Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Jubbaland Oo Ciidamo Tababar Oogu Soo Xirtay Degmada...

$
0
0

Kn: Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose, waxa uu tababar ugu soo xiray ciidamo badan oo ka tirsan maamulkaasi, kuwaasi oo la sheegay inay duulaan ku yihiin gobalka Jubada Dhexe.
Haybe Deeq oo ah taliyaha ciidamada Jubbaland ee degmada Dhoobley oo tababarkani usoo xiray ciidankaan ayaa sheegay in dhawaan ay weerar ku qaadi doonan degmada Bu'aale ee xarunta gobalka Jubbda dhexe iyo deegaanno kale.
Waxa uu sheegay in dhawaan ciidamadaan ay noqon doonan kuwii la dagaallami lahaa Al-shabaab, sidoo kalena qaban lahaa deegaannada Jubbaland ka maqan waa sida uu hadalka u dhigaye.
"Ciidamadaan waxay qaban doonaan deegaannada gacanteena ka maqan ee gobalada Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe, waxaana ka mid ah meelaha ay qabanayaan Bu'aale, Xagar iyo deegaanno kale'" ayuu yiri Taliyaha.
Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa maalmahani dambe waday dadaallo xooggan oo uu ku doonayo inuu kula wareego deegaannada weli gacanta maamulkaasi ka maqan ee ay maamusho Xarakada Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxweyne Axmed “Warbixinta ciidamada Kenya laga...

$
0
0

Kn: Madaxwaynaha dowlad gobaleedka jubaland ayaa iska fogeeyey eedayntii dusha looga tuuray ciidamada Kenya ee ka mid ah AMISOM ee ka howl gala Soomaaliya iyo dowladda Jubbaland in ay dhuxul iyo sokor sharci darro ay kasoo geliyaan dekedda Kismayo sidookalena ay cashuuraan, iyada oo sidoo kale lagu eedeeyay in gacan saar la leeyihiin kooxaha argagixisada oo iyagana mashruucan dhinacooda ka canshuura.
Mudane Axmed Maxamed Islam ayaa sheegay in laga been sheegay sumcada dowladiisa na meel looga dhacay in lagu tilmaamo ciidamada KDF ta inay qayb ka yihiin argagixisada.
"Waa nasiib darro in warbixin uu qoray qof u dhashay dalka Britain oo aan ka warhayn sida uu maamulka Jubaland uu uga shaqeeyo dekadda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, hadana aan tixgelin sharciyadda iyo doorka ay AMISOM ku leedahay xooraynta deegaanada ay kooxaha xag jirka ay maamulaan" ayuu yiri Axmed
"Inta aan ogahay KDF waa xoog muhiim u ah umadda reer Jubaland illaa xilligii ay wadanka soo galeen sankii 2011kii, joogitaankooduna waxay soo kordhisay in la helo nabad iyagoo garab siinaayo ciidamada Jubaland''
"waxaanan uga mahadcelinaaya shaqada nafhurnimada leh ay kaga qayb qaateen in la xoreeyo in ka badan 20 magaalo
Sidookale madaxwaynaha ayaa beeniyay in ciidamada KDF ta ay gaystaan falal ka dhan ah bini aadanimada isagoo yiri
" tani waxay aflagaado ku tahay maamulkeena, falal noocaas ah waa mid been abuur ah'' ayuu yiri madaxweynaha oo sidoo kale war saxaafadeed English ku qoran uu goobta uga akhriyey agaasimaha madaxtooyadda Jubbaland Abshir Muxumed Coloow.
Dhawaanahan ayaa waxaa soo baxayay warbixino lasoo dhoodhoobey oo lagu bahdilayay sumcadda dowladda Jubbaland iyo ciidamada Kenya.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kurdish-ka Oo Daacish Ka Qabsaday Sinjar

$
0
0

Mareykanka oo weeraray Jihadi John

$
0
0

Daawo: Prof. Samatar Oo Ka Hadlay Shirkii Golaha...

$
0
0

Shabaab oo la wareegtay Fiidoow

$
0
0

Horta Ma Ogtahay Inaadan Saaxiibkeey Aheyn Oo Aan...

