Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dagaal Al-Shabaab Ku Dhex Maray J/Hoose

$
0
0

Dagaalka ayaa yimid markii Al-Shabaab ay xirtay laba sarkaal oo ay uga shakiyeen inay ku biireen Kooxda Daacish.

Weerar Xoogan oo lagu qaaday Hoteel ku yaala...

$
0
0

Bamako (Sh M Network)--Ugu yaraan 8 Ruux uu ku jiro muwaadin u dhashay Dalka Biljimka ayaa ku dhinatay Weerar Xoogan oo Kooxo hubeysan ay ku qaadeen Hoteelka Radiison Buluu oo ku yaala Magaalada Bamaako ee Caasimada Dalka Maali.
Ciidamada Kumaandooska ee Dalalka Maali, Faransa iyo Mareykanka ayaa galay gudaha Hoteelka halkaasi oo lagu heystay ku dhawaad 170 Qof.
Ilaa iyo hadda Waxaa Hoteelkaasi laga soo badbaadiyay ugu yaraan 80 Ruux iyadoona weli halkaasi uu ka socda howlgallo ay si wadjir ah u sameenayaan Ciidamada Dalalka Maali, Faransa iyo Mareykanka.
Dadka la badbaadiyay waxaa ka mid ah 6 u dhashay Mareykanka iyo 20 kale oo iyana ka soo jeeda Dalka Hindiya, sida ay shegayaan Saraakiisha Dalka Mareykanka iyo Wasaarada Arimaha Dibadda Dalka Hindiya.
Kooxaha Hoteelka Weerarka ku qaaday ayaa ku dhawaaqayay "Allahu Akbar" waxaana intooda badan la soo warinayaa in ay ku hadlayeen Luqada Ingariiska, sidaasi waxaa sheegay mid ka mid ah Dadkii halkaasi laga soo badbaadiyay.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Kooxa Weerarkaasi qaaday ay haatan heystaan dabaqa 7-aad ee Hoteelka Radiison Buluu ee ku yaala Caasimada Dalka Maali.Kala soco www.shabellenews.com waxii Weerarkan ku soo kordha
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Halkan Ka Daawo:Khudbad Dheer Oo Uu Cadami Ka...

$
0
0

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Tababar Beydhabo Ugu Soo...

$
0
0

Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar ugu soo xiray ciidan ka tirsan boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa daraawiishta ee maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya oo tiradoodu ahayd 350 askari oo dufcada labaada ah islamarkaana halkaasi tababar ugu socday mudooyinkii ugu dambeeyay.
Munaasabaddii xirtaanka tababarkani ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Sooomaaliya, madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulkaasi.
Ra'isul wasaaraha oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa ku ammaanay ciidamadaasi sida tababarka ay uga faa'ideysteen, waxaana uu u balanqaaday in dhawaan Xukuumadda ay u soo dhameystiri doonto agabka ciidan ee ay u baahanyihiin, waxaana ciidamada Amisom uu ku ammaanay sida mar walbo ay u garab taaganyihiin Ciidamada Qalabka Sida iyo sida quruxda badan ay u tababarayaan.
Dhinaca Kale Ra'isul Wasaaraha iyo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa kormeeray xaruumo Dowladda Imaaraadka Carabta ay ka fulineyso mashaariicyo horumarineed oo qaarkood la fuliyay, iyadoo Ra'isul wasaaraha uu ammaanay dadaaladaasi dib loogu dhisayo xaruumaha danta guud.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Koox hubeysan oo haysata huteel ku yaalla Mali

