Growth-3) ee looga hadlyayo arimaha cadaalada iyo horumarka laga sameyay isla markaana bishii mar la qabto ayaa looga hadlayaa tiirarka horumarineed ee loo yaqaano hiigsiga cusub ( New Deal) ayadoo golgal xaar uu u yahay shirka hiigsiga cusub ee 27 bishan ka furmi doona magaaladda Muqdisho kaa ay isku imaanayaan hay'adda deeq baxiyaasha caalamka iyo xubna dowladda dhexe iyo maamul gobaleeyadda dalka.
Mas'uuliyiinta ka qeybgashay shirkan ayaa waxay ka kala socdeen Wasaraddaha cadaalada ee maamul gobaleedyadda Puntland,Galmudug,Jubaland,Koonfur galbeed,ururadda bushadda rayidka iyo wasaaradda calaada ee xukuumadda Soomaaliya.
Shirka ayaa waxaaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa nidaam wada shaqeyn oo hufan kaasi horsed ka noqan kara natiijadda wax ku ool ah ee ka soo baxda shirka ku saabsan horumarinta cadaaladda iyo sidii loo fulin lahaa.
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda cadaalada dowladda Soomaaliya oo shirkan halka maalin ka socday magaalada Muqdisho ayaa in wasaaradda cadaalada ay wado qorshe lagu horumarinaayo arimaha cadaalada dalka isla markaana guud ahaan maamulada ka jira dalka ay arintaas uga wada istaagi lahaayeen.
Shirkan natiijadii ka soo baxda ayaa waxaa la geyn doonaa shirka 27 bishan ka furmi doona magaalada Muqdisho kaas oo ay isugu imaanayaan dowladda dhexe, maamulada dalka ka jira iyo beesha caalamka.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dookhu Waa Wax Cajiib ah Bal Akhriso Barnaamjikaan...

