Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

XOG + Sawirro: Qorshe lagu Cirib tirayo Al-shabaab...

$
0
0

Kulan ay maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku yeesheen taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiisha ugu sarreysa AMISOM ayaa looga hadlay qorshe dagaal cusub oo lagu qaadayo kooxda Alshabaab si sanadkan gudihiia looga xoreeyo degaanada gacantooda ku harsan.
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa cadeeyay in sanadkan 2016-ka uu u noqon doono sanadii howlgallada howlgallada lagu baacsanayo Ururka Al-Shabaab.
aEUoeKulankan muhiimka ah ee aynu maanta halkan u fadhino ujeedkiisu waa in wadajir loogu diyaar garoobo dib u xoreynta goobaha dhiman ee cadowgu joogo. Waxaan isla garanay AMISOM in Sanadkan 2016 Soomaaliya oo dhan laga waayo meel ay argagixiso ka taliyaanaEUayuu yiri Taliyaha Xoogga dalka.
Kulanka ayaa waxaa taliyaha ciidamadda ku weheliyey Abaanduulaha xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil kale, wuxuuna shirkani qeyb ka yahay kulamo is daba joog ah oo maalmihii u danbeeyey u dhexeeyey wasaaradda gaashaandhigga iyo hawl-galka nabad ilaalinta Soomaaliya.
Howlgalka ugu weyn ayaa la filayaa inuu ka bilowdo degaanada Jubbooyinka, kaasoo loogu magac daray aEUoeJubba CorridoraEU waxaana hadda socda ciidamo ku qulqulaya gobolada Gedo iyo Jubada hoose oo dagaalka qeybta ugu weyn ka qaadanaya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo: Maamulka Galmudug oo Isku keenay qaar kamid...

$
0
0

Maamulka Galmudug State ayaa kulan uqabtay odayaasha iyo waxgaradka qaar kamid ah beelaha dega deegaanada maamulkaas.
Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid iscafis ah oo ay daris ku noqon doonaan beelaha dega gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Xubno katirsan Maamulka Galmudug State iyo odayaasha dhaqanka ee kulankaas ka qeyb galay ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay in qorshaha dariseynta deegaanada Galmudug la meel mariyo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhagayso: Xaalada Ceel-Barde oo isbadashay Xili...

$
0
0

Magaalada Ceel-Barde ee gobolka Bakool ayaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq xoogan xili la filayo in saacadaha soo socda ay gaaraan xildhibaano iyo wasiiro ka kala socda DF Soomaaliya iyo maamulka Koofur Galbeed.
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qorshaha xildhibaanada iyo Wasiiradan ay tahay sidii ay ula kulmi lahaayeen dadka deegaanka isla markaana xal looga gaari lahaa khilaafka taagan.
Hase ahaatee maamulka Bakool Sare ee looga dhawaaqay Ceel-Barde ayaa ku adkeysanaya ineysan wax wadahadal ah la geli doonin maamulka Koofur Galbeed.
Xildhibaan Cumar Cali oo kamid ah xildhibaanada kusugan Xudur ee kusii jeeda Ceel-Barde ayaa si faah faahsan uga hadlay sababta safarkooda.http://www.warqaad.org/wp-content/uploads/2016/01/Xil-Cumar-Cali-Bolosh.mp3
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Filim Naxdin leh oo laga sameeyay qaabkii loo...

$
0
0

Madaxwaynihii hore Puntland oo ka qayb galaya...

