Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Dad Faafinayey Shiico oo Hargeysa lagu Xukumay

0
0

Muxuu La Kulmay Ninkii Xaaskiisa weeydiiyay Sidee...

0
0

Wuxuu u soo galay Xaaskiisi oo jikada cunto ku karineysa, wuxuu ku yiri:
Ninki: Sidee buu Qalbigaagu hal mar u wada jeclaan karaa afartaada caruur ah ?
Xaaski: Alle ayaa ugu talagalay sidaa. Qalbiga Hooyadu wuu qaadi karaa Jaceylka caruurteeda. sidaa darteed ayaana afarteyda caruur ah isku si ugu wada jeclahay
Ninki: Sidoo kale, Alle ayaa ugu talagalay ninka Ragga ah inuu afar xaas yeesho. Qalbiga ninkuna wuu qaadi karaa. sidaa darteed ayaan rabay inaan kuugu sheego inaan haweenay kale guursan rabo.
Isagoo cusbitaal jiifa, marki uu ka soo miyirsaday dhaawici ka soo gaaray Biyihi kululaa dabka saarnaa ee lagu shubay ayuu fariin u diray Ragga kale, "Marnaba arrimaha qaarkood ha kala hadlin Xaaskaada oo Jikada ku jirta!"
La Wadaag Asxaabtaada
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dad Dhulkooda wax ka soo Saari Waayay oo Bariis iyo...

0
0

Hargeysa (Waaheen) shacbiga Somaliland ayaa noloshoodu ku xidhan tahay raashinka iyo agabka dibadaha laga soo waarido, isla markaana aan dhulkooda hodanka ah waxba kala soo bixin.
Waxay raashinka iyo waxyaabaha lagama maarmaanka u ah nolosha ka sugaan dibaha, taas oo u soo marta bada cas ayaa gebi ahaanba dhulkooda wax soo saar aanay ka soo saarin.
Dhulka Somaliland ayaa u kala qaybsana dhul xoolaad iyo dhul beereed mudooyinkii hore, balse wakhtigan xaadirka ah dhul daaqeen xoolaha ahina aanu jirin beerana jirin, isla markaana dibaha uun wax ka suga.
Dunida maanta ee dagaaladu meelo badan ka oogan yihiin, bada cas ay tahay marin wax u soo maraan hadii ay hal todobaad kala xidhanto bariiska iyo baastada bakhaarada yaal laba cisho ayaa lagu cunayaa, isla markaana kayd raashin aanu jirin nololi kama dambaynayso.
Wakhtiyadii hore beeralayda reer Somaliland oo wax soo saarkoodu u badnaa galay iyo hadhuudh ayaan hada wax hagaagsan beerin ka dib markii ay waayeen dhiiri galin iyo gacan qabasho, isla markaana xilliyada dalagu go' ay hay'ada WFP suuqa soo galiso galay iwm, taas oo niyad jab ku riday beeralayda wadaniga ah.
Waxa loo baahan yahay in ganacsatadu ay sameeyaan horumar oo dadka ka joojiyaan bariiska iyo baastada cunto la moodka ah oo ay beeraan dhulka dihin wax soo saar mug leh ka hirgeliyaan oo shaqo abuur sameeyaan, isla markaana maalgashadaan dhulka oo dooxyada biyo xidheen ka sameeyaan.
Dhinaca xukuumada waxa looga baahan yahay in ay beeralayada dhiigi galiso, isla markaana wacyigalin la xidhiidha wax soo saarka iyo qalabkii u baadi doonto beelayda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mucaaradka Itoobiya oo Sheegay in Dalku ku jiro...

