Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Daawo qaraxii Istanbul

$
0
0

Daawo qaraxii Istanbul, dalka Turkiga oo ugu yaraan 10 qof ay ku dhimatay. Qaar kalena ku dhaawacmeen.

Daawo noocyada cayaaraha Ghana

$
0
0

Daawo Noocyada cayaarta jarta ee dalka Ghana.

Gargaar oo gaaray magaaladda go'doonsan

$
0
0

Sidan Si Aaysan Kugu Dhicin Wixi Private Kuu Ah Si...

$
0
0

Wixi Private kuu ah si Public ah ha ugu bandhigin Baraha Bulshada!
Nin ayaa u diray friend request. Ma aysan garaneyn. Waxaa u saarnaa sawir qurux badan. Way aqbashay, wayna ku darsatay. Waxay ahayd maalinti u horeysay ay gabadheeda Schoolka bilaabaysay. Aad bay ugu qurxooneyd dharkeeda cusub, sawir bay ka qaaday soona gelisay barteedi fb si dhamaan qoyska & asxaabteeda u arkaan.
Ninki ay sida degdega ah ugu darsatay wuxuu mobilekiisa ku save-gareystay sawirki gabadha ay soo gelisay, wuxuuna sawirka u diray 60 nin oo Dunida kala jooga wuxuuna u raaciyay fariin qoraal:
aEUoeGabar yar, 5 sano jirta. Timo bunni ah & indho madow leh. 7,000$.
Ninkan dadka ka ganacsada ma helin keliya sawirka gabadheeda, balse magaceeda & schoolka ay dhiganeysay halka uu ku yaal. Xogtan oo la socotay sawirki ay gelinaysay.
Hooyadi waxay ku mashquulsaneyd inay ka jawaabto comment dadka sawirka ka bixinayeen. 3:00 galabnimo ayay baxday si ay u soo qaado laakiin ma joogin gabadhi. Wax war ah kama hayn in gabadheedi yareyd ee dahabka ahayd laga iibiyay 43 sano jir Saqiir-suujiye ah ka hor intaysan schoolka cag dhigin si ay u soo qaado.
Jahwareer, cabsi & oohin ayaa ku dhacay gabadhi yareyd sababtoo ah nin aysan garaneyn ayaa gacanta qabsaday oo gaari ku ritay. Ma garanyeso meel waalidkeed joogo, meel loo wato & waxa ku dhici doona. Bac ayaa madaxa loo geliyay waxaana loo sii wadaa South Africa oo odayga laga iibiyay degan yahay.
Qisadan waxay ka dhacday Dalka India. Waxaan idiinku soo gudbinay wacyigelin ahaan. Jooji inaad xogta arrimaha caruurtaada aad cid kasta u bandhigto. Jooji inaad wax kasta oo noloshaada ah fb ku gudbiso.
Wixi Private kuu ah si Public ah ha ugu bandhigin Baraha Bulshada!
Share - Fadlan sii Faafi si dad badan u aqristaan.W/QA Farah Cawaash Beeldaaje
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XANUUN:- Maxaad la Murugoonaysaa? Sideedaan Qodob...

$
0
0

Maxaad la Murugoonaysaa?
1. Ma waxaad u heysataa inaadan qurux badneyn? Qof baa aad u doonaya inuu sidaada u qurux badnaado.
2. Ma waxaad rabtaa lacag badan? 30% dadka Aduunka waa sabool
3. Ma waxaa dooneysaa Saaxiib? Kuwaan xitaa Waalid heysan
4. Ma dhadhanka cuntadaa nacday? Caruur ayaa Gaajo u dhimaneysa
5. Ma Adeegashada dukaamada waaweyn ayaad ku daashay? Dad baa qashinka ka dhex raadinaya wax ay xirtaan
6. Mobile kaa jabay miyaa la murugootay? In badan baa mugdi ku nool oo iftiin koronto arag noloshooda
7. Ma Noloshaa iska nacday? Qaar badan baa la halgamaya oo 12 saacadood u shaqeeya inay Nolol sameeyaan
8. Ma qof war kaa sheegay ayaa la gubatay? Qaar baa xoriyadoodi waayay oo xabsiyada dhex jiifa
Haddaba, ha ku lumin waqtigaaga tirinta dhibaatada, yaysan kuu muuqan keliya waxyaabaha aadan heysan, Xusuuso oo ku Xamdi-naq nimcooyinka Alle.
Soo qor aEUoeAlxamdulilaahaEU hadaa ka mid tahay kuwa Alle ku Shugriya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ka Taxadar Carabkaaga! Hadii Kale Wuxuu Sababi Karaa...