$
0
0

Barnaamijkeena Qalinka Iyo Qoraaga, waxaanu idiinku haynaa qormo aad u xiiso badan oo halkudhigeefu yahay- Dookhu Waa Balaayo- Oo uu qoray qoraaga weyn ee caanka ah ee Ibraahin Yuusuf Axmed (Hawd), oo ku bilaabmaysa sidatan.
Dookhu waa wax yaab leh. La garan maayo inankaa yar waxa hubka jeclaysiiyay. Maalintii uu dab ka leexday ayuu bilaabay in uu wixii gacantiisa soo galaba ka dhigto bunduq oo kolba dhan u liishaamo. Ul, qori xaabo ah iyo wixii la mid ah inta uu labada madax xadhigAfAE'AC/a,!A!AfaEUsA,A kaga xidho ayuu garabka gashadaa, marna dad iyo duunyo wixii uu arko ku shiishaa. Ma jirin waxa uu ku ciyaaro waxa uu ka jeclaa qori bunduq u eg in uu la gaafwareego oo carruur iyo cirroole qofkii uu arko ku fiiqo.
Naa yaadhaheen, waxa aan ka baqayaa kani in uu dilaa iga noqdo. Weligiin ma waxa aad aragteen ilmo carruur ah oo qori uu sito iyo xabbad uu rido mooyee aan riyo kale lahayn?!? Waa hadal hooyadii Dhudi laga maqli jiray markii uu yaraa.
Naa dilaa iyo laayaanba ha kuu noqdo oo dunidan kibirtay ha iska celiyee dayso.? Kaasina waa hadalkii habaryartii Cawo.
Carruurta dookhoodu dhakhso ayuu isu rogrogaa oo iyaga oo waqtigooda iyo facood la haysta ayay hadba waxa cusub xiiseeyaan, isaga se jacaylka hubka ayaa lagu falay oo da?da u korodha waxba isu ma dooriyaan.
Guhaad oo sagaal jir ah ayuu aabbihii markii kowaad u oggolaaday in uu qorigiisa xabbad ka rido, kaas oo aanu culayskiisa qaban kareen ee odaygu u taageeray. Halkii la islahaa qaraxa laxaadka leh ayuu ka sasayaa waxa uu ka qaaday dardar iyo xiise cusub oo uu hubka u qabo. Isaga oo ooyaya mooyee gacantiisa waa laga furfuri kari waayay. Kolkaas ayuu aabbihii oo la yaabbani yidhi: ?Waar kani lafahayaga ayuuba noo dili!?
Waxaa laga soo noqday dagaalkii Soomaaligalbeed. Waxaa bilaabatay colaad sokeeye. Meel walba xabbad baa bawdaa ka haysa. Waxa keliya ee Geeska Afrika laga haqabla yahay waa hub iyo gaajo iyo dhimasho. Banaadiiqda iyo rasaastu waa sida daadka. Waa nin iyo inta awrkiisu u qaado. Tulud baa goysa hub dal dhan lagu gubi karo. Waxan malaa dad ma samayne waa midho dhir ka baxa!
Badanaa oo ba'anaa oo haddana beec jabanaa! ayaa la yidhaahdaa kolka la la yaabo durdurradan dhimashada ah ee dhan walba u rogmanaya. Xabad-keliyaalihii lixdankii gaalku ka tegay, ee shanta qaalmood la ka la siisan jiray, ee xabbaddiisu sabeenta joogtay, balaayo wax ku fashay dalow baa lagu tuuray oo daxal iyo aboor baa lagu sooray, qaarna tumaalaha ayaa mindyo ka tumay. Maanta waxaa socda baas. Waxaa la yidhaadhaa ?baasku waa wax baas?. Goobta ay laba qabiilo isku galaan waxaa loogu riiqdaa sidii aan qofba ka hadhi doonin.
Guhaad qoyskoodu duunyada la dhaqdo kadin geel ah iyo laba tiro oo adhi ah baa u foofa. Geela isaga ayaa raaca. Kibir iyo islaweyni ayaa u dhan. Xagaagan qabow ee daruuraha culculusi dabaylxagaada la qooqayaan, ee aan haasaawe mooyee hawl adduun la qabin, barbaarta la da?da ah ayuu la bardoodamaa.
Maanta ka hortow farxad walba oo uu qabi lahaa waxaa ka xumaynayay in aanu weli bunduq uu isagu lee yahay degta saarin. Reerka ayuu curad u yahay oo doonistiisa la ma waabiyo. Xagaagan uu lix iyo toban jirsaday waxa uu calmaday macawis Indoniisiya laga keeno oo la isugu faano, go shaal ah oo badanaa guurdoonku qaato oo Bagistaan laga soo waarido, kabo buudh ah oo Jabbuuti soo mara xaggaa iyo Faransiiskana laga keeno, iyo shaadh gacmodheere ah oo liidad dhaadheer leh. Intaba waxaa ka la sii qiimi iyo qaayo badan qori Kalaashinkoof ah oo uu xagaagan jeeniqaartay. Waxa uu ahaa barbaarka qudha ee degmada oo dhan intaa isku mar ku laafyooday.
Isaga oo lix iyo toban jir ah ayuu bilaabay mid hablaha oo dhan uga gooni ah in uu ku ilwaadsado. Araggeeda iyo sheekadeedu waa shidaalka ku socdo iyo sahayda uu ku gaadho kulankooda dambe. Erayadeeda, qosolkeeda, afkeeda, indhaheeda, dhabannadeeda, qoorteeda cududaheeda iyo kubabkeeda ayuu dhegaha iyo indhaha daajiyaa. Kolka ay dhanka qorraxda ka xigto waxa uu arkaa hummaagga marada ka hooseeya ee laabteeda iyo xaluskeeda. Wax aan intaa ahayn ku ma qabo, waxa ay se ugu qoondaysan tahay hoobaan isaga u kaydsan. Maalmaha iyo habeennada gaabiska ah waxa uu u tiriyaa in ay gaadhsiiyaan dharaarta ay naftiisu higsanayso.
