Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

U Gaar Ah Dumarka:- Halkan ka baro cabirka...

$
0
0

Wadamda reer yurub ayaa waxa ay ku tilmaamaan rajabeedada in ay tahay mid kor u qaaday quruxda haweenka. Rajabeetada oo ka dhigta naasaha kuwo leh qaab qurux badan. shabakada kobciyemedia.com waxey kaa saacidaneysaa Adiga oo adeegsanaya cabirka ay istimaalaan dawaarlayaashu ayaad isa sii qiyaasi kartaa inta aanad soo gadan rajabeeto ku leh.
Rajabeeto si sax ah kuu leaEU(tm)eg waxa ay kor si fiican ugu celisaa qaadaana naasaha, kaana dhigtaa qof leh qaab toosan oo goobo lahayn. Marka aad gashato rajabeeto qalad ah oo aan ku leekayn ayaa waxa ay kuu keenaysa dhabar iyo muruqyo xanuun.
Qaladaadka dhaca marka ay gabadhu gadanayso rajabeeto ayaa ah in ay gadato:
- in ay gadato rajabeeto aad ugu dhegen garbahaeeda.
- rajabeeto xarkaheedu kor u soo kacayaan, muhiimada shaqada xarkuhnu ku eekaanayso garbaha ayaa naasuhu kor u soo qaadmayn.
- rajabeeto yar oo cidhiidhi ah oo sababaya dhabar iyo muruq xanuun.
Waxa aad u muhiim ah in mark aad soo iibsanayso rajabeeto aad ogaato waxa aad rabtid in rajabeetadu kuu samayso. Ma waxa aad u soo gadanaysaa in rajabeetadu yarayso, waynayso ama kor u qaado naasahaaga? Ma waxa aad rabtaa in ay rajabeetadu ahaato mid aan la arkayn oo aan lahayn? Kadibna aad waydiisaa shaqaalaha khibrada u leh qiyaastaada si aad u hesho rajabeetada saxda ah. Hadii ay kugu adagtahay in shaqaale oo inta badan ah haween ay kuu samayso qiyaasta ayaa waxa aad ku samaysan kartaa guriga.
Rajabeetada ayaa waxa ay leedahay laba cabir, mid ah cm oo qiyaasaya wareega iyo mid qiyaasaysa saabka. Waxa aad ku bilaabtaa in aad qiyaas ka qaado naasaha hoostooda, ogow xariga cabirka ee aad ku qaadaysaana in uu ahaado mid aad isug dhow.
Qiyaasta cabirka wareegsan ee naasaha hoostooda iyo qiysaasta aad gadanayso:
63-67 cm = 65
68-72 cm = 70
73-77 cm = 75
78-82 cm = 80
83-87 cm = 85
88-92 cm = 90
93-97 cm = 95
98-102 cm = 100
103-107 cm = 105
108-112 cm = 110
Kadibna waxa aad saaraysaa xariga naasaha korkooda halka ay ugu waynyihiin, markan ayaa xariga cabirka ee aad kor saaraysaa naasha uu ahaanayaa mid yara dabacsan si ay naasuhu u helaan meel leaEU(tm)eg.
Si aad u hesho qiyaasta saxda ah ee cabirkaaga ah ayaa waxa aad xisaab ku kala goynaysaa labada cabir ee kuu soo baxay. Tusaale ahaa cabirka naasaha korkooda 93 iyo ka naasaha hoostooda 78, halkaasna aad ka helaysaa cabirka saabka, kaas oo tusaalahan ku noqon kara saabka B.
Faraqa ka soo baxa kala goynta oo cm -centimeter ah iyo qiyaasta saabka ay u dhigmaan:
13 = A
15 = B
17 = C
19 = D
21 = E
24 = F
26 = G
Waxa kale oo aad u muhiim ah in aad xusuusnaato marka aad soo iibsanayso rajabeeto cusub in uu ahaado mid dhexdhexaad ah marka aad isku xirayso huukyada ugu dambeeya xariga. Kol hadii rajabeedadu kasoo kala jiidmayso huukyada ayaad kolba sida aad rabto ku dhuujin kartaa wareega xabadka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Hishiisiintii Galmudug & Puntland oo...

$
0
0

Gaalkacyo (Caasimada Online)-Mid kamid ah nabadoonada magaalada Gaalkacyo kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu burburay wadahadalkii u dhaxeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug ee ka dhashay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Nabadoon Raage Maxamud Gaani oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa sheegay inuu fashilmay wadahadaladii ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
"Waanwaan waa wadnay maalmahaan waxaanaaan dawladda ka codsanay inaan anaga arrinka galno mudo waa nala sugayay sidaad ogtihiin wali wakhtiga dhowr jeer ayaa korarsanay intaasna waxaa sidaas u samaynaynay waxaa ay ahayd in nabad la helo walaalaheena Galmudug ayaana ka baxay nabadii aan wadnay" ayuu yiri nabadoonka.
Nabadoonka ayaa sheegay in shir ay la yeesheen dhanka Masuuliyiinta Puntland ee Gaalkacyo jooga ay gacanta ka galiyeen hawshii magaalada ayna u sheegeen inay kusoo guul daraysteen hawlihii nabadaynta oo maalmaha ay ku mashquulsanaayeen.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/11/WAR-Deg-Deg-ah-Waxgaradka-Puntland-oo-si-cad-u-sheegay-in-waan-wantii-burburtay-Puntland-oo-taladii-ay-ku-cesheen-Dhegayso.-PUNTLAND-ONE-NEWS-PER-MINUTE-PUNTLAND-ONE-NEWS-PER-MINUTE.mp3
Caasimada OnlineXafiiska MudugCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali premier reaches Garowe city