$
0
0

Ma ogtahay inaadan saaxiibkey ahaynA hadii aadan daacad ka ahayn saaxiibtinimadaada oo aad iila saaxiibtay inaad igu meel gaadho. Saaxiibtinimadu ma noqoto isku daneysi iyo isku meel gaadh, bari markaad hesho qof iga fiicana aad dariiq cidla ah iiga baxdo.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad tahay kuu sheekeeye kaa sheekeeye hala sheekaysan. Sideen saaxiib kuugu noqon karaa hadii aad igasii sheekeynayso markasta ama aad tahay namiimiye ka shaqeeya sidii aad dadka iigu diri lahayd.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad iila saaxiibtey si aad iigu barato qof aan aqaano oo aad iga dhigatay dariiqii aad u mari lahayd qofkaas.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad iila saaxiibtay kaliya inaad ka hesho labiskeyga iyo asxaabtaan la socdo.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii laguugu sheekeeyey isku qabiil ayaad tihiin sidaa darteed intaad la qabiil tahay la saaxiib.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad ogtahay anoo kuu daacada adna aad geesta kale igala tartamayso oo aad ka hinaasantahay horumarkasta oo aan gaadho. Saxiib iyo xaasidnimo ma wada sheekeystaan.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii dhibaatooyinka isoo gaadha aad ka tahay qofka ugu danbeeya ee maqla. Mashaakilkaagana aad iisheegato markaad usoo sheegtay magaalada dhan.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad ka cabsato markaan xanaaqo inaad wax iisheegto, hadii aadan labada garab i qaban oo aadan wajigeyga ku qaylin karayn markaan khaldamo saaxiibkey ma tihide ogow. Wax isu sheeguna maaha inaad dadka hortooda i gu qayliso.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii markasta aad ka cadhooto markaan khaladkaaga ku tuso, kadibna aad iga aamusto ilaa aan anigu kusoo raali galiyo.Saxiibkey / saaxiibadey ma tihid :A hadii aad xumaanta igu eegto, adoo xujo ka dhiganaya sidii aan wax uugu sheegayey ayaan ka daalay.
Saaxiibtinimadu waa shay qaaliya oo aan la soo koobi karin, hadaba qof kastoow adigu miisaan qiimaha ay agtaada ku leedahay saaxiibtinimada aad la saaxiibayso qof walaalkaa ah adoona ku dooranayn siduu u eegyahay iyo qabiil iyo wax kale midna, balse eegaya labadiina qalbi ee is doortay. Saaxiibtinimada waarta ee aan waligeed goaEU(tm)ina waa mida ku dhisan jacayl Allaah swt dartii la isu jeclaadaa.
Hadii aad tahay dadka qofkastoy isa salaamaan ama isla yara sheekaystaan u bixiya kani/tani waa saaxiib, ogow in ay iskaga kaa dhex daadsantahay farqiga u dhexeeya AQOON & SAAXIIB.WQ: Anisa Sh IbrahimSource Khadija Home
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waa Kuwee Guryaha rabbi jecelyahay malaa’iktuna soo...