Dharaarta ay ooridiisa tahay ee uu gebigeedaba isagu lee yahay. Magaceedu waa Basra. Wuu iswayddiiyay magaceeda macnihiisa, waxa uuna bartay Basra in ay tahay magaalo fac weyn oo Ciraaq ku taalla. Haddana ayeydii Xaddiyo waxa uu ka bartay Basra in ay tahay magaca timir wacan. Garashadiisu kolkii ay labada isu geysay waxa uu ogaaday in ay labaduba run yihiin: waxaa jirta timir aad loo jecel yahay oo laga keeno magaalada Basra. Waxaa la mid ah timir laga keeno Xijaas oo iyadana la yidhaahdo Barni taas oo iyadana hablaha loogu magacdaro. Dookhu se waa balaayee hubka ayuu u jecel yahay.
Isaga oo yar ayuu ismahadiyay, waxa uu se imika ka hor dareemayay kaladhinnaan ilaa uu yeeshay qorigan dabalaabka ah. Xagaagan ayuu xoolaha reerka ka la baxay wax u gooya qorigaas iyo rasaas ku filan; qori halowle ah oo widhwidhaya oo aad mooddo in imika warshadda laga soo saaray, iyo weliba saddex boqol oo xabbadood oo rasaas ah oo ay boqol ka mid ahi tahay ifiso.
Rasaasta inta ifisada ah waxaa loo qoondeeyaa in laga rido damaashaadyada ay ka midka yihiin aroosyada iyo iidaha, inta kalena waxaa loo qorsheeyaa in la la dhaco bani aadan madmadow oo soomaali la yidhaahdo. Xagaagan ayuu korkiisa ku hubsaday hugii iyo hubkii ugu qiimiga badnaa dunida.
Maalmahaas uu is shaaximay waxa uu u ekaa qof adduunka ka baxay oo caalam kale galay. Jiritaanka oo dhan aad ayuu u liidayay oo u quudhsanayay. Tuulada oo uu dan iyo dan la?aantaba u yimaaddo dhoollatus ayuu ku joogaa, waxa uu se jecel yahay xoolaha dhexdooda iyo sheekada Basra. Meelahaas ayuu kolba dundun ku dhugtamaa. Ma toogasho xuma, wuu se og yahay dhulka in ay joogaan niman aan xabbadoodu dhulka u dhicini. Taasi waa libin ka maqan oo uu raacdadeeda hayo. Ilaa imika waxa uu dilay oo qudha doofaar iyo duke, labadaas oo uu ku bilkaydo dhugtiisa iyo awooddiisa nafgoynta.
Laba toddobaad ayuu imika hubaysan yahay. Hanka, islaweynida iyo qiimiga uu naftiisa u hayaa soohdin ma leh. Qorigiisa sida uu u jecel yahay wuu hubaa oo ma jiraan wax aan Basra ahayn oo uu u jeclaan karaa. Intaas daawasho ashqaraar leh ayuu ugu maqan yahay. Kolba inta uu dhabta ku qabsado ayuu rogrogaa oo rogrogaa oo rogrogaa ilaa ay indhuhu ku daalaan. Marmar buu inta uu iska yara durkiyo sheedda ka daawadaa. Marmar buu laabta gashadaa oo jidhkiisa ilaa dhuuxa dareensiiyaa.
Marmar buu isaga oo aan ridayn toogasho-beenleeyaa. Marmar buu furfuraa oo birbir u ka la daadiyaa, dabadeed isaga oo daboolkii ka tuuray oo calooshii ka saaray oo mindhicirkii ka la filqay oo foolxun oo aad wax kale mooddo inta uu daawado qosolgariiraa. Haddana kolka uu dib isugu wada xidhxidho ayuu farsamadiisa bogaadiyaa. Habeenkii qoriga iyo Basra isku si ayuu ugu riyoodaa maalintiina laga ma yaabo in qorigu gacantiisa ka baxo inantana meel ay joogtaba araggeeda ayuu raadiyaa.
Aad baa maalmahan looga sheekeeyaa dagaalkii Xabashida la la galay. Ugu yaraan laba nin oo dagaalkaa ka qaybgalay baa degmada jooga. Intii dagaalku socday nin galay iyo mid been sheegaaba waa ay ku faanaan oo dadweyne u xiise qaba ku harowsadaan.
Bananka Jigjiga wiilal qoryo fudud ku hubaysani in ay guutooyin gaashaaman ka dhex kaceen, Fayaambiiro nin miiggani oo walxo qarxa ku shaaximani inta uu buur fiiddeeda iska soo wadhfiyay in uu boholo nacabku yuururay ku dhex qarxay, Qalcadda Goday oo bilo dhan foodda la gelin waayay in uu halyey dayuurad ku xidhani dalqada u galay, iyo wax la mid ah ayay xalladdooda dhegeystaha neeftu kaga xidhantaa oo haddana sambabada guntooda ka soo dhufataa, dabadeed sidii wax soo miiraabay la wada dubaaxiyaa. Aad ayuu nimankaa u qaddariyaa. Wejiyadooda iyo gacmahooda ayuu aad ugu fiirsadaa, dadka aan dagaallamin waxa ay kaga duwan yihiin ayuuna ka dhex baadhaa.
Laakiin intii jabka halganku sugnaaday kuwii galay qudhoodu si kale oo aan faan ahayn ayay sheekada u dhigaan. Xan iyo ku-tidhi-kuteen guuldarrada lagaga baroordiiqayo ayay sheekadu u badan tahay. Dad xumi in ay hoogga dhacay sabab u ahaayeen ayaa dhan walba u burqatay. Taasi waxa ay mar kale nafaqaysay colaaddii reer hebel iyo reer hebel ee soojireenka ahayd.
Had iyo goor waxa uu dareemaa hilow uu u qabo in uu qorigaas ku dagaalgalo; mar uun in uu ku dagaalgalo. Kun siyood ayuu uga fekeraa marka uu ku dagaallami doono wacdaraha uu dhigi doono. Awoodda hubkiisa iyo isaga dhiirranaantiisu sida ay goobta dirirta ahaan doonaan ayuu maleeyaa. In uu geesi yahay iyo in uu dagaalyahan yahay ayaa u qoondaysan jeer maalinteeda la gaadho. Dagaal buu u busaylay.
