Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

R.W. Sharm’arke “Gaalkacyo waxaan ka noqoneynaa...

0
0


Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dawlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa galinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo soo dhaweyn diiran loogu sameeyey. Wafdiga ayaana deegaanka u soo gaaray dhamaynta colaadii ka dhacay Gaalkacyo.
Ra'iisul Wasaare Sharmarke oo soo dhaweynta kadib Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay si deg deg in lagu soo afjari doono colaada dhiiggu ku daatay ee degmada Gaalkacyo ka dhacday, isagoo xusay maalinta barri in ay kulan guud wada qaadan doonaan Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, wuxuuna dhinaca kale rajo ka muujiyay colaadii dhacday in wada hadal lagu dhamayn doono.
"Aad ayaan uga xumahay dagaalka ka dhacay Gaalkacyo maalmihii u dambeeyey, waana dagaal ay wax yeelo ka soo gaartay dad shacab ah, madaama dushooda lagu dul dagaalamay. Waxaan Gaalkacyo u nimid in aan soo afjarno colaada maalmahan socotay, halkaan waxaan dib uga noqoneynaa markii ay nabaddu shaqayso oo dadkii barakacay guryahoodii ku soo laabtaan. Ayuu yiri R.Wasaare Cumar.
Xaaladda Magaaladda Gaalkacyo ayaa dagan saacadihii la soo dhaafay, waxaana halkaas horey ugu sugnaa wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed kuwaas oo kulamo kala duwan la qaatay dhinacyada ay xiisaddu u dhexeyso.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaxweynaha: “Waa in xabbad joojin degdeg ah oo...

0
0


Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqey xabbad joojin degdeg ah oo waarta oo ka dhaqan gasha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaas oo ku dagaalameen ciidammada maamullada Puntland iyo Galmudug.
"Waa ayaan darro in mar kale si micno la'aan ah loo daadiyo dhiigga muwaadiniin Soomaaliyeed oo xaq u leh inay nabad iyo xasilooni ku noolaadaan. Waa in degdeg xabbadda loo joojiyaa, wax kastana wadahadal lagu dhammeeyaa'', ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale tacsi u diray dadkii ku waxyeeloobay dagaalkan.
"Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatey dagaalkan ka dhacay Gaalkacyo. Anigoo ku hadlaya magaca Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo keygaba, aad ayay ii dhibeysaa inaan arko dad Soomaaliyeed oo naftooda ku weynaya colaad sokeeye oo laga baaqsan karey, dad Soomaaliyeed oo dhaawacyo ula jiifa colaaddaa awgeed, kuwo qaxaya iyo hantidooda ay burburtey intaba. Waana in maskaxda lagu hayaa in Ilaahay nagula xisaabtamayo fal kasta oo aan sameyno, ha noqdo mid san iyo mid xun intaba''.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay garowsan tahay baaxadda dhibaatada halkaasi ka jirta, sababtaasi awgeedna ay halkaasi uga bilowdey dadaalo nabad raadin ah oo uu horkacayo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke.
"Colaad kasta oo xilligan la abuuro waxay dib u dhac ku tahay dadaalka ay Soomaaliya doonayso inay dib u soo kabato, iyo barnaamijyada kale ee muhiimka u ah dhismo qaran cusub oo Soomaaliyeed oo caalamka la tartami kara. Waxaa colaaddan ay si toos ah u dhaawacaysa barnaamijyada iskaashiga caalamiga iyo Soomaaliya ee dib u dhiska dalka, barnaamijka Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu go'aaminayo mustaqbalka siyaasadeed ee waddankeena iyo kuwo kale oo aan nabad iyo xasilooni la'aantood aan la dhaqan gelin Karin".
Waxaa uu Madaxweynaha ugu baaqey maamullada Puntland iyo Galmudug inay si buuxda ula shaqeeyaan, gacanna uga geystaan dadaalaka Ra'iisul Wasaare Sharma'arke, Dowladda Federaalka ee Soomaaliyana aanay marnaba u dulqaadan doonin in mar kale la daadiyo dhiigga shacabka iyo barakicinta ummadda u oomman nabadda ee dagaalada ay saameeyeen 25-kii sanno ee la soo dhaafay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sideen Ku Ilaawaa Waayihii Aan Soo Wada Marnay ...

