Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

QARAX burburiyay gaadiid dagaal oo dhacay…

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka laga helayo Degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi Qarax culus lagula eegtay Kolonyo gaadiid dagaal oo ay la socdeen Saraakiil iyo Ciidamo AMISOM ah.
Ciidamadaani ayaa Qaraxa lala eegtay xili ay ku howlanaayen biyo dhaansi, waxaana lasoo sheegayaa in Qaraxa uu galaaftay qaar kamid ah Ciidamada, halka qaarna uu dhaawac culus kasoo gaaray.
Qaraxa ayaa sidoo kale burburiyay ilaa 2 gaari nooca gaashaaman, kuwaasi oo ay ku dul baaba'een Ciidamadii saarnaa.
Ciidamada AMISOM ayaa Qaraxa kadib waxey halkaasi ka qab qabteen tirro dad ah oo lala xiriirinayo Qaraxaasi.
Ilaa iyo hada majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Maamulka Degaanka Leego ee Gobolka Sh/Hoose.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

FBI Team Lands in Somalia to Investigate Mid-Air...

0
0

A team of FBI agents has arrived in Somalia to help authorities in the East African nation investigate what caused an explosion this week inside a plane at 11,000 feet.
Authorities from Somalia, the United States and other countries believe that a bomb was detonated in mid-air, just after the Hermes Airlines flight departed Mogadishu's airport for Djibouti, according to sources familiar with the incident.
The A-321 jetliner executed an emergency landing and returned to the airport, but two passengers were hurt, and it's believed one person may have been sucked out of the plane through a relatively small hole left by the explosion.
It is still unclear how a bomb would have been brought on-board or who could be responsible, but authorities are looking into whether the al Qaeda-linked terrorist group al-Shabab, based in Somalia, or even ISIS may be behind it, sources said.
Many of the passengers on the flight were originally scheduled to be on a Turkish Airlines flight, but the flight was canceled "due to operational reasons" and bad weather, according to Turkish Airlines spokesman Yahya Ustun.
The U.S. government offered Somali authorities any assistance, and the team of FBI agents arrived at the scene Friday, sources said. They are there for one purpose: to help the Somalis with any expertise or other assistance they may need.
An FBI spokesman declined to comment for this article.
Source: ABC Radio
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyaha Ciidanka Xeebaha Somaliland Oo Booqday...