$
0
0

Garowe(Puntlandpost)- Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole qaar ka mid ah wasiiradiisii hore ayaa maanta u anbo baxaya magalada Bosaso halkaasoo maalmihii lasoo dhaafay lagu sii qul-qulayay.
Cabdiraxmaan Farole ayaa lagu marti qaaday munaasibadda furitaanka dhismaha wajiga koowaad garoonka diyaarahada Bosaso kaasoo la daahfuraya 8-da bishaan, sidoo kale waxaa ka qayb galaya Cabdiweli Shiikh Axmed, Cali Maxamed Geedi oo Ra'iisul Wasaare kasoo noqday Soomaaliya.
Wasiirka koowaad ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu kasoo qayb galayo, kana soo dego gagida diyaaradaha magalada Qardho.
Wajiga koowaad dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso ayaa diyaar ah dherarka dhabada ay diyaaradaha ku ordayaan ayaa dhan 2.KM iyo 400-mitir halka balacana uu yahay 45-Mitir, dhaqaalaha ku baxayna waxaa Puntland ugu deeqay dowladda Talyaaniga.Puntlandpost.com
Xafiiska Garowe

The post Madaxwaynihii hore Puntland oo ka qayb galaya furitaanka Airport-ka Bosaso appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Dalxa: ” Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Prof Max'ed Cumar Dalxa oo Shabelle la hadlay ayaa ku tilmaamay go'aanka ay dowladdu ka qaadatay Xiisadda u dhexeysa dowladaha Sacuudiga iyo Iran mid lagu deg degay.
Dalxa ayaa sheegay in waxba aysan kala soconin go'aanka ay Wasaaradda Arrimaha dibadda ku taageertay dowladda Sacuudiga in xiriirka ay u jarto Iran wuxuuna xusay in labada dal uu xiriir wanaagsan kala dhexeeyay Soomaaliya sidaas darteedna loo baahnaa in laga baaraan dego , oo aan Sacuudiga si fudud
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay horay u taageertay dagaalka ka socda dalka Yemen kaas oo ay qeyb ka tahay dowladda Sacuudiga .
Go'aanada ay iyada oo qura gaareysa Wasaaradda Arrimaha dibadda Baarlamaanka ayuu Xildhibaan Dalxa ku qeexay in ay yihiin kuwa u muuqda in aan faa'iido laga gaareynin.
Dhawaan ayey ahayd markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya war qoraal ah ay soo saartay waxa ay ku taageertay go'aan Sacuudiga uu ka gaaray xiriirkii diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Dowladda Tehran.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Obama iyo Joe Biden Oo Orod isku Baxay

$
0
0

C/qani Saciid Carab oo loo Magacaabay Madaxweyne CECAFA

$
0
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya C/qani Saciid Carab ayaa loo magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Xiriirka Kubadda Cagta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika.
Intii lagu guda jiray shirka Golaha fulinta CECAFA oo ka dhacay magaalada Khartoum ee dalka Sudan maalintii shalay ayaa Madaxweynaha CECAFA Dr. Mutasim Gafaar waxaa uu soo jeediyay in C/qani Saciid Carab loo magacaabo Madaxweyne kuxigeenkiisa.
Mr C/qani ayaa mar kale dib loogu doortay xubinta Golaha Fulinta ee CECAFA, shan xilli, isagoo noqday ninka kaliya ee ka soo haray xubnihii hore ee Guddiga Fulinta CECAFA.
Dr. Mutasim ayaa sheegay in waayo aragnimada Mr Carab darteed, waxaa uu soo jeediyay inuu yahay ninka kaliya ee noqon kara kuxigeenkiisa
Guddiga fulinta ee CECAFA ayaa meel mariyay in C/qani Saciid Carab oo Soomaaliya ka socday inuu noqdo Madaxweyne kuxigeenka CECAFA wixii ka bilowday 4-ta Janaayo 2015
C/qani Saciid Carab oo muddo soo ahaa Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa bishii Agosto sanadkii 2014 loo doortay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, kadib doorasho shaki la geliyay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Oo isku day Dil Ka...