0
0

Maxaan Kugu Illawaa!
Qof walba oo adduunka kor kiisa ku nool waxa soo mara xusuuso u gaar ah. Dhacdooyin noloshiisa saamayn ku yeesha. Wakhti iyo waayo ay adag tahay sida uu ku illawaa. Xusuusaha qaarkood ayaa xanta xantaynaaya jidhka guudkiisa sare.
Sidoo kalena, qaar baa xanta xantaynaaya jidhka ubucdiisa hoose. Qaar baa marka aad xasuusato muruugonaysaa sidaas si la mid ah qaar baad markad xasuusato farxaysaa oo dhoolla caddaynaysaa in badan.
Wakhti iyo waayo walba oo ku soo maray waxa uu leyahay waxyaabo aad ku xasuusato. Waxyaabo aanad illaawi karin waxyaabo aad ku farxadid ama ka murugootid. Waxyaabo aad la yaabtid sida ay u dhici jireen wakhtigii la soo dhaafay iyo waxyaabo amma dhacdooyin aad ka mabsuudid sida layaabka leh ee aad uga soo gudubtay adigo naftaada guul u tirrinaaya.
Maskaxda iyo maanka binaEU(tm)aadmiga ayaa innagu hagaaya inaan garano oo la dhacno dhacdooyinkaas oo dhan kadib wakhtigii taggay ee ay ina so mareen. Haddaba, marka laga yimaado dhacdooyinka ina soo maray wakhtigii hore ee xusuusaha gaarka ah ku beeray nafaheenna waxa ka mid ah oo aan u socdaa waaA dadka saamaynta ku yeeshay naftaada, tayda ama nafaheenna. Qofkaas oo ah qof nolosheenna marwalba saamayn gaar ah ku leh.
Way igu adag tahay inaan ku illaawa. Way igu adag tahay inaan illaawo wakhtigii iyo waayihii aan soo wada marnay. Way igu adag tahay inaan illaawo wanaagii aad i A samayn jirtay way igu adag tahay inaan illaawo tilmaamihi aan la dhici jiray marka aad i siisid ee aan ku aflaxay. Way igu adag tahay inaan illaawo wixii aad i bartay ee wanaaga iyo horumarka i hor seeday.
Way igu adag tahay inaan illaawo qiimayntii iyo dulqaadkii aad i muujisay. Way igu adag tahay inaan illaawa dabeecadii iyo daganaan shiyihii naftaada ee marka aad ila hadlaysid. Way igu adag tahay inaan illaawo wakhtigii aan ku bartay. Way igu adag tahay inaan illaawo maalintan kula kulmay. Way igu adag tahay inaan illaawo safaradii aynu wada baxnay. Way igu adag tahay inaan illaawo sidii aan ku ixtiraami jiray. Way igu adag tahay inaan illaawo talooyinkii wax ku oolka ahaa ee aad i siin jiray.
Way igu adag tahay inaan illaawo inaad naftayda ku beertay wax layaab lahaa. Way igu adag tahay inaan illaawo inaan kaala kulmay muruugo iyo farxad labadaba. Ismaan lahayn waxa dhici doona wax kugu reeba xusuus lakiin way dhacday oo waxa