$
0
0

Somali premier Omar Abdrashid Sharmarke, along with a high-level delegation has arrived on Friday in Garowe city, the capital of Puntland state for mediation talks.
On arrival at Garowe airport from Adado city, Somali PM was welcomed in style by Puntland president Abdiwali Gas and other top officials.
After the warm reception, the delegation was escorted at the state house, where the Prime minister and President spoke to the media.
Somali PM is on mission of peace aimed at the ending the recent fighting between Galmudug and Puntland states in the southern Galkayo town over disputed road construction.
During his speech at the press conference, the PM has thanked both Galmudug and Puntland for the restraint over the battle in Galkayo and called on the two states to end their differences through dialogue.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Hiiraan governor is not under arrest in...

$
0
0

A Somali official denied reports by local media outlets saying the region's current governor Afdifitah Hassan Afrah was arrested in Mogadishu prison for killing UNMAS officer in Beledweyne city last weeks.
The deputy governor of Hiiraan Sheikh Hussein Osman said Mr Afrah was flown to Mogadishu for questioning over the death of UNMAS staffer Mahdi Hussein who has been killed by the governor's security guards.
"I can confirm that Hiiraan governor Abdifitah Hassan Afrah is in Mogadishu for a criminal inquiry related to the killing of a UN employee Mahdi Hussein Shikhalow last week," said Mr Osman.
The murder of Mahdi Hussein, who was a field officer in Hiiraan for United Nations mine action service (UNMAS) has prompted an outrage in the region's capital, Beledweyne.
Hiiraan governor Abdifitah Hassan Afrah was flown to Mogadishu recently after he was accused of ordering UN staffer's killing by local elders.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waa Kuma Saaxiibka Dhabta Ah?, Qiimo Intee La’eg...

$
0
0

Saaxiibka Dhabta Ah.
Ugu horeyntii,Ilaah ayaa mahad iska leh,Nabigeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato (NNKH).
Intaas kadib, waxaan jecleystay inaan idin la wadaago fikirka ku aadan saaxiibtinimada ama saaxiibka.
saaxiibku: waa xiriir ka dhexeeya laba qof kaasoo aan ahayn sida midka waalid iyo ilmihiisa .
A Astaamaha A saaxiibka wanaagsan:

  1. Waa qof balanta oofiya ,waxaana cadeynaaya quraEU(tm)aanka kariimka,

(A A U^OPSU^UU^OSS O"OSSU,,O1U++O- OY=U+ OSSU,,O1U++O- UfOSSU+ U...O3O|U^U,,OSS)