0
0

"dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya iyo suudan ayaa Itoobiya ka dhigay dal Xasiloon." OLFAdiss-abab(Waaheen) OLF Xubin ka mid ah xisbiga mucaaradka ah ee Blue party, Eyasped Tesfaye, ayaa sheegay in uu ka cabsoonayo in uu sheego in mudahaardada ka socda gobolka Oromiya ay ku dhinteen 150 qof. Waxaa uu intaa ku daray, in gobolka Oromadu uu ku jiro xukun milatari. Inkastoo horey dhimashada mudahaardada loo gaadhsiyey 75, waxaa jira warar isasoo taraya oo sheegaya in tirad dhimashadu labaalaabantay. Dawlada ayaa aad u xakamaysay warbxinada ka soo baxaya goobaha dibadbaxa laakiin waxaa jira sawiro iyo filimo muujinaya habka ciidanka dawladu ula dhaqamay dadka mudahaardayo oo lagu faafiyey bogaga internetka ee bulsahadu ku kulanto. Warbxin lagu baahyey idaacda caalamiga ah RFI ayaa lagu sheegay in dibadbaxyadu u socdaan si nabadgalyo ah, balse dad dawlada taageeraya ay bilaaban rabshado si loogu marmarsiyoodo dadka sida nabada ah u mudahaaradaya. Mucaaradka ayaa beesha caalamka ku eedeeyey in ay dhagaha ka fureysatay wax-ka-qabashada cadaadiska lagu hayo dadka shacabka ah sida nabada ah u mudahaaradaya. Xubin u hadlay ururka OLF ee laga maamnucay Itoobiya ayaa sheegay in dalku uuna deganeyn, laakiin dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya iyo suudan ay ka dhigeen Itoobiya dal xasiloon. Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in daboolka laga qaado xaalada dhabta ah ee Itoobiya. Masuulka u hadlay OLF ayaa xusay in rabashaduhu ku faafifi karaan gobolada Ogaden iyo Gambella oo uu sheegay in ay ka jiraan xadgudubyo dhanka aadanimada ah iyo dhul boob. Dawalada Itoobiya ayaa rabshadaha ku eedesay wax ay ugu yeedahay xoogaga nabadiidka ah. Kooxaha mucaaradka ah ayaa sheegay in dibadbaxayadu weli socdaan inkastoo xukuumadu caadadis dadka saartay. Idaacada RFI ayaa sheegtay in ay masuuliyiinta dawladu ka jaawabi waayeen codsi ku sabasaana rabshadaha. Dhinaca kale, Uruka Xuquuqal Insaanka HRW ayaa xustay in xaalada mudahaaradadu si murgeen ka dib markii dawladu qabatay madaxii ururka OFC, Bekele Gerba, oo ilaa imika aan la ogayn meesha lagu hayo. Ururka HRW ayaa ugu baaqay Itoobiya in ay ooda ka qaado maxabiista iyo madaxda xidhan islamarkaana u ogolaato dadka inay si nabad ah ku mudaharaadaan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maxkamada Jigjiga oo Xoriyadoodii u soo celisay...

0
0

Hargeysa (Waaheen) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimadka ee Somaliland Saleeban Jaamac Dirir ayaa Magaalada Tog-wajaale ku soo dhaweyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasarada Caafimadka ee Somaliland oo Ciidamada Itoobiya ka Kaxaysteen Xududka u dhexeya Somaliland iyo Itoobiya.
Maxkamada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jig-jiga ayaa Xoriyadooda u soo celisay shaqalaahasi ka dib markii maxkamadu ogaatay in Shaqaalahaasi iyaga oo ambad ah xuduudka ka talaabeen sidaasi ay Itoobiya ku galleen.
shaqaalahan ayaa wakhtigaasi ku guda jiray hawlaha caafimaad ee Deeganada xududaha Soamliland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Communique of National Conference for Somali Media...

0
0

Mogadishu, 11 - 12 January 2016: Ministers of Information of the Federal Government of Somalia and Federal Member States of Somalia together with unions and associations of private media and International organizations that support Somali media met at Jazeera Palace Hotel, Mogadishu on 11 and 12 January 2016. The Minister of Information of the Federal Republic of Somalia chaired meetings.
The conference attended by the Deputy Prime Minister of Somalia H.E. Mohamed Omar Arte, the Minister of Information, Culture & Tourism of the Federal Government H.E. Mohamed Abdi Hayir (Mareye), Deputy Minister H.E. Abdullahi Olad Roble, Minister of Information & Telecommunications of Puntland Mohamed Hassan Soocadde, Minister of Information of South-West State Hassan Abdi Mohamed, Minister of Information & Culture Mohamud Aden Osman. Participants also included representatives from Jubballand, Banadir, Hiiraan and Middle Shabelle regions, the Secretary General of NUSOJ Mohamed Ibrahim Pakistan, representatives from Network 13, SIMHA, Somali Women's Journalists Association, MAP, directors of media outlets, Swedesh Ambassador to Somalia H.E. Mikeal Lindvell, representatives from International organizations such as IMS/FOJO, SMSG, UNSOM, InterNews and others.
The Ministry of Information of the Federal Government organized the conference with collaboration of Ministers from Federal member states and supported by IMS/Fojo and UNESCO with the support of the Ministry of Information, Culture & Tourism of the Federal Republic of Somalia.
The two days conference participants discussed the draft of Somali Media Development Strategy for the next 5 years including the implementation of the Media law and in general the development of Somali media.
After discussions on key issues participants agreed the following points:

