Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Faaqidaadda: Bankiyada Islaamka

$
0
0

Barnaamijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu ku saabsan Bankiyada Islaamka iyo nidaamka ay ku shaqeeyaan.

Keating oo dagaal cusub ka abaabulaya Somalia

$
0
0

Wakiilka Qaramada Midoobe ee Somalia Amb. Michael Keating ayaa wada qorshe uu dagaal kaga dhex abuurayo madaxda Soomaalida oo umuuqda qaar qabyaalada iyo sad-bursiga ay ku fogtahay.
Aqoon-yahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ka faalooda arimaha Soomaaliya kuna nool dalka Finland ayaa isagoo u waramayay warbaahinta waxaa uu shaaca ka qaaday halista ku xeeran socdaalada Wakiilka Qaramada midoowe ee Soomaaliya uu ku tagayo gobalada dalka gaar ahaan kulamada gaar gaarka uu ula qaadanayo Madaxda Maamul-gobaleedyada dalka.
Caalim ayaa shaaca ka qaaday in Mr Keating markii uu gaaray Garoowe madaxda Puntland uu usheegay in si gaar ah loo eegi doono qaabka ay doorashada kaga dhici karto Soomaaliya iyo sida reer Puntland loo qancin karo maadaama ay diidan yihiin Nidaamka 4.5-ka.
Sidoo kale Aqoon-yahanka ayaa sheegay markii uu Michael Keating uu tagay Magaalada Baydhabo lana kulmay Shariif Xasan sheekh aadan uu shaaca ka qaaday in Somalia afarta Sano ee soo socota lagu xakumi doono 4.5.
"Kooxaha taageera Dowlada Federaalka Sida AU, UN, EU, IGAD, & Dalalka Talyaaniga, Ethiopia, Kenya iyo Uganda dhamaan dan Soomaali ma wadaan waxaa umuuqda madaxda qabyaalada ku fog tahay iyo sidii ay u fushan lahaayeen danahooda gaarka ah war aaway waxgaradkii Soomaaliyeed maxaa aamusiyay"ayuu yiri Caalim.
Ugu dambeyn Caalim ayaa walaac ka muujiyay Mustaqbalka Soomaalida maadaama dalka uu gacanta ugu jiro Siyaasiyiin iyo Ajinabi dano gaar ah leh.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ugaaska Xawaadle oo hal shardi ku xiray Xasan

$
0
0

Beledweyne (Caasimada Online) - Xogta laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan oo ku saabsan shirkii gaarka ahaa ee dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ugaaska cusub ee Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegaya in Ugaasku ka hor yimid qorshaha Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in dib loo furo shirka Jowhar.
Ugaaska ayaa madaxweynaha u sheegay inta aan la tegin Jowhar ay tahay in laga wadahadlo oo la isla meel dhigo, caasimadda maamulka la dhisayo, halka shirkuka dhacayo iyo cidda madaxweyne noqoneysa, arrimahaas oo laba kamida uu madaxweynuhu wareegto ku soo saaray.
Kulan saacado qaatay oo madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ugaaska dhex maray ayaa ku soo dhammaaday natiijo la'aan, waxaan kadib la isla gartay inaysan suuragal in madaxweyne lagu doortay Jowhar oo ka qeyb galo shirka Turkiga, taasina ay keentay in lagu balamo shirkaas kadib in la sii wado wadahadalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Muqdisho ku laabtay isagoo rajadiisa shirka Jowhar inuu dib u furmo ay ceel ku dhacday, waxaana laga war sugayaa in bisha Maarso dib loo furo shirka haddiiba lagu heshiiyo arrimaha la isku hayo.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Faaqidaadda: Bankiyada Islaamka

$
0
0

UPDF says it killed 2 Al Shabaab officers in Somali...