0
0

Maydh (Somaliland.Org)- Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland sareeye guuto Maxamad Xuseen Faarax (Xiirane) oo ay weheliyaan sarakiil sar-sare iyo taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag, ayaa shalay kormeer hawleed ku tagay fadhiisimada xeebaha jiida gobolka Sanaag.
Taliye Xiirane, waxa uu kormeerkiisa hawleed ku maray jiida dheer ee xeebaha gobolka Sanaag, waxaanu booqday fadhiisimada ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ee Conqor, Shalcaw, Xiis, Maydh iyo Laasa-surad.
Taliyaha ciidanka ilaalada xeebuhu waxa uu halkaasi warbixino kaga dhageystay Taliyaha cusub ee ciidanka ilaalada xeebaha gobolka Sanaag, waxaanu yidhi "Waxaynu hadda joognaa saldhiga saddexaad ee ciidanka xeebaha Somaliland, ciidankani waxaa uu ku hawl galaa gaadiidkan badda ee hadda hortiina yaala, gaadiidkaasi oo aynu mid mid u eegi doonno, gaadiidku hortiina ayuu yaala, qalabkoodii waa ay haystaan, waana ciidan badda aqoon u leh."
Taliyaha cusub ee ciidanka xeebaha gobolka Sanaag waxaa uu sheegay in ciidankan degan fadhiisinka saddexaad ay yihiin ciidanka laf-dhabarta u ah ciidamada ilaalada xeebaha ee gobolka Sanaag, isla markaana ay guulo badan ka soo hooyeen xeebaha gobolka, isaga oo arintaas ka hadlayana waxaa uu yidhi "Ciidankani waxay soo hooyeen guulo fara badan, waana ciidanka laf-dhabartiisi, waana raga budhcad badeeda qabta ee tahriibayaasha keena, gacantana ku soo dhiga, kuwani waa mushiinadiii wax lagu kaxeynayay ee dhanka badda, ee dheereeya waa arbiciino, waxaana weeye bahalihii aanu ka qabsanay budhcad badeeda, waana kuwii fadhiga loogu talo galay, kuwa kalana waanu haynaa oo saldhiga ayay yaalaan, laashashkiina waxaa ay yaalan xeebta, waxaana wada rag aqoon iyo waaya aragnimo dheeraada u leh oo loogu talo galay, oo la tababaray."
Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Maxamad Xuseen Faarax Xiirane oo isaguna halkaas hadal ka soo jeediyay ayaa sheegay kormeerkani yahay kii ugu horreeyay uu ku tago jiidaasi intii uu xilka hayay, waxaanu yidhi "Waa safarkii ugu horreeyay ee aan idiinku imaado, intii aan bedalka ahaa, maanta uun baanay haboonaatay in aan idiin imaado, haddii Illaahay ka dhigana waxaan ugu tala galay inaan soo eegno intan sanadka cusub, masaafada dhulka iyo badda, badweyn buuxda ayaynu haysanaa, yeelkeede ciidanka aanu haynaana waxaa aanu rabnaa inaanu ku buuxino wixii shaqaynaya, aragtida aanu arkaynaana waxaa ayna tusaysaa wax badan inaananu qaramayno , mid Hargeysa iska jooga, mid wax ma tara ah ee aanu qaramayno qof waxtaraya oo hawl kara, deegaanadana sida ay u kala xoog badan yihiin ee ay u kala culus yihiin aanu u eegno, ujeedadayaduna waa sidaas."
Taliye Xiirane waxaa uu sheegay in ay ciidanka diwaangalin doonaan oo ay fayl u samayn doonaan isaga oo askari kasta lagu diwaangalinayo qorigiisa iyo aqoontiisa waxaanu yidhi taliyuhu isaga oo arrimahaas ka hadalaya "Ta labaad waxa aanu samayn doona, awalkii hore fadhi maanu laheyn laakiin imika fadhi ayaa Hargeysa noo dhamaaday, markaa fadhiga hadii aanu fadhiisano waa in wixii kale ee dhiman la sameeya, waxana la rabaa inaynu isdiwaangalino oo nin waliba uu fayl yeesho, qorigiisa iyo aqoontiisa la fayl gareeyo sida ciidamada kale, faylkiina waanu sidnaa, waxaanan idinku hanbalyaynayaa nimankii tahriibayaasha ahaa ee aad soo qabateen labada jeer intii aan xilka hayay."
Mr. Xiirane waxa kale oo uu booqday intii uu socdaalkiisan uu ku gudo jiray haan sun ah oo la sheegay in ay ka soo caariday deegaanka Xarshow ee xeebta gobolka Sanaag, taasi oo in mudo ah taalay, waxaanu taliyuhu baaq u diray Hay'adahu inay baadhaan waxa ay tahay haantani "haantan waa haantii ay baddu soo tuftay, Hay'ado badan baananu u sheegnay, noocani waxa uu yahay wali ma garanayno, saakana fariintii ugu danbaysay ayaanu sheegaynaa hadii ILLAAHAY ka dhigo, oo aanu gudbinaynaa oo aanu leenahay, bahashan hala arko, wax alla waxa ay tahayna anagu ma garan karno, safarkayagana qayb ayay ka aheyd inaanu soo eegno haatani iyo waxa ay tahay, oo mudo laga qaylinaayay markaa waa in Hay'adu ka soo baadhaan oo ka soo warbixiyaan haatani waxaa ay tahay"
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Video:Reer Galmudug oo Hees Sarbeeb Ah u...

0
0

Nin Somali ah oo u tartamaya kursiga Minnesota

0
0

Mahammud Muse Hassan, waa nin ka tirsan xisbiga dimoqraadiga oo u tartamaya in uu ka mid noqdo golaha sanadka ee gobolka Minnesota.

Dhul gariir dad ku dhinteen oo ka dhacay Taiwan

0
0

Dhulgariir aad u xoogbadan ayaa waxa uu ku dhuftay koofurta dalka Taiwan, dhismayaasha dumayna waxaa ka mid ah kuwa ay xaafado ahaa.