  1. Participants of the conference thanked the Ministry of Information of the Federal Government's new initiatives to the development of Somali media and welcomed the role of IMS/FOJO, UNESCO, SMSG and UNSOM for their continual support to the coference. In particular, participants thanked IMS/FOJO for their role on preparing the draft of the strategy and their visit to regions to collect vital information to the draft of the strategy.
  1. Participants reviewed and agreed the implementation of the Somali Media Development Strategy for the next 5 years (2016 - 2020).
  1. Participants promised to work together in the implementation of the strategy with the support of public, journalists, unions and associations of journalists, and international partners. The Ministry of Information, Culture & Tourism will take the leading role with the support of Federal Member States of Somalia and all stakeholders in the media sector.
  1. Participants agreed to work together as partners on key issues including the registration of media outlets in Somalia, issuing licence to all organizaitons and to work together on all new issues emerge in every region. The Ministry of Information of the Federal Government will take the leading role.
  1. Participants welcome the new Media Law of the Federal Republic of Somalia and agreed that this is the official media law for the country and that all Federal Member States will review their media laws with a view to ensure that it is in line with the Federal Media Law.
  1. Participants to work together in the implementation of the Media Law of the Federal Republic of Somalia, since the Media law will deal with all media complaints, and all discipline matters on individuals and organizaitons that break the law. It was also agreed to conduct a wide public awareness campaing on the implementation of the Media Law. Participants call on International partners to support the implementation of the Media Law.
  1. Participants underscored the plight of journalists and in Somalia and their circumstances, and appreciated the huge development in Somali media. Participants underscored the commitment of the Federal Republic of Somalia in terms of the free expression as per chapter 18 of the provisional constitution.
  1. Participants condemned the killing, the injuring and all threats against journalists by the terrorists group, and called for security apparatus to bring all perpetrators to courts.
  1. Participants thanked international partners and all organizations that support Somali Media and call for their continual assistance to the development of Somalia media in particular at this critical time in the country.
  1. Participants call international organizaitons that support Somali Media to full register with the Minister of Information of the Federal Republic of Somalia and Ministers from Federal Units of Somalia and to submit the profile of their organization, action plans and their budget towards Somalia.
  1. Particpants agreed that all media projects that organizations would like to implement in Somalia to consult with the Ministry of Information of the Federal and Ministries from Federal member States in the areas that they are working on. No organization can implement projects in Somalia without the permission from the Ministry of Information of the Federal Government and Ministries from Federal units of Somalia.
  1. Participants agreed the importance of unity between the Federal Government and Federal member States of Somalia on the development of Somali media strategy and public awareness campaigns. As agreed on the previous conference held on 24 and 25th of November 2015 as participants called for the government to establish National Awareness Campaign Centre to produce quality and organized programmes for public awareness campaigns for national interest issues, such as the provisional constitution, Federalism, elections, security, reconciliation and good governance. Therefore, participants agreed to work together on the implementation of public awareness campaigns while the Ministry of Information of the Federal Government will lead the efforts.
  1. Finally, participants requested International partners that support Somali Media to convene a donor conference in Nairobi as soon as practically possible with regards to the implementation of the strategy and the media law in order to mobilise the resources necessary to the full implementation of the strategy and the media law. Ministry of Information of the Federal Government and IMS/Fojo to take a leading role on coordination and the implementation of the outcome of this conference as well as organizing the donor conference in Nairobi.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xaqiiqooyin Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato:- Si...

0
0

Xaqiiqooyin Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato:- Si kastoo aad u xoog badan tahay, Naftaada uma xambaari doontid Qabriga!!
Xaqiiqo Nolosha ah
1. Si kastoo aad u xoog badan tahay, Naftaada uma xambaari doontid Qabriga!!
2. Si kastoo aad u qurux badan tahay, xayawaanka kuwooda u foolxun sida gorillas iyo baboon xitaa Dalxiislayaal bay soo jiitaan
3. Si kastoo aad u dheertahay, Marnaba ma arki kartid Beri
4. Si kastoo aad Taajir u tahay, Gawaari badana u leedahay, Had & jeer waad u lugeynaysaa suuliga
5. Si kastoo aad Dhalashadaada ugu dabaal-degto, dhanka kale, waxaa soo dhowaanaya dhimashadaadi! Sanad ayaa cimrigaagi ka sii go'ay!
6. Si kastoo fursad wacan & waqtigoo ku saaciday kuu cajabiyaan dadkana aad ku tumato, Hubaal mar aadan tabar hayn baad talada heli doontaa
7. Si kastoo aad Jirkaaga u cadeyso, una iftiimiso had & jeer waxaad mugdiga u baahanaysaa iftiin
8. Si kastoo aad isaga dhaadhiciso asxaab shidan qosol & farxad la qaado, ogsoonow markaad ooyayso xitaa ilinta ma jecla inay kula joogto, way kaa soo qubaneysaa
Kobciye.com waxey ku leedahay Inta yar aad Noloshan gaaban ku nooshahay, u soco si tartiib ah, u noolow si fudud, Samee Wanaag, Rabigaa ka baq, U shaqeyso daarta dambe.La Wadaag Asxaabtada
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qormo Cajiib Ah Oo Ku Saabsan Xallinta...