$
0
0

Guriga muslimkaA A wuxuu ka koobanyahay familA A is haysta kuna dhisan akhlaaq iyo diin .
Guriga muslimka waa qaacido weyn si loogu dabaqo manhajka raabaaniga ah, guriga muslimka waaA mujtamac yar,guriga muslimka wuxuu leeyahay wax uu ooga duwan yahay guryaha kale oo ah caadaat taasoo ku tiirsan sharciga ilaahay .
Guriga muslimka waxaaA A shicaar u ah daahir nimo ahalkiisu waaA A ahlulaah.
Umada islaamka waxay ka kooban tahayA A mujtamac islaami ah oo weyn kaasoo kayimid familo ama guryoA A islaaxsan (wanaagsan) haday islaaxaan guryaha ama familada waxaa wanaagsanaada mujtamaca oo dhan ,haduu xumaado hal guri amah al famil waxaa xumaada mujtamaca oo dhan muslimku waa hal jasad oo kaliya .
Gurigu waa asaasa mujtamacaA A familku waa doqlad yar .
Islaamku wuxuu inoo cadeyay nolosha wanaagsan iyo guriga iftiima xaqiiqada guriga muslimka waa inlalaazimaa diinta ilaahay laguna toosnaada sharciga allaah taasoo hada kamaqan inbadan oo guryaheena ah waxaanu halaynaa gurya badan oo hooy inoqdayA shayaadhiintaA A taasoo ay keenta in laga fogaaday iimaankii iyo caqiidadii saxiixa ahayd inlagu koryeelay heeso iyo munkaraad lagana fogaaday qur,aankii raxmaankaA A haday noqon lahayd aqrin ama dhageysashoA A ama ku camal falid.
Saas dartee waxaan isku dayayaa inaan ka bixiyoA A sawiro dhab ah guryaha uu rabi jecel yahay malaa,iktuna soo gasho :1-A in marka hore guriga lagu dhiso cabsida allaah iyo raali ahaanshihiisa alla qur,aankiisa kariinka wuxuu ku leeyahay :(A OPSUU...U+ OPSO3O3 O"U+USOSSU+U++ O1U,,U%0 OaU,U^U%0 U...U+ OSSU,,U,,U++ U^O+-OPU^OSSU+ O(r)USO+- OPSU...U+ OPSO3O3 O"U+USOSSU+U++ O1U,,U%0 O'UOSS O!O+-U U++OSSO+- UOPSU+U++OSSO+- O"U++ UUS U+OSSO+- O!U++U+U... ...
Gurigii lagu dhiso cabsida allah iyo cibaado saxiix ah maalinkiisii ugu horeysayba waa guriga uu rabi jecelyahay malaa igtuna soo gasho .
Gurigii maalinkiisii ugu horeysayba lagu dhisay cabsida allaah iyo raali ahaan shihiisa waa asaaska mujtamac wanaagsan .2-A in guriga lagu dhiso sunada nabiga (scw) .3-A inuu noqdo guri laga jacel yahay ilaahay iyo rasuulkiisa anas bini maalig waxaa laga warayay inuu nabiga scw uu yiri (O<
OY=U,,OSS OSSU,,U,,U++ U^OSSU+ USUfO+-U++ OSSU+ USO1U^O- UUS OSSU,,UfUO+- UfU...OSS USUfO+-U++ OSSU+ USU,OdegU UUS OSSU,,U+OSSO+-A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A A )4-A guriga layskaga xukumo xukunka allaah laguna xifdiyoA A sunada nabiga (scw) alla wuxuu quraan kiisu ku leeyahay : (
UU,,OSS U^O+-O"Uf U,,OSS USO$?U...U+U^U+ OOaU%0 USOUfU...U^Uf UUSU...OSS O'O!O+- O"USU+U++U... O<5-A guri laga dhagaysto lagana aqriyo qur,aanka kariimka loogana dhaqmoA (OSSU,,OdegUSU+ OC/U...U+U^OSS U^OaO*U...O|U+ U,U,,U^O"U++U... O"OdegUfO+- OSSU,,U,,U++ OSSU,,OSS O"OdegUfO+- OSSU,,U,,U++ OaO*U...O|U+ OSSU,,U,U,,U^O")6-A guriga ku dhisan ikhlaaska (UOPSO1O"O- OSSU,,U,,U++ U...O(r)U,,OuOSSU< U,,U++ OSSU,,O-USU+7-A guri ku dhisan dalbida ama barashada shareecada iyo ku dhaqankeeda8-A guri layska amro macruufka layskana reebo munkarka :(UfU+OaU... O(r)USO+- OPSU...O(c) OPSO(r)O+-O!Oa U,,U,,U+OSSO3 OaOPSU...O+-U^U+ O"OSSU,,U...O1O+-U^U U^OaU+U++U^U+ O1U+ OSSU,,U...U+UfO+-U^OaO$?U...U+U^U+ O"OSSU,,U,,U++A )9-A guriga ragiisu u jilcan yahay wax laga rabo inuu ujilcanaado una adagyahay waxa laga rabo inuu u adkaado.10-A guriga leh marwo ama hooyo saalixad ah.
Iimaanku waa asalka guusha iyo sacaadada iyo amniga iyo xasiloonida iyo waliba nolosha A Wanaagsan
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Qiso Cajiib Ah Oo Dhex Martay Marwo Iyo Ninkeeda ...