diwaangelisay naftayda qaybta u qaabilsan xusuusaha gaarka ah iyadoo la kaashaynaysa qaybta dib u celinta xusuustii hore. Wan ku xasuustaa marwalba oo aan arko mid ka mid ah dhaqannadii wanaagsanaa ee aad samayn jirtay iyo waxyaabihii aad jeclayd ee naftaada dhoola caddaynta ku abuuri jiray.
Ma illaawo maalmo badan oo nolosheena u soo A maray si wada jir ah. Ma illaawo waxyaabo badan oo aan wakhti hore u haystay khalad lakiin manta garwaaqsaday. Ma illaawo waxyaabo badan oo aan u haystay sax oo aan manta garwaaqsaday inuu khalad ahaa. Ma illaawo waxyaabo badan oo aad i sheegtay oo aan diiday inaan addeeco. Ma illaawo inaad i sheegtay run se u qaatay been. Ma illaawoaEU|.ma illaawoaEU|ma illaawoaEU| inaad qalinka iyo qoraalka i bartay annigoo aan diyar u ahayn barashadoodda.
Ma garan karo sabab aan kugu illaawo. Lakiin waxa aan qirayaa inaad ahayd qof saamayn badan ku leh ruux adduunka korkiisa kugula nool. Waxa aan ku hayaa ixtiraam iyo qadarin. Waxa aan ku hayaa sharfid iyo maamuus aad agtayda ku leedahay. Wali waxa aad tahay qof cisi,karaamo iyo sharaf agtayadda ku leh. Halkee ayaan ku illaawa qosolkii,farxadii,kaftankii, iyo dhacdooyinka aanan soo bandhigi karin ee aan maskaxda ku hayo. Waxa aan filaayaa inaad akhrinayso qoraalkan adigoo wanaag u haya qofwalba oo naftaada samayn ku leh ku sharfay kuna maamusay.
Ha u qaadan in waxwalba oo dhacay xumaan iyo kala tagga ruuxda dadka ka turjumayaan. Waxa suura gal ah in marmar khayrku sidaas ku jiro lakiin sidaas si la mid ah in khayrku marmar ku jiro in laysku soo noqdo iyadoo dacad laysku yahay.
Ha u qaadan inaad i xumaysay ama ku xumeeyay. Waayo sunnaha wanaagu leyahay ayaa ina faraaya inaan xumaanta ka door bidno wanaaga iskuna misaanno innaga oo inta yare ee xumaanta ah aan ku illaawayno wanaagii faraha badnaa ee aan isku samayn jirnay. Way ila tahay inaad ila garatay halka aan u gol leyahay. Hadda anniga oo kaliya maaha adiganna maaha ee waa qofka qoraalkan akhrisanayaa!
Waan ku hibeynayaa qoraalkan haddaad tahay qof abaal u haya qof noloshiisa samayn ku leh. Waan ku hibeynayaa haddaad tahay qof in uun abaal loo galo guddi kara. Haddii aanad hore u gudin manta iska gud unna hambalyee qofkii wax ku taray hanna ku illaawin in yar oo xumaan ah adigoo haysta in badan oo wanaag ah oo uu qofkaasi leyahay. Ma garan karaayo sabab aan kugu illaawo aEUoeadigaaEU.
aEUoeU hambalyee dadka wax wanaagsan qabta. Waxa aad heli dontaa hambalyo ka badan inta aad dadka u dirtayaEU.
W/D Mukhtaar Cabdi Sheekh aEUoeBulshaawi'
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalka Gaalkacyo