  1. Waa qof daacad ah,daacadnimadu waa waxyaabaha ugu horeeya ee qof walba oo wanaagsan lagu garto.

3 . A Waa qof caqli u saaxiib ah,saaxiibka wanaagsani waa mid ka fikira horumarkiisa iyo kaagaba kaagana faaiideeya cilmigiisa iyo akhlaaqdiisa wanaagsan,waana mid kuu xafida sirtaada iyo ceebahaga kuuna naseexeeya haddii u kugu arko xumaan kana reeba.
4 . jaclaansho dar alle ah oo aan ahayn mid maslaxad ama dan gaar ah,sida uu cadeeyey xadiiska Nabiga (NNk)O3O"O1O(c) USO,U,,U++U... OSSU,,U,,U++ UUS O,U,,U++ USU^U... U,,OSS O,U,, OY=U,,OSS O,U,,U++ A , U...U+U++U... O+-O!U,,OSSU+ OaOOSSO"OSS UUS OSSU,,U,,U++ OSSO!OaU...O1OSS O1U,,USU++ U^OaUO+-U,OSS O1U,,USU++Qiimaha uu leeyahay saaxiibku :
Qofwalba si buu u yaqaana saaxiibka waana lagu kala aragti duwanyahay ,dadka qaarna waxaaba dhici karta ineysan garaneynin waxaa uu yahay saaxiib ama waxuu ka dhiganyahay,oo ay uun afka ka sheegtaan saaxiibaan leeyahay oo kaliya.
Saaxiibku waa kan kuu horseeda wanaaga kula jeclaada waxa uu naftiisa la jecelyahay,waa midka kuu huri kara wax walba oo uu markaas awoodo,qiimahiisaha dhabta ahi waxey soo baxdaaA oo aad garankartaa marka dhibi timaado oo waa kii ku garab jooga oo aadan waayin waqtiga shidada, waxaa kaloo ka mid ah waa midka kuu soo duceeya adigoon ogeyn,waana mid ku faana saaxiibtinimadaada,waxaana tilmaamaya xadiiskii Nabiga (NNK) ee aan kor ku soo sheegnay.Habka aad ku dooran karto saaxiib wanaagsan:
Inaad marka horeA qofku Allah talo saarato,marka xigtana uu aad uga fiirsado,maxaa yeelay dadka bartay arimaha bulshada ama daraaseeyey waxey sheegeen in habka ugu haboon ee doorashada saaxiibka ay qeyb lixaad leh ka qaadato iswaafajinta labada qof heerkooda,sida inuu qofku u eego heerka tacliinta ee uu qofka kale gaadhsiisantahay ama xaga dabaqada bulsho ahaan ama xaga akhlaaqda ama xaga daaEU(tm)a ahaanta taas ayaa keeneysa iney durba is fahmaan labada qof oo ay si dhib yar isula jaabqaadan.
Guntii iyo Gabgabadii ,dadka ay ka dhaxeyso saaxiibtinimadu waa iney ilaaliyaan dhowrna xuquuqda ay saaxiibtinimadu leedahay,saaxiibtinimadu waa shay aad u qaali ah,macaankeeda iyo dhadhankeedana waxaa garan kara labadii dheef iyo dhib wada qeybsaday.
Wixii sax ah oon qorayna waa mid xagga EEBE ka timid, wixii khaladna waa mid nafsadayda ka timid waxaana rajaynayaa in dhamaan laga wada faaaEU(tm)idaysan doono inshaAllah.
Wabbillahi Tawfiiq.Qore: Canab Maxamud SharifTaariikh:A November 27, 2015 -A 2, 13, 1437.Email:hayin56@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Falanqeynta xiisadda Turkiga iyo Ruushka

$
0
0

DHAGEYSO:-Wararkii Ugu Dambeyay Wadahalkii...

$
0
0

Waxaa si rasmi ah u burburay waan waan maalmahaan ay wada wadeen waxgaradka Puntland & Galmudug ee Gaalkacyo waxaaan Odayaasha Galmudug xariir ay lasoo sameeyeen odayaasha Puntland ay si cad ugu sheegeen inay waan waantii dhankooda ay ka wadeen ay ka baxeen.
Nabadoon Raage Maxamuud Gaani oo ka tirsan waxgaradkii Puntland ee waan-waanta wax kawaday ayaa sheegay in Odayaasha Galmudug ay ka baxeen waan-waantii wada hadalkiina uu burburay.
Nabadoon Raage Maxamuud Gaani ayaa yiri aEUWaanwaan waa wadnay maalmahaan waxaanaaan dawladda ka codsanay inaan anaga arrinka galno mudo waa nala sugayay sidaad ogtihiin wali wakhtiga dhowr jeer ayaa korarsanay intaasna waxaa sidaas u samaynaynay waxaa ay ahayd in nabad la helo walaalaheena Galmudug ayaana ka baxay nabadii aan wadnayaEU.
Nabadoonka ayaa sheegay in shir ay la yeesheen dhanka Masuuliyiinta Puntland ee Gaalkacyo jooga ay gacanta ka galiyeen hawshii magaalada ayna u sheegeen inay kusoo guul daraysteen hawlihii nabadaynta oo maalmaha ay ku mashquulsanaayeen.
Xaaladda guud ee magaalada ayaa ah caawa mid xiisad ka taagan,iyadoona aad looga cabsi qabo in dagaal uu qarxo.
Shirarka Garoowe lama oga waxaa ay ka badalayaan xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawiro Sir ah: Wiilka Ordogan oo la Ogaaday in uu ka...

$
0
0

Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Raashiya Iyo Turkiga kadib diyaaradii dagaal ee Raashiya oo 22-kii bishan ay ciidamada Cirka Turkiga soo rideen ayaa warbaahinta Raashiya waxay baahisay eedeyn ku saabsan in wiil iyo gabar uu dhalay madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Ordogan ay xiriir qarsoodi ah la leeyihiin kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish.
Saxaafada Ruushka waxay soo bandhigtay sawiro uu xubno ka tirsan saraakiisha Daacish la sawiran yahay iyadoo aan la sheegin kuwa ay yihiin saraakiishaasi waxayna saxaafadda Raashiya shaacisay in wiilka uu dhalay Ordogan ee lagu magacaabo Bilaal uu ku lug leeyahay shidaalka suuqa madow ee Daacish iibiso, waxayna sidoo kale sheegeen in gabar uu dhalay Ordogan oo iyana lagu magacaabo Sumaya ay ganacsigan ku lug leedahay.
Sawirada la soo bandhigay ayaa waxaa ka muuqda xubno sita lebista Kurdiyiinta mana cadda inay yihiin Daacish laakin waxay shaki laaEU(tm)aan qeyb ka yihiin dacaayadda Raashka ee dhinaca warbaahinta.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

War Culus oo hada naga soo gaaray Gaalkacayo &...