$
0
0

Nin ayaa Gabar Guursaday, wey Aqalgaleen, Caruurna wey isku Chaleen. Ninku Xaaskiisa waa Dhaqaaleystaa, Marasho & Masruufna waa siiyaa, laakiin wax Hadala kuma Darsado, Dareenkiisana lama Qeybsado, teedana kama Koobiyo, Gaabintaas kaliya maahane waa Ismadhibe oo Danba kama galo waxa Hareerihiisa ka socda.
Muddo Toban sanaa markii Xir-xirtaantaas iyo Aamuskaa uu ku jireen, dhibna uusan u Arkayn, ayaa Xaaskiisii waxay siisay Cajal Maqala, si uu Gaariga dhexdiisa ugu sii Dhagaysto inta uu Shaqada u sii socdo.
Ninkii wuu ka Qaatay oo Shaqadii buu qabtay. Wadaadkii, markuu Wadadii Cagta saaray ayuu Cajalkii Shitay, Labaatan Ilbiriqsi ka dib wuu u Hadli waayey, kadib Afartan Ilbiriqsi, waxba wuu ka Maqlin waayey, Xoogaa ayuu Dhaafiyey, haba sheegin! Labo Daqiiqo kadib Xaaskii ayuu wacay oo ku yiri:- Heedheh! Cajalku ma Bilaabanayo, waxna kuma Duubna, Xaasikii baa ugu jawaabta:- Wey ku duuban tahaye, u yara kaadi, wey soo soctaa.
Ninkii wuu Sugay, waxba waa u Sharqami waayeen, hadana wuu wacay, intii hore oo kale ayuu weydiiyey, ayaduna waxay ka Dalabtay inuu u Samro, waxaase Dhacday in Qeybtii hore ee Cajaladda ay sidaa ku Dhammaatay, Ninkiina uusan waxba meesha ka Maqal, Wuxuuna Labo iyo Toban daqiiqo kadib uu soo gaaray Shaqadiisii.
Markuu Xafiiskii soo galay, ayuu wacay Xaaskiisii oo kun yiri: Waxaan u Malaynayaa in aad Cajalad kale ku Qaldantay, Bog dhan ayaa igu kor Dhamaaday, wax ku Duubanna lama Arko. Ayadiina waxay ugu Warcelisay:- u Rog dhinaca kale, soo Noqodkana Dhagayso.
Ninkii Saacadihii Shaqada ayaa u Dhamaaday, waxa uu Maanta oo dhanna ka Fakarayey, Cajaladii Wareersanayd. Markale ayuu dhinicii kale Tijaabyey, oo Cabaar sugay, ku Cel-celiyaa habba dhaafiyaa, oo Xaaskiisii wacaa, Hal bacaad lagu lisay.
Ugu Danbayn Ninkii wuu soo laabtay, wuu Xanaaqay oo Qeyliyey, wuxuuna ku Dhahay Haweentiisii: Waxaas ayaad Samaysay miyaa, waad igu Ciyaareysaa. Gabadhii baa ku tiri:- Bal ii Naso, Aaway Majalkii?.
Markaa ayey ku tiri Seygeygiyoow, ma waxaad u Dulqaadan weyday Nus saac Cajal aan Hadlayn, Anigana Toban 10 sano, ayaan Aamusnaan joogta ah kugula Noolaa.
Markaa ayaa Odagii is gartay, kuna Waano qaatay, Asluubta Wanaagsan ee Xaasikiisu ugu Caqli-celisay, Kalkaa ayaana Reerkii ku Barwaaqoobeen, wax kastana sidii la Rabay ay noqdeen.
(ILAAHOOW QOYSASKA MUSLIMIINTA ISFAHAM DHEXDOODA DHIG).W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna...

$
0
0

Madaxweynaha Faransiiska oo ku dhaawaqay xaalad deg...