$
0
0

African Union forces from the Ugandan Contingent in Somalia have repulsed two deliberate attacks by the Al Shabaab on the AU bases and exterminate two key Al Shabaab commanders over the past few d ays.
The Uganda Contingent Public Information Officer in Somalia, Capt Flavia Terimulungi confirmed the development saying: "Last week, Al Shabaab conducted a night attack on our (UPDF) Battle group XVI position at Qoryooley located 120km South West of Mogadishu but we foiled the attack and inflicted on them heavy causalities".
Capt Terimulungi added that among the causalities Al Shabaab suffered was the killing of a notorious commander called Mohammed Farwar who was not only the commander of the foiled attack but also a commander of a large portion of Lower Shebelle in Somalia, flagging from the general areas of Bujalow.
"In the second incident early this week, the same Ugandan battle group (XVI) precisely reacted to terrorist ambush in Marka and put out of action an Al Shabaab commander called Abdu Rahman Pakeli" she added.
Capt Terimulungi pointed out that the elimination of Abdu Pakeli is a big achievement because he has been a key obstacle to peace in Marka.
"He was the head of Al Shabaab Intelligence cells in Marka who were responsible for spreading terrorist propaganda messages and also the frequent grenade attacks on AU convoys, Somali Security forces, government officials, as well as on innocent civilians" she said, adding that Abdu Rahman's accomplice called Abdukadir Mohammed was also captured alive by the Ugandan forces.
"Recently the group spread propaganda messages that AMISOM forces had withdrawn from Marka when we had instead revamped our deployment" she noted.
She also highlighted that on the first week on February, another Ugandan Battle group (XVII) destroyed an Al Shabaab base and exterminated all the 15 Al Shabaab terrorists at the base in general areas of Buulo Marer, 125 km South West of Mogadishu. In all the operations, UPDF did not incur losses.
The Ugandan Contingent commander in Somalia, Brig. Sam Okiding said:
"We have continued to give Al Shabaab sleepless nights. In two months, we have not only foiled six of their major attempts on our forces (at Marka, Qoryooley and Buulo Marer) but also engaged them at their positions in the thickets and made life very unpredictable for them. They are on their heels and we shall continue reducing on their numbers as we cut off their recruitment base.
The Al Shabaab should seriously consider abandoning terrorism and joining peace loving Somalis in rebuilding their country. Terrorists are a misguided lot who have deviated from true Islamic teachings and there is nothing they gain from their actions other than only destroying their own souls."
AMISOM is committed in taking all measures, as appropriate, to carry out support for dialogue and reconciliation and supporting the Somali security forces in the protection of all the people in Somalia as they rebuild the structures necessary for peace, security and development of Somalia.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada DFS oo ku dhawaad 10 Ruux u xiray Qarax...

$
0
0

Marka (Sh M Network)--Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran waxaa ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose kadib markii halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay.
Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay ku dhawaad 10 Ruux in loo soo qab qabtay Qarax Xalay ay ku dhinteen ugu yaraan 2 Ruux uu mid ahaa Askari oo ka dhacay Degmada Marka.
Dadka lagu xiray baaritaanada Ciidamada Dowladda ayaa haatan waxaa su'aalo kala duwan lagu weydiinayaa Saldhiga Booliska Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
Howlgalladaan ayaa yimid kadib markii Xalay Kooxo hubeysan ay Bam gacmeed ku weerareen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa bartamaha Magaalada Marka.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya oo markale sheegtay in tobanaan ka tirsanaa Al...

$
0
0

Nairobi (Sh M Network) --Qoraal markale ka soo baxay Taliska Ciidamada Dowladda Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in tobanaan ka mid ahaa Xarakada Al Shabaab ay ku Dileen Weerar Ciidamadooda ay ka fuliyeen Gobolka Gedo.
Bayaanka Saraakiisha Kenya ayaa sidoo kale lagu xusy in Weerarkaasi ay ka fuliyeen Xero tababar oo ku taala Gobolka Gedo lagu Dilay ugu yaraan 20 Dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab.
Saraakiisha AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in u jeedka Weerarkaasi uu ahaa Maalin Shariif oo ay ku sheegeen in uu yahay Sarkaal khabiir ku ah isku xerka waxybaha qarxa, kaasi oo la sheegay in uu ku dhintay Weerarkaasi.
Sidoo kale intii uu socday howlgalkaasi ayaa Saraakiisha AMISOM waxey tibaaxeen in ay kula wareegeen Hub, Qoryo, Bambaanooyin iyo sidoo kale Qoryaha nuuca garbaha laga tuuro.
Ciidamada Kenya ayaa maalmihii u dambeeyay xoojiyay howlgalladooda ka socda Gobolka Gedo tan iyo waxii ka dambeeyay Weerarkii Xoogaanaa ee Al Shabaab ay ku qaadeen Saldhigii ay ku la haayeen Degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maamulka Galmuudug oo wada qorshe jid gooyooyinka ...