$
0
0

Kn: Koox hubeysan ayaa gudaha u galay hotelka Radisson Blue oo ku yaal caasimada Mali ee Bamako halkaaso ay illaa hada ku dhinteen 18 qof sida uu sheegay telefishanka qaranka Mali.
Hotelkan ayey inta badan degaan dadka ajaanibta ah iyo shaqaalaha Qaramada Midoobay ee dalkaasi ku sugan waxaana lasoo sheegaya in ay kooxda haysata huteelka ay rasaas ku furayaan dadka.
Ciidamada ammaanka Mali ayaa wada howl gallo ay ku badbadinayaan dadka halkaasi ku xayiran oo u badan ajaaniib; waxayna ilaa hada la hayaa tiro dhimasho oo gaaraysa 18 qof halka in ka badan 40 ruux ay dhaawac yihiin.
Weerarkan ayaa la rumeysan yahay inay soo qaadeen kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalama dalka Mali, waxaana la sheegay inay weli xabadu ka dhaceyso gudaha Hotelka gaar ahaan dabaqa 7aad ee hotelkaasi oo ka kooban 190 qol.
Maaha markii ugu horeysay ee kooxaha ka dagaalama Mali ay weerar noocaan ah ku qaadaan hotelada ay degaan dadka ajaanibta iyo hawlwadeenada hay'adaha caalamiga ah, bishii Agoosto ee sanadkan ayey sidan oo kale kooxo hubeysan galeen hotel ay ku sugnaayeen shaqaalaha UN-ka oo ku yaal magaalada Sevare ee bartamaha Mali.
Dagaalka hotelkaasi ka dhacay bishii Agoosto ayaa socday muddo 24saac ah, waxaana weerarkaasi hore ku dhintay shan kamid ah shaqaalaha iyo 4 ka tirsan maleeshiyadii goobtaasi weeraray.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guurka Qasabka Ah Ee Kusoo Badanayo Meel Walbo Aay...

$
0
0

Baryahan danbe Wiilasha iyo Gabdhaha is guursanaya oo barigii hore ay jirtay in lamaanaha is guursanayaa go'aanka guurkoodu iyaga kasoo go'o intaan munaasibada meherkoodu qabsoomin ayaa waxaa soo ifbaxaya mudooyinkan danbe lamaane iyaga oon is ogolayn ay waalidiintoodu culays kusaaraan inay is guurasadaan taas oo ku keenta da'yarta wakhtiyadan danbe is guursanaya in arintaasi ay saamayn maskexeed iyo mid jidheedba ku yeelato mustaqbalkooda danbe.
Islamarkaana ay dhacdo inay cimri dagdag iyo nolol mugdiya ku qaataan noloshooda inta kahadhay reeraha qaababkaasi lagu dhiso een guurka go'aankiisu ka wada imanin lamaanaha la isu dooray .iyada oo sida la ogyahayna lamaanaha is guursanayaa ay ubadan yihiin in Inanta lagu khasbo wiil xigtadooda ah ama saaxiib soo jireen ah oo ay saaxiib ahaayeen waalidkeed ama loogu abaal gudayo oday garab istagay mar ay hawli jirtay reerka ay Inantaasi ka dhalatay.
Sidaynu wada ognahay ama sheeko waayeelnimo inagu soo gaadhay inay jirtay in marmar la arko guurkan khasabka ah taas oo ay jirtay in inanta la dhabar garaaci jiray iyada oo lagala hadhayo reero guuraya ama la soo dhicijiray taasina badanka ay keeni jirtay ama sababi jirtay in Inantaa darteed hub la isugu qaato.
Siday diintu ina farayso waxaa jirta Inan wakhtigii uu Nabigu noolaa (NNKH) Aabeeheed isku dayay inuu siiyo Wiil aanay heshiinin ay u timiday Nabiga (NNKH) iyada oo ka dacwoonaysaa arintaa uu Aabeeheed samaynayo waxaanay Nabiga uga warantay siday arintu u jirto .
Waxaanuu Nabigu (NNKH) u sheegay inaan cidina qasbi Karin ee go'aanka iyadu leedahay Waalidkana masuuliyadiisu tahay inuu ka eego Wiilka ay iyadu la timiday inuu yahay mid wanaagsan xag Dhaqan, Diineed, iyo inuu masuuliyadeeda qaadi karayo kadib waxay Aabeheed ku tidhiaEU| Aabo waan ogolaaday arinkaaga laakiin waxaan usheegayaa Waalidiinta inaanay qasab kulahayn mustaqbalka Inantooda ee ay iyadu go'aan ka gaadhi karto nolosheeda.
Hadaba waxaa hubaal in reerka caaynkaasi ku dhismaa aanay noloshoodu dhibaato kabaxaynin.
Ugu danbayntii waxaan leeyahay Waalidiinta ha u horseedina caruurtiina Dhibaato, Caafimaad daro iyo mugdi nololeed hana xumaynina mustaqbalkooda danbe.Qore. Muuse Axmed Cali
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Al-Shabaab Ku Dhex Maray J/Hoose