0
0

Ma taqanaa sida loo xaliyo dhibaatooyika ka dhanka ah marka aad khudbad ama hadal goob ka jeedinaysid.A Barro sida ay ku imaadaan iyo sida loo xaliyo, qodobaddan ayaa in badan kaa taageeri doona sidii aad xal degdeg ah u ga gaadhi lahayd dhibaato kasta oo ku soo waajahda inta aad ku jirto khudbaddaada.
1. Tusaale ahaa; qofkii kaga horeyey hadalka ayaa wixii aad odhan lahaydba dadkii ku yidhi:
Sidan u xali, haku soo celin wuxuu yidhi.
2. Tusaale; su'aal aanad garaneyn ayaa laggu waydiiyey:
Sidan u xali, u sheeg in aadan garaneyn, ama dadka u gudbi.
3. Tusaale; mowduucii aad is lahayd ayaa ka hadal ayaa si dhokhso ah loo badalay:
Sidan u xali, ha wer-werin, iskuna day in aad qorto ama aad ka hadasho qodobada ugu waaweyn ee mowduuca loo badalay, dadkana ha dareensiin in la badalay mowduucii.
4. Tusaale; hadalkii adoo wada ayuu kaa khaldamay:
Sidan u xali, ha cudur daarn sax hadalka oo ka sii soco.
5. Tusaale; wakhtiga oo aad kugu yar iyo mowduuca aad ka hadleyso oo aad u dheer:
Sidan u xali, isku day inaad wixii muhiima ka hadasho, sidoo kale kuna talo gal marka hore wakhtiga aad haysato.
7. Tusaale; mowduuca lagugu yidhi ka hadal ayaa adkaaday:
Sidan u xali, marka hore sharax ereyada kugu adag ee ku jira mowduuca kuwa aad awoodid.
8. Tusaale; waad yartahay:
Sidan u xali, oggow in uusan cilmigu lahayn yaraan.
9. Tusaale; su'aal lagu waydiiyey ayaad fahmi wayday:
Sidan u xali, codso in laguugu celiyo.
10. Tusaale; qofkii kaa horeyey ayaa wakhtiga ku dheeraaday, sid a oo kalena wakhtigii kaa lumiyey.
Sidan u xali:A soo koob hadalkaga gebagebadana u gudub.
La soco qaybta Labaad ...
W/Q: Mohmoud Omer
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Isku Xidhka Waddooyinka Waa Muhiim, Xukuumaduna Way...

0
0

Hargeysa(Somaliland.Org):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta dhagax dhigay waddo isku xidhaysa gobollada Maroodijeex,Daadmadheedh iyo Togdheer oo dhismaheeda dhanka Maroodi-jeex uu shalay si rasmi ah uga bilaabmay tuullada Diin-qal oo ka tirsan degmada Sabo-wanaag.
Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo shalay lagu qabtay Tuuladaas ayaa markii dhagax dhigayay jidka isku xidhaya Maroodi-jeex, Daad-madheedh iyo Togdheer, waxa Madaxweynaha Somaliland uu bulshada u sheegay in ahmiyad weyn iyo mudnaan gaar ah ay siinayaan isku xidhka dalka isla markaana ay ka dawlad ahaan dhiiri gelinayaan in dalku isku wada xidhmo.
Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu balan qaaday in jidkan ay Dawladdu qeybteeda ka qaadanayso oo ay kaalin muuqata oo weyn ka geysanayso dhamaystirkeeda.
Sidoo kale waxa madaxweynuhu dalka ALLE uga baryay in uu abaarta ka soo jabiyo oo uu raxmaadkiisa ugu deeqo.
"Maanta sharaf aad iyo aad u weyn ayey ii tahay waanan idiinka mahad naqayaa sida qiimaha iyo qaayaha leh eed noo soo dhawayseen. waana sidii idiin caadada ahayd, aad iyo aad ayaan idiinku mahad celinaynaa mar kale. run ahaantii isku xidhka waddooyinka dalku waa waxa ugu muhiimsan, annaguna haddii aanu nahay dawladda waajib iyo xilna saaran weeyaan in aanu mar walba dhiiri-gelino dalka isku xidhkiisa, isu tallowgiisa iyo isu socodkiisaba,"ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland, waxaanu intaas ku kabay "Waddooyinkaa aynu maanta dhisayno waa waddooyinka ugu mudan dalka, waa waddooyin qiimo iyo qaayo ugu fadhiya dalka, markaa aad ayaan ugu faraxsanahay waxaanan ballan qaadaynaa in aanu gacan weyn ka geysan doonno oo aanu waajibka iyo xilka nagala gudboon aanu si wacan uga soo baxno, Insha Allaah waxaan innoo rejaynayaa inay guul innoogu dhammaan doonto idinkana waxaan idinka mahad celinayaa sida sharafta iyo qiimaha leh eed noogala soo qayb-gasheen iyo gacanta aad ka geysateenba.ALLE waxaan ka baryayaa in uu abaarta innaga soo jabiyo oo uu raxmaadka EEBBE innoogu deeqo."
Sidoo kale, waxa iyaguna madashaasi ka hadlay Wasiirrada Hawlaha Guud iyo Arrimaha Gudaha Cali Xasan Maxamed iyo Cali Maxamed Waran-cadde, waxaanay ka hadleen dhismaha jidkan iyo sida ay hawshiisu u socoto.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Culimada Somaliland oo Sida Fiinta uga Qayliyey...