$
0
0

Cadaado (Sh M Network)--Wasiir ku xigenka amniga Maamulka Galmudug, Cali Cabdullaahi Warsame oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Mgaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay wadaan qorsho lagu qaadayo jidgooyoyin la soo dhigay Degaan ka tirsan Gobolka Mudug ,
Cali Cabdullaahi Warsame, Wasiir ku xigenka amniga Maamulka Galmudug ayaa xusay in Degaan Duleedka ka ah Magaalada Gaalkacyo la soo dhigay ilaa iyo 2 Isbaaro oo uu ku tilmaamay in lagu dhibaateeyo dadka Shacbaka ah ee ku safra halkaasi, isagoona tibaaxay in Maamulka Galmudug aanu u dulqadan doonin Deegaanada uu ka arimiyo la soo dhigo Jid gooyooyinka.
Wasiir Cali Cabdullaahi Warsame ayaa dhinaca kale ka warbixiyay xaalada ammaan ee Degaano iyo Degmooyin hoostaga Maamulka Galmudug.
Ugu dambeyn Wasiirku waxuu sheegay in amaanka Galmudug uu yahay mid aad u wanaagsan islamarkaana la isku haleen karo, waxaana uu carabka ku dhuftay in Ciidamada amaaanka Galmudug maalmihii la soo dhaafay howlgallo ay ku sugayaan amaanka ay ka wadeen Degmooyin ka tisan Maamulka Galmudug.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada Dowladda oo howlgallo ka sameeyay...

$
0
0

Baladweyne (Sh M Network)--Gaanshaanle Dhexe, Cabdi Maxamuud Axmed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda eek u sugan Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan oo la hadlaya Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxuu ka warbixiyay howlgallo Ciidamada DFS ay ka sameeyeen Xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Magaaladaasi.
Gaanshaanle Cabdi Maxamuud ayaa waxuu carabka ku adkeeyay in howlgalladdan ay yihiin kuwa ay uga gool leeyihiin xaqiijinta amaanka Xafaada Howlgwadaag, isagoona hadalkiisa intaasi ku daray in amaanka Xafaadaasi la isku haleyn karo marka laga tago falal amni darri oo mararka qaar halkaasi ka dhaca.
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa ka socday howlgallo baaritaano ah oo Saraakiisha Dowladda ay ku tilmaameen kuwa lagu sugayo amaanka Xarunta Gobolka Hiiraan.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

AMISOM oo sheegtay in Saraakiil ka tirsanaa Al...

$
0
0

Muqdisho (Sh M Network) -- Saraakiisha AMISOM, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Dalka Uganda ayaa sheegay in labo Sarkaal oo ka tirsanaa Dhaq dhaqaaqa ay ku Dileen Weerar todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay Degmada Qoryooleey ee Gobolka Sh.Hoose.
Kabtan, Flvia Terimulungi oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Uganda ee qeybta ka howlgalka AMISOM ayaa sheegtay in Ciidamada AMISOM ay iska caabiyeen Weerar ay Al Shabaab la damacsanaayeen Saldhig Ciidamada Uganda ay ku leeyihiin Degmada Qoryooleey.
Saraakiisha AMISOM ayaa magacyada labada Sarkaal ee la Dilay waxaa ay ku kala sheegeen Maxamed Farwar iyo Cabdiraxmaan Bakeyle waxaana labadaasi Sarkaal la tilmaamau in ay kala qaabilsanaayeen Magaalooyinka Marka iyo Qoryooley ee Gobolka Sh.Hoose.
Cabdiraxmaan Bakeyle ayaa lagu sheegay in uu ahaa Madaxa Sirdoonka Ururka Al Shabaab u qaabilsanaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
Saraakiisha AMISOM ayaa sidoo kale qeexay in 15 Dagaal yahan oo ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab in lagu Dilay Weerar kale oo ka dhacay Degaanka Buulo-mareer ee Gobolka Sh.Hoose.
Ugu dambeyn, Saraakiisha Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab oo ay ku sheegeen in ay ka socdaan Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay Dagaal...