$
0
0

Wararka ka imaanaya wadanka Yemen ayaa sheegaya in mas'uul katirsan xukuumadda Yemen uu ka bad baaday isku day dil oo lala damacsanaa isaga iyo ku xigeenkiisa.
Qarax xooggan ayaa bartamaha magaalada Caden lagula helay kolonyo gaadiid ah oo gelbinayay Col.Ceyduruus Alzubeydi oo ah guddoomiyaha gobolka Caden.
War rasmi ah oo kasoo baxay xukuumadda Yemen ayaa lagu sheegay in ruux naftiis hure ah oo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu isku qarxiyay kolonyadii uu la socday guddoomiyaha Caden waxaana halkaasi ku dhintay 5 askari oo ilaala u ahaa mas'uulka la beegsaday.
Qaraxa ka dhashay weerarka ayaa geystay burbur xooggan oo gaaray gaadiid wadada marayay,bishii lasoo dhaafay ayaa qarax ay mas'uuliyaddiisa sheegatay Kooxda Daacish waxaa lagu dilay guddoomiyihii gobolka Caden.
Loolanka kajira Yemen ayaa bilihii lasoo dhaafay ahaa mid sii xoogeysanayay,dhinaca kale weerar ka dhacay magaalada Damaar ee duleedka Sanca ayaa lagu beegsaday hoggaamiye katirsanaa Ururka Al-islaax ee qeybta ka ah xukuumadda Cabdi Rabih Haadi Mansuur.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Salaad Cali Jeelle Oo Wareysi lagu kediyay

$
0
0

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo xuska sanadguuradiisii labaad ee kasoo wareegatay markii uu qabtay Xilka Madaxweynenimo ee Puntland waxaa uu wareysi siiyay TV-ga Somali Channel, gaar ahaan Bandhigga Deperani ee uu daadihiyo Wariye Jaamac Deperani.
Wareysiga ayaa lagu weydiiyay Salaad Cali Jeelle su'aalo kedis ah oo qaarkood uu uga jawaabay si aan loo baahneyn.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Suudaan

$
0
0

Kn: Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Sudan iyo Safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Sudan ayaa ka qayb galay Soo dhaweynta Wasiirka.
Siihaya Safaarada Mudane ibraahim Guure Maxamed oo soo dhaweynta kadib warbaahinta Qaranka Kula hadlay Hoolka shirarka ee Garoonka khartuum ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Wasiirku uu Casuumaad Rasmiya ka helay Jaamacada Caalamiga ee afrika
Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowlada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Kulamo layeelan doono Madaxda wasaarada arimha gudaha iyo Taliska Ciidanka Dalkan Sudan.
Dhanka kale wasiirka ayaa tibaaxay in uu sidoo kale jiro kulamo uu la qaadan doono madaxda sar sare ee dowladda suudaan oo uu kala hadli doono iskaashiga labada dal wufuudaasina uu qeeb ka yahay dhigeeyga dalka suudaan ayuu yiri wasiir odawaa
Dowladda suudaan ayaa ah dowlada inta badan soomaaliya garab muuqda ka siisa taageero joogta ahna la garab istaagan madaxda dowladda iyo shacabka soomaaliyeed intaba wuxuuna balan qaaday sidoo kale wasiirka in uu kulamo kala duwan uu la qaadan doono jaaliyada soomaaliyeed ee dalka suudaan si aan u kala warqaadano ayuu wasiirku raaciyay
Waa markii ugu horeesay tan iyo markii loo magacaabay xilka wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka dowladda soomaaliya cabdiraxmaan odawaa uu soo gaaro Khartuum.KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jubbaland : Shirka madasha hal maalin dib looma dhigayo