0
0

Hargeysa(Somaliland.Org):- Xukuumadda Somaliland ayaa Maamuladda Puntland iyo Gal-mudug ugu baaqday inay dagaalka ku dhex maray Magaaladda Gaal-kacyo ay ku furdaamiyaan wada-hadal nabadeed.
Xukuumadda Somaliland waxay sheegay inay jeceshahay in mandaqadda Geeska afrika lagaga naaloodo nabad-gelyo iyo horumar.
"Innagu (Somaliland) mar kastaba waxaa aynu doonaynaa inaynu gobolka lagaga noolaado nabad-gelyo iyo xasilooni sidaas ayaanu la jecel nahay Somaliland, Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya waxaynu dadkaa ugu baaqaynaa inay nabad-gelyadda ilaaliyaan inay wixii khilaafada ee dhexdooda ka jiranna ay ku dhammaystaan wada hadal iyo nabad,"ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, oo maanta warbaahinta kula hadlayay Madaarka Hargeysa ka hor intii aanay dalka ka dhoofin wefti uu Hoggaaminayay oo socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Kenya.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qiso Xiiso Badan Oo Dhacday Waqti Madaxdii Hore ee...

0
0

Qisadan waa Qiso Dhab ah, waxay Dhacday Waqti Madaxdii Hore ee Islaamku Talin jireen Xeer Ciqaabeeyadana aad loo Oogi jiray, Dadkuna Zinada ka Dhowrsan jireen.
Waxaa jiray Nin Alaab Iibiye ah (jeeble) oo Xaafadaha iyo Suuqyada la Wareegi jirey, Maalin Maalmaha ka mid ah Gabadh ayaa Guri uga yeertay, wuu u tagay Albaabkii ayey Hoosta kagas oo Xiratay, waxayna ku tiri:- waan Qeylin oo waa lagu dili ama waad iga Zinaysaneysaa.
Ninkii ayaa Fakaray, ka dib waxa uu yiri:- Isug Musqusha ayaan galayaa, markuu Musqushii galay ayuu Wasaqdii Musqusha taalay isa soo Mariyey iyo Saxaradii, ka dib Gabadhii ayuu u soo baxay intay Albaabkii Degdeg uga Furtay ayey tiri: i Dhaaf oo iiga bax Guriga.
Markuu Dibadii u baxay Allaah SW, Wasaqdii Koerkiisa marsaneyd wuxuu uga dhigay Caraf iyo Miski, xataa markuu Dharkii Dhaqay Jirkiisii ayuu Udgoonkii ka Uraayaa, markuu Dhintayna Qabrigiisa Udgoonkaasi ayaa ka soo Baxaayey, ilaa hadda waxaa la sheegaa inuu Qabrigiisa Udgoonkaasi uu leeyahay.
Haddaba, Ninkaasi wuxuu intaas oo Kheyr ah ku Muteystay Xumaantii uu ka Dhowrsadaay Darteed, Ilaaheeyna Wanaag ayuu ugu Abaal mariyey.Wabillaahi Towfiiq.(ALLOOW NAGA YEEL KUWII XUMAHA KA DHOWRSADA)W.Q:- Macoow Ustaad.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wefti Culus Oo Ka Socda Somaliland Oo u Kicitimay Kenya

0
0

Hargeysa(Somaliland.Org) Wefti uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada Arrimaha dibada Somaliland Dr: Sacad Cali Shire, ayaa socdaal shaqo oo la xidhiidha dhinaca Horumarka ugu kicitimay dalka Kenya.
Weftigan waxa xubno ka ah Wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Cali Ismaaciil Xuseen (Shoombe), Wasiirka caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) iyo Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed.
"Ujeedada socdaalkayagu waa inaanu la kulanNo safaaradaha iyo Haay'adaha aynu wada shaqaynta ka leenahay xaga horumarka,oo aanu kala hadli doono sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga innaga dhaxeeya loona tayayn laha xidhiidhkeenna,"ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre, oo warbaahinta kula hadlay madaarka Hargeysa ka hor intii aanay dalka ka dhoofin shalay.
Wasiirku waxa uu sheegay in Ha'yadaha UN-ta ay isla falan-qeyn doonaan mashaariicda ay wada jirka u fuliyaan Somaliland iyo Qarrammadda midoobay. Waxa kale oo uu xusay inay kulan la yeelan doonaan jaaliyadda Somaliland ee degan Kenya.
"Inta aanu joognana waxaanu la kulmi doonaa Haddii ALLE yidhaahdo safaaradaha iyo Hay'adahaba waxa kale oo aanu la kulmi doonaa oo aanu ka faa'iidaysan doonaa jaaliyada reer Somaliland ee wadanka Kenya,waxaanu ka hawl-gelayna sidii xafiiska Somaliland ee Nairobi sidii loo tayayn lahaa ee dib loogu furi lahaa ayaanu ka hawlgalaynaa. Waxa safarkan nagala shaqaynaya Hay'adaha UN-ta oo runtii balamahan noo sii samaysay markaa balan ayaanu ku tagaynaa ee iska tagi mayno,"ayuu yidhi Wasiirka Khaarajigu.
Wasiir Sacad oo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku kabay "Qorshaha nooguma jirto inaanu la kulano Madaxweynaha iyo Wasiirka Khaarajiga Kenya, laakiin waanu isku dayaynaa inaanu la kulanno."
"Wasaaradu xilal badan bay leedahay ee xilka ictiraaf raadintu waa ka mid aanu xil-gaara iska saarayno, waananu ku dedaalaynaa Haddii ALLE yidhaahdo. waxaanu doonaynaa inaanu tayayno xafiisyada aanu ku leenahay wadamada kale oo aanu hawl-gelino qurba-joogeenna. Waxa kale oo aanu doonaynaa inaanu xafiiska laftiisa tayayno oo isu wada tagno oo asaxaabteenna kale aynu wada hawl-gelino , oo aynu isugu wada tagno sidii Somaliland Ictiraaf loogu heli lahaa,"ayuu sheegay Dr.Sacad Cali Shire.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Cabdiwali Gaas “Ciidankii iyo hubkii...