$
0
0

Dad xoolo Dhaqato ah iyo ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha dalka Somaliya, kadib markii Xoola Dhaqatada ay ka caroodeen Xoolahooda oo Shabaab iska qaadanayaan.
Dadka Xoolo Dhaqatada ah oo si weyn isku abaabulay ayaa bilaabay inay iska dhiciyaan Shabaabka si aysan xoolahooda u qaadan, waxaana shalay dagaal ay kula galeen inta u dhaxeysa Deeganada Ceelhuur iyo Caad.
Mid ka mid ah Dadka Xoolo Dhaqatada ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Cali oo u waramay Idaacada Risaala, ayaa sheegay Dagaalka inay la galeen Shabaabka, islamarkaana Khasaare ay ku gaarsiiyeen.
Waxa uu sheegay Shabaabka inay ka dileen 7 ruux dhankoodana laga dilay hal ruux iyo dhaawaca Afar kale oo ka mid ahaa dadkii Xoolo Dhaqatada ahaa.
Sababta Dagaalkaan ka dambeysay ayuu Maxamed Xasan Cali ku sheegay inay tahay in Shabaab kol hore si xoog ah ay uga qaateen xoolo gaaraya 50 Neef oo geel ah, hadana ay dib ugu soo laabteen si ay xoolo kale uga qaadaan.
Shabaabka ayaa dadka xoolaha ay ka qaadayaan waxa ay ku sheegeen inay yihiin Zako, cidii diidana si xoog ah ayeey uga qaadaan.
Dadka Xoolo Dhaqatada ah ayaa ku hanjabaya inay la dagaalami doonaan, hadii Shabaabka ay dib u soo rogaal celiyaan, ayna ku dhiman doonaan iyaga oo difaacanaya Xoolahooda.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Madaxtooyada oo Gurigiisa ku boqday Suxufi...

$
0
0

"Xaalada Cabdiqaadir waan gaadhsiin doonaa Madaxweynaha, Wuxuu kala hadhayaa ma jirto. " Wasiirka Madaxtooyada JSL. Maxamuud Xaashi Cabdi"
Hargeysa(Waaheen)Suxufi Cabdiqaadir Maxamed Ciid, Walaalkeen waxaynu ugu nimid in aynu la wadaagno duruufta uu ku jiro, Suxufiyiinta kale ee goob jooga ahna waan u mahad naqayaa, isagana waxana ILAHAY ugu barayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo, ILAHAY ayaa cudurka keena isagana caafimaadka bixiya, ILAHAY ayaan caafimaad kaaga rajaynayaa, waxaan kuu dardaarmayaa samir iyo dulqaad.
Suxufiyiintu waxay ka mid yihiin dadka shaqooyinka Qaran haya waana waajib in la daryeelo noloshooda, inkasta oo aynu nahay Qaran iska itaal yar, hada intaa aynu hayno ayeynu yabyabanaa.
Waan u mahad mahad naqayaa ragii masuuliyiinta ahaa ee Warka Cabdiqaadir Madaxtooyada keenay, aniguna waxaan ka wakiil ahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, xaalada Cabdiqaadirna waan gaadhsiin doonaa, Madaxweynuhu wuxuu kala hadhayaa ma jirto, Cabdiqaadir wuxuu ka mid yahay dadka ugu mudan ee ay tahay in la ilaaliyo ama la daryeelo.
Sideedaba dadka ugu badan ee Madaxweynuhu uu caafimaad u dirro ha noqdaan shaqaale dawladeed, Odayaal ama Siyaasiyiin, waxa weeye dad uu Madaxweynuhu xil dheeraad ah iska saaro, intaan xogogaal ka ahay waxa laga yaabaa in dadka shaqsiyada Siilaanyo aan aadka u Aqooni aanay fahmi Karin, laakiin waxa weeye sida Hogaamiye balaadhani uu wax u maamulo ayaa u maamulaa, waxa dhacda in Raga ugu fog ee ugu eedaha iyo Cayda badan, ee Siyaasada ay isugu xagtimo badan yihiin, uu Dhakhtar u dirro, waxba halkan ka sheegi maayo, nin loola yimid oo uu qadiyeyna ma jiro, raga waaweyn ee xitaa mucaaridka ah, waxa laga yaabaa in Hogaamiyaha aan balaadhnayni uu yidhaa ninkan waa is haysaan ee ha dirin.
Cabdiqaadir waa kuwa ugu mudan kaalmo, bahda Saxaafadda waa in la daryeelaa, ILAHAY Dartii ayaanu ugu nimid, iyo masuuliyada dalka naga saaran Istus iyo ujeedo kalena kama lihin, Aroorta laga bilaaba hawshiisa waanu bilaabaynaa, Madaxweynaha waan u tagayaa caawa, wax kasta oo lala qaban kara waanu la qabaynyaa, sidaas ku niyad samow, dee dal iyo Qaran ayaad leedahay iyo saaxiibo badan. ILAHAY-na caafimaad ayaan kaaga rajnayaa."
Wa Bilaahi Tawfiiq.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Mashruuca Biyo balaadhinta Caasimadu Wuxuu ka mid...

