Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Xog: Ethiopia oo u yeertay Gaas, si loogu amro….

$
0
0

adaxweynaha maamulka Puntland C/welli Maxamed Cali ayaa la filayaa in maanta uu u duulo magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, sida xogta aan ku heleyno.
Madaxweyne Gaas ayaa la sheegayaa inuu casuumaad ka helay raaEU(tm)iisul wasaaraha dalka Ethiopia, waxaana wararku sheegayaan in lagu amri doono inuu aqbalo 4.5
Sida wararka aan ku heleyno safarka madaxweyne Gaas waxaa la filayaa iney qeyb ka noqdaan xubno kamid ah wasiirada iyo baarlamaanka maamulkaasi.
Madaxweyne Gaas ayaa waxaa dhawaan magaalada Garowe wuxuu kulamo kula qaatay wakiilo ka socdo beesha caalamka kuwaasi oo uu u sheegay in marnaba uusan isbedelin mowqifka maamulka Puntland ka qaadatay doorashada ka dhaceyso Soomaaliya.
Sidoo kale madaxweyne Gaas ayaa shaaciyay in isaga wali ku dhagan yahay goaEU(tm)ankii uu ka qaatay soo xulista xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay in qaab qabiil lagu soo dooranayo.
Waxyaabaha kale ee lagala hadlayo ayaa waxaa kamid ah madaxweyne Gaas goaEU(tm)aanka rasmiga ee uu qaadanayo haddii ay is fahmi waayaan madaxweynaha Puntland iyo dowlada Federaalka Soomaaliya, maadaama wali aysan isku fahmin xalinta murunka labada dhinac u dhaxeeyo.<
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

TOP NEWS: 26-Masuul oo xilka laga qaaday

$
0
0

Madaxweynaha waddanka Nigeria, Muxammadu Buhari, ayaa waxa uu xilka ka qaaday ugu yaraan 26 masaEU(tm)uul oo madax ka ahaa wakaalado iyo waaxyo muhiim ah oo ka tirsan dowladda oo ay ka mid tahay warbaahinta.
Waxaa la waydiistay in ay xilka ku wareejiyaan saraakiisha ugu sarsareysa waaxaha ay ka tirsan yihiin ilaa madax cusub laga soo magacaabo.
Waa bilowga isbadello waa weyn oo la filayo in ay saameyso boqolaal wakaaladood iyo waaxyo ka tirsan dowladda.
Madaxweynaha ayaa waxaa saarnaa cadaadis ballaaran oo ku aadan in uu isbadeladan sameeyo, taasi oo xilalka looga qaadi doono inta badan dadkii ka ag dhawaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Goodluck Jonathan.
Waxaa la filayaa in madaxdaasi xilka laga qaaday ay badeli doonaan xubno ka tirsan xisbiga talada haya ee APC, gaar ahaan kuwa dowrka muhiimka ah ka qaatay doorashadii Madaxweyne Muxammadu Buhari.
Magacaabista jagooyinkaas ayaa waxaa loo arkaa in ay yihiin mag dhaw ku aaddan dadkii waqtigooda iyo maalkoodaba galiyay sidii uu xisbigu talada ku qaban lahaa.
Dadkii jagooyinkan horay u hayay ayaa lagu yaqaannay in ay hantida qaranka ay jeebabkooda ka buuxsadaan.
Hasayeeshee markii la fiiriyo sida uusan Muxammadu Buhari ugu dulqaadanayn musuq maasuqa ayaa waxa ay xaaladda ka dhigi doontaa mid aad u adag oo howshu aanay sidii hore ahaan doonin
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mareykanka oo beeniyay Diyaarad uu leeyahay Al...

$
0
0

Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa beenisay Warar sheegaya in Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen diyaarad aan duuliye lahayn oo ay tuhunsan yihiin in Mareykanka uu lee yahay taasi oo Al-shabaab ay sheegeen iney ku dhacday gobolka Gedo ee Koonfurta Galbeed ee Soomaaliya.
Baraha internet-ka ee Al-shabaab ayaa shalay baahiyay warbixin sheegeysa in Al-shabaab qabsadeen diyaarad Drone ah oo ay ku xirnaayeen lix gantaal, kadib markii ay kusoo dhacday deegaan 70 u jira degmada Baardheere.
Diyaarada ayaa Al-shabaab waxay sheegeen iney ku dhacday buuraha loo yaqaan Shan Dacaar oo ku taala duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, sida qoraalka lagu daabacay baraha internet-ka Alshabaab lagu sheegay.
Afhayeen u hadlay Pentagon-ka waxa uu sheegay in dhammaan diyaaradaha saldhigga Mareykanka ee AFRICOM la tiriyey, oo aysan jirin wax tilmaamaya in diyaaradda Al-Shabaab ay sheegeyso ay tahay mid Mareykanka uu lee yahay.
Illaa iyo hadda ma jirto cid si madax banaan u xaqiijin karta sheegashada Al-Shabaab, hase yeeshee diyaardaaha dagalaka Mareykanka ayaa weeraro ka dhan ah madaxda Al-Shabaab ka fuliyey Koonfurta Soomaaliya, sanadihii dhowaa
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Ciidamo gaar ah oo loo sameeyay inay suggaan...