$
0
0

Ka taxadar Carabkaaga!
Carabku wuxuu ka mid yahay Hibada Eebe na siiyay, cabir ahaan aad buu u yar yahay balse wuxuu sababi karaa baaba'& waxyeelo aad u weyn oo aysan geysan karin unugyada kale ee jirka. waxaa ka sokeeya 32 ilig oo ilaaliyaal u ah taasoo nalaka rabo inaan 32 jeer fakirno intaynaan hadlin.
Xushmada & shaqsiyada qofka waxay ku xiran tahay sida uu carabkiisa u isticmaalo. Tusaale qofku markuu yahay mid caytama, wax xanta, qeylo badan, ceebaha dadka ka sheekeeya waxaa laga qaadanayaa sawir ah qof xun, waana laga fogaanayaa sida uu carabkiisa u isticmaalay darteed ayaana u sabab ah.
Waxaa nala siiyay hal af iyo laba dhegood si aan ugu hadalno kala bar wixi aan maqalno.
Taariikhda waxaan ka baranay in Dal, Shirkad ama qoys dhan u burbureen ka dib marki dadki mas'uulka ka ahaa si khaldan u isticmaaleen carabkooda; hadalo xun oo wax kala geeya ku hadleen. Sidoo kale, qof aad loo qadariyo ayaa sharaftiisa oo dhan ku waayi kara hal kelmad oo qadaf & xumaan ah.
Inkastoo Soomaalida ninka hadalada adag ama caaytama u yaqaanaan nin adag oo karti badan, iska dhicinta oo ku badan darteed, hadana ogow hadalka wanaagsani waa camal cibaadada ka mid ah tusaale guriga dhexdiisa qofku waa inuu ku hadlaa hadalo wanaagsan oo qurux badan farxadna geliya caruurtiisa & lamaanahiisa, nabad & deganaana ka dhex abuura guriga. Sidaa si la mid ah ayaa laga doonayaa qofka marki uu banaanka joogo.Ogow Hadalka wanaagsani waa sadaqo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo qaraxii Istanbul

$
0
0

Madaxii IAAF, Lamine Diack oo la eedeeyay

$
0
0

Daawo noocyada cayaaraha Ghana

$
0
0

Somaliland forces attack Khatumo state army base...

$
0
0

Troops from the self-declared state of Somaliland have attacked an army base belonging to Khatumo state in northern Somalia, a minister said.
Confirming the incident, the deputy minister of the interior minister of Khatumo state Abshir Abdulaziz said in an interview with Radio Shabelle that their troops clashed with Somaliland soldiers at an area near Sahdheer town.
The deputy minister did not elaborate on the extent of damages Khatumo state forces have suffered during the confrontation. Somaliland wants to deliver forcefully ballot boxes to the areas under Khatumo state.
For years, Somaliland and Khatumo regional administrations have been fighting for control of Sool, Ayn and Sanag regions in northern Somalia.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qeybtii Shanaad Habaar Waalid Iyo Hadimo Jaceyl Iyo...