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo, Iyo Dhaxalka ay Umaddan uga tagayso.
" Farxad wayn ayey ii tahay inaan maanta dhagax dhigo Mashruuca dhismaha dayrka kaydka biyaha ee Hargeysa, iyo dhismaha laba barkadood oo cusub, kuwaas oo ka mug wayn kuwii hore ee jiray, Dayirkan kharashkiisa waxa bixinaysa Xukuumadda Somaliland, gaar ahaan Wakaalada biyaha oo aan si wayn ugu hambalyeynayo qorshahaas ay hirgalinayso.
Bini-Aadamku laba arrimood ayuu u baahan yahay, kow inaynu tamarteena iyo taagteena ku tiirsanaano, iyo inaynu qorshe fiican hindisano oo dunida aynu wax ku waydiisano, ILAHAY-na la kaashano.
Mushuucani waxa uu ka kooban yahay laba qaybood, waxna inagaa qabsanayna oo bixinayna oo dayrkani ka mid yahay, waxna Dunida ayeynu qorshe u samaysanay oo inala qabanaysa, mashruucan biyo balaadhinta caasimadu wuxuu ka mid yahay hiigsiga iyo himilooyinka ugu wayn ee Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Dhaxalka ay Umaddan uga tagayso, mashruucan Barkadaha waxa ku baxaya dhawr iyo Konton milyan oo doolar, waxaasi iskamay iman, iyadoo dunidu sacabada ku sidana laynalama caashaqinee waxay ku timid hal abuur , Hindise, ku tala gal iyo qorshe aynu diyaarsanay, oo dunida aynu gacanta marinay, iyo maqrado aynu dhiganay.
Tani waxay ku timid inaga oo dunida tusnay inaynu wax qabsanayno oo dunidii markay aragtay inaynu waxqabsanayno, ay ina aamintay, waxay ku timid in aduunku uu ina aaminay oo aynu la nimid Cad-cadaan iyo la xisaabtan, dad badan ayaa laga yaabaa in aanay hadalkaas fahmin, duniduna cid aan hami lahayn wax lama siiso, cid aan weel u tolana iyo cid aan u bislayna waxba lama siiyo, waxaan ku hambalyeynayaa cid kasta oo mashruucan ka qayb qaadatay, cidii hal abuurkiisa lahayd iyo cidii wax ka gaysatayba, oo Wakaalada Biyaha ee Hargeysa ay u horayso, Wasaarada Biyaha, Wasaarada Qorshaynta, iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Dr. Sacad Cali Shire, oo aan jecelahy inaan si gaar ah u xuso, arrintana qayb libaax ka qaatay.
Xukuumadda Somaliland arrintani muhiimad gaar ah ayey u leedahay waayo waa Caasimadii, dad ayaa laga yaabaa inay yidhaahdaa ma dhawr iyo Konton milyan Oo Dollar ayaa la galinayaa hal goob oo dalka ka mida, haa waxa weeye, waxa loo galinayaa, waa mudnaan, waa Caasimadii dalka, waxa ku nool dadka Somaliland sadex dalool hal dalool, ilaa malyuun iyo sadex boqol oo kun oo qof ayaa ku nool, dadkaas oo hal meel ku nool in la waraabiyo ayaa ka mudan, Ceelal teel teel ah.
Mashuurcani waa mid wayn oo Qiimo wadankan u leh, ka Xukuumad ahaana waxaanu ka shaqynaynaa inuu dhamaado dabayaaqada sanadkan 2016-ka. Waxa kale oo mashuurcan ka mida in biyaha la qaybiyo oo xaga Koonfurta iyo bariga in biyo la gaadhsiiyo, arrintan waxa ka mid tahay Guulaha waaweyn ee Xukuumadani ay ka tagayso, yoolka iyo abaarta inoo ah sanadkan, iyadoo taas laga duulayo waa in barkado la qado, kuwii hore la hagaajiyo, dushoodad na nadiifiyo, waxaan u mahad naqayaa dadkii halkan daganaa ee laga raray."
ALLA MAHAD LEH.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Deegaanka oo shacabka degmada Xarfo kala...