$
0
0

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa Booliska Somaliyed, ayaa loo sameeyay inay suggaan ammaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, xilli labadii Bishan la qarxiyay Diyaaradda Daallo oo ku guda jirta Duulimaad ay ugu socotay dalka Jabuuti.
Ciidankaan gaarka ah ee ka tirsan ciidamada Booliska Somaliyed ayaa ah kuwa si aad ah u qalabeysan, islamarkaana ay ka muuqato heybad ciidannimo.
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliyed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kormeer ugu tagay ciidankaasi oo ka howlgalaya Garoonka Aadan Cadde, waxaana uu ciidanka kula dar daarmay inay si adag u sugaan ammaanka Garoonka.
Taliye Xaamud, ayaa ciidamada u sheegay inay baaraan wax waliba oo ka soo dega Garoonka Aadan Cadde iyo wixii ka laga dhoofinaayo, iyadoo si taxadar ah loola dhaqmaayo Bulshada Garoonka Isticmaasha.
Ciidamadan ayaa waxaa qayb ka ah ciidan u tababar sida loola shaqeeyo eeyaha Uriya waxyaabaha Qarxa iyo Kiimikada kale ee Boorsooyinka ama agabyada kale lagu dhex qariyo.
Dowladda Somaliya ayaa horay u sheegtay inay si weyn u adkeynayso ammaanka Garoonka Aadan Cadde oo Dowladda ay la imaanayso isbedel dhanka ammaanka Garoonka.
Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxii ka dhex dhacay Diyaarada Daallo oo siday rakaab gaaraya 74 ruux oo u siday Dalka Jabuuti.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Feysal Cali Waraabe: ” Qaraxii Daallo Airline Kama...

$
0
0

Hargeysa ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe oo u warramayay Shabelle ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline.
Feysal Cali Waraabe ayaa tibaaxay in ay suura gal tahay in muwaadin ka soo jeeda Soomaaliland uu ka dambeyn karo falkaasi laakiin aan loo tirin Karin Xukuumadda Maamulka Soomaaliland.
Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in aanu jirin shaqsiyaad matala maamulka Soomaliland ee ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shalay ayaa Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay kulankii Baarlamaanka waxa ay sheegeen in Dasuurkuu uu sii ahaanayo Mid KMG ah illaa laga qeyb galiyo maamulka Soomaaliland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Assad oo shaki ka muujiyay xabbad joojinta Suuriya

$
0
0

Xildhibaan Cabdi Barre: ” Ma jirto Cid Puntland Ku...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shabelle la hadlay ayaa waxa uu sheegay in marnaba maamulka Puntland aysan qaadan doonin in lagu cadaadiyo nidaamka 4.5 ee awood qeybsiga dalka kaas oo uu sheegay in in uusan waafaqsaneen Dastuurka dalka Soomaaliya.
Mudane Cabdi Barre ayaa intaas ku daray in Madaxda dalka ay hareer mareen Dastuurka KMG wuxuuna carabka ku dhuftay in hoggaanka Siyaasadda Soomaaliya ay la wareegeen beesha Caalamka ayna fara gelin weyn ku hayaan hanaanka Siyaasadeed ee dalka.
Dhinaca kale Cabdi Barre Yuusuf ayaa waxa uu kaga digay Hoggaamiyayaasha Soomaalida in ay qaataan aragtida Beesha Caalamka isagoo tilmaamay in looga baahan yahay in madaxda dowladda Soomaaliya ay ka wada arrinsadaan masiirka dalka Soomaaliya.
Hadalka Xildibaan Cabdi Barre ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan uu ku soo guul dareystay wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya in maamulka Puntland uu ku qanciyo qodobadii ka soo baxay shirkii Madasha wadatashiga Qaran.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qodobada wax laga Bedelayo Ee Dasuurka Oo ay ka mid...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka KMG.
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa shaaca ka qaaday in qodobka awooda Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha wax ka bedel lagu sameeyay.
Sidoo kale Mr Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa daaha ka rogay in wax ka bedelka Dastuurka KMG ay ku sameynayaan ay gacan ka siineyso Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Germany.
Isagoo sii watay hadalkiisa ayuu sheegay mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil in dhammaan maamul goboleedyada marka laga reebo maamulka Soomaaliland ay ka tala geliyeen wax ka bedelka Dastuurka isagoo qiray in Soomaaliland ay ku adkaatay balse dadka ka soo jeeda ay ka qeyb galin doonaan wadatashiyada la xiriira wax ka bedelka Dastuurka KMG sida uu hadalka u dhigay.
Shalay ayey ahayd markii guddiga dib eegista Dastuurka KMG ah markii ay warbixin ka siiyeen howlahooda Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faah Faahin: Dagaal Khasaaro Sababay Oo Xalay Ka...