$
0
0

DAAWO: MAXAMED XAASHI CILMI OO KA DIGAY IN...

$
0
0

Maxaa fududeeyey muranka badda iyo dhulka...

$
0
0

Waxaa cad inay Kenya muujisay wejigii dhabta ahaa ee ay ka lahayd Somaliya oo ay muddo dheer ku taameysey iyadoo kaga faa'iidaysanaysa ciidamada ka joogay ee loo sharciyeeyey, ma qarsanayso cidna ugama haysbaysanayso inay sii wadato qorsheheedii ku aaddan dhul iyo Bad boobka waxaana u fudaydiyey siyaasiyiin aan wadaniyad lahayn qaarkoodna aqoon u lahayn kuna baraarugsanayn ujeeddooyinka budhcad dhuleedka iyo budhcad badeedka darisyada ahi ay ka leeyihiin dhulkeena.
Inta aynaan u galin ujeedada qoraalkan waxaa lagama maarmaan ah inaan fahanno marka hore in rafaadka siyaasadeed ee soomaaliya haysta mudada dheer ay sabab u tahay karti la'aanta iyo hoggaan xumada siyaasiyiinta ee xilliba xilliga ka dambeeya wadanka gacanta loo galinayo aafadaas garwadeen xumada ah ee wiiqday dalkeena waxay sabab u noqtay in cid waliba soo hungurayso kharyaadka iyo lug ku lahaanshaha siyaasada dalka.
Waxaa tartan loosoo galay sidii loo boobi lahaa khayraadka wadanka bad iyo barriba wixii ku jira oo si waliba arxan darro ah looga hawlgalay iyadoo aan cidna loosoo marin, waxaa lagama maarmaan ah inaan fahano in kaalinta ugu wayn ee burburinta soomaaliya ay lahayd gacanta shisheeye ama faragalinta dibadda. Gaalada laftigooda ayaad ka helaysaa caddaymo arrimahaas la xidhiidha oo ay ka qoreen sida Micheal Maren buugiisii The Road to Hell, Alice Hamish, Walter Clark buugiisii Learning From Somalia, Jeffrey Harbest iyo qar kale oo badan, waxayse ahayd quusgayn tilmaamaysana inaan soomali wax la iskaga tirinayn (wax jiraba loo arkayn)
Sidoo kale hadalkii aan hada kahor soo gudbiyey ee Madaxwaynihii hore ee Kenya Daniel Arab Moi mar uu ka hadlayey jaamacadda gaashaandhigga maraykanka ee ku taal Washington uu ku caddeeyey sababta keenaysa guuldarada joogtada ah ee siyaasadda soomaaliya ay tahay dawladaha dariska ah oo ka baqaya inay mar kale soomaaliya yeelato dawlad midnimo qaran oo keenta nabad iyo xasilooni ay soo noolaynayso sheegashadii gobollo ka tirsan dalalkooda (eeg The Nation, Sept 19, 2003). Marka waxay arrintani cadaynaysaa in xal-raadinta lagu daalay ee arrimaha soomaaliya cida hortaagan ay tahay Ethiopia iyo Kenya oo ay hada siiba daran tahay Kenya.
Wali waxaan ku guda jiraa qaybihii ugu horeeyey ee barnaamijka dareenka bulshada aan ugu talagalay wuxuuna isugu jiri doonaa baraarujin iyo macluumaad ku saabsan wadanka inta aan ka gaadhsiin karo dhallinyarada soomaaliyeed oo aan ogahay in wali iyaga damiirkoodu nool yahay rag iyo dumarba.