$
0
0

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Xarfo ee gobolka Mudug isagoo halkaas u tagay inuu u kuurgalo xaalada magaaladaas iyo gaar ahaan howlo shaqo oo ay wasaarada Deegaanku ka waday degmada Xarfo kuwaasoo lagu furayey xirmaysiga dhibaatooyinka ku hayey dadka iyo duunyada deegaanada hoosyimaada degmada Xarfo.
Wasiirka ayaa ugu horayn xarunta degmada kula kulmay maamulka degmad Xarfo iyo golaha deegaanka magaalada kuwaasoo uu kala hadlay arimo la xiriira hormarka Magaalada iyo arimo quseeya hormarinta deegaanka iyadoo laga fogaanayo dhibaatoyinka deegaanka, Wasiirku wuxuu warbixin ka dhagaysatay saraakiishii wasaarada, maamulka degmada iyo dugsiga tababarka ee Abqaale kuwaasoo magaalada ka waday howlgal culus oo lagu burburinayey xirmaysiga sharci darada ah ee ka jiray degmada Xarfokuwaasoo in kabadan 60 xirmo oo qaarkood mudo badan jiray lagu burburiyey.
Dr. Cali Cabdulaahi Warsame ayaa intaas kadib shir balaaran la qaatay bulshada magaalada kaasoo uu uga hadlayey arimaha bilicda magaalada, la dagaalanka xirmaysiga, ka hortagida waxyaabaha dhibatada ku haya deegaanka, sidii bulshadu isugu tashan lahayd iyo arimo badan kuwaaso ay dadka magaalada isla fahmeen, Wasiirka ayaa shirkaas kadib soo booqday meelihii laga burburiyey xirmaysiga kuwaasoo xiligii uu booqanayey daaqayeen xoolihii mudada badan laga hortaagnaa waxaana uucodsaday in shaqadaas lasii wado islamarkaasna wuxuu sheegey in ay dhawaan ka bilaabi doonaan degmooyinka kale ee Puntland, Wasiirku wuxuu sheegey inaanan marna la ogalaan doonin in dadka la xanibo islamarkaasna cidi dhulka iska xirato ayagoo ku marmarsiiyonaya beero iyo waxyaalo kale.
The post Wasiirka Deegaanka oo shacabka degmada Xarfo kala hadlay arrimaha deegaanka appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas maka qayb gali...