$
0
0

Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa si buuxda ula wareegay amaanka Gaalkacyo oo awal ay gacan ku heyntiisa lahaayeen Booliska iyo Ciidanka Birmitka.
Arintaan ayaa timid kadib markii Odoyaashii Wakhtiga loo siiyey iney sii wadaan waanwaanta nabadeed ay ka quusteen howshii ay wadeen sidaasna gacmaha ugala baxeen iyagoo wargaliyey Garowe.
Xog ay shabakada xoghoose.com heshay ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidanka Puntland ay amar buuxa Ciidanka aagga hore Jooga ku siiyeen in ay Fiijignaan dheeri ah muujiyaan islamarkaana dagaal diyaar u noqdaan Hadii la soo weeraro.
Ciidanka PIS-ta ayaa iyana waxay hada si buuxda uga howlgalayaan Gaalkacyo iyagoo wada dhaqdhaqaaq Cabsi dagaal Abuuray.
Sargaal ka tirsan Ciidanka Puntland wuxuu sheegay in ay Ciidanku diyaar uyihiin Iney howlgal dheer fuliyaan,Iyagoo xadidaya khasaaraha soo gaari kara shacabka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Itoobiya iyo Suudan oo ku Heshiiyey in Xadka kala...

$
0
0

Hargeysa(Waaheen) Ra'isul-wasaaraha Itoobiya, Hailemaraim Desalegn, ayaa sheegay in dib loo bilaabi doono xariiqida soohdinta labada dal ay wadaagaan iyada oo la tixraacayo heshiis horey loo kala saxeexday.Hogaamiyasha labada dal ayaa kalhore ku amray wasiirada arrimaha dibada ee labada dal in la mudeeyo xiliga dib loo xariiqayo soohdinta. Calaamadeynta xadka labada dal ayaa la hakiyey markii uu geeriyoodey ra'isul-wasaarhii hore ee Itoobiya Meles Zenawi.Wasiiro-dawalaha arrimaha dibada ee Suudan, Xasaabo Maxamad, oo booqasho ku jooga Itoobiya ayaa xaqiijiyey in asteynta soohdinta dib loo bilaabayo bisha soo socota. Waxaa uu intaa ku daray, in arrintan ka sokow ee labada dhan isla soo qaadeen qodobo khuseeya xidhiidhka labada wadan.Qaar ka mid ah ururada mucaaridka ah ee Itoobiya ayaa dawlada Itoobiya ku eedeeya in dhul Itoobiya leedahay loo xalaaleeyey Suudan, laakiin xukuumada Addis ayaa eedeynta noocaas ah iska fogeysa iyada oo sheegtay in taako dhulkeeda ah aan cid kale la siin.Waxaa jirta xurguf ka taagan soohdinta, oo maraka qaarkood qulqulatooyin isu rogta, oo dhaxeysa beeralay xadka labadiisa dhan degan oo ku muransan dhul beero ah.Aagga lagu muransan yahay oo lagu magaacabo Alfashaaga ayaa dhan ilaa 250 km oo iskuwareeg ah. Dhulka ayaa la sheegay in qani ku yahay beeraha.Labada dawladooda ayaa ka fikiraya sidii xal waara loogu heli lahaa murankan iyada oo la qorsheynayo hindisi ay beeralyda labada dhan ka wada faa'iideystaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Subxaanallaah Gabar Kobciye.com Usoo Gudbisay Arin...