$
0
0

Kn: Wasiirka warfaafinta Jubbaland Cabdinuur Cali Aadan oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta lagu qabanayo shirka madasha ee lagu wado in uu dhoco 10-ka bishan ayaa sheegey in hal maalin aanan dib loo dhigi doonin shirka.
"Shirka waxa uu dhacayaa xiligii loogu talogalay, hal maalina dib looma dhigayo, waxaanan sheegayaa in wararka warbaahinta qaar ay qoreyso uu yahay mid been abuur ah oo aanan sal lahayn" ayuu yiri wasiirka oo ah guddoomiyaha guddi hawleedka qabanqaabada shirka.
Dhanka kale waxa uu sheegey in qabanqaabada shirka ay soo dhammaatay, islamarkaasina diyaariyeen wax kasta oo shirka uu u baahnaa.
"waxaan kaloo sheegayaa in amniga shirka ay suggi doonaan ciidamada Jubbaland ee kala ah Daraawiishta, Nabbad Suggida iyo Booliiska, mana jiraan ciidamo kale oo iyagu shirka shaqo ku leh" ayuu intaasi ku daray wasiirka.
Boqolkiiba 80% waa ay kasoo jawaabeen madaxdii la casuumeey, waxayna sheegeen in ay imanayaan, waxana uu wasiirka meesha ka saaray in madaxda qaarkood ay shirka ka maqnaanayaan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sareer oo beeniyey in Ciidamada Ethiopia la...

$
0
0

Kismaayo-(Puntlandpost)- Afhayeen maamulk Jubbaland Cabdinaasir Seerar Maax oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa beeniyey in Ciidamada Ethiopian ka ah ee Kismaayo la keenay ay u yimaadeen inay la wareegaan sugida amaanka goobta lagu qabanayo shirka looga hadlayo doorashada Soomaaliya oo Kismaayo ka furmi doona.
Cabdinaasir Seeraar ayaa sheegay in Ciidamada Ethiopia ay qayb ka yihiin howlgalka AMISOM,basle aysan u imaan Kismaayo inay la wareegaan Amaanka goobta lagu qabanayo Shirka.
Afhayeenka Maamulka Jubbaland ayaa ku micneeyay ujeedka Ciidanka Ethiopia u tageen Kismaayo ay tahay iney la dagaalamaan wuxuu ugu yeeray Cadowga uu ku sifeeyay ururka Al-shabaab oo ku sugan qeybo ka tirsan deegaanada Jubbooyinka.
Warbaahinta qaarkeed ayaa dhawaan sheegtay in Ciidamada Ethiopia ay Kismaayo u yimaadeen inay sugaan Amaaanka Shirka Kismaayo lagu qabanayo.Puntlandpost.com.
The post Sareer oo beeniyey in Ciidamada Ethiopia la wareegayaan sugida amniga Shirka Kismaayo lagu qabanayo appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdiweli Sheekh Axmed: ” Ciidanka Soomaaliyeed...

$
0
0

Carmo ( Sh.M.Network)-Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Max'ed oo Saxaafadda kula hadlayay Magaalada Carmo ee Gobolka Bari ayaa sheegay in ay tahay magaalo ku haboon in lagu taba baro Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Mr Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa daaha ka rogay in Ciidan uu ku dhismo hoggaan wanaagsan uuna ku talin lahaa In Saraakiisha Booliska Soomaaliyeed carmo lagu abaabiyo.
" dibadda Tababarrada Askarta Soomaaliyeed loogu qaado halkaan ayaa ka wacan" ayuu yiri Cabdiweli Sheekh Axmed.
Masuuliyiin kala duwan oo uu ku jiro Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Max'ed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoostaga maamulka Puntland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukuumadda Federaalka oo ku baaqday in wax laga...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Max'ed Cumar Carte oo ka qeyb galayay shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahan yahay in arrimo badan wax laga qabto.
Mr Carte ayaa meelaha wax ka qabashada u bahan ku sheegay in ay ka mid tahay Fikir kala duwanaasha xagga diinta Islaamka ee u dhexeysa dadka Soomaaliyeed.
Sidoo kale Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay Muhiim tahay in shacabku ay la xisaabtamaan dowladdooda taasina ay kor u qaadeyso wax qabadka dowladda.
Soomaaliya oo dadkeeda ay heystaan diinta Islaamka , hadana waxaa jira kala fikir duwanaasho iyadoo ay jiraan Kooxo diimeedyo dadka kala taabacsan yihiin.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shabaab oo wacad ku maray inaysan jirin meel ay kaga...