$
0
0

GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa hadda safar shaqo ku jooga dalka Itoobiya gaar ahaan magalada Addis ababa halkaasoo uu madaxda dalkaasi kulamo kula qaatay.
Marka laga tago kulamadaasi Itoobiya,Gaas ku sameeyay waxaa iyana jirta hadal hayn soo baxday tan iyo xalay taasoo salka ku haysa ka qayb galka Puntland shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo oo ay marti galisay dowladda Turkiga oo sanooyinkii ugu danbeeyay isha ku haysa khayraadka iyo wax soo saarka dalka.
Shirka Turkiga ka dhacaya ayaa loogu talo galay inay isku arkaan dhinacyda madaxda mamulada dalka, dowladda dhexe, iyo beesha caalamka kaasoo lagu gorfeynayo xaalada dalka gaar ahaan hab sami u socodka hanaanka loo jeexay doorashada 2016, balse masuul ka tirsan xafiiska madaxtooyadda ayaa laga soo xigtay inaysan macquul ahayn ka qayb galka Puntland shirkaasi siyaasadeed maadama horay Puntland iyo shacabkeeda uga hor yimaadeen nidaamka lagu saleeyay soo xulista Baarlamaanka cusub ee 4.5.
Madaxwayne Gaas wararka laga soo xiganayo safarkiisa ayaa tilmaamaya inuu ku wajahan yahay dalka Maraykanka gaar ahaan caasumadiisa, taasoo meesha ka saaraysa inuu Cabdiweli ka qayb galo shirka todobaad-yadaan soo socda ka qabsoomaya magalada Istanbuul.
Ma jirto war rasmi ah oo ay Puntland-tu ku cadaynayso inay ka baaqsatay shirka Turkiga ee Soomaalida, hase yeeshee wararka madaxa banaan ayaa sheegaya in xafiiska warbaahinta ee madaxtooyada ku mashquulsan yahay soo saarista qoraal ka turjumaya aragtida Puntland ee shirkaasi.
Dhowaan ayay ahayd markii Garowe yimadeen wafdi balaaran oo uu horkacayo wakiilka xogahayaha guud ee QM u qaabil Soomaaliya, kaasoo aan wax natiijo ah kala laaban kulamadii uu la qaatay madaxda dowladda, siyaasiyiin iyo bulshada rayidka ah.
Puntland ayaa weli u aragta inuusan meel wanaagsan Soomaaliya gaarsiin karin nidaamka qabiilka lugta kula jira ee 4.5, mana jirto xal dhexe oo la iskugu yimi balse QM ayaa dadaal weli ugu jirto sidii Puntland lagu qancin lahaa.
Marka laga tago arrimahaasi waxaa iyadana la hadal hayaa haddii Puntland diido inayba ka qayb galin doorashada 2016 ee DFS maxaa xigo doono oo haray iyo go'aanka Baarlamaanka Puntland wuxuu noqonaya ee danbe.
Siyaasiyiin reer Puntland ah oo aad maalmihii lasoo dhaafay u hadal hayay ayaa tilmaamaya in la joogo waqtigii Puntland arrimaheeda gaarka ah uga tashan lahayd maadama aan wax horumar ah laga gaarin dhismaha dowladda cadaalad ah oo dadka u siman.PUNTLAND POST
The post Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Gaas maka qayb gali doonaa shirka Turkey ? appeared first on Puntland Post.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Bahdilkii CC ee JKIA oo la ogaaday &...

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online)-Wafdiga uu hogaaminayay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa bahdil xoogan kala kulmay laamaha amaanka ee garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi kadib markii inka badan 3 saac lagu hayay qeybta VIP ee garoonka.
Xog cusub oo aan helnay ayaa sheegeysa in wafdiga sababta halkaasi loogu xayiray ay tahay kadib markii diyaaradooda aysan marin garoonka degmada Wajeer oo waajib ay tahay iney maraan diyaaradaha ka duulo magaalada Muqdisho ka hor inta aysan gaarin magaalada Nairobi.
Sarkaal ka tirsan laamaha amaanka ee dalka Kenya ayaa shaaciyay in amni ahaan loo hakiyay socdaalka wafdiga ra'iisul wasaaraha, balse markii dambe loo ogolaaday iney kasii duulaan dalka Kenya iyaga oo kusii jeeday dalka Turkiga.
Dhinaca kale qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan qeylo dhaan buuxda ka muujiyay markii madaxweynaha Soomaaliya uu hortooda ka sheegay in loo baahan yahay in madaxda dowlada Soomaaliya horseed u noqdaan baaritaanada amaanka magaalada Muqdisho, gaar ahaan marka ay ka duulayaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Iyadoo xildhibaanada ay mooshin kaga jawaabeen hadalka madaxweynaha ayaa dad badan waxay maanta hadal hayaan bahdilka Kenya ay ku sameysay xildhibaanada baarlamaanka iyo wafdiga uu hogaaminayay wasiirka koowaad ee xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid.
Dadka magaalada Muqdisho ayaa maanta hal heys ka dhigtay seddex daqiiqo ayay diideen seddex saac ka badan ayaana la hayay iyo erayo kale, maadaama ay la yaabay sida loogu bahdilay garoonka Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi.Caasimada OnlineXafiiska KenyaCaasimada@live.com
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UPDATE: Somali PM detained for several hours in Nairobi