$
0
0

Inaasi oo cadaadisa Ayaan waxaa u dheerayd Cabdoo guriga waxuu imman jiray wakhtiga uu doono , markuu gurigiisa joogana waxuu tilifoonka kula sheekaysan jiray, hablo isagoo haddalkana kor u qaaday oo maqashiinaya Ayaan.
Cabdoo hablaha la dhashayna waxay ku hayeen Ayaan af laaEU(tm)gaado aan kala go lahayn mar walbana waxay caayi jireen jinsiga iyo reer ka Ayaan ka soo jeeddo macnaha aEUoeisaaqaaEU taasi Ayaan dhag jalaq umay siin jirin , waxaa kulmay iidii Soon iyo umushii Ayaan , Ayaan waxa loo geeyay umuliso dhaqameed isticmaalaysa qalab aan nadiif ahayn oo buul kaga dhexdhalisa dumarka , halkasi ayayaEU(tm)na Ayaan ku wayday ilmaheedii yaraa ee ay daraaddii rafaadka iyo dhibtaba u martay , ilmihii yaraana waxuu dhashay isagoo mayda.
markii ay Ayaan kor u soo fadhiisatayna waxaa lagu yidhi ilmaha yar Maqas ayaa Madaxa kaga dhacay oo uu dhintay , intaa markay umulisadii tidhi Cabdoo hooyadiina waxay u raacisay haddii ilmahii yaraa halkaa maray adiguna hooyo duco qabtooy sida ugu fudud inoo kala kaxee xaafadaydii siday u dhamayd dabaad dhex dhigtee ,
Ayaan maalintaa waxii ka dambeeyay waxay goaEU(tm)aan ku gaadhay inay iskaga tagto Cabdoo oo waraaqda furriinka oo kaliyaata ka codsato taasi oo ah sidii Cabdoo iyo Reerkoodu doonayeen.
maxkamadda ayay isku raaceen sida ugu fuddudna waa loo kala furray, intaa kadib Ayaan waxaan geeyay meel ay ka shaqayso, si ay nolosheeda u dabarto
Ayaan daddaalbay muujisay iskuulkiina way ku soo noqotay waxbarashadeedii si joogto ah ayay u wadatay. Galinka hore meel huteel ah ayay weelka u soo xalijirtay , in yar ka dibna waxaabay ka noqotay mudalabad , maadaama Ay ahayd Ayaan inan dabeecad wanaagsan oo waayo arag ah, waxay qancisay dhammaan ragii maqaaxida macaamiisha u ahaa ilaa ay gaadho nin kastaaba inuu magaceeda ku dhawaaqo oo hablihii kale ee maqaaxida kala shaqaynayay ka maseeraan, waa nasriga ilaahaye nin kii mulkiilaha ka ahaa maqaaxidu waxuu goaEU(tm)aanku gaadhay inuu Ayaan masuuliyada Maqaaxida siday u dhantahay dusha u saaro, markaliyaata Ayaan waxay si lama filaan ah u noqotay Agaasimaha Maqaaxida ama Masuulka labaad ,
Ayaan niyad ahaan , jidh ahaan iyo maskax ahaan intaba way soo wanaagsanaatay, Ayaan waxay bilawday inay lacag u dirto hooyadeed iyo ehelkoodii oo hargaysa joogay , waxaa wanaagsanaaday xidhiidhkii Ay Ayaan dad ka kale lalahayd hadday tahay asaxaabta iyo qoyskaba, dad koo dhammina waxay la dhaceen dhaqan wanaaga iyo Ayaan muujisay, ,
Ayaan Maqaaxidaa waxay isku barteen inan la odhan jiray C/raxmaan oo ka shaqayn jiray xerada maraykanka oo subaxii ka qureecan jiray maqaaxida , C/raxmaan iyo Ayaan waxay isla soo haddal qaadeen arrimo guur .
Ayaan waxay uga sheekaysay taariikh nololeedkeedii oo dhan, waxa ay ku tidhi intii hadhaw aad meelaha wax ka soo maqli lahayd waxaa ila qurux badnaatay in aan xaqiiqda afkayga kaaga sheego, anigu hore Ayaan reer u soo maray oo waa la I furray markaa ka soo fakir haddii aad sidaa igu galayso iyo inaad ka noqonayso sheekadeenan bilowaEU(tm)ga ah,
C/raxamaan: anna taariikhdaadii hore kamaan helin ee adiga Ayaan kaa helay , waxaan ka soo fikiraayan ma jirto ee hadda ayaan jawaabta kuu dhiibayaa , anigu adigaan ku rabaa waanan ku guursuunayaa waxay doontaba ha igu qaadatee,
Ayaan : waa hagaag waanad ku mahadsantahay sida geesinimada leh ee aad jawaabta diiran ii siisay, anuu shurruudo kooban oo aan sidaa u adkayn Ayaan wataa,
1) inaad gurigii hore ee aan ku noolaan jiray agtiisa guri inooga kirayso,
2) in arooskeena dad badan ay ka soo qayb galaan
c/raxmaan : intaaba waan ogalaha tan koobaad aduu inooga soo raadi guriga meeshaa aad sheegtay anna waxaan diyaar u ahay inaan xaafadda kaa soo doono oo hawsheena aan sida ugu dhaqsaha badan u dhammeyo, sidaa iyo is af-garad ayaa lagu kala tagay isla usbuucaa dhexdiisa, waxaa dhacay meherkii Ayaan iyo C/raxmaan oo ku beegnaa maalin khamiis ah 2008 , muddo kooban ka dibna waxaa dhacay arooskii Ayaan iyo C/raxmaan waxuuna u dhacay sidan: waxuu ahaa aroos aad loo soo agaasimay , aroosku waxuu ka dhacay guri ka soo horjeeda gurigii Cabdoo ku nool yahay islamarkaana ah guri aad ugu dhaw kii hore ee Ayaan lagu gumaysan jiray ee lagu silcin jiray ,
dhammaan dadka njaarku way hayeen sheekada Ayaan badidooduna way ku farxeen siday wax isku badaleen , waxaa la goglay barxadwayn oo guriga hortiisa ahayd , waxaana arooska habeenkaa ka soo qayb galay dad aan ku qiyaasay aEUoe400aEU, oo qof habeenkaas rag iyo dumarba waxaa loo soo labistay si kaalay arag ah ,
Waxaanay Ayaan iyo c/raxmaan asaxaabtoodu u soo qaadeen hadyado aad u badan oo ay ka mid ahaayeen cadaro, Ubaxyo, dhar, uunsiyo, iyo dhammaan waxyaabaha aroosyada lagu qurxiyo , markii Alaabtii miis wayni uu qaadi wayayaEU(tm)na waxaa loo la dhigay dhulka habeenkaasi way socotay farxada iyo mushxaradu ilaa 12; kii habeenimo , intaas oo dhan Cabdoo uu dhagaysanayay oo caloosha ayuu ka ooyay inbadana uu is qoomameeyay, intaa haddii ayaEU(tm)nu kaga yara kaalayno xaalka faraxadeed ee ay ku sugantahay Ayaan aynu yara milicsano Cabdoo oo xaalkiisu halkuu marayo ,Lasoco Qaybta LixaadA Iyo Kobciye.ComW/Q Nasser Ahmed Abraham
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uhuru Kenyatta oo qiray jabkii gaaray ciidankiisa