$
0
0

Waxaa sii kordhaya Hanjabaadaha kala duwan ee Ururka Shabaab ay ujeedinayaan xubnaha u shaqeeya Dowladda Federalka Somaliya iyo ciidamada Amisom ee dalka ka howlgala, xilli muddooyinkaan ay sii kordhayaan falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ee Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Shabaab ugu magacaaban Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal) ayaa sheegay in dar dar ay ku socdaan falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ee ay ka geysanayaan Caasimada Magaalada Muqdisho.
Waxa uu sheegay Sarkaalkaan Shabaab ka tirsan, Madaxda Dowladda iyo kuwa Amisom inay ku dhuunteen Xeryo iyo goobo ciidamada ay ka buuxaan, balse Magaalada ay joogaan dadka Dowladda la shaqeeya sida uu yiri oo bartilmaameed inay ka dhigan doonaan ugu hanjabay.
aEUoeMagaalada Muqdisho waxaa ka socda Hardan u dhaxeeya Islaamka iyo gaalada, habeen iyo Maalin waa ay socdaan howlgalada ay Mujaahidiinta ka sameynayaan Magaalada Muqdisho ee cadoowga lagu beegsanaayo, Madaxdii Xeryaha ayeey ku xaroodeen, waxaa Magaalada wareegaya ciidan iyo Jawaasiis, Mujaahidiintana waxa ay goaEU(tm)aan ku gaareen inay beegsanayaan cid waliba oo gacmo u ah cadoowga ama miino aan la beegsano ama si kale aan ku dilno.aEU Ayuu yiri Sheekh Cali Jabal oo la hadlay Idaacada Al Furqaan.
Sarkaalkaan ayaa sheegay Magaalada Muqdisho inuu ka jiro qal qal dhanka ammaanka ah oo ciidamada Shabaabka ay Madaxda ku beegsadaan meel waliba, sida Hoteelada, Xarumaha Dowladda iyo Xarumaha ciidanka intaba.
Ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaanan aheyn maalmahan dambe mid wanaagsan, maadaama Shabaabka ay sii kordhiyeen beegsiga ay ku hayaan xubnaha Dowladda Federalka Somaliya la shaqeeya.
Ciidamada Dowladda oo ammaanka Muqdisho gacanta ku haaya, ayaa ku dadaala sidii ay uga hortagi lahaayeen falalka guracan ee Shabaabka ay ka geystaan Muqdisho.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWOSAWIRADA:-Ciidamada dowlada oo ku guuleystay in...

$
0
0

Taliye ku xigeenka Saldhiga Boliska Magaalada Jowhar Laba xidigle Geele Isaaq Warsame ayaa warbaahinta u soo dhigay sawiro muujinaaya Gaadiid ay ku raranyihiin Mucaawino loogu talagalay dadka Magaalada Jowhar oo inta la lunsaday dib hadana loogu raray Magaalada Muqdisho.
Taliye Geele Isaaq ayaa intaa raaciyay in mucaawinada la lunsaday ay la heed hay,ada WFP waxaana howsha xatooyada ah wax ka waday Ganaacsato ku xiray Hay,adaas oo dhowr jeer ficiladaas oo kale ku dhaqaaqday.
Mucaawinada ayaa isugu jirta Massago Buskudka Nafaqada leh iyo Malmalaatada logu talagalay caruurtay ay nafaqo darida hayso
Mucaawinada ayaa aheed qeybtii ugu horeysay gar gaar loogu talagalay dadka ay saameynee Fatahaadii dhawaan ka dhacay Jowhar iyo degaanada ku xeeran.
Gaadiidka la qabtay ayaa waxaa ay qaarkood ka sii baxayeen Magaalada Jowhar dhinaca Muqdisho halka Mucaawinada kale lagu dhex qabtay bakhaaro magaalada ku yaala oo lagu dhex iibinaayay.
Geele Isaaq Warsame taliye ku xigeenka Jowhar ayaa ugu dambeyn sheegay in ay talaabo ka qaadayaan dadkii ku lugta lahaa falka lunsiga mucaawinada isla markaana wuxuu uga digay shaqsiyaadka qorsheenayaa ficilada nuucaa oo kale. A A A
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Wiilkii video-ga Daacish kasoo dhex muuqday...