Qolada ugu horraysa ee uu la dhici doono iyo ninka ugu horreeya ee uu ku legdi doono ayuu maleeyaa. Qorigiisa teembada hoose ee sukadu ka dhacdo iyo ta dhexe ee wadarta afrogta kolba ta uu geyn doono ayuu sii tiriyaa. Tolalka isaga qoladooda deriska la ah iyo niman batraan ah oo uu degmadiisa ku yaqaan ayuu ka dhigtaa cidda ay ismudan doonaan ee uu halowlihiisa ku ibafuri doono.
Guhaad sidii uu hubka u yeeshay waxaa lagu arkay laba dabeecadood oo cusub oo ka la ah hadal yari iyo da?diisa oo uu iska weyneeyo. Muddo yar gudaheed ayuu aad u koray haddana noqday nin colaadeed. Maxay dhihi jirtay hooyadii markii uu yaraa: ?Naa yaadhaheen, waxa aan ka baqayaa kani in uu dilaa iga noqdo!? Aabbihiina muxuu yidhi markii uu sagaal jirka ahaa: ?War kani annaga ayuuba lafahayga noo dili!? Dadkuna af iyo uurba waxa ay ka lahaayeen ?dagaal haddii aad jeceshahay ha sugi waayin!?.
Xagaa qabow oo macaan oo cadar ah oo daruuraha culculus ee cadcad marna madmadow cirka galgalanayaan ayuu meel ugbaad ah geela oo aad u xasilay dhex joogaa. Geed xoday ah oo ay caws iyo dhir hoose jiq ku yihiin ayuu dugsigiisa fadhiyaa. Waa barqo. Kabihii wuu la baxay, go?ii shaalka ahaa oo ciid nadiif ah ugu goglan ayuu ku fadhiyaa. Qoordiid uu shalay ina adeerkii u gooyay ayuu ka dareemayaa laydha qadaadka iyo labada dhafoor ka salsalaaxaysa. Dhegihiisa iyo dhaayihiisa iyo sankiisa iyo jidhkiisa oo dhan iyo naftiisuba waxa ay ku milan yihiin degaanka uu dhex fadhiyo.
Waxa uu dareemayaa wanaag iyo niyadsami aan soohdin lahayn. Raalli ayuu ka yahay naftiisa iyo jiritaanka oo dhan. Daqiiqad walba wuu koraya oo kobcayaa muruq iyo maanba. Haddii uu halkan ka kaco Basra oo meelahan adhi la joogta ayuu heli lahaa, haddii uu iyada waayana mid kale ayuu sheekadeeda iskaga maararroobi lahaa oo iska la joogi lahaa. Waxa uu se imika aad ugu shuqlan yahay qorigiisan cusub ee halowga leh.
Laan qallalan oo soddon tallaabo u jirta tuke saarraa inta uu xabbad ku riday oo dhulka soo dhigay, oo aad isugu bogay, ayuu bilaabay qorigii oo weli diirran in uu furfuro oo ka la dhigdhigo. Khasnaddii ayuu horta ka dhilliyay, xarbigii ayuu ka siibay, daboolkii ayuu ka fujiyay, dabadeed intii aanu tooratooraha ka saarin ayuu foororiyay oo afka hoos u jeediyay si uu ubucdiisa indhaha uga wada buuxsado.
Waxa uu doonayay, sidii uu ayaamahan oo dhan ku hawllanaa, in uu aad uga bogto sida uu tooratooruhu xabbadda u qaato iyo sida marka keebka la qabto ay irbaddu xabbadda gumuca uga gujiso ee u qarxiso. Markii uu si wacan eegmada u saaray ayuu qunyar keebkii qabtay isaga oo doonaya in uu ku raaxaysto sida wacdaruhu gudaha uga dhaco. In yar ka dib waxa uu maqli doonaa dhawaaq yar oo filasho iyo filanwaa, farxad iyo naxdinba leh: QAC! Dhawr jeer ayuu ku so celcelin doonaa ilaa uu ka dhergo barashada bir waliba sida ay u dhaqaaqdo ee shaqayso ee qaraxa uga qaybqaadato. Laakiin markii uu keebka tuujiyay waxaa yeedhay dhawaaq dhulgariir ah oo ka soo baxay xabbad laxaadkeeda ku dhaadatay oo isaga gumaarka ka haleeshay: GIG!
Illayn kolkii uu qoriga khasnadda ka furay wuu illaaway xabbaddii dhuunta ku carartay in uu ka saaro. Illayn qoriga wuu foororiyay oo afkiisu isaga ayuu gumaarka kaga mudnaa. Isla markii ay xabbaddu si nacabnimo ah caloosha u dooxday ee mindhicirka debedda u soo qubtay ayuu isaga oo ay naftu iska gurayso dib u dhacay. Isla markaa ayuu qorigii oo ka la daadsan oo sidii neef bahal dooxay uurkujirtu ag wadhan tahay ninkii lahaa dhinac yaalyaallaa. Isla markaa ayay neecaw qaboobi maydkiisa, raqdii tukaha iyo qorigii wada martay.
Xabbaddii uu tukaha ku dhuftay waxaa meel durugsanayn ka maqashay Basra oo garatay in uu isaga yahay, dhankiisa ayayna u soo kacday iyada oo kolka ay isu muuqdaan iska dhigi doonta in ay meesha iska maraysay. Goobtii uu fadhiyay iyada oo in yar u soo jirta ayuu qaraxii xabbadda isaga dishay kaga nixisay. ?War lafahayaga ha noo dilin!? ayay ku tidhi cod yara dheer oo ay doonaysay in ay maqashiiso. Kolkii se ay isa soo dul taagtay raqda tukaha, maydkiisa iyo qoriga ka la daadsani sida ay isugu ekaayeen waxa aad moodaysay in ay iscanjilayaan. ?Alla hoogay oo ba?ay oo gacantaa go?day!? ayay ka soo boodday intii aanay iyada oo barooranaysa qayladhaan u cararin.Dookhu waa balaayo!Qalinkii: Ibraahin Yuusuf Axmed "Hawd"
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ururka ONLF Oo Ku Biiray Isbaheysi Cusub