Anigoo wali qoraalkan ku guda jira hadana waxaan iga xusuusin ah in intaasi iga ahayd iftiimin kooban iyo in da'yarta soomaaliyeed ee aan taariikhda dalkooda iyo darisyadooda fursada u helin in loo dhigo ay u noqoto bal in yar oo ay ku baadhbaadhan karaan helista macluumaad dheeraad ah iyo inaan ka hortagno erayada dadka mas'uuliyadaha soomaaliya maanta sheegta ay ku celceliyaan iyagoo leh walaalaheena Ethiopia iyo walaalaheena Kenya waa arrin gef wayn iyo majara habaabina ku noqon karta mustaqbalka ummada iyo dalka soomaaliyeed taasina waa ta sida fudud loogaga faa'iidaysto loogana meel marsado wax alla wixii siyaasad iyo khayraad ah ee dalkeena lagu curyaaminayo si aanu mustaqbal siyaasadeed, horumar, awood dhaqaale iyo mid bulsho dib ugu yeelan.
Waxaan hadaba hoos ugu daadagayaa inaan wixii ilaahay iiga garto ka sheego inta aqoontayda ah ama aan xusuusan karo dhibka ka jira xuduudaha wadankeena iyo waxa uu salka ku hayo. Sida aan ka warqabno hawlgalkii dhismaha derbigaaas wuxuu ka bilowdey cirifka galbeed ee xadka u dhexeeya Somaliya iyo Kenya oo dhererkiisa lagu qiyaaso 682 Km gaar ahaan degmada Beledxaawo oo ka tirsan Gobolka Gedo Somaliya.
Darbigaas oo xoog lagu dhisayo iyadoo loo adeegsanayo fulinta dhismaha mashruuca derbigaas dabaabadaha dagaalka iyo baabuurta gaashaaman oo lagu ilaalinayo hirgelinta dhismihiisa inta uu socdo, taas oo ku tusaysa inuu yahay dhisme aan sharci ahayn oo ka socda meel aan sharci ahayn in laga dhiso, hadaba, waxaa lagama maarnaan ah in la ogaado in qorshaha Kenya uu yahay sidii ay Somaliya dhul cusub uga goosan lahayd isla markaana xuduud cusub ujeexdo oo oo calaamada xuduuduna noqoto darbigaas ay iyagu dhisteen ee la dhex mariyey oo aan cidina ka hadli Karin, wadankii waa la sarifayaa dilaaliin fiicana waa ku jirtaa hawshiisa, waana la kala qaybsanayaa waxaana noqonaynaa gabadhii aamuska lagu meheriyey.
Maanta waxaa ina hortaal inaan sidaa kaga quusano wadankeenii iyo inaan ka dhiidhino ayaan darrada inoogu waynina waxay tahay kuwii hogaanka la inoogu dhiibay baa arrinta gadhwadeen ka ah oo wax walba saxeex la dul taagan, waxaa hore heshiis Is-afgarad lagu bixiyey dhuka soomaalieed ee NFD Carusha ee 1967, siday doonto wax ha u dheceen laakiin waxaa fool xumo iyo taariikh madowba inoogu filan inaan difaacan wayno oo aan markhaati nool ka noqono qaadashada cadawga ee wadankeena, "xagaynu ku noolaan doonaa ilayan gumaysi hor leh oo garab og ma gali karnee" miyaanay ahayn inaynu inta goori goor tahay ka kacno jiifka, hadaan ku maahmaahi lahaa "Daadku intaanu kusoo gaadhin baa la iska moosaa" ma aha munaasib waayo waa inasoo gaadhay waxay maata ku hanjabaysaa oo ay idaacadaha uga hadlaysaa oo ay leedahay kama noqonayso Kenya go'aankeeda wax kale maaha ee waa ciidamada ka jooga wadankii laakiin waxaysan ogayn in haday dadkani kacaan ay waxay wataan ka furan karaan waana runtay igama aha dhiirigalin iska dheh ah.