$
0
0

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa xaalad deg deg ah kaga dhawaaqay dalkiisa, isagoo amray in gebi ahaanba la xiro xuduudaha Faransiiska, kadib weerarkii dadka faraha badan ku dhinteen ee habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Paris.
Madaxweynaha Faransiiska ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada iyo Madaxda Ammaanka, si ay uga arrinsadaan weeraradii Paris.
Laamaha Ammaanka Faransiiska ayaa sheegaya in illaa lix meel ay ka dhaceen weeraro isugu jiray qaraxyo iyo toogasho, waxaana ku dhintay dad ka badan 150-ruux, halka in ka badan 200 oo kale ay ku dhaawacmeen.
Dacwad Oogaha Faransiiska ayaa sheegay in illaa sideed ruux oo ahaa kooxihii weerarka fuliyay la dilay, kuwaasoo todobo ka mid ah ay jaakadaha qaraxa xirnaayeen.
Madaxweyne Hollande ayaa ku tilmaamay ficilkan mid wuxuushnimo ah, waxaana uu sheegay in Faransiiska ay ula dagaalami doonto argagixisada si aan naxariis laheyn.
In ka badan 1,500 oo askari ayaa la dhigay magaalada Paris, si ay u sugaan ammaanka, waxaa aad loo ilaalinayay goobaha laga raaco Tareenada.
Xilliga weerarada dhacayeen Madaxweynaha Faransiiska ayaa ku sugnaa garoonka Stade de France, halkaasoo ay ka socotay ciyaar saaxibtinimo oo u dhaxeysay xulalka Faransiiska iyo Jarmalka.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska ayaa sheegaya in illaa 112 ay ku dhaceen Tiyaatarka Bataclan, halkaasoo koox fanaaniin Mareykan ah ay bandhig heeso ah ka qaadayeen.
Madaxda Caalamka, sida Madaxweynaha, Britain, Shiinaha, Turkiga, Iiraan, Jarmalka iyo kuwa kale ayaa ku tilmaamay weerarkan mid ka dhan ah baniaEU(tm)aadanimada, iyagoo tacsi u diray Faransiiska.
Weerarkii Paris kadib waxaa la adkeeyay ammaanka magaalooyin ay ka mid tahay New York, Boston iyo kuwa kale, iyagoo laga cabsi qabo in weeraradaas mid la mid ah ay dhacaan.
Dalka Belgium ayaa xiray xuduuda uu la wadaago Faransiiska, sidoo kale Britain ayaa sare u qaaday dhaq dhaqaaqeeda dhinaca amniga.
Waa weerarkii ugu xumaa abid ee ka dhaca Faransiiska, tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka, sidoo kale waa weerarkii labaad ee sanadkan oo ka dhaca magaalada Paris, hotaantii bishii Janaayo ayay aheyd markii dabley hubeysan ay weerareen wargeyska Charlie Hebdo, halkaasoo lagu dilay illaa 12 ruux.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

TOP: Saraakiil & dagaal-yahano ka tirsan Al shabaab...

$
0
0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaalo shalay ka dhacay deegaannada soo baxaysa degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaasi oo u dhexeeyay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.
Wararka ka imaanaya tuulada Ari-cadde ayaa sheegaya in 25 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu dilay deegaankaas, kaasi oo ka dambeeyay markii ay isku dayeen inay dadka ka qaadaan lacago baad ah oo ay ku sheegeen mid sako ah.
Warka ayaa intaa ku daraya in dadka deegaanka uu weerarkasi uga dhaawacmay hal qof, waxaana ay ku guuleysteen inay kala eryaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Sidoo kale deegaanka Ceel-huur ee hoostaga degmada Xarardheere, oo isna dagaal kan la mid ah ka dhacay oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka waxaa lagu dilay 8 ka tirsan Al-Shabaab, taasi oo wadarta guud ee Shabaabka la dilay ay noqoneyso 33 Al-Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Xasan Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomay...