0
0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Cali Gaas ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka qeyb qaadatay dagaalka Gaalkacyo ku dhex maray Puntland iyo Galmudug, isagoo sheegay in ciidamadii qalabka siday ee Somalia iyo hubkii dowladda ay ka qeyb qaadeen dagaalkaasi.HALKAN KA DAAWO VIDEO
"Dowladda Federaalka iyadaa sharci darro ku abuurtay Galmdudug, iyadaa sharci darro ku hubeysay Galmudug, iyadaa haddana sharci darro ku taageereysa dhibaatada ay wado" ayuu yiri C/weli Gaas oo hadalkaan ka jeediyay soo dhoweyntii wafdigii Axmed Madoobe ee Garowe tegay.
Wuxuu ku eedeeyay dowladda Somalia in hub ay usoo dirtay Galmudug "Wax la qarinayo ma aha in si cad ay dagaalka uga qeyb galeen ciidamada dowladda Federaalka iyo hubkeedii, dowladda Federaalka dhexdhexaad kama aha waxa ka dhacaya Gaalkacyo, mas'uuliyadeeda waxaa qaadanaysa iyada iyo cidii kale ee la wadaagta" ayuu yiri C/weli Gaas
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Afar Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Shabbellaha Dhexe.

0
0

Afar qof ayaa ku dhintay labo iyo labaatan kalana way ku dhaawacmeen kaddib markii gaarigii ay la socdeen uu shil ku galay duleedka degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe.


Afar Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay...

0
0

Shirka Isbeddelka Cimilada Oo Paris Ka Furmaya

0
0

Shir looga hadlayo waxyeellada ka dhalatay isbeddelka cimilada caalamka oo Qaramada Midoobay soo qabanqaabisey ayaa maanta ka furmaya magaalada Paris.