Kenya dhaqale ayay inagu qaadataa midna inagaa siina oo waa ka daroogada Qaadka ay inoosoo dhoofiso ka hesho oo ah dakhiga ugu badan ee maalinlaha ah (joogtada ah) ee ay hesho dhismaha darbigan waxay dhaqaale fara badan kaga heshay dalka Dowaladda Norway oo muddo dheer mashquul ku aheyd sidii shirkadaheeda batroolka baadhaa ay uga howlgali lahaayeen Afrikada bari siiba Soomaaliya ugu dambayntiina Kenya waxay siisay qandaraaska shidaalka badeena ku jira (dhinaca ay bada inaga qaaday). Dawladda dhexe ee soomaaliya iyo kuwa gobolladu laftigoodu waa garab wayn oo fududaynaya hanashada dhulkeena ee Kenya qaadanayso waana wakiilo u jooga soomaaliya gudaheeda hawshani waxay u taalaa waa dadwaynaha soomaaliyeed siiba culamaa'udiinka, dhallinyarada, ganacsatada, saxaafadda, haweenka iyo soomaalida qurba joogta ah.
Hadal iyo dhamaantiisa wadankii xaalad aad looga naxo buu marayaa in aynu galo gacanta cadawgeenii taariikhiga ahaa waxaynuna noqonaynaa kuwo loogu taliyo sida maanta loogu taliyo horjoogayaasha maamulada ee uu Xasan Sheekh ugu wayn yahay oo kale, waxaa la inoo diidi doonaa inaan tukano inaan adino iyo inaan dhaqaale samaysanoba, waxaa dhacaysa in saamayntu soo gaadho guryaha, dumarkeena, masaajidada, malcaamadaha iyo iskuulada sida hadaba laga dareemayo meelo ay ka mid tahay Somaliland (tan iskuulada), sidaa darteed, dhallinyarada dulman ee markay wax baran lahayeen madfac lagu asqaysiiyey markii dambena lagu askaraystay, waxna tahriib galeen (mid dhintay iyo mid dhoofay) inta ka badbaadayana ay la' dahay ilaa hada adeegii bulsho nooc kastuu ahaa waxaan ku tirtirsiinayaa dalka dhallinyaraa ka xoraysay gumaysigii adduunka ugu awooda badnaa ee haystay ha lagu baraarugo in wadankii la qabsanayo hana loo diyaargaroobo difaaciisa.
Kenya waxay kala tashatay dhisidda darbiga dalal reergalbeed ah waxayna ka caawiyeen dhaqaalaha xoogga leh ee ku baxaya dhismaha derbigaas, hawshan intaanay bilaabin waxay samaysay tijaabooyin siyaasadeed sida warbaahinada oo ay ka sheegtay iyadoo ku talagashay inay eegto in laga hor yimaado iyo waxa ka iman kara wayna ku guulaysatay tijaabadaas dhowr-jeerna caalamka maqashiisay sababo oo been abuur ah oo dhinaca amniga ku saabsan si aan su'aalo badan looga weydiin.
Waa ilaahay mahadiis haday maanta BF soomaaliya garteen dhibka Kenya wado laakiin aad bay u habsaameen waase wax loo baahan yahay intaas laftigeeda, in kastoo ay Kenya maanta la mid tahay waraabihii isku haystay Hadhka, Biyaha iyo Hasha u dilan, oo aanay dhago aad u dhagaysta u hayn waxa kasoo baxaya maanta Dawlada Soomaaliya laakiin "Candhoba waa Xubin" waxaa hawshooda sii dhiirigalin kara kacdoon dadwayne oo lagagsoo horjeesto boobka dalka ee mustaqbalkana la rabo in wadankaba loo qaybiyo Ethiopia iyo Kenya sidii horayba qaybo inaga mid ah loo siiyey oo hada iskaba dhaqan ahaan iyo dhulba wareegay.
Waa socotaa .... (Markii ay xornimada qaadatay Jamhuuriyaddii Soomaaliya waxay dawladdii cusbayd shaaca ka qaaday sida ay u doonayso in ay midayso dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Geeska Afrika .....)
Waa qormada xigta oo ka hadlaysa heshiiskii Carusha iyo aqoon korodhsi taariikheed.W/Q: Maxamed Cali Macalin
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faaqidaadda: Weerardii Paris iyo Saameyntooda