$
0
0

Kn: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda Hindiya wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms Suchitra Durai.
Madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey Danjiraha cusub in dowladda Soomaaliya ay iskaashi buuxa iyo wadashaqeyn u fidin doonto inta ay ku guda jirto gudashada waajibaadkeeda, isagoo sidoo kale uga mahad celiyey dowladda Hindiya sida ay ay uga go'an tahay xoojinta xiriirka labada dal.
Waxaa uu Madaxweynaha sidoo kale soo dhoweeyay dhambaal ay Danjire Durai ka sidday Ra'iisul Wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo ahaa in dowladdiisa ay Soomaaliya u soo direyso guddi qiimeyn ku sameeya dhinacyada ay labada dal iska kaashan karaan, sida iskaashiga dhaqaalaha, maalgashiga, dib u dhiska, amniga, waxbarashada iyo adeegyada kale ee arrimaha bulshada.
"Aad baan ula dhacsanahay xiriirka wanaagsan ee nagala dhexeeya Hindiya. Dhowaan markaan tegey New Delhi, waxaa uu Ra'iisul Wasaare Modi muujiyey sida uu u doonayo in labada dal ay u sameystaan xiriir iskaashi oo dhinacyo badan leh, kaas oo aan aaminsanahay inuu muhiim u yahay Soomaaliya oo u baahan dib u dhis iyo maalgashi. Waxaan haatan sameysmaya sharciyadii maalgashiga iyo iskaashiga dhaqaale, waxaana gacmo furan ku soo dhoweynayaa shirkadaha iyo ganacsatada Hindiya inay maalgashi ku sameeyaan Soomaaliya'', ayuu yiri Madaxweynaha.
Danjire Suchitra Durai, ayaa iyana dhankeeda sheegtay in adeegyada ugu horeeya ee ay Soomaaliya ka caawin karaan ay ka mid tahay helista tamarka korontada, waxbarashada, iyo in labada dhinac ay isla daraaseeyaan dhinacyada ay iska kaashan karaan.
Waxay intaa ku dartey in labada dal ay haystaan fursado ay ku abuuri karaan iskaashi mira-dhal ah oo shacabka labada dal ay ka manaafacaadi karaan.
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Dr Cabdisalaam Hadliye Cumar, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Mudane Mahad Maxamed Salaad, iyo mas'uuliyiin kale oo labada dhinac ka socoteyKismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Cadho kaga Maqnaaday...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda biyaha Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac ayaa Maanta Cadho kaga Maqnaaday Munaasibad lagu dhagax dhigayey Dhise loo dhisayo Wasaarada Biyaha ee Somaliland, Dhismahan oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici balse Wasiirka ayaan ka soo qaybgalin, markii wasiirka la waayey ayaa waxa Madaxweyne Ku-xigenka la dhagax dhigay Agaasimaha Guud ee Biyaha.
Wararka aanu ka helayno ka maqnaasha Wasiirka ee Munaasibadaasi ayaa waxay sheegayaan in wasiirku ka cadhooday Falkii lagu sameyey Wasiirka Caafimadka Saleeban Xaglatoosiye, kaasi oo badiba Xubnaha Beelaha Harti kaga jira Xukumada ka cadhooden, Wasiir Baashe ayaa la sheegay in uu ku jiray Xubno madaxweyne Siilaanyo garnaqsi ula tagay kuwaasi oo madaxweynaha waydiiyey sababta uu u soo kala dhaweystay Saylici iyo Xaglatoosiye wakhtigii lagu jiray shirkii golaha dhexe ee Kulmiye..
Warark aanu ka helayno arrintaasi ayaa la sheegaya in wasiirku diiday xafladaasi markii loo sheegay in uu Madaxweyne Ku-xigeenku dhagax dhigayo, wasiirka ayaa ku sugan magaalada Hargeysa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Furiinku Ma Xal Baa Mise Waa Xaqdarro Iyo Weliba...