Guuleed & Axmed Madoobe oo ay ka tafan tahay

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa maalmahaani danbe mugdi sii galaaya xiriirkii yaraa ee ka dhexeeyay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland, kadib markii ay ku kala tageen colaada ka taagan gaalkacyo.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xusein Gulleed ayaa dhaliilo kala dul dhacay Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe, isaga oo u sababeeyay garabsiinta Putland xili gogosha loo keenay inuu dhex dhexaad ka ahaado Colaada labada maamul ka dhextaagan.
C/kariin Gulleed ayaa sheegay in maamulkiisa uusan Colaada la kaashaneynin cid gaar ah, balse ay iminka u muuqato in Madaxweynaha Jubbaland uu dhinac ka yahay colaada taagan.
Gulleed ayaa shirarka ka socda Gaalkacyo ka dhex sheegay inay mudan tahay in xalinta Colaada loo wada sinaado, waxa uuna si dadban farta ugu goday in Axmed Madoobe looga baahan yahay inuu ka dhabeeyo daacad nimadii uu uga soo qebgalay wafdiga loo soo xulay inay xaliyaan xaalada cakiran.
Sidoo kale, Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa isna sheegay in aragti ahaantiisa ay u muuqato in Galmudug ay awood ku raadineyso qabsashada dhulka Puntland, waxa uuna tilmaamay in DFS looga baahan yahay inay il gaar ah ku eegto dhulka uu khilaafka ka dhashay.
Axmed Madoobe, ayaa xiligaani u janjeera dhanka Puntland, waxaana jiro warar hoose oo sheegaya in iminka uu diyaarinaayo Ciidamo la geynaayo Gaalkacyo si ay uga barbar dagaalamaan Ciidamada Puntland.
Kala aragti duwanaanshiyaha Galmudug iyo Jubba ayaa sii ololinkarta xaalada cakiran ee iminka ka dhexeysa Puntland iyo Maamulka C/kariin Gulleed.
Dhanka kale, DFS ayaa garwaaqsan in Axmed Madoobe iyo C/wali Gaas ay ka caga jiidayaan xal u helida Colaada, halka Galmudugna ay u jeedinayaan amaan, kadib soo dhaweyn talaabo waliba oo lagu xalinkaro xaalada lagu jiro.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qorshe Ethiopia ay la damacsan tahay Galkacyo oo...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyihii hore ee Hayada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaciyay iney ka warheleen xogo sheegaya in mid kamid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya doonayo inuu ciidamo geeyo magaalada Gaalkacyo.
Fiqi, oo ka hadlayay xaflad xisbiga uu xoghayaha ka yahay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiisada magaalada Gaalkacyo marka hore loo abuuray in ciidamo nabad ilaalin ah la geeyo magaalada.
Wuxuu si rasmi ah kaga digay in magaalooyin kale ee nabadoon la geeyo ciidamo nabad ilaalin ah, islamarkaana dadka deegaanka ka fogaadaan iney ku dagaalamaan magaalo kale oo nabad ah, sida uu sheegay.
"Gaalkacyo waxa ka dhacay waxay ahaayeen wax dan laga lahaa, waan ognahay in mid kamid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya doonayo in ciidamo halkaasi la geeyo, marka waxaan leeyahay yaan la ogolaanin in ciidamo shisheeye la geeyo magaalo kale oo nabad ah"ayuu yiri Fiqi.
Sidoo kale Fiqi, ayaa si adag kaga hadlay sida Beesha caalamka aysan daacad kaga aheyn dhismaha ciidan qaran oodowlada Soomaaliya ay yeelato.
Wuxuu sheegay in dhaqaalo badan lagu bixiyo ciidamada ajaaniibta ah ee kusugan Soomaaliya, laakiin aysan jirin qorshe dib loogu dhisayo ciidamada xooga dalka Soomaaliya.
"beesha caalamka haddii daacad ka yahay dhismaha ciidamada Qaranka, dhaqaalaha la siiyo AMISOM kala bar kaliya haloo jaro, laakiin waxaa iska cad ineysan daacad ka heyn beesha caalamka dhismaha ciidamo qaran"ayuu hadalkiisa kusii daray Fiqi.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Duqeynmo culus oo caawa lagu qaaday saldhigyo ay ku...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo lixaad leh goordhow ka geysteen Gobolka Shabeelaha Hoose.
Diyaaradaha oo tan iyo galabnimadii maanta dul heehaabayay Hawada Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa dhowr gantaal ku garaacay Saldhig ay Maleeshiyada Alshabaab ku lahaayen Deegaanka Kuunyo Barow ee Gobolka Shabeelaha Hoose, oo saraakiil sare ay ku sugnaayeen.
Duqeynta ayaa la soo warinayaa inay aheyd mid culus waxa ayna dadka deegaanka soo warinayaan in xiliga duqeynta ay dhaceysay ay Maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan kulan ku lahaayen deegaanka Kuunyo Barow.
Mid kamid ah gantaalada lagu duqeeyay deegaankaasi ayaa ku dhacay banaanka tuulada, halka mid kalane uu ku dhacay meel u dhow garaash ku yaalla tuulada.
Warar kaasi ka duwan ayaa sheegaya in duqeynta lala beegsaday Saldhiga weyn ee Maleeshiyada ay ku leedahay Deegaanka Kuunyo Barow, kaasi oo la tilmaamay inay waxyeelo kasoo gaartay Kooxda.
Dhanka kale, duqeyntaani ayaa imaaneysa xili 10 malamood ka hor diyaarado dagaal ay duqeyn ku dileen 8 ka mid ah mintidiinta Al-Shabaab kaasi oo ay fuliyeen diyaarado aanay cidna wadin oo ka dhacay deegaanka Baladul Ami, oo 120 Km waqooyi galbeed ka xiga magaalad Muqdisho.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo soo dhaweeyay...

