Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 54547 articles
Browse latest View live

Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 306

$
0
0

Qeybta 306-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.

 


Mas'uuliyiin ka Hadlay Ammaanka Garoonka Muqdisho

$
0
0

Tan iyo qaraxii ka dhacay diyaaraddii Daallo bilowgii bishan Febaraayo, dowladda Somalia ayaa waday dadaal ay ku xoojineyso amaanka garoonka Muqdisho.

Xobno ka Tirsan Congress-ka USA oo soo Dhoweeyey Sharci ay Ansixisay Soomaaliya

$
0
0

Mudanayaal ka tirsan Congress-ka Maraykanka ayaa soo dhoweeyey ansixinta ay Soomaaliya ee Sharciga ka Hortagga Lacag-Dhaqidda iyo Maalgalinta Aragagixisada

Puntland oo ka Hadashay Shirka Istanbul

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, ayaa sheegay in Puntland ay shirka uga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub (New Deal).

3 Qof oo ku Geeriyooday Iska horimaad Ka Dhacay Baydhaba

$
0
0

Is-rasaaseynta ayaa dhex martay ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Shirka Istanbul oo lasoo Geba Gebeeyey

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa VOA-da uga warramay qodobada kasoo baxay shirka.

Sacuudiga iyo Baxrain oo ka digay Lebanon

$
0
0

Sacuudiga, Baxrain iyo UAE ayaa dadkooda uga digay inaysan u safrin Lebanon ammaan daro awgeed.

Ciidamada Dowladda oo Deegaano ka Qabsaday Al-Shabaab

$
0
0

Deegaanada ay la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah Ceel-Baraf iyo Caadleey oo hoos taga degmada Mahadaay.


4 jir xukun daa'id lagu xukumay

$
0
0

Wiil afar jir ah ayaa maxkamad ku taalla xabsi daa'id ku xukuntay in uu ka qaybgalay abaabulka dibedbaxyo.

Masar oo sheegtay diyaaradii Ruushka in la riday

$
0
0

Madaxweynaha Masar Cabdel Fatax al Sisi ayaa sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday Sinai ay rideen argagixiso.

Midowga Yurub oo ka shiraya qaxootiga

$
0
0

Wasiirada arrimaha gudaha ee Midowga Yurub ayaa ku shiraya Brussels si loo gaaro go'aan midaysan oo wax looga qabto dhibaatada qaxootiga.

Muqdisho: Qoys ku Geeriyooday Weerar Hoobiye

$
0
0

Hooyo iyo labadeeda caruur iyo aabahood ayaa ku geeriyooday hoobiyeyaal ku dhacay gurigooda oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho: Xubno Shabaab ah oo Xukun Lagu Riday

$
0
0

Dadkan ayaa waxaa ka mid ah qaar lagu eedeeyey dilka weriye Hindiya Xaaji oo ka tirsaneyd Radio Muqdisho.

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Ceel-Cadde

$
0
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ku dhawaad laba boqol oo askar reer Kenya ay Alshabab ku dishay weerarkii Ceel-Cadde.

Dad ku dhintay weerar Muqdisho

$
0
0

Ilaa shan qof ayaa ku dhintay weerar hoobiyayaal oo ku dhacay guryahooda lix kalena way ku dhaawacmeen xaafado u dhow madaxtooyada.


Diyaarado Duqeeyey Masjid Ku Yaalla Gedo

$
0
0

Maamulka Gobbolka Gedo ayaa sheegay in duqeyn dhacday maanta iyo shalay lala eegtay masaajid ku yaalla deegaanka Tuulo-Barwaaqo.

Madaxweyne Xasan: 180 Askari Oo Kenyan Ah Ayaa lagu Dilay Ceel-Cadde

$
0
0

Madaxweynaha ayaa tiradan ku sheegay wareysi uu siiyey mid ka mid ah taleefishinada Soomaalida, arbacadii.

Warbixinta Jimmy Savile iyo BBC

$
0
0

Warbixin lagu baarayay Jimmy Savile oo shaqaale ka ahaa BBC ayaa lagu eedeeyay BBC inay wax ka qaban wayday xadgudubkii uu sameeyay.

Sheekh Xasan oo ka Cabanaya Hay'adaha Amniga Mareykanka

$
0
0

Sheekh Xasan oo degan Minnesota ayaa sheegay in hay’adaha amniga ay u diideen inuu ka mid noqdo culumo la qorsheeyey inay booqdaan garoonka diyaaradaha Minneapolis.

Dumarka ganacsatada Afrika

$
0
0

Toddobaadkan Waxaan kaga hadlaynaa Loza Maleombho oo ku nool Ivory Coast.

Viewing all 54547 articles
Browse latest View live