$
0
0

Furniinka wuxuu kamid noqday dhibaatooyinka hareeyey guud ahaan bulshooyinka caalamka,A gaar ahaanna ummadda soomaaliyeedA taasina ay ku timid markuu noqday waxA iska fudud oo caadi ah oo wax qiima ah ku fadhinin waxaana loo adeegsaday meel aan booskiisa ahayn iyo waqti uusan ku haboonayn .
Haddaba si aan wax uga ogaano furriinka iyo dhibaatooyinka uu u gaysto bulshadaA wax yaabaha sababa iyo sida loo daweyn karaba aan marka hore isla eegno qodobbadan :
WAA MAXAY FURRIIN ?FURNIINA sharci ahaan waa furid guntinta nikaaxa taas oo macnaheedu yahay ninka oo ku dhawaaqa kalmad furriin muujinaysa taas oo ay ka dhalanayso in ay xaaraan kala noqdaan labadii as qabay .
UJEEDDOOYINKA LOO SHARCIYEEYEY:
Waxaa laga yaabaa in ay dadka qaar is weydiiyaan shareecadu maxay u bannaysay furriinka maadaama uu sababayo inuu burburo qoys dhisnaa ?.
Haddaba ujeeddada loo sharciyeeyey furriinka waxay tahay in lagu daweeyo nolol noqotay cadaab iyo dhibaato aan loo dulqaadan Karin, sidaas darteed ayuu islaamku xoogga saaray inuu noqdo furriinku xalka kama danbeysta ah marka laga quusto wax yaabaha kale dhammaan, laakiin shareecadu way reebtay furriinka sabab laaEU(tm)aanta ah, wuxuu bannaanyahay oo kaliya marka ay jirto baahi ama sabab keeneysa oo xaqiiqo ah.
Waxaan mar walba arkaynaa sida loogu dadaalay dhismaha qoysaka iyo ahmiyadda ay diinta islaamku siisay, iydoo aad looga digay burburinta qoyska, tusaale ahaan waxaa la amray labada is qabaa inay kuwada dhaqmaan dhaqan wanaagsan, waxaana laga reebay qof walboo iyaga ka mid ah in uu ku xad gudbo kan kale, sidoo kale allaah wuxuu dhex dhigay labada is qabta jacayl iyo naxariis .
Waxaa kaloo na tusinaya in la xoojiyayA jiritaanka qoyskaA in laga dhigay dalqadaha nikaaxa 3 dalqadood taas oo ka dhigan saddex fursadoodA si hadday dhacdo in aan laga fiirsan tan hore oo lagu degdegay looga faaaEU(tm)iidaysto fursadaha dambe.
Haddaba akhristaha kobciyemedia.com haddii furriinku yahay midka dhibaatada ku haya bulshada sidee loo baajin karaa hadduu khilaaf soo kala dhex galo qoyska ?
Marka uu reerku dareemo is-fahmiwaaga ugu harreeya waxaa la gudboon labada is qabaa in ay xal wanaagsan oo degdeg ah u raadiyaan xallinta khilaafkaas, haddii ay daneynayaan sii jiritaanka qoyskooda, mana jiro qoys khilaafka amran balse midda la isku dhaafay ayaa ah sida loogu guulaystoA in aan saddexeeye u soo fariisan falanqaynta xallinta wax labada isqabaa ku filan yihiin xallintiisa.QOYSKUA waa in uu leeyahay xeer hoosaad ay horeA u sii dhigteen oo qeexaya sidii wax loo xallin lahaa haddii khilaaf yimaado waana in ay xoogga saaraan in ay xogtoodu dibadda u bixin taas oo dhalin karta buunbuunin iyo in taladu sii murugto waxayna guusha ku gaari karaan in ay reerkooda ku dhaqaan samir, dulqaad iyo tixgalin ruuxba ruuxa kale u hayoA iyo isla dhaqmid wanaagsan .
Haddiise uu jiro is faham waa aad u weyn iyo xaquuq maqan oo la kala tirsanayo kuna guulaysan waayaan labada isqabtaahi in ay xalliyaan markaas waa in loo bandhigaa arrinka qaraabada labada qof ku wooda wax garadka ah si ay u gaaraan xal iyo islaax iyo in ay qabtaan qofka qaldan, waxay markaa u badan tahay in la gaaroA xalkii la raadinayay,A haddii dhammaan dhinacyada oo dhan sidaa doonayaan siduuA alla inoo sheegay:OSSU+ USO+-USO-OSS OSSOuU,,OSSOOSS USU^UU, OSSU,,U,,U++ O"USU+U++U...OSS
Is fahanmku waa asaaska nolosha ilaahay ha is fahan siiyo qoysaska muslaimka ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Barnaamijka Tiknolojiyada

Daacish Oo Sheegatay Inay Kadambeeyeen Weerarradii...

$
0
0

Kn: Ururka Daacish ee ka dagaallama dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa sheegtay inay gaysteeen weerarradii dadka badani ay ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Paris iyagoo hanjabaad kululna ujeediyay dowlada Faransiiska.
Ururka Daacish ayaa xoogwayn ku leh dalalka Ciraaq iyo Suuriya iyagoo isku tilmaamay inay yihiin khilaafo Islaami ah oo sharciga wax ku maamusha ka dhisto dhulka muslimiinta.
Dalka Farnsiiska waxaa uu ka mid yahay ururrada reer galbeedka ee la dagaalamaya Daacish waxayna horey diyaarado oogu weerareen khilaafada balse Daacish ayaan tustay awoodooda oo magaaladii caasimada Paris ayay mugdi geliyeen iyagoo jawaab ooga dhigaya falalka ay Faransiisku ka wadaan dhulka ay ka dagaallanto ISIL.
Ururka ayaa ku hanjabay in ay weerarrada caynkaan oo kale ah sii wadi doonaan inta Ciidamadooda ay la dagaalamayaan.
Waxaa la sheegay in weerarka ay fuliyeeen 8 wiil oo walaal ah oo Faransiis udhashay sida ay sheegeen ciidamada sirdooonka Fransiiska.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kooxda Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkii...