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo maanta maleeshiyaadka Al-shabaab weerar loo adeegsaday 4 gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ku weerareen xerro ay ciidamada Kenya ka degnaayen deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo, ayaa waxaa goordhow weerarkaasi ka hadlay Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta.
Uhurru Kenyatta oo ka danqaday weerarka maanta ay Al-shabaab ku xasuuqday Ciidamadiisa ayaa sheegay in Kenya ay u aargooyn doonto Ciidamada lagu laayay xeradaasi.
Madaxweynaha waxa uu sheegay in dalkiisa aysan cabsi gelin doonin Al-Shabaab. Waxa uu yiri in Kenya ay ugaarsan doonto dambiilayaashii ku lugta lahaa weerarka, islamarkaana dhiiga askartiisa aan laga dhigi doonin mid aan macno lahayn, sida uu hadalka u dhigay.
Kenyatta waxa uu ballanqaaday in ciidamadiisu ay u aargooyn doonaan kuwa la laayay, waxa uuna ku hanjabay inay beegsan doonaan goob waliba oo Somalia ay uga sugan tahay Al-shabaab.
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa sheegtay in weerarkaasi ay ku dileen 63 Askari oo keenyaan ah, halka maamulka Gobolka Gedo ay ka xaqiijiyeen in weerarkaasi lagu dilay ilaa 40 askari oo Kenyan ah.
Fulinta Camaliyada ayaa waxaa lahaa Guutada Saalix Nabhaan oo kamid ah garabyada Al-shabaab ee ka dagaalama howdka Kenya iyo Somalia u dhexeeya.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari oo ka laabanaya go’aanka baarlamaanka...

$
0
0

Kismaayo (Caasimada Online) Guddoomiyaha Baarlabaanka JFS Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socdo ka hadla baarlabaanka Jubbaland.
Guddoomiyaha ayaa waxaa uu raalli gelin ka bixin doonaa mooshinkii aay baarlabaanka JFS ku go'aamiyeen in uu baarlabaanka Jubbaland uu yahay mid sharci darro ah, bartamihii sanadkii hore ee 2015.
Guddoomiyaha oo ugu jira dadaal sidii uu baarlabaanka JFS iyo ha'ayadaha kale ee dowladda aay u heli lahaan muddo kororsi, ayaa waxaa uu xalay la kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Axmed Madoobe ayaa ka biyo diiday codsiga Jawaari oo ahaa in uu ogolaado in muddo kororsi loo sameeyo baarlabaanka JFS. Waxaa uuna xujo uga dhigay in marka hore uu ka laabto go'aankii BJFS aay ku gaareen in Baarlabaanka JUBBALAND uu yahay sharci darro, isagoo markaa codsaday inuu hortago baarlabaanka Jubbaland oo uu halkaa raalli gelin ka bixiyo.
Su'aasha aay dadbani is weydiinayaan ayaa ah, Guddoomiye Jawaari awood ma u leeyahay in qaraar aay gaareen Baarlabaanka JFS uu isago ka horyimaado oo uu baabi'iyo?
Waxii soo kordha halkan ayaan idiinku soo tebin doonaaCaasimada OnlineXafiiska Kismaayocaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kismaayo: Madasha Wadatashiga Qaran oo Maalintii...