$
0
0

Wiilkii yaraa ee ku jiray muuqaalkii Dacish ugu hanjabaysay dalka Britain,waxaana magaciisa lagu sheegay inuu yahay Isa Dare,oo ay dhashay haweenay xagjir ah oo lagu magacaabo Grace Khadija Dare.
Haweeneydan ayaa ka dhooftay dalka Ingariiska, si ay ugu biirto Ururka ISIS/Dacish, waxayna ka mid ahayd gabdhihihii u horreeyay ee reer Galbeedka ahaa ee sanadkii 2012kii u dhoofay dalka Suuriya, waxayna guursatay nin ka tirsan mintidiinta oo lagu magacaabo,Abu Bakr,oo ka soo jeeday dalka Sweden.Halkaan ka daaawo
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Federaalka oo Beenisey in ay xiriirka u...

$
0
0

Kn: Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa beeniyey warar sheegayay in dowladda federaalka ay qorsheyneyso in ay xiriirka u jarto dowladda Iran kadib murankii dublamaasiyadeed ee dhex maray Iran iyo Sucuudiga.
"Xiriirka noo dhaxeeya wali waa sidiisii, waa jirtaa in aan xirney sargaal Irani ah oo meel qaldan booqdey, balse wax safiir ah oo ay aan ceyrineyno ma jiro" ayuu yiri wasiirka.
Wadamo badan oo Muslimiin ah ayaa xiriirka dublamaasiyadeed u jaray Iran kadib markii dowladda Sucuudiga ay dib ugu yeeratay safiirkeedii Iran u fadhiyey taasi oo ka dambeysey kadib markii la weeraray safaaraddii ay ku lahayd magaalada Tehraan.
Dalalka xiriirka jaray waxaa ka mid ah Jabuuti, Baxreyn iyo dalal kale.
Horey dowladda federaalka ayaa u cambaareysey falkii lagu weeraray safaaradda Sucuudiga ee Iran, kuna tilmaamtay fal ka taloowsan xeerka caalamiga ah.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Khartoum

$
0
0

Khartoum-(Puntlandpost)- Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Odaywaa iyo wafti uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada Khartoum ee Caasumadda dalka Sudan.
Waftiga uu hogaaminayey wasiirku waxaa Khartoum kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Sudan iyo Safaarada Somaliya ay ku leedahay Sudan.
Siihaya Safaarada Soomaaliya ee dalka Sudan Ibraahim Guure Maxamed oo warbaahinta la hadlay sheegay in Wasiirku uu Casuumaad Rasmiya ka helay Jaamacadda Caalamiga ee afrika,islamaraakan intuu Sudan joogo oo la kulmi doono madaxda dalka Sudan oo arimo badan kawada hadli doonaan.
Wasiirka Arimaha gudaha Cabdiraxmaan Odaywaa ayaa isna sheegay inuu kulamo la qaadan doono madaxda sar sare ee dowladda Sudan oo ay ka wada hadli doonaan iskaashiga labada dal,isagoo sheegay inuu dadkuu la kulmayo uu ku jiro wasiirka arimaha gudaha Sudan.
Waa safarakiisi ugu horeeyey oo uu ku tago dalka Sudan tan markii loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya.Sawirro.
Puntlandpost.com.
The post Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Khartoum appeared first on Puntland Post.