$
0
0


Kooxda loo yaqaano Daacish ee gacanta ku heysa qeybo ka mid ah dalka Ciraq iyo Siiriya ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday magaalada Paris dalka Faransiiska kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 150 qofood.
Kooxda ayaa ku tilmaamay weerarkaasi in uu yahay aargoosiga weerarrada lagu hayo dhulka ay gacanta ku heyso. dhinaca kale kooxdu waxeey sheegtay maweerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday magaalada Beirut ee dalka Lubnaan halkaas oo afartan ruux dad gaaraya ay ku dhinteen.
Dadka waxyeelada ka soo gaartay weerarka lagu qaaday tiyaatar ku yaal magaalada Paris iyo garoonka kubbada cagta ee Paris ayaa tirada daka ku dhintey waxa ay gaarayaan 150 ruux halka labo boqol oo kalana ku dhaawacmeen.
Madaxweyne Hollande ayaa weerarkaasi ku eedeeyey ururka ISIS, isagoo ballan qaday in gacanta lagu soo dhigi doono dadkii weerarradasi fuliyey.Madaxweyne Hollande ayaa amray in la xiro dhammaan xuduudaha dalka Faransiiska.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ninka Waajibkiisa Gutay Xaaskiisa Intaan Oo Qodob...

$
0
0

Waxaa waa jib ku ah raga inay ha ween kooda u dardaarmaan kheyrka marka la leeyahay u dardaarmaan kheyra ma aha kaliya hadal ee waxaa kaloo loogu dardaarmi ficil marka aad haweenaydaada u dardaarmayso kheyrka.
Waa inaad uA sheegtaa xaqa lana timaadaa afcaal muujinaysa kheyrka afcaashu waxay ka mid tahay dardaaranka sababtoo ah reerku wuxuu samaynayaa waxa uu ku arko hogaankooda , rasuulka (scw) wuxuu yiriA (OSSO3OaU^OuU^OSS O"OSSU,,U+O3OSSO! O(r)USO+-OSSU<) U^USU,U^U,, OSSUSOPOSSU< (O(r)USO+-UfU... O(r)USO+-UfU... U,,OPSU++U,,U++ , U^OSSU+OSS O(r)USO+-UfU... U,,OPSU++U,,US)A A la imow afcaasha wan wanaagsan si aad qudwa xasana oogu noqoto ehelkaada.
La imow arimahan soo socda :
1-u kafaala qaad marwadaada nolosharaf leh.
2- ula dhaqan si wanaagsan
3-ixtiraam oo qadari
4-la tasho
5- sii fursad ay kuugu cabirto ra,yigeeda.
6-xifdi karaamadeeda iyo cadhfigeeda.
7-sii xaqeeda ay ku leedahay waqtigaada isu miizaan waqtiga shaqada iyo kan guriga.
8-xiriiri qaraabadeeda sida aad u jeceshahay inay u xiriiriso qaraabadada
9-ka fogow inaad wax ka sheegto camal keeda guriga ama qaabkeeda ama cunada ay kuu keentay
10-ha isku dayin wax walboy dalbato inaad ka diido isku day inaad u samayso dalabaadkeeda waxa aad awoodo .
11-haku mana sheegan .
12-haku qasbin inay samayso wax aysan awoodin.
13- ha usheegin cid ayada ka wanagsan ama horteeda haku amaanin dumarkale.
14-ha taxqiirasan hana dulaynin.
15- haku handadin inaad mid kale laguursanyso ama aad fureyso.
16- ku saacid inay barato xaqa fahantana diinteeda .
Marka aad latimaado wanaaga waxaan shaki ku jirin in ehelkuna la imaanayo wanaag marka aqwaashaadu qurxoontahay afcaashaaduma ka sii wanaagsan tahay reerku waa uu kugu daynayaa asna
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wadahadlada xaalka Suuriya oo furmay

$
0
0

Iyaga oo is garab taagan ayaa xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry iyo dhigiisa dalka Ruushka Sergei Lavrov, waxa ay sheegeen in weerarka Paris, ay adkeynayso in xal loo helo dagaalka ka dhanka ah aragagaxisada.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live