$
0
0

Afgooye ( Sh.M.Network)-Abaarihii 1:00-Am- Saqdii Dhexe ama ( Todobo Saac Habeenimo) ayaa weerar Culus Xarakada Al Shabaab waxa ay xaly ku qaadeen Bar Kontarool ay Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin halka lagu Magacaabo Mukayga oo ah meesha looga sii baxo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa yimid kadib markii weerar gaadmo ah ay Al Shabaab ku soo qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee ku sugan Bar Kontarool oo ku taalla Mukayga waxaana sida dadka deegaanka ay Shabelle u sheegeenin dagaalku uu ahaa mid socday saacado islamarkaana la isugu adeegsaday rasaas aad u culus.
Inta la xaqiijiyay 8 qof oo 5 ka mid ah ay Askar yihiin ayaa ku dhaawacmay iska hor'imaadaaski, waxaana sida ay tilmaamayaan ilo ku sugan halkaasi 2 Gaadiidka dagaalka ah looga qabsaday Ciidamada dowladda inta uu socday dagaalka halka 2 kalana looga gubay.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo Shabelle la hadlay ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen isagoo tilmaamay in Ciidamada dowladda khasaaro ay kala kulmeen dagaalkaas sida uu yiri.
Dhinaca kale wararka aynu ka heleyno degmada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo gurmad ahaa in marka ay marayeen Baar Ismaaciil mid ka mid ah gaadiidkooda uu qabsaday qoryaha Garabka laga tuuro oo ay soo rideen Ciidamada AMISOM oo ka shakiyay iyadoona inta la ogyahay uu ku dhintay 1 Askari oo saarnaa gaarigaasi.
Inta badan Al Shabaab ayaa weeraro kala duwan ka fuliya fariisimaha ay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:Al-Shabaab oo Dagaal Culus kadib la wareegay...

$
0
0

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in habeenimadii xalay ay qabsadeen Tiro maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab.
12:00 Saqadii dhexe Ee Xalay ayeey shabaabku qabsadeen deegaanada Mukayga Saldhig Degmada Xarunta Maamulka Degmada& A xaafado kamid ah Afgooye .
intii aysan gacanta ku dhigin Shabaab Meelaahaasi ayaa waxaa dagaal xoogan oo qasaaro dhimasho iyo dhaawac ka dhashay lagalay ciidamada Dowlada Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uhurru Kenyatta oo Al-shabaab u sameynaya..

$
0
0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyay iney dhisi doonaan xabsi gaar ah oo lagu xirayo shaqsiyaadka ay qabtaan ciidamada Kenya kana tirsan waxa uu ugu yeeray kooxaha Argagaxisada.
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sheegay iney kaga hortagayaaan xabsigaa in kooxaha jihaadiyiinta iney kusii faafiyaan fikradooda gudaha dalka Kenya si loo gaarsiiyo shacabka intiisa kale, sida uu hadalka u sheegay Kenyatta.
Sharciga ka dhanka ah Argagixisada ee dalka Kenya ayaa u ogolaanaya laamaha amaanka iney xabsi dhigaan dadka looga shakiyo iney xiriir la leeyihiin Al-shabaab iyo kooxaha kale ee amni darada ka geysta dalka Kenya, wuxuu kaloo sharciga u ogolaanayaa in xabsiga ku jiri karaan muddo badan iyada oo aan dacwad lagu soo oogin.
Dowlada Kenya ayaa dagaal xoogan kula jira ururka Alshabaab oo xiriir la leh Al-qaacida oo weeraro badan ka geystay dalka Kenya iyo saldhigyada ciidamada Kenya ku leeyihiin gudaha Soomaaliya.
Uhurru Kenyatta ,ayaanan shaacin waqtiga iyo halka laga dhisayo xabsiga sida gaar ah loogu xiro doono shaqsiyaadka looga shakiyo iney Al-shabaab ka tirsan yihin.
Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga inka badan 4,000 oo askari kuwaasi oo qeyb ka ah 22 kun oo askari oo magaca AMISOM kaga howlgalaya dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ethiopia oo 3 arrin mid ku cadaadineysa GAAS!