Warbixin laga soo saaray gudniinka Fircooniga

0
0

Warbixin ay xalay soo saartay hay'adda QM u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 200 oo Malyan oo ah gabdho iyo haween ku nool 30 dal la guday sannadkii hore.

gabay gabay ka tirisay Tahriibta

0
0

Koos Jaamac Dhunkaal waa abwaanad wax ka tiriso arrimaha tahriibta, waxayna tirisay gabay aad u qiimo badan oo wacyigelin ah.

Somalia: What Corruption Costs Somalia. By Liban Ahmad

0
0

What Corruption Costs Somalia
Liban Ahmadlibahm@icloud.comFebruary 06 2016 In 1991 when Somalis experienced what Professor Ahmed Samatar calls 'the death of the national state', a few Somalis could foresee that it would take Somalia twenty-five years to discuss the possibility of holding one man one vote elections in 2016. It is not a mean achievement in the context of the conflicting priorities of the Somalia's international partners and the need of Somalis for effective state institutions and a democratic leadership.
Four years ago the British government organised London Conference on Somalia; it energised Somali politics and gave hope to Somalis about the end of the transition and the rebirth of a permanent Somali government 'in September 2012'. This optimism was based on the realisation that Somali political problems require a global response. At the centre of this strategy was a commitment to helping Somalia raise funds for reconstruction and institution-building.
"Our aim is to have mechanisms in place for reducing corruption, rebuilding trust and ensuring that Somali and donor funds are properly and transparently spent on providing services to the Somali people," wrote William Hague, the former Secretary of State for Foreign and Commonwealth Affairs, in the Globe and the Mail. In May 2013, when the British government organised a follow-up conference in London, "the international community endorsed those plans and committed expertise and funding of over $300m to he international community endorsed those plans and committed expertise and funding of over $300m to deliver them.. [ after ] Somali Government ministers shared detailed plans for developing the country's armed forces, police, justice sector and public financial management systems. They also agreed to work together through joint funding mechanisms, with the Federal Government taking the lead on coordination".
The Somali Federal Government has not achieved the stated goals. The Somali National Army is still dependent on clan militias; the justice sector has barely made headway in addressing dispossession and human rights violations partly because the Federal Government ignored the transitional justice processes the UN Security Council had called for shortly after parliamentarians elected President Hassan Sheikh Mohamud in September 2012.
The Somali Federal Government leaders committed themselves to "the path of reconciliation and reconstruction and establishing capable, accountable and inclusive Somali security institutions that provide protection for all people, in particular, women and children" as a part of the New Deal Compact endorsed at A New Deal for Somalia Conference held in Brussels in September 2013. Government infighting in 2013 and 2014 derailed goals outlined in the New Deal communique.
If the Somali Federal Government used sovereignty argument to bypass the Joint Financial Management Board, it was for the international community to clarify that withholding of funds raised for the reconstruction of Somalia was caused by Somali federal leaders, who reneged on their promise to use the joint funding mechanisms aimed at ensuring transparency.
As Sarah Chayes of the Carnegie Endowment for International Peace argued, there is a causal relationship between corruption and extremism.
Although government corruption costs lives, and deprives Somali people of opportunities to rebuild their country with funds from Somalia's generous friends, the international community has empowered the Federal Government to impose a top-down electoral model on Somalis to give the incumbent leaders a better chance to return to power.
The international community must stand with the Somali people, not with leaders who have no interests of their people at heart.
Liban Ahmadlibahm@icloud.com

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliyaha Saldhiga Ibraahim Koodbuur Oo Beeniyay In...