$
0
0

Sheekadaan mucjisada ah ee igu dhacday waxaan doonayaa inaan la wadaago akhristayaasha shabakada kobciyemedia.com iyo weliba akhristayaasha ku xiran qanciye.com
Sheekadaan waa mid cabsi badan oo aniga igu dhacday bishaan aan ku jirno biloowgeedii, waxaana jecleystay inaan la wadaago asxaabta kobciyemedia.com
Halka aan joogo waa soomaaliya ma doonayo inan sheego halka aay arintan igula dhacday si dadka deegaankeyga degan eeA akhrisanayo kobciyemedia.com ugu qaadin argagax iyo cabsi.
Gurigeena waxaa ku noolaa ama joogay yaanyuur ayadoo yar uu keenay walaalkeey taasoo intey kortay noqotay yaanyuur aad u weyn guriga oo idilna waxey ukala taqaanay talaab talaaab.
Waxaa dhacday habeen fiid ah anigoo diyaarinayo imtixaankeyga jaamacadeed oo aan fadhiyo qolkeyga jiifka ah iridiisa in aay yaanyuurtii gurigeena joogtay aay soo korto miiskii aay iisaarnaayeen buugaagta ayadoo dooneyso in aay u gudubto qolka balse aanan garaneyn waxey ka dooni rabto.
Yaanyuurtii weey soo fuushaa miiska si aay qolka ugu gudubto anigana dib baan u celiyaa dhowr jeer markii aan dib u celiyay anigoo dhibsaday ayey iga joogtay ugu danbeyntii.
Waxaan dib u bilaabay akhrintii buugteyda yaanyuurtii ama bisadii markaan waxey miiska soo fuushay ayadoo indhaheedu aay yihiin kalarka buluuga oo tiq ah, waan naxay waxaan u qaatay sidaan wax u akhrinayay in indhaheeda sidaa ila noqdeen, hadana dib baan u eegay wax is badal ah malahan illaa ugu danbeyntii aan arko yaanyuurtii oo indhaheedii dhamaa qarsoomeen iyo qolkeygi jiifka ahaa ee aan fadhiyay agtiisa oo albaabkiisa ayadoo qofna furin uu mayo.
Aad baan u naxay oo waan argagaxay markii aan arkay indhaha yaanyuurta iyo albaabki oo keligiis is wada balaqay waxaan u cararay dhankaas iyo hooyadeey, anigoo argagax iga muuqdo ayaan hooyadeey soo waday.
Waxaan soo galnay qolkii waxaan aragnay qolkii wixii dhexyaalay oo dhan oo dhulka lasoo dhigay xattaa nalkii ku xirnaa iyo yaanyuurtii noo joogtay oo dhimatay dushana ka saaran garbasaar aan lahaaa, bisada dusheeda wax dhaawac ah kama muuqdo hadane wey dhimatay.
Qisadii ayaan aabo u sheegnay markuu guriga yimid wuuna aamini waayay balse hooyadeey waxey ku adkeysatay gurigaan oo ah gurigii aabaheey inaan ka guurno oo aan degno guri kiro ah waayo arintaan waxey noqon kartaa mid saameyn ku yeelato qoyskeena ayey ku adkeysatayaEU|Dhamaaad.A
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hooyo I Saamax, Hooyo I Cafi, Qiso Kooban Oo Ka...

$
0
0

Akhriste waxaa laga yaabaa qisadaan inaad horay dhowr mar usoo akhrisatay shabakada kobciye.com waxey ka baxday sanadii 2010-kii balse waxaan dib ugu soo celinay inaan mar kale ku xusuusino qiimaha hooyo macaan ka bogasho wacan.
Mahad oo dhan Ilaahay ayaa leh aEU~S.W.T.aEU(tm) Nabad gelyo iyo naxariisina Rasuulkeenna korkiisa ha ahaato. Waa qiso kooban oo ka tarjumaysa hooyada iyoA naxariisteeda iyo sida awlaaddu ama carruurtu u caasiyaan ama u diidaan hooyada amarradeeda.
Wiil dhalinyaro ah ayaa hooyadii u yimid waxaanu ka codsaday inay siiso waxoogaa lacag ah ayna ka qariso aabbihii, ka dib markii uu soo dhammaystay intii ay ahayd inuu kharash gareeyo usbuucaas laakiin hooyadii way u diidday lacagtii waayo waxay u arkaysay inuu ku bixin doono ciyaar iyo inuu siisto waxyaabo xalwado iyo games iyo wax la mid ah.
Wuxuu ka tegay isaga oo aad u cadhaysan markii ay galabnimadii ahayd
ayuu u yimid hooyadii iyadoo ku jirta madbakha oo casho diyaarinaysa
isaga oo aad u cadhaysan waxaanu isu arkayey in ay dulmiday oo ay ka gar daran tahay waxaanu u dhiibay warqad uu soo diyaariyey oo ay ku qoran tahay: aEUoesoo sii shaqaalaha lacagtiisa intaan dhididkiisu qallalin.aEU
Waa xadiis laakiin wuxuu u adeegsaday xadiiskan inuu hooyadii ugu daliishado inay ka gar daran tahay ayna tahay inay siiso wixii uu ka dalbanayey. Cajiib. Waxaana uu ahaa qoraalkiisu sidatan:
A*A A A A A A A Nadiifinta maqsinkaygu waa 1000 diinaar.
A*A A A A A A A Suuqa markaan tegayay waxaa igu baxay 1500 diinaar.
A*A A A A A A A Qiimaha ciyaartii aan la soo ciyaaray walaalkay waa 2000 diinaar.
A*A A A A A A A Caawintii aan guriga kaa caawiyey shaqadiisa waa 1500 diinaar.
A*A A A A A A A Qiimaha inaan medarasadda ka gaadhay derejo sare waa 3000 diinaar.
Wuxuuna ku soo khatimay fadlan ii soo dedeji bixinta lacagtan oo hore
iigu dhiib.
Hooyadii oo ahayd qof akhriya qoraalada ahna qof aad u maskax badan ayaa warqaddii akhriday dabadeed intay gacanteeda ka qallajisay qoyaankii A ku qortay warqaddii dhabarkeeda kelimaadkan iyadoo dhoolla caddaynaysa:
A*A A A A A A A Uurka waxaan kugu siday 9 bilood oo u dhiganta 9 sano xaga dhibta
iyo cuslayska waana bilaash.
A*A A A A A A A Laba sanadood waxaan ku nuujiyey naaska waana bilaash waxba kaagama rabo.
A*A A A A A A A 6 sano oon xafaayadda kuu xidhayoo wasakhda kaa nadiifiniyey waa bilaash.
A*A A A A A A A Xanuun mar kastood dareento ma seexdo hurdo habeenkaas waana bilaash.
A*A A A A A A A Tacabkaan ku geliyey iyo oohintaan kuu ooyey noloshaada oo dhan waa bilaash.
A*A A A A A A A Wax barashadaada labiskaaga daawadaada xannaanayntaada dhammaantood waa bilaash.
Waxaas oo dhan waxaa ka sii daran jacaylka aan kuu qabo hooyo oo ah bilaash aanan waxba kaaga rabin.
Markii ay intaas qortay ayay u dhiibtay warqaddii oo tidhi hooyo akhriso markii uu dhammeeyey akhriskii ayaa labadiisa indhood waxaa buuxiyey ilmo oohin uu is xejin kari waayay waxaanu ku soo booday hooyadii isagoo leh: aEUoehooyo hooyo hooyo I saamax. Runtii waa dayn aanan soo celin karayn hooyo isaamax. Waxaan ahay qof wax badan oo qaali ah aad u tartay abaalkaaga ma gudi karo. Hooyo isaamax.aEU
Waxaan ku soo khatimayaa Xadiiskii Rasuulkeenna aEU~SCWaEU(tm) uu yidhi: Jannadu waxay tahay addimada ama cagaha hooyada hoostooda. Walaalayaal hooyadeen side ula dhaqannaa ma u naxariisannaa oo ma addeecnaa mise waan caasinnaa oo ku halaagsannaa? Xadiis kale wuxuu ahaa aEUoeAlbaabka dhexe ee jannada waa waalidkaa ee albaabkaas ama dayac ama xafido,aEU oo macneheedu yahay haddaad waalidkaa addeecdo jannadii waan Ilaashatay, haddaad caasidona jannadii waad nacday.
Hooyadaa haddii ay kugu dhowdahay ka dhunko madaxa oo ku dheh hooyo ii ducee oo isaamax. Hadday kaa fog tahay la xidhiidh oo ka farxi oo ka ducayso. Waalidkaa haddii uu nool yahay u samo fal oo u shaqee oo addeec oo kaga farxi oo u adeeg. Haddii uu dhintayna u ducee waayo ducada ilmaha fiicani waxay gaadhaa waalidkii marka uu u duceeyo.
Ilaah ha innaga dhigo kuwa waalidkood addeeca oo Jannadana ku gala sababtooda. Hadal ba gun lehe waa Hooyadu waa lama huraan. Waa inoo mar kale iyo qiso dhab ah.Xuseen Jaamac Guudcadde
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Ninkii Ceelka Ku Dhacay Ee...