$
0
0

Shanta urur ee isbaheysiga wada dhistay, ayaa sheegay in isbayesiga uu matali doono 60 milyan oo ka mid ah shacbiga Ethiopia.

Kalfadhi Muhiim Ah Oo U Furmay Baarlamanka

$
0
0

Waxyaabaha laga filayo baarlamanka waxaa ka mid ah in uu u codeeyo afar hannaan oo midkood lagu saleyn doono habka ay u dhaceyso doorashada Soomaaliya ee 2016-ka.

Ururka ONLF Oo Ku Biiray Isbaheysi Cusub

$
0
0

Kalfadhi Muhiim Ah Oo U Furmay Baarlamanka

$
0
0

Hay’adda Culimada oo bayaan ka soo saartay...

$
0
0


Kulan ay soo qaban qaabiyeen hay'adda Culimada Soomaaliyeed, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto shaqsiyaad Soomaaliyeed oo sheegtay ina y ka baxeen Diinta Islaamka, isla markaana lagu baahiyay barashada ay wadaagto ayaa waxaa ka qeybgalay culimaa'udiin, ugaasyo, aqoonyahanno, waxgarad iyo qeybaha bulshada, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.
Culimaa'udinkii iyo aqoonyahanadii ka qeybgalay kulanka ayaa waxa ay si wada jir u tilmaameen in Diinta Islaamka diin aan ahayn oo Alle agtiisa loogu dhawaanayo aysan jirin, waxaana ay hoosta ka xariiqeen in dastuurka KMG ah ee dalka ay ku caddahay in Diinta Islaamka diin aan ahayn lagu faafin karin gudaha dalka, dowladdana looga fadhiyo inay ka hortagto shaqsiyaadka dhaawacaya jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo saxaafadda u akhriyay bayaanka ay hay'addu ka soo saartay dadka sheeganaya inay ka baxeen diinta Islaamka ayaa xusay in waxa baraha bulshada lagu baahiyay uu yahay mid abaabulan oo la gudoonayo in lagu khalkhalgeliyo Muslinimada iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed ee soo jireenka ah, iyagoo baaq u diray qurbojoogta iyo dowladda Soomaaliya.
Todobaadyadii la soodhaafay ayaa waxaa baraha bulshada ay wadaagto lagu soo bandhigay muuqaalo ay iska soo duubeen dad Soomaaliyeed oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaasi oo sheegtay inay ka baxeen diinta Islaamka, taasi oo ay si weyn uga caroodeen dhamaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Tahriibayaal maydkoodii la helay

$
0
0

Gaas Oo Kalfadhiga Baarlamanka P/L Furay

$
0
0

WAR DEG DEG AH:-Warar Sheegaya Shabaab oo gacanta ku...