0
0

Muqdisho(pp) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland (Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Cabdiweli Maxamed Cali).
Heshiiskan oo ka kooban afar qodob, ayaa ah mid lagu soo afjarayo dagaal dhowaan magaaladaa Gaalkacyo ku dhexmarey ciidammada maamullada Puntland iyo Galmudug.
"Waan soo dhoweynayaa heshiiskan taariikhiga ah ee maanta lagu saxiixay Gaalkacyo. Waxaa heshiiskan uu ka tarjumayaa biseylka siyaasadeed ee shacabka iyo siyaasiyiinta ee dhinaca horumarka iyo nabadda''.
Madaxweynaha ayaa sheegay in khilaaf kasta oo dhaca uu ku qurux badan yahay in wadahadal lagu xaliyo, Soomaaliyana ay ka gudubtey xilligii qoriga wax lagu xalin lahaa.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu si gaar ah ammaan ugu jeediyay Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma'arke iyo intii kale ee kala qeyb qaadatey dadaalkii nabadeed ee halkaasi laga wadey.Puntlandpost.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

BREAKING: Suspected U.S. Drone strike targets Al...

0
0

A base of Al Shabaab fighters in Kunyo-Barow village in Lower Shabelle region has been targeted in a reported drone strike on Wednesday afternoon.
Residents reported heavy explosions near Al shabaab base in the area as a result of the airstrike by a suspected U.S. drone. The casualty figure in the air attack is unclear at this time.
U.S. has in the past carried out many airstrikes in suthern Somalia, including a drone attack which killed Al shabaab leader Ahmed Godane near Barawe town in Lower Shabelle region On 1st September, 2014.Keep an eye out at Shabellenews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Madaafiic xoogan oo Caawa lagu garaacay Xerada...

0
0

Muqdisho (Sh M Network)--Caawa Madaafiic xoogan ayaa lagu soo waramayaa in lagu garaacay Xerada Maslaxaha ee Degmada Hiliwaa oo Saldhiga militari ay ku leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ku dhwaad 15 Hoobiye lagu Weeraray Xeradaasi isagoona tilmaamay in halkaasi uu iska horimaad ku dhexmaray Ciidamada AMISOM iyo Kooxo hubeysan.
Ururka Al Shabaab ayaa bartooda internet-ka waxey ku sheegteen mas'uuliyada Weerarka Caawa lagu qaaday Xerada Ciidamada AMISOM ee Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa Xarakada Al Shabaab ay tilmaameen in Weerarkaasi ay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ay ku gaarsiiyeen Ciidamada AMISOM inkastoo aan weli la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.
Xaalada Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa Caawa ah mid kacsan kadib markii halkaasi uu ka dhacay Iska horimaad Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo Kooxo hubeysanaa.
Ilaa iyo haatan ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada AMISOM eek u aadan Weerarka Madaafiicda ahaa ee Caawa lagu qaday Xaruntooda Ciidan ee Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland Oo VOA-da Ku Eedeysay Inay Ka Baxday...