$
0
0

Nin ayaa Ceel ku Dhacay, ka dibna wuu Qeyliyey si uu u helo Dad Caawino oo u soo Gurmado. Haddaba, Dadkii ayaa Maqleen Qeyladiisa, wayna u soo Gurmadeen, Weyna ka soo saaren Ceelkii, Haddaba meel ayaa la fariisiyey si uu uA Nasto waxaa loo keenay Koob Caano ah wuu Cabay.
marka uu Nastay ka dib waxaa la weydiiyay. Ceelka Sidee ugu Dhacday? Ninkii ayaa Bilaabay Qisadii in uu ka Sheekeyo Sida uu ugu dhacay Ceelka. isagoo Tusinaayo Dadkii ayuuna ku Istaagay Ceelka Qarkiisa wuuna ku dhacay Ceelkii mar kale. Nasiib darose markaan markuu ku Dhacay horey ayuu ka Dhintay.
Haddaba, Sheekh la dhahi jiray Sheekh Maqamisi waxuu yiri asigoo ka Hadlaayo Qisadaan:- Ninkaan Markii hore ee uu ku dhacay Godka, ma uusan Dhiman sababtoo ah Arzaaqadiisa ayaa ka Harsanaa Koobkaas Caano ee uu Cabbay. Koobkii Caano markuu Cabbayna wuu Dhintay, isla meeshii Kowdii uu ku Dhacay ayuu haddana ku Dhintay.
Haddaba, Qisadan waxey inoo Caddeyneysaa inuu Qofku Dhimaneynin Arzaaqdiiza oo adduunka weli taalo, Balse haddii hadduu Ilaaheey Arzaaqdaada adduunka ka qaado waad dhimaneysaa Ogoow, Ogoow Walaal ineysan jirin Naf iska Dhimaneysa Iyadoon Kaamilanin Arzaaqdeeda.
Wabillaahi Towfiiq.
(ALLOOW NARXIISTAADA NAGU ARZAAQ, YAA RABBI).
W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixintii Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Ee...