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia, ayaa waxa uu halkaasi kulamo kala duwan kula qaatay qaar kamid ah Wasiirada Ethiopia.
Wasiirada uu Gaas la kulmay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo kan arrimaha Dibadda oo ay kawada hadleen xaalada guud ee Somalia gaar ahaan tan Puntland, waxa ayna isla soo qaaden doorashooyinka la filaayo inay ka dhacaan Somalia.
C/wali Gaas iyo labada Wasiir ayaa waxa ay sidoo kale kawada hadleen ganacsiga labada dhan, waxaana lasoo warinayaa in Gaas uu maanta kulan kale la qaadan doono masaEU(tm)uuliyiin uu kamid yahay RaaEUisul wasaaraha dalkaasi Hailemariam Desalegn.
Hailemariam oo u yeeray C/wali Gaas ayaa waxaa lagu wadaa in maanta uu kala hadli doono Khilaafka C/wali Gaas kala dhexeeya Dowlada Somalia, Beesha Caalamka iyo dacwad salka ku heysa in Gaas uu tashkiilinaayo misna qarka ka tuuraayo maamulada kale ee dalka isaga oo fiirsanaaya danihiisa gaarka ah.
Ujeedka ugu weyn ee socdaalka C/wali Gaas ayaa ah 3 qodob oo ay kamid yihiin in lagu qasbo inuu ka tanaasulo diidmada uu ka muujinaayo 4.5, In mudada lagu guda jiro u diyaar garowga Doorashada uusan ka hadal arrimaha caqabada ku noqonkara doorashada.
Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somalia, Michael Keating iyo Dowlada Somalia ayaa si wada jir ah Dowlada Ethiopia ugu gudbiyay dacwada C/wali Gaas oo ay ku eedeeyen in laqdabo uu ku hayo Geedi socodka Siyaasada Somalia bacdamaa uu dhanka Ethiopia Gaas u janjeero.
Lama oga natiijada kasoo bixi doonta kulanka C/wali Gaas iyo Hailemariam oo barqada maanta ah ka dhici doona Madaxtooyada Ethiopia, waxa ayna warar hoose sheegayaan in qodobka ugu weyn ee loogu yeeray C/wali Gaas uu yahay tanaasul.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xasan Sheekh oo isku diray beelo wada dega..

$
0
0

Qaar kamid ah waxgaradka Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa eedeyn culus u jeediyay dowlada federaalka Soomaaliya oo kasii jeesatay maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Nabadoonada kasoo jeeda goboladaasi ayaa sheegay in dowladda Xasan Sheekh ay sii kala fogeysay dadka shacabka ah iyo beelaha wada daga labada gobolka kuwaasi oo aan ku qancin qaabka wasaarada arimaha gudaha u qeybisay ergoonka.
Ciise Cabdulle Cadaan, oo kamid ah nabadoonada kasoo jeeda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu bil ka hor ka furay magaalada Jowhar shirka, balse waxii xiligaasi ka dambeeyay aysan jirin wax isbedel ah oo magaalada laga dareemay.
Inbadan wuxuu sheegay iney kusoo noolaayeen dowlad laaEU(tm)aan balse haatan oo dowlad Soomaaliyeed ay jirto ay u muuqato in lasii kala fogeynayo shacabka muddada deri wanaaga ku dhaqamayay.
Waxgarad kasoo jeeda beesha Xawaadle iyo beelo kale ayaa dega labada gobol ayaa waxay si cad kaga tageen magaalada Jowhar markii ay ka caroodeen qaabka ergooyinka loo qeybiyay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiir Maareeye Oo ka dalbaday Bahda Saxaafadda In...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Max'ed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in Wasaaraddu ay garab taagantahay guddiga Xallinta Khilaafka Ururka NUSOJ.
Mr Maareeye ayaa ka dalbaday Saxaafadda Madaxa banaan in ay taageeraan guddigaan oo uu sheegay in uu yahay kii ka samata bixin lahaa marxaladda ay iminka ku jiraan wuxuuna ku tilmaamay guddigaan mid horumar ka sameyn karo muran u dhexeeya hoggaanka NUSOJ.
Dhinaca kale Max'ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in u jeedka ugu weyn ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ay tahay in Suxufi kasta oo muwaadin ah uu helo xuquuqdiisa.
Shalayay ayey ahay markii ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho xubnaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ee NUSOJ iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Max'ed Cabdi Xayir Maareeye kaas oo ay uga hadlayeen xallinta Khilaafka Hogggaanka Ururka NUSOJ.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Galmudug Oo Taageeray Go’aanadii Shirka...