0
0

Hargeysa(Somaliland.Org):- Taliyaha saldhiga booliska degmada Ibraahim Koodbuur ee caasimadda Hargeysa Saddex xidigle Bedel Xasan Ismaaciil, ayaa sheegay in aanu xidhnayn isla markaana uu shaqadiisii si caadiya u wato.
Hadalka sarkaalkani waxa uu waxba kama jiraan ka dhigayaa hadalkii afhayeenka xisbiga WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo sheegay in taliyaha xilkii laga qaaday isla markaana la xidhay ka dib markii guddoomiyahoodu saldhigaasi ku booqday khamiistii Ganacsade Cumar Caydiid oo maalmihii la soo dhaafay ku xidhnaa saldhigaas.
Taliye Bedal oo aanu xalay wax ka weydiinay warka sheegaya in xilkii laga qaaday isla markaana la xidhay waxa uu yidhi "Anigu ma xidhni imikana waxaan ku sugan nahay oo aan kaala hadlayaa gurigayga dhexdiisa."
Saddex Xidigle Bedal Xasan Ismaaciil oo ka jawaabayay su'aal ahayd waxa ka jira warka sheegaya in xilkii laga qaaday, waxaanu ku gaabsaday "Waan shaqaynayay, warkaana ma hayo imikana gurigayga ayaan jooga."
Dhinaca kale waxaa mareegaha wararka lagu faafiyay war sheegayay in la xidhay shalay taliyaha saldhigga Ibraahim Koodbuur dhamme Bedel Xasan taasoo lagu sababeeyay booqasho uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)ku tegay saldhigga sarkaalkaasi xukumo.
Laakiin waxaa warkaa beeniyay oo u waramay shabakada Hadhwanaagnews Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan oo sheegay in warkaasi uu yahay waxba kama jiraan taliyihuna uu shaqadiisii wato.
"Warkaasi waa been wax ka jiraa ma jiraan, imikadaa aan kula hadlayo waxa uu ku jiraa Shaqadisii warkaasina waa been," ayuu yidhi Taliye Fooxle.
Dhinaca kale Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Xukuumadda ku cambaareeyay xadhig aan jirin in lagula kacay Taliyaha Saldhigga Ibraahim Koodbuur, arrintaasina waxay dibada u soo saarayaa in xisbigu uu ku go'aan qaatay wax aan jirin.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Qaabkii Al-Shabab ula wareegtay Marka

0
0

Muqdishi (Caasimada Onlone) - Waxaa Caawa degan guud ahaan jawiga magaalada Marka, waxaana halkaasi galabta dib ula wareegay maleeshiyaadka Al-shabaab.
Dib ula wareegida maleeshiyada Al-shabaab kadib ayaa waxaa meel fagaaro ah dadka deegaanka kula hadlay Hogaamiyaha maleeshiyada ugu magacaaban Gobolka Sh/Hoose Sheekh Abu Cabdallad oo sheegay in Magaalada Marko ay ku jirto gacanta Kooxda.
Dadka deegaanka ayuu ugu baaqay inay la shaqeeyan dagaalyahaanada islamarkaana ka caawiyaan waxa ay u baahan yihiin mudada ay ku guda jiraan iska difaaca ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.
Abu Cabdalla waxa kaloo uu dadka u sheegay in lama huraan ay tahay in dadka deegaanka ay iska soo dhex saaraan kuwa la shaqeynaayay mudada yar oo ay Marko ka ariminayeen ciidamada Dowlada iyo AMISOM.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka K/G oo weeraray beesha CAALAMKA

0
0

Muqdishi (Caasimada Onlone) - Iyadoo qeybo kamid ah deegaanada maamulka Koonfur galbeed ee Somalia ay ku sugan yihiin maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay maamulka.
Xasan Cabdi Axmed oo maamulka ugu magacaaban Wasiirka Warfaafinta, ayaa sheegay in Al-shabaab ay kusii xoogeysanayaan deegaanada maamulka, waxa uuna arrintaasi dhaliisheeda dusha u saaray wakiilada Beesha Caalamka ka jooga Somalia.
Xasan Cabdi waxa uu sheegay in wakiilada Beesha Caalamka imaanshiyahooda magaalada Baydhabo ay ballanqaadyo kala duwan u sameeyan maamulka hayeeshee taasi ay kusoo biyo shubatay waxkama jiraan.
Wuxuu sheegay in Ciidamada maamulka aysan heysan agabkii loogu tallo galay, sidaa darteedna dhaqaalihii lagu qalabeyn lahaa aysan wali bixin Beesha Caalamka, bacdamaa ay iyagu ballanqaadkaasi dhowr jeer sameeyen.
Sidoo kale, Xasan Cabdi waxa uu cadeeyay in Koonfur galbeed aysan dib usoo hadal qaadi doonin dhaqaalaha ay ballanqaadeen Beesha Caalamka, waxa uuna wacad ku maray in maleeshiyada Al-shabaab ay isaga difaaci doonaan inta ay gaarsiisan tahay awoodooda.
Haddalka wasiirka ayaa imaanaya xili maleeshiyaadka Al-shabaab ay baacsanayaan ciidamada maamulka Koonfur galbeed, xili maamulka uu ka cabanaayo dhaqaale xumi.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sawirro: Beesha Jareer-weyn oo u dacwootay…