$
0
0

Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa waxay gaareen Deegaanka Cumar Beere, oo 10km u jirta Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasoo duhurnimadii maanta ay ku soo dhacday diyaaradan.
Diyaaradan, ayaa waxaa nooceeda lagu sheegay kuwa yar yar ee qaadka looga keeno dalka Kenya, lamana garanayo halkii ay ku timid iyo weliba meeshii ay ku sii jeeday.
Xoogaga Al Shabaab oo isu gadaamay diyaaradaasi, ayaa waxay dadka u diideen inay u soo dhawaadaan, iyagoona la wareegay wixii diyaaradaasi saarnaa.
Warar kala duwan, ayaa ka soo baxaaya waxa ay diyaaradaasi siday, wararka qaar waxay sheegayan in agabyo ay siday, halka warar kalana ay sheegayaan inay qaad waday.
Illaa iyo hadda faah faahin badan lagama haayo inta qof ee diyaaradaasi la socotay iyo haddii ay shilkaasi ka badbaadeen iyo haddii kalaba. Sidoo kalana weli lama garanaayo dalka laga lee yahay.
Mid ka mid ah dadka ku dhaqan Cumar Beere, ayaa ku waramaya in jug xoogani ay maqleen, ka dib soo dhicistii diyaaradaasi. Ma kala cadda waxa sababay jugtaasi, balse ma jirto wax khasaaro ah oo ka soo gaaray dadka ku dhaqan halkaasi.
Dhanka kale waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in diyaargarow ay wadaan Ciidamada Dowladda, si ay ugu gaaraan goobtii ay diyaaraddu ku soo dhacday.
Cumar Beere, ayaa deegaan ahaan waxa uu ku yaallaa inta u dhaxeyso Afgooye iyo Toora Toorow. Toora Toorow waxaa gacanta ku haaya oo ka arrimiya Ururka Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Barre Hiiraale Oo Laalay Shirkii Beesha Mareexaan Ee...

$
0
0

Xildhibaano, Wasiiro iyo Siyaasiin ka soo jeeda Beesha Mareexaan Sade ayaa kulan looga hadlaayay arrimo ku saabsan Maamulka Jubbaland ku yeeshay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka.
Xubnaha shirkaan ka soo qeyb galay waxaa kamid ahA wasiirka g/dhiga Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini,Wasiir kuxigeenka Cabdulaahi Yuusuf,xilkdhibaanada Beesha iyo siyaasiyiin ay kamid yihiin Maxamuud Sayid Aadan, Awlibaax, Cabdiwaaxid Goonjeex iyo xubno kale oo ka soo jeeda beesha Mareexaan.
Masuulyiintaan ayaa horay kulan noocaan ah horay ula yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, kulamadaan ayaa looga hadlayay sidii masuulyiinta iyo siyaasiinta Beesha Mareexaan ay u taageeri lahaayeen dhismaha Maamulka Jubbaland.
Qaar kamid ah xubnaha kulankaan ka qeyb galay ayaa isku raacay in la taageero Maamulka Jubbaland.
Dhanka kale waxaa shirkaan qaadacay oo ka soo horjeestay xubno uu kamid yahay Bare Aadan Shire Bare Hiiraale iyo adeerkiis Cabdi Shire Warsame oo sheegay in natiijada ka soo baxday kulankaasi aysan waxbo ka jirin, sida hadalka ay u dhigeen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

10-ka Dowladood Ee Ugu Ciidanka Xun Dunida Sanadka...

$
0
0

Dunida A inta badan waxaan maqalnaa ciidamada ugu awoodda badan caalamka markii loo eego tartanka iyo Fursadaha Saandda milatari , laakiin jariidad la yiraahdo aEUoewearethemightyaEU oo kasoo baxda dalka Mareynkana A kana faaloota arimaha milatarigaA ayaa A soo daabacday A 10 dowladood ee caalamka ugu ciiidamada xunA sanadka 2015.