0
0

Hargeysa(Waaheen) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa maalmihii u danbeyey horyaalayXeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka kaasi oo buuq iyo sawaxan ka dhex dhaliyey fadhiyadii uu danbeyey ee Golaha.
Fadhigii Shalay ee golaha ayaa waxa ka dhashay Buux ka dib markii xildhibaanada taageersan in xeerkan la ansixiyo ku qayliyeen Gudidii loo saaray in ay ka sooo tallo bixiyaan Xeerkaasi.
Guddoomiyaha Gudidaasi Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi ayaa fadhigii golaha ka hor akhriyey go'aanadii gudidu soo saartay. UJEEDDO: GO'AAN GUDDI: Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka
Mudanayaal/Marwooyin: Waxaad la wada socotaan Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka oo Goluhu hore uga dooday inay gunaanadkiisii ka dhalatay dood xasaasi ah oo la xidhiidha waxa ay Shareecada Isl;aamku ka qabto qodobo aasaas u ah kana mid ah xeerkan. Waxay dood xoog leh Golaha kaga soo noqotay dhanka culimada Diinta iyadoo sababtay in masaajidada dalka, gaar ahaana Hargeysa iyo Burco si weyn looga dhaliilo meelmarinta xeerkan oo lagu duray inuu xanbaarsanyahay qodobo jidaynaya ku ganacsiga 'Ribadii' Shareecadeena iyo Dastuurkeenuba reebeen. Taasi waxay sababtay inuu Goluhu Guddi gaar ah [Ad hoc Committee] u saaro xal u raadinta khilaafkan. Waxaa Golaha laga magacaabay Guddi ka kooban 5 [shan] xubnood [xildhibaan] oo daraasad ku soo sameeya nuxurka dooda keentay in dib loo dhigo go'aankii goluhu ka qaadan lahaa ansixinta xeerkan.
Sidaas darteed, Guddiga Gaarka ah ee ka talobixinta Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananku waxay kulamo la qaadatay culimada iyo imaamyada masaajidyada, iyadoo guddiga iyo culimadu isla waafaqeen in marka hore nuqulada Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka ee hor yaala Golaha loo qaybiyo culimada si ay u soo akhristaan, uga soo bogtaan, u soo darsaan, kadibna Guddiga ku soo celiyaan warbixin tilmaan ka bixinaysa is waafaqsanaanta Xeerkan iyo Shareecada Islaamka.
Haddaba,

  • Annagoo gudanayna waajibaadka Guddi ahaan ee Goluhu noo igmaday
  • Annagoo dhegeysaney taladii Shareecada Islaamka ee ay cod ahaan iyo qoraal ahaanba ku soo jeediyeen Culimada dalkeenu oo halkan ku lifaaqan, taasoo ay soo saxeexeen culimada kala ah:
  1. Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir
  2. Sh. Maxamuud Suufi Muxumed
  3. Sh. C/laahi Cali Jawhar
  4. Sh. Cumar Sh. Cisman
  5. Sh. C.raxman Aw Axmed Cabdi
  6. Sh. Dr. Cabdiqani Xusen Maxamed
  7. Sh. Axmed Dhimbiil Guuleed
  8. Sh. Axmed Dayib Aadan
  9. Sh. C/lahi Khaliif Jaamac
  10. Sh. C/risaaq Cali Xuseen
  11. Sh. Prof. Almis Sh. Yaxye Ibrahim
  12. Sh. Prof. Mubaarik Ibrahim Aar.
  • Annagoo tixraacayna Xubinta 2aad ee Qodobka 5aad ee Dastuurka JSL oo tilmaamaysa "Xeerarka dalka waxaa laga qaadanayaa Shareecadda lslaamka; waxaana reebban wixii xeer ah ee ka soo horjeeda."
    • Annagoo aragnay Xubinta 3aad ee Qodobka 14aad ee "Cashuuraha, takaaliifta & ribada" oo tilmaamaya "Ribada iyo macaamilooyinka ganacsi ee dhib u leh bulshada iyo ku xoolaysiga sifo aan sharci ahayni way reebban yihiin"

Waxaanu isla qaadanay:

  1. Inay waajib diini ah iyo mid dastuuri ahba tahay in laga dheeraado macaamil kasta oo ku dhisan "RIBO".
  2. In Goluhu u hogaansamo talada Culimaa'udiinka Dalka taasoo ku salaysan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka JSL, labadaba, kuna xusan qoraalkoodan ka kooban 7da bog ee halkan ku lifaaqan, talobixintoodaas oo u dhigan sidan:

"Gudidda Culimadu iyadoo u mahadnaqeysa Golaha Wakiilada ee ka cosadey soo daraasaynta Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka ee horyaala, hadaba markii ay daraaseeyeen una bandhigeen Shareecada Islaamka iyagoo cuskanaya qodobada kor ku xusan WAXAY ARKEEN INUU ASAAS AHAAN KHILAAFSANYAHAY SHARCEEDA ISLAAMKA, jideynayona Ribadii Alle SWT Xarimey, SIDAA AWGEED WAXAY SOO JEEDINAYAAN CULIMADU IN GABI AHAANBA LA JOOJIYO XEERKA GANACSIGA HAWLAHA BAANANKA".