$
0
0

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo lagu guuleystay in...

$
0
0

Baladweyne ( Sh.M.Network)-Sida uu u xaqiijiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho Nabadoon Max'ed Cabdi Max'ud waxaa lagu guuleystay in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan dib loogu soo celiyo Magaalada Baladweyne gudaheeda.
Nabadoonka ayaa xusay in Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM iyo qaar ka tirsan Waxgaradka Baladweyne ay ku guuleysteen in ay geeyaan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax Hoyga uu ka degenyahay Magaalada Baladweyne kagadaal markii isagoo ku sugan duleedka Magaaladaasi ay Maleeshiyaad careysan ay is hortaageen in uu soo galo gudaha Magaalada Baladweyne.
Sidoo kale Nabadoon Max'ed Cabdi Max'ud ayaa tilmaamay in meel fiican ay marayaan wadahadallo ku aadan in xiisada beryihii dambe ka aloosneed Baladweyne la dajiyo.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ilaaladiisa dhawaan la sheegay in ay ka dambeeyeen dilka Sarkaal ka tirsanaa Hay'adda Main Action ee iyadu Miino baarista u qaabilsan Qaramada Midoobay kaas oo lagu Magacaabi jiray Mahdi Xuseen Macow, waxaana dilkaas kadib magaalada ka bilowday xiisad xoogan oo timid markii Maleeshiyo ka gadoodsan dilkaas ay Magaalada Baladweyne kala xireen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Belgium oo ka Digtay Weerar Argagixiso

$
0
0

Xukuumadda Belgium ayaa kor u qaaday heerka feejignaanta amniga magaalada Brussels, waxayna xirtay xarumaha tareennada iyo gaadiidka laga raaco. Saraakiisha ayaa ka digay in weerar laga cabsi qabo inu dhaco.

Daawo Muuqaal laga helay qaabka Ciidanka itoobiya u...