  1. Costa Rica

Costa Rica ayaa ugu hoosaysa maxaayeelay ciidamba ma laha oo aan ka sheekayn karno , ciidanku waa dad reer galbeed ah oo taajiniin ah una yimaadda meesha inay ku bartaan yoga dadka kalena ay u baraan.
2.A A A A A Iraq
Ciidanka ciraaq ayaa waxay ahaayeen ciidanka afaraad ee ugu wayn dunida , laakiin waxa uu hadda noqday ciidanka 2-aad ee ugu xun dunida.
3.A A A A A North Korea
Iyadoo ay jirto muuqaal quruxbadan iyo hub iyo agab casir ah oo ay saxaafadda usoo bandhigto, ciidanka daciifka ah ee sida khasabka ah loo ciidanaysiiyo waxaa lagu soo daray ciidanka ugu xun marka laga eego dishibiin laaEU(tm)aanta iyo wax qabadkooda.
4.A A A A A Eritrea
Ciidamada Eritrea si khasab ah ayaa lagu ciidameeyaa , waxaana lagu qasbaa inay Qabtaan howlo adag oo kabaxsan howlihii ciidan ee ilaalinta xuduuda ahayd.
5.A A A A A Nigeria
Iyadoo Nigeria ay tahay dal hanti leh islamarkaana ay tahay dowladda ugu dadka badan Afrika, ciidankeedu waa daciif , waana sida ka muuqata marka ay la dagaalamayaan ciidamada A aEUoeBoko HaramaEU ee fikir ahaan taageersan Daacish.
Ciidanka Nigeria ayaa la sheegayaa inay iska cararaan oo ay rayidka ku milmaan marka ay la dagaalamayaan kooxda aEUoeBoko HaramaaEU gobolka Brno ee waqooyi bari Nigeria
6.A A A A A The Philippines
Ciidanka Philippine ayaa dhisan 60 sano hadana mudadaas may helin daryeelkii ku filnaa iyagoon marna iska waabin Karin dhul ballaarsiga dhinaca badda ah ee Chain A ku hayo dalkaa.
7.A A A A A Tajikistan
Waa ciidan fowdo ah , Tajikistan hore umay lahayn hubka culus ay heysteen dowladihii midowga Sowfiyati , waxay leeyihiin ciidan aan xoog lahayn Rushkuna kor ka ilaaliyo illaa sanadkii 1994 tii , kadib waqtigaa waxaa la abuuray ciidan daciif ah oo aan xirfad badan lahayn.
8.A A A A A Mongolia
Ciidan sii daciifaya oo aan lahayn ciidan badeed oo aan u baahanayn , nasiib wanaagA waxay u dhexaysaa Chaina iyo Rushka , arinkaas oo ka dhigan ciidan uma baahna maxaa yeelay waxay u dhexaysaa laba dowladood oo aan laga adkaan Karin.
A A A A A A A 9. Saudi Arabia
Ciidanka Sucuudiga ayaa la dagaalamaya Xuutiyiinta Yemen si ay caasimada uga cayriyaan Sanca, iyagoo garab ka helaya ciidanka Emaratka iyo ciidamada sirdoonka maraykanka , laakiin shaqadii ay bilowday umay suuro galin inay caasimada Yemen qabsadaan ilaa hadda.
A A A A A 10.A AfghanistanIyadoo ay jirto tababaro farabadan oo ay ka helaaan cidamada Maraykanka , laakiin xaqiiqada waxay tahay in tababaradaa la siiyaa aanay wax nacfi ah lahayn , ciidanka Afghanistan wuu burburayaa haddii ciidamada Maraykanku ay ka baxaan dalka Afghanistan.
Ciidamada Afgahnistan way dagaalami karaan oo kaliya marka la siiyo Cunto iyo dhar oo ay ka helaan ciidamada NATO goobta dagaalka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararkii Ugu Dambeyay Diyaaraddii ku dhacday...