$
0
0

Cadaado ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa ay ku qanacsan yihiin qodobadii ka soo baxay Shirkii madasha wadatashiga Qaran.
Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hadalkaan ka jeediyay kadib kulan uu Magaalada Cadaado kula qaatay wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keatng kaas oo maalmihii la soo dhaafay socdaallo ku kala bixinayay Xarumaha maamul goboledyada dalka.
Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in ay fulinayaan qodobada ka soo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran oo ku aadanaa in 4.5 wax lagu soo doorto islamarkaana uu jiri doono aqal sare ee Baarlamaaanka Federaalka uu yeelanayo oo laga soo xulayo xubnihiisa maamul goboleedyada dalka.
Maamulka Galmudug ayaa ka mid ahaa maamullada u ololeynayay qaabkii hore ee 4.5 in wax lagu soo doorto iyadoona qorshahaas uu ugu dambeyn noqday mid hir gala kadib markii looga dhawaaqay shirkii madasha watashiga qaran walow weli uu ka soo horjeedo maamulka Puntland.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaanno Baarlamaanka Federaalka Ka Tirsan Oo...

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shalay ka qeyb galay kulankii Xildhibaanada ay ku yeesheen Golaha shacabka oo shalay kala soo qeyb galeen Wasiiro ka torsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaato ay kala kulmeen ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya maalmihii la soo dhaagay.
Mudanayaashaan oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Caasho Koos iyo weliba Xildhibaan Naciimo Gacal ayaa tibaaxay in xilli ay ka dhoofayeen Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho dhibaato ay kala kulmeen Ciidanka nabad gelyada oo ay sheegeen in ay ku xad gudbeen Xasaanadooda.
Sidoo kale Xildhibaanada qaar ayaa tilmaamay in xilli ay marayeen waddooyinka Magaalada Muqdisho tacshiirad kala kulmeen Ciidamo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ka tirsan.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Max'ed oo shalay ka qeyb galay kulanka Golha Baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in ay baaritaanno ku sameynayaan wararka la xiriira dhibaatada lagula kacay xildhibaanada islamarkaana cidda ku kacday falkaasi ay tallaabo ka qaadi doonaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max'ud ayaa dhacdadii diyaraadda Daallo Airline mar uu ka hor hadlayay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sheegay in ay wanaagsan tahay in la baaro dhamman masuuliyiinta dowladda Soomaaliya taas oo ka careysiisay Xildhibanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taliye Ku xigeenkii Saldhiga Degmada Balcad oo ka...

$
0
0

Afgooye ( Sh.M.Network)-Cabdiqani Yuusuf Axmed Guddoomiyaha Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa uu xaqiijiyay in Taliye ku xigeenkii saldhiga Booliska degmada Balcad oo lagu Magacaabi jiray Sayid Cumar Shafeey in uu qeyb ka ahaa Saraakiil ku geeriyootay weerarkii Al Shabaab ay habeen ka hor ka fuliyeen degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda.
Guddoomiyaha maamulka degmada Afgooye ayaa dhanka kale waxa uu faah faahin ka bixiyay khasaaraha guud ee ka soo gaaray Ciidanka dowladda Soomaaliya weerarkii Dagaalyahanada Al Shabaab ka fuliyeen degmada Afgooye taas oo uu sheegay in ay isugu jirto mid nafeed iyo mid hantiyadeed intaba.
Weerarkii Afgooye oo ay ku dhintay Askar ka tirsan kuwa dowladda Federaalka ayaa sidoo kale Al Shabaab ay ku qafaasheen gadiid dagaal oo Ciidanka dowladda ay lahaayeen.
Habeen ka hor ayaa cutubyo ka tirsan Ururka Al Shabaab waxa ay weerar culus ku soo qaadeen Gudaha degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhow dhow weerarkaas oo khasaarooyin kala duwan geystay.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay In Xabsi Cusub ay u...