  1. In gebi ahaanba la joojiyo hawsha Xeerka Ganacsiga Hawlaha Baananka, DIBNA LOOGU CELIYO XUKUUMADDA maadaama ay xaaraan tahay in cod loo qaado arrin khilaafsan Shareecada Islaamka.

Magacyada iyo Saxeexyada Guddiga:

  1. Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi .........Guddoomiye____________________________________
  1. Xildhibaan Maxamed Xuseen X. Ciise...............Xubin__________________________________
  1. Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye.............Xubin___________________________________
  1. Xildhibaan Ibraahim Caraale Cabdi..................Xubin___________________________________
  1. Xildhibaan Xuseen Ismaaciil...........................Xubin___________________________________

wbllh ltwfyq
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

$250m oo la siiyay Iskuulada Suuriya

0
0

Dagaal ka dhacay Ceelshiil

0
0

Abwaanada G saraar Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo...

0
0

DAAWO SAWIRADA:-Hodan, Rasto & fanaaniin kale oo...

0
0

Fannaaniinta dibadda ka yimid ee dhawaanahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta deeq lacageed gaarsiiyeen Fannaan Cabdi Tahliil Warsame oo ku xanuunsan magaalladda Muqdisho.
Fannaaniinta maanta deeqda gaarsiiyey Fannaankaasi ayaa kala ah Axmed Rasta, Hodan C/raxmaan Dheere, Iidle Yare iyo Xasan Cujeer Cajami.
Wasiirka Wasaarada Waraafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa uga mahad naqay fanaaniinta deeqda soo gaarsiiyey Fanaaniinta ku xanuunsan dalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Top: JAWAARI oo Kismaayo lagu qabsaday & Carro...

0
0

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi uu kulan ku dhexmaray Gudoomiyaha BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Odayaal daacad u ah maamulka Jubbaland.
Odayaasha ayaa la soo warinayaa in Gudoomiyaha ay ku qaabileen Aqalka maamulka looga arrimiyo iyaga oo kala hadlaayay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay ka gaabinta wadashaqeyn dhexmarta labada BF iyo BJ.
Odayaasha oo ay ka muuqatay caro Siyaasadeed ayaa Gudoomiyaha BF u sheegay in DFS ay faquuqeyso Baarlamaanka Jubbaland, waxa ayna Jawaari ku dhaliileen in arrintaasi uu isaga gadaal kariixaayo.
Jawaari ayay ka dalbadeen inuu cadeeyo mowqifka BFS ee wadashaqeynta maamulka Jubbaland, waxa ayna sidoo kale ka dalbadeen in DFS ay dhowrto xuquuqda shacabka si ay ula sinaadan maamulada kale.
Qodobka ugu weyn oo ay kala dooden ayaa ah sababta Gudoonka sare ee BF ay wafdi ka tirsan ugu soo diri laaEU(tm) yihiin Kismaayo si dhanka sharciyada uga caawiyaan kan Jubbaland.
Odayaasha ayaa sidoo kale Jawaari ka codsaday in madaxda Qaranka ay il gaar ah ku eegan Siyaasada Jubbland oo ay sheegen in iminka ay ka kabsaneyso raadadkii burburka Al-shabaab.
Guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa dhankiisa ka sheegay in shaqsi ahaantiisa uusan awood u laheyn inuu gaaro goaEU(tm)aan, balse goaEU(tm)aan waliba uu yahay mid ka imaada dhanka Xildhibaanada iyo Madaxtooyada Somalia.
Jawaari waxa uu tilmaamay in isaga oo arrimahaasi dhamaan raali ka aheyn hadana uu isku dayi doono in BJ uu kala shaqeeyo arrimaha khuseeya sharciyada iyo guud ahaan waxa ay kaga baahan yihiin BFS.
Dhanka kale, Jawaari ayaa Odayaasha ugu bishaareeyay in DFS ay garab ka siin doonto baahiyaha gaarka ah.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Masaajid ku yaala...