$
0
0

Hargeysa(Somaliland.Org)- Warbixintii ay Arbacadii toddobaadkii hore ay shaaciyeen Guddida ilaalinta hantida qaranka ee wakiiladda oo ku dhaliishay wasaaradda Warfaafinta inay tahay wasaaradda ugu hooseysa ee aan kharashaadka Miisaaniyadda aan u daadejin gobollada Somaliland.
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isla maalintiiba naqdiyay warbixintaasi oo uu ku macneeyay mid siyaasadeed oo u eg in mucaaridku uu qiimeyntaas soo saaray.
Suxufiyiinta TV-ga qaranka ayaa diyaariyay barnaamij la isku bar-bar dhigayo warbixintii ay soo saareen guddida ilaalinta hantida qaranka ee Wakiiladda iyo kulamo hore u dhex maray Guddidaas iyo masuuliyiinta warfaafinta, oo Guddidu ku ammaantay wasaaradda warfaafinta siday ula shaqeysay xubnaha Guddida oo wasaaradda soo booqday.Daawo Is-bar-bar dhiga warbixinta Guddida oo laba jeer kala hadlay
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Puntland: DFS ayaa ku jirta dagaalka Gaalkacyo

$
0
0

Kadib markii maanta oo Sabti ah dagaal culus ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa hadda war ka soo saarey maamulka Puntland.
Puntland waxa ay dagaalka iyo gacanqaadka ku eedeysey maamulka Galmudug iyo ciidamo la sheegay in ay u qornaayeen Dowladda Federaalka ah oo xaruntoodu ahayd gobolka Galguduud oo markii u horeysey dagaalka soo galay, sida ay sheegtay.
Puntland ayaa sheegtey in ay Raysal wasaaraha Soomaaliya ka oggolaadeen qodobo afar oo uu waan-waantiisu ku saaabsaneydyd, hasey yeeshee markii uu garoonka diyaaradaha u socdey saaakey lagu soo duuley shacabka Puntland ee Gaalkacyo, sida ay warka u dhigtay.
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Puntland weli fursad siineyso waan waanta iyo nabadeynta,Akhri war-murtiyeedka
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Iran oo weerar qorsheysan ka fuliyey...

$
0
0

Wararka Caasimada Online soo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamada Badda dalka Iran weerar ku qaadeen koox burcad badeed ah oo doon Kaluumeysi kaga haysatey degaanka Ceel Huur.
Doontaan oo magaceeda la yiraahdo FV Maxamad ayaa waxaa saarnaa 15 Kaluumeysato ah kuwasoo burcad badeed afduubtey la aadey degaanka Ceel Huur oo hoos taga maamulka Galmudug.
Dad degaanka ah ayaa Caasimada Online u sheegey in doontaan soo weerareen diyaaradaha qumaatiga u kaca kuwasoo uu suurtagshey iney burcad ka furtaan doontaas.
Ma aysan sheegin khasaarihii halkaas ka dhacey iyadoo warar sheegayaan in weerarkaas la rumeysan yahay iney ka dambeeyeen ciidamada Badda Iran oo ku sugan biyaha badda Cas.
Doonyaha dalka Iran oo kaluumeysi sharci daro ah ka sameeya xeebaha Somalia gaar ahana kuwa Puntland ayaa weerarkaan noqonaya kii ugu horeeyey ee dalka Iran ku soo furto dad maxaabiis ah ee ay burcad badeed ka qabsato.
Dalka Iran ayaa waxaa ka jooga Biyaha Badda Cas maraakiib dagaal kuwasoo isha ku haya dagaalka ka socda dalka Yamen.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Diini oo u jawaabay maamulka Puntland