$
0
0

Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke was yesterday detained for several hours in Nairobi for breaching protocol.
The embarrassing incident that could test diplomatic relations between Kenya and war-torn Somalia happened mid-morning yesterday at the Jomo Kenyatta International Airport.
Sharmarke could not be cleared in Nairobi because his plane had not been inspected at Wajir Airport, as is the requirement for all flights to and from Somalia.
"This is a real breach of security," an official at JKIA told the Standard on Sunday. By 2 pm, security and foreign affairs officers had not agreed on how to handle the Somali leader.
Security officers had demanded that Mr Sharmarke be sent back to Mogadishu, notwithstanding that the plane he had arrived in had left immediately after the entourage disembarked.
But the department of protocol at the Ministry of Foreign Affairs had already provided the visiting head of government with a fleet of cars -- which would remain parked at the VIP arrivals gate for several hours.
The chartered plane carrying the Somali top official and his delegation touched down at 10.30 am, and left for Hargeisa in Somaliland. Officials at the JKIA disclosed that the jet was chartered from Freedom Airline Express. Mr Sharmarke was in a 20-member delegation of top officials of his government, including three ministers.
The delegation was to early today make a connecting flight to an unnamed Middle East country, after a day-long stop-over in Nairobi. Kenya has enjoyed rather cordial relations with unstable Somalia, and is leading the fight against Al-Shabaab militia group that has ravaged the country.
Some Somalis view the pursuit of the militia inside their country as an unwarranted invasion, a possible link to the recent mass-casualty attack staged in a base in El Adde.
Somalia has dragged Kenya to an international court where it is demanding that international borders be re-drawn to grant it most of the Kenyan coastline. A decision is yet to be made on the same.Source: The Standard
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UPDF soldiers will keep on their mission in Somalia ...

$
0
0

Ugandan army military spokesman Paddy Ankunda said UPDF soldiers serving as part of African Union mission in Somalia (AMISOM) will continue their operation in the war-recovering horn of Africa nation.
"UPDF soldiers will remian in Somalia operation to help Somali federal government in the war on the Al Qaeda-linked militants of Al shabaab and restoring peace and stability in Somalia," said Ankunda.
Ugandan troops make up the bulk of the African Union force (AMISOM) helping Somalia's UN-backed federal government led by president Hassan Sheikh Mohamud.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

President congratulates Museveni on winning fifth...

$
0
0

The president of the federal republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has congratulates Yoweri Museveni on winning fifth term in office in the Uganda's presidential election.
"I'm very pleased to say congratulation Mr Museveni on your re-election as president of Uganda in fifth term. I wish you to succeed you duty and lead Uganda towards peace, progress and prosperity," said Somali president in a statement.
The president said: "It was a step forward that the people of Uganda have shown their willingness of moving their country in democratic system."
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Munaasabad lagu xusayo maalinta afka hooyo oo ka...

$
0
0

Munaasabad ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna xusayo maalinta afka Soomaaliga ayaa hadda ka socota xarunta akadeemiyada afka Soomaaliga ee Muqdisho.
Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo ay ka mid yihiin wasiirka Cadaaladda, wasiirka waxbarashada, saraakiil ciidan, dalladaha waxbarashada, xubno ka socday maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne aad u farabadan ayaa ka qeybgelaya munaasabaddaasi.
Inta ay socoto munaaabadda ayaa looga hadlayaa ahmiyadda iyo qiimaha uu ummadda u leeyahay horumarinta iyo ilaalinta afkooda hooyo.
Waxaa lagu wadaa iney ka soo qeybgalaan xaflada mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wixii ku soo kordha halkan kala soco