$
0
0

Shirka madasha wadatshiga Qaran ee shalay ka furmay magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii labaad iyadoo madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyad ay ku sugan yihiin madasha shirka ee Kismaayo.
Shirka ayaa looga tashanayaa inay Soomaalidu go'aansato qaabka ay u dhacayaan doorashooyinka, dhamaadka sannadkan 2016-ka.
Madasha ayaa sidoo kale lagu falanqeyn doonaa qoddobo ay ka mid yihiin nidaamka wax qeybsiga ee 4.5 ama in awooda lagu wadaago qaab deegaan.
Shirka madasha wadatashiga Soomaalida ayaa waxaa shalay magaalada Kismayo ka furmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa sheegay inuu rajeynayo in shirkan ay ka soo baxaan natiijooyin ay ku farxaan shacabka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gedo: Al-Shabaab oo Sheegtay Inay 60 Askari Kenyan...

$
0
0

Ururka Al-shabaab ayaa aroortii hore ee saakay weerar ku qaaday Fariisin Ciidanka Midowga Africa ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-cade ee ka tirsan Gobolka Gedo, kadibna goobta dagaal toos ah uu ka dhacay.
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in si buuxda ay ula wareegeen Fariisinka Ciidanka Malitariga Kenya ee qeybta ka AMISOM oo saakay weerarka ay ku qaadeen,waxayna ku dileen in ka badan 60-askari oo Kenyan ah,sida ay sheegteen.
Afhayeenka Ciidanka Malitariga Kenya, ayaa BBC-da u sheegay in dagaal-yahano ka tirsan Al-shabaab ay soo weerareen Fariisinka Ceel-cade aroortii hore maanta oo jimco ah,isagoo hadalkiisa intaasi ku daray in dagaalka saacado uu socday.
Wuxuu sheegay iney jiraan rag hubeysan oo xerada ku soo cararay,islamarkaana ciidanka Kenya si adag ula dagaalameen,balse ma uusan qeexin qasaaro jiro.
Marka laga soo tago warka Al-shabaab ee dilka askarta Kenya ee ka badan 60-askari ma jirto war rasmi ah oo ka soo baxay Kenya iyo AMISOM oo arintaan xaqiijinaya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka Dibada: Daawo Seddax Qof oo Loo Qabtay...

$
0
0

Ciidamada Amaanka ee dalka Indonesia ayaa maanta oo Jimce ah shaaciyey inay sadex qof u qabteen weerarkii Khamiistii shalay ka dhacay caasimada wadankaasi ee Jakarta.
Weerarka Jakarta ayey ku dhinteen 7 qof oo ay ku jiraan shan nin oo kamid ahaa kooxdii weerarka soo qaaday iyo labo qof oo rayid ah, weerarka ayaa lala beegsaday xarumaha ganacsiga ee ku yaal bartamaha Jakarta.
Shan nin oo hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa Makhaayada Starbucks oo laga qaxweeyo, labada qof ee rayidka ah ee la dilay ayaa u kala dhashay Indonesia iyo Canada. Nawaaxiga goobta weerarka ka dhacay ayaa waxaa ku yaal xarunta Qaramada Midoobay iyo waliba dhowr Safaaradood oo ay ku jirto Safaarada Maraykanka.
Booliiska wadankaasi oo saaka arooryadii hore hawlgalo sameeyey ayaa sheegay in sadexda qof oo ay soo qabteen guryahooda laga helay cadeynmo muujinaya inay taageersan yihiin kooxda Daacish (ISIS).
Dowlada Indonesia ayaa shaacisay magaca nin u dhashay dalkaasi oo ay rumeysan yihiin inuu soo abaabulay weerarkii shalay. Taliyaha Booliiska General Tito Karnavian ayaa sheegay inay muddo baaritaan ku wadeen ninkaasi oo lagu magacaabo Bahrum Naim oo la sheegay inuu hada ku sugan yahay magaalada Raqqa ee xarunta Daacish ku leedahay wadanka Siiriya.
Duulaankii shalay ay Daacish ku qaaday bartamaha caasimada Jakarta ayaa ah kii ugu horeeyey oo ay kooxdaasi la beegsato wadanka Indonesia oo ah dalka ugu shacabka badan dunnida Islaamka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO: Warbixin Xiiso Badan oo Laga Diyaariyay...