0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ku eedeeyay masuuliyiinta laanta afsoomaaliga ee idaacada VOA-da inay jabiyeen heshiiskii ay la galeen xukuumadda.
Wasiir Cukuse oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxa uu sheegay in idaacadda VOA ay heshiis ku galeen in baahintoodu soo gasho saddex wakhti hase yeeshee ay ku baahintooda ku dareen baahin afraad oo dheeraada oo aan ku jirin heshiiskii ay galeen.
"Jamhuuriyadda Somaliland wasaaradda warfaafintu laba idaacadood oo waaweyn ayay oo afka Soomaali ah ayay heshiisyo kula jirtaa idaacada BBC-da iyo idaacada VOA-da. idaacadda VOA waa markii labaad ee aan is-qabano. Idaacada BBC ma dhacdo in aan is qabano sababtuna waxa weeye annagu waxaan ixtiraamnaa heshiiksa aanu wada galno. idaacadda VOA waxa aan ku jirnaa heshiis ah in saddex xili hawada soo galaan oo barnaamijyada ay leeyihiin baxaan, saddexdaas xili oo aanu u fududayno in dalka ka hawl-gali karaan,"Ayuu yidhi Wasiirka warfaafintu.
Wasiir Cukuse waxa uu tilmaamay in idaacada VOA-da hawada soo gasho saacado dheeraada oo aan heshiiskii ay la galeen ku jirin waxaan uu yidhi "Heshiiskii ayay ka baxeen saacado kuwii ahayna way damceen inay ku daraan oo subaxle oo duhur leh saacadahaa dheeraadka ahi way ka baxsan tahay ixtiraamna maaha in dawladda dhan intaad heshiis la gasho aad iska wadato uun taada."
Wasiirku waxa uu sheegay in ka xukuumad ahaan ay ixtiraamayaan heshiiskii ay la galeen idaacadda VOA waxaana uu yidhi "Wali heshiiskii ayaan ixtiraamaynaa labadii xili ee aynu heshiiska ku ahayna diyaar ayaan u nahay wixii intaa ka badana in laga wada hadlo diyaar ayaan u nahay ee macquula saacadaha Radio Hargeysa soo gashana macquul maaha in idaacado kale siino."
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi u Diray...

0
0

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Fanaanka Caanka ah ee reer Somaliland Nuur Jaamac Aadan (Nuur Daalacay) oo uu aabihii Marxuum Jaamac Aadan Bullaale ku geeriyooday dhawaan Magaalada Gabiley, laguna aasay Marxuumka.
Madaxweynuhu waxa uu tacsi taa la mida u dirayaa qoyskii, qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuumku.
Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiskii...

0
0

Garowe(pp) Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobalka Mudug, tartankana u galay xilka madaxtinimadda Puntland 2014 ayaa ka hadlay heshiiskii mamuladda Puntland iyo Gal-Mudug ku gaareen magalada Gaalkacyo.
Warsame ayaa sheegay afarta qodob ee labada dhinac ku wada heshiiyeen inaysan wax badan uga soo bixi karin in la dhaqan galiyo, mar haddii buu yiri aan laga qayb galin wada hadalka dhinacyadii ay qusaysey sida siyaasiyiinta, aqoon yahanka iyo dhaqanka, wuxuna sheegay go'aanka Gaalkacyo iyo heshiiska inaysan cid gaar ah ka hadli karin.
Waxa uu madaxwaynaha dowladda Federaalka ku eedeeyay inuu ka aamusay dagaalkii Gaalkacyo, isagoona todobo bari ka dib ka hadlay, wuxuna sheegay xiisada laga abuuray magalada Gaalkacyo inay cadaynayso in aan la dooneyn in doorashada waqtigii loogu talo galay la qabto.
Heshiiska Puntland iyo Gal-Mudug oo ka kooban afar qodob ayaa dhigaya in ciidamada isku hor-fadhiya magalada la kala qaado, in qoysaskii barakacay dib loogu soo celiyo guryahooda iyo in xabad joojinta la dhaqan galiyo.
Cali Xaaji Warsame oo horay waraysi u bixiyayna waxa uu sheegay in la wado qorshe ciidan AMISOM ah lagu keenayo magalada Gaalkacyo.
Hoos ka dhagayso waraysigii uu siyaasi Cali Xaaji Warsame ka qaaday wariye Maxamed Cabdilaahi Cali Kooshin ee Radio Daljir.http://puntlandpost.net/pp/wp-content/uploads/2015/12/Dhagayso-Siyaasi-Cali-Xaaji-Warsame-''Waa-lagu-khasaaray-Hogaanka-sare-ee-Dawlada-Soomaaliya''-puntlandi.com_.mp3Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

14 ku Dhintay Weerar ka Dhacay California

0
0

Ugu yaraan afar iyo toban qof ayaa dhintay 17 kalena way ku dhaawacmeen weerar lala beegsaday xaruun lagu tababaro dadka naafada ah oo ku taalla gobolka California ee Maraykanka.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live