0
0

Ugu yaraan hal qof oo is-miidaamiyey ayaa isku qarxiyey masjid ku yaalla woqooyiga dalka Cameroon, isaga oo dilay ugu yaraan 10 qof, islamarkaana dhaawacay in ka badan toban kale.
Saraakiil ayaa sheegay in qofka is-qarxiyey uu qayb ka yahay tirada dhimashada.
Dhacdadan ayaa subaxnimadii maanta ka dhacday Magaalada Kolofata ee ku dhow xadka Cameroon ay la wadaagto Nigeria.
Inkasta oo ay aysan jirin cid si ramsi ah u sheegatay masaEU(tm)uuliyadda weerarkan, ayaa haddana dhacdadan waxa ay si aad ah u shabahdaa weeraro dhowr ah oo kooxda Boko Haram ay aagga ka fulisay.
Kooxdan xagjirka ah ayaa muddoo lix sano ah waxa ay dagaallo ay dooneyso inay ku dhisto dowlada Islaami ah ka wadday woqooyiga bari ee Nigeria, waxayna dhowaanahan billowday inay xuduudda ka tallaabto.
Cameroon ayaa qeyb ka ah xulufo ka kooban shan dal oo loo aas aasay inay ka adkaadaan Boko Haraam. Xulufadan ayaa ka kooban ciidamo ka kala yimid dalalka Nigeria, Niger, Chad, Cameroon, iyo Benin.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deg Deg: Maxaadan Ogeyn oo caawa ka socda Kismaayo ?

0
0

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa caawa ka socda kulamo kala duwan oo u dhexeeya madaxda Dowlada, Maamul Goboleedyada iyo xubno kala matalaaya Beesha caalamka oo maalmahaani ku sugnaa magaalada Kismaayo.
Kulamada socda ayaa waxaa lagu gorfeynayaa shirka la filaayo in maalinta bari uu ka furmi doono magaalada Kismaayo kaasi oo lagu wado in goaEU(tm)aan looga gaaro nidaamka dhowrkii sano ee tagay lagu maamuli jiray Somalia ee 4.5.
Sidoo kale kulamada socda ayaa waxaa qeyb ka ah Siyaasiyiin kala duwan kuwaasi oo madaxweynaha dalka ka dhaadhicinaayo aragtidooda ku saleysan suuragalnimada in somalia lagu maamulo nidaamkaasi iyo in laga taqluusiyo.
Madaxweynaha somalia xasan sheikh maxamuud iyo xubnaha ku wehlinaaya socdaalkiisa ayaa ku dhagan nidaamkaasi si loogu sii maamulo somalia.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa iyagana doonaaya in laga gudbo nidaamkaasi, halka madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed ay ku doodayaan inaan la joogin xili laga gudbo 4.5.
Shirka la filaayo in maalinta bari ah uu ka furmo magaalada Kismaayo ayaa goaEU(tm)aan looga gaari doonaa nidaamkaasi, walow ay u badan tahay in Dowlada Somalia ay ku qanacdo ka gudbida nidaamkaasi.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SAWIRO Qurux Badan Soo Dhoweynti Muse Biixi iyo...

0
0

Hargeysa: Maxaa Kala Qabsaday Haween Ka Gadoodsanaa...