$
0
0

War Deg Deg Ah: Shirkii Madasha Wadatashiga Geedi...

$
0
0

Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo ka furmey shirka Madasha Wadatashiga ee geeddi Socoda Doorashooyinka Soomaaliya 2016. Kadib khudbado qurux badan oo madaxdu ka jeediyeen guriga Madasha, ayaa wejigiisi labaad ee shirku noqdey in ay Madaxda Soomaalidu wada galaan shirar albaabadu u xiran yihiin.
Shirarkan oo ahaa nooca marathon-ka loo yaqaan ayaan loo kala kicin tan iyo shalay, waxaana dooda ugu weyn ay ka taagneyd qaabka ay ku imaanayaan Xildhibaanada labada aqal marka la gaaro bisha Agoosto 2016.
Nidaamka 4.5
Maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa sheegey in ay doonayaan in sidii hore ay wax ahaadaan, isla markaana Aqalka hoose lagu soo xulo 4.5 oo ah nidaamka beelaha Afar beelood iyo beelo badan oo la isu geeyey oo qaybtooda laga dhigey kala bar kuwa kale waxay helayaan.
Aqalka sare ee Shuyuukhda ayey soo jeediyeen in lagu soo xulo nidaamka Dowlad Goboleedka, waxayna ka soo horjeesteen in 18-kii gobol lagu soo xulo sida uu qabo Dastuurku.
Nidaamka Degmooyinka
Maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa istaagey mowqif ah in Aqalka Hoose deegaan ay ku yimaadaan Xildhibaanadu meelna la iska dhigo Xildhibaano qabiil metalaya.
Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in ay samaynayaan tanaasul oo ah in Aqalka hoose saddex marka loo qaybiyo laba qaybood ay deegaan ku yimaadaan degmooyinka, halka qaybta kale ay ku yimaadaan Beelaha, taas waxay raaciyeen in beelaha laga tirada badan yahay' sida hadalka loo dhigey', iyo haweenka loo sameeyo qoondo gaar ah, taas oo ka dhigeysa baarlamaanka mid loo dhan yahay.
Aqalka Sare ee Shuyuukhda ayaa Puntland iyo Jubaland sheegeen in ay arkaan in lagu soo xulo nidaamka gobolada 18 ahaa ee jirey ka hor 1991, taasna aysan jirin meel looga leexdo.
Sida muuqata Puntland iyo Jubaland waxay qaateen war-murtiyeedkii hore ee ka soo baxay shirkii Muqdisho kaas oo dhigaayey 4.5 iyo deegaan isku dhafan.
Dowladda Federaalka
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Afhayeenka Baarlamaanka Prof. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Ra'iisal Wasaaraha Cumar Cabdirashiid ayaa istaagey mowqif midna ay ku waafaqsan yihiin Galmudug iyo Koonfur Galbeed, midna ay ku waafaqsan yihiin Puntland iyo Jubaland.
Federaalku wuxuu soo jeediyey Aqalka hoose in lagu soo xulo 4.5, halka Aqalka sare ay tahay in lagu soo xulo 18 Gobol.
Natiijo La'aan
Shirka ayaa lagu kala kacay, waxaana caawa oo Jimco ay isku raaceen in wuxuun War murtiyeed ah ay shirka ka soo saaraan, kaas oo ay ku sheegayaan in dib la isugu soo noqonayo markale. ka hor warmurtiyeedka ayaa la sameeyey xaflad sagootin ah, waxaana ay daawanayaan madaadalo iyo maaweelo ka hadleysa isu tanaasulka!.Maqnaanshaha Beesha Caalamka
Furitaankii shirka waxaa Madaxda Soomaalidu ay ku faaneen in maanta Soomaali wada hadleyso, iyada oo aan hal ajnebi ah ku dhex jirin, taasina ay muujineyso biseylka ay gaareen, laakiin nasiib darro wax ka yar 24 saac gudahood ayey ku kala boodeen.
Wejiga Labaad
Marka laga yimaado War-murtiyteedka aan macnaha ku fadhiyin ee shirka laga soo saarayo, waxaa muuqata in la wada sugayo in la soo faro geliyo, waxaana shirkaani ku soo beegmey iyada oo ergaygii hore ee Qaramada Midoobey meesha ka baxay kan beddli lahaana aanu weli dalka soo gaarin, halka ergadii kale ee beesha caalamka ee shirka ka qaybgeli lahayd ay Kismaayo isaga huleeleen markii la ixtiraami waayey ballantii shirka loo qabtey ee ahayd 10 Janaayo 2016.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uhuru Kenyatta: “Weerarkii Ceel Cadde Saameyn Kuma...