$
0
0

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Diyaaradii ku dhacday Degaanka Cumar Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in ay siday Agab Ciidan,waxaana la Xaqiijiyay in ay Badbaadeen Dadkii la socday.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed Shiine ayaa sheegay in Diyaarada halka ay ku dhacday ay tageen islamarkaana ay ku dhacday Degaanka Cumar Beere.
Afhayeenka ayaa intaa ku daray ay xaqiijinayaa Diyaarada iyo halka laga leeyahay iyo sidoo kale halka ay Agabka u wada.
Sidoo kale waxaa uu intaa Raaciyay Afhayeen Shiine in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay la wareegeen Amaanka Diyaarada,waxaana uu Xusay in loo maleenayo in Dhicida Diyaaradda ay Sababtay Roob Xooggan oo halkaa ka daaEU(tm)ayay.
Waxaa uu hadalkiisa sii raacsaday in la bad qabaan Dadkii la socday Diyaarada ku dhacday Duleedka Afgooye.
12-kii Bishaan ayaa Diyaarad Saanad Ciidan u waday AMISOM waxaa ay ku dhacday Degaanka Carbiska ee Gobolka Shabellaha Hoose,taas oo laga lahaa Dalka Masar.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO:-GALMADA KA HOR SIDAAN HADII AAD UGA SALAAXDO...

$
0
0

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo soo geba gabeeyay...

$
0
0


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wasiirada, Maaliyadda, Gaashandhiga, Warfaafinta, Beeraha iyo arimaha diinta ee dalka Sacuudiga, iyadoo kulamadaasi looga hadlay sidii ay wada shaqeyn buuxda u dhexmari laheyd labada wadan.
Wasiirka maaliyadda dalka Sucuudiga ayaa sheegay in dowladiisu ay Soomaaliya ka taageeri doonto dhanka miisaaniyadda iyo kaabayaasha dhaqaalaha.
Sidoo kale kulamadan ayaa looga hadlay iskaashi buuxa oo laga yeesho arimaha argagaxisada beeraha iyo wada shaqeyn dhab ah oo dhexmarta labada dowladood.
Wasiirka wafaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhigiisa wadanka Sucuudiga waxa uu kala hadlay sidii loo taageeri lahaa Warbaahinta Qaranka,iyo in moqfif mideysan laga qaato faafinta afkaaraha qarbudaada ku saleysan iyo in laga hortago.
Wasiir Maareeye ayaa sidoo kale u sheegay sida ay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay diyaar ugu tahay inay qeyb ka qaadato wacyigelinta bulshada gobolka, gaar ahaan in dowladda Sucuudigu tababaro iyo qalabeyn ka caawiso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo geba gabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Sucuudiga.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Gobolka SH/Hoose oo ka hadlay diyaar ku...

$
0
0


Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad maanta duhurkii ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo loo diray ciidamada amniga ee dowladda.
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in ay tahay markii labaad oo ay diyaarad ku dhacdo gobolka, waxaana uu intaa ku daray inay wadaan baaritaanno ku aadan sida ay ku ogaan lahaayeen waxa ay ahayd diyaaradda dhacday.
"Waa sax diyaaradii labaad ayaa ku soo dhacday tuulo hoostagta Afgooye, meel 9km dhanka galbeed uga beegan magaalada Afgooye, baaritaan ayaa inoo socda oo aan ku ogaaneyno cidda iska leh iyo waxa ay ahayd, jidka tooro toorow iyo Afgooye isku xira ayay ku soo dhacday" ayuu yiri C/qaadir Maxamed Nuur Sidii
Wararka qaar ayaa sheegaya in xilliga diyaaradda ay dhaceysay ay roobab xoogan ka da'ayeen tuulada ay ku dhacday, lamana oga inay cimilada oo xun awgeed ay u dhacday diyaarada iyo in kale.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Todobaadka iscasilaada Wasiirkii...

$
0
0

Gudoomiye ku xigeenkii 2aad iyo 3aad oo is Casilay.

$
0
0


Hargeysa(Awdalpress.com)-Gudoomiye Ku Xigeenada Labaad Iyo Saddexad ee Xisbiga kulmiye Xildhibaan Maxamed Yusuf Waabe iyo Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ay iska casileen goordhaweyd xubninimadii gudiga qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee KULMIYE.
Labadan Masuul oo saxaafada kula haddlay magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmiya iskaga casileen xubinimadii guddiga qaban-qaabada shir weynaha KULMIYE, ilaa hadda si dhab ah loo ma oga sababta rasmiga ah ee ay xilkaasi iskaga casileen.
Waxan Loo Sadalinyaa In Ay Daba Socdaan Wasiiradii Dhawaan iska Casilay Xukumada Madaxweyne Siilanyo
Waaheen
Awdalpress.com
The post Gudoomiye ku xigeenkii 2aad iyo 3aad oo is Casilay. appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Libaaxii Afrika oo sii yaraanaya

$
0
0

Libaaxa ayaa si dhaqso ah u dhamaanaya meelo badan Afrika iyadoo ay noqon karaan tiradooda kala bar labaatanka sanno ee soo socda mee laha aan la ilaalin xuquuqdooda.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live