0
0

Muqdishi (Caasimada Onlone) - Waxaa magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ka dhacay kulan u dhexeeyay Ergada Beesha Jareer-weyne uga qeybgaleysa shirka maamulka loogu dhisaayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe iyo Mas'uuliyiinta Beesha ugu jirta labada gole ee maamulka.
Waxaa kamid ahaa mas'uuliyiinta ay la kulmeen Wasiirka Kheyraadka badda Ceymooy, Wasiir ku-xigeynka Warfafinta iyo Hidaha iyo Dhaqanka colaad, Xildhibaano uu kamid ahaa Xildhimaan Dalxa iyo Xildhibaan Maryan Aweys jaamac.
Ergada iyo Odayaasha kale ee Beesha Jareer-weyne ayaa mas'uuliyiintooda usoo bandhigay dhaqan aysan mudneyn oo ay kala kulmeen Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Somalia C/raxmaan Odawaa, waxa ayna sheegen in Odawaa uu isku dayaayo in Ergada Beesha uu ku dul sameysto Ergo kale oo uu isaga wato.
Waxa ay sidoo kale sheegen inuusan jirin wax xushmad ah oo ay ka helaan mas'uuliyiinta Dowlada Federaalka u qaabilsan dardar galinta shirka, iyaga oo Wasiirada iyo Xildhibaanadooda u cadeeyay in Wasiir Odawaa uu caqabad lama gudbaan ku yahay Ergada Beesha Jareer weyne.
Sidoo kale, waxa ay tilmaamen in laga faquuqo Ergada kale ee kamidka ah madasha uu shirka ka socdo, hayeeshee taasi ay u baahan yihiin in la turxan bixiyo misna ay Dowlada Somalia ka jawaabto sababta ka danbeysay in gooni loo sooco Beesha.
Dacwadaani ayaa noqoneysa tii ugu horeysay oo Beesha Jareer-weyne ay ka gudbiso shirka Jowhar, waxa ayna dacwadooda kusoo biyo shubatay faquuq iyo hagar lagu sameynaayo miisaanka ay ku dhex lahaayen shirka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasuus xanuun leh: “Inuu dhintay ayaan maqlay...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - BBC-da Qeybteeda Africa La hadasha ayaa waxa ay maanta soo daabacday Sheeko Murugo leh taasi oo laga diyaariyey weerarkii dhawaan ka dhacay Xeebta Liido oo Shabaabku ay Shacab ku laayeen.
21-kii Bishii Hore Ee Janaayo Al Shabaab waxay weerar dad badan ku laayeen ay ka fuliyeen Labo Maqaayad oo dadku iskugu tegi jireen oo ku yaalla Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho.
Hadaba Sheeko Murugo leh ayey ka qortay BBC-da wixii dhacay.
Nasro Daahir Abuukar waxay ka mid aheyd dadkii kusugnaa meesha weerarka xilliga uu dhacayey.
Waxay sheegtay inay wada fadhiyeen Maqaaxida wiil yar oo iyada la dhashay oo lagu magacaabo Eyman.
"Indhaheena waxey kusii jeedeen dhinaca Xeebta Liido inaguna Shaah ayaan cabeeneynay,Waxaan ku faraxsaneyn Jabaqda iyo Neecawda soo baxeysa ee dhinaca Badda ka imaaneysay,sidaa waxa tiri Nasro Abuukar".
Nasro waxay sheegtay mar keliya inay ka war heleen Jawi badelan,Rasaas dhaceysa iyo Toogasho gudaha Baarkii aan fadhinay,waa la kala cararay,rasaasta oo socota.
Waxa jawigaasi uu keenay in labadii isla socotay xitaa ay kala lumaan,Walaalkeygii Yaraa Eyman waan waayey,Xaaladu waxay noqotay mid cakiran,sidaas ayey Nasro usheegtay BBC-da Qeybteeda Dibada la hadasha.
Waxaan galay Musqusha mise dad badan ayaaba ku jira,Meesha Lagu qubeysto Ee Tubada Shabaqa kore leh ee biyaha kasoo daataan ayaa la hoos istaagay,qaarkeen dadku waxay aqrinayeen qur'aan kuwo kalena waxay tukadeen iyagoo musqusha ku jira si alle Cadawga meesha yimid uga bad baadiyo.
Wax yar kadib oo xaaladu sidii ka fiicnaatay waxa inoo suurta gashay inan banaanka imaado waxase la ii soo sheegay Eyman inuu dhintay,wan naxay oo walaalkey inuu iga yaraa maahane waxa uu ahaa Yaraanka Hooyo.