0
0

Hargeisa (Somalilan.org) Iyada oo ay maalmihii ugu dambeeyey isa soo tarayeen warar aan intooda badan la xaqiijin oo sheegaya in rag Oromo ahi meelo kala duwan ku qasheen ubad yaryar oo ay dhiigga ka cabeen kii ugu dambeeyeyna warbaahintu saacadihii la soo dhaafay ka soo wariyeen gobolka Togdheer ayay shalay dhacdo layaab lihi ka dhacday magaalada Hargeysa xaafadda 26-ka June kadib markii kooxo haween ahi ku gadoodeen oo ay dhagxaan iyo ulo ku baacsadeen koox Oromo ah.
Haween gadoodsan oo ku qaylinayey ereyo ka dhan ah Oromada sida daadka ugu soo jabtay geyiga Somaliland ayaa shalay dirqi lagaga badbaadiyey kadib markii ay isku haleeleen goob u dhaw suuqa idaacadda ee degmada 26-ka June wakhti hore oo subaxnimo oo ay haweenkaasi u soo adeeg doonteen sariibadda suuqa Gobonimo.
Habeen u badnaa kuwii u soo adeeg doontay suuqaasi ayaa iyaga oo hab koox ah u socda waxa ka soo hor baxay raxan dhan oo haween iyo rag isugu jira oo Oromo ah kuwaasi oo subaxnimadii hore in badan oo ka mid ahi u soo kallaheen dawarsi iyo in ay dadka tuugsadaan halka kuwo kalena shaqooyinka hoose u soo kallahayeen waxa mar kali ah is haleelay ku dhawaad 7 haween ah oo jid ku kulmay iyo kooxdii Oromada ahayd ee kallahaysay waxaanay haweenkii muwaadiniinta ahaa miciinsadeen qaylo iyo dhagxaan ay ku tureen dhawrkii qof ee Oromada ahaa ee ka soo hor baxay sida uu FOORE u xaqiijiyey ganacsade goobta la isku haleelay goodhi yar ku haystay.
Haweenka muwaadiniinta ahaa ayaa ku qaylinayay ereyo ka dhan ah dadka soo galootiga ah gaar ahaan Oromada oo ay ku eedeeyeen in ay dalkii qabsadeen markii cidi waxba ka qaban waydayna ay u soo dhigteen in ay caruurta yaryar qashaan oo dhiigga ka cabaan waxaanay si qiiro leh ugu dhiirranayeen in ay gacanta ula tagaan balse waxa soo kala gaadhay dadkii kale ee wakhtigaasi jidka marayay oo ku soo xoomay kuwaasi oo kala dhex galay Oromadiina eryay haweenkiina ka joojiyey. Nacaybka ka dhanka ah dadka soo galootiga ah gaar ahaan dadka Qawmiyadda Oromada ee maalin walba ku soo qulqulaya dalka ayaa isa soo taraya kuwaasi oo culays weyn oo bulsheed iyo dhaqan ku haya dalka walina aanay xukuumadihii kala dambeeyey ku guulaysan in ay xakameeyaan.
Dadka Oromada ah ee ka soo hayaamaya wadanka Itoobiya ayaa maalin walba tiradoodu sii kordhaysaa iyada oo wakhtiyadii ugu dambeeyey la soo warinayo laba kiis oo ka dhacay gobolada Sool iyo Togdheer oo sheegaya in rag Oromo ahi ubad yaryar halkaasi ku qasheen taasi oo cirka ku sii shareertay walaacii iyo cadhadii laga qabay Oromada dalka qabsatay. Illaa imika ma jiro xal iyo qorshe xukuumaddu u dejisay sidii wax looga qaban lahaa dadka soo galootida ah gaar ahaan Oromada oo si xawli leh dalka ugu soo qulqulayay 20-kii sano ee ugu dambeeyey iyada oo ay mar walba fashilmaan isku dayada Boolisku dadkaasi ku celiyaan oo marka la celiyoba in badani dib u soo noqdaan kuwo kale oo hor lihina soo degaan dalka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog cusub: Maxay beesha caalamka u diideen ka qeyb...

0
0

Jowhar (Caasimada Online) - Waxaa shalay oo Talaado ahayd bishan Janaayo 12, 2016 ka furmay shirka maamul u sameynta Sh. Dhexe & Hiiraan. Shirkan oo uu furay madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa aad uga duwanaa shirarkii loo qabtay maamul u sameynta K. Galbeed iyo Galmudug.
Shirkan ayaa waxaa gebi ahaanba qaadacay ka soo qeyb galkiisa beesha caalamka iyo urur goboleedka IGAD.Haddaba maxaa uu shirkan kaga duwanaa shirarkii hore?
1. Beesha Caalamka waxaa aay wel-wel badan ka qabtaa in uu mar labaad dhaco falalkii musuqmaasuqa ahaa ee lagu soo doortay Cabdikariin Guuleed oo illaa hadda aanan gacanta ku dhigan maamulka Galmudug.
2. Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa shaki weyn ka qaba in mar labaad Xasan Sheekh uu musuqmaasuqa shirkan isagoo markaa looga cabsi qabo in uu saaxiibkii Faarax Cabdulqaadir uu madaxweyne uga dhigo Sh. Dhexe & Hiiraan.
3. Beesha caalamka, USA iyo EU ayaa kaga digay Madaxweyne Xasan Sheekh in Cabdulqaadir Cosoble uu madaxweyne ka noqdo Sh. Dhexe iyo Hiiraan. iyagoo u arka in uu yahay shaqsi ku xiran urur diimeedka Ictisaam oo lagu tiriyo in aay ku siyaasad yihiin Shabaab iyo Daacish.
Waxaa gebi ahaanba qaadacay shirka iyo kasoo qeyb galkiisa beesha Xawaadle oo shalay shir jaraa'id ku qabtay magaalda Beledweyne. Waxaa adkaan doonta in Jowhar aay ka soo baxaan maamul mira dhal ah oo heshiis lagu wada yahay.
Guud ahaan dalka oo dhan ayaa waxaa qal-qal siyaasadeed geliyaya maamuladan ku meel gaarka ah ee sharciga aan ku dhisneyn. Waxaa la isku haystaa Galmudug, Koofur Galbeed oo laba ukala go'aday iyo Jubbaland oo dadkii degenaa xoog loogu keenay dad kale oo hadda iyaga gacanta ku haya maamulka isla markaasna gabood ka dhiganaya Itoobiya iyo Kenya.
Waxaa aad isu soo taraya hadal haynta in qaranimadii Soomaaliya aay faraha kasii baxeyso, waxaana loo badinayaa in dhawaan dalka oo dhami uu ka dhaco gadood shacab iyo bannaan baxyo lagu diidan yahay Federaalka, loogana soo horjeedo ItoobiyaCaasimada OnlineXafiiska Muqdishocaasimada@live.com