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyey warkii Puntland, wuxuuna sheegay inaanu hayn warbixin cad oo sheegeysa in qaar ka tirsan Ciidanka dowladda ay ka qeyb galeen dagaalka Gaalkacyo.
Wasiirka ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed meel kasto oo ay ku sugan yihiin aysan ku lug yeelan karin wax ka baxsan waajibaadkooda qaran ee ah difaaca dalka, wuxuna xusay in baaritaan lagu sameyn doono cid kasta oo ku lug yeelata dagaalkaas iyagoo adeegsanaya magaca Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaya ayaa yiri: "Waxaan aad uga xunnahay shaqaaqooyinka ka dhacaya magaalada Gaalkacyo oo dad Soomaaliyeed ay qaarna ku naf waayeen qaarna ku dhawacmeen, waana arrin tiiraanyo leh in dad Soomaaliyeed waqtigan la joogo ay dhib isku geystaan."
"Waxaan kale oo rabaa in aan halkaan ka sheegno in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay masuuliyaddoodu tahay in dadka iyo dalkiisa uu difaaco, dagaalka haatan socdana ilaa iyo hadda ma hayno wax warbixin cad ah oo sheegaysa in dagaalka ay qayb ka yihiin. Cid walba oo ku xad gudubta waajibka uu qaranka Soomaaliyeed u hayo waa lagula xisaab tamayaa waxana laga qaadayaa tillaabo waafaqsan sharciga dalka, waxana loo aqoon sanayaa in uusan ka mid ahayn Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed." Ayuu yiri Wasiir Diini.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Dowladda Uganda waxay iila dhaqantay sida ay DFS...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Maliki Wakibi oo kamid ah Ciidamada Ugandha ee qeybta ka ah AMISOM ayaa ka hadlay dayacnaan ay Dowlada Ugandha u muujisay xili uu yahay garaab.
Maliki Wakibi waxa uu sheegay in caafimaadkiisa uu ku waayay Qarax lala eegtay gaari uu la socday xili ay Howlgal ka wadeen mid kamid ah Gobolada Somalia.
Waxa uu sheegay in dhaqanka hadda ay kula dhaqantay Dowladiisa Ugandha ay tahay dhaqamadii ay Dowlada Somalia kula dhaqmeysay Ciidamadeeda xiliyada ay ku dhaawacmaan dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab.
Maliki Wakibi ayaa tilmaamay in nolol mugdi ah uu galay maalintii uu soo gaaray dhaawac waxa uuna carab dhabay inuusan wali helin gargaarkii Caafimaad ee uu ka filaayay inay u sameyso Dowlada Ugandha.
Waxa uu sheegay in hadda uu deegaan ku yahay Tuulladda Kareu ee Degmadda Busiya islamarkaana uu yahay Askari aan helin xuquuqdii uu ku lahaa Dowladiisa, balse ay tani u muujisay in Askari waliba la rabo xiliga uu caafimaad qabo.
"Bil kasta waxaa baaritaan caafimaad u tagaa Isbitaalka Aga Khaan ee magaalladda Nairobi, waxaana iga baxda kharash dhan 700,000 oo Shillinka Kenya".
Maliki Wakibi ayaa cod dheer ku sheegay in tan iyo markii uu dhaawacmay 2014 uusan helin Mushaaraadkii uu ku lahaa Dowlada Ugandha oo uu wali u diiwan gishan yahay waxa uuna ku baaqay in wax laga bedelo habdhaqanka.
Ugu danbeyntii, Maliki Wakibi waxa uu sheegay inuu heysto Carruur aad u farabadan islamarkaana uusan hadda u heynin wax nolol ama qutul-yoom ah, sababo la xiriira daryeel la'aanta Dowladiisa ay u muujineyso iyo abaalmarin looga dhigay mushaarka oo laga jaray.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

British ka tirsan Al-Shabab oo la baadi-goobayo

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Laamaha amaanka dalka Kenya ayaa baadi-goob xoogan ugu jira Jihaadiiste la sheegay inuu kasoo jeedo dalka Britain kaasi oo qaab dhuumasho ah ku galay dalkaasi.
Jihaadiistahaani ayaa lagu magacaabaa Maalik Yaasiin waxaana ujeedkiisa lagu sheegay inuu doonaayo in uu ku biiro Maleeshiyaadka Al-shabaab oo uu xiriir lasoo sameeyay ka hor inta uusan kasoo safrin dalka Britain.
Jihaadiistahaani ayaa waxaa baadi-goob ugu jira Ciidamo kor u dhaafaya 300 kuwaasi oo lagu daadiyay goobaha leysleeyahay wuu ku dhuumaaleysanayaa.
Jihaadiistahaasi ayaa waxaa la rumeysan yahay inuu horay uga tirsanaa Al-shabaab balse uu iminka doonaayo in uu dib ula midoobo Maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al-shabaab.
Ma aha markii ugu horeysay oo ay Boliska Kenya u soo bandhigaan sawiradda Shaqsiyaadka la baadi-goobayo ee lala xiriirinayo Maleeshiyada Alshabaab.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday dalka Kenya

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday dalka Kenya kadib markii Askari ka tirsan Taliska Booliska Kenya uu dilay xaaskiisa kadibna uu isaga is dilay.
Askarigaani ayaa la sheegayaa inuu ka dhargay maan-dooriye tankiisa sareeya waxa uuna carro kala duldhacay Xaaskiisa isaga oo go'aan ku gaaray inuu kharijiyo Xaaskiisa kadibna uu xal u arkay inuu isna is dilo.
Saraakiisha Ciidamada oo dhacdadaani la yaabay ayaa waxa ay sheegen in Askariga falkaan ku kacay uu ka howlgali jiray saldhiga Itabua ee magaalada Manyatta ee Countiga Embu.
Askariga falkaasi ku kacay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Paul Rotich waxa uuna dilkiisa ka hor kala eryay Ciidamo kusoo baxay qeylada Xaaskiisa isaga oo markii danbe is dilay.
Xaaskiisa uu dilay ayaa waxaa iyana lagu magacaabi jiray Agnes Wakalia, waxaana lasoo warinayaa inay u dhashay dhowr carruur ah kuwaasi oo xiliga dilka goobjoog ka ahaa goobta.
Haweeneyda la dilay ayaa la sheegay inay lafteedu ka tirsaneyd Taliska Booliska Kenya waxa ayna kawada tirsanaayen Hal saldhig.
Si kastaba ha ahaatee, falkaasi ayaa waxa uu shabahayaa falal inta badan ka dhaca dalka Somalia oo ay geystaan Ciidamada Dowlada oo iyagu mushaar la'aanta heysata ku dila xaasaskooda.Caasimada Online