Nasra waxay sheegtay inay markii dambe heshay war kale oo ah in walaalkeed uu dhaawacmay hase ahaatee dhimashadu ay been noqotay Xaalkiisuna hadda uu yara fiican yahay Eyman Yare.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gaas oo fariin niyad jab ah u diray Axmed Madoobe...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha diidmadiisa ku aadan nidaamka 4.5 iyo qaabka uu u ogolaaday Axmed Madoobe in Nidaamkaasi looga shaqeeyo deegaanada Jubbaland.
C/wali Gaas oo la hadlaayay warbaahin gaar ah oo ka howlgasha magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Puntland aysan waxba u arag in Jubbaland ay aqbasho 4.5, waxa uuna Gaas sheegay in Axmed Madoobe ay isaga u taallo sida uu ka yeeli lahaa nidaamkaasi, balse dhankiisa uu ka qaatay Mowqif.
Gaas waxa uu sheegay in Mowqifka Puntland uu yahay inay iska fogeeyaan waxa uu ugu yeeray qaad-qaadka misna kool-koolinta Qabiilka, waxa uuna afkiisa ku qoray in Xassan Sheekhi haddii lala tashan lahaa uu Somalia oo idil ka dhigi lahaa dhul wax waliba lagu kala qaato qabiilka.
Wuxuu sheegay in Axmed Madoobe uu markiisii hore ay ahaayen isku Mowqif, balse uusan garankarin xiliga iyo goorta uu isbedelay iyo sababta ka danbeysay in masiirka shacabka Jubbaland uu ugu doodi waayay.
Sidoo kale, Gaas waxa uu tilmaamay in qorshooyinka Puntland uu yahay mid ka fog in Somalia laga dhaqan galiyo rabitaan gaar ah, waxa uuna cod dheer ku sheegay in iyaga uu khuseeyo masiirkooda islamarkaana aysan cid gaar ah kala tashan doonin.
Si kastaba ha ahaatee, Haddalka C/wali Gaas ayaa u muuqanaaya mid xanuunkiisa gaarka ah uu ku muujinaayo, waxa uuna ka gudbi la' yahay carrada uu ka qaaday nidaamka uu Xassan Sheekh u xulay dalka.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Imisa qof ayaa loo qabtay Qaraxii DAALLO yuusa ahaa...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa weli isa soo taraaya macluumaadka laga helaayo Qaraxii ka dhex dhacay gudaha Diyaarada Daallo Airline, xili ay ku guda jirtay duulimaadkeeda caadiga ah.
Warar dheeraad ah oo goordhow ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in Qaraxii ka dhacay diyaarada Daallo loo xiray ilaa 25 ruux oo u badan shaqaalaha shirkada, gaar ahaan kuwa xiliga Qaraxa uu dhacaayay ku qornaa shaqada.
Dadka Qaraxa loo xiray ayaa waxaa ku jiray Saraakiil ka kala tirsanaa Hay'adaha amaanka NISA iyo Booliska kuwaasi oo loo heysto inaysan xil iska saarin la socodka amaanka iyo rakaabka Daallo ku qornaa.
C/salaam Axmed Caato oo ah Afhayeenka Xukuumadda Somalia, ayaa sheegay in baaritaanka uu yahay mid wali furan oo aan hadda xirmi doonin, waxa uuna tilmaamay in dadka loo qabqabtay Qaraxaasi baaritaanka kadib ay Xukuumadu shaacin doonto waxa ay kala ahaayen.
C/salaam Axmed Caato waxa uu tilmaamay in dadkaasi ay ku jiraan gacanta NISA, islamarkaana baaritaankooda ay ka qeybqaadanayaan xitaa rag cadaan ah si un loo helo xaqiiqda jirta.
Macluumaadka ugu badan ayuu sheegay in laga helay Kaamirada qarsoon ee loo yaqaan CCTV ee ku xiran Garoonka taasi oo laga helay xogo dhaxal gal u ah Xukuumada iyo laamaha amaanka.
CCTV ayaa qabatay 2 ruux oo midi uu ku labisnaa jaakada lagu yaqaan Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde oo Labtop u dhiibaya ruux kale ee is qarxiyay, kaasi oo Labtop-ka Qaraxa mootiyay halka lagu baaro alaabta musaafirka.
Afhayeenka waxa uu sidoo kale, sheegay in ruuxa loo dhiibay labtopka inuu ahaa ruuxii ka dambeeyay Qaraxii ka dhex dhacay Diyaaradda Daallo Airline, gudaheeda, laakiin weli Baarista ay socoto.
Arrintaani ayaa xaqiijineysa in amaanka Garoonka Aadan Cadde uusan aheyn mid sugan oo ay isku haleyn karaan Shirkadaha duulimaadyada ee Dowladaha saaxiibada la ah Somalia.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deg Deg: Qarax Dhaawac Halis Ahuu ka soo gaaray...