$
0
0

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la sheegay inay dileen Saddex askari oo ka tirsanaa ciidamada booliiska Kenya, kaddib markii ay ka soo gudbeen soodinta dhanka Waqooyi ee Kenya ay kala wadaagto dalka Itoobiya, waxaana la sheegay inay ka tirsanaayeen ciidammo booliis ah oo illaalo ka haayay aaggaas xilligii weerarka gaadmo ah lagu qaaday.
Saraakiisha la dilay ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen deegaanka Sololo oo is-maamulka Marsabit ee dalka Kenya ka tirsan, iyadoo sidoo kalana ay jirtao Sadex Askari oo dhaawac ah.
Ciidamada Itoobiya ee dilka geystay ayaa iyagana la sheegay inay baadi-goobayeen xubno ka tirsan jabhada xoreynta Oromada ee magaceeda loosoo gaabiyo OLF (Oromo Liberation Front), kuwaas oo lagu eedeyay in Khamiistii lasoo dhaafay ay gudaha waddanka Itoobiya ku dileen nin madax ah oo ka tirsanaa Ciidamada Itoobiya.
Xilligii dilku dhacayay ayaa booliiska Deegaanka waxay ku eedeyeen Ciidamada Itoobiya inay hareereyeen tuulada Sololo, iyagoo uga shakiyeen inay ku sugnaayeen Rag hubeysan oo ka tirsan ururka OLF, balse dadka deegaanku ay ugu yeereen booliiska dalka Kenya si ay tuuladaas uga saaraan ciidamada Itoobiya.
Xiisad kacsanaan ah oo la xiriirtay dilka iyo soo galintaanka ciidanka Itoobiya ee gudaha Dalka Kenya ayaa maanta laga dareemayay Deegaankaas oo ku yaalla dulleedka dhow magaalada Moyaale oo ah xuduuda kala barto dalalka Kenya iyo Itoobiya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SAWIRADA:-Suxufiyiin qalqal galiyay Xarunta...

$
0
0

Suxufiyiinta ka howlgasha Magaalada Garowe, ayaa maanta banaanbax xoogan ka hordhigay afafka hore ee Xarunta Baarlamaanka Puntland.
Suxufiyiintaani ayaa dalbanaayay in lasii daayo Wariye Jaamac Deperani oo ku dhawaad Seddex maalin u xiran Ciidamada amaanka Puntland kaasi oo aan la garaneynin sababta uu ilaa iyo hadda u xiran yahay.
Suxufiyiinta ayaa waxaa Banaanbaxaasi ku wehlinaayay MasaEU(tm)uliyiin ka tirsan Ururka suxufiyiinta Puntland kuwaasi oo ku qeyla dhaaminaayay erayo lidi ku ah maamulka C/weli Gaas oo lagu tilmaamo inuu yahay mid diktaatoori ah, marka loo eego maamuladii kale ee Puntland soo maray.
Suxufiyiinta ayaa qalqal galiyay Ciidamada amaanka Xarunta Baarlamaanka Puntland oo durbadiiba galay difaac adag kuwaasi oo ka cabsi qabay is uruursiga Suxufiyiinta.
Suxufiyiinta ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Xariga Sharcidarada ah ee Wariye Jaamac loo geystay, iyadoo aanan wax maxkamad ah la soo taagin.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Amniyaad Rag iyo Dumar ah kana tirsan Alshabaab oo...

$
0
0

Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool, ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen rag Alshabaab ka tirsan xili baaritaano ay ka wadeen duleedka degmada.
Maamulka Degmada ayaa sheegay in dadka la qabtay ay ka badan yihiin 10 ruux kuwaasi oo Alshabaab kuwaasi oo Alshabaab u qaabilsan dhanka dilalka qorsheysan ee amniyaatka loo yaqaan.
Axmed Cabdi Aadan Gudoomiye ku xigeenka degmada Xudur oo la hadlay warbahinta ayaa sheegay in dadka la qabtay ay ka kooban yihiin rag iyo dumar ayna ku wadaan baaritaano ku aadan falalka dilalka qorsheysan oo ay ka geysan jireen gobolka Bakool.
Dhamaad dadka la qabtay ayaa ku xeran xabsiga degmada Xudur ee gobolka Bakool, iyadoo ciidamada ay wali wadaan baaritaanada ka dhanka ah dadka falalka amni daro ka geysanaya deegaanada Bakool.
aEUoeDadka ay soo qabteen Ciidamadu ee Al-shabaabka ka tirsan waxaa ay iskugu jiraan Rag iyo Dumar waliba kuwa Amniyaadka ah ee Dadka u dila Al-shabaabaEUayuu yiri Axmed Cabdi Guddoomiye kuxigeenka.
Alshabaab ayaa marar badan weeraro toos ah iyo kuwo gaadmo ah waxay isaga hor yimaadeen ciidamada amaanka ee ku sugan gobolka Bakool.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:-Ciidanka AMISOM oo dad shacab ah u laayay...