$
0
0

Nairobi ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in Xabsi cusub ay u diyaarinayaan Dadka ku howlan faafintia fekerka xagjirnimada, si buu yiri looga hortaga Weerarada Al Shabaab.
Madaxweyne Kenyatta ayaa qeexay in Saldhigaasi Cusub lagu xiri doono Dadka lala xiriirinayo in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab oo qeybo ka mid ah Gobollada Dalkaasi Kenya ka soo qaada Weeraro qorsheysan.
Sharciga ka hortaga Argagixisada ee Dowladda Kenya ayaa Ciidamada Dalkaasi waxuu u ogolaanayaa in ay qofkasta oo lagu tuhmayo Al Shabaab xabsi lagu heyn karo in muddo ah.
Ciidamada Dowladda Kenya ayaa dadaal ugu jira ka hortaga ama wiiqida awooda Xarakada Al Shabaab oo bilihii u dambeeyay Weearo kala duwan ka fulisay qeybo ka mid ah Dalkaasi Kenya.
Weerarada Dalka Kenya ayaa kordhay Sanadihii ugu dambeeyay markii Ciidamadooda ay ka soo talaabeen Xadka Dalka Soomaaliya ay la wadaagaan, si ay ugu hortagaan Weerarada Xarakada Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uhurru Kenyatta oo Al-shabaab u sameynaya…

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online)-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyay iney dhisi doonaan xabsi gaar ah oo lagu xirayo shaqsiyaadka ay qabtaan ciidamada Kenya kana tirsan waxa uu ugu yeeray kooxaha Argagaxisada.
Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sheegay iney kaga hortagayaaan xabsigaa in kooxaha jihaadiyiinta iney kusii faafiyaan fikradooda gudaha dalka Kenya si loo gaarsiiyo shacabka intiisa kale, sida uu hadalka u sheegay Kenyatta.
Sharciga ka dhanka ah Argagixisada ee dalka Kenya ayaa u ogolaanaya laamaha amaanka iney xabsi dhigaan dadka looga shakiyo iney xiriir la leeyihiin Al-shabaab iyo kooxaha kale ee amni darada ka geysta dalka Kenya, wuxuu kaloo sharciga u ogolaanayaa in xabsiga ku jiri karaan muddo badan iyada oo aan dacwad lagu soo oogin.
Dowlada Kenya ayaa dagaal xoogan kula jira ururka Alshabaab oo xiriir la leh Al-qaacida oo weeraro badan ka geystay dalka Kenya iyo saldhigyada ciidamada Kenya ku leeyihiin gudaha Soomaaliya.
Uhurru Kenyatta ,ayaanan shaacin waqtiga iyo halka laga dhisayo xabsiga sida gaar ah loogu xiro doono shaqsiyaadka looga shakiyo iney Al-shabaab ka tirsan yihin.
Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga inka badan 4,000 oo askari kuwaasi oo qeyb ka ah 22 kun oo askari oo magaca AMISOM kaga howlgalaya dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007.Caasimada OnlineXafiiska KenyaCaasiada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Jawaari oo warqad hordhigay Hadliye & murankii...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa lagu wadaa in Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar uu gaaro Xarunta Baarlamaanka Somalia si wax looga weydiiyo amarka la xiriira Baaritaanka Xildhibaanada Somalia xiliyada ay ka dhoofayaan Garoonka Muqdisho.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa Wasiir Hadliye u gudbiyay qoraal looga codsanaayo in maalinta Sabtida ah ee soo socta uu hor imaado Xildhibaanada si wax looga weydiiyo tuhun laga qabo in isaga uu ka danbeeyay amarka ah in Xildhibaanada lagu adkeeyo baaritaanka Garoonka.
Jawaari waxa uu sheegay in inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka ay farta ku fiiqeen in Wasiir Hadliye balse loo baahan yahay inuu iska tiro ama isku tiro eedeeynta loo jeediyay.
Muranka ka taagan cida laheyd bixinta amarka lagu baaraayo Xildhibaanada ayaa gaaray heer xun, waxaana suuragal ah in amarkaasi uu saameyn xoogan ku yeesha Villa Somalia.
Dhinaca kale, Gudoomiyaha Baarlamaanka wuxuu tilmaamay in dib loo eeggi doono haddii ay jiraan Xildhibaano lagu baaray Garoonka Magaalada Muqdisho, xilli ay ka dhoofayeen.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com