0
0

Baardheere ( Sh.M.Network)-War Deg Deg ah oo na soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax khasaaro sababay lagula eegtay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobolka Gedo Sheekh Max'ed Xuseen Al Qaadi.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa waxaa soo gaaray dhaawac sida wararku sheegayaan halis ah.
Sidoo kale qaraxa oo ahaa miino lagu xiray gaariga guddoomiye ku xigeenka ayaa waxaa waxyeello ay ka soo gaartay qaar ka mid ah ilaalada Mr Al Qaadi.
Xaaladda guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo ayaa iminka lagula tacaalayaa mid ka mid ah xarumaha Caafimaadka Gobolkaas.La soco wixii ku soo kordha.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo qiray In qarax loo...

0
0

Baardheere ( Sh.M.Network)-Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in Ciidamada Miini baarista iyo kuwa CID-da baaritaano ay sameeyeen lagu ogaaday dhacdadii dhawaan qabsatay Diyaaradda Daallo in ay aheyd Qarax.
Janaraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tilmaamay in sidoo kale ay weli socdaan baaritaano ku aadan qaabka uu Qaraxaas uga dhex dhacay Diyaaradda Daallo Xili ay ka duushay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho islamarkaana ku sii jeeday dalka Jabuuti
Maalmo ka hor ayey aheyd markii Saraakiil ka tirsan Hay'adda FBI-da Mareykanka ay ku soo biireen baaritaanka lagu hayo Diyaarada Daallo taasi uu Hawada Shil ku qabsaday markii ay ka duushay Garoonka Muqdisho islamarkaana Daqiiqada kadib ay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Talaadadii ayey ahayd markii diyaaradda Daalo cilad aawgeed ay dugu soo laabatay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gedo deputy governor wounded in bomb explosion

0
0

An official says a bomb on tree has wounded the deputy governor of Gedo region Sheikh Mohamed Hussein (Al Qadi) in Bardere town which is under SNA and AMISOM control.
Al Qadi sustained a light wounds in the bomb blast which was caused by IED fitted into a tree and targeted the deputy governor's car, according to Col Guhad who is a senior security officer in Bardere town.
No group has yet claimed credit for the attack.More to Follow soon
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxa AMISOM oo beeniyay in Al Shabaab ay ku sugan...

0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Warsaxafadeed ka soo baxay Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika ee AMISOM, Francisco Madeira ayaa lagu beeniyay wararka ku aadan in Xarakada Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Marka kadib markii ay halkaasi isaga baxeen Ciidamada AMISOM.
Madaxa AMISOM, Francisco Madeira ayaa sheegay in Saldhigooda ay dib u dhis ku wadaan,waxuuna sheegay in 1Km ay u jirto Saldhigii hore ee Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
"AMISOM marwaliba waxey ku dadaashaa sugida amaanka Shacabka, waxaanu ka wal walsanahay in lagu dul Dagaalamo Shacabka Reere Marka," sidaasi ayaa lagu yiri Bayaankaasi ka soo baxay AMISOM.
Ugu dambeyn, Qoraalkaasi ka soo baxay Taliska AMISOM ayaa lagu xusay in Ciidamada Midowga Afriak kala shaqeenayaan Dowladda Soomaaliya ciribtirka Xarakada Al Shabaab iyo baahida falalka argagixiso oo ay ku tilmaameen kuwa khatar ku ah Xasiloonida Dalka Soomaaliya.