$
0
0

3 Qof ayaa ku geeritootay tiro kalana waa ay ku dhawacmeen rasaas Ciidamada AMIOSM ay ku fureen dad shacab ah oo ku sugnaa Magaalada Marka ee Shabeelaha Hoose.
Rasaastan ayaa Ciidamada AMIOSM waxa ay fureen markii qarax lagula eegtay Magaalada Marka gaar ahaan bartaha Magaalada.
Magaalada hada waa ay degan tahay markii xaalad kacsnaan ah gashay markii Ciidamada AMISOM ee qaraxa lala eegtay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Belgium oo ka Digtay Weerar Argagixiso

$
0
0

Daawo MUUQAAL YAAB LEH: Oo Laga duubay Madaxwaynaha...

$
0
0

AbwaanBashir Sheekh Cumar Goth oo gabaygii DUSHAAD...

$
0
0

Qoraaga weyne ee soomaaliyeed Bashiir Sheekh Cumar Goth ee isla markaana ah abwaan miisaan ku leh suugaanta Somaliyeed, ayaa si xigmad iyo garasho ku jirto uga jawaabay gabaygii uu tiriyey Abwaanka da'da yar ( Barkhad Adan ), ee uu ugu magac daray DUSHAAD BARE IIGA TAHAY. Waxana uu Mustafe ku hal qabsaday Abwaan Bashir.
Abwaan Bashir markii uu arkay gabaygan, waxa uu ka felceliyey dareenka ku hoos jira iyo waaqa uu wiilka da'da yarta ah iyo dhallinta Somaliyeed ay maanta ku hoos nool yihiin. Kadibna waxa uu ka tiriyey gabaygan uu ugu magac daray DARUURAHA DHUUB KU XIDHO.
Jawaabtii dhimbiil (Maansadii Dushaad Bare iiga tahay ) ee uu Bashir Goth ka falcieyey.
Awdalpress.com/Boorama
The post AbwaanBashir Sheekh Cumar Goth oo gabaygii DUSHAAD BARE IIGA TAHAY kaga jawaabay maanso ( Halkan ka dhegeyso ). appeared first on Awdalpress.com.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya: waxaan burburinay Fariisimo Al Shabaab ay ku...

$
0
0

Boni (Sh M Network)--Ciidamada Militariga Dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay bur buriyeen ku dhawaad Lix Saldhig oo Ururka Al Shabaab ay ku la haayeen Keymaha Booni ee Dalka Kenya labadii Billood ee la soo dhaafay.
Afhayeenka Ciidamada Booliska Dalka Kenya, Mr Charles Owino, ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgallada lagu baacsanayo Al Shabaab waxuuna sidoo kale tilmaamay in ay sii wada doonaan howlgalladooda militari ilaa halkaasi laga saaro Al Shabaab.
Mr Charles Owino ayaa qeexay in Xarumaha laga burburiyay Al Shabaab laga soo qaadi jiray Weerarada ka dhanka ah Kenya isagoona xusay in sidoo kale halkaasi laga qoray jiray dhalinyarada Kenyaan ee ku biira Al Shabaab.
Owino ayaa sidoo kale waxuu soo hadal qaaday in gacanta lagu dhigay labo Ruux oo Tanzaaniyaan ah kuwaasi oo doonayay in ay ku biiraan Ururka Al Shabaab ee Soomaaliya.
Ugu dambeyn, Ciidamada militariga Dalka Kenya ayaa bilihii u dambeeyay waxey kordhiyeen howlgllada militari ee lagu baacsado Al Shabaab tan iyo markii uu dhacay Weerarkii Cuslaa ee lagu qaaday Jaamacadda Magaalada Gaarisa.