$
0
0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar aroornimadii jimcaha maleeyshiyada ururka al-Shabaab ku qaadeen saldhig milateri Ciidamada Kenya ku lahaayeen gobolka Gedo.
Warsaxaafadeed uu galabta soo saaray ayuu ugu horeyn qirtay in khasaare soo gaarey Ciidamada Kenya balse ma uusan sheegin tirada Ciidamada ku dhintey ama ku dhaawacmey weerarka.
Mr Kenyatta ayaa xusay in askarta Kenya ay sameeyeen iska caabin ay uga hortagayeen in fariisinkooda lagala wareego, wuxuuna tacsi u direy qoysaska askarta ku dhintey weerarka.
Madaxweynaha Kenya ayaa ugu dambeyn warsaxaafadeedka ku sheegay in aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin weerarkii maanta isla markaana ay sii wadi doonaan howlgalka ay u joogaan Soomaaliya, isagoo sidoo kale ku hanjabay in ay soo qaban doonaan kuwa weerarka geystay oo ay u aargudi doonaan ciidanka dhintey.
Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dileen in ka badan 60 askari isla markaana ay kuwa kale nolol ku qabteen. Waxaana adag in la xaqiijiyo tirada saxda ah ee weerarka ka dhacay tuulada Ceel Cadde.
Waa weerarkii ugu balaarnaa ee lagu qaado Ciidamada Kenya qeybta ka ah howlgalka AMISOM tan iyo markii ay Soomaaliya soo galeen 2011-kii.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Warbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland...

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Caawa 15-Jan-2016 magaalada Kismaayo kaga qayb qalay munaasabad lagu soo dhoweynayey madaxda soomaalida ee kismaayo u joogta shirweynaha madasha wadatashiga qaran ee geeddi-socodka doorashooyinka 2016-ka.
Munaasabadda ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Ra'iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Madaxweynaha Dawladda Jubba-land iyo Madaxweynayaasha maamulada kumeel-gaarka ah ee Koonfur-galbeed iyo Galmudug iyo xubno kasocda labada gole ee Dawladda Federaalka ah iyo Dawladaha Xubnaha ka ah iyo dadweyne kale.
Munaasabadda oo gun-dhiggeedu ahaa xoojinta iyo hoga -tusaalaynta midnimada soomaaliya iyo qiimaha ay leedahay Qarannimada soomaaliya ayaa waxaa lagu soo bandhigay intii ay socotey Heeso iyo Riwaayado ka turjumaya midnimada iyo qiimeeheed iyo dawlad la'aanta iyo dhibaatooyinkeeda.
Sidoo kale waxaa munaasabadda lagu soo bandhigay riwaayado sawir kabixinaya dhibaatooyinkii kala duwanaa ee uu soo maray dalku, kuwaas oo isugu jirey colaadihii sokeeye, kooxo-diimeedyadii, tahriibtii, burcad-badeedkii iyo boobkii lagu sameeyey badaha Soomaaliya.
Geba-gebadii munaasibaddu waxay kusoo idlaatay jawi wanaagsa iyo dar-daaran loo jeediyey madaxdii kasoo qayb gashay kaas oo ku qotomey siday uga shaqayn lahaayeen mideynta ummadda soomaaliyeed iyo siday u muujin lahaayeen isu-tanaasul si loo helo qarannimo soomaaliyeed oo cageheeda isku taagta.--DHAMMAAD--XAFIISKAA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA PUNTLAND.
The post Warbixin+Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland kismaayo kaga qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah appeared first on Puntland Post.